DEG DEG Xasuuq Ka Socda Muqdisho Guryo La Burburiyay Dumar La Jirdilay & Muuqaalo Naxdin Leh Oo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 110

  • @اسداللهالاكبر-ك3ق
    @اسداللهالاكبر-ك3ق 14 วันที่ผ่านมา +11

    Subxaanalaah oo dawladii xasan sheekh ma saanay ubahaloowday oo waaba laadariin tuug ah allah dadka haka qabto

    • @june6206
      @june6206 14 วันที่ผ่านมา

      Dee saw hawiye maha xasan intasa ku filan reer muqdisho maxamadow soo bax wuu baxee xasan ku wad

    • @maxamedaashaguur
      @maxamedaashaguur 14 วันที่ผ่านมา

      Faramaajow filada kasoo bax rajiim baa tahaye

  • @Staly1
    @Staly1 14 วันที่ผ่านมา +7

    Xasuuq maha ee waa bililiqo

  • @CabdalaIbrahimceeje
    @CabdalaIbrahimceeje 14 วันที่ผ่านมา +11

    Qori qaata oo iska celiya waxan dowlad ma aha

  • @ammat-t5m
    @ammat-t5m 14 วันที่ผ่านมา +5

    Baarlamaankii ayaa doortay maamul aan umadda horay u wadin allaha hadeeyo kuwa wax xadaya nooc walba ha ahaadaanee allahuma aamiin muslim waa qofkii laga magan galo gacantiisa iyo carabkiisa walaahu mustacaan

  • @qodaxdhuuni5332
    @qodaxdhuuni5332 14 วันที่ผ่านมา +6

    Somalia ilaah baa u maqan.

  • @gobaysanetailor5550
    @gobaysanetailor5550 14 วันที่ผ่านมา +6

    War hedhaha somalia xage lo wada
    wlhi tii kadhacdey suuriya iqarsey noqon donta insha allah

  • @zeynababati1939
    @zeynababati1939 14 วันที่ผ่านมา

    Caasho waa runtaa inta aad sheegtay
    Thank u

  • @AbdifataaxSaleeban-l5n
    @AbdifataaxSaleeban-l5n 14 วันที่ผ่านมา +4

    Farmaajo waa mareexan kaxaaxaabiya

  • @fadumomusse2132
    @fadumomusse2132 14 วันที่ผ่านมา +7

    Qabyaalad ayaa SaaS idiin gashay
    Dal xoreeye maxaa helay

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 14 วันที่ผ่านมา +4

    Walahi waa biladowlad inkar alle hakurido kuwa umada saasugeleyo waa bila madaxweyne yaahuu

  • @KhadarMjamac
    @KhadarMjamac 14 วันที่ผ่านมา +5

    Subxanalaa wlala dowlada lasheegayo waa shacabkee ee codkina ku mujiya😊

  • @atakar26
    @atakar26 14 วันที่ผ่านมา +1

    Iska sabra insha alaah xabiiibal malaayiin madaxweyne farmaajo ayaa dhibkaan meel idiinka saaraa markoo soo noqdo

  • @dekj2572
    @dekj2572 14 วันที่ผ่านมา +5

    Ka uruuriya xassan sheikh baahane

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 14 วันที่ผ่านมา +2

    Subxaanallah subxaanallah

  • @Ibrahim-w3w4n
    @Ibrahim-w3w4n 14 วันที่ผ่านมา

    Xasan shiid walaahi waxaa la arki doona isaga oo kolba qayb la aasaayo inshaa allaah

  • @LiilBaro
    @LiilBaro 14 วันที่ผ่านมา +2

    Waa,dhaxalka qabyaaladu ay lee dahay midnimo wax dhaama ma,juraan

  • @abdullahiahmed5903
    @abdullahiahmed5903 14 วันที่ผ่านมา +6

    Dadkan dhulkii dowladda lahayd ee ahayd uskuulada hortisa iyo berihii nasashada ee dowladii kacaanka ee maleteriga ahayd ay ka dhistay meelo beero lagu nasto ayay dadkan iska degeen oo ay ka dhisteen sandaqado jiingado waa in laga kuciyaa laakiin waa in dhul kale oo ay degaan loo qaybiyaa

  • @CabdikariinAxmedXasan-b2t
    @CabdikariinAxmedXasan-b2t 14 วันที่ผ่านมา

    Wlh pilahi hantid hadee keeni waaye wlh waa ladili dumar moo gacaN uqaade geeri kaxigaa💪💪🇸🇴

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad1393 14 วันที่ผ่านมา +5

    Wakaas xasan xumoow talada wadanka uuw uhayo wataa

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 14 วันที่ผ่านมา +3

    Haye dal xureeye maxaa ka hesheen waa dal xaraashe kuwaa iyagii noocaas ah baa lagu leeyahay soomaaliyi wax hala qaybsato

  • @umuomar-n7u
    @umuomar-n7u 14 วันที่ผ่านมา +1

    Masidaa baa duladnmo ah waa lagu xadgudbay shicibka masaakiintah

  • @avoidcruel744
    @avoidcruel744 14 วันที่ผ่านมา

    Masaakiin Allaah ha caawiyo

  • @AbuuAsad
    @AbuuAsad 13 วันที่ผ่านมา

    Buush iyo baraako iyo Kuli wixii bilica magaalada kahorimanaya xataa suuqyada waakamit

  • @AsmaAxmed-j7d
    @AsmaAxmed-j7d 14 วันที่ผ่านมา

    😢😢😢😢

  • @shaairguled9274
    @shaairguled9274 14 วันที่ผ่านมา

    Ilaahoow adaaumaqan dulmanayaasha

  • @AsmaaIdriis
    @AsmaaIdriis 14 วันที่ผ่านมา +2

    sandaqado shari daro ah waa la burburinayaa meelhaad ka soo guurteen ku laaabta waa xaaraan

    • @sahroxassan6814
      @sahroxassan6814 14 วันที่ผ่านมา

      Kkkk waa intaas inta leysku heyso

  • @Samir-vj3gr
    @Samir-vj3gr 14 วันที่ผ่านมา +7

    Farmajo waa marexaan

    • @fahm3d88
      @fahm3d88 14 วันที่ผ่านมา +3

      Shacabku waxay noqdeen umad maskaxdooda lagu cayaarayo marba siduu siyaasigu rabo bay uyeelaan hadhowna saan ookale baa kudhacaysa allaha ugargaaro

    • @hodandahir8111
      @hodandahir8111 14 วันที่ผ่านมา

      Farmajo iyo xasan wa isku mid wa labo madaxawenya xushmad ba noga bahan yahin

  • @safiyasalad1693
    @safiyasalad1693 14 วันที่ผ่านมา

    😢😮

  • @nafisaahmed4887
    @nafisaahmed4887 14 วันที่ผ่านมา

    Xasbiyan allaahu wanicmal wakiil walaaxola walaaqubati ilaa bilaahi cadiimul cadiim bisinka araxmanka ale ka cabsi way dhamaatay askartii maa saan noqdeen in iyagii wax xalin lahaa oodhac iyo jir dil ku fara kacaan waa foolxumo xanuun aadan ilaaheey ha idinka qabto

  • @halimah.c5720
    @halimah.c5720 14 วันที่ผ่านมา

    Dadka soo lamasheegen marka höre iin la jabiin❤😂🎉😢😢😢 runtu waa iin marka höre digiin laa siyo markii digiinta aay kurz bixii wayaan waa jajiibiin

    • @sahroxassan6814
      @sahroxassan6814 14 วันที่ผ่านมา

      Waa la siiyaa mudada iyagaa isku dhajinaayo ka baxa dhulka dowlada

  • @nmi2672
    @nmi2672 14 วันที่ผ่านมา

    Dhulka hantida guud alaga guro Somaliyee qof xolihisa sax ah dowlada marabto dowladana dhul ha siso dadka daciifka ah

  • @JawahirHassan-y9n
    @JawahirHassan-y9n 14 วันที่ผ่านมา

    Madaxda🇸🇴 eed waxaan leeyahay Allaah ka baqa dulmiga socda ee maatada lagu hayo wax ka qabta.Mucjizooyinka ku socda daalimiinta Adduunka ku cibro qaata.Qabashada Alle Weyne waa adag tahay ee inta aan Alle idin qaban isdaba qabta.

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 14 วันที่ผ่านมา +1

    Farmaajow vilada kasoobax masaaney dhashey

  • @ahmedbenahmed2061
    @ahmedbenahmed2061 14 วันที่ผ่านมา

    Moryaan

  • @Aqlileey
    @Aqlileey 14 วันที่ผ่านมา

    Waaw

  • @Ibrahim-w3w4n
    @Ibrahim-w3w4n 14 วันที่ผ่านมา

    Xasan shiid ma madaxwaynaa mise waa madaxmooryaan .?

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 14 วันที่ผ่านมา

    Calaacal wax ma taraayo ee Hassan aboor aga daata Villadha. Hassan tuug naxariis maleh ee iska celiya.😢😢😢

  • @malaboa591
    @malaboa591 14 วันที่ผ่านมา

    Dadkii boob ayay u soo jeesteen oo dhul aysan laheeyn ayay guryo ka dhisteen. Tiitiinkii ku yaalay ayay iska jareen oo guryo ka dhisteen ayaaba la leeyahay oo jidkii ayayba dhisteen oo waa dad qaaducul dariiqiin ah oo meeshii banaanba ineey jiingado ka dhistaan ayay rabaan oo bilicda magaalada ayayba ineey fool xumeeyaan ayay rabaan ee dowladnimada ha waarto inshaa Allaah

  • @saciidocumar6007
    @saciidocumar6007 14 วันที่ผ่านมา

    Hadii warqad maxkamad la Helay in aad ka gar baxdaan ayeey aheyd.

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 14 วันที่ผ่านมา

    Farmaajo Mareexam ka soo bax villada sidaas ayaa idiin danbeysay oo ifinka aakhirka iswada cunaya

  • @Zain341
    @Zain341 14 วันที่ผ่านมา

    Dhibmalah hawiye way is dhici jireen

  • @AbdifataaxSaleeban-l5n
    @AbdifataaxSaleeban-l5n 14 วันที่ผ่านมา

    Iyaga shalay qabyaalad kutagerayay xasan shiiq maantana ooynaaya

  • @deeqocabdisalanwarsame6444
    @deeqocabdisalanwarsame6444 14 วันที่ผ่านมา +1

    Deee iska celiya cabadka iska daya xasan hal malin ayad xilka kaga turikartan ee illahay awoodina idin tuso xasan umada illahay haka qabto dhiibku wado

  • @shiikheygacashakha1611
    @shiikheygacashakha1611 14 วันที่ผ่านมา

    Taliyaha sodaa uhadlay maa shaqada laga joojiyo Dowladi aaway

  • @rahoroble3224
    @rahoroble3224 14 วันที่ผ่านมา

    Warhadan habargidir nahay inte usocona war manalahkabaqno ankabaxno goryaha habargidir anadno gobolada ankaimanay

  • @jawanE-d1p
    @jawanE-d1p 14 วันที่ผ่านมา

    xamar xisaab taalo hawiyow dad fiican ba tihiin lakin poliska yaa haysto wax u fiirsada

  • @Aqlileey
    @Aqlileey 14 วันที่ผ่านมา +2

    Idinkaa doortay oo lahaa farmaajoow filada ka soo bax doortayna tuug aan dhergaynin ka xaaxaabiya

  • @NabilBashir-o6n
    @NabilBashir-o6n 13 วันที่ผ่านมา

    Dhamaan dadka dariiqayada degana waa in laga jajabiyo qoxoontinimadu xitaa waa mab nuuc dumarka lakin hadilna lakin nagah shababka xabsiga geeya

  • @CabdiCali-s9k
    @CabdiCali-s9k 13 วันที่ผ่านมา

    Far.majo.waamarixañ.masanay.dhashey

  • @MohamedMohamed-hn2tb
    @MohamedMohamed-hn2tb 14 วันที่ผ่านมา

    Birmade xassan sheikh maxaa ka dambeyse

  • @zeynababati1939
    @zeynababati1939 14 วันที่ผ่านมา

    Guuleyso caasha
    Is soo sharax please qof na fahmayo ayaa tahay

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 14 วันที่ผ่านมา

    Hantida shacabka masaakinta ah la dhacey ayey isku heystan Tuugadani HG oo ku ilmo dhaley guryo agoome ay lahayeen oo lagu dhex diley ninkii lahaa

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 14 วันที่ผ่านมา

    Dadka guryahooda ugaguura alle kabaqa dadkii iskalahaana nacafiya dhaha

    • @sahroxassan6814
      @sahroxassan6814 14 วันที่ผ่านมา

      Maba raban waxey ku indho cad yihiin xolo islamed 3sano ka hor ayaa xanshi naloo kenay ayu yiri wiilka hadlaya na cafiya dhaha dadkii lahaa guryahas idinkane meshini u labta ka yeeli mayan Subxanalah

  • @fadumoahmed3647
    @fadumoahmed3647 14 วันที่ผ่านมา

    Maxaad u cabanaysaan idinkaa dal xoreeye u baxsadaye wax ka dheefa, dal xureeye mee?

  • @mysalah06
    @mysalah06 14 วันที่ผ่านมา

    Anybody can just get whatever they want without any permission….cajib lamogoodle leewayeeeee

  • @NastehoAwale
    @NastehoAwale 14 วันที่ผ่านมา

    Maxaaa.ku dhacay maxaa laga rabaa dadkaan 😢

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 14 วันที่ผ่านมา

    Shacabow idiinka la idinka arkay.

  • @SaladoIbrahimHussein
    @SaladoIbrahimHussein 14 วันที่ผ่านมา

    Dowlada dhululka la boobayo xal ma u weysey cadalada alaha laga suga

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 14 วันที่ผ่านมา

    Mooryan dhiigyocab ah oo ka soo wada hayaamey Gobolada dhaxe iney ku noqdaan diidey cafaf mariya tuugada 35sano ayey ku hardamayan hantida shacabka iyo mida qaran xooga lagu heysto

  • @NabilBashir-o6n
    @NabilBashir-o6n 13 วันที่ผ่านมา

    Maxa la idiin soo daaya cidii damiinatayba qaladka leh

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 14 วันที่ผ่านมา

    Dowlad wax burburineyso lee aragnaa ayadoo wax dhiseyso ma aragno! Affordable Social housing is needed badly walaahi in Somalia hadii kale qurbojoog ayaa Xamar oo dhan la wareegi donta! Bulshada is dhaxgalkeda iyo social mobility iska ba iloow! Xataa Reer muqdisho duqa magaladooda is imported from UK! Nonsense

  • @husseinhassan4960
    @husseinhassan4960 14 วันที่ผ่านมา

    Birimadii Hassan sheikh

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq5819 14 วันที่ผ่านมา

    Madax aad udacwootaan majirta oo kuwii loo dacwoonlahaa waakuwa sidaa waxyeelaya kuwa kasii sareeyana way la'ogyiin sidaa awgeedna wax wax idiin majirta ee qaata hubka oo iska dhiciya mooryaanta from top to bottom!

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 14 วันที่ผ่านมา

    Ciidanka waxaa sootababaray xasan oowaa shabaabkii iyo cayaalsuuqii asagaa xasan waxuu kuyiri dhaca dila shacabyahaw isku tashada

  • @sabestiannuradin5402
    @sabestiannuradin5402 14 วันที่ผ่านมา

    Hawiye farmajo darood waye adinka dhahay xasan shiq ha idin waso

  • @shiikheygacashakha1611
    @shiikheygacashakha1611 14 วันที่ผ่านมา

    Wlhi xasan noloshiisa danbe xataa gudoomiye xaafad xataa yaa loo dooran

  • @NabilBashir-o6n
    @NabilBashir-o6n 13 วันที่ผ่านมา

    Abgaal cilyalnima la.ciyaaraysaan dowlada roogsi ma jiro danbe afsomaliga xita hada qalad ugu hadashaan wa la isku haystaa

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 14 วันที่ผ่านมา

    Xamar waxay diidayaan runta xamar matkii ay ayagu dadka biliqaysanayeen way Isla qumanaayeen markii aygii markay iskula soonoqdeen Bay qaylinayaan waaayo dad bililqo raali iskaga ah wali laysma gaarin

  • @safiyohadad79
    @safiyohadad79 14 วันที่ผ่านมา

    Meesha dowlad mataale xaadhacay yaab saas ma ficno

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 14 วันที่ผ่านมา

    Qori qaata oo iska dhiciya mise sidaa u cabaada maalin walba

  • @bby6
    @bby6 14 วันที่ผ่านมา

    Ar Hasan sow tad laheyden wa dal xoreeye gormu noqday dal xaraashe shicibka ha kacan meshan dowlad majirte runti

  • @AbdirishiidYasiin-sz7br
    @AbdirishiidYasiin-sz7br 14 วันที่ผ่านมา

    Bal qiyaasa maanta haduu madaxweyne noqon lahaa maxamed farmajo siday yeeli lahaayeen dadka xamar degan ee dheeli la barakicinayo ee guryahoda la.burburinayo ee xadhig dil io dhac izu raacay muddo labo sano ah marka udaaya oo ku qosla bes ileen waxay u arkaan xasan gurguurte wiilkoodiiye

  • @rizakhaji7498
    @rizakhaji7498 14 วันที่ผ่านมา

    Sababta loo burburinayo maxaa waaye muu waydiiyo dafka.hadeyse dhul aysan lahayn iska dhistaan waa qaldan yahiin.

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 14 วันที่ผ่านมา

    Kkkkk yaagaara wali ayagaa doortay garguurte maay iska celiyaan

  • @NabilBashir-o6n
    @NabilBashir-o6n 13 วันที่ผ่านมา

    War waa sharci ee awood sheegasho ma ah hawiye sharciga u hogaamshama iska baxa guryaha dadka ciidanka waxa faran qofkii diida guri uuna lahayn inuu kabaxo cabsiga utaxaaba shabab baa hoosta kala socda dadkan cabanaya

  • @IlwadAli-f2g
    @IlwadAli-f2g 14 วันที่ผ่านมา

    Somali Qabiil waa laga kari waayey reer heel iyo reer heel ka xaab aad baan uga xumahay qabiilkaga saas kuu galayo maskiin

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 14 วันที่ผ่านมา

    Mooryan dhiigyocab ah ku bahaloobey hantida shacabka iyo mida qaran xooga lagu heysto 32sano Guriceel ku noqda tuugayahey

  • @ahmedfarah5718
    @ahmedfarah5718 14 วันที่ผ่านมา

    Ka xaaxaabiya shalay waa adinkii lahaa farmaajo waa mareexaan ma rabno,midkii idin baabin lahaa waa haysaan maanta.

  • @guulSO250
    @guulSO250 14 วันที่ผ่านมา

    Habargidir yaa idinka mooryansan maabiska celisaan awalba xoogbaa ku degteene

  • @sabestiannuradin5402
    @sabestiannuradin5402 14 วันที่ผ่านมา

    Bad baado qaran miyaa san mise wa masibo qaran

  • @fatimamohammed8471
    @fatimamohammed8471 14 วันที่ผ่านมา

    Xasan mooryaan kkkkkkkkkkkk

  • @rahoroble3224
    @rahoroble3224 14 วันที่ผ่านมา

    Xoog ayan waxkurabna cadalad marabno habargidir ismaceshano an adno goboladena runta aniskushegno

  • @abdiqani4051
    @abdiqani4051 14 วันที่ผ่านมา

    Farmaajo waa darood waa kaligiis taliye hada ayey idiin haysataa barfota oo ka xaaxabiya😂

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah3596 14 วันที่ผ่านมา

    SOOMAALI QOFKA U ROON MA YAQAANAAN. SHALEY IDINKAA DOORTEY XASAN TUUG KA XAAXAABIYA. XASAN TUUG AMARKIISA HALOO HOGAANSADO.

  • @MobamedAbdiHassanAddeec
    @MobamedAbdiHassanAddeec 14 วันที่ผ่านมา

    Shacabku damiirkii xaggee ka aaday,Haddaan arintaan si wadajir ah looga banana bixin,Bernard Adiga ayey ku qabsan doontaa,
    kacdoon shacab kacdoon shacab kacdoon ayaa loo baahan yahay.

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 14 วันที่ผ่านมา

    Waa mooryaan bililiqo u baratay 34 Sano dawladna ma yaqaanaan si loo maamulo bal umaddaa fiiri

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 14 วันที่ผ่านมา

    Dabdamiskaba waa la dudumiyay oo dhulkii doowlada way baneeyeen maad idinkana banaysaan.

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf 14 วันที่ผ่านมา

    Beenlee maa la faaginaa ma aa qara. Keena. Maad dhahfii dad ayay labarskivinaa wasla ogyaha dad ayaa jidadkii dhistay

  • @AbdikarinAhmed-u2m
    @AbdikarinAhmed-u2m 14 วันที่ผ่านมา

    Kuwaani miyeyna soomali aheyn 24 saac dhul bay iskuheystaan maxey yihiin ma cawaanbaa

  • @IbrahimMohamed-l3k
    @IbrahimMohamed-l3k 14 วันที่ผ่านมา

    Hadalkiinasaxmaahan

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 14 วันที่ผ่านมา

    Madaxweyne majiro waa mooryaan waa tuugo

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 14 วันที่ผ่านมา

    Ya Dal xoreeye waydiiya cidi sidaas idin gashay .dad dhulkoodi somaliyeed sida llogu gala dawlad ma haystaan.

  • @SiciidHosen
    @SiciidHosen 14 วันที่ผ่านมา

    Nin iyo reer madhisayaan hada waxay taagan yihiin in niman ay dagaal kusoo qaadeen dumarka maryooley

  • @rocky4066
    @rocky4066 14 วันที่ผ่านมา

    Waad istaahishaan qabyaalad darteed ayaad ku doorateen.

  • @AbdiGuled-qd4vi
    @AbdiGuled-qd4vi 14 วันที่ผ่านมา

    Dadka masakinta ilahay ha u gadh gadho

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 14 วันที่ผ่านมา +1

    Maxa la samaynaaa Hawiye dhulkii dawlada way wada dageeen.
    War dawlada kuwareejiya dhulkeeda hawiyooow.
    Kunoqda gobolada dhexee eed katimaadeen

    • @shaairguled9274
      @shaairguled9274 14 วันที่ผ่านมา +1

      Lagumadigto qof dhbaatadii qabyaaladinawaaqurun

  • @nasrarabi7643
    @nasrarabi7643 14 วันที่ผ่านมา +1

    Illaahay haw gar gaaro shacabkaas soomaaliyeed ee dawladoodu sidaas u galayso gaalku xitaa sidaas uma galo shacabkiisa . Maxaa siyaad bare loo eryayanayey maxaase laga faa iiday

  • @safiyohadad79
    @safiyohadad79 14 วันที่ผ่านมา

    Kkkkk lamayeerigi baabura lasara wasasara bisinkow tuugadaas yaa soo dirsaday ilahow nasri sii soomaliya