Hawlgalkii Ururka SNM Ka Fuliyeen Jeelka Mandheera 1983.Qaybtii 2aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 487

  • @Rithwan04
    @Rithwan04 ปีที่แล้ว +14

    SNM walhi waa rag usoo jihaaday wadanka ragaaa taariikhdu waay xusi walhi from Borama ❤

  • @kadoon22
    @kadoon22 ปีที่แล้ว +21

    S.N.M Markasta waan idiin duceeyaa intiinii dhimatay Rabbi jannatul fardwsa ayaan idiin waydiinayaa inta nool cimri dherer , caafimaad iyo cibaado suuban 👋👋

  • @najahahmedali945
    @najahahmedali945 2 ปีที่แล้ว +19

    mansha allah maaxa geesiyaal naga dhashay hadanu nahay rer sheekh isaaq guul iyo gobanimo baynu joogna ❤️❤️❤️

  • @cabdilaahicabdirazaq8000
    @cabdilaahicabdirazaq8000 4 ปีที่แล้ว +14

    Alle haw naxariisto dhammaan shuhadadii SNM
    Dheeftaad noga tagteen cidii nagaga dheesha cashar baan udhigi doonnaa kaad udhigteen oo kale ah I love snm
    Madayici doonno dadaalkiinnii iinshaa Allah

  • @sakariyemouze8662
    @sakariyemouze8662 4 ปีที่แล้ว +10

    Mujaahid abdiraxmaan hortaa waan ka xumahay adoo wadankii usoo halgamay inaad waxba laguu qaban waayay mujaahid ilaahy wax khyr qaba kaga baryay wayoo xoriyada haysanoo idinkaa na siiyay insha Allah wax walidiin qaban Doona isaka sugaa

  • @user-horo
    @user-horo 4 ปีที่แล้ว +34

    Ragii dalka xoreeyay ilaahay raali haka ahaado intii dhimatayna fardousa haka waraabiyo Amiin

  • @ilkacase8282
    @ilkacase8282 4 ปีที่แล้ว +11

    Waalahi taariikhda snm waan jeclahay iyadoo dhamayatirana waa loo bahanyahay insha allah alle ha unaxariisto lixle wuxuu ahaa libaaxii snm taariikh bu reebay

  • @haniabdi8662
    @haniabdi8662 3 ปีที่แล้ว +8

    Maansha Allah geesiyada SNm noolada waliga reer abtiga illahay ha uu naxariisto in dhimaataya qarniiga ha nuuray😭😭

  • @xiisoiyoxullasho
    @xiisoiyoxullasho 4 ปีที่แล้ว +20

    Aniguba inshaa Allah waan jecelahay in aan ka qeyb qaato oo aan matalo filin laga sameeyey hawlgaladii ay fuliyeen lixle koodbuur iyo mujaahidtii kale sida kii buuraha

    • @abdilahiyuusuf3698
      @abdilahiyuusuf3698 3 ปีที่แล้ว

      Waa arin wanaagsan ku dhiiro waa taariikh Aad noolaysaye!

  • @mustafehusseinshire6178
    @mustafehusseinshire6178 4 ปีที่แล้ว +27

    Snm wlhi waxaynu Aragmay may ahayn Ilaahay Haydin Dhawro Geesiyaal Xaq Udirira ayay ahaayeen wlhi😢😢😢

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen2442 4 ปีที่แล้ว +24

    Alla sheekadu macaana calooshuna way irogmaysaa please jebinta jeelka madheera movie kasameeya wa investment fiican weyan weliba intay dadkii sameyay waxka noolyiin please

    • @iradjimale1863
      @iradjimale1863 4 ปีที่แล้ว

      Beenaale tuug ah xoogaa ayuu rabaa in uu tuugsado

    • @yusufali2900
      @yusufali2900 4 ปีที่แล้ว +1

      @@iradjimale1863 dufkubaxe adigu isxoreey

    • @guleed7017
      @guleed7017 3 ปีที่แล้ว

      @@iradjimale1863 wa dhow off

  • @nadiirabdirahman6421
    @nadiirabdirahman6421 3 ปีที่แล้ว +14

    Allah cimriga haku dheereeyo Aabo
    Allah nabad ha inagu kulmiyo 🤲🤲

  • @jamaahmed3965
    @jamaahmed3965 4 ปีที่แล้ว +11

    Hambalyo Hambalyo Hambalyo guul iyo gobanimo Jamhuuriyada SOMALILAND Dhalinta shaqo adag inaga inootaal

  • @cagomaalmccagomaalmc5166
    @cagomaalmccagomaalmc5166 3 ปีที่แล้ว +5

    Mujaahidiintii allow unaxariiso qalbigaanka ooyaa markaan arko inta nool oo hadana dayaca
    Abaalbaan idiin haynaa aaboyaal
    Insha allh xaqiinana mar uubaydun heli intii nool

  • @mubarakadam3228
    @mubarakadam3228 4 ปีที่แล้ว +26

    Haloo duceeyo lixle .alle haw naxariisto

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 4 ปีที่แล้ว +15

    Waa geesi qaran waxaana waajiba inuu muuse ilamerayso inta uu qaabilo bilad gudoonsiiyo 100%👍👍👍

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 2 ปีที่แล้ว +8

    ماشاء الله تبارك الله، Ilaahay ha idin ciseeyo

  • @safiajama5565
    @safiajama5565 4 ปีที่แล้ว +11

    Maansha Allah Allahaweyena waxan kaaga baaye ciimre dheer Iyo caafimaad taa aha

  • @cabdiidiris1521
    @cabdiidiris1521 4 ปีที่แล้ว +2

    1960 taariikhdu maduugawdo midhihii waanhayna soomaliya waan kukhasaarnay guushiina waynu helay ee qadaadwayn wax hanoqdan dib idiiku iman mayno SNM indii dhimatay ilahay ha unaxariisto waynu xusi doona ilobimayno waligayo ilahay janadii haka waraabiyo mujahidiintii. Aamin. Amin aamin. Viiva soomailan

  • @ciidciisemaxamed7222
    @ciidciisemaxamed7222 4 ปีที่แล้ว +76

    Lixle koosaar sumunni koodbuur haragwaafi caddammi maxamed cali xuseen dheere talaabo ina macalin haaruun ilahey ha u naxariisto iyaga iyo dhamaan mujaahidiinta kaleba

    • @addeecabdihassan6626
      @addeecabdihassan6626 4 ปีที่แล้ว

      Alle uma naxariisto waayo waxay lasyeen dad Muslim ah oo walaalahooda oo dhalasho,Diin iyo dhaqanba ay wadaagaan

    • @kawsarxuseen2442
      @kawsarxuseen2442 4 ปีที่แล้ว +1

      Ciid Ciise Maxamed Asc muwaadin walaal adigaba taarikhda waxkahaye waxad igawaranta ragii 700 elagajabsaday jeelka halkaykudanbeyen malaqab qabtay mise sidasay kunabadgaleen walahi wataarikh jidhkayga xumadgelisay fadlan isoqor hadad ogtay

    • @kawsarxuseen2442
      @kawsarxuseen2442 4 ปีที่แล้ว

      Cabdiraxman Maxamed masha Allaah walaal shukran xogtaas ad isiisay waxay ahayd dhirbaaxo wayn onayka soowaaqsankarin o faqashtii kudhacday waaw I am amazed lixle wa intaalo loodhisa ninkii mishinkaa cajiibka ah sameeyay Somali Land ilaahada meelaguxusayo mujaahidiinti noocan ahayd majirto ilatahay walaahi its Tear and pain 🙏wll

    • @kawsarxuseen2442
      @kawsarxuseen2442 4 ปีที่แล้ว

      Addeec Abdi Hassan dadka walaalaha ed sheegaysa iyagu maxaykusameeyen muwaadiniinti dalka garmaqaadatayay miidhani muslim may ahayn kufaarkibirtay bay ahaayen

    • @lulaibrahim1906
      @lulaibrahim1906 4 ปีที่แล้ว

      @@kawsarxuseen2442 ö
      57b &)

  • @Tungaabtv
    @Tungaabtv 4 ปีที่แล้ว +43

    Film ka lixle ninkii matalilahaa ayaan ahay
    Like hadaad flimkan sugayso 💪🏾💪🏾💪🏾

    • @siciidaxmed2963
      @siciidaxmed2963 4 ปีที่แล้ว

      Wow waa loo baahanyhy dad filmo ka jila taariikhaha dalkan RAMBO oo kale LIXLE

    • @kamaalahmed9988
      @kamaalahmed9988 4 ปีที่แล้ว

      Dee kuu saaraye bal soo diyaari oo ta Iidoorka oo kale yey noqone soo basbaasee

    • @harrishammaam1043
      @harrishammaam1043 4 ปีที่แล้ว

      Tungab Tv
      Ninkaagan like-ga ku urursanaya mawtidii iyo mujaadihinta magacooda armaad caqli kale keentaa?
      Lixle halyey mar na soo maray ayuu ahaa.
      Ihn

    • @omarabdilahi9259
      @omarabdilahi9259 4 ปีที่แล้ว

      ciyaar baad kasheekaynaysaa nio islayaab

    • @heer-sarechannel2706
      @heer-sarechannel2706 4 ปีที่แล้ว

      Nin u eeg ayaaa la rabaa

  • @adnahfaysal8095
    @adnahfaysal8095 ปีที่แล้ว +2

    Wllhi rag bay ahayen gesiyashi SNM illahy hawnaxaristo inta nolna hadhowro😭🥺♥️

  • @abdihakimmohamud9373
    @abdihakimmohamud9373 4 ปีที่แล้ว +16

    Xasan Bubul Suldaankii Habaryoonis ugu danbeyey wax suldaan ah waxa lagu dilay shirqool dawladii kacaanku u maleegtay 19984kii.Markaan leeyahay ugu danbeeyey waxan ka wadaa wixii isaga ka danbeeyey waa magac-uyaalo.

    • @jaama20
      @jaama20 2 ปีที่แล้ว

      siciid sulub ayaa ka mid ahaa kuwii jaajuusay

    • @bosszaki9861
      @bosszaki9861 2 ปีที่แล้ว

      Kuwii dilay waxa soo qabtay oo qisaasay Muj Maxamed Cali, Siciid Sulub ayaana shirqoolkaas loo tiiriyaa mase hubo in tuhunkaasi run yahay.
      Suldaanku Mujaahid xalaala ayuu ahaa _ Eebbe ha u naxariisto.

  • @zakariashow9517
    @zakariashow9517 4 ปีที่แล้ว +7

    Wariye- Ali Fahad ninkan xog badan ayuu hayaa saan filayo idinkana waqtigaa idinku yar ee Fadlan barnaamijyo kale noogu soo casuuma✋✋✋

  • @weezy1o941
    @weezy1o941 4 ปีที่แล้ว +25

    Good history! 👏👏

    • @axmedabees7525
      @axmedabees7525 4 ปีที่แล้ว

      Waa mujaahid dhab u waramaya

  • @suldaansaleebaan1896
    @suldaansaleebaan1896 3 ปีที่แล้ว +3

    wllhi TariikhDu isMa Qarisee
    H.Yoonis WaDank u jaHaDa
    Tan TaY wllhi LiXLe IyO Axmed Mirre IYo First pr. In somaLiLand
    C.man AHmED ALi SharaF inga MuDaNyiHiin wllhi reer abtigay

  • @umulkhayribrahim2443
    @umulkhayribrahim2443 2 ปีที่แล้ว +1

    Nin shil male beerta ku lahaa waa aabahay sheekada uu inooga sheekay naayo waa runtii laakiin wayka qaldantay Mujahid ka aabo Allah ha unaxariisto ee waa uuqaaday odayaasha balse aabo cajilad uu kahadlaayo ayaabaan hayaa sifiican uugu sheekaynaayo dhacdadaas iyo siday udhacdayba TH-cam ka waan soogalin dhawaan insha Allah.

  • @rodaabdi890
    @rodaabdi890 4 ปีที่แล้ว +27

    ALLAH HA UU NAXARISTO MUJAHID LIXLE. GESI NAGA BAXAY. INTII KALENA ALLAH HA UU NAXARISTO.

    • @ugaasraage4178
      @ugaasraage4178 4 ปีที่แล้ว

      Aamiin aamiin walaal rooda abdi igala soo hadal Whtsupkyga +4915214735014

    • @faysaljaaliyada3551
      @faysaljaaliyada3551 4 ปีที่แล้ว

      Aamiin aamiin aamiinn

    • @axmedabees7525
      @axmedabees7525 4 ปีที่แล้ว

      Ilaahoow kuu nAxariiso m jaahid lixle iyo dhamamaan mujaahidiintii oodhan

    • @axmedabees7525
      @axmedabees7525 4 ปีที่แล้ว

      Mujaahid c kYd sane waa runtaa

    • @cabdiqanimuuse4137
      @cabdiqanimuuse4137 4 ปีที่แล้ว

      ALLA HAW NAXARIISTEE LILE

  • @islam-salam787
    @islam-salam787 4 ปีที่แล้ว +12

    Wllo hadii aad tahay qof jecel khayrka nagu taager oo ka qayb qaado faaifda khayrka ISLAM-SALAM WA KANAAL ARINKAAS U KUUR GALAY ASC

  • @abdi-azizabdi-rahman674
    @abdi-azizabdi-rahman674 4 ปีที่แล้ว +29

    Cali fahadow mujahidkan hasii dayn markay ugu yartahay ilaaa 6 barnamij ka qabo

  • @prof.mohameda.farahjaafaa2137
    @prof.mohameda.farahjaafaa2137 3 ปีที่แล้ว +5

    SSDF.....GUUL,,,,,DADKEENU MA OGA EEE.....SNM,,,,THNKS

  • @aabahajacaylka7195
    @aabahajacaylka7195 4 ปีที่แล้ว +12

    Danbigoodii hore iyo danbigoodii danbe ba alle ha dhaafo, Janada alle hoy ha uga dhigo dhamaan ragii Snm

  • @Samimusic.1
    @Samimusic.1 ปีที่แล้ว +1

    2023 ayaan daawanayaa fariinta uu Muuse Biixi iyo ina Kaahin u diray way dhacday oo way sameeyeen 😢

  • @safiajama5565
    @safiajama5565 4 ปีที่แล้ว +3

    Raagayegii SNM INTII shaahideye naaxaresti jaano Allah ah kaawarabiyo

  • @AhmedMohamed-zi9hl
    @AhmedMohamed-zi9hl 4 ปีที่แล้ว +21

    Walaaahi bilaahi waan ooyey. Gunbaynu nahay reer sheekh isaxaaqow. Waar ma raga halka inoo galay. Ayaynu noloshooda iyo biilkooda kafaaya qaadi waynay. I need this man is phone number please anyone who has it halayso gudbiyo. Gunbaynu nahaye niyow aynu u garbaha qabano ragii, noloshaynu xuriyada ku.haysano usoo.halgamay. jisakumalah mujaahid.

    • @nadiirabdirahman6421
      @nadiirabdirahman6421 3 ปีที่แล้ว +3

      Waa aabahay

    • @azooz1967
      @azooz1967 3 ปีที่แล้ว

      Asc, waa runtaa waxaynu kari weynay inaynu mujaahidiinteenii inoo soo halgamay ee u sababta ahaa "ILAAHAY ka sokow" xorriyadaa iyo noloshaa S.Land ku naallooneyso naftoodii u huray, inta soo hadhay ee ku naafowday halgankaa iyo intii kale ee ka hadhay ee mujaahidkanu ka mid yahay la kafaalo qaado noloshooda oo sanduuq loo sameeyo ku magacaaban mujaahidiinta dowlad iyo shacabkaba laga qaybqaato. Siiba qurba joogteena.

    • @azooz1967
      @azooz1967 3 ปีที่แล้ว

      Mujaahidkanu (ILAAHAY cimrigiisa ha raajee) isagu waxba naftiisa uma dalban ee wuxuu sheegay mujaahidiin ka mid ahaa SNM oo gidaarrada Hargeysa iyo Burco jiifa. TAASU MIYEY INAGA QABATAA RAGAA?

  • @abdiilmi156
    @abdiilmi156 4 ปีที่แล้ว +6

    Ya alaahu yaa alaahu ala maanata ha sahlo dadka iyo dalkaba nabad baan ugu duceeyey

  • @sidiiqcawaale158
    @sidiiqcawaale158 7 หลายเดือนก่อน

    Caqliga iyo cilmigaba alah haydin siyadiyo inata dhimatayna allah ha unaxaristo

  • @emilymohmed6584
    @emilymohmed6584 4 ปีที่แล้ว +5

    That is history of country Somaliland wlhi billaahi kuna waa udhinten kuna hady hdda udhimanyaan wan udagaalmaya wana kutagnanya

  • @maftuuxbogsiiye8419
    @maftuuxbogsiiye8419 4 ปีที่แล้ว +12

    Saab tv aad iyo aad baad umahad santiine mujaahidkan barnaamijka taxane nooga dhiga wayo waa taarikh dhaxal gal.noona mihiim.ah Cid sidaa uga sheekayn kartoo wakhti u ahaysa intii gobjooga ahayd majirto soibadiya

  • @awilabdilahi
    @awilabdilahi 2 หลายเดือนก่อน

    Alle haw naxariisto dhamaantood wixii dhintay wixii noolna alle cimriga haw dheereeyo

  • @mahamoutadan2325
    @mahamoutadan2325 ปีที่แล้ว +4

    Dhashii S N M ayaa imka nool 😮😢😢😢

  • @zuhaipmohamed9889
    @zuhaipmohamed9889 4 ปีที่แล้ว +7

    Walhi waa tariikh ficn waaye ino soo badiya

  • @ahmedharir5863
    @ahmedharir5863 11 หลายเดือนก่อน

    Cabdi kaydsan rijaaal ayu ahaa HY ragii ugu adkaa ee SNM kaga jiray ayuu ahaa runtii
    Waxa xusid mudan in abtiyashay oo ku jiray halganka halkan uu ka xusay Cabdi Kaydsane abtigay Bursade alla ha barakeyo dhamantood.

  • @zovarano9280
    @zovarano9280 3 ปีที่แล้ว

    wixii saaymo dhacay
    lebi-sagaare, burco duurey, S tii hore like ta iigu booba

  • @jamaibrahim4251
    @jamaibrahim4251 4 ปีที่แล้ว +1

    Adeer illaahay ifka iyo aakhiraba hakuu naxariisto adiga intii shihiiday iyo inta noolba

  • @mohamedhamse1061
    @mohamedhamse1061 4 ปีที่แล้ว +7

    Alleh ha un naxriisto mujaahid lixle

  • @nimcaanxasan829
    @nimcaanxasan829 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha alla mujahid cabdikaysane farax bulbul waa halyey geesi wax badan qabtay

  • @shagshagoproductiongaane6200
    @shagshagoproductiongaane6200 4 ปีที่แล้ว +8

    Lixle alle ha naxariisto

  • @mohamedamiinmustafe3276
    @mohamedamiinmustafe3276 4 ปีที่แล้ว +17

    Aderkay abdiqadir koosaar ilahay ha ku maxarisyo😢

    • @looshanelooshane692
      @looshanelooshane692 4 ปีที่แล้ว

      Sxb Cabdiqaadir Koosaar goormuu dhintay

    • @hassanxaaji7801
      @hassanxaaji7801 4 ปีที่แล้ว +2

      Wll waxuu dhintay koosar markii lixle isagu yeedhay madaxdii snm sariikiishi iyo siyaasiyinti 1984 ee uu yidhi xilkii aan idiin hayay ee taliyaha guud ee snm waan kadagay ee cid udoortan wadankanan guda ugalaya oo cidankii uhoreyay snm ayan kaxaysanaya hadi an dhinto ama layqabto sidan laydin oran ninkii usareeyay ayaa ladilay waan iska warajiyay xilka ahn waxaa la warregay muj adan shine koosar oo gudomiyi snm ahana wuxu ku wareejiyay silanyo isaguna wuxu yidhi ana marxalad an ufadhiyo halkan majogo ee konfurban ka ridaya waxana lagu dilay mustaxil isaga oo odayshi hawiye la shiraya aya ciidamadii siyadbare ogaden inuu kosar jogo mustaxiil halkaasa lavu dilay waxaa lasocday Ahn waxa la socday oo dilki ka badbaday muj abwan gariye iyo muj maxamed cali ahun wuxuu ahaa muj xalaala oo snm intu gudomiya ahaa melsare gadhsiyay

    • @MubarikHaybe555
      @MubarikHaybe555 4 ปีที่แล้ว +1

      @@hassanxaaji7801 Sxb alle Haw Naxaristo Adeerka Dhaman Dhalinyarada Rer somaliland Waa Wada Adeerkod Waa Ragii NoloshAn quruxda badan Inooga Tagay Alle NaxarisTi Jano Haka warabiyo Intii Halgankaa Ku Dhimatay
      Wll waxN Doonaya Taarikhda Mujaahidka Abdilahi Koosar inaan Kaa Helo iyadoo Dhamays tiran Plz Halken Kala soo Xidhiidha intaad ka haysid iifa iide Halyey Lama ilaabana buu ahaa ninkaasi

  • @munakamas1053
    @munakamas1053 4 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi mudnaan ayuu leeyey alleh haku karameeyo

  • @thesomalimoon3227
    @thesomalimoon3227 ปีที่แล้ว

    SNM geesiyaashi intiina dhimtay illahy swt naxariistii janatul fardawsa haka waraabiyo dambigodi illahay isaga raxmaane ha dhaafo intiina nool illahay abaalkina jantul fardawsa haka yeelo sharaf baad noo yeeshen illhay naxaristisa ha idinku naxaristo intina nool iyo inrina dhimatayba 🤲🤲🤲💚🤍❤

  • @salebancaaqilka9003
    @salebancaaqilka9003 3 ปีที่แล้ว +4

    Wllhi waan qiiroodayba😭😭

  • @mustafeahmed8117
    @mustafeahmed8117 4 ปีที่แล้ว +5

    Geesi ilaahay ma xillo ragg culus taasa fulaydii faranta hore aan tagi jirini dalka ku ciyaaraysaa

  • @saidabdulla9947
    @saidabdulla9947 4 ปีที่แล้ว +2

    Alla faan badanaa waa dharkii 1984 ayuu ku leeyahay wan hayaa ma cayilo ma caatoobo ma dheerado

  • @faalbood
    @faalbood 4 ปีที่แล้ว +1

    Wllleee ragbay ahaayeen mujaahidkan waan ubogoy taliyaha ciiidanka qaranka hala dhigo

  • @mohamednaasir4847
    @mohamednaasir4847 4 ปีที่แล้ว

    Maanata anagay n.a. taagantahay. Allah ha u naxristo inta dhimanatay.

  • @adandre4796
    @adandre4796 ปีที่แล้ว +1

    Dhashii smn ilahay hada naxaristo..adeerayaal.

  • @cabdirashiidsaleeban3940
    @cabdirashiidsaleeban3940 4 ปีที่แล้ว +12

    Taariikhdan mxaan sugayay in laga sheekeyo

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 4 ปีที่แล้ว +11

    Ilaahay haku xafido mujaahid

  • @abdisamadahmed5493
    @abdisamadahmed5493 ปีที่แล้ว +1

    Wariyuhu waa ka jiidh miidhan ✍🏾

  • @Haamud
    @Haamud 4 ปีที่แล้ว +18

    Barnaamijka Weriyaha kharibey. Hadalka laba jeer ayuu dhexgaley. Tababar dhinaca "Narrating stories" ah u baahan yahay

  • @engahmedfaarax6495
    @engahmedfaarax6495 4 ปีที่แล้ว +7

    Kani wariye maaha waayo wuu ka dhexgalayaaa sheekada

    • @faalbood
      @faalbood 4 ปีที่แล้ว

      Anigaa kula arkay zxp hye hye daa ayuu hayaa

  • @ioe6468
    @ioe6468 4 ปีที่แล้ว +14

    Kani wairiyaha ahi ma dhisna dhanka saxaafada!!!

    • @hormoodfilms3685
      @hormoodfilms3685 4 ปีที่แล้ว

      Waar isxaaq waa maxamed ee waad soo fogaate

  • @somalilandpresstv
    @somalilandpresstv 2 ปีที่แล้ว +1

    Film 🎥 in laga sameeyo weye qisada jeelka man dheera

  • @Ramadan395
    @Ramadan395 4 ปีที่แล้ว +12

    Geesiyaal aan baqaha aqoon waa taas dulmigii allah inaga qaaday ee ilahay umahdnaqa oo qabyaalad kafogaada dadkayga reer somali land

  • @mohamedtaleh9427
    @mohamedtaleh9427 3 ปีที่แล้ว +3

    Rag badan oo wasiira ah buu dhaama oo iska hadla

  • @jmd1447
    @jmd1447 4 ปีที่แล้ว +1

    Alle Hawnaxarizto dhmn inti dhimaty mujahidinti snm wlhi ragraga

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye 4 ปีที่แล้ว +6

    Mujaahid,, aad u QIIMO BADAN AYUU AHAA#LIXLE GEESI GEESI DHALAY IHUN DHAMAANTOOD,
    (( mujaahidkani isagoo nin yara ayuu noqdey SNM,, WAAYO MASKAXDIISU WAA XAYI)))

  • @daahirtaliye2165
    @daahirtaliye2165 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Alah ale ha dayo inti ka nool mujahidinti snm

  • @hargeisa24h
    @hargeisa24h 4 ปีที่แล้ว +5

    Kuwii ay Xoreynayeen ee Naftooda u hureen maanta Kibirkooda iyo Waalidooda ayaa Geeska Afrika ka yaabay. ...

    • @puregenius3493
      @puregenius3493 4 ปีที่แล้ว

      Yaa laxoreeyey
      Garxajis cida xoraysay taariikhda soo baadh iyo cidii hawlgaladi bariga hogaaminasay ada lagu xoreeyey.

  • @engahmedfaarax6495
    @engahmedfaarax6495 4 ปีที่แล้ว +5

    Wariye maaha kani saab tv

  • @nashadderia803
    @nashadderia803 ปีที่แล้ว +1

    MaxameD xaashi diiriye lixle 🦁

  • @munamaxamed589
    @munamaxamed589 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah ale ha idin abaal gudo

  • @burco7626
    @burco7626 2 ปีที่แล้ว +2

    We need to look mujahad kasta, u am very disappointed to hear that they are not being looked after.
    Waa ayandaroh.😭😭

  • @najiipzamriye5741
    @najiipzamriye5741 ปีที่แล้ว

    Ninkani wllhi adke weeye inaga 17 jirkeenu qori iskadaye baaskoolad maba ridi karaba rag waa kii hore👊

  • @nimcoabdi9719
    @nimcoabdi9719 4 ปีที่แล้ว +7

    Wlhi zhalay tagay si aan uso dawado jeelki ay nimankani jabiyeen ax niman adag weeye isbaarooyin badan ayuu leeyay wlhi

    • @ugaasraage4178
      @ugaasraage4178 4 ปีที่แล้ว

      Nimco Haa walaal anba waa arkay inaba caadi maaha tuuryo ayaa adeerkey ahaa Ahu

    • @toostoosmedia1672
      @toostoosmedia1672 4 ปีที่แล้ว

      Halkuu ku yaalaa wall

    • @abdicanada9489
      @abdicanada9489 4 ปีที่แล้ว

      Wa runta sadex jer ban galay anigu ba rag adag weye

  • @abdilahiyuusuf3698
    @abdilahiyuusuf3698 3 ปีที่แล้ว +3

    Ninkani WAA balaayo WAAna Mujaahid Qaabilkiisu waa reer Sugule Caynaashe Suldaan Xasan Bul-Bul waa Suldaankii Ugu Qaalisanaa Habaryoonis

  • @talentfilmz7026
    @talentfilmz7026 7 หลายเดือนก่อน

    Waan salaama halgamaaga mujashid hambalyo

  • @mciisecali2681
    @mciisecali2681 4 ปีที่แล้ว +2

    Like iyo koodbuuruun snm maha ahayn ee qaranka somaliland oo dhanbay ahayd

  • @mustafefarah9434
    @mustafefarah9434 3 ปีที่แล้ว

    Suldaan Xasan bul bul Alle naxariistii janatul firdowsa haka waraabsho waa suldaanka kaliya ee ku jiray dagaalka Kuna shahiiday

  • @aliismail1539
    @aliismail1539 4 ปีที่แล้ว +6

    Weriyiha midbaan kuu shegayaa ha aamusin qofkaad waraysanayso.

    • @bukharimohamed3828
      @bukharimohamed3828 3 ปีที่แล้ว

      Waa inuu amusaa milatariga hadalka lagama dhex galo waligaa

  • @haniabdi8662
    @haniabdi8662 3 ปีที่แล้ว

    Ax ax illahaya ha uu naxariisto iniink kaas

  • @yahyehussein
    @yahyehussein 3 ปีที่แล้ว +1

    Wariyuhu maha nin aqoon u leh shaqadiisa

  • @hamdijama5945
    @hamdijama5945 4 ปีที่แล้ว +1

    SNM Geesiyaaal naga baxay bay ahaayen waligiin abaalkiina gudi mayno inta noool cizi iyo sharaf ku noolaada

  • @November-rc3de
    @November-rc3de 4 ปีที่แล้ว +2

    Alle ha unaxriisto mujahidiinta inta dhimata lixleyo ax yaaa mujahidiin

  • @Hoodoayaan2000
    @Hoodoayaan2000 4 ปีที่แล้ว +7

    SNM guul

  • @hodansaleban2570
    @hodansaleban2570 ปีที่แล้ว

    maash alle gaasiyadii. dalaka usoo halgamay

  • @deeqayusuf9945
    @deeqayusuf9945 4 ปีที่แล้ว +6

    Mashaa alaah guul

  • @burco7626
    @burco7626 2 ปีที่แล้ว +8

    Amazing 👏 ❤💚💭👏

  • @jamiilamaxamed2107
    @jamiilamaxamed2107 3 ปีที่แล้ว

    alh haku naxariisto mujaahid lixle

  • @omarsomaliland4563
    @omarsomaliland4563 2 ปีที่แล้ว

    Ninkii snm ahaa ayaa ah nin xiniinyo cade ah SNM iyo mujaahidiintii xaq udiriika ahaa ale hawnaxariisto intii shahiiday inta noolna ale ha dhawro

  • @nimcoabdi9719
    @nimcoabdi9719 4 ปีที่แล้ว +7

    Waa runti lapadaa nin ee noqoday mifpaa adeerkay ahaaa fulay buu ahaa runtaa la izku sheegayaa

    • @sahalcali4196
      @sahalcali4196 4 ปีที่แล้ว +1

      Ookaalay in askartii lalaayey loogu aaro miyaanay kabaqayn maxay Jeelka kaga noqdeen

    • @khadarismaaciil3057
      @khadarismaaciil3057 4 ปีที่แล้ว

      Tarikh kasta fulaybay leeday haw yacina

    • @yusufali2900
      @yusufali2900 4 ปีที่แล้ว

      @@sahalcali4196 waxa laga yaabaa inay bukaan ama da ahaayeen oo aanay Socon karin

  • @somalilandpresstv
    @somalilandpresstv 2 ปีที่แล้ว

    Alle ya raxma lixle mujahidbu ahaa

  • @nimomuhumed9917
    @nimomuhumed9917 4 ปีที่แล้ว +7

    Wariyaahan maa yaaqo siidaa qofka taariikhada ka hadalyaa loo warysto wariye kaale hadlo dhiibo

    • @abdiismail6805
      @abdiismail6805 4 ปีที่แล้ว

      Weriyuhu professional maaha.
      Sidii qof caadi ah ayuu ula sheekaysanayaa

    • @nimomuhumed9917
      @nimomuhumed9917 4 ปีที่แล้ว

      @@abdiismail6805kaan waariye Maahee waa dhiig kaar tarikhdii oo meel fiicaan maraysaa ayu ka dheex gaalayaa koolbaa inuu dhaagaysto ayaay haayd inyarana kama garanaayo tarikhada inuu soo akhariyo ayaay haayd

    • @yahdhipato9679
      @yahdhipato9679 4 ปีที่แล้ว

      Haa wuu degdegaya

  • @buraalexaaji8026
    @buraalexaaji8026 2 ปีที่แล้ว

    B alaha unaxariisto mujaahidiintii snmintiikudhimatay

  • @prof.mohameda.farahjaafaa2137
    @prof.mohameda.farahjaafaa2137 3 ปีที่แล้ว +1

    SSDF,,,,,,TALIYAHAAN GARANAYAA,,,,,DAD WALAALO AH AYEY AHAAYEEN,,,,,TALIYE...GAALKACAYO....OO AHAA SSDF...

  • @xasancabdi4374
    @xasancabdi4374 วันที่ผ่านมา

    Abo rabi janada hakugeeyo❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimcanmahamud8336
    @nimcanmahamud8336 ปีที่แล้ว +1

    Wan ooyayba wlhi ax ax ma dhgaysan Karo marka laga shekenayo wlhi

  • @khalidmaxamud5894
    @khalidmaxamud5894 3 ปีที่แล้ว

    Wariyuhu wllhi meesha wuu waalay wuunaga dhaxgalayaaa uun ish😪

    • @sahrocabdi5381
      @sahrocabdi5381 ปีที่แล้ว

      SSdf buu qarinayaa geesi nimadeedii saasuu udhux galey hadalka!

  • @luqmaanfarxaan9202
    @luqmaanfarxaan9202 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhy hadaan ahay madaxwaynaha Dalka mujahidkaa la waraysanayo janalbaan ka dhigi lahaa