Ali Xaraare dadkii hore inaad tahay muusigaa dhextaalka ka dhigatay sidaan filaayo dadka ku daawanaay 5% mafahmayaan I Love you more than i can say xusuus hore
Welcome to madal tv. Ali Harare Magaalada ufayn biyo dhacaas mid ka wayn baa kutaal sitaad vare Ahu wuxxuuyiri godja ayaan xirayaa kadib waxaan kufasaxayaa banka ufayn si bariiska daka ku filan looga soo saaro.
Ali xarare adigu shaqo fican ayad haysa.dhiri Galina waad wada,lakin adigu na bilaw inad wax qabato ama Amerika joog ama wadanki jog nin kastana meeshu jogo wax ha ka qabsado.wadankibna muhimada leh,mahad sanid
Masha allah allah yaxfidak
Ali harare iyo yaasinn ducaale
Mararka qaar waa loo baahayan in indaha iyo naftuba jawi dagan ku raaxaystaan iska baashaala
Masha allah is a very nice 2 legends. Thanks for posting.
Masha-Allah it’s really beautiful place
Waroyayasl aad u tabin fiican aniga oo aanay aman iga ahay waan sugaa eararka cali haraare
Ali Harare yassin❤❤❤❤❤
Hore u soco🎉🎉
Ali Xaraare dadkii hore inaad tahay muusigaa dhextaalka ka dhigatay sidaan filaayo dadka ku daawanaay 5% mafahmayaan I Love you more than i can say xusuus hore
Cali iyo yaasiinow kismaayo ayuu ku yaala mid ay bada hoos ka tahaye aniga youtubeka ayaan ka daawaday.
Wariye music qatar ah bad saratay yaasiin ducaale bad gashay manta
Waa maxay socod xumadu fadhigaad ku fiicnaydeene cafis iyo masaamax kaftan weeye
Farah Majo baasto meelkasta joogaan
Welcome to madal tv.
Ali Harare
Magaalada ufayn biyo dhacaas mid ka wayn baa kutaal sitaad vare Ahu wuxxuuyiri godja ayaan xirayaa kadib waxaan kufasaxayaa banka ufayn si bariiska daka ku filan looga soo saaro.
8:27 cali markuu yaabo waxa u hal hays ah illaahow adaa weyn 😂
Baydhabo iyo Buraan sidaas ayey uga dhacaan biyuhu (Gerbida iyo Isha Buraan)
sobadiya warbixitaano kale Qol sa uka sodhax hadlaysayn qolkiyaa ku cajisney
War ma yelow ston park ayaa takteen
Kuwan jowhar mategin miya haday dalxis raban
WAXAAD ADEEN MESHII MOODOWGAA LAGUU GUUMEEYSAAN JIREEY/. IYO taldalaad
Sxb yasiin shaarka shaarka waxaad ubaahantahey 6 bk inaga hagaaji
Labis iyo water falls?
mesha wa xage?
Meesha magaceed caliyow
Yaasiin ducaale wuu catobay gjm miyo galay
Ali xarare adigu shaqo fican ayad haysa.dhiri Galina waad wada,lakin adigu na bilaw inad wax qabato ama Amerika joog ama wadanki jog nin kastana meeshu jogo wax ha ka qabsado.wadankibna muhimada leh,mahad sanid
Gobolka bari kiliya baa ilaa 5 biyadhac kuyaalaan waadan ogeyne
Soomalida waalaga helaa waxaa kamida buqdhada ill goray recital Awdal degmada Baki se Wàa Dhul dayacan Oon dad lahayn
Cali xaraare meeshu yaqaano keliya ayu ka hadlay, waa in aanu ku geenee jamalada Baydhabo Jannaay GARBIDA iyo beeraheeda.
isku suuban ookale weye meesha cali xararow heestii jeeri baad kuturatay
iskushuban bey kutalay meshanokale