HARGEISA DIB U HABAYN MA U BAAHAN TAHAY 2023

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 12

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 10 หลายเดือนก่อน

    Masha alllllah reer hargaysa noooooooolaaada❤

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv ปีที่แล้ว

    Masha alllllah qurux hargeysa ilaahow xifti❤

  • @wariyejaceylow4273
    @wariyejaceylow4273 ปีที่แล้ว

    Msha allh my dhiiga somaliland 💚🤍❤

  • @barkhadcabdi817
    @barkhadcabdi817 ปีที่แล้ว +1

    Hargeisa waa bilaa laami

  • @Prince12318
    @Prince12318 ปีที่แล้ว +2

    Hargeisa is they youngest CAPITAL on eath and yes, sure Hargeisa is missing Modernen Traffic lights

    • @theancientsancients1769
      @theancientsancients1769 ปีที่แล้ว

      It's very poorly organised! The public even if they have sidewalk they walk into the road. Garowe new roads are the best in Somalia now as they have drainage and sidewalks and markings. Hargeisa can learn a bit rather just boast

  • @mohamedgaiyte2808
    @mohamedgaiyte2808 ปีที่แล้ว +1

    Meesho waxay u baahantahay shaqo badan.. sidewalks bay u baahantahay, dadko meel ay maraan oo dadka uun u gaara... meeshaan wada ciida ah waa in laami cusub lasaaro ama la xaaqo... baabuurta dhinacyada taagan waa in laga mamnuuca ama meello u gear ah loo samayo... meesho total makeover bay baahantahay

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 10 หลายเดือนก่อน

    Wadooyinka ayey ubaahantahay

  • @ailover5719
    @ailover5719 ปีที่แล้ว +1

    Hargeisa waxy o bahantahay ina badh dhan la burburyo oo dhib u dhis loo samayo waxyabo casri ah. Casimad ma ahan karto yado saas ah wadooyin badan o nadiif ah loo bahan yahy

  • @jarohusein2651
    @jarohusein2651 ปีที่แล้ว

    In ciida wadooyinka laga xaadhi
    Waxa ciida sababaya ee keenaya wa roobka iyo daadka
    Sababtuna w adreinache la,anta
    Hadii la xaadho hadna sidii kuso noqnaysa

  • @yuusufjaamac6495
    @yuusufjaamac6495 ปีที่แล้ว

    Waar qof matihide geed baa tahaye hanaga ceebayn magaalada waxba ma duubi taqaanid

    • @ailover5719
      @ailover5719 ปีที่แล้ว

      Wae foolxuntahy waa inay berbera ku dayata