WARARKA SOOMAALIDA: DAB DAMISKA MUQDISHO + LUUQ + GAALKACYO + DOOLO + BARI

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ค. 2024
  • WARARKA SOOMAALIDA: DAB DAMISKA MUQDISHO + LUUQ + GAALKACYO + DOOLO + BARI
    SUBSCRIBE ► / @hbnonlinetv
    ►TWITTER: / hbnonline
    ►FACEBOOK: / hbnonline
    ►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
    #hbnonlinetv
    #wararka
    #soomaali
    #MowliidHajiAbdi
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 19

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 11 วันที่ผ่านมา +1

    Asc HBN Online TV mowliid iyo Maxamad guleestaa kusoocdaa Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 11 วันที่ผ่านมา +2

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @tahirbulale2819
    @tahirbulale2819 11 วันที่ผ่านมา

    Walalaha guryohoga la dumiyay dawladu wa inay sisa melo banan oo ay waliba u dhiista takalena wa in lo sheego faidada danta guud ay wadanka u leedahay

  • @abdullahhassan1059
    @abdullahhassan1059 11 วันที่ผ่านมา +1

    Inta dad heestan hantida guud magaalada nabad lagama sugayo

  • @user-ry3fy8wh8l
    @user-ry3fy8wh8l 11 วันที่ผ่านมา

    BEENAALE TUUG KHAA IN AH WUXUU KU LEEYAHAY WAXAAN BAD BAADINAY HANTI DAD SOOMAALIYEED WUXUUNA BARA KICINAYAA SHACAB SOOMAALIYEED ALLE MA TAQAANIIN WAANA LAYDIN LA XISAABTAMAYAA XANIINYAHA LAYD8N QABAY

  • @user-lq7sg8xf5o
    @user-lq7sg8xf5o 11 วันที่ผ่านมา +1

    Koley ilama qurxbadna in dad masakin ah la barakiciyo😮😮😮😮

    • @Dagaaltoos-TV
      @Dagaaltoos-TV 11 วันที่ผ่านมา

      Miskiinku haduu dhul dowladda bleedahay oo guryo sharci la'an ah kadhisto, in la barakiciyo qalad maahan.

  • @abdullahhassan1059
    @abdullahhassan1059 11 วันที่ผ่านมา

    Meeshey katimi ha aado macal wariyaha sida saaqada warka uu u dhigaayo

  • @apdilahimoha5492
    @apdilahimoha5492 11 วันที่ผ่านมา

    afka allah idin qabay xukuumad gadafada

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 11 วันที่ผ่านมา

    Gabadhaada maxaan dhahaa sow dul dowlad maahin oo somali weyn oo dhan ka dhaxeyo mise waan tabsaday ayaa leedahay

  • @AbdullAli-jm6hl
    @AbdullAli-jm6hl 11 วันที่ผ่านมา

    Asc

  • @abdullahhassan1059
    @abdullahhassan1059 11 วันที่ผ่านมา

    Kan xildhibaan miyaa mise waa billion doon cunigii ku dhashay waa 30 io dhoowr jir isku xishooda oo danda guud ummadda ayaa leh oo loogu adeegaya xil bililiqo

  • @Dagaaltoos-TV
    @Dagaaltoos-TV 11 วันที่ผ่านมา

    Miskiinku haduu dhul dowladda bleedahay oo guryo sharci la'an ah kadhisto, in la barakiciyo qalad maahan.

  • @MuuseMijagas
    @MuuseMijagas 11 วันที่ผ่านมา

    Wasax arinkaasi wadan gud dawladuno wain aymeel sisa

  • @cafifanuur1950
    @cafifanuur1950 11 วันที่ผ่านมา

    Dowlada shaqo wanaagsan bay qabatay. Waana in cid walba oo xoog ku haysata dhulka danta guud qasab looga saaraa.

  • @boolowhaaji
    @boolowhaaji 11 วันที่ผ่านมา

    Sharciga islamka baneeyay nosheeg danguud oo umada dhaxeeso in shaqsiyaad dagaan bal nsheega sharcigaas😂

  • @abdullahhassan1059
    @abdullahhassan1059 11 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂 xil biliqo😂😂😂😂