ADUUNKA AYUU IGU KADEEDI JIRAY HADANA AKTIISA BOQORAD AYAAN KA AHAY NINKAYGA❤️🙏😘

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 156

  • @nimcoqaali3446
    @nimcoqaali3446 ปีที่แล้ว +16

    أللهم صلي علي محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد ❤❤❤❤

  • @zaabirinaalpichannel166
    @zaabirinaalpichannel166 ปีที่แล้ว +2

    Asc ayn abayo qisada aad bey u macan badan tahay allh haku xafido sida Aad wqtiga nogu gelisay Nag shaqesato wllhi ragu wey ka maseraan lkiin nag bahdilan wey sii bahdilaan kadibna mid kaloow ka dulkenaa lkiin hadey goan ku gaarto iney nafteda u shaqesato uu eyka baxdo ninkaas gacantiisa iyo gumeysigiisa eyka xorowdo beri asigaa ka daba ordaa❤❤❤❤

  • @fatmazahraqurux2324
    @fatmazahraqurux2324 ปีที่แล้ว +3

    Indha weyn waku salamay adiga iyo asxabtada

  • @aaminasaleeban6943
    @aaminasaleeban6943 ปีที่แล้ว +4

    Haye farax bakhiil sheekadiisa sugayay caawa dhan😆

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 ปีที่แล้ว +7

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @asliali5210
    @asliali5210 ปีที่แล้ว +4

    ayaaney saa udhararaye lee hadda shaqeesan karaa 😂❤thnks alpi

  • @cawsha3645
    @cawsha3645 ปีที่แล้ว +2

    Ayaaney markaan hoosha dhameeye ayaad soo dhigtey 😢 waad soodaahisey caawa

  • @AishaMahad-o9j
    @AishaMahad-o9j 7 หลายเดือนก่อน +1

    Hooyo mcn❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @naimahassan2272
    @naimahassan2272 ปีที่แล้ว +1

    ❤️🥰shrfteniii San kusugayeee le mantooo dan mhdsnd abyooo❤

  • @FatimaMuxamadgeedimaxamad
    @FatimaMuxamadgeedimaxamad ปีที่แล้ว

    Waaw habo meeel fican ayay noga dhamatay lakin insa allh wan si dahawan dona habo ajar rabi haka siyo

  • @farxiyogabal7984
    @farxiyogabal7984 ปีที่แล้ว +1

    Markiii aaaad naftaada sharafto waaaa iska sidaas xalku xbt

  • @HudaMukhtar-gy1pz
    @HudaMukhtar-gy1pz ปีที่แล้ว +1

    Ayaane kume dhirigalian tii alle haku siyadiyo caliga iyo cafimadaka 🤲😪

  • @HamdaHadafow
    @HamdaHadafow ปีที่แล้ว +1

    3d caawaan helay alx
    Malmlhn sheegadaan baa socota marka hore adi is jecloowo iska fikir kadib lee❤😊 wlle uma jabin
    wllid io asxaap fcn baa ku aadey m.a🎉

  • @Deeqaibrahim62
    @Deeqaibrahim62 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaha ayaan quruxy sharaf iyo karomo korkaga ha ahaato👸

  • @nadiifoabdullahi3266
    @nadiifoabdullahi3266 ปีที่แล้ว +2

    Woow qaali dumar setaha cfmdka xafidulaah ❤❤❤❤❤❤dhiiri geliso

  • @amalfmohamed
    @amalfmohamed ปีที่แล้ว

    Tol iyo qaraabo waa nahay likene waan kuu saaray

  • @Hamdamukhtaar-rf9gk
    @Hamdamukhtaar-rf9gk ปีที่แล้ว +1

    Asc Mash alle ayaan gabadh cajiba waye

  • @qurayshocaliaadan3292
    @qurayshocaliaadan3292 ปีที่แล้ว

    Quen waa kusalmy jeclahy qisoyinkaga mcnto alle haku xafido❤

  • @tufaaxburhaan620
    @tufaaxburhaan620 ปีที่แล้ว +2

    Wcs habo wanku tageraa Garowe kaa dawada 🤍🥰

  • @HAWAALI-g6l
    @HAWAALI-g6l ปีที่แล้ว

    Ayaan wan Ku salamayaa from Djibouti alle haa Ku hifdiyoo

  • @hiboabdikarin3809
    @hiboabdikarin3809 ปีที่แล้ว

    Maya anig waxan dhaha xppi 😂😂😂😂

  • @aaminasaleeban6943
    @aaminasaleeban6943 ปีที่แล้ว +1

    Ayaaney sheekada foos kadaa faarax bakhiil ugu magacdar

  • @farhiya5072
    @farhiya5072 ปีที่แล้ว +1

    Wcs Ayaan Abaayao mcn Ayaan masha Allah ❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @FaadumoAbdisamed-sn8vl
    @FaadumoAbdisamed-sn8vl ปีที่แล้ว +1

    Waligay ma dhihin maba karaaye ppe ani qaybta carabtan ku jira😁😁😁

  • @hodanali5869
    @hodanali5869 ปีที่แล้ว +1

    Ayaan xppti imka niyada ku hayay qaypta sadexaada
    😊

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว +2

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn

  • @barwaqogeedi5709
    @barwaqogeedi5709 ปีที่แล้ว

    Ha ayaney adiga wan dhaha bbe hadan dhihin weyba itahay inan qof kale aan lajogo 😅😅😅

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 ปีที่แล้ว

    JAH gabar Adag M.A Nolow Baan Leyahay Qeybta kle Hala soo Dahin Ayaney pls aba

  • @ayaanahmed7946
    @ayaanahmed7946 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah tabarakalah❤❤❤❤❤

  • @xamdayusuf2531
    @xamdayusuf2531 ปีที่แล้ว

    MAANSHA.ALLAH mahad sanid.qaaliyey❤😍😘😘

  • @AaminoXasan-bu4ms
    @AaminoXasan-bu4ms ปีที่แล้ว +2

    Shukran abayo

  • @xafsamaxamadsalaad9881
    @xafsamaxamadsalaad9881 ปีที่แล้ว +1

    Cawa ya iga horeeyo✊

  • @raxmiishchenal
    @raxmiishchenal ปีที่แล้ว +2

    Aaaayyyy wku salay mcnti ayaan❤

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @Sacdiyoaxmed-nt1vt
    @Sacdiyoaxmed-nt1vt ปีที่แล้ว

    Qeebta gaalada iyo qeebta carabta waan is isctimaan naa

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli ปีที่แล้ว

    Waa qiso cajiib ah runtii ✅💯❤🙏

  • @deeqacali_23
    @deeqacali_23 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂waxaann bbe dhahno mahayno ayaaney😂😂qisada wan kahela 4 an sugi la aha prt 3 cawa cashada wan ku karsada mahadsanid ayaan ❤❤❤

  • @fadumoyahye6633
    @fadumoyahye6633 ปีที่แล้ว

    Cawadhan waku sugaye cashada wasubiwayey 😢 shugran 🥰

  • @muna603-p4v
    @muna603-p4v ปีที่แล้ว +1

    Hhhh Ayaney abeybi waligey maan odhan qaali iyo macan labadaa erey ayan istic maala kalimad abeybi kama hele wlhi mabab kare😒😂

  • @umumahado1766
    @umumahado1766 ปีที่แล้ว

    Qabata soomaliga xaday gacaliye

  • @maryanmohammed9927
    @maryanmohammed9927 ปีที่แล้ว +4

    😂😂😂 Ayan aniga wanba kaxishooda qof Wayn baby ugu Waco

    • @yukinasan3431
      @yukinasan3431 ปีที่แล้ว

      Kula mid ahy

    • @HiBa_mahamett
      @HiBa_mahamett ปีที่แล้ว

      Ani hadesan qof imaq lenin waa dhihi karaa😂😂😂

    • @maryanmohammed9927
      @maryanmohammed9927 ปีที่แล้ว

      @@HiBa_mahamett 😂😂😂😂

  • @Zuzu-Moha
    @Zuzu-Moha ปีที่แล้ว +1

    Anaa uhoreeyo caawo❤

  • @HudaMukhtar-gy1pz
    @HudaMukhtar-gy1pz ปีที่แล้ว

    Walhi ayaane bbe makan dhaho wan siida lagu qosalo

  • @csalanmaxamed1431
    @csalanmaxamed1431 ปีที่แล้ว

    Ayaane muuqakaka afiirsanaayay kanmarka arky waasoo cararay saan usukaayay

  • @amiinahmed3015
    @amiinahmed3015 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @ikraanabshirikraandegan8071
    @ikraanabshirikraandegan8071 ปีที่แล้ว

    Bea afhays bay no noqotay ani iyo asagaba magacisa cml ula qabsaday

  • @cayunil240
    @cayunil240 9 หลายเดือนก่อน +1

    Hhhh qofyhy qosol miran thy m.a

  • @amaltabane4829
    @amaltabane4829 ปีที่แล้ว

    Waaaaw❤ masha allah❤❤

  • @Mysuccess4717
    @Mysuccess4717 ปีที่แล้ว +1

    Inaa u horeeyo umaleynaayay😂😂❤

  • @zahraqali3145
    @zahraqali3145 ปีที่แล้ว +2

    Manta Ana uhoreeyo ❤😂

  • @idil5758
    @idil5758 ปีที่แล้ว

    Ciiwaanka maad badashay waanba garan waayay wxan is idhi qisadana maxay ahayd

  • @nasteexocabdi9758
    @nasteexocabdi9758 ปีที่แล้ว

    Ayaan wllo abo ayaa igah xaun sanya ee wllo qali asxabtah dah duco igu way di bilss

  • @rahmacalisheikh2934
    @rahmacalisheikh2934 ปีที่แล้ว

    Ayaanay waa salamanthy

  • @salmomaxamedsanaag6220
    @salmomaxamedsanaag6220 ปีที่แล้ว

    Ala shekdu mcnaa ayney lsoo orod😢

  • @najmaaligaani2983
    @najmaaligaani2983 ปีที่แล้ว

    usoo dhar dhigaty cml😀😀😀

  • @AyaanCabdiraxiim
    @AyaanCabdiraxiim ปีที่แล้ว

    Quruxley❤❤❤

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 ปีที่แล้ว

    Wcs ayaan Qaali sharafay Alle ha kuxafido sharafay ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fahiimaapdirizak3552
    @fahiimaapdirizak3552 ปีที่แล้ว

    Ayaan waa iga qoslise ppe mxey tahey ani waa necbahey lkn mxaa iwado layma qabee😂

  • @samiyakhalif6171
    @samiyakhalif6171 ปีที่แล้ว

    Bea 😂 part four aaawaye

  • @faatimomohamed5107
    @faatimomohamed5107 ปีที่แล้ว

    Ayaaneey abaayoooy

  • @zaabirinaalpichannel166
    @zaabirinaalpichannel166 ปีที่แล้ว

    Aamiin ❤❤❤❤❤

  • @AyoshAnood-ux6oc
    @AyoshAnood-ux6oc ปีที่แล้ว

    Sis keep going love you ❤❤
    Tkle farax wa nocaas ma jeclo ine gabdhisu hor marto

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 ปีที่แล้ว

    Kaalay yan laga hormarin ayan islaahay intee fagadhisen reer indho weyne 😂😂😂

  • @ceyshoali507
    @ceyshoali507 ปีที่แล้ว

    Asc ayaaney wn ku salaamey

  • @sacdiyanur7583
    @sacdiyanur7583 ปีที่แล้ว

    Maxaa iidiiday inaan Luqadeyda kudho ayadaaba kamacaane Jeceylkeey Nuurkeey Macaankeey Malabka maxaa kaquruxbadan Kalmadahaas

  • @umucafifa
    @umucafifa ปีที่แล้ว

    Pea wxan ahynpa ma dhaho😅😂

  • @RunsheegAbdi
    @RunsheegAbdi ปีที่แล้ว

    😂😂😂 waaba necbahay beby

  • @FadxiCali-lv9zv
    @FadxiCali-lv9zv ปีที่แล้ว

    Bbe mawa so xstto carbta soxdaa😂😂

  • @fadimoabdirahman9125
    @fadimoabdirahman9125 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkk aniga galada iyo arabtaba wax kama so xadin somali le qof markii lagu jedsado wa sas

  • @DahaboMacalinfaarax
    @DahaboMacalinfaarax ปีที่แล้ว

    Waligeey madhihin beybi

  • @NaciimaDaganNor
    @NaciimaDaganNor 2 หลายเดือนก่อน

    Haa wax kle maba dhihiye😂😂😂😂😂😂bbe

  • @sagalsaafi2215
    @sagalsaafi2215 ปีที่แล้ว

    Waxan dhafo maleh carab iyo gal intabo wan soxada

  • @mohameddabar8212
    @mohameddabar8212 ปีที่แล้ว

    Bby wa necnahay in laidaho xita ma jecli

  • @raxmiishchenal
    @raxmiishchenal ปีที่แล้ว

    Mayooy ani qeybta carabta ku jiraa ayaney😂😂😂😂

  • @musaguled-su1zk
    @musaguled-su1zk ปีที่แล้ว

    Asc abaayo ayaan waxaad ilowday gaaladu markay danleeyihiin waxay dhehaan honey micnaheedu waa malab kkkkkk

  • @doolcaadey5723
    @doolcaadey5723 ปีที่แล้ว

    Wcs Ayaaney caadey 👍❤️❤️💕

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂 erayada laga soo xaday ajanibiga 😂😂😂

  • @umaymoumaymoduula3773
    @umaymoumaymoduula3773 ปีที่แล้ว

    Mhd sanid abyo❤

  • @LajecleyMoha
    @LajecleyMoha 10 หลายเดือนก่อน

    Ani 😂wan dhahaa 😂

  • @rawdaxuseen1826
    @rawdaxuseen1826 ปีที่แล้ว

    Mayaaaa

  • @zamiira.abdi.
    @zamiira.abdi. ปีที่แล้ว

    Bbe aaa 😂 ninka man ugu wacaa mise ilmaha hhh

  • @anisacimraan1938
    @anisacimraan1938 ปีที่แล้ว

    Asxaabey ii soo duceeya xaamilo ayaan ahay bishii 9aad ayaan kujiraa xanuuno yer na waan qabaa bal ii soo duceeya

    • @naciimodirie2796
      @naciimodirie2796 ปีที่แล้ว +2

      alle haku fududeyo afar indho abshar alle haniga dhigo wax ku farxado ood dhabata saarto alle haku saaro❤❤❤

    • @anisacimraan1938
      @anisacimraan1938 ปีที่แล้ว

      Shukran abaayo dhamaanteen

  • @sahraali879
    @sahraali879 ปีที่แล้ว

    Naa ayaanyey ma nin gar iyo gafuur leh maan byby dhahaa xapipi ayaan dhahaa mooyee no byby 😂🤣 Alla anigaa war jin xitaa iima jooga nin insi Iska daayee lkn waa sodaa 😄

  • @futdc624
    @futdc624 7 หลายเดือนก่อน

    صح صح ماشاء الله 😂😂😂

  • @رفيقالقران-ذ9ذ
    @رفيقالقران-ذ9ذ ปีที่แล้ว

    Ani wax dhan madhaho 😂

  • @nashadhussen9212
    @nashadhussen9212 ปีที่แล้ว

    Wsc Ayaan goodbon qll Qurux ❤️❤️❤️❤️❤️❤️✅✅✅✅✅✅

  • @farxiyomaxamuud6830
    @farxiyomaxamuud6830 ปีที่แล้ว

    M.a umc ayaan❤😂👸🏻🤩

  • @ayanomer9456
    @ayanomer9456 ปีที่แล้ว

    Babe basa isticmala lkn marka Somali dhe isdhaho waa xishoda marka qaybta galada xaday ayaa ahay 🤣🤣

  • @efraaxmaxamed7936
    @efraaxmaxamed7936 ปีที่แล้ว

    Baby wa so daahday 😂😂❤

  • @KinsiCabdulahi-w6s
    @KinsiCabdulahi-w6s ปีที่แล้ว

    Mnsha allah

  • @shamsohussein
    @shamsohussein ปีที่แล้ว

    Wcs abayo qali hormar wacan oo wanagsan

  • @ayaanabdiaziz5598
    @ayaanabdiaziz5598 ปีที่แล้ว

    Mhdsanid ayaan cdey

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 ปีที่แล้ว

    Tii uu qabay buu gaajo ku dilay markaas buu naag kale damcayaa

  • @balkhiiso
    @balkhiiso ปีที่แล้ว

    Thanks xapipti🥰♥️🔥

  • @rahmacalisheikh2934
    @rahmacalisheikh2934 ปีที่แล้ว

    Anaa uhoreeyo😊

  • @MaamAlma20
    @MaamAlma20 ปีที่แล้ว

    Af soomaali bbe ku dheh😂

  • @fathiyoabdi8982
    @fathiyoabdi8982 ปีที่แล้ว +1

    😂 qeybahaa dhaan

  • @sayush520
    @sayush520 ปีที่แล้ว

    Wow ❤✌

  • @sahrujomacalinahmedmacalin3293
    @sahrujomacalinahmedmacalin3293 ปีที่แล้ว

    Erayada carabta laga soxaday 😁 waa kuwee😆😅

  • @maxamadabdigurey7926
    @maxamadabdigurey7926 ปีที่แล้ว

    Masha Allah 😂😂😂😂😂😂😂😂