50$/H KAGA SHAQEYSO WEBSITE KA UPWORK. PASSIVE INCOME

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • / gelle_bashir
    FULL CLICKBANK COURSE gelleschool.th...

ความคิดเห็น • 89

  • @GelleBashir
    @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว +11

    instagram.com/gelle_bashir/

  • @zuhaybrealgoat6689
    @zuhaybrealgoat6689 2 ปีที่แล้ว +5

    Geelow wll
    Qodhaa iyo xeredaa upp work muuqaalo kale nooga Soo samee xirfadaayada inaan kaga shaqaysano ayaan rabnaa 🙏 fadlan

  • @Shacraawitube
    @Shacraawitube ปีที่แล้ว +1

    war shp wlhi salaadi subx baan hada kaso baxay website waan arkay wakhti badan waan daba socday sidaan online uga shaqaysan lahaaye inder wa waana ramadane keliya wxad igu caawisa akoonka aan ku xidhan karo noocu yahay ma mid bank ah zida prameir bank ama dahabshiil mise waa kuwa wdamo kale? ?????

  • @abdishakourmohamed785
    @abdishakourmohamed785 3 ปีที่แล้ว +1

    Boowe aaddun iyo aakhiro kheyr fara badan baa kuu rajeynaya..
    Guuleyso

  • @mohamedahmed-fk5ym
    @mohamedahmed-fk5ym 11 หลายเดือนก่อน

    ASC macalin waxan Rabaa in aan helo sida loo isticmaalo gogle transiled saxan iga caawi taas meqa wabset ayaa jirta oo lagu badalo luqadah kuweesa ugu fiican

  • @mursalgadhka
    @mursalgadhka 3 ปีที่แล้ว +1

    sxxb su aasha aanku waydiinayaa waxa weeye zxb markaaan rabo inaan noqdo freelancer mxaa layga baahan yahay

  • @abdul__siciid4092
    @abdul__siciid4092 2 ปีที่แล้ว +1

    Marka lacagta shaqaysto xage laygu kala baxaa websiteka

  • @khalidahmedisamcil928
    @khalidahmedisamcil928 3 ปีที่แล้ว +1

    gelle bashir shaqadu manay ka horayn inad xirfada horta taqanid

  • @quenmaria5492
    @quenmaria5492 3 ปีที่แล้ว +13

    Mahadsanid wll waxa badan wan isuku dayay barnamijyada inaan mid uun ku guulaysto oon lacag kasameyo lkn wali madhicin kana daalimayo ilaa aan natiija ka gaaro inasha allah

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว +2

      Guuleyso bro

    • @sokasprts2620
      @sokasprts2620 2 ปีที่แล้ว +2

      Queen maria waxa aad lacagta ugu sameyn la,dahay online ka wadankaga waaye sorry bankiyada dalka interationl ma ahan paypal xita kama shaqeyo shit waaye somalia

    • @abdiraufmohamed5735
      @abdiraufmohamed5735 2 ปีที่แล้ว +1

      @@sokasprts2620 walal malaysia 🇲🇾 waa okay soma ahan

    • @Munazar74
      @Munazar74 ปีที่แล้ว

      Maria Wali maku guulaystay inad kasamyso after 2 year ban daawanaya

  • @aminayussuf8125
    @aminayussuf8125 3 ปีที่แล้ว +2

    Websiteyo badan aad kahadashay ayan galay kuli way idiideen walal marka halkee wax kaqaldan yihiin

    • @saeedmohamed9480
      @saeedmohamed9480 2 ปีที่แล้ว

      Haye wali miyaa ani waqti inaan iska lumiyo marabo xaalkaga halku maraa?

  • @maxamedgurey6810
    @maxamedgurey6810 ปีที่แล้ว +1

    1 year kugu xirnaaa halmarna
    Wax faaido leh kama fahmin

  • @AbyanAbdulkadir88
    @AbyanAbdulkadir88 8 หลายเดือนก่อน

    Asc wllo anu websate ka wu i sameesn yhy lkn bank acc waan ku xiri la,ahy qofkii igu dhama ha igu cawiyo plz

  • @hibamohamed6698
    @hibamohamed6698 3 ปีที่แล้ว +5

    Oo wll views un inaa naga hesho miyaa rabtaa anagaba waa ognahay inay jiraan website yo laga shaqysto marka hadaanad na tusayn sida loo galo ama in yaroo example ah hana wareerin🙄

    • @salaadmaxamuud339
      @salaadmaxamuud339 3 ปีที่แล้ว

      Hhhhhh waxaan layaabay soomalidu lama ajari karo ayadu ma faqrigaa daba indho ka dhigay mexey ahaayeen aqli badanaaa kkkkkk

  • @maxamedkadawe3708
    @maxamedkadawe3708 9 หลายเดือนก่อน

    Sidee ugu xiraa premier bank upwor ka

    • @AbyanAbdulkadir88
      @AbyanAbdulkadir88 8 หลายเดือนก่อน

      wllo anu IBS bank ayaan acc ku leyhy side logu xiraa plz igu caawi

  • @cabdiwali9056
    @cabdiwali9056 2 ปีที่แล้ว

    ee mataqaanaa eraygaas naga dhaaf dhoormar ayaa nugusoo celisay

  • @BoqoradaMadow
    @BoqoradaMadow ปีที่แล้ว

    Waxaan maqlay wllo haddii aanad xirfad lahyn,waad ka shaqeysan kartaa matalan qofkaa graphic desing doonaya inaad u qabtid,waxa aad daydayeysaa qof kuu qabnya oo lacag yar kaa qaadanaya sidaana waad uga shaqeyn kartaa,maxaa ka jiro?

  • @apdikaafi776
    @apdikaafi776 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc wll geela bashiir waanku salaamay marwalpo had oyo jeer waxaan ku dadaalaa barnaamijyadaada inaan daawada aan guul kagaaro wll waxaan donayaanaa anagoo si wada jir ah baranaamiyadaada ugu faa idaysano in aad cours aad sameyso oo aan ka wada faa idaysano xirfadaahaga haday macquul thy sxp sare mahdsanid

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว +2

      Inshallh bro course bn sowadaa

  • @ApdiazizMohamud
    @ApdiazizMohamud 11 หลายเดือนก่อน

    Wall part 2 so same please 🙏🙏🙏

  • @damaacimuusechannel113
    @damaacimuusechannel113 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc ugu harayn waan ku salamay waxan kaga mahad celinaya sidaad umada soomaaliyed ugu faa iidayso
    Zxb waxan kaa codsan laha inaad nooso geliso kuwo ka fudud kuwan magacaygu waa mustafe muuse Yuusuf kunoolay Hargeisa waad mahadsantay Gelle Bashiir

  • @mohamedahmed-ez8vu
    @mohamedahmed-ez8vu 3 ปีที่แล้ว

    War nio waxaad sheegaysid nooma shaqaynin beenta miyaad iska daysid

  • @Chanel_1-0ne
    @Chanel_1-0ne 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll getresponse jvzoo io sendinblue
    Mobile ka miyaan ku isticmali karaa
    Afrika miya ano jogana ma isticmali kra

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว

      Haa wll wad ku isticmaali kartaa

  • @lifeisgood3075
    @lifeisgood3075 3 ปีที่แล้ว +1

    Gelle sxb halkee Mastercard ka looga xirtaa upwork ga

  • @kaftanleshariif8763
    @kaftanleshariif8763 2 ปีที่แล้ว

    Wll lacagta ma lu la bixi karaa perfecti mont

  • @AHMEDMOHAMED-ql7xm
    @AHMEDMOHAMED-ql7xm 3 ปีที่แล้ว +1

    thank you very manch bro example yar naga see sida looga sheeqeeyo iyo side banka logu xiiro adigo mahadsan plzzzz

  • @mursalgadhka
    @mursalgadhka 3 ปีที่แล้ว +1

    zxb geele bashiir wanku salaamay wax badan baa la fahmay waxa aad soo gudbinayso waanaad ku mahadssantahay in badan lknze caqabada jirtaa waxaweeye dhalinyaradu waxay ka cabanayaan xagga acccountinka iyo paypal ka taasa hawsha ugu nayni nga soo gaadhaa

    • @AbyanAbdulkadir88
      @AbyanAbdulkadir88 8 หลายเดือนก่อน

      wllo ana sidaasa ugu dhibanhy website ka wan sameeyy

  • @Waabe968
    @Waabe968 ปีที่แล้ว

    Ila hada wankudalay markasta waxbakamafaido

  • @abdimalikmohedabdi3004
    @abdimalikmohedabdi3004 2 ปีที่แล้ว

    walal aniga ima shaqenayo waxan joga somalia lama ogalana ayu yiri

  • @yasmiinafarah1880
    @yasmiinafarah1880 3 ปีที่แล้ว +3

    Linka webka noso raaci walal

  • @ApdiazizMohamud
    @ApdiazizMohamud 11 หลายเดือนก่อน

    Walal visa card kawaran hadaan sameesto

  • @myfamilychannel6863
    @myfamilychannel6863 3 ปีที่แล้ว

    Wllo casharada fican ino bar ino tustus aniga wlhi waxba kama fahmin

  • @damaacimuusechannel113
    @damaacimuusechannel113 3 ปีที่แล้ว +2

    Gelle Bashir maad furtid school lagu barto adoo raaliya

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว +1

      Inshallh bro wn so wadaa

  • @suldanmohamed3491
    @suldanmohamed3491 2 ปีที่แล้ว

    Nio full vidio so duub

  • @qaysadde287
    @qaysadde287 3 ปีที่แล้ว

    zxp mar walba aad wax sameyneesid waxaa codsi iga eh 🙏
    inaad kusoo sameysid
    phone ka io computer ka
    maxaa yeelay dad badan ayaa jiro ineey fahmeenin computer ka

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว

      Sxb mobile presentation kuma sameen karo taas weye dhibta .

  • @cabdimalikciise9351
    @cabdimalikciise9351 3 ปีที่แล้ว +1

    Halkee kaala soo xiriiraa wll aad baan kuugu baahnaa?

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว

      Instagram kga profile ka channel ka ku jiro

  • @caaqilka4379
    @caaqilka4379 3 ปีที่แล้ว +1

    Maka shaqaysay adigu? Lacag makala baxday? We need a proof...!

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว

      Do u need to see my bank balance? . lol wait the next video .

  • @realitychenel5633
    @realitychenel5633 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a wa mhadsanthy ustaad

  • @hormarkaguusha3878
    @hormarkaguusha3878 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaale anigoon shahaado heysan maka shaqeynkaraa jawaab wacan ?

  • @sucaadismaaciil3119
    @sucaadismaaciil3119 2 ปีที่แล้ว

    Sidee shaqada loo qabanayaa shb

  • @rexeabdirahman9267
    @rexeabdirahman9267 2 ปีที่แล้ว

    sxb kawaran jigjiga maka shaqaynaya appkan

  • @ibraahimabdulhakim6353
    @ibraahimabdulhakim6353 3 ปีที่แล้ว +1

    Wraa ina Bashir miyaa tihay hoyadana fahmo miyaa ladhaha

  • @goniguugu
    @goniguugu 3 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allaah. Wax badan baan ka faa iday channelkaan. Thanks bro

  • @axmaamoha614
    @axmaamoha614 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxp thank you so much

  • @cabdalemoosto8516
    @cabdalemoosto8516 ปีที่แล้ว

    Thanks 👍 bro thanks

  • @FadumoJamaal-x8b
    @FadumoJamaal-x8b ปีที่แล้ว

    Waxani adiga ayay dan kuu tahay oo views ka helaya ee anaga wax dan ahj noogu ma jirto waan ka qooma may nayaa intaan fiirsaday muuqaalkaagan bilaa faaiidada ah....!😳🙄🙄

  • @ahmedabdikadir1109
    @ahmedabdikadir1109 3 ปีที่แล้ว +4

    Legend himself respect old friend

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว +3

      War laandhere isooqabo 😃

  • @seerasusan7931
    @seerasusan7931 3 ปีที่แล้ว +1

    Qof aan luqada aqoon makashaqysan kara

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว

      Basic English ka wa in ad taqanaa wll

  • @mrhassansomali522
    @mrhassansomali522 3 ปีที่แล้ว +4

    Geele Legend sxb mudo 5 sano ku dhow ban barnamijyadan daba socda hada o ardaynimo so gabagabeyn rabo ban raba inan qol gooni ah u qalabeysto
    Kun jeer Shukran
    codsiga dawadashaya waxa u badan yahay Account ina sameyso iyo sida logu shaqeyna ina noso sharaxdo wana ka sugeyna ugaas mahadsanid FROM MUQDISHO SOMALIA🙏🙏🙏

  • @socdaal46
    @socdaal46 2 ปีที่แล้ว

    Sxp waxaaga wax jiro ma aha 24hrs ayaa ku bixiyay inaan mid uun shaqeeyo lkns sorry beenaale ayaa tahay oo views raadis ah

  • @ayaanceegaag690
    @ayaanceegaag690 ปีที่แล้ว

    Mash allh

  • @Daadah
    @Daadah 2 ปีที่แล้ว

    web development manoqonkaraa anoon english aqoonin

    • @KHEYRUL1HUDAA
      @KHEYRUL1HUDAA 2 ปีที่แล้ว

      Hh wub dufulomaante ba maye noqon kadha

  • @abdirahmanmohamedyousuf2058
    @abdirahmanmohamedyousuf2058 3 ปีที่แล้ว

    Waxan beenale weye waxan waxba looga faidayn africa ayuu nagu wareeriyaa. Dadka runta u sheeg waxan dadka dibadaha joga aya sifican uga shaqeesan kara

  • @sharingmohammed2958
    @sharingmohammed2958 3 ปีที่แล้ว +1

    M.sh Allah ustaad c/raxmaan bashiir
    Hore usoco ustaad

  • @cookingwithnalka1294
    @cookingwithnalka1294 ปีที่แล้ว

    Tnxs wll

  • @abdirizakahmedhajihassan8043
    @abdirizakahmedhajihassan8043 3 ปีที่แล้ว +1

    Majiraa lacag registration o ay qatan upwork?
    Aniga wan leeyahay waxay iso weydiyeen lacag, lacagtaas maxay tahay?

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว +1

      Free weye bro.

    • @abdirizakahmedhajihassan8043
      @abdirizakahmedhajihassan8043 3 ปีที่แล้ว +1

      @@GelleBashir fariin luuqa la iga soo diray oo aheed, wad ku guuleesatay shaqada codsatay ee Iska bixi $79 maxay tahay markan dhahay email kuso direna link gas kuso dir ayey dhahen uma dirin

  • @engismailtech148
    @engismailtech148 3 ปีที่แล้ว

    Runtii Ma xumid lakiin sxb waxaan la yaabay Adiga oo aan waxba ka samayn ayaad noo sheegaysaa (Videogu waxa uu ku qurux badan yahay aniga ayaa ka sameeyay ee adinkuna habkan uga sameeya Poor and Poor

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว +2

      Muhiim maahan in aad bank kayga lacagta ku jirtid ogaatid lkn wxn ku shegayaa in aad kuso birtid aadna adugu lacagtada mesha ka sameysid. Aniga malihi upwork bn ka shaqeyaa lkn website kale bn ka shaqeeyaa oo income weyn iga so galaan. 100 laal website an so gasho kama wada shaqeyso wll lkn qaar bn ka shaqeeyaa.

    • @marid8731
      @marid8731 3 ปีที่แล้ว +1

      @@GelleBashir Sxb websites Muhiim ah inoo soo dhig si aan uga faideesano adiga oo mahadsan sxb MahadSanid vedio kaan kaaga mahacelina

  • @sigadyare9032
    @sigadyare9032 3 ปีที่แล้ว +1

    Coffe bananka kuso cabtay kagama darin sxb fax ina tahay walaga dareema keep going 😂🖐

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว +1

      Lol update batahay 😃