sida download ka la iskaga xiro TikTok ga iyo sida la isku soo bar bar dhigo holla moajid

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 พ.ย. 2018
  • Fadlan
    SUBSCRIBE LIKE SHARE AND COMMENT
    nagu soo biir TEAM HOLLA MOAJID
    join us.....
    my insta _holla__moajid
    my snap holla moajid
    my TikTok _holla_moajid
    THANKS MA TEAM
  • ตลก

ความคิดเห็น • 236

  • @CAAMIROfficial
    @CAAMIROfficial 5 ปีที่แล้ว +30

    _inta Tik Tok ku xidhan farta_ 👩‍💻☝️

  • @ahmedkash3
    @ahmedkash3 3 ปีที่แล้ว

    Aaar Thnks bro cilad In mudo i hestay ayaa manta iga sartay cildaas aad u mahad san tahay sxb

  • @mushtaaqxayd7686
    @mushtaaqxayd7686 5 ปีที่แล้ว

    Maajid Jirdeh Boss Macalinkayga Keep Going brother

  • @ayanhusein9451
    @ayanhusein9451 5 ปีที่แล้ว +3

    Bro aad baanku tageraa hore soco wllkey 😍😍😍😍😘😘

  • @djpolo687
    @djpolo687 5 ปีที่แล้ว +7

    Hhhhhhh qosol tahay wlhy sxp qli 🙊🙊😍😍😍

  • @samiiramohamedarab5714
    @samiiramohamedarab5714 5 ปีที่แล้ว +5

    We love you 💪holla moajid 😍😍😍😍 best TH-camr All somali channel

  • @mahdiyoungpubg7323
    @mahdiyoungpubg7323 5 ปีที่แล้ว +1

    Bro Moajid Horay Usoco Dameeraha iska daaqaya meel iska saartay keep going bro

  • @salatguure8426
    @salatguure8426 5 ปีที่แล้ว +1

    Sxp waka helaaa vedio yadaada keep goin every where pro

  • @samaahirlovesheekhal3428
    @samaahirlovesheekhal3428 5 ปีที่แล้ว +1

    alle ku jecliYaa mY King Hadan xanqsanhY xita qofka iga qoslisiYoH thy marka video DabnYoH 😍💓💚💙💙💙💙💓💓

  • @hafsayusuf2063
    @hafsayusuf2063 5 ปีที่แล้ว +1

    Wwwww hollq muajid sxp kutageraa wllhi

  • @shamsoguudiw5275
    @shamsoguudiw5275 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa ku haystaa tik tkgaga wll go ahead

  • @laylohasan7452
    @laylohasan7452 2 ปีที่แล้ว

    Aad ayad umahadsadtahy wa kaa fa ideysat markiiba wan Ku dhaqaqay wana xirtay jasakalaah qeyr wallkey

  • @yasminbare8390
    @yasminbare8390 5 ปีที่แล้ว

    Wad dadaa laysaa ehore usoco moajid

  • @kafisaabdullahi9793
    @kafisaabdullahi9793 5 ปีที่แล้ว

    Wllhi aad ayaan kuugu mhdclinaa maadaama aan ogaady meesha download laga xiro tnx sbkraabkaaga waa igu leedhy 👌👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @maariyamcaday9216
    @maariyamcaday9216 5 ปีที่แล้ว +1

    Bro mrka hore Asc kadib cashir bn ka faiday wan mahdsnthy keep going Bro

  • @ahlamyonis3298
    @ahlamyonis3298 5 ปีที่แล้ว

    Holla moajid aad kuu tageera wlhi shaqo fiicn hysaa ku wad you are my fan

  • @deeqwaaberi9928
    @deeqwaaberi9928 5 ปีที่แล้ว

    Bro hore usocod wacan wn ku taagersanahay👏🏽👍🏿

  • @Ali-jt4gf
    @Ali-jt4gf 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilamhy wey ku jacalyehin San kuwat wall👍💕😘😘

  • @naasirsiciid654
    @naasirsiciid654 5 ปีที่แล้ว

    Holla majid lipaah qof dabeecad fur furan uun baa youtuber noqon kara wlhi

  • @nastehomohamedhirsi2833
    @nastehomohamedhirsi2833 5 ปีที่แล้ว

    Thnk zo much holla the vidio inta ad na tusty✌

  • @mandeqmusa3890
    @mandeqmusa3890 5 ปีที่แล้ว +3

    Hhhh horay Ayan baaa ka xiray San markan u arkay😋😋😋

  • @dontcare4444
    @dontcare4444 5 ปีที่แล้ว +3

    keep going bro✋

  • @anwarshakundha5725
    @anwarshakundha5725 5 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah sxp noolw waad mahadsan thy

  • @djpolo687
    @djpolo687 5 ปีที่แล้ว +2

    Teacher of tiktok 🙏🙏

  • @PesTube2024
    @PesTube2024 5 ปีที่แล้ว +11

    Keep going sonali mr-bean 😅😅😅

  • @hodanmohamed9420
    @hodanmohamed9420 5 ปีที่แล้ว +1

    😘😍😘😍 HOREY usoco bro

  • @apdizhakuraadan789
    @apdizhakuraadan789 5 ปีที่แล้ว +4

    wad Mahad zantay Intad na Fahan ziizay zhp

  • @mss---napiila419
    @mss---napiila419 4 ปีที่แล้ว

    Keep going protherkei 😇🥰🥰

  • @SICIIDSHOWOFFIECERCHANNEL
    @SICIIDSHOWOFFIECERCHANNEL 5 ปีที่แล้ว +11

    Libaax somaliyeed hore usoco maajid jirdeh

  • @hafsaabdullahi1886
    @hafsaabdullahi1886 5 ปีที่แล้ว

    Everyoon aaaa hahaha waa everyone ee carabka iskasax

  • @CabdirahmanYare-o1b
    @CabdirahmanYare-o1b ปีที่แล้ว

    Maaha alh horaw usoco wl macan

  • @abdullahijeylaaniali5099
    @abdullahijeylaaniali5099 5 ปีที่แล้ว

    Horta copy rights waa qabatay keep going I am your no 1 fan 💡

  • @asiyafarah2161
    @asiyafarah2161 5 ปีที่แล้ว

    Holla majid waxa thy qof jira hore usoco ku jeclhy 💋💋💋💋😍😘💋😘❤❤❤😘

  • @princessisra3201
    @princessisra3201 5 ปีที่แล้ว +1

    Your funny brother I like you😂😁😁

  • @bashiirkenedi8058
    @bashiirkenedi8058 5 ปีที่แล้ว

    Mansh Allaah lipaah
    Mashkuurn zxp #Holla Moajid

  • @cazmi_bella1835
    @cazmi_bella1835 5 ปีที่แล้ว +1

    Wax aan soo dhigay tik tok ma daleedi karaa mise looguma tala galin in laga saaro wllo iiga soo jawaaba inta garaneysa

  • @sihammohamed5098
    @sihammohamed5098 5 ปีที่แล้ว

    Holla❤❤❤❤ big love Huno
    From jjga

  • @abdirahmanomar3242
    @abdirahmanomar3242 2 ปีที่แล้ว

    Ninkii ugu horeyay ee an ku barto tiktok

  • @hamuubazhir5824
    @hamuubazhir5824 4 ปีที่แล้ว

    Aboweh sida gadal sawirka liskaga dhigo oo kadibna adigah aa ugu soo korhesi karto bal ino sheg

  • @lajeclaydareerxasan9779
    @lajeclaydareerxasan9779 5 ปีที่แล้ว

    Wll wxn rabaa inaad noo sheegtoh qaaabkah socodkah qurxan ooo jiid jiidkah ah layskaaga douboh adooraali ah

  • @B__ture
    @B__ture 3 ปีที่แล้ว

    Wala waxan rajaynaya markad arakto in aad jwb isoo siin doono mudo bilooyin ah ban ku dhibanahy marka adiguna sida dad ka ha noqonin isoo jwb wll

  • @anzhaazyackoob2194
    @anzhaazyackoob2194 4 ปีที่แล้ว

    tnkz pro horay uzoco👍👍👍

  • @somalilanderdhaba6133
    @somalilanderdhaba6133 5 ปีที่แล้ว +1

    hola moajid hore usoco horumar wacan iska xidh dameerki suuna kaaga dirsan😂

  • @aamindayl1604
    @aamindayl1604 5 ปีที่แล้ว +4

    Holla moajid
    Bro.qli
    Horay usoco
    One tageerahaaga ayn ahY

  • @sidkantimojilic4757
    @sidkantimojilic4757 5 ปีที่แล้ว

    abooowe adoo raaali ah waxn ka codsanaya videoska drafts iigu jira see ula soo bixi kara

  • @ayanlefarahibrahim3385
    @ayanlefarahibrahim3385 5 ปีที่แล้ว +1

    Maajid jirdeh boss

  • @jiyaabea7649
    @jiyaabea7649 5 ปีที่แล้ว +2

    Jimco wnagasn abowe Qali saxib wlhi cadi matihid inba

  • @youkeynaanyaraankahuyhuyda6883
    @youkeynaanyaraankahuyhuyda6883 5 ปีที่แล้ว

    Fanny ayaa thy lipax from muqdisho 😍😍😍

  • @mohahonest1208
    @mohahonest1208 5 ปีที่แล้ว

    Thnk You hello moajid pro

  • @raysoali930
    @raysoali930 5 ปีที่แล้ว +19

    احبك في الله اخي

  • @umumohamed2068
    @umumohamed2068 5 ปีที่แล้ว +1

    Hore usoco bro

  • @bilaninaabdirisaak2722
    @bilaninaabdirisaak2722 5 ปีที่แล้ว

    Wll side lo save gareya video ga tiktikoga

  • @maxdar11
    @maxdar11 5 ปีที่แล้ว +1

    Gacan ayaan kuu taagay zxb

  • @Real_jozehp
    @Real_jozehp 3 ปีที่แล้ว

    Keep goin

  • @rakiaapdirahman9008
    @rakiaapdirahman9008 5 ปีที่แล้ว +1

    fav person

  • @moha17
    @moha17 3 ปีที่แล้ว

    Zxp ani wuu iga xiranyahay download sidee u furta bro plz jawab

  • @hizisalah9781
    @hizisalah9781 5 ปีที่แล้ว

    Hore u zoco bro 😗

  • @dirisleabdi3807
    @dirisleabdi3807 5 ปีที่แล้ว

    Hola majid keep you goin pro
    Ku taageeraya ila waligay

  • @fartuunhina5434
    @fartuunhina5434 3 ปีที่แล้ว

    Thanks abaayo

  • @odaygaboy1510
    @odaygaboy1510 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha alH horaw usoco 🙏

  • @yaxyeabdirahmanjama8427
    @yaxyeabdirahmanjama8427 5 ปีที่แล้ว

    Jirde Bosse Nolow pro

  • @bilanmustafe4455
    @bilanmustafe4455 4 ปีที่แล้ว

    Een zxpow waxan ku way diyey sidee codka layskugu begayaa

  • @mohamedmarkaawi342
    @mohamedmarkaawi342 5 ปีที่แล้ว +2

    Holla moajid tagerta like iyo subscriber aan idinka arko ❤❤

  • @modanboy3062
    @modanboy3062 5 ปีที่แล้ว

    hore usoco pro

  • @mowliidsaciid856
    @mowliidsaciid856 4 ปีที่แล้ว

    Sidee lays ku saaraa

  • @dalnuursheibraahin8272
    @dalnuursheibraahin8272 5 ปีที่แล้ว

    sxp waxaa doonayaa sidee isaga duubaa without hold botton

  • @raxmomacalin7052
    @raxmomacalin7052 3 ปีที่แล้ว +1

    Plz wllky iii sheg downland iga xiran sida lo furo 🥺🥺

  • @waxkororsochanel9821
    @waxkororsochanel9821 5 ปีที่แล้ว +5

    Kani yare waa ba galyar waxaa layaabay fakfakta ayu kabatay

  • @asmaomer1973
    @asmaomer1973 5 ปีที่แล้ว +1

    Thanks wll

  • @ahmedabdi604
    @ahmedabdi604 5 ปีที่แล้ว

    Aar ma habarjeclaa inantu😂😂😂😂Misa reer muuse shaani😂😂😂😂

  • @arabomer1901
    @arabomer1901 3 ปีที่แล้ว

    Asc Sxb sen usoo ceshadaa ciwaaan tik tok Oo iga lumey furihii sa

  • @daudic1829
    @daudic1829 5 ปีที่แล้ว +3

    Ka xidh nacapka pro

  • @saamiyoung
    @saamiyoung 5 ปีที่แล้ว +1

    HORO USOCO SAXIP MAJID

  • @halfkayolechannel5331
    @halfkayolechannel5331 5 ปีที่แล้ว

    Asante bro Marawi Like sxb yal

  • @rahmaahmed4317
    @rahmaahmed4317 4 ปีที่แล้ว

    Wxd noso gudbisa abowe video mrkad draft ad gashatid sida ycni video Mobilka logu so warejisto

  • @ciraaqrvp8364
    @ciraaqrvp8364 4 ปีที่แล้ว

    Thanks lipaax wa ubahNaa

  • @abdirahmaanrigaax461
    @abdirahmaanrigaax461 5 ปีที่แล้ว

    abti hadalkaaha iyo jiliinkaaga isma laha .,,,, hadalkaagu waa malayacni caadi iskadhig sxb yaan lagaa dareemin

  • @hanamohamed968
    @hanamohamed968 5 ปีที่แล้ว

    Hollo moojid zhp barigii hore waxaad ahayd qof aan hadal aqoon adigoo sidiiyah ayaad tiktok Soo gashay wlloh hadalka jiliczan inagah ilaalih iyo waxanooh is qaad qaadah

  • @ilkacaztaburco4940
    @ilkacaztaburco4940 5 ปีที่แล้ว

    Qofkan shaadhka alabariya iska so dhigaya

  • @kushiilove9513
    @kushiilove9513 5 ปีที่แล้ว

    Adaa dameer eh

  • @diamondsomalicr613
    @diamondsomalicr613 5 ปีที่แล้ว

    tageer khaas ah ayaan kuu ahay

  • @mushtaqdaud9416
    @mushtaqdaud9416 5 ปีที่แล้ว

    Nin kan illahay amarkii waan iska jecelahy

  • @amarabalilamarabalil595
    @amarabalilamarabalil595 5 ปีที่แล้ว

    Side gabdhihe isku qal qaloocinaaya yahooo

  • @bureqpmaxamed9445
    @bureqpmaxamed9445 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @mohamoudsakariyemohamed9704
    @mohamoudsakariyemohamed9704 5 ปีที่แล้ว

    Holla moajid🙏❤❤

  • @halimamusedarawiishta5813
    @halimamusedarawiishta5813 5 ปีที่แล้ว

    Bro ani telkega kaga waka duwanyahay se sameyaa

  • @moh_zhowkani
    @moh_zhowkani 5 ปีที่แล้ว

    Holla moajid taageeradaada ayaan kad yahay

  • @ridwanbashi3966
    @ridwanbashi3966 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @Zahra-channel1
    @Zahra-channel1 5 ปีที่แล้ว +1

    shukrn

  • @amriitacumar6588
    @amriitacumar6588 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsnid walal macan

  • @ayanluckyy
    @ayanluckyy 5 ปีที่แล้ว

    even hadaa iska xirno faaida maleh Coz waad share gareengartaa intaan qof u share gareyo baan kasoo dirsanaayaa 👌

  • @mahadsaalax7319
    @mahadsaalax7319 2 ปีที่แล้ว

    Sxb tik tok ayaan sameystay koment ayaa iga xeran

  • @cabdiqnisomali5972
    @cabdiqnisomali5972 4 ปีที่แล้ว

    Macalin waxa nosheegta sida lohubiyo paswerka gmailka

  • @apdiqaniyare2239
    @apdiqaniyare2239 3 ปีที่แล้ว

    Sxp wan ka faiday wlhi

  • @fadumoaxmed8661
    @fadumoaxmed8661 ปีที่แล้ว

    Tnx

  • @husseinapokor6195
    @husseinapokor6195 2 ปีที่แล้ว

    Zxb .mxd nooga xidhay xaasidsanidav

  • @yuzranazika9472
    @yuzranazika9472 5 ปีที่แล้ว

    Ado rali nagu zow celi zida qof laybarbar dhigo mn fhmina

  • @Kaamildesign
    @Kaamildesign 5 ปีที่แล้ว +2

    brother sidee video loo sameeya

  • @sahrasaqadhi8243
    @sahrasaqadhi8243 5 ปีที่แล้ว

    Waa la download kareem karaaa adigooo xidhay ama ay off ku thy

  • @mubaxmedia7616
    @mubaxmedia7616 5 ปีที่แล้ว

    Thank you