Falanqaynta Buugga "100 Mashruuc IYO Mashruuc"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 22

  • @amingoad9216
    @amingoad9216 ปีที่แล้ว +4

    Sh. Xamse aad ayuu ugu mahadsanyahay qoritaanka buuggan qiimaha badan. Annaguna haddii aannu nahay dhalinyarada ganacsiga iyo barashadiisa xiisaysa, waxa nagu ballana in aannu iibsanno oo aanu akhrino kadibna aannu falgalinno insha Allah aqoonta aannu ka barannay.

  • @saladmacalin6348
    @saladmacalin6348 ปีที่แล้ว +3

    Maasha Allaah waa arrin wanaagsan ustaad xamsa ajar an lasookobikarin Allaah hakasiiyo aniga ahaan waxaa aad ii anfacey casharadiisa dhisidda iyo horumarinta dhaqaalaha ama ganacsiyada waan hubaa buugan in uu naga xaqabtiridoono macluumaad aan laga dhigin iskuulada iyo jaamacadaha.

  • @abdiazizabdi462
    @abdiazizabdi462 ปีที่แล้ว

    MASHA ALLAH USTAD DHIIRI GELIN FCN AYAN NASIISEY

  • @asaddacar9079
    @asaddacar9079 ปีที่แล้ว

    Masha allah ustaad aad baan kaaga mahad celinayaa qorida dhiganahan
    Boosaaso Malaga helayaa

  • @bulshaawideeq2802
    @bulshaawideeq2802 ปีที่แล้ว

    Maansha allaah sh xamse alleh ha barakeeyo

  • @binfarascade4391
    @binfarascade4391 ปีที่แล้ว

    Masha Sheekh xamze Ilaahay ajar iyo xasanaad haka siiyo

  • @mac-hirsi8569
    @mac-hirsi8569 ปีที่แล้ว

    Allaah habarakeeyo sheekha wax bulshadu ubaahantahay weeyi

  • @abusafwaan1280
    @abusafwaan1280 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah waxan ubaahanahay whats apka razeen

  • @Mr_data46
    @Mr_data46 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad hamze muqdisho maad bandhig book ku Sameey waa iga codsi

  • @mushtakseed8376
    @mushtakseed8376 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad waan ubaahna ee garoowe Malaga helayaa.

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 ปีที่แล้ว

    ❤ Mansha Allah

  • @abdifatahmustafshoble2657
    @abdifatahmustafshoble2657 ปีที่แล้ว +1

    *Moqdishu dadka jooga sidee ku heli karaan buuga*

  • @abusafwaan1280
    @abusafwaan1280 ปีที่แล้ว

    Buugga wajaale malaga helayaa

  • @macalinxasan6447
    @macalinxasan6447 ปีที่แล้ว

    Aso pdf ah where

  • @Mohammed-yf5si
    @Mohammed-yf5si ปีที่แล้ว

    Xagee laga heli karaa buugga?

  • @Inajaaburi
    @Inajaaburi ปีที่แล้ว

    Bugan xgee ka iibsamkara wll

    • @razeentrainingcenter189
      @razeentrainingcenter189  ปีที่แล้ว +1

      hargaysa
      hema books
      iqra books
      muqdisho
      maktabada barakaat suuqa bakaaraha
      saami online