Badeena oo kenya boobi doonto sideen u badbaadinaa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 38

  • @___User2014_____
    @___User2014_____ 5 ปีที่แล้ว +14

    First ahay wll YaaL waligay maan gaadhin 50 like somaliyeey ii cumaamuada

    • @abdirahmanmohamed9728
      @abdirahmanmohamed9728 5 ปีที่แล้ว +1

      Khan jaale wariye riyoda ka bax runta isu sheega somalinimadii maalintay dhimatay xaadir baynu wada ahayn .was maalintii daaquudkii bare siyaad iyo soomali oodhani yidhaahdeen dabargoynta ISaaQa we LA baabiiyey magaalooyinkii madfac lala dhacay yaa daarood ismaaciilaay.wanaagii luxdnkii .taasi ayay dhashay qaldaan waaye,taasi ayuu abaalkii noqday calaa kuluxaal,dub udhicimaysoisraac danbe midnimokusheeg Danube ,somalijoofur badbaa ka hadlaysaayea axmaar ayaan usoo raacayaa duli Ku noolaada,

    • @sma7464
      @sma7464 5 ปีที่แล้ว

      @@abdirahmanmohamed9728 ihow ma dhulkoi dhan laga qato badbay ka hadlayane xasid ma gulaysto

    • @alifarah5262
      @alifarah5262 5 ปีที่แล้ว

      @@abdirahmanmohamed9728 Waa run in reerka aad sheegeysaa uu dhib ku dhacay, dowladii sidaa u dishay una dumisayna ay ka mid ahaayeen intii dalka oo dhami burburin, waa run in afweyne sidaa sameeyay laakiin caqliga aan la aqbali karin ayaa ah in aad tiraah soomaaloo dhan, reerka aad sheegeysa saraakiishii ugu sareysay ayay ahaayeen kuwii majeerteen dilayay kana aasayay ceelasha, ee caqliga caadifeysan iyo inkaarta iska daa, oo goosashada aad sheeganeysaa reeraha kula dagan mid aaminsani ma jiro, dunidana intaa iyo ka badan bey ogtahay, adigii baan isku raacsaneyn. Amxaaro kuwii ku dhexnoolaa baa nolol gunima ah nool, kenyana waa la mid oo naftaada ha hafrin .

    • @alifarah5262
      @alifarah5262 5 ปีที่แล้ว

      @@sma7464 waxa aad tiri, ''dhulkoo dhan maa laga qaato'' xaasidnima ka weyn meel ku sheeg. xaasika aan guuleysan waa adiga, indhahaagu ma qabtaan qoraalkaaga,

  • @fardowso98yyusuf54
    @fardowso98yyusuf54 5 ปีที่แล้ว +3

    walahi waan iska ilmeyay cil iyo calol xumo waxan noqaday dimoshi ilan is celin wayay ilahow nohili

  • @joonbeel2254
    @joonbeel2254 5 ปีที่แล้ว

    Ok

  • @issaabdi9129
    @issaabdi9129 5 ปีที่แล้ว +3

    Soon the sleeping lion gonna wake upp , kenya must watch out before its to late....

  • @abdihakiimabdi2061
    @abdihakiimabdi2061 4 ปีที่แล้ว +1

    hadey soomali keenya baasaborka soomali kuqorantahay sida dunidkale we calooshen ushaqeysta yihin bada waa bad soomali balse keenya basabor uguqorantahay waxay kadhigantahay wax kala manihin his his iyo xal dibuegis

  • @safiyaabdule7364
    @safiyaabdule7364 5 ปีที่แล้ว +5

    Soomaalaay aan difaacno jiritaankeena🖐

  • @awdalsomalia7333
    @awdalsomalia7333 5 ปีที่แล้ว +2

    #HappyIndependenceDay🇸🇴 #1DaLuulyo
    Hanbalyo Dadkeygii Somaliyed #SomaliaSomaliBaaLeh💪💪🇸🇴💪💪

  • @yasinhassan2203
    @yasinhassan2203 5 ปีที่แล้ว +2

    wadani ayaad thy masuul alaha ku barakeyo garabkaga ayaan taaganhy somalia anagoo joogno cidna ma hunguriyeeni doonaan cadowga umadda somaliyeed

  • @safiyaabdule7364
    @safiyaabdule7364 5 ปีที่แล้ว +3

    Wasaaradda arrimaha dibadda qof u qalmo ma helin

  • @mohaibraahmed1800
    @mohaibraahmed1800 5 ปีที่แล้ว +2

    Plz plz plz hal wxbaa inika codsaday aan israacnoo hdaanahnay Somali asaageen baan hadii Klee kaharaynaa Somalia people are one nation and one people we must love together plz east west north and south gacmahaa aan is qabsanoo plz waayo danteena kuu jirtaa

  • @halimoabdi6336
    @halimoabdi6336 4 ปีที่แล้ว

    War yaahee Abdulhafidow magacyadaasu waa magacyo facan malahayga waayo waaba looga marmikaraa magacayada qabiilka ee madax maray odayash iyo islaamaha somaliyeed

  • @nimcaanhaajifaarah6511
    @nimcaanhaajifaarah6511 5 ปีที่แล้ว +5

    Number 3 ahy intii somali jecel like

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 5 ปีที่แล้ว +1

    Dad badan ayaan la yaabay markay dheheen "dhulkan ku nool iyo ku dhintay ayuu ka dhexeeyaa" ka nool gartay, ka dhintay ayaan isa su'aalay, how? Waxan markaas ogaaday, in haddii dhulkan cid kale la wareegto, inaanay, qaburohoodu ahaan doodin ama ku ooli doodin meelaha ay ku karamaysanyihiin ee ay ku xabaalanyihiin. Markaas, waa hadal qiimo leh runtii.

  • @MrXamaraawi
    @MrXamaraawi 5 ปีที่แล้ว +1

    Runtii universal waa tv aad muhiim u ah door weeyna ka qaatay soo celinta qaranimada dalka,laakiin waxyaabah aan kula heshiin waayey waxaa ka mid ah inuu raaco dantiisa tvnimo,waxaan ka wadaa dhex dhexaad kama noqwon kartid qarankaaga ha taageero qaranka soomaliyeed yuusan ka xishoon runta ah midnimada soomaaliyeed oo ah dowlad dhexe oo dalkaan maamusha,waan garan garanaa dabcan haadaan land landkan la qancin meelaha lagama shaqeeyn karo laakiin waa in lagula dagalamaa runta ah midnimo iyo dowlad jaceeyl madaxweeynayaashaan farada badan,mucaaradka dalka cadawga ku ah oo raaca shisheeyah dalka ku soo duulo yuusan faahinin bah bahdooda iyo kala qaybinta ay wadaan,tan xigta rag aad wadaniyaal u ah ayaa ka shaqeeya sida CAGTA xaaji cabdi xafiid iyo allaha u naxariistee wariye cawil iyo barnaamijkiisii aad iyo aadka muhiimka inoogu aha ee DOOD WADAAG,waxyaabaha amaanta uu ku mudan yahay tv universal koow ka aha kaasoo isu keeni jiray shacabka iyo madaxdooda laguna lafaguri jiray arimaha taagnaa xiligaa,marka universal waxaan leeyahay taageera dowlada dhexe kana shaqeeya mideeynta dalka.

  • @aminajamac2959
    @aminajamac2959 5 ปีที่แล้ว +4

    Alaa na leh e intuu mamul goboled jiro somali waa maqantahay

  • @fmohamud2237
    @fmohamud2237 5 ปีที่แล้ว +1

    Adeera yaal rag ahaan idinka waraabaha noo tuuray ee Nagala hor taga huuhada

  • @ahmedjamacofficial4008
    @ahmedjamacofficial4008 5 ปีที่แล้ว

    Dhuul iyo bad ba wan u dagalameyna somaliyey an u midowno

  • @Media-yf2it
    @Media-yf2it 5 ปีที่แล้ว +1

    "Ilaa ka dhintey baa dhulka leh"hhhhhhhh

  • @abshirmjomba4409
    @abshirmjomba4409 5 ปีที่แล้ว +4

    Somalia all the best

  • @AA-uf3bl
    @AA-uf3bl 5 ปีที่แล้ว

    Trunji is a very knowledgeable Somali on the very Somali issues! Please read his writings/extracts about Somalia.

  • @safiyaabdule7364
    @safiyaabdule7364 5 ปีที่แล้ว +1

    Baazi xaaji busuri mahadsanid

  • @IfrahMYusuf
    @IfrahMYusuf 5 ปีที่แล้ว

    Yaa saxiixay 12 Anakoo 200 haaysane, waxa maa sifiican u sheegtaan si aan u fahano

  • @ambarali3719
    @ambarali3719 5 ปีที่แล้ว +1

    Thanks my brorher ❤🇸🇴

  • @aminajamac2959
    @aminajamac2959 5 ปีที่แล้ว

    eeg ninkan ĺeh markii la baxay ayaan la istaagay waxaan ku idhi anigoo ku ixtiraamayaa
    way oo way

  • @yassinjama1035
    @yassinjama1035 5 ปีที่แล้ว

    Somalia and Kenya are brothers. they need to come to terms and treat each other with love and respect, it's the only way they will build a strong relationship and better future for their people.

    • @husseinmohamed6347
      @husseinmohamed6347 5 ปีที่แล้ว

      Yassin Jama we aren’t brother and we aren’t Sister just we’re Neighbor

    • @issaabdi9129
      @issaabdi9129 5 ปีที่แล้ว

      Mr. yassin how comes your brother want to steal your wealth and feed her children while your own child die with hunger. just imagine but to us Somali we cant seat and watch .....

    • @yassinjama1035
      @yassinjama1035 5 ปีที่แล้ว

      @@issaabdi9129 my Somalian brother, don't forget that percentage of Somalis are Kenyais. keep that in your mind and we shall not forget that love wins over hate. more over, the case now is in the hands of the icj which is a great place to rest the situation🇰🇪✌🇸🇴🏝

  • @mohamedidiris4380
    @mohamedidiris4380 5 ปีที่แล้ว

    Block maxa laga wadaa halaiga jahilbixiyo somaliyey.