@@cadecilmi4003 xaasidnimada ma fiicna xasan aadan fanan ka wayn kana heeso mcn ma jiro mana la arag yes fanka waa looga horeyey lkn mansabka uu ka gaaray ayaa sareeyo
One of the most talent singer ever made in Horn of Africa one of the greatest artist in Somalia man who loves his country where ever they come from respect hassan aden samatar
Hassan and many others( some passed away unfortunately) represent Somali beauty and that has lost because We somalis we don't appreciate what we have at hand in times but We dwell on nostalgia after lost of that Somali Nationalism we all once enjoyed!!
odaga waxaa u ahaa fanaanintii dhexe lkn sidag dag aha ayuu kusoo caan baxay wareysigaan waa ku fashilmey heesaa waa lahelaa lkn abwaan lama hele midda kale heesaha waxaa leh ninka alifey
Abwaanada ayaa doorto fanaanka ku haboon heesta. Ina Aadan Samatar wuxuu lahaa cod kor ka bilowdo oo hoos u dhaadhaco, xagga Fokaalka ayuu xariif ku ahaa. Fanaaniinta kale codka ama fookaalada caadiga ah ayey lahaayeen oo hoos ka bilaabanyo ilaa iyo kor. Hees walbo wuu ku haboonaa fanaankeena.
Bal midhaha oogu fiican inta soo sameyso faladan ama bal balaarka u dhiib Baal aan aragno in hees taas ay xiiso bulshada ku dhax yeelado muhiimada oogu wayn wa fanaanka talentigiisa waana qofka heesta ay magac ku yeelato magacna ku sameysto
asc C.D runtii tariikhda inbadan o dahabiya ayu kuleyahay fanaan xsn adn smtr wakhtigan wa 1983/84 sidan filaayo goobtuna jibuti gar ahaan hôtel kii sharaton hotel iyo bada xaaxigeeda sxb hadii kale iisax tariikhda aad ayad u mahad santahay runtii nin soojireen ah wa tahay
@@cadecilmi4003 heesta waxaa magac iyo mansab iyo dhaqaalo ku helo waa fanaanka taas ayaana muhiimsan mida kle shacabka fananka asaga ayaa soo jiido ee abwanka shacabka ma soo jiido taasna ogaw
Somali nation has lost the real sense of life.They have fallen in love with material wealth however gotten.They are characterized by warlords, extremes, tribal chiefs and are against rule and order for the strong to survive and their populations live in misery.The original pride has dulled and they cannot figure out how to redeem this lost glory.I am saddened by the fact they still pursue that path of self distruction.
Ninyohow doqon ayaa tahay maxamed xaashi dhamac waxa uu ahaa bare afka soomaaliga Ma aragtay heesta fad-galbeed iyo hayaan ee fasalka 8aad lagu qaato. Waxa aan ku dhihi lahaa aqri dhigganaha "hargarlaawe". Ha ilaawin inuu ka mid ahaa guddigii qoray afka aad ku caayeyso.
Abwaanada reer wuqoyi markey Xasan adan heees u dhiiba yaan waxey Ka aheyd hanii Kala kacdo balse Xasan heybad ayuu ilaah siiyay teeda Kale Xasan Baashi waxaa fan kiisa so gacan qabtay Abwaan Ka weyn Maxamed Cali Kaariye Aun Aaba hii abwaana da ayuu ahaay
Waxaa soo garab qabtay fanaanadii AUN khadiija dalays oo siisay kabankeedi (guitare) intuu gurigeeda ugu tagay markuu ka qayb galayay tartankii u ku soo bixidoono
GH boy way fiican tahay lakin qoritaanka youtube limit buu yahay. Xitaa hadaan description ku qoro inta badan dadku ma fiiriyan. Waad ku mahadsan tahay talada
Waxaan ku siin talo, timihaaga mar walba saliid iyo shampoo la ogow, toxabta ama dandruff iska ilaali, anigu waan dhaafay wakhtigii bidaarta mana lahi bidaar, walaalkay oo in badan iga yar waa leeyaha bidaar, AHUN Aabahyna waa lahaa.
Heesaha ugu badan mohamed ka Ogaden baa u dhibey Allaha u naxaris tee abwaan mohamed ciisa abdi ganey siraadan uu qaadayo xiitaa isagaa u dhiibeey iyo aamina Ayaama iyo axadii lama soo koobi Karo iyo hees ka uu ku soo galayba fanka hasan adan samatar
fanaanka fananada umada somaliyeed Xasan Aden samatar
Allah cimriga kuu barakeeyo
Hanti qaran weeye xassan adan samatar. Cimri dheer iyo cafimad allah ha siiyo inshaalah
Aamiin
Balqiyaas fanka Somaliyeed sida uu noqon lahaa LA,aanta legend xasan aadan samatar fanaan laba maaha cimri dheer iyo cibaada suuban inshaa Allaah
Onkod farayare kk wll xasAn aadan waa fanan lakn hortiid buu fanku jirry waana laga fiicana inbadan0
@@cadecilmi4003 Caruur
Absolutely
@@cadecilmi4003 xaasidnimada ma fiicna xasan aadan fanan ka wayn kana heeso mcn ma jiro mana la arag yes fanka waa looga horeyey lkn mansabka uu ka gaaray ayaa sareeyo
@@cadecilmi4003 waa sax lkn fanka umada soomaaliyeed nin uu sababtiisa halkaan kusoo gaarey waa xassan aadan iyoxaliimo qaliif magool
Woow waayo waayo barigii fanka iyo suugaantu ay qiimaha lahaayeen❤️ waqti qaali ah buu ahaa xasan aadan a hoobaladii hormuudka ahaa ayuu ka mid ahaa xiligaa..
Imika naag balbalaarka layidhah ayaan unacey fankii
One of the most talent singer ever made in Horn of Africa one of the greatest artist in Somalia man who loves his country where ever they come from respect hassan aden samatar
x.a.s.waa fnanka aaan ku faano haddii aan somali nahay cimrigaagu dheeraa!
xasan adan samatar wuxu leeyay codka raga vocal cords kiisa fcn balwada haduu is ka ilaaliyo waligii sidaa ayuu ahaan
Xasan bashi legend fanan qimo weyn leh alah ku dhafo 😍😍😍💙💚💛👈👈👌👌🎤🎤🎤
masha allah sidan cml ba fanka loga dgexmuqda ama wa la iskaba daayaa DR of Music Hassan Adan samatar
Hassan aadan samatar fanan aan runtii heesihiisa jecelahay 4 hees aan kala dhicin lay iiga dheh #Siraaday #Goroyo #Haradigedi #Balanbaalis 🙏🙏🙏🙏🙏 cimri dheeri iyo cafimad taam ah ilahay haku siiiyo aaaamin
2020 hadii iladawaate like dac kusii 👍
ABWAAN...Sida lagu helaa adag Ogaada Samatar & Taageerayaashiisa!!.!!!.
Barigaa fanaan cod wacan ayaa yaraay maantay ciyaal buuxan cml maaheen
Hassan and many others( some passed away unfortunately) represent Somali beauty and that has lost because We somalis we don't appreciate what we have at hand in times but We dwell on nostalgia after lost of that Somali Nationalism we all once enjoyed!!
He’s the only singer who has more song then any other singer in somalia specially waabari ❤❤❤❤❤❤
Ce pas hassan adne samatar qui est le chanteur qui a plus des chansons somali ce abdi nour allaleh
Wow there are two more songs that is my favourite too and they're Gorayooy iyo balanbaalis❤❤❤❤❤❤❤❤
Hassan Aadan is legend ❤❤❤❤❤❤ i like this song siraad ❤❤thanks
great Somali, no doubt ab out it. I like him every minute.
God bless Somali people.
Abdullahi Ali dhubow
Maasha,allah. Fanaan cod macaan. Wuxuu kujiraa quluubta umadda somaali oo dhan. Ilaahey cimri dheer iyo kudhaqanka diinteena suuban hakugu hagaajiyo. Waa fanaan lajecel yahay.
Heesta siraadeey wa heesta markuu maqlay hadraawi yidhi wax alla waxaan sameeyey waxba kama jiraan cabdikarin jiir baasheegay HUN
SIRAAD WAA HEESKI LABAAD EE XASAN AADAN QAADO 1971 ERAYADA WAXAA LAHAAY AUN KORNAYL MAXAMUUD CIISI CABDI CIISI GINAY OO AHAAY MAAREEYIHII TIYAATARKA LAXANKA AUN CABDIKARIIN FAARAX QAAREY JIIR LUUQDII XASAN AADAN SAMATAR
Heesaagii caanka baxay. Alle ha dhawro.
just legend ilaahay xafido xasan iyo faaniinta
the one and only somali singer
xassan Aadan samatr is Legendarisch Artiest
xasan aadan samatar (xasan baahsi) waa fanaanka kaliya ee abwaaniinta ugu miisaanka badan soomaalia heesahooda ay udhiibi jireen sida abwaan maxamed cali kaariye iyo abwaan xasan ganey iyo abwaan sahal macalin ciise iyo abwaan maxamed ibraahim xadraawi iyo abwaan maxamuud cabdullahi ciise (sangub) iyo abwaan cabduqaadir xirsi (yamyam)
waa runtaa
Xasan bashi waa fananka keliya oo heley abwaninta ugu cansan geyiga somaliyed heesahoda
soomaaliya soomaali baaleh waruntaa
soomaaliya soomaali baaleh Waxan Aaad Soo Tirisay Oodhami Waqoooyi Uun Ayay Kasoo Jeedaaan Wax Koonfur Ka Yimi Oo Heeesi Yaqaanaa Ma Jiraaan 👏👏👏
Huda 1234 hadaba waaa ku ma sahal macalin Ciise
odaga waxaa u ahaa fanaanintii dhexe lkn sidag dag aha ayuu kusoo caan baxay wareysigaan waa ku fashilmey heesaa waa lahelaa lkn abwaan lama hele midda kale heesaha waxaa leh ninka alifey
Erayada ninka alifay iyagoo geeraar ah ayuu keenaa waxaana hees ka dhiga laxamiistaha. Fanaankuna waa ninka cod u qalma ku qaada heesta. Marka ma kala dhacaan walaal.
Abwaan erayadii, laxankii, codkii, isku darsaday wuu yaryahay, sidaasey ku noqoneysaa wax lawada lee yahay.
Abwaanada ayaa doorto fanaanka ku haboon heesta. Ina Aadan Samatar wuxuu lahaa cod kor ka bilowdo oo hoos u dhaadhaco, xagga Fokaalka ayuu xariif ku ahaa. Fanaaniinta kale codka ama fookaalada caadiga ah ayey lahaayeen oo hoos ka bilaabanyo ilaa iyo kor. Hees walbo wuu ku haboonaa fanaankeena.
Fananka Aya u muhiimsan
Bal midhaha oogu fiican inta soo sameyso faladan ama bal balaarka u dhiib Baal aan aragno in hees taas ay xiiso bulshada ku dhax yeelado muhiimada oogu wayn wa fanaanka talentigiisa waana qofka heesta ay magac ku yeelato magacna ku sameysto
Cade sual sxb ma taqaan ninka heesaha u alifay Michael Jackson !!!!?
Yaasalaam yaasalam
Wah wah
Xasan aadan waa fanaanka ugu fiican soomaaliya xaga raga
the greatest off all time😭😭
aabaha heesaha x.d.s.rubtii wxd thy fnan ku da,yasho mudan
2023
Hassan Adan Samatar .A legend 👏. A 🦁. The best among us.
Somali empire Will rule the world again
Maybe after 100 years from today
Heesihiisa uhu Badan waxa lahaa allaha u naxariistii Mohamed cali kaariye
Maaha wll
Waxalahaa xasan ganey
God muxuu Ku Kala Riday Laba Guur Isku Ogaa
Siraadeey.🙏
xakhiraada fosha xun kadaya abwanka Maxamed Cali wuxuu aha jamici qoraa.iyo.curiye.waa.abwaan.can.ahaa
asc C.D runtii tariikhda inbadan o dahabiya ayu kuleyahay fanaan xsn adn smtr wakhtigan wa 1983/84 sidan filaayo goobtuna jibuti gar ahaan hôtel kii sharaton hotel iyo bada xaaxigeeda sxb hadii kale iisax tariikhda aad ayad u mahad santahay runtii nin soojireen ah wa tahay
Walaal adiga muddan, huteelka lug baan ku tagey 1981 anaga ka tagnay xaafada Angela ilaa Sheraton, aanu si marnaby GUUDKA, waa markii ugu horeysay Jabuuti, mar labaad waxaan Jabuuti sii maret April 1983, 3 cisho joogay hoteel la odhan jirey Hara Muus, ka dib ka raacay Air Djibouti ilaa Jeddah KSA. Wali kuma noqon Jabuuti.
@@caweyskadalmarwall wareysiga sida ka muuqata waa qabyo oo meel dhexe buu ka bilaabanayaa. Isagoo dhamaystiran mala helayaa waa muhiime?
xassan has been legend for many years.
Waxa wax lala yaabo iyo ceeb ku ah xasan aadan Samatar oo xataa hal hees oo uu sameeyey aaney KU jirin heesaha uu qaado,oo dhamaantoot ay sameeyeen abwaano waaweyn inuu isagu sheegto oo u yiraaho heesaha fanaanka qaaday ayaa leh ama anigaa iska leh, waxaa jira hobolo badan oo heesaha ay qaadeen qaarkood qaar ka mida iyagu sameeyey,laakiin xasan aadan samatar hal hees oo uu sameeyey MA jirto.
Naima Guled ma sheegane xgeeed ku aragtay adigu dhmantod wu shega abwanadi udhiby, khasabna ma ahan in usameyo hesaha isagu
Naima Guled HAL CILAD AYAA KU HEEYSATA WALAASHEY WAXAA ISAGA KAA KHALDAN FANAAN IYO ABWAAN WAXAANA LA MID TAHAY QOF AY ISAGA KHALDAMEEN DHAQTARKI DAAWADA QORAYEY IYO FARMASHIYIHI LAGASOO IIBSANAYEY!!!
GH boy Still He’s Legend Brother
Saido Jama now he retired his voice is not like this in video l saw his show in Djabuti 2017 I shocked how he become old
abwaan hadaanu jirin maxaa musik lasaarilahaa? maxaa lagu luuqayn lahaa, hees ninkii midheheeda curiyay ayaa iskaleh.
iiqjoo adann waa ku fashilmey wareysigaa xasan
Siilsiilada maasuurux waa siilliidad dheer oo hadii meeli maqanatahaye anaay shaqeenayeen kuwaa kaale
Abwaan ku eryaad sameey muulaxankun waaxa uu ku laadhadh laaxanak
Waaxa uu tuuma Musik fcn oo raali galiiya fananka qadaya heest
Waxa cood mcn ku guudubiya fananka oo uu guudubiya shacabak
Miidan miidika kaale laantii waxaba maa nooqoden
Erayo aan laxan laheyn, waa uun gabay ama geeraar, waxa hees ka dhigay waa laxanka.
@@cadecilmi4003 heesta waxaa magac iyo mansab iyo dhaqaalo ku helo waa fanaanka taas ayaana muhiimsan mida kle shacabka fananka asaga ayaa soo jiido ee abwanka shacabka ma soo jiido taasna ogaw
waxan jooga muqdisho runtii dadka jabuuti wa dad dhiig soomali leh wan jeclahay runtii.
Waar ma xasan aadan baa hadlaYa mise MadaxweYne siYaad bare isku cod eekaa
Hasanow eedan fanan weyn
legend samatar
1985 waye❤
Adeer Xassan waa nin Habargidir ah
Wasax maxa gale qurxe
Markii abwaan la dhaho,waa Marxuum Cabdi bashiir,(Indhabuur ,C/lla Nuuraduin haadraawi,Sangub,Axmed Naaji & Saalax Qaasim, waxaa Soo Raacaa Cigaal..Iga Qora Arrinkaas,..Scww.
Maxamed cali kaariye xagee ku ilawday heesaha xassan ba jeexbuu leeyahee
Soomaali baan ahay
Xasanow eedin xasan baashi
fanku waa waxa kaliya ee aan qabyaalad aqoon waa waxa kaliya ee somaliyoo dhan mideeyaa meel kasta oo ay joogaan
Cheik kulmiye iyo Hassan Aden samatar
woow cadi maha heeshisu
Xasan Aadam samatar Lipaax somaliyeed
full respact hobol samater
Somalidi bariga way naga nasiib badnayen wadankagi oo dawlad iyo sharci kajiro passport aad ledahay weekend riwayad àad so bashaal wadankaga farxad damashàd ku qaado anàgunà qax iyo qurbe indhàha kukala qàadnay yaa Rabii intaan noogu ekee we are tried walahay😥😥😥😥😥
Abdi holland ayaa badali karo xassan adan. Hadduu waqti galiyo. Nice song.
Ustus abwaaniin tiiba maxusin halkaa soogaarsiiyey
Xasan aadan samatar
Waxaan umaleyn sanadku Markuu aha 1986
asc maya wa 1983 ama 84 sxb
Heeskasta abwaanka qoray ee alifay baa iskaleh qofka karaamada lagama qaado
Heesta qofka kusoo gaarsiyey ayaaa eh qofka mudnaanta leh aduunka hor maray bal fiiri fanaaninta waye kuwa dhaqalaha sameeyo
yaaaa ila wadaagi karo xiligi u wareysigaan dhacay adinka o rali ah mahadsanidiin
1982
WALAAL XILIYADII WARIYAHAASI IDAACADA JABUUTI UU KA SHAQAYNAAYAY WAA S8DEETAMAADKII
HEESKA SIRAAD TOPP ERAYADII MAAREEYIHII TIYAATARKA HARGEYSA ALLAH YARXAM ABWAAN MAXAMUUD CIISE CABDI OO ASALKUDHASHAY KANA SOO JEEDAY MAGAALADA DHAGAXBUUR
Ereyada maxed cali kariye
@@cabdimawel1932 ciise ganeey baa leh
Masha allah
Viva xasan adan samatar
xasan Adan samarat xasanbaashi wale waa abihii fanka yaada igu diidikaro dad weenoow haaa ama mayaa idinkaa LA idinka doonayaa
Ereyada waxaa lahaa ciise ganay maariyihii tiyaatarka xamar. Allah ha u raxmadee nigeria ayuu ku dhintay
Hamda Farah haa warantaa waatan Abwaan Jiir ka waramaya jacaylkiisi aun Ciise Ganay. th-cam.com/video/QjrKITKiOk8/w-d-xo.html
Maxamad cali kaariye wuxuu ahaa maareeyihii ugu horeeyay ee tiyaatarka qaranka waxaa kawaramayo cabdikarin farax qaarey oo kumagac dheeraa cabdikarin jiir
Heenan.waxaan.maqli.jiray.1974
Laxabka waxaa saray cabdki kariin faarax qaarey jiir
waw waw waw
16/9/2020
legend
xasan bashi
Waa xilima tolow
2022
Hada halku jooga?legend xasan adan
Jabuuti
Somali nation has lost the real sense of life.They have fallen in love with material wealth however gotten.They are characterized by warlords, extremes, tribal chiefs and are against rule and order for the strong to survive and their populations live in misery.The original pride has dulled and they cannot figure out how to redeem this lost glory.I am saddened by the fact they still pursue that path of self distruction.
maxamed saleban tubeec maxamed axmed kuluc iyo axmed cali cigaal waa 3 dii fanan ee qarnigii lasoo dhaafay
Sadexduba xassaney hoos imaanayaan, iyagoo fanka kaga horeeyay.
Hasan waa caalami
Fanan somaliyeed oo xaaan Aaden ka caansan horayna Uma jirin dibna loo arki maayo
Gaariye yaa la dhahaa? gaariye hees uu curiye yaa sheegi kara
Abwaan dhamac gaariye ilaahy ha unaxariisto waa abwaan wayn oo dhanka jeceylka looga haray
Hasan Yusuf walaal wxaa layiraa maxamed ali kaariye.....waa aabihii jaceelka...AUNt...
mxmed dhamac Gaariye Abwaankii wayna Allah wayne hadraawi iyo Abdi qays saaxiipkood mclinkii jmcda Amoud borama Allah yaa raxma
Ninyohow doqon ayaa tahay maxamed xaashi dhamac waxa uu ahaa bare afka soomaaliga
Ma aragtay heesta fad-galbeed iyo hayaan ee fasalka 8aad lagu qaato.
Waxa aan ku dhihi lahaa aqri dhigganaha "hargarlaawe".
Ha ilaawin inuu ka mid ahaa guddigii qoray afka aad ku caayeyso.
Waxan ka xasuusta hees fad galbeed la dhaho oo uu ku luqeeyo mohamed aadan himilo
Abwaanada reer wuqoyi markey Xasan adan heees u dhiiba yaan waxey Ka aheyd hanii Kala kacdo balse Xasan heybad ayuu ilaah siiyay teeda Kale Xasan Baashi waxaa fan kiisa so gacan qabtay Abwaan Ka weyn Maxamed Cali Kaariye Aun Aaba hii abwaana da ayuu ahaay
Xassan aadan waxaad indhihiisa ka dareemayaa mirqaan waliba in uu hada kasoo kacay qaad ayaa laga dareemayaa
Abwaan Xasan Ganay ayaa soo garab galay
Axmed Sahal Cali xasan ganey ma garab qaban ee xasan ganey asaga uga maarmi wayay heesi hisa mu garabqabto abdinur allale
Maxamad cali kaariye xasan ganey sahal macalin ciise maxamad ibrahim hadrawi singub iyo laxamaystihii cabdikarin jiir ayaa soo saaray samatar
Waxaa soo garab qabtay fanaanadii AUN khadiija dalays oo siisay kabankeedi (guitare) intuu gurigeeda ugu tagay markuu ka qayb galayay tartankii u ku soo bixidoono
Xasanooow cajiiip aaabo
Ma abahaaaabaaaaa
@@kaltuunindho8906 haa sow rowda hassan aadam samatar qaasim maahi
siraad waxaa curiye Mohamed ciise cabdi
Hasan Yusuf
Xasan aadan samater illaa hada lama hayo cid baaha
2024
abwan gariiye
Kaariye dheh.
Gaariye, & kaariye waa laba abwaan.
wareysigan waa ilaa 1986 ayaan filayaa
Waxaan umalayna inuu ka horeyey waayo 1986 RTD TV color buu ahaa
Caweyska Dalmar
Waxaan rajeynayaa in aad heesahaan xiliga hore laqaadey aad taariiqdooda iyo fanaanta qaadaba taariqdooda
Oo kooban aad titleka noogu faafihisid maxaayeelay Somali kaliya maaha dadka daawadaa
Inkastoo fanaanteeni hore iyo heesahoodi waxa laga qorey yartahay maalin walbana mid dhimanayo
GH boy way fiican tahay lakin qoritaanka youtube limit buu yahay. Xitaa hadaan description ku qoro inta badan dadku ma fiiriyan. Waad ku mahadsan tahay talada
Xasan aadan samatar fanaan weyn iga dheh
80s
Hassan Bashir ahaa
xasan ganey baa ka dhexhadlaya xasan aadan
amal farah LKN HEESAHA UGU BADAN EE UU XASAN QAADO WAXAA LAHAA MAXAMED CALI KAARIYE AUN.
+Mudane Sooyaal maya xasan ganay waxba garan mayside
Xasan adan ileen horuu jabuuti ujeclaa xasan jabuuti tolow muxuu ku arkay
1971
Sanadkaas miyaa wlll wareysigan
Jabuutiba xoriyad manqaadan ilaa 1977, waxan u maleynayaa 1980
Xasan adan luuqadiisu reer waqooyi ayay u dhawdahay
Goronyooy gabalkuu dhac
WAAW AXSAN FADLAN CLICK HERE th-cam.com/channels/pM5Sx8Lma0fkIXPVO1IiPw.html?view_as=subscriber
Waa masha allaha
Timihii xasan aadan oo halkaan joogeyba haday tageen rajada aan qabno maxay tahay😂 maxaa loo dhihi jirey timo adag bidaar ma gasho
Waxaan ku siin talo, timihaaga mar walba saliid iyo shampoo la ogow, toxabta ama dandruff iska ilaali, anigu waan dhaafay wakhtigii bidaarta mana lahi bidaar, walaalkay oo in badan iga yar waa leeyaha bidaar, AHUN Aabahyna waa lahaa.
Ala muxuu been shegay bal wakasaye maxamed cali kaariye oo kale hel difle yaa wax kadhigay
heesha xassan inta badan waxaa lahaa aabihii jaceylka. Mohamed cali kaariye. waa ninkii sameeyeey ereeyka waabari""
Baash Bow adigu car keen tubeec oo kale ama samar ookale ama magool.
waxaa iska lahaa heesta abwaan malaayoow
Caaq baa tahay xasan taagerada cod kiisa iyo masraxiyadiisa ayuu ku hely abwan waa muhiim lkn fananka talentigisa ayaa ka muhiimsan faladagan midhaha aad rabto u sameey ee bal dadka hasoo jiido
Maseyr ka jooji
xasan aadan samatar (xasan baahsi) waa fanaanka kaliya ee abwaaniinta ugu miisaanka badan soomaalia heesahooda ay udhiibi jireen sida abwaan maxamed cali kaariye iyo abwaan xasan ganey iyo abwaan sahal macalin ciise iyo abwaan maxamed ibraahim xadraawi iyo abwaan maxamuud cabdullahi ciise (sangub) iyo abwaan cabduqaadir xirsi (yamyam)
Sxb adoo raaliya abwaan maxamuud cabdilaahi ciise sangub maxa ka miidaha heesah uu u dhiibey fanana xassan adan samtar waan taageer 2 baadaba
@@abdilaahihussencg9169 Heesaha ugu badan Waxa u dhiibey abwaan mohamed ciisa abdi ganey Boqor heesaha hal muceedka Ahna maareeyihii tiyaatarka qaran ka Soomaaliyeed Abwaan kii Reer dhagaxbuur siraad iyo aamina xusuusow Axadii iyo 1973 heeskii ahaa cajiib ka ahaa iyo heeso badan