24 saacadood waxaan ku qaatay Baadiyaha Vietnam 🇻🇳

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ก.ย. 2024
  • Safarkayga Vietnam, Waxaan booqday waqooyiga Vietnam, gaar ahaan magaalada Sapa, halkaas oo aan kula kulmay gabadh Vietnamese ah oo i tustay dhaqanka baadiyaha ee Vietnam.
    May tour guide: +84 37 359 0908
    waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 56 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
    "Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
    I discover the world on my way, and I have visited so far, 56 countries and i am in mission to reach 197 countries.
    socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
    ==========================================
    Follow me:
    Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
    Facebook: / geedisahan
    Instagram: https: / geedisahan
    ==============================================

ความคิดเห็น • 128

  • @GeediSahan
    @GeediSahan  10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +30

    Fadlan 10k like Iyo Share
    Instagram Geedi Sahan:
    instagram.com/geedisahan/profilecard/?igsh=Y2FteGg4ZG1yanV0
    Tour guide: +84 37 359 0908

    • @Samiirofarxan-m4d
      @Samiirofarxan-m4d 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      asc gedi sahan

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Soomaalida wallaahi waa xaasidiin! War ninkan akhlaaqda leh ee Dunida idin marinaya adinkoo Gurigiina jooga fadlan codkiina siiya, kuwa caaytama ee qabiilada isku dira ee qolkooda dhex fadhiyaba waad siisaane! From Gedo

  • @istarmaxamedbare470
    @istarmaxamedbare470 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +35

    Ninkan maa ka fuqdaan somaliyey wlhi waa legend of social media ❤ meel dher gaarsiya

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Qays Qaysar wuxu dheeryahay intay habluhu u saareen, soo ururi xaawalayda. Halkan Rag kaliya ayaa joogaa. Bal commentiga eeg beentay maaha.

  • @muniirabdirahman8395
    @muniirabdirahman8395 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +23

    Inta dalxiiska jecel like saara😮😮

  • @modrichamzuk86
    @modrichamzuk86 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    I like like This man geedi sahan waan kuu taheraa from Djibouti 🇩🇯 😊

  • @HamzeAbdi-t8z
    @HamzeAbdi-t8z 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Xaqiiqadan waxaan jeclahay barnaamijta laga soo Sameeyey wadamada aasiya
    Horay u soco aryaa geesi shn

  • @mohamednur3565
    @mohamednur3565 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Masha Allah ninkaaan waaa nin dhalinyar Loobaaahan yahay masha Allah

  • @mahadmohamud9953
    @mahadmohamud9953 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    The real traveler, the one and only for sure, no one can it better than you plus you know a lot of languages, you’re simply the best.

  • @abdirashidmaxamed4665
    @abdirashidmaxamed4665 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Geedi Sahan, waa nin cajiib ah, waa ADVENTURE.

  • @deeqaaweys6848
    @deeqaaweys6848 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Geedi sahan manta ma waxd ka dhacday fidnam Allaha ku gu nabad yeelo aamiin

  • @mustafNune
    @mustafNune 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Inta jecel ino saan camal udalxiso waa idin salamay❤

  • @sharmopirlo1098
    @sharmopirlo1098 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Best Somali TH-cam ❤️🙏🏻

  • @DiegoJotta-du1hm
    @DiegoJotta-du1hm 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Bariska jawhar waxyar kukala duwanyihiin

  • @OmarOmar-yu4mq
    @OmarOmar-yu4mq 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Geedi Sahan meelo muhiim ah oo caalamka naga qarsoon ayuu soo bandhigaa Thanks

  • @AhmediSmsk
    @AhmediSmsk 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Dalxiiska wan jeclahay lakiin qarashkii iyo dalkii ayaa dhibaato ka jirtaa

  • @samataraxmed3318
    @samataraxmed3318 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wad ku mahad santahy Geedi sahan

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Fav youtuber

  • @abdishakurmuse1114
    @abdishakurmuse1114 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wan kuwataaa zxp geedi sahan Somalia traveller
    Wan kuwataaaaa

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    GEEDDI SAHAN LEGEND AND PIONEER

  • @Abdirah435
    @Abdirah435 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mansha allah waa dumar asturan fidno oo dhan waa ree yurub

  • @MohamedKhalil-q3x
    @MohamedKhalil-q3x 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Sxbow meesha siir bariis nooga soo qaad haday suurta gal tahay wabiyadaan jubooyinkaan ku tijaabine😍🖐

  • @cabdisaleebaan2857
    @cabdisaleebaan2857 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yaa walaahay geedi sahan caadi maaha abtii xataa kuwan maasha alah

  • @jibriilsaaxil4522
    @jibriilsaaxil4522 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waaw War geedisahanaw siidhaka bariiska ii soo qaad

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ascww geedi sahan maxamed habbo ugu yaarabi islaamka waa intaas oo ilaah soo hanuunshaa adigana sababta u noqoto bal isku day xitaa gabar ka guurso aduun iyo aaqiro u shaqeyso insha alaah guuuuul baan kuu rajeyn asc

  • @likolane3311
    @likolane3311 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mashaallah tabarakallaah dhul quruxbadan

  • @AhmedMohammed-m8q
    @AhmedMohammed-m8q 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa qays talo sii adaa wax badan ka horeeya

  • @anasalah3608
    @anasalah3608 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    🇻🇳 🇻🇳 🇻🇳 I love Vietnamese people ♥️ ❤️ ❤

  • @badr3628
    @badr3628 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    jazakAllahu kheyr brother

  • @KolomboMaalin
    @KolomboMaalin 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Vietnam good County

  • @muusexuseen2737
    @muusexuseen2737 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    War ninka aynu kor u qaadno walahi waa legan dhul badan ina baree 1m uu u qalmaa iyo wixii ka badan
    Geedi sahan hore u soco libaax🎉🎉🎉🎉🎉

    • @maproukamahamed4464
      @maproukamahamed4464 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Markuu bari somalia imaado ayan 1m gaadhsiinaynaaa hadaan nahay dumarland intaa nasiga

  • @Keyd47
    @Keyd47 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beautiful weye wlhi waa dhanta qays qaysar asxbtisa sabato ah wxba Kama faidno muqal B roll ah music weye thansk

  • @BobBob-op7ls
    @BobBob-op7ls 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Go you are the best person

  • @iclaammedia6688
    @iclaammedia6688 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Geedi zxp humble nimadaada dadkay kujeclaysiisey horay usoco wllo stay humble i.a

  • @AbdikaniYsufAli
    @AbdikaniYsufAli 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Geedi sahanoow jaamacadaha vietnam war bixin kasoo sameey isha allaah

  • @akhalif579
    @akhalif579 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yhats veru good Geedi, qabiiladaas buuraha waa cajiib hadda kohor daawadey. Sxb noloshaa iyo dhaqamadda kala duwan waan ka helaa. Mmlahzdsanid

  • @CabdiShiil
    @CabdiShiil 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc geedi sahan waan ku salamayaa saxib aad iyo aad ayaan u xiseeya barnaamijyada aad so tabiso

  • @nasridiinahmed
    @nasridiinahmed 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hormar wacan wll Geedi sahan

  • @abdiaziiz362
    @abdiaziiz362 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Geedi sahan zhpkay
    Wan ku salaamay wl

  • @abdikariimqare5608
    @abdikariimqare5608 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wadanka malin maal mahala ka mida waan so booqanayaa insha allah ❤

  • @farhiyoosman1626
    @farhiyoosman1626 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    My fav somali yourtuber geedi sahan❤

  • @BobBob-op7ls
    @BobBob-op7ls 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Nice video

  • @burhaanosmaan9204
    @burhaanosmaan9204 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Noo soo badi masuul

  • @Drqool-pg1qr
    @Drqool-pg1qr 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Chanal aad wax ka faa iidayso weeye chanalkani , markaa ,300,000 kun hore ha loo gaadh siiyo

  • @fahadmukhtaar29
    @fahadmukhtaar29 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sxb sare hore usoco

  • @SOMALIBOY-k7i
    @SOMALIBOY-k7i 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Boqorka dalxiiska geedi sahan

  • @qataarqato1367
    @qataarqato1367 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Keep going

  • @Ak_jimcale
    @Ak_jimcale 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Dalxiska Waxa ijeclesiyay wa adiga gediyow Mahadsanid

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib2894 45 นาทีที่ผ่านมา

    Dhulkaasi muxuu dagaal badan kudhexmaray maraykanka iyo vietnam dagaalki vietnam iyo maraykanka geographically

  • @warsamemayele
    @warsamemayele 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Geedi sahanow miyga waa miygena somaliya❤

  • @bobena84
    @bobena84 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yes

  • @iimaanmaxamuud123iimaanmax7
    @iimaanmaxamuud123iimaanmax7 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Geedi sahanoow timaha yaa ku qurxiye

  • @queenlulah4836
    @queenlulah4836 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mahdsanid

  • @anfacdadkaagaofficial6479
    @anfacdadkaagaofficial6479 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hore usuco Wll wlahay waxa tahay qof wax badan na baray

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muuqaal qurux bdan

  • @MaxamudAbdirahman-ns3tg
    @MaxamudAbdirahman-ns3tg 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    300k inoo balan ah

  • @yesserahmed
    @yesserahmed 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Adunka qabil qabil waka jira lkn. Anaga hddi aan soomali nahay waa fahami waynay macanaga erayga ( qabiil) waxana u adeegsanay meel aan ku halagsanay oo adunka oga harnay 😢😢 sorry dadkaygiyow

  • @YCQBo
    @YCQBo 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Geedi sahan ❤❤

  • @AbdirahiimHassan-l2j
    @AbdirahiimHassan-l2j 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gedi sahan❤

  • @SakariyeAhmed-e8i
    @SakariyeAhmed-e8i 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Baadiyahogaba Africa ka qurux badan

  • @najeepgenius
    @najeepgenius 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Geedi sahan haloo kaco nio

  • @falatoking1761
    @falatoking1761 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Geese Sahan u r funny bro.

  • @LbaanLbn
    @LbaanLbn 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    welcome

  • @nimomuhumed9917
    @nimomuhumed9917 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Barnbaar baa Ku jiirta caabitsnka

  • @bobena84
    @bobena84 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Best

  • @cismaanmaxamed5257
    @cismaanmaxamed5257 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Geedi zxp sare qays naga baraanjee kkk

  • @samataraxmed3318
    @samataraxmed3318 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha allaah ❤❤❤

  • @BobBob-op7ls
    @BobBob-op7ls 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Show as more

  • @bobena84
    @bobena84 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wow

  • @Israa-fj5xj
    @Israa-fj5xj 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ileen qabiilka meel kasto wa laga yaqanaa somalia kaliya u maleynayay geedi sahan nin anigo gurigeyga fadhiyo aduunka i baray si bilaash ah resbec bro

  • @Abdiqanisaleban-v7l
    @Abdiqanisaleban-v7l 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Vietnam 🇻🇳 😊

  • @Abdirahmaanmustafe20
    @Abdirahmaanmustafe20 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc nio geedi sahan malinkasta waan so galaaye kuma guulaysto lacagta nio waxaasi waxay lph

  • @JabaanTube
    @JabaanTube 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninkaagan wayn hadda mootada malagugu kaxeeyay

  • @MohamettIpraahim
    @MohamettIpraahim 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sxb dhaantada background ka igu caawiya😢❤

  • @mohamedcismaan-ep3hx
    @mohamedcismaan-ep3hx 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    First viewer like me❤

  • @mdnfarhan
    @mdnfarhan 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Geediyow tintii odaygu kaaga ciyaaray sowta soo laabatay
    Mesha waaba meel shidan anagoo iska fadhina ayd adunka na bartay mahad sanid boss

  • @ducowaalid7775
    @ducowaalid7775 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walal geedi sahanow haday gabadhu gaal tahay islaan lama dhaho

  • @Burcawi24
    @Burcawi24 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Legend sxb meel aan weli somalidu tegin baad kaso duubtay😂😂😂😂

  • @abdirahmaanfarah3240
    @abdirahmaanfarah3240 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Libaax

  • @CxakiinAdoonkiialle
    @CxakiinAdoonkiialle 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ooo ilaa gaalo yaryartuna qabiil way yaqaanaan

  • @maproukamahamed4464
    @maproukamahamed4464 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ooo somalia da oo kaliya uun qabil qabiil mahee ilaa gaalo yaryartiii baa qabiil qabiil leh

    • @CxakiinAdoonkiialle
      @CxakiinAdoonkiialle 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waa iga qoslisay 😅😅😅

  • @Mohametabdi4
    @Mohametabdi4 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Zxp Muqaladada I So diir Aniga Ku Editing garanaya Test Iga qaaad hadad Ka Hesho Wangsan Haddi Kalena Wangsan

  • @Samiirofarxan-m4d
    @Samiirofarxan-m4d 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    first comment like ❤

  • @cabdimalikshafi3636
    @cabdimalikshafi3636 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    fiyad naam wadan ka naraykanka wasay

  • @CabdiSalaam-tz6wx
    @CabdiSalaam-tz6wx 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    🎉

  • @mohammadHassan-fr5de
    @mohammadHassan-fr5de 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    somalia majoogto vitnam

  • @Alicabdalla7332
    @Alicabdalla7332 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Nio tintii lagaga dheelay ma quruxsaty😂

  • @abdirahmaanfarah3240
    @abdirahmaanfarah3240 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Raganimo

  • @BobBob-op7ls
    @BobBob-op7ls 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    🎉🎉

  • @ibrahimsuleman6209
    @ibrahimsuleman6209 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yaa sheegi kara Biriiskii Somalia ay laso bixijirtay Magaciisa?

  • @mohamedhassanabdillahi-i6u
    @mohamedhassanabdillahi-i6u 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    👌👌👌

  • @socdaal3428
    @socdaal3428 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    🎉😊

  • @XamseSiciid-e8e
    @XamseSiciid-e8e 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤

  • @abzhirabdi6697
    @abzhirabdi6697 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    🔥✌️

  • @farxanmohamed4871
    @farxanmohamed4871 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤ legend geedi sahan

  • @agh7185
    @agh7185 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somaliyey firi side qabilka vietnam nabad dhulkooda ku deegan yihin 😅😂

  • @liibanfarah5982
    @liibanfarah5982 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somali legand

  • @AbdiazizAhmadey
    @AbdiazizAhmadey 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hhh

  • @LbaanLbn
    @LbaanLbn 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    s

  • @IbrahimYasin-k1d
    @IbrahimYasin-k1d 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hhhh nin macalin

  • @NAQEEYE
    @NAQEEYE 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War bal youtuber aan iska noqdo waxanyar oo kale xaga dambe ha igu qaadee😂😂

  • @AbdikadirRiyadze
    @AbdikadirRiyadze 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    🐐❤