War waxan wax la daawan karo maaha dhareerka ayaa ka dayaa- Alla yaa Hargiesa ii dhoofiya oo casuumada un i dhex dhiga, aan sidii geel soddan qaday aan dhex qaade inta ay iyagu sheekada iska wataan. Imise ayaa doonaya in ay teleportation-kii Nabi suleyman raacan oo LeesGeel ina dhiga. #LeesGeel next year 2023------I will be there Inshallah, make dua for me and all those who wish to visit the motherland NEXT YEAR.......
Mr. Khaled and others who put such a huge investment in their country & believe in it, the place looks fantastic, the food looks delicious MashAllah May Allah bless them & succeed them in their business Ameen
Ceeb!, Waa maxay dadka aad isku soo qabanayso, ama isku miiska ku gawraceyso?!. Ninkaan waa nin soo shaqeeyay, soo daalay, shaqadiina ka fariistay, una banbaxay shaqadiisa gaarka ah. Marka ka xishoo ninyahow ha iska damaashaadee...
@@baraarujin qofwalba siduu yahay uun buu ku moodaa waxani waa shaqadaadii reero shaafto ku qadeys hadaan talo kusii yey ma aflagaadaan ku muteystey talooy xaal qaado . أم تحسبهم أن أكثرهم يسمعون أو يعقلون إنهم إلا كالأنعام بل هم أضل سبيلا )=
Oodayga waxaan Kula talin lahaa inuu booqdo goobaha caafimaad iyo waxbarashada mida hoose iyo mida sare Lana kulmo ardayda jamacadaha kadhigta saxaafada waad ogtihiin dunidu by halkay Mariso soomaalaay
Weriye sare cabdisalaan hereri wxd tahay weriye rug cadaa ah iyadoo u fiirsi iga ahayn waxa ay ila tahay in ciwaanka video ku haboonaan lahaa la cashee hereri ama ka cashee laasgeel micno ahaan.
The beginning of World War 3 signifies that Qiyamat (The Day of Judgement) is very near. And there isn’t much time left at all, as some people have claimed and said that these events are very far away.” #MuhammadQasimDreams
*Hargeisa waa hoyga xadaarada geyuga soomaliyed waa magaalada intaan dhul soomaliyed maraayey aad wax kasto xalal ah oo noole u baahdo aad ka helayso XAJJ-ka GEESKA BARRI **#Hargeisa* ❤
niyow gus sawirkayga iiso dir dheh dv lottery ayan ku xaraysanaya sxb
Hadaad Aad Aragto Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤
Like Saar😊
Masha Allah- waa Horumar lagu faani karo. Waa shaqo adag, laakiin Haddaad shaqaale abuurataan, waad Guuleysan doontaan. Job well done.
Dalkeyga waxa aduunka yal ku dorsan mayo nabada ilahow na sisaye no siyadi🤲🤲
Weiter ka iyo chef ka dharkoodu qurux maasha allah meel habaysan
Marsha Allah waa maal-gashi qurux badan oo ay hal-abuureyn mulkiilayaasha meheradaasi.
Maanshalaah waa meherad isku keentey cunto dhaqameed keenii hore ee CAD iyo Caano iyo cuntooyinkii cusbaa ee soo kordhey. Alle ha idin barakeeyo.
@SUHAYB SAALIM mahadsanid
Mashalla Allah Allow dhawr somalilaan cadowgeeda hajabo ✊✊✊✊✊✊💚💚❤💚
Clsaln hereri su.aal Camar mankaGa dunid meel walp kula mara markaa isgan mar soo casuun my teacher clsslaan hearing♥️
masha Allah. abdislan hereri salan sare
Inbadanban sugayay walhi barnamijkan😍😍
Wall hore usoco herari waan ku daawadaa muhiimadu maaha in ay dad badan kudaawadaan 1 love ❤
Mashallah tabarikalaaha hormar ficaan Hargeysa hadhwaan
hambalyo sxb hereri iyo howlwadenadiisa
Mashalah
Wariye sare alle haku sharfo Abdisalan
Hereri sodaa bar naamijka horeyna usoco kheyr ban ku rajey nayaa
Masha'allah hargeyso😋🤩
Masha allah camii hore ugu soco programada noocan ah
Masha allah 🙂😊❤
War waxan wax la daawan karo maaha dhareerka ayaa ka dayaa- Alla yaa Hargiesa ii dhoofiya oo casuumada un i dhex dhiga, aan sidii geel soddan qaday aan dhex qaade inta ay iyagu sheekada iska wataan. Imise ayaa doonaya in ay teleportation-kii Nabi suleyman raacan oo LeesGeel ina dhiga.
#LeesGeel next year 2023------I will be there Inshallah, make dua for me and all those who wish to visit the motherland NEXT YEAR.......
Cafe laas geel 8 fidnimo shaaha waala joojiya
Mansha allah nice food keeps goings abdisaalan hareri media go forwards ⚽️💪💘
Dadkan gaaaaajada u dhacaya wax siya
At least I know where to go for my coffee when in Hargeysa - thanks to the endorsement of the Ehemka (Unofficial title) Hargeysa! 😀
Cabdisalanow wan ku salamey adeer
Abdisln hereri hore usoco wariye sare✋
indertay farduus m xaji adan afqalooc aya halka iga muqata aad ayan u salamaya
Asc mansha Allaah Tabarka Allaah
Wow
Masha Allah ❤❤
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه اجمعين
Goooood,,🍎🍎🍎💙💓💕🍒🍒❤️💗💕💓💕💕🍒💖💖💖💖
Mr. Khaled and others who put such a huge investment in their country & believe in it, the place looks fantastic, the food looks delicious MashAllah May Allah bless them & succeed them in their business Ameen
Halku kuyaala aan tagee
جميل المطعم روعه بدون موسيقى الله يحفظكم
mashaa Allah
Hhhh you don’t kill the camel in the zoo
Hereri walagala wareegay haaye haaye hayadii
Masha’Allah.
Masha allah
Hereri kusoo xigsii xilli roobaadkii baa lagu jiraa deegaan dalxiiseedyada rooban wll.
11:22 haaye haaye haaye hahaha
Second catoosh yare 😅😅😅 cunto shaafto ah
Wan ku salaamay new catoosh yare wasiirka dhadhamiska ee xilka lawareegey waxaan sugeynaa dee weli booskii maslaxo yaa kuugu jira😁
Ceeb!, Waa maxay dadka aad isku soo qabanayso, ama isku miiska ku gawraceyso?!. Ninkaan waa nin soo shaqeeyay, soo daalay, shaqadiina ka fariistay, una banbaxay shaqadiisa gaarka ah. Marka ka xishoo ninyahow ha iska damaashaadee...
@@baraarujin waxaad ceebta utaqaan rag bay camalkooda tahay ee odeygu waa bilaa maslexee adigu booskeedii saw diyaar uma tihid
@@goojacade4325 hadalkaa hore markaad qortay ayaanba shakisnaa inaad bar go' tahay iyo inay maskaxdu fadhin!.
(سلام عليكم لانبتغي الجاهلين)
@@baraarujin qofwalba siduu yahay uun buu ku moodaa waxani waa shaqadaadii reero shaafto ku qadeys hadaan talo kusii yey ma aflagaadaan ku muteystey talooy xaal qaado .
أم تحسبهم أن أكثرهم يسمعون أو يعقلون إنهم إلا كالأنعام بل هم أضل سبيلا )=
Qadad wayn meel caaqli uM kordhoo mala awalkn m dhafaan
masha allaa masha allaa
First
dhaqnka dumarka iyo raga is hor fadhiya cabdisalanow magarn!!!!!
Wagar ma foday is kula jiran miis dhanba u dhexeye. Dhankad waxa ka aragtay mangaran Awoow
Oodayga waxaan Kula talin lahaa inuu booqdo goobaha caafimaad iyo waxbarashada mida hoose iyo mida sare Lana kulmo ardayda jamacadaha kadhigta saxaafada waad ogtihiin dunidu by halkay Mariso soomaalaay
Asaxaabta kusobiira 💚♥❤💖😍✨💚♥❤💖😍✨💚♥❤💖😍✨💚♥❤💖😍✨💚♥❤
Dadkan furta meheradaha waa wada qurbaha horta qurbaha aan tago then dalka
Dahabshiil Australia kama shaqayso habka online ah
M.a❤❤
Dhanka lacagta kawarama cuntada kharashkii lagu cuni laha hadan lahayn maxa nalooga amaanaya🤣
😂😂😂
Qureecdii iyo qadadii ba waa adiga ina tusee maxaad cashada inooga kala khabeysay?
💐💐💐💐
Muufo iyo malaay kudara
Weriye sare cabdisalaan hereri wxd tahay weriye rug cadaa ah iyadoo u fiirsi iga ahayn waxa ay ila tahay in ciwaanka video ku haboonaan lahaa la cashee hereri ama ka cashee laasgeel micno ahaan.
❤🎉
Hilib Geel afar Sano Hada Ma Cunin Sxb Abdisalan Ee Bal Sanadka Dambe Meeshaas Iskugu Keen Keen 😂😂😂😂
Qof qurba kayimi maxad kaga duwan tihin mise cunto ad dalbatay magaca shashada.....
Sxb Hereri waxaan u baahnahay tababaraha Shaqaalaha inaad ila wadaagto addreskiisa Maxamed Axmed Warsame siduu mulkiiluhu sheegay
Aniga haya walhi dilaal Miyaan leyahay
The beginning of World War 3 signifies that Qiyamat (The Day of Judgement) is very near. And there isn’t much time left at all, as some people have claimed and said that these events are very far away.” #MuhammadQasimDreams
Cod majiro
Cabdisalanow cashada shaafto miyaa?🤣
Csalaan hereri wa fuley wayo muu nugal garowe dhusa mareeb beydhabo boosaaso why uu u iman waayey csalaan soomaaliya weriyaheedi weliba kuwa ugu qaalisan baa tahay macna maleh heyb ogow heyb waataa cidlada na dhigtey gacmo furan garoowe
Oday nagadade bala ku cayadhaye video yada aad gadal kaso upload gareenaysid 😂😂 mise private jet baad wadta 😂
@SUHAYB SAALIM ku dhufan maayo ✌️
Dadka qaar fadhi xumaan ugala yaabay soo ma haboona in dugsi lagu barto dhex galka dadka la furo
hadaaynu nahay raga soomaaliyeed qaar inaga mid ahi dumarka soomaaliyeed ee ka xishoon jiray inaay raga hortooda wax ku cunaan ayaay bareen dumakii inaay hortooda wax ku raamsadaan ,war nimanyohow aaynu sidan wax ka badalno,waa sababta aay inoogu af barteen oo meelkasta aay la taagan yihiin raga soomaaliyeed waa faarax luga dhuub 😆😆😆😁😁
Masha allah
Mansha Allah