Nimcaan Hilaac Cibaaro Lyrics 2018

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 142

  • @Cawalecabdilahi
    @Cawalecabdilahi ปีที่แล้ว +63

    Heestan hees maahan ee waa hdl aanu qf ksta dreemi krin wllhy😢😢😢😢😢 yaaa isoo boqdet. 2024 😢 👋

    • @KhadarDoob
      @KhadarDoob 10 หลายเดือนก่อน +2

      ✋️👋🤚😢

    • @frhiahashi5169
      @frhiahashi5169 7 หลายเดือนก่อน +3

      2024 Jun 26😢

    • @mohamedkaapa4762
      @mohamedkaapa4762 7 หลายเดือนก่อน

      10 jully 2024 arbaco 2:53 pm​@@frhiahashi5169

    • @SaddamAly-bl1ow
      @SaddamAly-bl1ow 5 หลายเดือนก่อน

      Ayyy really 🤕🥹❤️‍🩹

    • @salmochannel3135
      @salmochannel3135 4 หลายเดือนก่อน

      👋😢🙂

  • @Blaaackhorse
    @Blaaackhorse 2 ปีที่แล้ว +60

    Heesta sxbkay baa ii baraay mantana allaha uu naxaristo wa iga hoseya 😭 wuxu igala hadli jiiray nolosha iyo walalki oo curyana uu hayne jiiray isagna dhintay allaha janadi ka warabiyo nabiga miciisa ka dhigo walalahaas aan ilobi kariin

  • @sheekhmaxamadshaafi7563
    @sheekhmaxamadshaafi7563 ปีที่แล้ว +28

    Heestan waxaan dhagaysanayay caawa taariikhtu waaa 02/3/2023goorsheegtu waaa 11:40hbeenimo
    Walahi waa hees dhaba gulaysta ilahayna hamigiina ha idin Rumeeyo inta ikhrinaysa qoralakayga zxb isoo duceeya inuu alle janada inagu kulmiyo mahamad shaafi from dhagaxbuur ogdenia diyo

    • @Salamalfarisi-h4w
      @Salamalfarisi-h4w 5 หลายเดือนก่อน

      Shekh ba ku qoratey hbnki xili an hees la dhageysana wad dhageysaneysa War illahay ka cabso😂

  • @kinggasofficial4623
    @kinggasofficial4623 5 ปีที่แล้ว +21

    Ciyaaro hadii caruur lootumay caweys midbaa ciida lagu rogay
    Wlh waa xaqiiq jirto qofki aqli u saxiiba ayaa daremo karo erayada hesta al fanaan nimcaan abdirahman hilac bro ceep going

  • @Therealhero-m8r
    @Therealhero-m8r 2 ปีที่แล้ว +38

    Heestan Waxaan Dhagaysan Jiray Anigoo Ah Fasalka 9aad Ee Dugsiga Sare Ee Sheekh Abdulselam Iskuulka Markaan U Lugaynayo Ayaan Wadada Ku Sii Dhagaysan Jiray Waxaan lahaa Hadaf Sidaas Darteed Ima Aysan dhibaynin Maalmaha Cakiran Ee Nolosha Iga Soo Mara Xiliyada qaar
    Alxamdulilaah Hadda Waxbarashadaydii Waan dhameeyay Waxaana U Shaqeeyaa Haayad Uu Found Gareeyo Bankiga Adduunka

    • @cabdimadoowe3340
      @cabdimadoowe3340 2 ปีที่แล้ว +1

      Alx

    • @mowlidmoha1014
      @mowlidmoha1014 2 ปีที่แล้ว

      Walhy kula mid ahaa walal

    • @Daahaaaye123
      @Daahaaaye123 ปีที่แล้ว +1

      Haddaan ku jiraa😢✌

    • @cabdifitaxabdulahi2
      @cabdifitaxabdulahi2 ปีที่แล้ว

      ​@@Daahaaaye123yah😢

    • @AbdinoorfarahIbrahim-v9g
      @AbdinoorfarahIbrahim-v9g 8 หลายเดือนก่อน +1

      Sxb noloshu wxey kufiican tahay in markasta lagarepto xasusyo kuwasoo markaat so xasusato waqhtigaat qofno ubaxneen..wankusalami brother

  • @MuxiyadiinAli-oq2ye
    @MuxiyadiinAli-oq2ye ปีที่แล้ว +15

    😢Hees taan aad bay qaali uthy waxay kahadlaysaa nolosha dhabta ee adduunkan kajidha waa xaqiiq walhi noloshu waa isbadashaa ruuxii cafimaad qaba oo lixdiisi lixaad qaba wax walba wuu qabsan kara hadaa qoraalkayga arkayso ii soducee wll ilahy hagayga haii rumeyo adigana sidoo kle nolol qurxoon kuu rajaynayaa🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 yaa allah

    • @MumtazMahamed
      @MumtazMahamed ปีที่แล้ว

      Waxa tabanayso alle hkusiyo wllo🥹🤲

    • @NasteexoDajiiya
      @NasteexoDajiiya 3 หลายเดือนก่อน

      Alle haa ku siiyo wllo waxad rabto😢

  • @zamiiraadan4618
    @zamiiraadan4618 7 หลายเดือนก่อน +18

    wax aan soo bokhday heestan 20/6/2024 wxn ka baxay anigo ooyay commentyada aan akhriyay awgod wxn wxn idin rajaynaya qof waliba wixi ii tabayay ino helay

    • @XamdaXamar
      @XamdaXamar 7 หลายเดือนก่อน

      Sitokale huno 😢❤

    • @abdirisaaqxasan541
      @abdirisaaqxasan541 6 หลายเดือนก่อน

      ciyaro hadi caruus lo tumay cawyska.midba cida lagu rogay
      qofki fahmy unba fahmy

  • @maxamedanfaraxfamli7013
    @maxamedanfaraxfamli7013 8 หลายเดือนก่อน +9

    Hestan waxa marwalba iqadi jirtay qoftan jecela balse manta way igu cidalaysay adunka 😢27 -5 2024😢😢

  • @ismailalbana
    @ismailalbana 7 หลายเดือนก่อน +4

    Waayahoo cakirmaa ciriiri dhaloo nasib nin casumay baa nin kale ciilee ruuxi ceernimo shalay cowna marbuu cawo dhalad noqdaa calan loo cadceedii dhalataba nolashu Waa cayn.
    Curdin iyo hadaad carur weli tahay Da'da iyo cimriguba ruux bay cuskadeen adoo cagaa qabaa hadaad cabaneesoo curyaan waxaa jiraa nolashu ku cadiban.❤❤❤

  • @nazzerqalpi3150
    @nazzerqalpi3150 6 หลายเดือนก่อน +3

    Caawa heestan waxan soo poqdey xili nolosha meel aan ka bilaabo laheen lkiin nolosha allahey u daayey aan .......jaceylkayga aan isku dhacnay io wakhtiigi igu xumaa nolosheyda aayan ku jiraa garaaab istaag alla u baahny io midbini adinimo wlahey 07/08/2024.........23:50 malin arbaco ah khamiis soo galeyso ......😢😮😢😢

    • @ApdiSamad-k8b
      @ApdiSamad-k8b หลายเดือนก่อน

      Hada kwrn Sxb 4bil kadib waxa rejnya ina ka bogsote

  • @Amiin-Koofi
    @Amiin-Koofi 4 หลายเดือนก่อน

    " Cadceeddii dhalataba
    Noloshu waa cayn."
    Waayo waayo laabzaalax.
    Aun Mohamed miyiri xaaji.

  • @abdiadan8930
    @abdiadan8930 2 ปีที่แล้ว +11

    Heesta inkasto oo muusigu danbi yahay hadan waxad moodaa inay xadiis ama aayad ka turjumayso markaa ufiirsato ereyada 😭😢🙏

  • @AbdirahmanIbrahim-il3hx
    @AbdirahmanIbrahim-il3hx ปีที่แล้ว +2

    Heestan waxbadan bay iga caawisay xaqiiqdi alfanaan cimri dheeri ku rajaynaya inshaallh 🎉❤😊😊

    • @khalidcisman7967
      @khalidcisman7967 ปีที่แล้ว +1

      Xasan dhuxul laabsalax ayaa erayada iska leh

  • @maryanqodax9152
    @maryanqodax9152 7 หลายเดือนก่อน +5

    Heestan markasto wax tabayo dhagaysta Lkn wax walba way ii hagagi doonan 😢2024/7/6

  • @Nuurkeyhaji
    @Nuurkeyhaji 7 หลายเดือนก่อน +3

    Nasiib nin casuumee mid kale ciileee😢😢😢

  • @muxumedmaxamed6893
    @muxumedmaxamed6893 4 ปีที่แล้ว +6

    Adoo cagaqaba hadaad cabanaysid curyaan waxjira nolosha kucadiban waa runtii qof walba oo laxaadkiisa qabo waa inuu ku xamdiyo ilaaahay

  • @sayidtimajilac4953
    @sayidtimajilac4953 22 วันที่ผ่านมา

    01:25 habnimo Tariikhdu 14/ 01/2025 Curdin iyo hada caruur wali tahay da.diyo cimriguba ruux bay cuskadeen ado caga qaba hada cabaneyso Cuuryan waxa jiraa Nolosha ku cadiban😢😢

  • @barudgurhan2211
    @barudgurhan2211 6 หลายเดือนก่อน +2

    19/6/2024 9:55 hestaN waxan dhagaysanaya ano wayuHu icaKireN ilahaw wananaJi malmaHyga 😢😢😢😢

  • @NasteexoDajiiya
    @NasteexoDajiiya 3 หลายเดือนก่อน +3

    10/17/2024😢😢hestan waan dhegstaa mar kastaa aay nololshu iguu adkato 😢😢😢

  • @kowsarabdiali
    @kowsarabdiali 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waayahoo cakirmaa cariiri dhaloo nasiib nin casuumay baa nin kale ciilee ruuxi ceernimo shalay cowna marbuu cawa dhalad noqdaa calan loo cadceedi dhalataaba Nolashu waa cayn .marka arko heestan niyada ku dhista maantay nolasha aan ku jiro maalin ina ka bixi doona rajeyna😭😭😭 i.a hees waxa jiro ka hadlaysa waaye i.a waxa commentigeyga maalin waxa noqodo ina soo boqoda rajeyna ayada oo Nolasheyda waxa iska badaleen hadii alle idmo waa maalinimo khamiisa tariikhada waa= 27/6_2024_sacadu tahay 1:09 daqiiqo oo duhurnimo

  • @blamemenotreligion2225
    @blamemenotreligion2225 7 ปีที่แล้ว +7

    #Nhilaaac in the house fanaan boos qabsaday

  • @zakariyehazanali1157
    @zakariyehazanali1157 7 หลายเดือนก่อน

    Heestaan waxaan dhagay san jiray 2017 anoo xanuusan oo kaneeco ihayso waliba xanuun sa ida iyo qan dho garab waxaan kahaystay zxb kay asna markuu igu daalay buu yiri waan tagayaa markuu iga tagay waxaan kusoo ceshan jiray erayga ah DANTOO KU CUSLAYSAY CEEB MALAHEE KU CEESH BARYADAA CIBAARA LEHE😢😢😢 alx ilahay waa icaafiyay

  • @ifraahmahamed5757
    @ifraahmahamed5757 6 หลายเดือนก่อน +2

    Waxa dareemay heestan xalaldeed kujira😢😢😢

  • @xamsemaxud8018
    @xamsemaxud8018 3 หลายเดือนก่อน

    Heestan waxn ku dhageysanaya kanpala waliba xafada la dhaho kabooba jaaj 15/10/2024 sacaduna wa 6: 12 habeenimo wan fakaraya waliba xalad aya igu tagan ilaahay faraj khayr qaba hay furo😢😢

  • @Has23529
    @Has23529 7 หลายเดือนก่อน +1

    Dantoo ku cuslaysay ceeb malehe ku ceesh baryada cibaaro lahee! 😭

  • @LovelyCabin-wx2le
    @LovelyCabin-wx2le 7 หลายเดือนก่อน +2

    Markaan arko hooyo roobku bananka kuhelayo baan heestan xasuustay 😭😭

  • @AbshirBeebe
    @AbshirBeebe 8 หลายเดือนก่อน

    Hestaan waa qiso ninkii fahmayo waa qof wax garad ah 😢😢❤

  • @Sayid-h6f
    @Sayid-h6f 7 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan waxan dhageysan jiray aniga oo jiray xilli aan xoolo ilaalin jiray gaar ahan geel aniga oo ku fikiraya in facay wax baranayaan anna aan xoolo raac ahay Alx maanta meel fican ban joogaa, waxana ka dhagaysanjiray talefan niicle ah.

    • @barkhadibraahim1023
      @barkhadibraahim1023 7 หลายเดือนก่อน +1

      ZHP QOF WALPA SCHOOL AADAAAMA DHIGTAA NOLOSHA HEER KAMA GAADHO ISMAA SCHOOL DHIGTAY OO HADDA U SHAQEEYA MID AAN WALIGII ALIF IYO BA QORIN GUUL BAAN KUU RAJEYNAYAA

  • @ahmedcabdiwahid6462
    @ahmedcabdiwahid6462 3 หลายเดือนก่อน +1

    31/11/2024 hees lamida tan waligy ma arag xaqiiqda tabnyaa io wqaca dhabtaa

  • @cabdicasiismaxamed427
    @cabdicasiismaxamed427 27 วันที่ผ่านมา

    adoo Cago Qaba hadaad Cabanayso Curyaan Waxa jira Nolosha ku Cadiban heestan Waa Wacdi & Waano wayn ✅️ 5:02 9/jan/2025

  • @WaliFaarax-bp5bd
    @WaliFaarax-bp5bd หลายเดือนก่อน

    Hees waano iyo wacyi galin ah❤❤❤❤❤

  • @MohamediiseJamac
    @MohamediiseJamac 7 วันที่ผ่านมา

    Kuceesh baryadaa cibaaralehe cajiiiib

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 2 ปีที่แล้ว +4

    Curyaan waxaa jira
    Nolosha ku cakiran 😢
    2022.6.11 Yaa ila Dawan🎉

  • @suldanabdulqadircilmi6746
    @suldanabdulqadircilmi6746 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    4/3/2025😢

  • @sadaadan
    @sadaadan 4 ปีที่แล้ว +1

    Heestan way itaabanaysaa wlhi waan ilmeeyay

  • @Miskimohamett-o3y
    @Miskimohamett-o3y 11 หลายเดือนก่อน

    February/ 23/ 2024 / 😢an dhageysanaya wlshey baa cursyan iga ah igu so duceyaa😭

  • @khadrahassa321
    @khadrahassa321 11 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan waa hees qaaliya acuudu nalosha dhabta waxay dhaaftay male cawaba igu horaysa3/2/2024 😢😢

  • @KhadraYusuf-yt2el
    @KhadraYusuf-yt2el 7 หลายเดือนก่อน

    Waayahoo cakirmaa cariiri dhaloo Nasiib Nin casuumay baa nin kale ciile Ruuxi ceerynimo shalay cowlna marbu cawa dhalad noqda calaanlo tuma cadceedi dhalataba nolashu waa cayn curdin iyo hada wali caruur tahay Da da iyo cimriguba Ruux bay cuskadeen Adoo cago qaba Hadaad cabaneeyso curyan waxaa jira Nolasha ku cadiban ciyaaro haddi caruus loo tumo cawayska mid baa ciida lagu rogay cuudkagu haduu Adiga hadu cimri yahay tiri cadad ma leh sabool caydhe Hadaad ku caweyso cisi iyo Nabade Dadbaa ciil iyo colaad la ildaran Dantoo ku cusleeysay ceeb ma lahee ku ceesh cibaado iyo baryada rabbiga oo qura

  • @ridwanyuuro4120
    @ridwanyuuro4120 4 ปีที่แล้ว +1

    WLHi Really Life Nimcaan Hilaac Allah keep U Bro

  • @CamirCamir-oq7pw
    @CamirCamir-oq7pw หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @iskufilan-m1o
    @iskufilan-m1o 10 หลายเดือนก่อน +1

    CURYAAN WAXA JIRA NOLOSHA KU CADIBAN ANAKUNA ANAKOO WAX KASTA HYSANA AYAN CABANA OO CAFIMAAD QABNA ILAHOW NOO DANBI DHAAF😢

  • @Said-M0h-Said
    @Said-M0h-Said 6 หลายเดือนก่อน

    Adoo caga qaba
    Hadaad cabanayso
    Curyaan waxa jira
    Nolosha ku cadiban
    Ciyaaro hadii
    Carus loo tumay
    Cawayska midbaa
    Ciida lagu rogay
    Waa hees dhinacyo badan oo nolosha ah is barbardhig ku samaynaysa waxayna dhiiri galin u tahay dadka mawjadaha nololeed ku haftay ee inay waayaha isu dhiibaan ku dhawaaday.

  • @cqaadirmaxamed4767
    @cqaadirmaxamed4767 ปีที่แล้ว +1

    Hestaan waa hes ka hadasha waqtiga dantoi ku cusleeysay ceeb malahan ku cesh baryadan cibaaro lehee

  • @farhiahassan955
    @farhiahassan955 9 หลายเดือนก่อน +3

    Cadceedii dhalataba noloshu waa cayn
    07_05_2024😔😭

  • @ShukriMaxamed09
    @ShukriMaxamed09 5 หลายเดือนก่อน

    Curyaan waxaa jira
    Nolosha ku cadiban😢😢

  • @barudgurhan2211
    @barudgurhan2211 6 หลายเดือนก่อน

    16/6/2024 hestaN wxan dhagaysanayaaa ano wayhu iyo wakhtiguba meshedi idhigin ilahayow maalmaha adag idhafi 😢😢😢😢

    • @MushtaaqHusein1
      @MushtaaqHusein1 6 หลายเดือนก่อน

      Alle ha ku gargaro wll istiqfarta badi i.a

  • @abdirahmanmohamed5308
    @abdirahmanmohamed5308 7 หลายเดือนก่อน

    Nasiib nin Casuumaybaa nin kale ciilay 😢😢
    Wlhy waa xqiiq midaasaan been ahyn

  • @Fathiabdifitah79
    @Fathiabdifitah79 7 หลายเดือนก่อน +1

    23/ 6/2024 😢 ciyaro hadii caruus lo tumo cawyska midba ciida lagu rogay😢😢

    • @mohamedkaapa4762
      @mohamedkaapa4762 7 หลายเดือนก่อน

      Qof bey maalintaas farxadiisa tahay oo nolol cusub yagleelaya
      Oo aroos cusub ayuu galayaaa
      Midna iilka inta la jiifiyo oo caro lagu rogo ayay nolol cusub u bilaabanee, shar iyo qeyrba wixii uu aduunka inta uu joogay soo shaqeysty ayuu dheefsan

  • @nimcoabdulahi3465
    @nimcoabdulahi3465 2 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭Ben mah curyan wax jir nolosha ku cadi ban

  • @maxamedxashi9082
    @maxamedxashi9082 7 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan waxan soo buuqday 27/6/2024 hees maahan ee waa xadiis

  • @gabileyboy1515
    @gabileyboy1515 6 ปีที่แล้ว +5

    Ma nin oromo ah baa heestan lycs qorey erayada iska sax hadii kale iska dhaaf bro

  • @YaxyeMawliid-d4w
    @YaxyeMawliid-d4w หลายเดือนก่อน

    Ezh calaa hees waxay kahadlaysaa qodob

  • @honislowhussein9914
    @honislowhussein9914 5 หลายเดือนก่อน

    Qalpiga Ayan Ka ilmeyay wlhi 7/8/2024 goorsheegtada 2:45 am
    😢😭

  • @adnamaxamud2720
    @adnamaxamud2720 6 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi waaa run midhaha heestani beena maha

  • @najaahhuseen237
    @najaahhuseen237 2 ปีที่แล้ว +1

    Curyaan wx jira nolosho ku cadiban tahy😭😭😭😭😭😭😭

  • @hibaaqmaxamed119
    @hibaaqmaxamed119 2 หลายเดือนก่อน

    Cadceedii dhalataba noloshu waa cayn ❤❤❤❤
    1 may 2025🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @fayzaqadan7288
    @fayzaqadan7288 2 หลายเดือนก่อน

    Hestan waxn so boqday /2024 /12 /7 wax badna way iga cawisay 😭🤦‍♀️😭

  • @MaahirBarre-fn2fn
    @MaahirBarre-fn2fn 11 หลายเดือนก่อน

    Waayahoo cakirmaa
    Cidhiidhi dhalo
    Nasiib nin casuuumay ninkle ciile
    Ruuxi caydhnimo shalay cawlana
    Marbu cwa dhalad noqda calan loo

  • @Daganhajji27
    @Daganhajji27 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ciyaaro hadii caruus lo tumo caweyska mid baa ciida lagu rogay😢

    • @mohamedkaapa4762
      @mohamedkaapa4762 7 หลายเดือนก่อน

      Aduunyada ayaaba labo galin ah

  • @maxamadshire5205
    @maxamadshire5205 2 ปีที่แล้ว +2

    Hadaad Ku caweeso cisi Io Nabad dadbaa ciil Io colaad la ildaran arxan erayo Alfanaan nimcaan

  • @ruathaxaji4427
    @ruathaxaji4427 2 ปีที่แล้ว +1

    Dantoo ku cusleysay ceeb ma lahe ku cesh baryada cibaro lahee😭🥲

  • @Rahma-30-b5y
    @Rahma-30-b5y 5 หลายเดือนก่อน

    Cadceedii dhalatba noloshu wa cayn😢😢

  • @Adalempire
    @Adalempire 10 หลายเดือนก่อน

    28.02.2016 sawirkii u horeeyay een Europ ku galo ayaan ku xusay heeskan😅
    Cadceedii dhalataba
    Noloshu waa cayn

  • @CabdiraxmaanImaan
    @CabdiraxmaanImaan 9 หลายเดือนก่อน

    Nasiib nin casuumay baa nin kale ciila😭

  • @iqriinlovezapna5101
    @iqriinlovezapna5101 5 ปีที่แล้ว

    M.a hes qiro leh wye wllhi
    Ku cash baryada cibaaro lahee😢

  • @Jama742
    @Jama742 11 หลายเดือนก่อน

    Samir iyo adkaysi Alx enjoy my dream country

  • @bamiiman8891
    @bamiiman8891 3 ปีที่แล้ว +1

    Heestan sii goni ah ayey i tabatay😭😭

    • @abdifitahdeeqqorane1358
      @abdifitahdeeqqorane1358 2 ปีที่แล้ว

      Xaqiiq waxa ah heestan waxeey tabanesa nolohsa xaqiiqdeeda intaan dhagestayna lama xisabi karo

  • @hibaaqmaxamed119
    @hibaaqmaxamed119 3 หลายเดือนก่อน

    Heestani waa xadiith
    2024 /10/26

  • @abaasgamer6968
    @abaasgamer6968 2 หลายเดือนก่อน

    2024/11/20 waxa yaey ii darnsisay

  • @yoonisabdi1335
    @yoonisabdi1335 ปีที่แล้ว

    Best song in the world

  • @yoonisabdi1335
    @yoonisabdi1335 ปีที่แล้ว

    Best song inthe world

  • @SuleekhaAadan-v7n
    @SuleekhaAadan-v7n 7 วันที่ผ่านมา

    26/7\20 24. Wlhi \🎉

  • @Cassian__22
    @Cassian__22 7 หลายเดือนก่อน

    Still I am watching 27 jun 2024

  • @xamdamaxamedcismaan1850
    @xamdamaxamedcismaan1850 4 ปีที่แล้ว +1

    Xaqiip 😭😭

  • @mowlidabdikani9368
    @mowlidabdikani9368 7 หลายเดือนก่อน

    Ado cagaqaba hadad cabaneyso😮

  • @abdirahmaanilkocasse8313
    @abdirahmaanilkocasse8313 11 หลายเดือนก่อน

    Hees qiimo badan weeyaan

  • @KhadarKayd-w8c
    @KhadarKayd-w8c 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤😂😂🎉🎉🎉😢😢

  • @SalmaMaxamud-c8v
    @SalmaMaxamud-c8v 11 หลายเดือนก่อน

    3/3/2024 bn dhagaysan heesta😢😢

  • @SuleekhaAadan-v7n
    @SuleekhaAadan-v7n 7 วันที่ผ่านมา

    Will ❤❤😮😮😮😅😅❤

  • @safarkasirta
    @safarkasirta 2 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭💔

  • @saidahassan3992
    @saidahassan3992 11 หลายเดือนก่อน

    Ciyaaro hadii carus loo tumo cawayska mid baa ciidi lagu rogay

  • @ClqaniIbrahim-cd6vi
    @ClqaniIbrahim-cd6vi 2 หลายเดือนก่อน

    Wewe 2025😂😂😂😂

  • @AnisoQorey
    @AnisoQorey หลายเดือนก่อน

    1/1/2025

  • @Daahaaaye123
    @Daahaaaye123 ปีที่แล้ว +1

    Heestan😩😢

  • @GuleidAskar
    @GuleidAskar 6 หลายเดือนก่อน

    Dada

  • @faisalalicaanad1677
    @faisalalicaanad1677 9 หลายเดือนก่อน

    9/may/2024

  • @najmahilwa3017
    @najmahilwa3017 4 ปีที่แล้ว

    Ax ax esh cala hes

  • @CaliQawdhan-j3l
    @CaliQawdhan-j3l หลายเดือนก่อน

    ❤😂🎉😢😮😅

  • @Khaalidkaabe
    @Khaalidkaabe 6 หลายเดือนก่อน

    26/7\2024

  • @SumayaIbraahim-n8n
    @SumayaIbraahim-n8n หลายเดือนก่อน

    Comment yafa😢💔

  • @farhadanolasha9761
    @farhadanolasha9761 ปีที่แล้ว

    ☝️💯

  • @xamdamaxamedcismaan1850
    @xamdamaxamedcismaan1850 4 ปีที่แล้ว

    Xaqiip

  • @WITAHOODIE-j
    @WITAHOODIE-j 2 ปีที่แล้ว

    The lgend

  • @FaxhiyoDeeqow
    @FaxhiyoDeeqow 9 หลายเดือนก่อน

  • @ELINHofootball
    @ELINHofootball ปีที่แล้ว

    0
    ❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊

  • @xamdamaxamedcismaan1850
    @xamdamaxamedcismaan1850 4 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @muniiraxmed5345
    @muniiraxmed5345 2 ปีที่แล้ว

    Oromo

  • @yoonisabdi1335
    @yoonisabdi1335 ปีที่แล้ว

    Best song in the world

  • @amiiraabyoalakucafiyomcnto3776
    @amiiraabyoalakucafiyomcnto3776 11 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭😭😭😭