- 224
- 1 707 661
Gabar.Cadaado
Norway
เข้าร่วมเมื่อ 24 เม.ย. 2015
Nolosha Hooyo soomaaliyeed❤️🙌❤️
Singlemom
Singlemom
ILLAAHA YOOW RUUFIYAAN Ha IGA DHIGIN BEEY GABAR CADAADO KU DUCEESATAA🤲🏻
ILLAAHA YOOW RUUFIYAAN Ha IGA DHIGIN BEEY GABAR CADAADO KU DUCEESATAA🤲🏻
มุมมอง: 4 849
วีดีโอ
NAFISO MACAL WEENEEY MAXAA KAA RAACAY RUUFIYAANIMADII😂🏃🏻♀️➡️🏃🏻♀️➡️🏃🏻♀️➡️🏃🏻♀️➡️🏃🏻♀️➡️
มุมมอง 2.6K2 ชั่วโมงที่ผ่านมา
MUCJICO kAMA HOREEN MARKE MAGAALADA SOO DAGTAY😡
XAALADA MAARIYA OO SII ADKAATAY🥹IYO ANIGA WIXII AAN LA KULMAY😭
มุมมอง 4.5K4 ชั่วโมงที่ผ่านมา
MAARIYA CADAALAD BEEY RABTAA🥹💔
MA DHAGA HADLEE WAAN BAREERAA😜EE MALA SOCO TAAAN ARINTI MAARIYA MEESHE MAREESO🏃🏻♀️➡️
มุมมอง 6K7 ชั่วโมงที่ผ่านมา
mAARIYA HALOO KACO🙏🙏📝
YOUSUF DAWAH OO U HANJABAY NAAGTI MAARIYA CUNUGA KA QAADATAY🥳
มุมมอง 12K14 ชั่วโมงที่ผ่านมา
ARINTA MAARIA O WAJI KALE YEELATAY🥳
MARIYA OO ARIN BADAN DAAHa KA QAADAY WAREESIGI EE SIISAY MAANTA Yousuf DAWAH💔
มุมมอง 13K14 ชั่วโมงที่ผ่านมา
NORWAY INE AriNTaan KA JiRto MA Moodeen😭💔😭
🏃🏻♀️➡️QISADII 16 SANO KAHOR NINKI I FURAY💔 OO DHAMEESTIRAN📝
มุมมอง 2.4K21 ชั่วโมงที่ผ่านมา
QISO YAABLEH OO GARDARO BADAN KA BUUXDO🏃🏻♀️➡️
LABADAAN WAJI YAA ISKU BALAMIYAY?😂🏃🏻♀️➡️🏃🏻♀️➡️
มุมมอง 3.4K14 วันที่ผ่านมา
NAARBA NAAR BE KA ASHAHAADATA HADA MAQASHAY😂
SIDA AAN UGA SHEEKAYNAYO CLAPPER IYO XALKA MAQAARKEYGA QALLALAN🏃🏻♀️➡️
มุมมอง 3.1K21 วันที่ผ่านมา
SIDA AAN UGA SHEEKAYNAYO CLAPPER IYO XALKA MAQAARKEYGA QALLALAN🏃🏻♀️➡️
MISKIIN GABADHAAN, WIXII IGU DHACAY OO KALE BAA KU DHACAY 💔🥲
มุมมอง 1.1K21 วันที่ผ่านมา
MISKIIN GABADHAAN, WIXII IGU DHACAY OO KALE BAA KU DHACAY 💔🥲
LABADII CADAW E II HESHIIYAY💔🥲🏃🏻♀️➡️🥺
มุมมอง 1.8Kหลายเดือนก่อน
LABADII CADAW E II HESHIIYAY💔🥲🏃🏻♀️➡️🥺
ONLINE VS DUKAAN :ALAABTI UGU DANBAYSAY EE AAN SOO IIBSADAY💯
มุมมอง 1.7Kหลายเดือนก่อน
ONLINE VS DUKAAN :ALAABTI UGU DANBAYSAY EE AAN SOO IIBSADAY💯
Maxaan Sameeyay Quraac Iyo Qado Maanta? Kaalay Oo Daawo!
มุมมอง 1.8Kหลายเดือนก่อน
Maxaan Sameeyay Quraac Iyo Qado Maanta? Kaalay Oo Daawo!
XANNuuN Saaid AH BAAN DareeMaaYaa MaanTA🥺
มุมมอง 9Kหลายเดือนก่อน
XANNuuN Saaid AH BAAN DareeMaaYaa MaanTA🥺
Aniga dhan dhib dhib aa dareemooya? Why?🥺🥺
มุมมอง 6K2 หลายเดือนก่อน
Aniga dhan dhib dhib aa dareemooya? Why?🥺🥺
Bahdilan buuma ween iyo adooon keedii part2 End🙌
มุมมอง 3.3K2 หลายเดือนก่อน
Bahdilan buuma ween iyo adooon keedii part2 End🙌
Bahdilan buuma ween iyo adoonkee dii /part 1
มุมมอง 8K2 หลายเดือนก่อน
Bahdilan buuma ween iyo adoonkee dii /part 1
Goor muuu Ninkaaada hormar ku gaarsiiyay??
มุมมอง 2.2K2 หลายเดือนก่อน
Goor muuu Ninkaaada hormar ku gaarsiiyay??
Bahdilan buuuma ween waa tanaa sababta lagu furi la yahay🙈
มุมมอง 15K2 หลายเดือนก่อน
Bahdilan buuuma ween waa tanaa sababta lagu furi la yahay🙈
Masar🇾🇪meel quruxbadan ood ilmaha iyo xaajigba aad waqti kula soo qaadan karto🏃🏽♀️
มุมมอง 2.5K7 หลายเดือนก่อน
Masar🇾🇪meel quruxbadan ood ilmaha iyo xaajigba aad waqti kula soo qaadan karto🏃🏽♀️
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
sorry mis kiinta illaahow uga sooqaad gaash shaydanta aamiin aamiin
Aamiin cadawageeda iyo Slamkaba Allah jabsho.
Abayo wax la so dhafey maxaa usi wadataa ignore
Ha jabo
Gud hjelpe deg, inshallah. Amen."
Qadro qaali ilaha ha ku xafido qaali ❤ ma yabtay whli tan waaa iga yabisay maxa ka galay subxanalah ❤❤❤
Waa ku fadhidaa qadadaa ay gaabo🤣Masha alah bil cafiyaa☺️
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Suxnllh ilamaha ilaahay ayaa baxsha tan labaad guurku malahan ina adeer iyo sokeeye ee waa calaf abaayo gafka mafiicna iyo hadlka laqawga abaayo ilaahay uunoqo
Free dhaga hadal miiya
😂😂😂😂😂😂
Thank you brother
Jasakalah khar my brother ❤❤❤😂😂😂❤❤❤❤❤❤
You are beautiful sister,
Wan dhageystey xanun wey darentay blse badal khayr qaba u rajeyna insha Allah 🤲
Naagtan iyada bill ka rabto gabadha kama naxeyso 2 ka badan hal qof
Asc maxaa lagu dara kulaha naaya asc waxaa lagu dara in aad tahay naag akhlaaq xun oo aan xuduudkeeda runta markii loo sheegayo maxay la cabaadi😂 Gabadh cadaado naagtan dumar nool ayaa helay oo runta u sheegay runti
Manshaa allaah waad quruxsan tahay ee habixin ku xun
AstaqfuruAllah naagtu waa ceeboowday 😂😂😂😂😂😂
Bismilahi iyada isku cadeysay inay wax rufuyantay😂😂😂 tan ma bolba maqan 😂😂
Gabar cadado kalarkeda kuso noqotay
Gabar cadado xbti jir oo jog
Ninka ma xoolaa marka la dhacayo ,yaab gabar cadaado iska samir allaah ayaa dadkan kala xisaabaya,bal khaladka aad gashey muxuu yahay hadaad nin xalaal ku guursatey,gabadhaan is xiijineysa maxa familada dhex galiyey, subxaanalaah qof muslim ah bay leedahay nin gaal ah bay haysatey,su'aal fiican baa la weydiiyey.
Gabar Cadaado🎉🎉❤❤Naagtan wlh dhulkaa ku jiidey😂😂😂Ku soco balaayo oohin badan dheh si fican usoo karbaash 😂😂😂😂
Sawirkeda sosaar maba aqaane
Wuu saaranyahay😂
Alla her woqoyi jecliya warkooda naagta warka kurafatay maba fahmin wexey dhureyso balmaaxa iyada dabadhigay umada
Waa mid wareersan. Iyada maxaa ka galay arimahaas
Balaayo hala saaxiibto naag waligay lama saaxiibin hadana umasocdo , acuudu Billaah xasbunallah wa nicmal wakiil
Wax la saaciibay malahan waxa e sheegeeso dhan waa un caay wax jira maahan
Jecliyaa naag iskukalsoon.
Doqontaa meel baadsartay.balaayo qalqalsan oo beenaaley ah, hadal karti iyo naagcadgoosankarta waa gabar cadaado❤
Naag nool walee. ❤❤❤
Nagta caan ma ahe mxa uso dhise ina adery
Naa habarkii muslimiintii baa kudhacaye galha uooyine joog falastiin sideeloogalay wllee gal umanaxo falastiin qasaa caloosha illarogmatay
Naa sheekada lama socotit miyaa wiilkaan gaaal maahan bisinkee🥹 waa wiil muslin ah o gabadheeda soomaliyeed caawinaaya o wiil 15sano laga heesto oo labadoodiba booliska xiray lkn hada wa la soo daayay alx looyar ba soo daayay wali hoosha wa socota
Alla gabar cadaadooy dhib badanidaa. Dhiigaaga dagaal lee muu kushaqeeyaa? Gabar dadoow aa iska maagtay.. qof aa sheegtay inaa weligiin isku dhicin. Meelaa soo kortay qoftaanaa kushidatay. Western ka wax badanaa joogtay hadana sidii Somalia aa weli udhaqmoosaa. Malagubarin miyaa inaa confrontation laiska ilaaliyo. America anaga waxaa nalagu baray confrontation in laga fogaado. Hadana dambi aa kujirtaa inaa meel soo fadhiisatid oo qof ceey eber uga dhigtid. War ilaahay kabaq aa kuceshanee dadka iska dhaaf.
Abaayo vedioga dhameeso ha iska kee eedeene dhibbadnidaa qof in laguma dag dagl ma fiicno 😮
@Gabar.cadaado abaayo waa dhameestay video ga laakiin wixii horay idiinka dhacay waa dheceen. Mid mid cafisay majirto. Waxaa laisku can iyo qadarka ilaahay waa isku ceeseen inee meeshaas kuekaato ee eheed. Laakiin adaa hada waxaan soo cusbooneesiisay. Mariya laga hadlaayay gabartaanaa kushidatay. Ninkii qabaa ceeysay even hadee iyada horay kuu xumeesay, hada adaa kadaba qaadatay waa soo dhageestay dagaalkiina shalaa dhageestay waxaa tiri waa ruufyaan this and that. Waa yaabanaa shalay markaa saas dheheesay laakiin hada waxaa sheegtay inee horay kuu xumeesay. Inaa kagambisatidee eheed especially markaa dhahday 2025 naag mic uma qaadanaayi. Adiga dadkaan iska koreesii kaweenoow maalinkasta naag inaa is jiijiidatiin. Cadow cusub hasameesan qof kuxumeeyay aa laga cararaa let alone qof aa waxba kaasameen. Ciyaalkaaga iska korso naagahaan ciyaalkaaga yee kaa mashquulinin. When they go low, we go high. Videogana from bilaaw ilaa dhamaad waa fiirsaday. Take care!
Abaayo waa dhageestay video gaaga laakiin wixii lasoo dhaafay sanado hore aa kahadloosaa. Hada shalay adigaa intaa meel kortay gabartaan kutaagtaagsatay. Horay mid mid ucafisay majirto inaa meeshaas uga hartidee eheed.@@Gabar.cadaado
Geeridi walasheen waxba kama baran miya wll? Rabi kabaq wll!!!
Ilaahey hana so hanuuniyo abaayo❤
Sax
Ina abtiyey nagtas maaha badecade wey shegane so ogoow
Baade cade wax la sheegto miya hada🤣
😂😂😂
Astaqfurullaah
Gabar cadaado inta ayka yaabisey oo gacan utaaktay
Ilaah ha kulakoriyo ciyalka 😢cadhowka cagta hoosteydh
Aaamiin 🤲🏻🤲🏻❤️ thanks🥰
Maxa dhacay ma fahmine
Good morning sister ❤
Good morning
Asc habo abihiis mee
Sax .cadawgaaga ha jabo habo
May Allah protect Maria and help her reunite with her, Mohamed, soon-justice and equality for Maria and her son. What happened to her was injustice, and Allah is the most powerful than any other people who took her child and utilized the power of the Norwegian bais System. God is great
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Lama kariyo green tea ga wll ka da please
Kaca Alle Ha inila Jiree