ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Heestan waxaan daawan day February 25 2022 inta ka heshay like iisaara
Hankeygi bixitamoo intuu Buuraha ka lalay Bosaso iyo Burtinle aadayoo30/09/2019Kenya kitengela
waaaaaaaaaaw fanaanka da'ada yar ee iidle yare long time addis aa iigu kaa dambeesay noolaaw ugaas
Wow! Bishii dhalatay xasuus badankeygaa ku taal bogeygaa seexataa! inaba caadi ma ahan heesta Iidle yare heestaada qalbigey taabatay xaqiiqdii
Jacelkii baarcadaha iloow listening 7/2024 Fanan Iidle Abdullahi Nuune.
Iidle abdulahi nuune legend always 👏
Hees mcn iyo cod mcn tiptop👏Bilicdii dhaayahaay adaan kuu bihinbiho baryaba kuu jeelanaa ❤
wooooow caadi ma ahan wllhi all fanan idleyarewaa ka baxsatay sxb waxaa ina xasuusisay fanaankii laga daba dhacay allaha u naxariistee sanka sxb i like u songs
waaw eshcalaa hees codka iyo rhythm side uu ula socdo heesta asagaaba dib si fiican u noleeyey . wuxuu aad u cod agyahay cabduqaadir sanka .
Al fanaan iidle yare noolow sxb cod macan the best
yaasalaaaaaaaaaaaaam wllky masha allaah halkaaga kasii wado wllky qaaliga nice codkaaga
Iidle waan ku xasuusnay markad jogtay adis ababa 2011 waan daynaya heesa ayad odhan jirte sowdiga ula kala baxay nice song weeye dumarka iska yaree lkn hablaha na u tudh
WAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAW CAADI MAAHAN CODKA IIDLE YARE IYO MIRAHA HEESTABA MAASHAA ALAAH AL STAAD AL FANAAN ILAAH HAKU AMAANSADO
waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw caaaadi maaha iidle yare waa shidanayahay wlhi heestaa caadi maaha
woooow iidle yare waa fanaanka qarniga heestaana waa dookhayga koobaad
inta heesa jirto waliigay midaan ma maqliin meeybii waa qarsooneed heestaan
wallaahi codki abtigeey C/qaadir sheekh Cali Sanka ayuu leeyhay wuuna keenay xetaa ciyaarta waa lamid
Allaha yarxamahu C/qaadir Sanka, big big wadani, qabrigiis ilaah waasic ugu dhig.
Man sha Allah hestan caadi ma aha fans ka sanad ka
wwwwwwwwwww ish calaa hees idle yare noolow fanaankena
well done waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw impress nice style love it
I need life history of fanan idle. Big fan for you
bishi dhalataay xusuus badankaygaad ku taal bogaygaad seexataa i really like this song
Adaa Baantii naftiyo Badbaado Jacayl Ahoo Bogsiin kara Aramidee Bariiido Kusoo dhawow 💓❣
Heesahiisa hestan ayan ugu jeclahay
Sxiipkay dagaalkii gooja cade ku dhintay heestaa waagaa jaadka qarsan jirnay ayuu aad ugu baashali jiray sxiip geesi ayaa ahayd allaha ku naxariisto😢
waaw bidhanney aragtidaa bax naanow weheshigaa cadimahan heestan wlhi
waw hees taan waa Qatar lkn wiilkaan rer madiino muu ahaan jiray garahaa ceeldhere
saaan aankaa rabaaa iiiidkah waaan dhawahay
axsan cod iidle yare fanan somaliyeed 👍👍
woow fanaan ka addis ababa
2018 yaa dhgaysnyo 💕
Iidle yare sxb❤❤❤❤❤❤
nice song and nice voice i like it
Very nice you are the best!!!!!!!
He is one of the best
waaaw wiilkaan aadbuu u cod macaan yahay.
top song iidle yare keep it up
Nice zoNg idle yare
iidle axsan fanaan
IIDLE yare music 2013❤❤❤❤❤😊
Masha Allh iidle noolow
2024 2 March inta dawanya❤❤❤❤❤❤❤
Xasuus aya gAlay heestan mar hore dhagesan jiray xiligaas TH-cam ma aqoonin
good idla yare halka kawad wa hesa macan runtii
Waa fanaan yar oo cod macaan muu qurbaha noogu yimaado
idle cadii matihid aaaawwwww aaaaawwwaaa
Iidle yare still 2023 is 🔥
Waan gartay!!
Ilow ilow ❤
iidle inan heestan ka xadan rabaa isgaa lagabrtee lolz
Waayo waayo iidle
idle ii nolow brother big fans an qaar ka rooni
kkkkkkkkkk warsama qatar ayaa tahay codka cabddul qadiir sanka ayoow shabahaa sax
waaaan tageraaa iidle hadaaad ogan saaan kuu tagero waaaad isoo radi lehed
AXAAAAAAAAAX IIDLE YARE ILAAHAY AFKA KUMA GOOYO CODKAAGA SWEET WAAAYE ABOOWE WIILKAN IN AAN AROOSA I HAYSAAA HMMMMMMM
I love your song
Huda wad iga qoslisay waleee armee laga hor dafaaa
Huda Warsame kkk
Bariido kusoo shawoow xasuus ayaan galay inaba caadi ma ahan
Wow sxb iidle wa ka baxsatay hestaan inta kale been
2013 aya igu danbysay heestan Hdana waxan firsanya markii 2aad
style idle 😍😍😍😍
nice song
hees la yaab leh
iliyo cawriba la aaw idle
Qof adunkaba joogin danbiga haku siyaaadin
love is sogn
2024 yaa dhagesanoyo😂
i love des song wwwwwwwwwwwwwwwwwwwww
Idil yare inoolow tagero buxa
Bro wad salamantahay
woooooooooooooooooooooow
hankaygii bixitime burciyo shiikh adayow wwwwwww
iidle hestan leee bogeyga seexato hees ahaaa hhh
kkkkkkkkkkkkkk black closh cml waaa kawadataaaa sxbnaaa idle yare
wwwwwwwwwwww nyc heees
eshcala hees inolow huuno
Cod macan iyo ereyo murti leh
Caruurta heesaha Dadka aanay gadhayn qaada xabsi baan ka buuxin lahaa
❤
Lolz Iidle nic song (adis'safar Adeer cali)
beerta aya ku jirtaa awowe
war tadkaas maaha jaceelkooda jaceel la ilaabikaree meesha katak ninkow
Hooyo
iiiiiiiidle brokeeeeeey long lyf
markasu shidnaa iidle iska dhaf copyga
Hduu magac weyn yeeshay waana copyga ilee wa fanan cod mcn music casri ah iyo muqaaladi u danbeyay
intaamaskax yaarida ah dhaan inaa hargeyso loo qadey modaan%
maasha ala afka makaa goyo
Hankaygu Bixitiimow intuu Buuraha ka Lalay Burco Iyo Sheekh Aadayow
Kama xiso goyo heestan nolow iidle yare
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk yaan lagaaga hormarin huda
wwwwwwwwwwwww mashallah
Sweet!, yarku cod iyo action buu nagu diley!, heestan ma Sanka baa lahaan jirey?
Cumar Daahir haa sxp sanka aya leh
wwwww iidle
iidle waad i ceyweysay sunka cad iga qaray…lol
axyaa fnan hrgyisa abti poqsho ku klay
Idle tuganimada I ska day l
gabadha reer samaale gabadha reer samaale waaw
caloll iyo wax daaran iyo madaxa boosan leee kafikerayan nagaha qar kkkkk heestaa kumaa mashqulayan maba ku heestaan fiiro kaar ah eey waatan¤
hahahah
khadra hashim hhhhh qadro adne maxa kuhaysata
Wa sax wlh
Iidle yare
Inaba caadi maaha Bayaa cesc aya yaabay - bogaygaad seexata baya beerta loo diray oj oj oj
bilcagsi miyaa video aniga calol iguma jeedo
hhdhf
calool malahan ee edeb isku yeeela naga waalan batahiin
+jaama hassan kkkkkkkkkkkkk wax u sheeg dumarka
yyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy
jjuuujjjkkkkk
:-) :-) :-) :-) :-)
axyaaa yaa iidle
Heestan waxaan daawan day February 25 2022 inta ka heshay like iisaara
Hankeygi bixitamoo intuu Buuraha ka lalay Bosaso iyo Burtinle aadayoo
30/09/2019
Kenya kitengela
waaaaaaaaaaw fanaanka da'ada yar ee iidle yare long time addis aa iigu kaa dambeesay noolaaw ugaas
Wow! Bishii dhalatay xasuus badankeygaa ku taal bogeygaa seexataa! inaba caadi ma ahan heesta Iidle yare heestaada qalbigey taabatay xaqiiqdii
Jacelkii baarcadaha iloow listening 7/2024
Fanan Iidle Abdullahi Nuune.
Iidle abdulahi nuune legend always 👏
Hees mcn iyo cod mcn tiptop👏
Bilicdii dhaayahaay adaan kuu bihinbiho baryaba kuu jeelanaa ❤
wooooow caadi ma ahan wllhi all fanan idleyarewaa ka baxsatay sxb waxaa ina xasuusisay fanaankii laga daba dhacay allaha u naxariistee sanka sxb
i like u songs
waaw eshcalaa hees codka iyo rhythm side uu ula socdo heesta asagaaba dib si fiican u noleeyey . wuxuu aad u cod agyahay cabduqaadir sanka .
Al fanaan iidle yare noolow sxb cod macan the best
yaasalaaaaaaaaaaaaam wllky masha allaah halkaaga kasii wado wllky qaaliga nice codkaaga
Iidle waan ku xasuusnay markad jogtay adis ababa 2011 waan daynaya heesa ayad odhan jirte sowdiga ula kala baxay nice song weeye dumarka iska yaree lkn hablaha na u tudh
WAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAW CAADI MAAHAN CODKA IIDLE YARE IYO MIRAHA HEESTABA MAASHAA ALAAH AL STAAD AL FANAAN ILAAH HAKU AMAANSADO
waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw caaaadi maaha iidle yare waa shidanayahay wlhi heestaa caadi maaha
woooow iidle yare waa fanaanka qarniga heestaana waa dookhayga koobaad
inta heesa jirto waliigay midaan ma maqliin meeybii waa qarsooneed heestaan
wallaahi codki abtigeey C/qaadir sheekh Cali Sanka ayuu leeyhay
wuuna keenay xetaa ciyaarta waa lamid
Allaha yarxamahu C/qaadir Sanka, big big wadani, qabrigiis ilaah waasic ugu dhig.
Man sha Allah hestan caadi ma aha fans ka sanad ka
wwwwwwwwwww ish calaa hees idle yare noolow fanaankena
well done waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw impress nice style love it
I need life history of fanan idle.
Big fan for you
bishi dhalataay xusuus badankaygaad ku taal bogaygaad seexataa i really like this song
Adaa Baantii naftiyo
Badbaado Jacayl Ahoo
Bogsiin kara Aramidee
Bariiido Kusoo dhawow 💓❣
Heesahiisa hestan ayan ugu jeclahay
Sxiipkay dagaalkii gooja cade ku dhintay heestaa waagaa jaadka qarsan jirnay ayuu aad ugu baashali jiray sxiip geesi ayaa ahayd allaha ku naxariisto😢
waaw bidhanney aragtidaa bax naanow weheshigaa cadimahan heestan wlhi
waw hees taan waa Qatar lkn wiilkaan rer madiino muu ahaan jiray garahaa ceeldhere
saaan aankaa rabaaa iiiidkah waaan dhawahay
axsan cod iidle yare fanan somaliyeed 👍👍
woow fanaan ka addis ababa
2018 yaa dhgaysnyo 💕
Iidle yare sxb❤❤❤❤❤❤
nice song and nice voice i like it
Very nice you are the best!!!!!!!
He is one of the best
waaaw wiilkaan aadbuu u cod macaan yahay.
top song iidle yare keep it up
Nice zoNg idle yare
iidle axsan fanaan
IIDLE yare music 2013❤❤❤❤❤😊
Masha Allh iidle noolow
2024 2 March inta dawanya❤❤❤❤❤❤❤
Xasuus aya gAlay heestan mar hore dhagesan jiray xiligaas TH-cam ma aqoonin
good idla yare halka kawad wa hesa macan runtii
Waa fanaan yar oo cod macaan muu qurbaha noogu yimaado
idle cadii matihid aaaawwwww aaaaawwwaaa
Iidle yare still 2023 is 🔥
Waan gartay!!
Ilow ilow ❤
iidle inan heestan ka xadan rabaa
isgaa lagabrtee lolz
Waayo waayo iidle
idle ii nolow brother big fans an qaar ka rooni
kkkkkkkkkk warsama qatar ayaa tahay codka cabddul qadiir sanka ayoow shabahaa sax
waaaan tageraaa iidle hadaaad ogan saaan kuu tagero waaaad isoo radi lehed
AXAAAAAAAAAX IIDLE YARE ILAAHAY AFKA KUMA GOOYO CODKAAGA SWEET WAAAYE ABOOWE WIILKAN IN AAN AROOSA I HAYSAAA HMMMMMMM
I love your song
Huda wad iga qoslisay waleee armee laga hor dafaaa
Huda Warsame kkk
Bariido kusoo shawoow xasuus ayaan galay inaba caadi ma ahan
Wow sxb iidle wa ka baxsatay hestaan inta kale been
2013 aya igu danbysay heestan
Hdana waxan firsanya markii 2aad
style idle 😍😍😍😍
nice song
hees la yaab leh
iliyo cawriba la aaw idle
Qof adunkaba joogin danbiga haku siyaaadin
love is sogn
2024 yaa dhagesanoyo😂
i love des song wwwwwwwwwwwwwwwwwwwww
Idil yare inoolow tagero buxa
Bro wad salamantahay
woooooooooooooooooooooow
hankaygii bixitime burciyo shiikh adayow wwwwwww
iidle hestan leee bogeyga seexato hees ahaaa hhh
kkkkkkkkkkkkkk black closh cml waaa kawadataaaa sxbnaaa idle yare
wwwwwwwwwwww nyc heees
eshcala hees inolow huuno
Cod macan iyo ereyo murti leh
Caruurta heesaha Dadka aanay gadhayn qaada xabsi baan ka buuxin lahaa
❤
Lolz Iidle nic song (adis'safar Adeer cali)
beerta aya ku jirtaa awowe
war tadkaas maaha jaceelkooda jaceel la ilaabikaree meesha katak ninkow
Hooyo
iiiiiiiidle brokeeeeeey long lyf
markasu shidnaa iidle iska dhaf copyga
Hduu magac weyn yeeshay waana copyga ilee wa fanan cod mcn music casri ah iyo muqaaladi u danbeyay
intaamaskax yaarida ah dhaan inaa hargeyso loo qadey modaan
%