Intaaadan masar soo dagin🇾🇪

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 218

  • @najmahassan2703
    @najmahassan2703 หลายเดือนก่อน +1

    MashaAllah Allah ku barakeeyo information fiican ayad nasiisay

  • @fardowsoiskufillan
    @fardowsoiskufillan ปีที่แล้ว +10

    Maasha allah xabiibti maanta ayaa iigu kaahorayso waana kahelay sida aad dadka ugu waadixisay keep going ❤

  • @AbdiQani-tp4sw
    @AbdiQani-tp4sw ปีที่แล้ว +9

    Maashaa Allah waa gabar fariidad ah, gabdhaha soomaaliyeey ilaahay ha xifdiyo waa gabdho adag caruurta inta lagu furo ayey iska korsanaayaan .

  • @maryama7918
    @maryama7918 ปีที่แล้ว +6

    Wax meel dhigo ceeb maahan shukran sister ❤❤❤

  • @beydanabshir4058
    @beydanabshir4058 ปีที่แล้ว +8

    Allaha maxaad information sax ah aad siisey..aniga fahmi kara masar mudo badan kunoolaaa thank gcadaado❤❤❤❤

  • @fardusahussein3150
    @fardusahussein3150 ปีที่แล้ว +6

    Naa wll TikTok waaka raysatay iyo noloshii buuqa ahaad habi ina tahay daremya Allha hakugu wado TikTok danbe ha iman xata qurux dadi so labtay Masha Allha Rabi haku siyadiyo

  • @qamarcantoob2965
    @qamarcantoob2965 ปีที่แล้ว +13

    Smart mother ❤❤❤❤

  • @ahmedabdigelle1011
    @ahmedabdigelle1011 ปีที่แล้ว +10

    Masha Allah gabar fiican alaha ku sahlo muradkaga wadadashay inta ku dhiman Allaha ku sahlo

  • @sadiahassan8136
    @sadiahassan8136 ปีที่แล้ว +6

    Maasha allaah walaashey talo fiican yaad nasiisay waadku mahad santahy jazaakallaah

  • @sakariyaaden7309
    @sakariyaaden7309 ปีที่แล้ว +6

    Asc wr wb xbt maasha allaah tabaaraka allaah allaah ilaahay ha ku barakeeyo xafidu allaah astowdicikumu laahu ladii laatudiicu wa daaicuhu guulayso qaaliyeey oo waligaa gadaal hamarin guud infarction walaal ayaa laga helaa👍👍👍👌👌👌👌👆👆👆👆❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @SAli-db7dw
    @SAli-db7dw ปีที่แล้ว +10

    Mashaalaah tabaarakalaah ina adeer ii. soo ducee anigana ilaaheey inuu noo soo fududeeyo waxaan ku noolahay Oslo Norweey anagoo nabad qabna alaha naga soo wado aamiin❤

    • @Anigakaligeey
      @Anigakaligeey  ปีที่แล้ว +8

      Aamiin abaayo ilaahey adiga iyo inta kula midkaa ha u soo fududeeyo aniga salaatu shukri aa dukaday marki ilaahey elaboorka oslo i soo dhaafiyay

    • @SAli-db7dw
      @SAli-db7dw ปีที่แล้ว +1

      @@Anigakaligeey Alhamdulilaah alaha kuu xafido awlaada inshaalaah Sommerkaan ayaan rajeeynayaa. inaan ka soo dhamaado❤️

    • @ahmedabdinasir-kq4tx
      @ahmedabdinasir-kq4tx 8 หลายเดือนก่อน

      Mansha Allah hore usoco

    • @Maan3416
      @Maan3416 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@Anigakaligeeyoo wll Oslo mxaa lagu nacay😂

  • @azhaarabdi1932
    @azhaarabdi1932 ปีที่แล้ว +6

    Maasha allaah sida ay niyadaada ranbto ilaahay hakuu yeelo adiga iyo caruurtana ilaahay ha idin xafido

  • @Muslimah-Salafiyyah
    @Muslimah-Salafiyyah 8 หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo Macaan sidee kula soo xiriraa, Norway baan joogaa Masar baan Rabaa inaa u soo guuro

  • @wacanali3595
    @wacanali3595 ปีที่แล้ว +4

    KEEP GOING ABAAYO I WISH IN AAN DARIS KULA AHAA YOU ARE STRONG MOM MASHA ALLAH

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 ปีที่แล้ว +2

    sax waaye masha Allah. Maama fiican baa tahay.
    Dabcan inaad qof ku soo dhaweeyo aad haysataa. waa in guri kuu kiraysanaada. Hadaad sahmin karto inaad sahmiso intaadan guurin.

  • @fardowsaabdi8671
    @fardowsaabdi8671 ปีที่แล้ว +2

    Thank you waxbadan baan kaa faa iiday alle qayr Haku siiyo abaayo caqliga allevhakuu daayo❤❤❤❤

  • @omarhassan5164
    @omarhassan5164 ปีที่แล้ว +1

    Jazakalahu kheyr for your information

  • @ladancabdulaahi2117
    @ladancabdulaahi2117 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah hore u soco

  • @fowsiyonuur8990
    @fowsiyonuur8990 ปีที่แล้ว +9

    Naa masar waa mel fican waye aniga 5sano daganaa ogaaw naag yurub iyo america kaimatay ha aaminin aniga walaahi waa ku caawin lahaa hadaa jogi lahaa waa farxay markaa arkay ado masar jogo kenya masar ayaa kafican dugsiga shiiq caadil geyso xaya cashir taasic

    • @suhurahmednur8656
      @suhurahmednur8656 ปีที่แล้ว

      Somaliya wan nacay waxn is leeyahy Turki aad kana si tag lkn hal ilmo haysta marka.dadkiba wadanki galada way kaso qaxayan iga warn masar wa Mel seeya

    • @Maan3416
      @Maan3416 5 หลายเดือนก่อน +1

      Wll hda masar miyaad ku nooshahy

  • @adoontiialle5328
    @adoontiialle5328 ปีที่แล้ว +4

    Asc abayo qaaliyey kasoo hadal wax barashada iyo lacagta ? Kirada guryaha, shaqo ma leedahay ? Bal Abayo si fiican oo faah faahsan uga soo hadal

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah waa warbixin fiican. Mahadsanid

  • @mariaali7281
    @mariaali7281 ปีที่แล้ว +5

    Mashaa Allah abaayo awlaada Allah muxafidiin Allah gaagadhigo inshaa Allah 🎉❤

  • @saynabsaafi3942
    @saynabsaafi3942 ปีที่แล้ว +1

    Thank you my sister ❤❤

  • @buraaletaajirweyd486
    @buraaletaajirweyd486 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay Masar ima soo dejiyo.

  • @Maryamasuldaana
    @Maryamasuldaana ปีที่แล้ว +3

    Mashallah, waa dadaaashay. Ana inaan soo guuraan rajaynayaa inshallah

  • @aminasharif7701
    @aminasharif7701 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah fariid

  • @nimco9305
    @nimco9305 ปีที่แล้ว +2

    Wa mahad san tahay wa talo fican noso gali video badan iyo xafadaha raqiska ah jzk abayo.

  • @Hashim-eu2cm
    @Hashim-eu2cm ปีที่แล้ว +2

    Sasaa larabaa waa hoyooyinkii hore gulayso awowe

  • @AminoCabdulahi-l5s
    @AminoCabdulahi-l5s 8 หลายเดือนก่อน +1

    Asc wllo inad I caawiso Ayn ka raba on masar Soo dago mad ila Soo xidhidhi karta

  • @ayanabdi-ol5zw
    @ayanabdi-ol5zw ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah abaayo alla daacadnimada aaba leysku dhaafay

  • @sharifonur4345
    @sharifonur4345 ปีที่แล้ว +5

    Asc abayo meqo biil waye visaha lagugu dhuuftay

  • @hadiyoshakai9317
    @hadiyoshakai9317 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah Jizakalahuqair ❤

  • @shukriyaabdullahi4169
    @shukriyaabdullahi4169 ปีที่แล้ว +4

    Mansha allh ilaah hakuu xafido ❤❤❤🎉🎉

  • @Runtakudhimow
    @Runtakudhimow ปีที่แล้ว +1

    Naag nool Jazakallah khayr information fiican nasiisay masar u so socdaa

  • @SadeAhmed-c6z
    @SadeAhmed-c6z 5 หลายเดือนก่อน

    Asc masha Allah Abayo wan ku salamay qaliyay. Abayo wastapp Kada maheli karaa. Masar ayan u bahna in an imado

  • @nasraahmed1706
    @nasraahmed1706 ปีที่แล้ว +4

    Maasha allah waa runtaa anigana way igu dhacday ninka passport wuu isoo celiyay orad fiisaha sooqaado buu igu yidhi

  • @zainabali5612
    @zainabali5612 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallah walasheey xafaada ugu raqiisan please noo sheeg

  • @aliya9351
    @aliya9351 ปีที่แล้ว +5

    Thanks abayo single mother ba ahay talo fican ba I sisay

  • @Mubarkhsx
    @Mubarkhsx ปีที่แล้ว +1

    Wcs Abay mansha allaaah farxada aallaaah hakusiyadiyo runshegaa tahay

  • @BoqorkaSomalida-kn7mk
    @BoqorkaSomalida-kn7mk ปีที่แล้ว +1

    Wow momii quruxley baa tahay❤

  • @hidaya9227
    @hidaya9227 ปีที่แล้ว +2

    Mash Allah ❤

  • @MaryanAbdi-wj7jc
    @MaryanAbdi-wj7jc ปีที่แล้ว +5

    Maanshaa allah allah ku xafido adiga iyo caruurtaada kirada guryaha kasoo hadal abaayo adoo mahadsan

    • @Anigakaligeey
      @Anigakaligeey  ปีที่แล้ว +1

      Aamiiin qaali mahadsanid ❤haye insha allh❤

    • @jiijomohamed354
      @jiijomohamed354 ปีที่แล้ว

      ​@@AnigakaligeeyAbaayo masar ayaa so rabaa xagee Kala so xariraa xabiibti

  • @ZeinabWali
    @ZeinabWali ปีที่แล้ว +1

    Asc abayo alaha ku barakeeyo adiga iyo caruutaada walaashey masar xaafadeed ka dagtay inaan soo dago yaan rabaa 3 qol iyo fadhi $150 waa masha allah

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 ปีที่แล้ว +1

      waligay waxan maqli jiray nolosha masar aad bay u jaban tahay qudaartana jabi way dhaaftay dhulka ayay taalaa anoo yar ilaa hada waan maqlaa wllhi inay nolol qabow tahay bal ka waran 3 qol oo 150$ ah hada Anigu hargaysa aya joogaa Dadka kirada gala 3 da qol waa boqol iyo kontonkaas xaafado jaban way jiraan lkn biyo maleh yacni qofka ayaa biyaha shubanaya hada Anga waa Hanti lkn waan arkay

  • @sadiamohamud405
    @sadiamohamud405 ปีที่แล้ว +3

    Welcome masar abaayo halkee ka degantahay xafadaha somalida wax xaqiiq ah ayaad ka hadshay ❤❤

  • @jamalmpls
    @jamalmpls ปีที่แล้ว +1

    Abayo walaalkey aa mar dhow xaskisa iyo caruurtiisa u soo wada Qahira

  • @farhiyaosman8828
    @farhiyaosman8828 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid abaayo

  • @hawaahmed9851
    @hawaahmed9851 ปีที่แล้ว +1

    MASHAA ALLAH WAXAA TAHAY QOF DDAACAD AH SIDA AAD NOOGU SHARAX DAY WALASHEEY WAAD KU MAHAD SAN TAHAY QERBADAN ILLAHEY HAKU SIYO 🇸🇴💕🇸🇴💕🇸🇴💕🇸🇴💕🇸🇴

  • @alyasfarah9816
    @alyasfarah9816 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @raxmataali8598
    @raxmataali8598 ปีที่แล้ว +2

    ماشاء الله

  • @fardowsahasaan6758
    @fardowsahasaan6758 ปีที่แล้ว

    ManshaAlaah Alahaa kuu saqiro gabar single mother with 2 kids imasaa layga rabaa sandkii nolol Bala ah ma radinayo taan ka hadlayo waa guri mesha wali ahen ama school ka ama sharciga waxan maqlay dadka way ku dhibaan sharci cusboobinta

  • @felis123egal2
    @felis123egal2 ปีที่แล้ว +1

    Gaberta aad soo kaxeesaneeso Ama walasha Ama familkaga. Ma laceg la aan ayaa kuugu shaqeene aqligaga. Abaayo aduunka ugu necbahey in aan qof aan laceg siineen aan wax udirsado. Anbo la igu ma soo shaqeesan umada Amaan wey iga heelee❤

    • @Anigakaligeey
      @Anigakaligeey  ปีที่แล้ว +1

      Maya qaali lacag la aaan maahan lkn soo kuuma dhaanto qof islaameed

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 ปีที่แล้ว

      maya wll sidaa maaha yacni wllshaa ama ehelkaaga xitaa dumaashidaana ha ahaatee qofka shaqaalaha ah iyo Qofka ehelkaaga ah isku mid maaha yacni Qofka ehelkaaga ah duruuftaada ayuu la socdaa waxad qabto ayuu kula qabayaa bilkasta 300 dollar kaama rabo ayay ka wadaa lkn ujeedku maaha wuu kuu xamaalayaa waxbana ma siinaysid

  • @umuguled3903
    @umuguled3903 ปีที่แล้ว +2

    Asalaamu caleykum waraxma tulaahi wabarkatu Abaayo maheli kara nummerkag?

  • @aaminohassan4273
    @aaminohassan4273 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah alle haa ku xifdiyo

  • @xamdaxubi9807
    @xamdaxubi9807 15 วันที่ผ่านมา

    Khadara qof fcn tahay wllhi m.Allah ❤ lakiin qaxontiga sida lagu galo waxa kharash laiiga bahanay ma iishegi karta xppti hooyo soomaaliya joogta 5 ciyaala lagu dayacay ahe plz iiso jawab iska so qaad ado africa jooga o caruur lagug dayacay onad aar sana karin inta iga caawi qaali wax kale kaama rabe

  • @rukiyaafarah7893
    @rukiyaafarah7893 ปีที่แล้ว

    Abyo lanbarkaaga maisodiri kartaa waan kuubaahanahee

    • @Anigakaligeey
      @Anigakaligeey  ปีที่แล้ว

      K.m2005143 snp kaas igu so darso

  • @idilyuusuf1894
    @idilyuusuf1894 4 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid walalo somaliland kaso baxayaa wanaya rabaa inan waxka barto qof qudhanayan ahahy ee malaga helayaa guryaha qolka iyo fadhigiisa kagoban boqol iyo kontana kajaban

    • @AsmaaraAsli
      @AsmaaraAsli หลายเดือนก่อน

      Isku mid nahay iso qabo is weheshane

  • @faysaligal9005
    @faysaligal9005 หลายเดือนก่อน

    Thanks ❤

  • @Umumushtaaq-s7j
    @Umumushtaaq-s7j ปีที่แล้ว +2

    Thanks abayo war muhiim ah

  • @Filsanali-vd6zw
    @Filsanali-vd6zw ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid abaayo mcn ❤

  • @dekahaji
    @dekahaji ปีที่แล้ว +2

    Waad mahadsantahay war bixin aan u baahna ayad I siisay

  • @Umumushtaaq-s7j
    @Umumushtaaq-s7j ปีที่แล้ว +5

    Khudaarta korontada biyaha internetka noogasowaran

  • @tubtatoosan4323
    @tubtatoosan4323 11 หลายเดือนก่อน

    Masha allah abayo welcome to egypt aad ayad u mahad santahay sifican ayad wax u sharax day

  • @wacanali3595
    @wacanali3595 ปีที่แล้ว +2

    waa saxan tahay abaayo odeyga waa biniaadan wuu dhiman karaa wuu xanuunsan karaa waxaada dhaqaaleeyso

  • @sacdiyobilan1387
    @sacdiyobilan1387 ปีที่แล้ว +1

    Guryaha kale oo isku xiran quma hoda noo so shek abayo oo isku eg yacni

  • @abdiwaduudaadanahmed5485
    @abdiwaduudaadanahmed5485 ปีที่แล้ว +4

    Keep going sister

  • @yaanabdiaziz8110
    @yaanabdiaziz8110 8 หลายเดือนก่อน

    Waa nolol aad ujaban MshaAllah anaga muqdisho waa to much 3 qol 400$ waaye maciishada cirka waaye 😢

  • @Gorillakingdomvr
    @Gorillakingdomvr ปีที่แล้ว

    Mansh Allha abyo Allha ha ku xiiftiyo adiyo carurtadab abyo doctor carurta bal kasohadal if you get time please 🙏 ❤

  • @fartunwarsame8618
    @fartunwarsame8618 7 หลายเดือนก่อน

    Norway helse kortet oo blue iyo grey yar ku jiro midaa eheyn maa jiro sis ii sheeg kaa sheegeysid magaciis

  • @anisbin3082
    @anisbin3082 ปีที่แล้ว +1

    Qof fiican waaye ❤

  • @sahroabdi
    @sahroabdi ปีที่แล้ว +1

    Gbar cdaadaay mka soo guurty yurub.

  • @yusramahamed3780
    @yusramahamed3780 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaah

  • @blueblue5427
    @blueblue5427 ปีที่แล้ว +1

    Hooyo wanagsan Allahuma barik.

  • @qalbinuura1263
    @qalbinuura1263 ปีที่แล้ว +3

    Mahad sanid abayo si fican baad wax inogu sharaxday .lkn waxan ku weydiye qaxotiga leyska qorayo maxuu tara mar hadi an yurub kaso guuro?

    • @Anigakaligeey
      @Anigakaligeey  ปีที่แล้ว +3

      Dadka yurub ka soo guuray maahan qaxootiga waxa iska qoraayo! Wa dadka soomalia ka imaanaya

    • @qalbinuura1263
      @qalbinuura1263 ปีที่แล้ว

      @@Anigakaligeey mahad sani

  • @kikiki1189
    @kikiki1189 ปีที่แล้ว +1

    Asc, abaayo xaafadee degantahay?

  • @ladanmuhumed1367
    @ladanmuhumed1367 ปีที่แล้ว

    Walaashaa yar ama Inanta Ehelkaaga ah In aad ku shaqaysato miyaa rabtaaa oo Feedhaha ka jabiso..Naaa xishooooood

  • @som1
    @som1 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah abaayo masar waa uu soo socdaa inshallah

    • @jamiilamohamed2374
      @jamiilamohamed2374 ปีที่แล้ว +1

      Walal anigaba wan raba inan aado qof an isku lug darsano wan iska rabi laha marka goormad adaysa xagese joogta

    • @som1
      @som1 ปีที่แล้ว

      @@jamiilamohamed2374 uk abaayo. Adigana?

    • @jamiilamohamed2374
      @jamiilamohamed2374 ปีที่แล้ว

      @@som1 sorry abayo somalia ayan jooga information dheerad hadad ka hayso ma i sheegi karta aniga cardka qaxootiga ayan ka rabay

    • @som1
      @som1 ปีที่แล้ว +1

      @@jamiilamohamed2374 mashallah allah ha ku sahlo. Sorry aniga ma ogi cardkaas Afwan

  • @saidali5894
    @saidali5894 ปีที่แล้ว +1

    Walaaley hangeen kaalaso xirira.

  • @fariixaaxmed6414
    @fariixaaxmed6414 ปีที่แล้ว

    Abayo visa lagugu dhufanayo waqtigeeda waa intee
    Visaha markay kaa dhacdo maxaa ku jooge wadNkA iga soo jawaab xbt

  • @duniyokulan3158
    @duniyokulan3158 ปีที่แล้ว

    Walhi mida visaha way igu dhacday maantoo dhan saan line ka ugujiray baa dibla iiceliyey

  • @fardowsakaahin5886
    @fardowsakaahin5886 ปีที่แล้ว

    Anigayba igu dhacday anoo saf taagnaa inaa laysoo celiyo visa office kiisa gadaal ayuu kaa xigaa intaa passport checkingka aadin

  • @safiyociise8651
    @safiyociise8651 ปีที่แล้ว

    Abayo Somalia 🇸🇴 Ayaan joogaa waan jeclahy in aan soodago masar maxaa laygaga baahan yahy

  • @NaturesBestOne
    @NaturesBestOne ปีที่แล้ว

    ASC abayo waxa la helaa naag masari ah oo isbuuci mar nadafada dhan guriga kusamey nee 200 GANIIN wa 9 mise 10 dolar 7 sacadoid nada fada email an kusinia

  • @Muslimah-Salafiyyah
    @Muslimah-Salafiyyah 8 หลายเดือนก่อน

    Abaayo Waxaan Joogaa Norway oo Waxaan Rabnaa inaa Masar u soo Guurno, waxaa nahay Hooyo iyo Ninkeeda iyo Cunug, passbord Norwegian baa Heysanaa. Hijrah baa Rabnaa. Pliz Ila soo Xariir

    • @Anigakaligeey
      @Anigakaligeey  8 หลายเดือนก่อน

      ‪+20 109 344 7288‬

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah wllo hadaa iigu horaysa kanaalkaga wan kugu xidhnaandonaa shukran

  • @Keyfmm
    @Keyfmm ปีที่แล้ว

    Abaayo xafada dagan tahay wa raqiisa xafada magcad ishag please

  • @alhudaquraancenter1635
    @alhudaquraancenter1635 ปีที่แล้ว

    Asc wllshy..
    Meel aan kaala soo xidhiidha may sheegi karta ...mahadsanid

  • @Dharaar-f9f
    @Dharaar-f9f ปีที่แล้ว

    Abaayo xagee kaala soo xariiraa ????

  • @hamdaahmed4227
    @hamdaahmed4227 ปีที่แล้ว

    Asc wlo ticket diyaarada meeqo waaye maser

  • @mustalifa
    @mustalifa ปีที่แล้ว

    Abaayo qaali intee kalasoo xariiraa waa ku baahnaa inaan kula hadlo fadlan walashey

    • @Anigakaligeey
      @Anigakaligeey  ปีที่แล้ว

      Snp ka igala soo hadal abaayo waa kaas ciwaankeyga ➡️ K.m2005143

  • @SamarAli-dz7hg
    @SamarAli-dz7hg ปีที่แล้ว

    Xayi cashir ma dagtay guriga saas u raqiiska ah

  • @fardowsaiimaan3351
    @fardowsaiimaan3351 ปีที่แล้ว +1

    Aad umahadsantahay abaayo❤

  • @libansicid3911
    @libansicid3911 ปีที่แล้ว

    Xaafada ugu macquulsan ee la dago nala wadaag pls.
    Mahadsanid.

  • @Khowla-d9i
    @Khowla-d9i 8 หลายเดือนก่อน

    Suqa somalida ma jira wllo

  • @Maryan_idil
    @Maryan_idil ปีที่แล้ว +1

    Abayo waxbarasheda ka sheekey waa sidaa ??

  • @ilwaadqurux8281
    @ilwaadqurux8281 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaaaah

  • @abdullahiadawe5637
    @abdullahiadawe5637 ปีที่แล้ว +1

    Mash Allah Abayo sifecan ayaa uu sharaxday lakin wax yaraan kudaraa intaan arkay anigana airport markaa kasoo dagtid form yar ayaa buu xinee labo Runti hadaan qof walal ama Ethel kuu joogin ama adan carabiga garaneen waa dhib maantodhan waa laguu turjumaa qofka kuu turjumayana waxaa lagayabaa in uu lacga kaa qaato so lakin hadii ehel kuu daganyahay oo yaqan caribiga Masha Allha waye hada soo dagan idin dhihi laha wabilahi towfiq

    • @Anigakaligeey
      @Anigakaligeey  ปีที่แล้ว

      Formka yaa buuxinaayo ma dadka soomalia ka yimaada aniga waxba maanan buuxin😊

    • @abdullahiadawe5637
      @abdullahiadawe5637 ปีที่แล้ว

      @@Anigakaligeey abayo Waad buxin kadhaa waa magacaga iyo dadaada iyo xafada uu socotid adresskeda visadan meel gooni ah ayaa lagu gadaa kabacdi visada magareshin kugu dhufanayah

    • @abdullahiadawe5637
      @abdullahiadawe5637 ปีที่แล้ว

      @@Anigakaligeey somali in aad diyarada kusoo aragti mahane ma arkeesid

  • @ahmedahmed-ex1ju
    @ahmedahmed-ex1ju ปีที่แล้ว

    Asc walaasheey aad ayaan kuu salaamayaa

  • @Shukricadey22
    @Shukricadey22 ปีที่แล้ว +1

    Wlh yrub qarash iku dilay

  • @hawamohamud4687
    @hawamohamud4687 ปีที่แล้ว

    Abaayo intee kaa heli karaa inaa kula hadlaa rabaaye qaali

  • @Muslimah-Salafiyyah
    @Muslimah-Salafiyyah 8 หลายเดือนก่อน

    Xaafadaha Masaakinta baan Rabnaa