ILHAN XARAGO FILM CUSUB WALAAL NIMADA WAA WAHEL HA IGU NOQON WARABE PART 4

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ต.ค. 2024
  • This video is about ILHAN XARAGO FILM CUSUB WALAAL NIMADA WAA WAHEL HA IGU NOQON WARABE PART 4

ความคิดเห็น • 163

  • @sharmaarkemshirwa4356
    @sharmaarkemshirwa4356 4 ปีที่แล้ว +6

    First person 🖐

  • @safiosaafiofficiall1637
    @safiosaafiofficiall1637 4 ปีที่แล้ว +23

    Ilhaaan markasta qaybtii loo dhiibaaa waaa jisaaa siday tahay ayey ugu so baxdaaa Mansha alllah

  • @adoonti-Alle-12
    @adoonti-Alle-12 4 ปีที่แล้ว +3

    Ilhan Xarago jiliinkeeda inaba caadi ma'ahan.
    Keep going sis.👏👏💐💐🌹🌺

  • @sagalabdi4351
    @sagalabdi4351 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilhaaaaaaaaaaaaaaaaan cargo xujo way nahbeshay sxby wlh waxan tageeeraaa faynuus ilhaan bosbas yaxya qas ahaaaan waxatledahay from iyo cod haybat jilitan masha alah

  • @xxoriyad1890
    @xxoriyad1890 4 ปีที่แล้ว +3

    Walee ilhaan waa aktarad dhameestiran dhanka jiliinka si fiican baad u madashaa sei intelligente 👍👍👍

  • @Ceeblacaabi
    @Ceeblacaabi 4 ปีที่แล้ว +3

    Ilhaan waa Atariisho Dhamaystiran Masha allah Wllshy Keep going ❤❤❤😍😍

  • @farduusmohamed2179
    @farduusmohamed2179 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilhan xarago wlhy jilinka kalin bad ugu jirta muhiim ah mnzh allah

  • @egalabi9724
    @egalabi9724 4 ปีที่แล้ว +2

    Filmka Director buu u baahan yahay Faiza runtii marka wax la matalayo waa inuu runta u ekaadaa sidii qof wax u dhiman yihiin baad ka dhigteen ilhan manay ku matalyn filmka doqoniimadaas Macha Allah waad dadaasheen waxbadanna waad qabateen

  • @quruxdatv5722
    @quruxdatv5722 4 ปีที่แล้ว +9

    walaalah hadii aad dooneyso in aad isku quruxso si dabiici aha oo is cadeyso ama aad iscaateyso ama aad is cayiliso ka mida noqo quruxda tv waad ka faaidi doonta nagu soo biir subscrbe gareyso kambaleelkan furo si aad unoqoto qofka ugu horeeya aa arka video yada is quruxinta🎉🎉👩‍🦰👩‍🦰👩‍🦰👌👌👌👌🙏🙏🙏💞💞💞💓💓💓

  • @anabhassan7262
    @anabhassan7262 4 ปีที่แล้ว +36

    Waaaw ilhan wad kabaxsa tay yasalam lkn fardus iyo ayan mey isla dhashen???? Wey isku akyihin
    Dadow meyla arakten

    • @umnalka7740
      @umnalka7740 4 ปีที่แล้ว +2

      Anab Hassan waaban isweydiiyey su’aashaas isku cod isku muuqaal

    • @umnalka7740
      @umnalka7740 4 ปีที่แล้ว +1

      Mataano iga dheh weliba

  • @kaafiyogutale9384
    @kaafiyogutale9384 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a ilhaan tagero buxa ku ahay keep goin

  • @fataxareh4161
    @fataxareh4161 4 ปีที่แล้ว +3

    Woooow ilhaan alahaaa ku garab galooo inchalaaah..

  • @nimcohassan7651
    @nimcohassan7651 4 ปีที่แล้ว +3

    ilhana xarago waa fani Wlhi wa Masha Allah

  • @samiitabbe8967
    @samiitabbe8967 4 ปีที่แล้ว +2

    axsan filim 😍😍wnka helay keep going ilhan io dhaman inta filimka ku mideysan

  • @ruunfamilyvlogs176
    @ruunfamilyvlogs176 4 ปีที่แล้ว +5

    Woooow ilhaan boqortoyo miss u wlhi

  • @marthayilma2349
    @marthayilma2349 4 ปีที่แล้ว +2

    I love Ilhan she seems honest person

  • @mclara6062
    @mclara6062 3 ปีที่แล้ว

    Best jilaa ilhaan

  • @celabechannelmedicalchanel7443
    @celabechannelmedicalchanel7443 3 ปีที่แล้ว

    Man sha allaah film aad u qiima badan weeyi

  • @fadhijamaa8282
    @fadhijamaa8282 4 ปีที่แล้ว +9

    walhi waa xanuun qalbigan ka ooyay ilhan sorry waa qisa xanuun badan wayna dhacdaa waa wax jira

  • @subaidamohamed4
    @subaidamohamed4 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilhaan xarago❤👑 allaha ku sharfo🤲

  • @kafiyaidil3159
    @kafiyaidil3159 4 ปีที่แล้ว +1

    Nah inanta daaya bis bismilah xasidsanaa kuwani mansha alaah lakin siwacan baad ujisheen wow ilahan caday jiliin wacan nooso badi actarod ugu jilinka wacan saomalida qurba joogta

  • @سوسوالملكةسوسوالملكة
    @سوسوالملكةسوسوالملكة 4 ปีที่แล้ว +6

    Ilhan. Sifiican. Eyumatashaa. Filimadaeeda. Waanjeclahay

  • @sacdiyamohamed4891
    @sacdiyamohamed4891 4 ปีที่แล้ว +9

    Qisadani waa xaqiiq siday ila tahay waxayna ku dhacday ilahaan

  • @ahmedbashiahmedbaashi7936
    @ahmedbashiahmedbaashi7936 3 ปีที่แล้ว

    ilhan xarago keep going

  • @caawobintubotani8544
    @caawobintubotani8544 4 ปีที่แล้ว +5

    Ilhan wllhi caadi mahan

  • @xurmeyoxasan1546
    @xurmeyoxasan1546 4 ปีที่แล้ว

    Wooow ilhan xarago. 💞💞💞👌👌👌👌👌

  • @nasriinamohamed3020
    @nasriinamohamed3020 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilhan wa best actor waaye boskeda way xajisay masha alah

  • @rawiyagahnoug219
    @rawiyagahnoug219 4 ปีที่แล้ว +2

    Keep going iLhan wlhi 🍭🍭💚❤❤

  • @saynabmohamed9914
    @saynabmohamed9914 4 ปีที่แล้ว +1

    Woooooow ilhaan xarago ruwayada heedu caadi mahan

  • @ridwanruuxiofficial8967
    @ridwanruuxiofficial8967 4 ปีที่แล้ว +4

    Waxa fahmi la ahay filimkaan labo meel muu kasocdaa tana hada lasogalshay ana shalay ayan dawaday see cml

  • @halimarage7385
    @halimarage7385 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah mashallah Ilhan xarago hooray usoco

  • @hanadamericaamerica3980
    @hanadamericaamerica3980 4 ปีที่แล้ว +1

    Naagi kaa adkaatay waa karaahiyo bowe anigaba ciil run ah waxaa iga qabtay sida naagtaa ugu kibrayso ilhan harago anigoo of inay filin tahay wlhi ciilka I haya lama qiyaasi Karo waa said puntland oo jooga Toronto xarago iska celi naagta wlhi

  • @shukrimohamed8412
    @shukrimohamed8412 4 ปีที่แล้ว +11

    Ogada qofwaliba qeybta ujilikaro ayalodhibaa wuni weyba udhashen xasidnima nocoda Ayan arkaaa

    • @faadumosaciidfaarax5864
      @faadumosaciidfaarax5864 4 ปีที่แล้ว +2

      Waaw caadi ma sha ilhaan aad bn uga helaa ilhaaney horey usoco abaayo aad baa jilitaankasga u qurux badan yhy

  • @foosaxmed5761
    @foosaxmed5761 4 ปีที่แล้ว +1

    Waan ka naxay maskiinta ilhaan waa qof qalbi furan

  • @laylocali5459
    @laylocali5459 4 ปีที่แล้ว +5

    Ilhaan xarago❤❤

  • @muusexas5p5oe75
    @muusexas5p5oe75 4 ปีที่แล้ว

    Walhii aniga waboodiliilaha taanokale duuqatbadna ilahaan

  • @diinteenuwaamacanalx429
    @diinteenuwaamacanalx429 4 ปีที่แล้ว +4

    Ilhaan xarago ❤❤👏🙏

  • @fadumoomer1790
    @fadumoomer1790 4 ปีที่แล้ว +4

    Asc ilhaan maxaa laguu gumaysan ingiriiska isu dhiib

  • @sariyamukhtar5468
    @sariyamukhtar5468 4 ปีที่แล้ว +5

    Maskin ilhan 😭 you will be survive 🤞

  • @yaasminabbdi111
    @yaasminabbdi111 4 ปีที่แล้ว +3

    Ilahneey nagaha ka arsoo 💪💪💪💪💪🤺🤺🤺🤺🤺🤺🤺🤺🤺🤺

  • @shankarooninamaxamed7339
    @shankarooninamaxamed7339 4 ปีที่แล้ว +5

    surweel qurux maleh specially when you are fat dharka ugu qurxoon waa dharka asturan 🙄😲

    • @seynabnuur7648
      @seynabnuur7648 4 ปีที่แล้ว +1

      Sax walahey wa runta allah haku barakeyo

  • @maryamcadow9519
    @maryamcadow9519 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaaah ilhaan

  • @caashobarise9085
    @caashobarise9085 4 ปีที่แล้ว +6

    Saan usugay yay wan dalahy waalahi in ta ila midaka ah

  • @ayaanmohamed9992
    @ayaanmohamed9992 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilhaan guul markast

  • @zakariyehussein6015
    @zakariyehussein6015 3 ปีที่แล้ว +1

    👏🏾

  • @sawaahasan2294
    @sawaahasan2294 4 ปีที่แล้ว +1

    Love u ilham abyo

  • @roodamuuse1183
    @roodamuuse1183 4 ปีที่แล้ว

    Ilhan waan kujecelahay horay usoco

  • @caaliyahasan1608
    @caaliyahasan1608 4 ปีที่แล้ว +1

    Naa is astura ilaahay ka xishooda dumar waaweyn baa tihiine

  • @guulledabdirahman9764
    @guulledabdirahman9764 3 ปีที่แล้ว

    Maskiin ilhaan xarago

  • @funnykids5667
    @funnykids5667 4 ปีที่แล้ว +2

    Subxanallah islamaham waweyn

  • @qureysh6434
    @qureysh6434 4 ปีที่แล้ว +4

    Sun badarka ugu dar xareymeyda xasisanaa acudka

  • @egalabi9724
    @egalabi9724 4 ปีที่แล้ว +2

    Dadkay cunaan way iga qoslisay Ilhan wallahi

  • @dekamohamud6530
    @dekamohamud6530 4 ปีที่แล้ว +3

    Waxan la yaba dadka dadka ku mashqulo oo waxey ogen ku shegayo war allah ka baqda oo dadka haku mashqulina

  • @Xamdi_xilkas
    @Xamdi_xilkas 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlh qiso xanun badan wana dhacda tu la mida anigey igu dhacday😢 guri an laga ixtiramen hdi aad ku noshahay wa iska sidan lkn aniga ilahano kle maan ahyne wan iskala dagali jiray wan isku yeqliyi jirnay malinkste ilaa an kaso tagay meshiyo dhanba yaab gabdhhu xasidsana kalama roone labadan mxey ahayen bisinka

  • @queenahmed6170
    @queenahmed6170 4 ปีที่แล้ว +2

    Filimka micnahiusa ifahansiiya isbuuci mar miyaa la soo daayaa

  • @salaadaadan8382
    @salaadaadan8382 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilhan waxbaa ku dhacay wlhy film kan waa. cajiib

  • @zamzamxashi9244
    @zamzamxashi9244 4 ปีที่แล้ว +13

    Kuwan jilen lee mayka tahay mise san ayee xasid u yihiin labadan anaba ka cabsaday abkey magan

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 4 ปีที่แล้ว +3

    Ilhaan sorry 😭😭😭😭 😭😭😭

  • @nemlessful
    @nemlessful 3 ปีที่แล้ว

    Islaamo waa weyn ilaah ayaa weyn oo asaasaqay Uk 🇬🇧 iyo yurub ugu imow maxey isla qaawinayaan yaab ilaah ha soo hanuuniyo

  • @cusmaankariina4320
    @cusmaankariina4320 4 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah

  • @mohamedqaray847
    @mohamedqaray847 8 หลายเดือนก่อน

    (Wcb)2 viking ppe24/25 elite(eagle-eyed).

  • @dhoolcakesbakary6779
    @dhoolcakesbakary6779 4 ปีที่แล้ว

    Plz iso boqda somali maxamed

  • @najmocumar8463
    @najmocumar8463 4 ปีที่แล้ว +4

    Habarta surwalka ku folxuma na asturo mamo wen o bila aqlaqa aya tahe aqas

    • @seynabnuur7648
      @seynabnuur7648 4 ปีที่แล้ว

      Foolxumo zaaid qof cayilan oo misna zaaid cayilkiisu yhy surweyl iyo funanad in uu xirto ma aha wayo foolxumo hoyadeed iyo aabaheed ayuu noqanaa

    • @najmocumar8463
      @najmocumar8463 4 ปีที่แล้ว

      @@seynabnuur7648 haa abyo hadana islan wena subhanalh

  • @indhooshaji9192
    @indhooshaji9192 4 ปีที่แล้ว +2

    Naagahaan buur buuran surwaalka ineey ku foolxun yihiin ma oga

  • @mohamedanwesho9336
    @mohamedanwesho9336 4 ปีที่แล้ว +3

    Part 5 ❤️🥀❤️❤️

  • @sihaamsaafi5261
    @sihaamsaafi5261 4 ปีที่แล้ว +3

    labada gabdhood oo ilahan xarago adejinayo waa aay isku egyihin runtii

  • @wadaqurux3
    @wadaqurux3 4 ปีที่แล้ว +8

    Naagaha waawayni surwaalda ku fool xumaa uf

  • @farhiamali4693
    @farhiamali4693 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilhan xarago aad ban ku tageri jiray lakin habeen dhaweyd oo fb ka caytantay ban aad u yaabe walal hadad fananad tahay walaga ficanyhy

  • @barnibaarafrax5551
    @barnibaarafrax5551 2 ปีที่แล้ว

    Aar somalida iyo carabto khadamad aya kutuntan waayba kahelan hana somarina🤗🤣🤣🤣🤣🤣

  • @falastiinawil6682
    @falastiinawil6682 4 ปีที่แล้ว +2

    Sorry ilhaan 😔😪😪😪😪😪😪

  • @hamdidegan6358
    @hamdidegan6358 4 ปีที่แล้ว +3

    😭😭😭😭😭😭

  • @hoodoibrahim7729
    @hoodoibrahim7729 4 ปีที่แล้ว +2

    The best filim

  • @msdiamondsomalilanders
    @msdiamondsomalilanders 4 ปีที่แล้ว

    Anaba isku naxay
    Caloshaba i xanuntay
    Runbaan modayaa kuwan Xasudinino Way Dhafeen 😂😂😂😂

  • @Jammaad
    @Jammaad 3 ปีที่แล้ว

    Maxaytiri alloow beenkadhig kulahaa 😀😀😀ma caruur hadal baradbaa

  • @amalhasan903
    @amalhasan903 4 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhhhh sheekadan baba iigu socote😝😝😝😝

  • @dekasabriye9158
    @dekasabriye9158 4 ปีที่แล้ว +3

    Habartan dabasha ya ila arky surwalka wadata🤣🤣🤣

    • @seynabnuur7648
      @seynabnuur7648 4 ปีที่แล้ว

      Lalabo hoyadeed iyo aabeheed waye wa habar weyn aan xishoneen aaq

  • @asc5398
    @asc5398 4 ปีที่แล้ว

    Away hee part 5

  • @khadrasalax9738
    @khadrasalax9738 ปีที่แล้ว

    Ilhan waa dadkii filimada

  • @hudaabdi6012
    @hudaabdi6012 2 ปีที่แล้ว +1

    inanta yar daaya wax baday ayaa tihiine

  • @ilhanahmed4078
    @ilhanahmed4078 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilhan sorry 😰😰

  • @elmasayan6866
    @elmasayan6866 4 ปีที่แล้ว

    Hey halken ka fiirsankara film qaybahisa kale

  • @fadumoaxmed356
    @fadumoaxmed356 4 ปีที่แล้ว

    is astur wl qli

  • @faaideysochannel8031
    @faaideysochannel8031 4 ปีที่แล้ว

    Asxaabeey 1000k sabiscrabe igaarsiiya waacodsi

  • @najaahhuseen237
    @najaahhuseen237 9 หลายเดือนก่อน

    Bari iyo sahan danbe guur udhiman dooono mooyi😅😅😅😅

  • @faysaibrahimfaysacali
    @faysaibrahimfaysacali 4 ปีที่แล้ว +1

    Aboow tan farduus la leeyahay naxariis way isdayeen dadkay la nooshahayba ba.ay xata haday matalayan waxba ka jira sidan hhhhh

  • @aadanjokeofficial4711
    @aadanjokeofficial4711 4 ปีที่แล้ว +5

    Waan xanaqay sidan ma qof baa lugu sameyaa

  • @rahmamohamed1253
    @rahmamohamed1253 4 ปีที่แล้ว +4

    Maa security baan ayaay kkkkkk

  • @mlielan2459
    @mlielan2459 4 ปีที่แล้ว

    Fardawstu hawl badanaa tii lala dardaarmay iyadaa wax dheer

  • @caashobarise9085
    @caashobarise9085 4 ปีที่แล้ว +1

    Noso badiya

  • @army-on8wp
    @army-on8wp 4 ปีที่แล้ว +3

    Waxaan kugu hooya aheen dhib badanaa

  • @safaaziman951
    @safaaziman951 3 ปีที่แล้ว

    😭😭

  • @lizacadey7721
    @lizacadey7721 4 ปีที่แล้ว +3

    Ilhaan saan in loo galo ma fiicno

  • @wardahaype686
    @wardahaype686 4 ปีที่แล้ว

    Allow ayayna naag idulaysan

  • @yurubali6881
    @yurubali6881 4 ปีที่แล้ว

    Baaagaa

  • @fadxahassan5898
    @fadxahassan5898 4 ปีที่แล้ว +2

    Ayada xun ee shaadhka iyo sirwalka xidhan 😡

  • @naciimacarfi3160
    @naciimacarfi3160 4 ปีที่แล้ว

    Akhasa balahan kasiisadaha bala inata leegatahay eey qaawanatahay eeg dulaqaad aan kusiidawado malihi

  • @nimcoxasan1426
    @nimcoxasan1426 4 ปีที่แล้ว +2

    Oo labadu isma dhaamaan miyaa xagee layskala soo doontay

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 4 ปีที่แล้ว +1

    Qayb kale miyaanu lahayn

  • @ruwaydaabdirizakh8362
    @ruwaydaabdirizakh8362 4 ปีที่แล้ว +1

    Heestan way macan tahay xagee ka heli karna huno

    • @FaisaAmir
      @FaisaAmir  4 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/iaz5zbpCEXQ/w-d-xo.html

    • @ruwaydaabdirizakh8362
      @ruwaydaabdirizakh8362 4 ปีที่แล้ว +1

      @@FaisaAmir Tnx huno wan soo dajistay kun jeer tnx viva team ilhaan xarago

  • @sacdiyakeef7118
    @sacdiyakeef7118 4 ปีที่แล้ว

    part5waan sugu la'ahay