Xasan Sheekh inuu la kulmo Abiye Axmed waxaa ka horeysa inuu dhowr qodob uga jawaabo shacabkiisa.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 40

  • @SSTV5080
    @SSTV5080 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa meesha xasan kulumi doono shacbiyad badan

  • @TG.BL.Wll.KABOOH
    @TG.BL.Wll.KABOOH 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    2lit Coca cola
    2lit Fanta orange
    Power ade
    2lit lemon twist
    2lit Sprite
    Kingsley

  • @PukhaariSheikhcali-pn2gb
    @PukhaariSheikhcali-pn2gb 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Shlay buu noosheegay gaylan midiya arintaa

  • @kingmohaa5256
    @kingmohaa5256 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Axmed Madoobe baa oga daran qadiyada bada 😂

    • @Faz-O
      @Faz-O ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂

  • @mahamedgooni9139
    @mahamedgooni9139 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xassan Sheikh horta ma is dhagaytaa shalay wuxuu sheegay maantay ma xasuustaa?

  • @cabdiqaali143
    @cabdiqaali143 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Maya

  • @PukhaariSheikhcali-pn2gb
    @PukhaariSheikhcali-pn2gb 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abdulahi osman farax xaqiiqaduu tabtaa

  • @Adam-sq8ol
    @Adam-sq8ol 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shacankiisa kulahaa

  • @MaxamedAxmed-t9s
    @MaxamedAxmed-t9s 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Soomaliya waa baylha rageediii ayaaa iskumaqan ooo kashaqaynaya qabiil iyo qudhun

  • @PukhaariSheikhcali-pn2gb
    @PukhaariSheikhcali-pn2gb 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan awood umale inuukasaaro

  • @GadhkaXaaji-bz2cy
    @GadhkaXaaji-bz2cy ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan.dhiiqo.ga.aan.mabalaha..wuuishaafalateeyaa.hadba.dantiisa.iyo.shilimaad..siyaasadiisuba.waainahaas

  • @Xudeyfa
    @Xudeyfa 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kulanka sida laxaqiijiyay Xasan baa dalbadey in la kulan siiyo Ethiopia ka dib markey bilaabatey xaalada Jubaland, kulan ma'ahan oo kaliya bixitaanta ciidamada Ethiopia ee waxaa ka muhiimsan Mou gii bada Redsea oo u aqbalay inuu sixiixo. Ethiopia iyana waxay kalo wadataa hindise Dekada Baraawe ah oo ay heshay xog in Egypt loo sixiixey, waxaa kale oo wehiliya Kenya oo iyana u ogalaadey 3 block oil field oo bada Kudhaa ah, waxaa kale iyana jirta warar aan soo shaac bixin Uganda oo iyana codsatey Dekad iyo Marine base oo Jubaland ah.
    Waxaad moodhaa in Xasan dhulka iyo Badaba u gacangelinayo wadamo shisheeye.

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaa xaqiiq ah inuu ka noqonaya heshiiskii abey waxa kale oo xaqiiq ah in markuu guuldaretstay muuse biixi oo awal ku rabey soo noqosho. madaxweyne Hassan Shiikh loo cadeeyey arinkaas waxa kale oo xaqiiq ah in dekada ay rabto Ethoopia marka hore laga kireynayo turkiga markaas kadib Ethoopia turikaga kala heshiinayso

  • @mohameddahir6569
    @mohameddahir6569 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Awalba waan ogaa odaygaas lugaha qaloocan inusan faido lahayn balo kula tagtay ma hada ayu bilaabay nin dalkiisa kuso duulay inu hoos fadhiisto waxaan madax wayne mhne aan iska cayrino

  • @ABUMOH908
    @ABUMOH908 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Is araga labada madaxweyne Somalia dan uguma jiro,
    Ethiopia oo aan kanoqonin heshiski bada ee xaranta ahaa.
    Waa nasiib daro in madax weynaha uu horkaco qulanqul siyasaded xili cadowga Somalia hunguriyenayo khairatka dalkena.
    Taas wexey katarjumeysaa tabar daritha biselka siyasaded iyo damaca lita ee siyasiyiin tena.
    Allow nogar gaar nabad iyo midnimo waarta nasii

  • @abuukaraxmedabuukar7108
    @abuukaraxmedabuukar7108 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abshaxankiisaa
    Mise shacabkaan uulaaynaayo marna uu hantidooda uu boobaayo?

  • @abdulazizd
    @abdulazizd 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hasan dhiqo sharaf malaha waa miskin aan go,aaan lahayn

  • @mahamudsulub35
    @mahamudsulub35 22 นาทีที่ผ่านมา

    Horan idinku sheegay in aay tahay ilmadii yaxaska

  • @Adam-sq8ol
    @Adam-sq8ol 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shaafto hadii la helo Quran waa laga tanaasuli karaa

  • @LIIBAANMAXAMAD-p7s
    @LIIBAANMAXAMAD-p7s ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan Munaafaq ilaahay Sharkiisa ha naga qabto walaalayaal

  • @faahiyecawad359
    @faahiyecawad359 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Xasan sheekh Maxamood bal waa arki doonaa wuxuu Ethiopia ku dhaafsan doono inuu Ethiopia badda ka iibiyo oo Soomaaliya khayaaneeyo waa ka suurtakashaa , ilaahay shar Xasan sheekh Maxamood umada Soomaaliyeed ha ka qabto

    • @kingmohaa5256
      @kingmohaa5256 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      AXMED MADOOBE BUU KUGADANAYA😂

  • @maxamedabdallemaxamed2741
    @maxamedabdallemaxamed2741 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Talada umada somaliyed kamo go,do xasan kalia ee waxay ka go,daa bulshada somaliyed

  • @cabdiqaali143
    @cabdiqaali143 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Halakulmin

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan Dameer🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @alikofi2469
    @alikofi2469 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan dhiqo wuxu la midyahay gabdhaha jirkooda ka ganacsada . Wax walba ka filo. Aaway goanki baarlamaanka o aha inan lala kulmin ila ay ka labato. Afgaradki.

  • @mmaxamed7154
    @mmaxamed7154 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    HSM waa ujilicsan yahay Ajaaniibta lkn Somalida loojoojin maayo ayuu dhahaa kkkk
    Lataliyihiisa Amniga Cali Balcad waa Ethiopian ninkaas miyaad rajo ka qabtaa inuu Ethiopia wax udiidi karo

  • @billeqabowsade6518
    @billeqabowsade6518 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Duruuf qarsoon ma ahan in la is weydiiyo waxa uu raba inlala riixo danta gaara ee wada u samaysashada kursigan ala ka cabsiga kasaara dadka

  • @jamacgreenford8265
    @jamacgreenford8265 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Siilki hooyada bac kujjray nalatahay

  • @PilotibraYare
    @PilotibraYare ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂 niyow beenta mada la idin ka siyaa xasan never lama kulmi doono abiye mida kale ethiopia wa qasab wa baxee ileen sharciga cusub iyo dalalka ka qeeba galayo wa la diyariyay mar hore wadan kale dib Uma so gali karo waba isku dhamatay shaxdaas

  • @Alicabdalla7332
    @Alicabdalla7332 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Bada muse bixi baa bixiyy xasan shaqo Kuma laha waxaa wajibaadka ugu badan qadanaya ninki saxiixay heshiska

  • @saidabdi136
    @saidabdi136 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ma Xassan baa diidi kara la kulanka Abiye.

  • @abdullahisaman9582
    @abdullahisaman9582 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan go aan qaada shadiisa ninkii rabo YouTubka ha galo sida hadaladiisa isu buriyaan yuu mowqifkiisa iyo go aankiisana isu buruyaan lakiin suul xasanow hadii jubaland punland koofur galbeet somaland tagerada aay abi axmed siiyeen aay abi u gowsay in shuruud laan kula fariisto ka saxiixdo wuxuu rabo ma ku la tahay kkkkk in abi saxaabadiis kugu soo wareejinayo ur dreaming day light waxay ahayd in aad ku adkeysato mowqif kaadi adigoo itobiya iga baxa leh ha googeen ilaa laba gooraba wey joogi lahaayeeno idigoo faragalinta iga daaya leh ha wateeno ilaa kaama deynayane hada maxaad soo kordhisa waxaadan Heleenin yaad sumcadadi ka baa bi isa

  • @CalinurCsalam
    @CalinurCsalam 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beenaale caan baxay

  • @Younezabderzack
    @Younezabderzack 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    First comment 😂

  • @abwaanabdiaziizdhako
    @abwaanabdiaziizdhako 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Fist view