WAA TANA QISADA FARTUN HAPPY PART 3

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 336

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its หลายเดือนก่อน +74

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ🫶🏻❤️🤞

    • @QueenMuniiza
      @QueenMuniiza หลายเดือนก่อน +3

      صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤

    • @hafsamohamed9932
      @hafsamohamed9932 หลายเดือนก่อน +2

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @essiahassan5157
      @essiahassan5157 หลายเดือนก่อน +1

      Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕

    • @XanaanXilkas-mu7yl
      @XanaanXilkas-mu7yl หลายเดือนก่อน +1

      Salalahu caleyhi wasalam

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 หลายเดือนก่อน +44

    fartuun muskiin iyadoo ciyaal ah ayaa loo guuriyay😪😪,, lakin waa fariid niunka xun ee walaasheed ka jari rabay ,ayay xidhiidhka u jartay geesiyad👌💪

  • @canabmaxamuud7649
    @canabmaxamuud7649 หลายเดือนก่อน +51

    Abaayo maantoo dhan kusu gayey hada kadib soo dhaqso yaa iku raacsan❤❤❤

  • @ZimanAbdirisaq-ug3xt
    @ZimanAbdirisaq-ug3xt หลายเดือนก่อน +43

    Fartuun gabar adag baad thy m.a qaali ❤ walaasheen 295k bay maraysaa ee 5 ugu dara intay joogto muniiro haka farxiso walaasheen fartuune

    • @amalosman9338
      @amalosman9338 หลายเดือนก่อน +2

      Wll 5 hawgu darinee 300 boqol 5 gudahood saamiya kugayseen fartuuna 5 sano ayey 300 ku maraysaa inanta usheer gareeya adna chanal ,koko ,samiya, amiira .reer comment Idina kor uqada fartuun iyo muniiriba way istaahilaan 500k kutuura habla sharafleh weeye wax micna leh laga faaiido

    • @ZimanAbdirisaq-ug3xt
      @ZimanAbdirisaq-ug3xt หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤ Haa walhi wallo fartuun iyo munira aad baan u jeclhy anoon isku aqoon bAAn daawan jiray 2 doodab manzha allh waa gabdho wanaagsan

  • @sahramohamudali663
    @sahramohamudali663 หลายเดือนก่อน +15

    rerka fartun hapi ilmaha udhashaye isku xaafad ayaa nahaye reer jungale waye xita muniiro wiilka qabo isku waara waligin ❤❤

    • @faraxsan7486
      @faraxsan7486 หลายเดือนก่อน

      Rer jungal 🥰🥰🥰🥰

    • @yonishashi491
      @yonishashi491 หลายเดือนก่อน

      Hadaa taqaanid Allah kabaqayo miskiinta ilmaheeda ha usoo celiyo

  • @hafsahuppi1753
    @hafsahuppi1753 หลายเดือนก่อน +10

    Fartun iyo muniiro wllo isjecel batihin alle haysku kiindayo wllo Muniiro wxn ku xasusta wllshey curadii hooyadey iyo abahey oo sidas ookale noso korisey Hada 7 sano ma arkin ilahow nabad igu tus Yaarapii 😢🤲❤️

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 หลายเดือนก่อน +34

    waraa fartuun Aduunka markaa soo rogtay maa sheekhad noqotay 😂😂😂😂😂😂 ani fartuun o sheekhad eh o miskiin eh lee bartay 2018kii 😂😂😂 ala ani gabdhaha shaqaalah eh ma jecli in la dhibo o xataa erey qaldan la dhaho 😢

  • @nihaal9236
    @nihaal9236 หลายเดือนก่อน +33

    Wlhi qisadaan qalbiga bey tabaneysa 😢wn nila qiroodey walaalo isjeceyl baa tihiin m a ilaahey ha isku kiindayo Amiin yarabi 🤲🤲🤲🥹🥹🥹

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 หลายเดือนก่อน +69

    بِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ❤️❤️❤️اٰمَنَ الرَّسُوۡلُ بِمَاۤ اُنۡزِلَ اِلَيۡهِ مِنۡ رَّبِّهٖ وَ الۡمُؤۡمِنُوۡنَ‌ؕ كُلٌّ اٰمَنَ بِاللّٰهِ وَمَلٰٓٮِٕكَتِهٖ وَكُتُبِهٖ وَرُسُلِهٖ ۚ لَا نُفَرِّقُ بَيۡنَ اَحَدٍ مِّنۡ رُّسُلِهٖ‌ ۚ وَقَالُوۡا سَمِعۡنَا وَاَطَعۡنَا‌ ۖغُفۡرَانَكَ رَبَّنَا وَاِلَيۡكَ الۡمَصِيۡرُ🤲🤲🤲لَا يُكَلِّفُ اللّٰهُ نَفۡسًا اِلَّا وُسۡعَهَا ‌ؕ لَهَا مَا كَسَبَتۡ وَعَلَيۡهَا مَا اكۡتَسَبَتۡ‌ؕ رَبَّنَا لَا تُؤَاخِذۡنَاۤ اِنۡ نَّسِيۡنَاۤ اَوۡ اَخۡطَاۡنَا ‌ۚ رَبَّنَا وَلَا تَحۡمِلۡ عَلَيۡنَاۤ اِصۡرًا كَمَا حَمَلۡتَهٗ عَلَى الَّذِيۡنَ مِنۡ قَبۡلِنَا ‌‌ۚرَبَّنَا وَلَا تُحَمِّلۡنَا مَا لَاطَاقَةَ لَنَا بِهٖ‌ ۚ وَاعۡفُ عَنَّا وَاغۡفِرۡ لَنَا وَارۡحَمۡنَا ۚ اَنۡتَ مَوۡلٰٮنَا فَانۡصُرۡنَا عَلَى الۡقَوۡمِ الۡكٰفِرِيۡنَ🤲🤲🤲🤲

    • @HanaaMuuse
      @HanaaMuuse หลายเดือนก่อน +2

      😢😢😢

  • @laylocali9902
    @laylocali9902 หลายเดือนก่อน +7

    Fartuuun xanuun waa soo martay alxm dheh abyo hadii nololaha qaar allaah ku dhaafiyay noo wada sheekada wexeey munira iloowdo noo sheeg adi dadka war badanidaa dhahaaya iska daa abyo muniiiro ne qisadeeda waa sugeeynaa mar keey mida fartuuun dhamaato insha Allah ❤❤❤❤ guuleeyta abaayayaal

  • @murayomohamud2070
    @murayomohamud2070 หลายเดือนก่อน +11

    Qisada wax badan baat dhunjinesan lkn si fcn aa samesen ina asturtan hadalada qaar fartuun waree 😂😂😂waa fafakanosa aby muniira ku celcelinosa abayo fcn muniira 🎉🎉🎉👑👑👑👑

  • @axlaamsaid1187
    @axlaamsaid1187 หลายเดือนก่อน +9

    M.a wlaalo ku dayasho mudan thiin alle cimriga iyo cmlka wngsn ha idiin barakeeyo abaayo fartuun horay usocda 🙏🙏❤

  • @sidiabukar302
    @sidiabukar302 หลายเดือนก่อน +6

    Mashaallah tabarakala
    Adunyada ayaba iska sidaan ah
    Qofwalba historie u gaar ah ayow leyahay haba kala xanuun iyo murugo badnate.
    Fartuun Mashaallah waa gabar yar oo hooyo ah hadane dadaal badan baraakalahufik.
    Hal ka kahay dadaalka isku tasho oo tabco tilaabso oo tub sare gaar aya ino balan ah hada hooyoyin iyo gabdho Soomaliyed nahay inshaallah.
    Owlada iyo anaga oo dhan ale ha ina xafido.
    Dalkena nabaad iyo barwaaqo san ale haka yeelo.
    Dadkena intii xun oo xanuunsan ale haso hanuunsho.

  • @innaxaajih9436
    @innaxaajih9436 หลายเดือนก่อน +3

    M.a wlhi wa qisa an ku tixanahy ilhey walal la aan nama dhigo runti naxariista walalka wanagsan leyahy❤aad bey uga muqata muunira❤ wa qof dhiiragalin bdn run ahanti in fartun heerkan so garto alle kasokow wxey ku gaartay garab istaagada io dhiira galintada rabbi ha idin xafido abayayaal❤

  • @ritaajcabdilaahi225
    @ritaajcabdilaahi225 หลายเดือนก่อน +7

    Fartuuney waa iga oyasiiseyn ani qisadeyda hadaa ka sheekeyo waa la yaabi lahay wall iga weyn ma heysanin hooyoyane😢 ma qabin allah ku dhowro abyo guuleyso❤🎉🎉

  • @ishraqyasin
    @ishraqyasin หลายเดือนก่อน +8

    Qiiro to qiiro to qiiro😭 Part one waan fuuraa intaan dhahay aan ka baqay xaafadda inay Ila yaabto❤️ Ilaahay hayaku kun daayo, farxad iyo nolol fiicanna idinku noolaysiiyo. Jacaylka walaalnimo oo idinka dhexeeyo waa naadir. Allah yaxfidkum🤲🏾❤️

  • @user-du3km8bz2y
    @user-du3km8bz2y หลายเดือนก่อน +9

    Walaalo isjecel ilaahey ha,isku kiin barakeyo sa,isku garab fadhidan marar badan ina isku garab fadhidan aa rajeynaa insha alaah

  • @AyaansuudiShop-hg5bi
    @AyaansuudiShop-hg5bi หลายเดือนก่อน +9

    Awalan wan idin salamay abyoyinkey bacdal salan m.a horta alahaa idin desto ani waxaa jiray wiil wlkey ah oo saa isku tihiin sikadaran aan ku tilma mikaraa an isku aheyn wawna dhintay ladilay😭😭😭😭😭😭😭😭 iigu sootucey in ilahey janatul fardowso geeyo Ana qabiga ale iidajiyo

    • @aminaabdulkadir1805
      @aminaabdulkadir1805 หลายเดือนก่อน

      Rabi ha u naxariisto walalo adigana Samir Allah ha kaa siiyo

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 หลายเดือนก่อน +6

    Good si fiican ayaad samaysay nin baa ku dhahaayo walshaa ka har walee go,aan. fiican ayaad qaadatay waan kugu hambalyeynaa

  • @fadumomohamed4894
    @fadumomohamed4894 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah fartuun adeegeeed wa ka muuqataa horay u soco ina adeer mcn abyo muniiro adigana waxaa tahay walaal wanaagsan kudayasho mudan ilaahay haidin xafido idinka iyo familkiinaba wananidin salaamay❤❤❤❤

  • @hafsaali5108
    @hafsaali5108 หลายเดือนก่อน +4

    Very Emotional😭😭😭muniiro the way ay kuu dhunkatay ee kuu dhiirigalisay❤❤

  • @muna607
    @muna607 หลายเดือนก่อน +5

    Wlhi aduunka ayaa iska qiso .ah qof walban qiso xanuun badan ayu leyhay faruun Qisded marn wan qosoley markey waxa so rogi jirtey gabdh shaqaalah lughed waxa ka geyso😂😂 lkn had faruun waa maskiin aydoo maskiin ayan baraney waa happ masha allah qeybah danbe aya iga xanuun badan marka ado kal fog tihiin oo cidlada thy waxa ba ha faah faahin abaayo hada alxm waad ka gudubte faraxad waarta kuu rajeynyaa😢🙏🥺🥰

  • @luulkulmiye7138
    @luulkulmiye7138 หลายเดือนก่อน +6

    Wlshey iga weyn o sidaan io ka badan i jecled waan taabaa wlhi ilahey ha u naxariisto wey iga dhimate igu duceeya😢farxada io cimri dheer Allaha idin siiyo 😊❤

    • @suhanabea124
      @suhanabea124 หลายเดือนก่อน

      Allaha unaxariisto abayo 😢

    • @cafiifa241
      @cafiifa241 หลายเดือนก่อน

      Allaha unaxariisto qabrigeedana Allaha uwaasiciyo

    • @munoomar
      @munoomar หลายเดือนก่อน

      Allah unaxariisto uduceey marwalbo

  • @ayaanabdulaahi9514
    @ayaanabdulaahi9514 หลายเดือนก่อน +4

    Walaasheeya iiga yar fartuun ayeey aad u jeceshay aniga' muniiro ayaan aad u jecelhaya bal mexee gabdhahan nagu aqriyeen mash allaah allaah nii barkeeyo in kastoo sheekada nagu soo yareesee

  • @minaahmedmohammed8255
    @minaahmedmohammed8255 หลายเดือนก่อน +2

    Man sha Allah illahey haku xafiido Abaayo iga yar Abaayo illahey hadu isku ka toosiyo ilmahagi so wado hal meel kuwada nolada illahey irsaqadiina qorey from my rajo

  • @ramlacali9378
    @ramlacali9378 หลายเดือนก่อน +5

    Alhamdulillah dheh abyo mcntoh dhibkaas dhan waa soo dhaafty be happy always queen❤

  • @nolashawaasamir9849
    @nolashawaasamir9849 หลายเดือนก่อน +3

    Mid fartuun camal ijogto gabdhaha icaawiyo mid fiican wee la maacaamishaa mida xun ay farta ku fiiqdo waa ku raacaa waa fasaxaa

  • @nasroamiin5557
    @nasroamiin5557 หลายเดือนก่อน

    Alaa fartuun dhib leey wlh waan furay saa uqoslayay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-uz1fq1hq3x
    @user-uz1fq1hq3x หลายเดือนก่อน +4

    Munira waxas iska dhaf ay dhahaday xuman laga gudbay so tabinteda wax ma tarayso adunku waa daar itxan qof so rayastay ma joogo walal is jecel waliba muniro ixitiram iyo edeb bay isku darstay maasha allah

  • @safamaxamed967
    @safamaxamed967 หลายเดือนก่อน +12

    Shekoyinka gaa gaab weyi nosoo dheere fartun❤

    • @ShamsoSidowbashiir
      @ShamsoSidowbashiir หลายเดือนก่อน +3

      Haa noo soo dherey muniiro wax bey qarineysaa tuuney cadey hadal adiga runta sheeq waa ba ka soo gudubti yee

    • @ShamsoSidowbashiir
      @ShamsoSidowbashiir หลายเดือนก่อน

      Sorry ciyaalkada kaa jiro iska daay lkn ma fcnee

  • @Sacdiyahadfow86
    @Sacdiyahadfow86 หลายเดือนก่อน +2

    M.a walhi qof samirbadan atahay nolosha ku ma xumeyso abyo walhi qiso xanun badan insha allha wax ad ka barataay insha allha noloshu ha qurux abyo ❤❤

  • @xamdixarako2479
    @xamdixarako2479 หลายเดือนก่อน +2

    M.a allahuma baarik apaayo fartuuun happy adiga io apaayo muniira waa idn salaamy qisadiina wlhi wn la socdaa no soo dhameystira I.n anaga cshar ayaan ka baraneynaa plz noso galiya idin sugenaa alle ha idin sharfo sida aad nogu tuxgaliseen codkeena alle ha idinka siyo ajir love you too apayayaaal

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 หลายเดือนก่อน +3

    Fartun dhibley alla maxaad aduun soo qaribtay 😂😂😂😂 from dhibley to shiikhad

  • @الحدلله
    @الحدلله หลายเดือนก่อน +2

    alaa ilee waxey lasookabsanladahy waadhibaatooyin hore alxm laakiinse weykabaxday ilaahay waxdhiba oodanbe matso runtii fartuun ani waxaan bartay 2020 kii ilaahada aad ayay uqalbi jilicsantahy gabarkasta oodaacada dhib ayay lakulantaa ani waa ogaaday abaayo aduunyo waalaboberi iida dhanba iskasabir iinsha allaaah daacad maduloobo horaa looyiri inaad guulaysatay waaloojeedaa 🎉🎉🎉🎉🎉guulobadan iinsha allaaah

  • @xafsoimam5651
    @xafsoimam5651 หลายเดือนก่อน +5

    😢😢😢frtuun iyo muniira walalo isjecel allaw xafid

  • @SabnaaMuuse
    @SabnaaMuuse หลายเดือนก่อน +3

    Canjera kufirsanoyaa lkn qisada waa xanun runtii illhy ha isku kiin xafido wllo isjcl😢❤

  • @IqraAbdi-jj9jn
    @IqraAbdi-jj9jn หลายเดือนก่อน +9

    Nolasha gabar warerkeda markey nin yelato ubilabataa guriga hoyadaa bahi hadey kuheyso xitaa wax madaremeysid ilahey waxan gabaryaa gabarkasta in rer wanagsan noo qaso adina m.a manta boqorad tahay wax kastoo soomartay ani ahaan wan kujeclahay futuun happy Noolaw xapipti abayo muniirana Alha kudeysto ayadana

  • @FadumoQurux-mi7lg
    @FadumoQurux-mi7lg หลายเดือนก่อน +2

    Wallaahay anigay maanta arintaa fartuu. Igaystaa oo laydiidan yahay walaalahay hooyaday iyo aabahy dhaleen inay iisoo dhawdaan ugu danbeena alxamdulillaah furiin dalbaday. Wuuna igu dhibaya lakin wan helin maruun wakhtigay noqotaba xoriyadayda inshaa allaah marnaba walaalahu makala haran. Qofkii iskudayana inuu idin kala jaro adiga iyo walaalahaa. Waxwayn buu kuladamcsanyahy ka feejignaada gabdho

  • @Cayuuniyahye-ez7gn
    @Cayuuniyahye-ez7gn หลายเดือนก่อน +3

    Isoo duceeya in ilheey ila kor iyo agoonta aan ku rinaa ina noqdo hooyo kartibadn isoo duceya wllo

  • @leylomohamed6920
    @leylomohamed6920 หลายเดือนก่อน +1

    Fartun hooyo garti leh waaye alow ku xafid adi walashada iyo carurutaada 🫶🏻🥰

  • @AfiyaIbrahim-tn8fn
    @AfiyaIbrahim-tn8fn หลายเดือนก่อน +2

    Asc. Abayaal waan idin slmy. Fartuun Maansha Allaah waaye gaber dhowrsoon edeb leh danteeda taqaan Diina ku darsatey inta dhiman guul iyo reynreyn caafimaad ku noolow. Illaahow ha idin kala qaadin idinka iyo intii Islam ah oo wllaalo ah

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 หลายเดือนก่อน +2

    ❤Masha"Allah ❤Fartun ❤ Muniira Ne Aad Baan U Salamayaa ❤🎉❤ Keep Going Abayayaaalll🤲🤲🤲

  • @Hidanhuda
    @Hidanhuda หลายเดือนก่อน +3

    Fartuun dhib ley eheyd yaah 😂😂😂ani maskiina ahay qodaxda imuda iga gardaran ilaa hada malinta yarana qofna madili jirin lkn qofka idilo tariiq kudhigi jiray😂😂😂

  • @MaryanBashiir-w6w
    @MaryanBashiir-w6w หลายเดือนก่อน +2

    Wlle dadku kla nasib badna aniga kuwi ila dhashy dumshiydy inta iga shekeyan bay misna ku fanyan guulysta wllo isjecel😭😭😭😭😭

  • @ruwaydamaxamed3043
    @ruwaydamaxamed3043 หลายเดือนก่อน +1

    Msh allh walaalo isjecel allow idin xafid walaalka macaantii waxaa garan kara madi aa hore looyiri
    Fartuun happy msh allh abyo waan kujeclahay adi iyo wlaashaa muniiro ilaaah dartiis waxaan ka helay qisadiina iyo kartida walaashaa adoo yar kuso korise mash allh mida kale sida ee kudhiira galeeso ka helay abyo hooyo adag tahay ha ciishoon waligaa munira marka udambeeso ee kudhiira galeeso wajigaaga waxaan ka dareemaye inaa xasuus hore iyo murug fakar gashay lkn walaal sida muniiro ookale kunafiseso kudhiira galeso heesataa allh cumri dheer oo cafimad iyo cibaada leh ha idin siyo abyo mcn

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman หลายเดือนก่อน +2

    Gabdhaha shaqaalaha ah ma jecli in la dhibo lkn qalqaali bay ahayd

  • @Saabo607
    @Saabo607 หลายเดือนก่อน +3

    Fartuun waa dugsi necbaneed miyaa fartuun io muniiro qosal leedahiin wllhi jiroo jooga sisters ❤❤❤❤❤

  • @SaabiriinShiiqoow
    @SaabiriinShiiqoow หลายเดือนก่อน +2

    Abti cali away abyo muniiro togti hore xamar aad adeysay asga iyo awbahood lajogee soo qaado comment insha Allah abyo dar Allah idin jeclahay

  • @user-xe8ho5gh6g
    @user-xe8ho5gh6g หลายเดือนก่อน +2

    Muniira ileen yurub mar dhow ay gashay waxaan u amalenayey dadkii hore

  • @nastehoalihasan9939
    @nastehoalihasan9939 หลายเดือนก่อน +1

    Qiso weli youtube maka dhameesan lkn gabdhaaan waan wada dhameestay❤

  • @missdeka
    @missdeka หลายเดือนก่อน +16

    Fartuun waa laga darema abyo samir😢😢

  • @Hidanhuda
    @Hidanhuda หลายเดือนก่อน +3

    Ani sitiisan mardhaw qaadana insha allah nederland waxaa kujira imtixaanka sharciga weyn 2026 ina qaato rajeyna

  • @nafiso7343
    @nafiso7343 หลายเดือนก่อน

    Muniiro wa walal fcn fartuuna walal fcn ay ledahay anaga wlaalo wa no buxan sida munirana mano garab istaaagaan

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza หลายเดือนก่อน +2

    اللهم آمين ثم آمين يارب العالمين جزاك الله خيرا ❤

  • @MulkiHassan-fm9xl
    @MulkiHassan-fm9xl หลายเดือนก่อน +1

    Alx nalasha quruxdabadan allahauziyaadiyo awladane allahalakoriyon ❤❤

  • @HodoAyan123
    @HodoAyan123 หลายเดือนก่อน +1

    Fartun qalbi wngeey ilahay Haku xifdiyo qaali nolol qurux badan ba ku rajaynaya 😢

  • @nimcoali1354
    @nimcoali1354 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah ilhy Hayden xifdayo

  • @aminaaden5046
    @aminaaden5046 หลายเดือนก่อน

    My rajo😍😍gabar dagan mashallah

  • @nimcohersi9246
    @nimcohersi9246 หลายเดือนก่อน +2

    Muniiro quruxley waye m.a❤👸🏽

  • @Haboncudoon1437
    @Haboncudoon1437 หลายเดือนก่อน +4

    Wlhi waan sugayy muqalkan jalatada ku xirxiranaa😊❤😂

  • @aishachannel2473
    @aishachannel2473 หลายเดือนก่อน +2

    Family ka qeyb ka mid ah ma joogin miyaa nairobi eeygas lafaha ka jabiyo ciil igu dilay fartuun happy gabar miskin ah waye qalbi fican ninkas fartuuney haka harin nin asago kale ah oo dadkeyga inuu iga jaro damcay laftuu qada la jabiyay waana leyga furay

  • @user-bw9te7tb1b
    @user-bw9te7tb1b หลายเดือนก่อน +3

    Wan Idin salamaye mommy yaal wllhi dar Allah idiin jeclhy farxad ku Nolaada I.a iinaso duceeya xoga meela culees iga saaran

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah keep going ❤️ 👍

  • @user-un6hv4br5d
    @user-un6hv4br5d หลายเดือนก่อน +1

    Abaaayo muniiiro ilaaaheey haku xafido adi iyo familkaga❤❤❤

  • @user-zk5rr6mh4b
    @user-zk5rr6mh4b หลายเดือนก่อน +2

    Mashaaalh muniro wallo isjecel welibo muniro aad u ixtidam badan qalbiga Allah kuilaliyo qali

  • @bilicdawadanka4199
    @bilicdawadanka4199 หลายเดือนก่อน +2

    Fartuun indhadeda waxaad mudaa ina ay xanuun hore daremoyso 😢

  • @habsaabdi9416
    @habsaabdi9416 หลายเดือนก่อน +2

    Alaa fartunaaa kkkkkkk😂😂😂😂😂 wlhi waa funny runtiii
    Masha Allah abayoo munira thx

  • @HothoEsse-cg9pb
    @HothoEsse-cg9pb หลายเดือนก่อน +2

    Manshallah alle ha idin xifdiyo wllo❤❤❤❤❤❤

  • @WalaalWalaal-o4e
    @WalaalWalaal-o4e หลายเดือนก่อน +2

    Fartuuney adaabadhahaye cabiir dhibleywaaye ileen adebakakentey ala fartuuney maxakadhib badnaay muniiro leeog walaahi walaal waye walahi jir oojoog muniiro❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza หลายเดือนก่อน +2

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤

  • @MaxamedYare-wc9xg
    @MaxamedYare-wc9xg หลายเดือนก่อน +1

    Fartuun muniiro makuladhalatay

  • @nagmaabdillahi276
    @nagmaabdillahi276 หลายเดือนก่อน +2

    Alla miskiin bahal baa helay wlhi 😢

  • @nusybamoha5740
    @nusybamoha5740 หลายเดือนก่อน

    Mash allh walshy munir and sis fartun happy hooyo adaga aya nolosh kenyo qof ku nolol darem karto😢

  • @user-nd2fy2bf4l
    @user-nd2fy2bf4l หลายเดือนก่อน +1

    Alla fartuun yareenteed dhib badneedaa😂

  • @somaliwadani3110
    @somaliwadani3110 หลายเดือนก่อน

    Rufiyaan number1 aaa eheed😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @StarlightMoon-xq1br
    @StarlightMoon-xq1br หลายเดือนก่อน

    ilaahey owlaada hakulakorsho aamiin yaarabi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fathiafati2378
    @fathiafati2378 หลายเดือนก่อน +1

    Mash Allah tabarakallah walalo isjaceyl nolada❤❤

  • @ConfusedLiger-yi5vv
    @ConfusedLiger-yi5vv หลายเดือนก่อน +2

    Qosolaa igu dishen illahey haidin xafido walalehayga

  • @user-kw4gv2rf8q
    @user-kw4gv2rf8q หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo my rajo noo gu soo sheekay

  • @user-KDQali25
    @user-KDQali25 21 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂 wlhi Qosol wan ordhaa kulaha

  • @SaaraHaji
    @SaaraHaji หลายเดือนก่อน +1

    Marki Lawad Ika Ilmeysiiseen Waaye😭Markuu Isku Dayay Inuu Idin Kala Keeyay Oo fartuun tiri dad walaalo Makala Go,ayan Adikaa Kudhumeysid
    Alx part 4 inala Soo Dhaqsada

  • @sahraibrahim5601
    @sahraibrahim5601 หลายเดือนก่อน +1

    Masha alaah waxaa tihin walalo isjecel ale haiskukindayo shekada nowada please ❤

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 หลายเดือนก่อน +1

    Maa shaallah wlaalahay

  • @AsmaIbrahim-no8kv
    @AsmaIbrahim-no8kv หลายเดือนก่อน +1

    Wll wana idina jeclahay alle haydina jeoladew❤❤❤❤

  • @user-wh5qz4gk2h
    @user-wh5qz4gk2h หลายเดือนก่อน +1

    Fartuun barigaa ilmaha malagu qalay

  • @maryansheikhabdi6860
    @maryansheikhabdi6860 หลายเดือนก่อน

    Hhhhh masha allah walalo isjecel ilahey ha isku kiin daayo

  • @samiratahamohamed3950
    @samiratahamohamed3950 หลายเดือนก่อน

    Mashallah caloosha ayaa u hurtay walahi subxanallah gabar adag hore u soco part 4 plz

  • @ramlomuuse-mj1zg
    @ramlomuuse-mj1zg หลายเดือนก่อน +2

    Wllhi fartun dhib ka batay kwrn yaranteda😂😂

  • @ruqiyomohamed9954
    @ruqiyomohamed9954 หลายเดือนก่อน

    Masha allah quruxdada farxadada illahay ka sugow waxaa laga daremaya walasha inay garab weyn kugu siisay walal nimado macaana allow walal nimo hanoo waynin waxa jirta mar culeyska ama waxad qalbiga ka daremeyso walal adigo ushekin kula daremayo sida walidka cml

  • @ZamzamApdirahman
    @ZamzamApdirahman หลายเดือนก่อน +1

    Fartun marke yared adun qaste hadi dagte 😂😂

  • @faizoabdiazizahmed8336
    @faizoabdiazizahmed8336 หลายเดือนก่อน +1

    Alla fartuney canug yarlee noqotay wlhi marke maniro kuakfadhisaty

    • @nastedave9842
      @nastedave9842 หลายเดือนก่อน

      Gaabni iyo caatanimo qofka haday iskuugu tagto bes waaye

  • @user-st7ri6dp7o
    @user-st7ri6dp7o หลายเดือนก่อน +1

    2013 class3 ahaaaa

  • @Fariihachannel1
    @Fariihachannel1 หลายเดือนก่อน +6

    Asxabta please isoo boqda channelkey allah wax welbo oo qeera ha idin siiyo hami ayan leyahay tasna allah kasakow idin ka ayaa icawin kara plz wll ha idhafin adoo iisaari kara iga farxi allah dartiisa jazakallah

    • @SaadiaAli-m3d
      @SaadiaAli-m3d หลายเดือนก่อน

      Wan ku saray abyo isar adna🥰

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢😢😢💔💔💔💔💔 Tuuney dhibka so martey qof adag ka dhigay guulesanesa wax weliba cashar laga bartaa

  • @user-he5wl5qq4q
    @user-he5wl5qq4q หลายเดือนก่อน +1

    Masha allh allh xidn xafido

  • @suhanabea124
    @suhanabea124 หลายเดือนก่อน +1

    Fartun video no dhereya❤

  • @user-mw8fo2vi8s
    @user-mw8fo2vi8s หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah xbbti abaayo muniiro waxaa tihiin rubac jyo rinjigiisa Allah haidinxafido

  • @user-bk2pn4jo6g
    @user-bk2pn4jo6g หลายเดือนก่อน

    Masha really deferring female Sebastian illah held in xifdiyo❤❤❤❤❤❤

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza หลายเดือนก่อน +1

    الحمدلله على كل شيء وعلي كل حال ❤

  • @naishali3506
    @naishali3506 หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo Munira iyo Abaayo Fartun hore u socdo😁