Halkan Ka Daawo Barnaamijka Dood Adag oo Dhex Martay Somaliland iyo Soomaaliya

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ก.ย. 2024
  • Saab Tv: Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Dadka Iyo Inay Gaadho In Ka Badan 270 Milyan Oo Qoys Oo Ku Nool 140 Dal Oo Adduunka Ah, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Check our website : www.saabtv.com/

ความคิดเห็น • 1.6K

  • @Hussein-Hassan90
    @Hussein-Hassan90 5 ปีที่แล้ว +55

    Somaliland ha noolaato ictiraafna ha hesho.
    From mugdisho

  • @ismaciilducaale6033
    @ismaciilducaale6033 5 ปีที่แล้ว +10

    ilaahay janada ha geeyo sucaad afkaga caano lagu qabey sucaad aad ayaad umahadsantahy ee hore u soco

  • @xaqdarowaran8822
    @xaqdarowaran8822 5 ปีที่แล้ว

    From Djibouti wakaa somalida Runta Xildhibaan ILDIB maasha alah

  • @kingqaalib5098
    @kingqaalib5098 5 ปีที่แล้ว

    masha allah aqoonyahan laba maha pr.ali ciise abdi long life

  • @ayschaabdi1395
    @ayschaabdi1395 5 ปีที่แล้ว +27

    Reerwaqooyi si cilmiyaysan ayay uhadlayaan dhankuu doono ha kasoojeedee

    • @lunibark9978
      @lunibark9978 3 ปีที่แล้ว

      gunta ayay ka midaysan yiin

  • @suleimanahmed4325
    @suleimanahmed4325 4 ปีที่แล้ว +23

    Geesiyaasha somaliland Dr bulxan and sucaad Guul Noloshu idima xumayso💪💪💚💭❤

  • @realwarya8215
    @realwarya8215 5 ปีที่แล้ว +45

    Midnimo dhimataY kusi dhagan yiine dhagaha ugu ridah inanaY dhacayen ❤️☁️💚

    • @abdirahmanali8507
      @abdirahmanali8507 5 ปีที่แล้ว +4

      Wale waa runtaa maxa laga wada Hadley shaley godkan ku dhacey ee badhkay ku dhintey miyaan ku noqdaa waa maya

  • @inajamainajama5639
    @inajamainajama5639 5 ปีที่แล้ว +28

    Geesiyda reer Somaliland sucaad i

    • @XMan-qu5kl
      @XMan-qu5kl 4 ปีที่แล้ว

      Ina JAMA Ina JAMA One somalia

  • @zubeirmohamed8551
    @zubeirmohamed8551 5 ปีที่แล้ว +20

    After all, Somaliland got brave eloquently spoken ppl. I enjoyed sucaad passionate speech which was based on truth & logic.

  • @mohamedjama256
    @mohamedjama256 5 ปีที่แล้ว +74

    Inanta reer Somaliland ee madasha ka hadlaysaa waa halyeyad qaaliya waxaanu ku siinay 100% hablaha Somaliland oo dhana waa sidaa oo kale maasha allah.

    • @quruxlay1894
      @quruxlay1894 5 ปีที่แล้ว

      Xaqiiq

    • @axmed1987
      @axmed1987 5 ปีที่แล้ว

      Mohamed Jama kulli handigab miyey u egyihiin😂

    • @mohamedjama256
      @mohamedjama256 5 ปีที่แล้ว

      eckha, Kalmadaa handigab qamuuska waan ka waayey maad ii sharxi fadlan.

    • @rabitaloudaa32
      @rabitaloudaa32 3 ปีที่แล้ว

      Wiil iyo gabadh mid Af-Soomaaliga yaqaanaba qadaadweynta kuma jiro

  • @mohamoudmohamed9996
    @mohamoudmohamed9996 5 ปีที่แล้ว +6

    28 jir baan ahay Ku dhashay Somaliland. Weligay maan arag Calan ka Somalia meel uu ka taagan yahay wallahi, waxaan wax ku bartay School macalinka dhiga qaato mushaharka Somaliland, waxaan ku barbaaray Calanka Somaliland oo dushayda sudhan. Waxaan Fahmi laayahay Dawlada Somalia oo aanan weligay arag anoo 28 jir ah sida ay aniga iigi sheegayaa inaan ahay Muwaadin Somalia ah. Waa kaaf iyo Kala dheeri ee yaynaan isku daalin walaalayaal.

  • @jaamacaniis8578
    @jaamacaniis8578 5 ปีที่แล้ว +27

    i need one like
    gaar ahaan reer somaliland

  • @abdirhmnismail6831
    @abdirhmnismail6831 5 ปีที่แล้ว +13

    Viva Somaliland
    #intii Somaliland Support u Haysaa
    Like Ha ILaa dhaafina
    guuul #Somalild DADKEYGIIIIII

  • @darikkandalo7280
    @darikkandalo7280 5 ปีที่แล้ว +149

    Gabadha Sucaad la yidhaahdo Waan u fiirsaday waxay u dhigantaa inta kale ee meesha joogta Mashalah ayaan leeyahay hore u soco

    • @mohmoudmohmed2321
      @mohmoudmohmed2321 5 ปีที่แล้ว

      lkn luqad ay ku hadasho ba ma garanayso wa jacbur wexedu

    • @abdullahhassan2940
      @abdullahhassan2940 5 ปีที่แล้ว +5

      Sucaad Illahay ha ku xifdiyo, luuqaday ku hadlaysaa waa faseex. wase yaaba nin aan ku ogalayn sidee ula midoobi kartaa.

    • @darikkandalo7280
      @darikkandalo7280 5 ปีที่แล้ว +8

      Mohmoud Mohmed abti ma talyani baad ka sugaysay mise May may 😂

    • @martimadadaaliye2748
      @martimadadaaliye2748 5 ปีที่แล้ว

      mnshallh hore u soco

    • @mohmoudmohmed2321
      @mohmoudmohmed2321 5 ปีที่แล้ว

      abti maye wxy Mel kaga dhacday aqon yahanki hadalkeda 50% ayu aha English iyo somali qofka aqon yahanki wa inu adegsada Hal luqad
      wxi qexitan ah moye marka wax laga xishodo weye wlhi ado aqon yahan sheganaya inad jacbur dadka la so hor istagto

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 5 ปีที่แล้ว +13

    Sucaad Carmiye Big Love ❤️

  • @nasirabdillahi2802
    @nasirabdillahi2802 5 ปีที่แล้ว +19

    Waa sidii somaaliland loo mijoxaabin lahaa marlabaad. Dawlada Somaliland yey la fadhiisan dowlada somaaliya. Waa digniin geeska yaa lagu dhexmilin somaliland halaga feejignaado reer somalilandnow.

  • @rayanitaahmed1735
    @rayanitaahmed1735 5 ปีที่แล้ว +5

    Sucaad fariid wlhi wa duriyadi dhabta ahyd🤣🤣🤣🤣❤️❤️🤣👏🏻👏🏻💪🏼💪🏼💪🏼

  • @iidokhayrdoon2513
    @iidokhayrdoon2513 5 ปีที่แล้ว +26

    600 cumments with no hoply
    but somaliland has❤❤❤

  • @jaamacaniis8578
    @jaamacaniis8578 5 ปีที่แล้ว +10

    guul urajaynayaaa
    jamhuuriyadda barakaysan ee somaliland
    ilahayoow ictiraaf ku waydiisanaynaa

  • @Wadani1988
    @Wadani1988 5 ปีที่แล้ว +19

    sucaad carmiye oodawaaaaa mujaahido

  • @omarali5481
    @omarali5481 5 ปีที่แล้ว +11

    Masha allah intii aan videogan dawanayay waxn aad ugu faraxsanahay in aan arko in ay jiraan hablo aqoonyahana oo reer Somaliland ah jiraan aad iyo aadbaanan ugu faraxsanayh gabdha sucaad in ay ka soo jeedo Somaliland waana gabdh udhiganta boqol nin waanan tagersanahy

  • @subrina7781
    @subrina7781 5 ปีที่แล้ว +36

    Hablahayaga somaliland haloo badiyo dooda somaliland iyo somalia❤️

    • @fahadgodha7592
      @fahadgodha7592 4 ปีที่แล้ว +1

      Maansha allah su aad iyo dr bulxan runtii waa dad lagu dayan karo

  • @fuadmohamud4801
    @fuadmohamud4801 5 ปีที่แล้ว +13

    sucaad is a good somalilander

  • @museibrahim8517
    @museibrahim8517 5 ปีที่แล้ว +10

    Sucaad waa geesiyad,
    Caqli ayaa ku dhan.
    S/land way iga go’antay inay gaar ahaato, oo dawlad ahaato.
    Waxaa iga go’an inaan ilaaliyo S/land.

  • @xarafmaal1242
    @xarafmaal1242 5 ปีที่แล้ว +5

    Geeri ayaan ka jecelahay inaan la midoobo somalia waligay

  • @wizamintv9147
    @wizamintv9147 5 ปีที่แล้ว +7

    Mncha allh dadkaygi Somaliland guuuul jamhuriyada Somaliland wleee dumarkeena kor❤️☁️💚💪🏾

  • @fathus8469
    @fathus8469 5 ปีที่แล้ว +57

    Maa sha allah Dr Bulxan iyo Sucaad il iyo cowriba la'aada il xumi idima aragto in sha allah

  • @saidmahmud9746
    @saidmahmud9746 5 ปีที่แล้ว +8

    masha allah libaaxnimada iyo codkarka wan ku ogaa jamhuriyada madaxa banan ee somaliland iyagana allah dhibka. qaraxa. dilka. budhcad. badeedka. dulmiga . iwm.

  • @MahadDarood
    @MahadDarood 5 ปีที่แล้ว +6

    We beesha Darood support Somaliland to be independent country and Somaliland to get its independence from Somalia. I rather be the 1 to give my fellow Somali people in Somaliland its independence instead of outsiders like England.

    • @abdirahimmussa2708
      @abdirahimmussa2708 2 ปีที่แล้ว

      I would rather Receive an international recognition from the world or Eu etc

  • @gaanshanfilms8674
    @gaanshanfilms8674 5 ปีที่แล้ว +53

    Maanta uun bay Somali runta ka hadashay Somaliland na guul gaadhay macha Allah keep going jamuuriyada barkaysan .........

  • @worldwide9687
    @worldwide9687 5 ปีที่แล้ว +16

    Bulxan run buu sheegay oo aniga ayaa qoorta la isukeen geliyey, waxaan qabaa in aynu inagu dhaxdeena ka dhamaysano wixii ina dhax yaala ee kala duwanaansho qadiyadeed ah.

  • @zuhayphayaanyuusuf3369
    @zuhayphayaanyuusuf3369 5 ปีที่แล้ว +8

    Waa run wa wallaaHi inaan maaalina kuso toosin dawlad aan somaliland ahaynbaa ku maamulaysa maalin kaliya
    kaliya wata xaqiiqda nakala ka haysay idinka iyo anaga
    Tasina watan aaminsanaadono waligay

  • @khalidfaysal18
    @khalidfaysal18 5 ปีที่แล้ว +39

    Wlhi inanta sucaad waa libaaxad
    Hadal yaqana alle ha no xafido hablahyga reer somaliland wana dood fican waan so dhawynyaa dr bulxan waa wayeel waxgarda alle ha xafidee

    • @hawahussein498
      @hawahussein498 3 ปีที่แล้ว +1

      Somaalidu been bey iskula wareegayaan. Ee sidaas cad ee inantaasi u hadleyso ha loo doodo runtii oo ha la caafimaado. Guushu waa wadajir daacadnimo ah. Gabanimadu waa runta ha lagu wada hadlo hana la heshiiyo. Welldone. Wbt🥰

  • @abdikarimharedkoiooo8573
    @abdikarimharedkoiooo8573 5 ปีที่แล้ว +2

    Mashalah ilahay Somali oodhan qalbigeda ha iskukeno Lakiin Somaliland Halo faayo ictiraf radinta Ilahay ha usahlo ictirafka hada Nahay bel weyna samale ee konfu wan lajacelnhay madax bananimafida Somaliland guuul wacan

  • @abdihassan3836
    @abdihassan3836 5 ปีที่แล้ว +11

    Dr. Fosiya Xaji Adan maanshalah. Gabadh Soomaaliyeed oo xalaal ah.

  • @muktarbulshawi1543
    @muktarbulshawi1543 5 ปีที่แล้ว +7

    Hadaan fursad ku heli lahaa Doodan inan ka qayb galo wale Somalia waan u quus goyn lahaa

  • @cabdalaha
    @cabdalaha 5 ปีที่แล้ว +64

    Bulxan waageesi walee

  • @okocha291
    @okocha291 5 ปีที่แล้ว +15

    Sucaad should be given a position in the Somaliland Government, click like if you agree

  • @cabdishakuurbinahmedcba5055
    @cabdishakuurbinahmedcba5055 5 ปีที่แล้ว +6

    WA lagu yaqaana Aqoonyahanayada Somaliland aftahanimada Masha Allah waan garnaqsan karnaa dadkaygi.

  • @hersimire1420
    @hersimire1420 5 ปีที่แล้ว +6

    Iron lady sucad and master mind Dr bulxan congratulations

  • @halimomohamed6275
    @halimomohamed6275 5 ปีที่แล้ว +22

    Professor Bulxan ayaa dulka laa dhacay MashaAllah ilaahay ayaa geesinimada bixiya iyo caqliga Alle haku dhoro inshaAllah💪💪💪👏👏👏.

    • @ahmedsamale8356
      @ahmedsamale8356 3 ปีที่แล้ว +2

      Waa libaax prof bulxan alah ha xafido dee dadka asal somalilanderka warkoodu waa cadaan

  • @wizamintv9147
    @wizamintv9147 5 ปีที่แล้ว +16

    Wlhy wxn dhshy Somaliland oo dawlada malintan aqliyaatayna madaxwaynahaygu wuxu dahit riyala kaahin mana wx ka Aqanba somalia

    • @mohameddeeq8551
      @mohameddeeq8551 4 ปีที่แล้ว

      Wiz Amin Tv Imisa Sanno Ayaad Jirtaa Marka Wllo

  • @kaderabdiadam9443
    @kaderabdiadam9443 5 ปีที่แล้ว +16

    Somaliland ❤️🌹❤️

  • @Khadarokey78
    @Khadarokey78 5 ปีที่แล้ว +2

    Nagtan labolabo aya igu qabtay wlhi iyadon af somaligaa aqonin ayay rag ayan ladodayaa ledahay naa marka hore afkaga hooyo iska so sax

    • @idontcare6856
      @idontcare6856 4 ปีที่แล้ว +2

      Waa iska Aaamu Xooolo yahow Naaagta,baa Ku caq Caqli dhaaanteee 😂😂

  • @HamseAbdi26
    @HamseAbdi26 5 ปีที่แล้ว +67

    sucaaaad i appreciate wlhi Hambaliyo

    • @mohamedhamake7
      @mohamedhamake7 5 ปีที่แล้ว +5

      am so proud of her too bro ❤

    • @naomirage7882
      @naomirage7882 5 ปีที่แล้ว +4

      go forward ayeynu leny sucaad waa gabadh adag

    • @inajamainajama5639
      @inajamainajama5639 5 ปีที่แล้ว +4

      Geesiyda reer Somaliland sucaad i appreciate wallha habo

    • @quruxlay1894
      @quruxlay1894 5 ปีที่แล้ว +3

      Halyayd

  • @somalilander7753
    @somalilander7753 5 ปีที่แล้ว +2

    Walaalayaal aan xaasid nimo ku midowno. taas somaliland iyo somalia. Xalkeenna dalkaa ku jira. Abeeso hadday ku jaqayso. Kuu Kuu dhaqaajin maayee. Hay dhaqaajin Ka shaqee xumahayga .anna yaan waxba xeerin. Xanaf baa dhalan doontoo xanan baa shidmi doonee. Xal dhabaan. U aqaan

  • @hamodaabdi5075
    @hamodaabdi5075 5 ปีที่แล้ว +7

    Pro Bulxan Mashallah doodisu aqoon bay ku dhisantay isaga iyo sucaadba doododu waa top👏👏👏 Allah haydin daayo inshallah Ama si walalnimo lehbaynu u heshin Ana laba dawladod oo walala ah bayn noqon 😍😍😍

  • @mataanahaarabgarxejis7203
    @mataanahaarabgarxejis7203 5 ปีที่แล้ว +4

    Qadaad waynta raga somaliland iskaga khasaarin maynee haweenka somaliland ayaaba jiingada kala dagaya qadaadwaynta hhhhhhh inantayada qaaliga nagu ahan ee sucaad qaali waxxaan leeyahay
    Cadawgaaga iyo kan qarankeenaba alle hajabiyo

  • @mychannel-bq1mq
    @mychannel-bq1mq 5 ปีที่แล้ว +72

    Aad ayan ugu faraxsanahay doodan guul ayaan u rajaynayaa aqoon yahanada somaliland waa cod kar si gaara waxaan isku mowqif nahay sucaad

    • @garasho8888
      @garasho8888 5 ปีที่แล้ว +1

      Gabar soomaliyeed baad tahay midowguna waa muqadas

    • @MubYus
      @MubYus 5 ปีที่แล้ว +5

      @@garasho8888
      Siilkaaga yar ayaa muqadas ah.

    • @umalkhymohamed7492
      @umalkhymohamed7492 5 ปีที่แล้ว +5

      Guul somaliland waa deed dacaad ah
      Mansha allh guul somaliland

    • @umalkhymohamed7492
      @umalkhymohamed7492 5 ปีที่แล้ว +5

      Wil somaliyed baa tahaye miidnimada somaliland mucarad iyo muxafiid baa waa muqades riyadena iska daaya midnimo dhiimata kuu see dheegente guul somaliland guul wana haal

    • @umalkhymohamed7492
      @umalkhymohamed7492 5 ปีที่แล้ว +1

      @mubarik 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @yazinmaxamed1597
    @yazinmaxamed1597 5 ปีที่แล้ว +6

    Aynu wada haddal nee rer konfuroow maxaay nu ku wada haddalna dad yahow

  • @juweriyamohamed9984
    @juweriyamohamed9984 5 ปีที่แล้ว +6

    sucaad iyo foosiya dumarka somaliland ka soo jiida waa wada karti raaguna ka daraan viva somaliland

  • @halimomohamed6275
    @halimomohamed6275 5 ปีที่แล้ว +5

    Sucaad MashaAllah walalshay ilaahay khayr haku siyo alalah ruunta ayaa u sheegtay Geesiyada Geesidi dhaashay👏👏👏👏❤❤.

  • @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac
    @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac 5 ปีที่แล้ว +47

    Sucaad geesiyad😍😍😍✊✊✊

  • @AhmedMohamed-dw3eh
    @AhmedMohamed-dw3eh 5 ปีที่แล้ว +5

    Somaliland ayuunba jirta GeesiNolow

  • @QaysMovies
    @QaysMovies 5 ปีที่แล้ว +11

    Dad isku dhaqana isku afka isku diina waxaa laga helaa carabtaa hadanaa isku xukuumad iyo isku dowlad maaha

    • @gamingblox-c5r
      @gamingblox-c5r 5 ปีที่แล้ว

      Waa runtaa, waxaadan ogeynse DUCFIGA CARAB waxa baday in ay tahay kala qoqobkaa.

    • @QaysMovies
      @QaysMovies 5 ปีที่แล้ว +2

      @@gamingblox-c5r caqli yare YURUBNa Ma Amisom iYO xabaishiibaa hablahooda xabad kaniina ku wasta miyaaa sida adiga kuwaaaga kaniinka madax xanunka ad kaga badalato walaashaa jareeer Waryaaaa 28 sano ayaaad sida nagaha suuraynaysaa Waanan ogahay inaaad Somaliland baahantihiin oo walahiyaEUROPE way isku furantahay Visa Looma qaato hadana isku xukun iyo isku dowlad maaha aniguna adiga oo kale wllhi iyo bilaahi inaanan kaa baryayn hooyadaaa Ebolaha ad kusoo kortay wase Siyaad afweynaa u maqan oo dhulka hoostiisa kujira maanta oo somali ugu xoog weynaaaaaaaa ka sheekaaa taaa

  • @ahamedsharqaawi9041
    @ahamedsharqaawi9041 5 ปีที่แล้ว +18

    Sucaad waa geesiyad gayigeeda gorgortan iyo kaftan galineyn gabdhan xataa haday 10 goroob tahay waan guursan lahaa wax nool sucaad😍

  • @cawlmedia6406
    @cawlmedia6406 5 ปีที่แล้ว +4

    Sucaad Bulxan Khadar and Xuseen
    espiceally sucaad and bulxan top wlhy❤

  • @yasirilkacase43
    @yasirilkacase43 5 ปีที่แล้ว +4

    Waxaan joogaa jigjiga qalbigana somalibaan ka ahay afkana Ethiopia wll noo dhisa dawlad adag oon u nimaad

  • @SaeedAfrica1
    @SaeedAfrica1 5 ปีที่แล้ว +28

    Runtii wan ka xumahy
    In Somaliland shaki la galiyo ba Somaliland waa muqadas bas

    • @idontcare6856
      @idontcare6856 4 ปีที่แล้ว +3

      Cid U Joojinaysa Majirto waligoodba Ha Murman 🙄

    • @jiilkacusub3019
      @jiilkacusub3019 3 ปีที่แล้ว

      @@idontcare6856 somaliland still is part of somalia ,,,
      Waalo ama hadda dhaqaaq

    • @abdullahimahad1224
      @abdullahimahad1224 2 ปีที่แล้ว

      @@jiilkacusub3019 waan qoslay somaliland calanka somaliya ma la Iman kartaa.

  • @nuramuse755
    @nuramuse755 5 ปีที่แล้ว +6

    Somaliland my lovely country 💖

  • @baadisocmedia7081
    @baadisocmedia7081 5 ปีที่แล้ว +4

    Dooda somaliland ayaa ku xariifsan

  • @husseinmohamud3639
    @husseinmohamud3639 5 ปีที่แล้ว +2

    Viva garxajis

  • @mohamedidiris9520
    @mohamedidiris9520 5 ปีที่แล้ว +6

    Dhibta jirtaa waa inan la garan dhibta (identifition problem) somaliya iyo somaliland markay isku biiraysay wax jiray laba dawladood imika waa faderal ukala fadhida 5gobol iyo ka badan waa dhanka somali, lakin dhanka somaliland waa sidii 1960 markaa wax mar labad dulmanan doona somalilnd.

  • @khadarhory1639
    @khadarhory1639 5 ปีที่แล้ว +1

    Mar idage allaha dago marlabaad anaa isdagay haddaan kuula imaado

  • @mahdijama9928
    @mahdijama9928 5 ปีที่แล้ว +5

    Walee inaanay jirin wax layidhaah Midnimo! Taasi waydhamaatay!

  • @cabdiraxmaancabdillaahi516
    @cabdiraxmaancabdillaahi516 5 ปีที่แล้ว +2

    Suaad hore u soco

  • @Faragab1
    @Faragab1 5 ปีที่แล้ว +3

    2 hala kala daayo oo ah aniga qaladkeyga eegi mayo laakin tan laigu sameyay un baa iimuqata inta aad fikirka qabtan oo ah teyda un inta cir iyo dhul kala fog ayey ahan donta howshina

  • @safiyohusein6283
    @safiyohusein6283 5 ปีที่แล้ว +8

    Mashaa Allaah doodahan oo kale waa in la badiyaa
    Soomalia iyo Soomalilan dhex marayaa waayo Runtaa la garayaa dhibatada jirtana waa la oganayaa xalka waa la garayaa Ayadoo oo aan laysku Colool Xumaan .
    Waan taageeraynaa doodahan oo kale.

  • @abdirahmansaed8736
    @abdirahmansaed8736 5 ปีที่แล้ว +7

    Waa laysku arkay meeshan Somalidu haday miis soo wada fadhisato wuxun bay Isla meel dhigi lahayen

  • @whootoo1117
    @whootoo1117 5 ปีที่แล้ว +2

    Moorgan was worse than Cabdi Iley. Cabdi Iley killed tens of people but not hundred thousands. Iley never bombed cities like Moorgan who bombed Hargeisa, Berbera, Burco, Gabiley, Wajaale and the nomads in Guban and Oogo. Comparing the two is not right and the difference is huge!!

  • @abdirisaqboqore3368
    @abdirisaqboqore3368 5 ปีที่แล้ว +10

    SHIRKAN SOMALIYA daacad kama aha .fiiri waxay soo dirtay Dad kasoo jeeda SOMALILAND oo Meeyin madaxdi siyaasiyiintii kasoo jeeday KOONFUR SOMALIYA . Maxa kasoo baxaya 5 qof oo reer somaland ah ayaa meesha ku sheekeysanayaaa e

    • @khadrahaybe3395
      @khadrahaybe3395 5 ปีที่แล้ว

      hhhh waryaa midab cas "su'aal xumi jawab male"! ma waxaad Ku jirtay qol madow illaa maalinkad dhalatay,waa maxay sidad uhadlaysa,ma waxad leedahay " s/lia ayaa soo dirsatay dadkasoo jeeda s/land si at s/land ugu guulaysato dooda!wa yab oo maxay ka faa'idayaan taa iyagu?yaase siinaya daacadnimada intaa leeg?war waxaa hanoogu sheekayn,aamuskaa kuu khayr badan runtii adiga!!!!!!!!!!!

    • @mohamaddeeqahmad8013
      @mohamaddeeqahmad8013 5 ปีที่แล้ว

      Kuwa Soomaaliland kasoo jeeda ayagaa Soomaaliya matalayaa

    • @abdirisaqboqore3368
      @abdirisaqboqore3368 5 ปีที่แล้ว

      @@khadrahaybe3395 sxb dad ka muqdisho ka yimi waxa soo diray FARMAAJO

    • @idontcare6856
      @idontcare6856 4 ปีที่แล้ว +1

      @@khadrahaybe3395 waa Runtii Ma Runtaad diidan tahay Xaaaarmajo wuxuu soo diray waa Dabadhirifyadii Somalilland kasoo jeeday eeh Muqdisho Usoo shaqotagay sidaana Lagu Heshiinmaaayo MIDNIMO na Majirto 🙄

    • @_s8895
      @_s8895 4 ปีที่แล้ว

      @@khadrahaybe3395 xᴀᴀʀ ᴀᴍᴀ ᴅʜᴜᴜs ɴᴀʙᴀᴅᴀ sᴏᴍᴀʟɪᴀ sᴏᴍᴀʟɪʟᴀɴᴅ ɢᴀᴄᴀɴᴛᴇᴅᴀ ᴀʏᴀʏ ᴋᴜ ᴊɪʀᴛᴀ ᴍᴀᴅʜᴀ ᴡᴀᴀʏᴇ ɪᴅɪɴᴋᴜɴᴀ ᴀɴᴀɢᴀ ᴄɪᴛɪʀᴀᴀғ ᴅᴀᴅ ɴᴀɢᴀᴍᴀ ᴅʜɪᴍᴀɴᴀʏᴏ ʟᴋɴ ɪᴅɪɴᴋᴀ ᴡᴀᴀɢɪ ʙᴀʀʏᴀʙᴀ ᴅᴀᴅʙᴀ ɪᴅɪɴᴋᴀ ᴅʜɪɴᴛᴀ ᴋᴜ ᴅᴀʀsᴏ ᴛᴀᴀɴᴀ🖕🖕🖕🖕🖕🖕

  • @dr-sadikalijaama3336
    @dr-sadikalijaama3336 5 ปีที่แล้ว +4

    xoghayaha wadani and sucaad❤💜

  • @hamzaqurbaawi1985
    @hamzaqurbaawi1985 5 ปีที่แล้ว +7

    Guul guul iyo Gobonimo
    Somaliland

  • @adalemiper1382
    @adalemiper1382 5 ปีที่แล้ว +46

    Manta waxan jiraa 34 abahay ano uurka ku jira aya laqafashay lana toogtay
    Ano taas abahay lo geysatay
    Cuqdadna uma qabo wlhi
    Ee waxaan ka gami wayay
    Xaqirada ay nimanka somalia wali la so tagan yahin

    • @isaacamir2073
      @isaacamir2073 5 ปีที่แล้ว +5

      Sheikh Isxaaq
      Waa sidaas aad sheegtay. Mid walbaaba waxa uu odhanayaa Soomaaloo dhanbaa dhibi soo wada gaadhay. Sucaadbaase si wanaagsan uga jawaabtay. Inagu waxa aynu tirsanaynaa Dadkeenii ay Dawladii Siyaad Bare gumaaday ee uu aabahaa iyo ehelkayguba ka mid yihiin, Illaahay ha'u wada naxariistee. Iyaguna waxa doonayaan inay wax ay iyagu isku geysteen teena ku deedafeeyaan.
      Ma arkeysid meel ay wadajir uga qirayaan xasuuqii ay naf iyo maalba dadkeena u geysteen. Qaar baa xitaa laga hayaa oo yidhi, haday Somailand soo noqoneyso waa in laga jaraa danbigey Soomaaliya ka galeen ee ay 30ka sanadood uga maqnaayeen ee ay Somalidiidnimada u qaateen. Lagana saxeexaa inaanay mar danbe wax sidaas oo kale ah ku dhaqaaqi doonin. kkkk
      Inkasta oo ay dadka Reer Koonfureedku ay isku dhex jiraan oo ay laga helayo qaar ogol inaanu kala tagno, qaar og dhibaatadii baahsaneyd ee qeyral masuul nimada aheyd ee nalagula kacay hadanase raba inaanu dib u heshiino iyo qaar dafirsanba wixii dhacay oonan sinaba u aqbali karin wax wada hadal ah ama wada xaajood ah oo laga galo kala tag iyo qaar kaloo kaba sii daran oo iyagu aaminsan inaanu Dawladii ugu wanaagsaneyd ka burburinay.
      Siday doontaba ha ahaatee inagu teena ayaynu ka wada neynaa. Inkasta oo intii dhimatay aanay soo noqoneyn, anigu ma qabo inaanu dib ula midawno Soomaaliya oo keli ah. Waxbase kama qabo in sidaas uu Dr. Bulxan yidhi in marka hore la kala tago dabadeedna kor loosoo kiciyo wax oo xitaa Jabuuti lagu soo daro xaajada. Sadexdaasina billaabaan midawga oo shuruudo adadag lakala saxeexdo. Waa marka dib la'isku aamino'e. Taasina Wakhti ayay u baahantahay.

    • @sayidiiful
      @sayidiiful 5 ปีที่แล้ว +1

      Adeer cidiba ma noola, waa ka xumahay in aabahaa la dilay

    • @alihaykal7439
      @alihaykal7439 5 ปีที่แล้ว +2

      Alle janatu fardawsa ha geeyo aaamiin aaaamiin aaamiin yaarabii

    • @hiigsimedia1892
      @hiigsimedia1892 5 ปีที่แล้ว

      adeer taariikhda ha khaldinee cida somaliland xasuuqday waa daarood no kofur oo dhan daarood ayaa dhibta gaystay hawiye oo isaaq la garab ahaa markii dawlada la ridaayay dee adeer hku khaldamina

    • @rayanitaahmed1735
      @rayanitaahmed1735 5 ปีที่แล้ว +3

      Ilahay ha unaxaristo dhaman

  • @Abrahan-biihi
    @Abrahan-biihi 5 ปีที่แล้ว +2

    Dr Bulxan iyo Aqoonyahanad sucaad baan Ladhacay Doodooda Macha Allah Hore usocdaaa.

  • @fartunosman1375
    @fartunosman1375 5 ปีที่แล้ว +4

    Nin kaa hadal badan dhaxal aabahaa ayuu kaa dhaqaajiyaa fowsiyo waa ku soo dhaweenenaa adoo kale cadiifada dadkeykeyso ha u bixin.

  • @subeercalanle9074
    @subeercalanle9074 5 ปีที่แล้ว +1

    Walaahi iyo bilaahay Foosia yusuf x.aadan beenalay weeyaan qof Sland ka yimi oo ay wax u qabtaan ama shqo siiyaan arinkaas been bay ka sheegtay

  • @cabdikariin718
    @cabdikariin718 5 ปีที่แล้ว +3

    Salaan sare Dr bulxan iyo sucaad guul soomaliland

  • @ZackAli
    @ZackAli 5 ปีที่แล้ว +71

    Somaliland barigii ay caashaqday somalia ee ay ku biiraysay heeso iyo gabayo ayay u tirisay
    Laakiin walaalahen somalia imika way na caashaqeen heeso iyo gabayo midna kama hayno xaasidnimo iyo inay dhahaan meel baan kasoo xidhnay ma ahane 😂

    • @rahmaali2050
      @rahmaali2050 5 ปีที่แล้ว +2

      Kkkkkkkkk Zack Ali warninyohow ta cidi ismawaydine waxay hayan midnimo an dhunta dhafsisanayn

    • @warsamaosman-Sool
      @warsamaosman-Sool 5 ปีที่แล้ว +1

      maxay gabay tiriyaan in saxarada laga tiro ayey inyar ujiraane.

    • @isaacamir2073
      @isaacamir2073 5 ปีที่แล้ว +5

      Zack Ali kkkkkkkkk Waar naga daa nin yahow imika ayuu Faala Degen iyo Daahir Calasow oo miidhani ay inagu soo faruurmiye. kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
      intaasina waa kaftankii oo xawaasheysan. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 5 ปีที่แล้ว +2

      zack wlaa arintaa umaaba fiirsan waa wax jiraa waaba ina cayaan facebook baa lacag kagu siiyaa

    • @abdirahmanesmael9958
      @abdirahmanesmael9958 5 ปีที่แล้ว +2

      Qoladan KoonFurta Ahi Jeel Necebaaa
      Hargaysaba Sas Ayay Ka Qabaan
      Miyaanay Ogayn Marka Ay Hargaysa Yimaadaan In Ay Dadka Kala Simanyihiin Oo Meelwalba AADI Karaan Halka Muqdisho Marka Ay Joogaan Aanay Laba Tallaabo Is Daba Qaadi Karin?

  • @bobanboban577
    @bobanboban577 5 ปีที่แล้ว +5

    To give a context, Somaliland gained independence on 26 June 1960 and 5 days voluntarily joined Somalia and they then accepted the leadership of Somalia. Of course we know what happened after. Sucaad hit the nail on the head when she said that Somalis either celebrating siyaad barre previous regime or tolerating him is a insult to all Somalilanders and not only that but the current regime attempt at isolating somaliland. In order for there to be any progress there has to be acceptance of the ills committed in the past and to respect Somaliland borders instead of creating problems as this will only push somaliland further away

  • @siciidhankuduul7835
    @siciidhankuduul7835 5 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi waxaan ku qancay hadalka gabadha ilaahaw iskadaa noolaw wlshy

  • @khalidkilas.6552
    @khalidkilas.6552 5 ปีที่แล้ว +42

    Guull somaliland mnshanalla Go forward somaliland somalia by by by

  • @barashadadiintaislamka2745
    @barashadadiintaislamka2745 5 ปีที่แล้ว +1

    Sucaad Carmiye
    Mashallah
    Somaliland Way Kugu faantaa

  • @ridwansahardid2677
    @ridwansahardid2677 5 ปีที่แล้ว +140

    anigu nin koonfur ah ayaan ahay waxaan aqoonstay somaliland 1960 wey inoo yimaadeen dawlad ayay inoo dhiibeen madaxweyne ayay inaga dhigeen weynu la kuf nay wey inaga noqdeen dee waa inay nu siidayno

    • @FOOTY277
      @FOOTY277 5 ปีที่แล้ว +5

      Heritage haday dhaxdhaxaad tahay ha keento qof somaliya ah sidaada oo Somaliland aaminsan intay keenayso khuwa ka soo hor jeeda badaxbanaanideeda where’s cadala

    • @safasamawada7034
      @safasamawada7034 5 ปีที่แล้ว +1

      Maasha Allah ragaasoo kale ayaa ladoonayaa inay somalia qabsadan kadibna Aya ictiraafan

    • @ridwansahardid2677
      @ridwansahardid2677 5 ปีที่แล้ว

      safa soo sidaa maaha iigu ducee inaan xukunka uqabto

    • @abdullahhassan2940
      @abdullahhassan2940 5 ปีที่แล้ว

      Illaahay Caqliga ha kuu siyaadiyo Somaliland waxay timi1960 xasuuq ayaa laagu badalay Subxaanalaha

    • @elizaar9424
      @elizaar9424 5 ปีที่แล้ว +4

      Ridwaan Sahardid beenaale lahjadaada ayaa ku sheegtey inaa tahay caruurtii beenaalayaashu dhaleen ee Hargaysa ku korey ha sheegan reer koonfur.

  • @abdirahmaan7010
    @abdirahmaan7010 5 ปีที่แล้ว +4

    Dhibaatada Asalkeedu waa Caddalad darro illaa hadda meel waliba kajirta somlia & somaliland

  • @mahadabdiaziz7530
    @mahadabdiaziz7530 5 ปีที่แล้ว +3

    Somaliland i love you

  • @subrina7781
    @subrina7781 5 ปีที่แล้ว +6

    Somaliland isn’t somalia

  • @maxamedcarap8200
    @maxamedcarap8200 4 ปีที่แล้ว +3

    Goood weeye in markale somaliya laala hadlo oo iictiraafka ilaahay naaga siiyo soodhawaada somaliyed kaa wada hadalnoo go itaanka somaliland viva wada hadalaa da go itaanka somaliland

  • @saruujaabdi1158
    @saruujaabdi1158 5 ปีที่แล้ว +2

    viva somaliland alaaw noo daa sl

  • @khalidkilas.6552
    @khalidkilas.6552 5 ปีที่แล้ว +9

    Mnsha alla waa fariid walahi inantaz ree somaliland nolow abti

  • @superfun1819
    @superfun1819 4 ปีที่แล้ว +1

    Dadkaan allahaa cadaabo kuligood .why beesha warsangli ugu jiriin .fuck idoor .
    Somalinad qabiilo badan baa daaga

  • @faizaabdi4916
    @faizaabdi4916 5 ปีที่แล้ว +6

    We should part ways with them no way that we’re going to understand each other. Somaliland iyo Somalia haalo kala baaxo

  • @falastiin1000
    @falastiin1000 5 ปีที่แล้ว +2

    muuse biixi waa inuu sucaad u sharxaa wasiirka arimaha dibeda ee somaliland

  • @chanel143hussein9
    @chanel143hussein9 5 ปีที่แล้ว +6

    Somalia is one

  • @Sh-kj3qf
    @Sh-kj3qf 3 ปีที่แล้ว +1

    Zucaad waa geesid❤❤❤👸💖

  • @Drammaboi1
    @Drammaboi1 5 ปีที่แล้ว +4

    Sucaad wey wareersan tahay. English jajaban ayay Somali ku dhex wadaa. Isaaq qof cuqdadaysan mooyee qof kale ma hayso. Adeer Awdal Sool iyo Sanaag wey ku daynaysaa

    • @Drammaboi1
      @Drammaboi1 5 ปีที่แล้ว

      Taada ayaan u sheegi iyadaa u baahan runta

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 3 ปีที่แล้ว +1

    Kuwii 30 sanadood dadkayga xumaynayey ee ku khatimay xasuuqii
    Hiroshima dooda ay ka gelikaraan madaxbanaanidayda ee aan ka geli karaa waa maxay ? Somaalia haday god ku dhacday waa caquubadayatii
    Haw sii dheerado ayaanu leenahay.
    Somalia is a proved eternal enemy of Somaliland. They're the authors and actors of our Hiroshima genocide.

  • @luulismailgarbie7553
    @luulismailgarbie7553 5 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah Somalia iyo Somaliland guuleysta inshallah

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 ปีที่แล้ว +1

    Midnimo dhimatay ayuu u oloolaynayaa, afka uun baanu ku dhufanayn.

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 5 ปีที่แล้ว +3

    Halayidla heshiiyo maxuma. Laakiin maxaa la idinkula heshiin. Idinka oo olalaya oo amison idin ilaalinayiso. Miyaa layidin laheshindonaa.