Hooyo macaan awaalkaad ma gudikaro illhy aku naxriisto dhipt aad ila soo marty mala so kobikaro hooyo illhy dhib maku tuso wax walip garabkaag ayaan ku ah maamo illhy a ikaa xifdiyo maam macaan yaa rabi allow ku dambi dhaaf
walhi ana saan ah waa urkeygi ugu horeyey 8 bila ahy hbenki hurdo fiicn ma helo marku saaxdo u hurdo fican helo wnba xanaqa anna wn jiifi la ahay asna wu i hurda miyaa wara yarow kac biyo ikeen mrku i keno wu hdana saxan rabo leyhy lugaha i xanuuna i riix riix wlhi qorta iskugu jirnaa🤣🤣
Dadka waxay u haystaan qosol lakiin waxay ka sheekayneysaa naagaha garoobada ah oo caruurta ku dhalay dibada markuu nin guursado sida ay ku dhaqmaan ayay ka hadleysaa kii maskax leh ayaa fahmaya.
Faarax iyo faadimiina inta taagerta like saaar🥳🥳🥳🥳🥳🥳🤩
Aniga uur leh walhi waana shaqaystaa alxmahdulilaah 🤲 ilahow nabad iyo caafimad igu kala keen insha allh
Aamin walaalo alle adiga iyo cunugaga oo nabadqaba haydin kala keeno inaad wiil umusho aad igu darsatan rajaynayaa😅
@@حمدي-ب5ث hhhh insha allh wax kheyr qabo lkn wiilkayga aad baad uga weynatahye cml
@@cashocasho3097 abyo ani igu darso mujuq ahay ma qaangaarin xitaa 😂🤣🤣😋
Ameen wlshy allah ha ku soo kala fududeeyo
Illaah hakuu fududeyo wll
Faarax iyoo faadimiina inta taagerto like saar
I .....really love Fadumiino !!! You are the best comedian ever😂😂😂💚. May Allah bless you all
Oooh ilahoow Nofududeeee😭Wax sahlan maaha 😔 Asxaabta Soduceeya Hooyo kasto inuu Ilahey Foosha ufududeeyo🥰
Aaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
Caatika Shuceyb isoo duceeya anh Guys alh iifududeeyo
Aamin aamin abyo
Amin amin amin ya rabii 🤲🤲🤲
Amin
Ciyar ayka tahay fadumiina aniga sidan hda ah isoduceeya
Alxamdulillah hada wan dhalay gabar ba laigu qalay isoduceeya
Allah haku fudadayo
nimco mahmed Amiin wlshy Shukraan
Allaha ku fudideeydo
Aqtii allha ku fududeyo insha allh
Fatuush Mahamuud Amiin Amiin Ya Allah shugran abaayo
Hooyo macaan awaalkaad ma gudikaro illhy aku naxriisto dhipt aad ila soo marty mala so kobikaro hooyo illhy dhib maku tuso wax walip garabkaag ayaan ku ah maamo illhy a ikaa xifdiyo maam macaan yaa rabi allow ku dambi dhaaf
Fadimiina asturnaata ku fiicantahy wlhi.
Masha allaah faisa amiir ramadaankaan waan idin sugeynay maxaa idinku dhacay
Labadan wan iska jeclahay wlhi😂😂 xaaraabo soconaysa
75
Qoslka Aduunka faadumiin io faarax murtiileh Alle ha no kiin DaaYo💕
My favorite Somali comedian nolada ❤️❤️
Vaarax murtiile waa commedian aan cidna gaadhayn xikmad zocotaH reer purco noolaado maalintii milyaan mar paan idiin duceeyaH😂😂😂😂😂😂😂👈👈🇭🇺🇭🇺🇭🇺👈👈🇭🇺🇭🇺😂😂😂😂😂✔️✔️
Kkkkkk Farax murtiile waligiis wax ma huufareen
Kkkkkk baasabuurka. Aan kaa qaadaa kulahaa. Cajiib. Ilaahayow Naag wax ha noogu dhiibin. Gumeysi. Waaye.
Mancha aallaah farax murtile ramadanta kubariik
Fadumiina & Faarax Murtiinle waa Labo Qosol Miiran🤣🤣🤣🤣🤣🤣
walhi ana saan ah waa urkeygi ugu horeyey 8 bila ahy hbenki hurdo fiicn ma helo marku saaxdo u hurdo fican helo wnba xanaqa anna wn jiifi la ahay asna wu i hurda miyaa wara yarow kac biyo ikeen mrku i keno wu hdana saxan rabo leyhy lugaha i xanuuna i riix riix wlhi qorta iskugu jirnaa🤣🤣
😂😂😂😂😂😂😂 cashar baad u dhigtay
😁👍🏼😂 Waa ku sax santahsy🤭
kkk
Waxkle thy😂😂😂😂😂
Ma jeclid. Isna kuma jecla. Intaasan idinka fahmay. Hadduu ku jecel yahay mabuu seexdeen, hadaad jeceshahayna si kastoo aad u dhibaataysan tahay kumaad dheeldheesheen. Waar bulshooy jaceyl isku guursada oo naga daaya waxyaabahan kale eed isku raacaysaan, waayo aakhirka islama keenaysaan hadaadan qofka jeclayn.
Fadumina iyo farax la antoda abaar waaaa
Inaa lilaah wa inaa ilahoow raajicuun kahaaa acuudu aahi hhhhhhhhh ❤🤔😂😂😂😂🤔🤔😊😊😍😋🙄🙄🙄🤗🤗😅😅😉😭
gumaystuhu ha dhaco maku lahoo faarax 😂😂😂😂😂😃 faarax iyo fadiimana caadi maaha
Faadumiina best actor wlhi qofta kaliya iga qoslisa reer xamarka
😂😂Wajigga Idhipoyo Iyo Ganfurka KuLaha Wa So Shiirosa Faarax Hhhhhh IstaqfuruLah ManooLi Fadumina Umadena Maha
Keep going faarax murtiile kkkk
guursan rabaa ee ubad iigu duceeya
Faarax iyo faadimiino waan ka helaa
Kkk wallhi ladan Wana jecelhay
Faduuumiina is fun 🤣🤣🤣😂
Xoolo raagay adaa raratay kulahaa hh caadi ma ahan fadumina
faadumiina fartuun balballaarka bay u egtahay😁😁
Sow adigiu cabay u baahnaa funny wlh faarax murtiile
Xoola raagay adaa raratay 😂😁
Alle beerka😂😂😂😂😂 manooli
Waa gadhi wayno la raray fadumiina 😂😂😂
Gaadhi waynoo la raray kulaha walhi wuu iga Qosliyay murtiile
wow mansha allah
Fadumina qofky uur uyeelato wuu gacangalay hhhhhhhhh
faisa amiir maxay cipy right iyada ugu qoratay ila iyaaga leh waxan oo metelayee taasi waa xaraam caleek
Gumeystuhu hadhaco😅😅😅
FAADUMIINA IYO xaaskayga Waa isku dhaqan
Nio alle hku dhib dhaamo dhibane ayd thy🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@@qalbi-kalooriin kkkkkkkkkkkkkkkkkk
faarax iyo faadumiino maasha allah
Dahabkaygi waalaxaday💫😂🤣🤣🤣
Fatumina iyo farah furtinle jeclhy inan firsaado horay usocda
Faarax murtiile muxuu dhahey waa islaan kibirtey waa Gaari weyn oo lararetly kkkkk qosol iguma harin
Xamar naga adkee wuqooyi sxby
Wlhi qosol igu harin
Kkkkkkkkkkkkkkkk shiir meel dheer ah kulahaaa
Labadaan qosoleey igu dilaan 😂😂😂😂😂😂😂suasha maxumee faarax mxakudhacy
😂😂😂😂😂😂😂😂labadan caadi maha 🙏🏽
Faadumiina biyaa u baahan tahee biya iska cab ilamaha ubaahan🤣🤣🤣
Dumarku kala nasib badan
Oooh ilahoow Nofududeeee😭Wax sahlan maaha 😔
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Waa uraysaaaaa
Dadka waxay u haystaan qosol lakiin waxay ka sheekayneysaa naagaha garoobada ah oo caruurta ku dhalay dibada markuu nin guursado sida ay ku dhaqmaan ayay ka hadleysaa kii maskax leh ayaa fahmaya.
Mash Allah
wlhi wa daaly sa u qoslaye 😂😂😂
Kkk cidiina meellahaan makadhawoo kullahaa faadumiina caadi maaha
Walhi fan kkkk
Hhhhhhhhhh fadumini funy aaaà meeqasaaca kuuwacaay kulahaa
Qafuurkeena 😂😂😂
🤣🤣🤣🤣🤣 qosol badanaa
Caadi mahan 2daan
Hhhhhhh wajigaaga idhibooya kulahaa fatamiina cadimahan
hhhhhhhh qosol ma igu harin
😂😂😂😂 57 miyaa mise 75 sano alla manooli fadumiina waaa mucjiso
🤣🤣🤣🤣🤣🤣Qosol socoda Faarax iyo Faadumo
Hhhhhh waan maqlay wlllhi
uur niikinayo mxaa waaye
Farax io faadumiina wn ka helaa wlhi
Xoolo raage adaa rarate🤣🤣🤣
Tashaa Ahmed 😂😂😂😂
Xagii aragtid hhh
Burco xureyn lahaayaheen waaye kulaha
Bisinka farax maxaa saan kaa dhigy
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂manooli qosol 😀
Kkkkkll uur iga dheh 😂😂😂😂😂
😂😂😂😂 I am dead
Yourtube partners =0 ✔✔hada ka heshay fikirka💯💯✔ kuso biir subescribe 👇🔥👍
Faarax murtiile islantiisu dulqaad badana horta hhhhhh
Ma ila aragty intaas dumar ayuu kala wadaa aniga talaabo ka qaadi lahaa😂😂😂
@@istahila.mohamed3275 😅😅😆
Kkkk waaaaw
Faraxa maxa ku dhacey. Caato ma quracdo miyaa
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😀😀😀😀😂
Manoooli istaqfurulah
😄😄😄😄😄😄😄shirkisaa ka xishoo nin mashirey
Af soomaali miyaa waxaad soo qortay?!
@@CilaanQurux 😄😄😄😄😄😄😄umada ka leexo hayska jacbursadaan luuqade
@@CilaanQurux waa af Somali
@@beletweyn3873 😂😂
Xolo ragey ada rartay kuteeh fatuumino danbi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Ur very funy farax kakakakakakakaka
Uurkan kala qaloocan maxa waye usi 🤣
Wa hawar kiwarti kulaha 😂 😂 😂
Waa
Waxaan rabaa Gawar daacad ah an dhaqan karo anigana France usoo kaxeesto hadaa tahay guurdoon ila soo xariir sida ogu dhaqsiyaha badan
Anaa ahaay kumee wllo
@@rahmaabukar1340 waikan
😂😂😂😂😂waxi gurdona ayaga kuso qabanaya
Kkk wark imarayo
Wa sas
Kkk 35 sano ayaad iga wentahay kulahaa
Faarax feeraha ka mirir ku dheh
Caadi Maha riwaadadan kkkkkk
Kkkkkkkkkkkkkkkkk ilahayow nacafi
Hhhhhh 75 miya mise 57 waa iga badisay wlhi faadumiina😂
H hhh isoo qabeeey
Hhhhh hasha
waxa tiraahda timir ii keen yaa ila maqla😂
😂🤣😂
Farax caato badana
Hhhhhh 😂😂😂 manoli soqol badan
Waan iidi ku so biiray riawayda ,🤣🤣🤣😀🤣🤣😀🤣😀😀🤣
Warkud
Mxaye kaba lagu jifanayo