@@user-ty7hh9iy7k tasi adey ku taal Inqar laga hayo ku dar xisaabta Libaxbaad hurdo ku qabateye ha is odhan libad gaadhey Waad qosleysaye adoo ooyayana aanu aragno
I half support Somaliland’s “independence” WHAT IS THE USE ? Djibouti has been long time independent from Somalia WHAT DID THEY BENEFIT ? Wax walboo inaga dhaxeeya waxa kaweyn tii ilaahey uu nafaray oo ah wactasimuu bixablilah walatafaraquu , Somali wiligeed Somali ahaaneysaa YES NABADIINA IYO IDINKOO ILAALSANAYA BE PART OF A GREAT SOMALIA IF SOMALIA ISNT GREAT THEN YOU MAKE IT why choosing to give up ? You know well from the buttom of your heart that you belong to that blue flag with five star in it , YES I RESPECT WHAT SOMALIALND PEOPLE CHOOSE TO BUT YOU HAVE TO KNOW IF BECOME LONELY THEY F YOU IN JUNGLE OF THIS WORLD let us be the country they used to worry from neighboring countries mother somalia 🇸🇴
@@taammustafe147 walal sual iga'ga jawab first Somalia 🇸🇴 Passport 🛂 ayad kusafartan hata Nairobi Kenya Oo tan ah. Maxad U sameysan weydayn passport 🛂?
Guu Somaliland guul abtiyaashey sharafta iyo dawladnimada umada Somalaliyed hormuud u tihiin waligoodba Somali diid iyo dacaayad raqiisa haydinla daba jogaan qaar aan ogahay. Guul Somaliland aqoonsi idinkoon helin ayaadba Rususha Somalida tihiin manshallah dad tashaday oo talaabsadey oo midaysan Somaliland ugu kaalaya
Guul guul ha noolato Somaliland wax u kordha maahane waxba kama nusqaamayaan inshallah
Jir oo joog Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maasha Allah Geesiyadi Qaranka
Ciidan Dhisan Dhinac walba
Qaranku Abaal wayn ayuu idin hayaa
Cadawga meelkasta oo ay joogan
Awoodina ayaa tusteen kuwa badan Seexan maayan🤣
jira oo jooga ❣️
Masha allah ciidankayika Somaliland cadawkiin ah jabo💚🤍❤️
Guul iyo gobonimo somaaliland
Waawo I love my beloved Country Somaliland ❤ ♥
Hhhhhh Gobolada Waqooyi Galbeed iyo Togdheer waa gobolo kamid ah Jamhuuriyadda Soomaaliya.
Marqaankan iyo qayaaliga iska dhaafa.
Somaliland anaa asaasay
Somaliland for ever❤❤❤
Somaliland 💪🏾👍🏾🎈❤️👏🏾💕🎉🎉
Maanshallah tabarakallah 😍😍😍
Somaliland ha noolaato ❤❤❤❤❤
Ciidanka Qaranka❤
Mnshallh cadawgiiiin u noolaada ❤😍💯
Our country ❤Somaliland ❤
Xooga Dalkaygow Hahungoobina Idan Allah .we Love you Geesiyaal
Somaliland hala waasso
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
#somalilander_model #ck_caanka #18may
Qaranka Soomaaliyeed 🇸🇴 Sool bey soo gaadhey!!
Laascaanood, Jamhuuriyadda Soomaaliyeed.
You're so jealous shat up mother fuck joje jealous iyo riyad waye u dhamteya hadhage afwena faqasha argagaxiso Dalemine munafiqe xasidena jealous people QDW naclatulaha faqasha ila QDW munafiqe xasidena cadowga somaliland kanaxow naftawa so raborta Huwane badho culusa ohine wisha so cawrya yahuuuuuuuuu
😂😂😂😂😂
Miskiin taasi waa riyadiina faqash👹
@@FatimaAli-hc2zy kaalay adeerkaa soo doon 😂😂
@@user-ty7hh9iy7k tasi adey ku taal
Inqar laga hayo ku dar xisaabta
Libaxbaad hurdo ku qabateye ha is odhan libad gaadhey
Waad qosleysaye adoo ooyayana aanu aragno
Wa riyihi cararayy oo gedihi ay daqayen libax u so galey bal kawaran hadey galo ladagalami lahayena saw sidan un uma cararen ish ish.
Af xume gal hadey la dagalamayan sagaal bilood mey dul fadhiyen
Hadana la arke kii carara
😂😂😂😂😂 Askar a47wadaat
I half support Somaliland’s “independence” WHAT IS THE USE ?
Djibouti has been long time independent from Somalia WHAT DID THEY BENEFIT ? Wax walboo inaga dhaxeeya waxa kaweyn tii ilaahey uu nafaray oo ah wactasimuu bixablilah walatafaraquu , Somali wiligeed Somali ahaaneysaa YES NABADIINA IYO IDINKOO ILAALSANAYA BE PART OF A GREAT SOMALIA IF SOMALIA ISNT GREAT THEN YOU MAKE IT why choosing to give up ? You know well from the buttom of your heart that you belong to that blue flag with five star in it , YES I RESPECT WHAT SOMALIALND PEOPLE CHOOSE TO BUT YOU HAVE TO KNOW IF BECOME LONELY THEY F YOU IN JUNGLE OF THIS WORLD let us be the country they used to worry from neighboring countries mother somalia 🇸🇴
Kkkk waa kartoon caruurta lagu maaweeliyoh 😊
Maleeshiyo beeleed
Masayrka jooji naag lala guursaday ma tihide 😂😂
This not soldering and somaliland not existed
war tiknikadii meeday dee, mooge wuxu niyada ka yidhi dhul ilahy khayr ha siiyo karayashii wadada qulbi jiray by naga qabteen!!😂
Ciidan kani xaguu joogya markii lasa canood laqadanaayey
Wallasha weeydi..?
Lascanod xoog laguma qaban adiguba waad ogtahay firdhiyaa sheegay waxaad samayseen soo dhegayso wuxuu yidhi waanu sixiray markaanu mari weyney
Dulimi maqan ?imisa dulmi Aya kadhaca hargesa
Car sheeg Askari Somaliland oo shacab dhibaateeyey isago shaati dawlad wato? . Mid isku dayey inuu gabadh shacab ah dhaco oo Askari ahaa ayaa inta lasoo qabtay 7 sano oo xadhiga loo jaray walibana ganaax lacageed laga sii qaadey. Xasidnimada Ma fiicna ciidanka Somaliland waa kuwa ugu fiican Dhan edaab iyo Dhan bilaadanimoba, maxabista lascanod say ula dhaqmeen waad aragtay Somaliland oo Maxabis ciidankedu dileen miyad aragtay oo maqashay ? Yagoo bahdilaya xitaa Ma dhicin
Dadkan inta la xaasidaayo waxa fiican in wanaag badan laga barto ay ka mid tahay dawladnimadu. Askarta Somaliland bolis ha noqdo AMA Military shacabkooda ayey saxiibo la yihiin. Dulmi dhulka Somalida oo Dhan buu ka dhacaa lkn Somaliland Ma arkeysid Askari shaati dawladeed shicib ku dhibaateynaayo.
Isaaaaq oo qabiil ah ayaa rabo in dowlad loo aqoonsado isaaaq Marka ay marqaaman wax kasto kafilo
Kuma helin xogxogashee waa loo xabalgalay
Qabiil qaran ma noqdee
Qarka ha iska tuurine kuwani io qaranimo Kala fog. Qorshaha kudara. Dabadhilifyada shisheye kaalkaalada ah
Dal ka anaga leh snm cawri iyo yuhasho toona ma naqaan wof wof Somaliland Alaw dhawr
@@taammustafe147 walal sual iga'ga jawab first Somalia 🇸🇴 Passport 🛂 ayad kusafartan hata Nairobi Kenya Oo tan ah. Maxad U sameysan weydayn passport 🛂?
@@taammustafe147 intas iso shge brother