Gabadhah👩✈️👩✈️ ciidamada haramacad 👮♀️👮♀️waxan ilahaya🕋💯✅ uga barayay inaya dalkoda🇸🇴🇸🇴💯✅ hooyo si cadaalada ku jirto u gutaana waajibaadka saaran💯🕧⏲🤲🤲
Bal fiiri sida loo kala wadaniyad jecel yahey m.farmaajo gabdho ayuu dalkoodii u soo tababarayaa xasan sheekh gabdho ayuu iibgeynayaa aan soo noqonayo halka kuwa farmaajo direy ay soo noqonayaan iyagoo dantooda u adeegaya ma isku mid baa labadaa min su,aashu waa maya
Waa nasiib daro in dumarkii diintu ilaalisay allena nagu amray in guryaha lagu sugo ciidan iyo xabad loo dhigo. Bal hada markay gaar diyayaan askariga dhinac socda ee ku dheegagsan baa danbi ugu filan cidii waxaan ka danbaysay
Mashallah waa hablihii libaaxyada ahaa ee Siyad Bare (AUN) Kenya ugu hanjabi jiray
Masha allah waye gabdhaheeena
Mashallah Gesiyada Hablaha cidaanka Boliiska gaarka ee haramcas gulaysta
Guuul iyo gobanimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏
ilaahow umadeena dantooda fahansii asageen waaba kaharnee al sheydaana Naga qabo
Gabadhah👩✈️👩✈️ ciidamada haramacad 👮♀️👮♀️waxan ilahaya🕋💯✅ uga barayay inaya dalkoda🇸🇴🇸🇴💯✅ hooyo si cadaalada ku jirto u gutaana waajibaadka saaran💯🕧⏲🤲🤲
Insha Allah guul
Masha allah guleysta xoga dalkenow
Mnshallah dalkaaan wa dhaqaaqay cidiii is dib ridaaaay shorkaaa
Masha allah
Mansh allah guuuuuuuuuuuuuuul Somaliween insh allah ilahay ha idin so celiyo idinko nabad qabo insh allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤😍
Gulesta gesiyadeena soomaliya guul I,a🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰
Inaalillaahi wainaa ileyhi raajicuun
Every time I watch this clip, it reminds me my country Somalia 1976 thank you for posting this video
guul guul
Horta dalka qofka shacabka ah iyo kan ciidanka wuu wada sugayaa waa Guri aan lenahay dal waxa dhista dadkiisa dalkeenana waan inan dhisanaaa
Ilaah gabdhaheena ha ufudusayo tabarka aamin keep up the good work
Maansha Allh , habaha aad baan ugu fataxsanahay ciidanka noqday ❤️❤️❤️❤️.
💗💗💗💗💗💗💗💗
Taleepoonada muqdisho Hala dageysto habeen maalin
Waan jeclahey gabdha heena somaliyeed I love you all
Keep going somalia
Harab cad ama Haram cad 😍😍😍🙏🙏🙏
Guul gabdhaha geesiyaasha ee haramcad.
Sharaf iyo karaamo idin haynayo wadaniyaal SNA 🇸🇴🦁❤
Long live somalia
Guul ban u rajeenaa gabdhaheena soomaaliyeed Allah idinka dgigo kuwii dalkoola dadkooda iyo diintooda Anfaca. somalia hanoo laato 🇸🇴🇸🇴💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪
Somaliya way dhaqaaqdy🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
waxan raba ina kubiro cidanka somaliya inshalllh wahobigayga 2024
Wll maad iska deysid rafaad Lee waaye
Dadka shacabka Somalia yed markii aad aayaan xajka Hala qaado 2500 dollars hadii soo xajinaa yaan shacabka Somalia yed
Maashaallah allaha sii barakeeyo
Qarankii Soomaaliya wuuw soo noqday hori u siiwada ☝☝
Guuleesta
hablaha somaleyeed ciidka love ❤ 143
MashaAlaaha. Ciidankeena
Soomaaliya Guul iyo horumar insha Allaah.
FADLAN SIRDOONKA GABDHA AHALAGU DARO SI AYAY U FASHILIYAN SHOSHEYE KALKALADA.
DHARCAD WALIBA HALAGA DHIGO
Sax
Somaliga iga saxa Waa haramacad maha harabcad meshu sow tivigi qaranka maha
Gacmuhu mawada socdaan sidani maaha cidanimo
Guul aya USO hooyati haddi lafdhabarti habeenkii ay ku beereen haramcad
Gabdhax sharftod ilalayow somaliyeed ajanibta hoortod kubaarooda raaagi awii dint xalailalyow
hablaha guryahooda ha joogan shaqadaan waa xaaraan
qof ma jiraa iga caawin kara qaabka loogu biiri karo da'da miisaanka iyo weliba dhirirka layga rabo fadlan
Gabdhahaan Amaa la xagee loo wadaa.ilahay kama dhigo Letariya iyo Etipioan.
Turket baa Amaana.
Salan halosaro ciidanka xoga dalka
M.A
Gabdhaha waxba gaardi lama barin
ASC wll ma isticmaali karaa videogaa
War diinta yaan lagategin soomaalaay
Waatagera majeclen inaa noqda wales caya sida darawlnimada markaa baraneysid wana les dharbaaxaa bananka hada hori wax kugubilawneyn
Gandhaha da adee ku qurankaran illah baan inigu dhaariyey isoo jawaaba 16 baan jiraa
Waain soo GA da taa dawlada oxygen Warshada iyo haamanka lagu shubo oxygen Ka eyna sii SAA daqaatiirka
Bal fiiri sida loo kala wadaniyad jecel yahey m.farmaajo gabdho ayuu dalkoodii u soo tababarayaa xasan sheekh gabdho ayuu iibgeynayaa aan soo noqonayo halka kuwa farmaajo direy ay soo noqonayaan iyagoo dantooda u adeegaya ma isku mid baa labadaa min su,aashu waa maya
Waa nasiib daro in dumarkii diintu ilaalisay allena nagu amray in guryaha lagu sugo ciidan iyo xabad loo dhigo.
Bal hada markay gaar diyayaan askariga dhinac socda ee ku dheegagsan baa danbi ugu filan cidii waxaan ka danbaysay
😲😲🤣😂😂🤣😂aniga Waaba yaabanahay raga askarta soomaliya Ka tirsan waa caato naf ah laakiin wa la yaabanahay dumarkan buurbuuran raga askarta ah maxay caato u yihiin dumarka ay u buurbuuran yihiin hada inta aan arkay oo dhan wax caata ah kuma jirto😂😂🤣😂
kuwaan traning dheeeer ey u bahanyihiin 🤣🤣🤣
Somaali diaspora be like I'm looking a wife 🥳
Waxan wa qalaad iin hablaha tuutee loo xiiroo. Ya ilmaha kooriinaya oo aqalka mamuulaya.
Waadba hordaaye hordadaada iskaga jir,
@@abdulrahimsamakab5055 Maxay sheegeysa
@@abdulrahimsamakab5055 dooqoon ba tahay
Gabdhabaani dakoodi aaway
Waa khalad wayn oo laga galay hablihii laga rabay xijaabkii alle faray cidkasta oo ka raali noqotaa arinkaa waa bilaa damiir
Ma wax cawro ah miyaad ku aragtaa walaale Indhahaagu ma doorabiinka bisha ramadaan lagu eego miyaa , indhaha walaale waxba laguma biniiniyo
Jahil!!
@@saidahmed3524 waa al jahiliyyah al shabab!!
Mansha Allah