Danjire''Waan Naxay Markaan Arkay Qof Leh Somali Gaal Ah Baan Ahay Xil Baan Rabaa''

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • This video is about Danjire''Waan Naxay Markaan Arkay Qof Leh Somali Gaal Ah Baan Ahay Xil Baan Rabaa''

ความคิดเห็น • 12

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 หลายเดือนก่อน +3

    Ninkani waa cagdheertii asal ka aheyd,ee dhaqan ka wanaagsanaa guulaysta jaarkeena hawdka

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 หลายเดือนก่อน +1

    Fadlan guryahan wadankii ka dhisa,si aan u hor marno

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 หลายเดือนก่อน

      Wadan waxaa laga haga Magaalo madax Soomaaliyana waxay Ka dhimatay Magaalo madaxdi

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 หลายเดือนก่อน

    Dulinimada siyaasiga soomaaligaa waa tii sababtay in soomaaliya 5 loo qaybiyo intii soo hartayna waa tan maanta sidaan u taal allahhanaga qabto kuwaasdalkana ha noo badbaadsho

  • @fatmag4592
    @fatmag4592 หลายเดือนก่อน

    Waruntiis walaahi anaa daawanhayey wuuna qurux badnaa maalintaas afay

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 หลายเดือนก่อน

    Subxanalah somali christian ah maaba ifka ku nool,ilaahay musiibo daran haku rido ku waas gaaloobay

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 หลายเดือนก่อน

    Cajiib

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi หลายเดือนก่อน

    GURYAHAAN DALKA SOOMAALIYEED,
    HALAGA DHISO,
    KHAASATAN GURYAHA
    QAALIGA AH OO HANTIDA FARAHA BADANI AY
    GALEEYSO.
    .. KENYA,
    DAL XOR AH MA'AHAN
    ..WAXAA WALI GUMEEYTA
    #INGIRIISKA IYO REER GALBEEDKA.

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 หลายเดือนก่อน

      Soomaaliya dowlad kama jirto Saas darteed Maal gashi weyn lama galin Karo

  • @abdia.ibrahim7082
    @abdia.ibrahim7082 หลายเดือนก่อน

    ❤ Sucuudiga ayaaba Israel u sujuuda xagee ayay ka baxeen islaamka la sheegaaya? Somaliland cid walba oo ictiraafta waa gacalkood wixii ka soo horjeedana waa nacabkood. Wax muslim la yidhaahdana aduunka ma joogaan haday joogaana muslimka Myanmar ee Rohingya ah iyo kuwa la leeyahay waa Falastiin ayay wax tari lahaayeen. Somaliland cid walba oo u hiilasaa waa gacalkood.

    • @husseinaden7560
      @husseinaden7560 หลายเดือนก่อน +1

      Somali diid dooni mayno, isaq land na waa somali diid, qabiil qaran ma noqdo,ee iidoorow dadkiina dhinac ka raaca