Afsomali - Computer ka cudur baa kudhaca - Malware - Qaybtii 15aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • Booqo Website ka Hurbad: hurbad.com/
    CONNECT WITH US ONLINE
    Facebook Link: / hurbad
    Twitter Link: / hurbadit
    Instagram Link: / hurbad
    LinkedIn: / abdirizak-hersi
    LinkedIn: / hurbad

ความคิดเห็น • 46

  • @Hurbad
    @Hurbad  4 ปีที่แล้ว +9

    @06:30 Faafi faafi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @hodanhimilo7072
      @hodanhimilo7072 6 หลายเดือนก่อน

      Hurbad maalin dhawayd waxaan ku sigtay Payload ee mawduuc kasoo samee eng wllhi khatar baan galay oo mid hacker ah oo aan is naqaanay baa iisoo diray 😢

    • @hodanhimilo7072
      @hodanhimilo7072 6 หลายเดือนก่อน

      @Hurbad

  • @UR.cristionofan
    @UR.cristionofan 11 หลายเดือนก่อน +3

    thanks, hurbad it helped me to protect my window security❤❤.

  • @ahmedgarodi5692
    @ahmedgarodi5692 4 ปีที่แล้ว +3

    Hurbad wa hoyga barshada TT waxaan ahay arday barta computer science ka hurbadna waxaan ka faaiday cilmi iyo wali hoga tusalayn mahadsanidiin bahda hurbad

  • @issemohamoudisse
    @issemohamoudisse 4 ปีที่แล้ว +3

    @18:57 😂😂😂😂 mnsh allh mnsh allh
    Funny iga dheh ustad

  • @azhrafajofficial5084
    @azhrafajofficial5084 3 ปีที่แล้ว +2

    casharka soo faafi teacher thnks kkkkk

  • @axmadsamantar1150
    @axmadsamantar1150 4 ปีที่แล้ว +3

    Hoyga tababarada eng neerada mustaqbalka oo an ka mid ahay
    Lacture aad iyo aad bad umahadsantahy runtii
    Waxaan nootahy tusaale aad uwanagsan ardaydayada IT ga
    Wali ba aniga oo ka mid ah ardada Hurbad waxaan ka faa iday anoo guri gayga jooga mel kale kama faa iidin
    Allah aqoontiina ha idin xifdiyo lacture lacture
    Dhaman ardayda kusoo dhoqada hurbad
    Waxaad ka helaysan aqoon itus oo itaabsii ah
    Oo hadad mar baratid mar labad aadan ubahneyn sabab too ah waa lagu tusay oo lagu taabsiiyey soodhowada libaaxyada mustaqbalka ahna eng neerada mustaqbalka
    Guulaysta bahda hurbad
    Markasta waan idin gara taaganahy

    • @Hurbad
      @Hurbad  4 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid walal

  • @mowlaaden9712
    @mowlaaden9712 4 ปีที่แล้ว +2

    Wamaa adraaka hurbad 😁

  • @faadumoxuseen1967
    @faadumoxuseen1967 4 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad waxaan rawaa in aan ku weydiiyo shahadade ka heysata cilmiga cyper securitiga waxaad ii la ekaatay nin wax badan yaqaanno masha allaha ustad waxaan ku qirey inad proffissional tahay runti wax badanna waan ka fa iday mahadsanid

    • @endeqasad1549
      @endeqasad1549 4 ปีที่แล้ว

      Mhdsnd

    • @Hurbad
      @Hurbad  4 ปีที่แล้ว

      Faadumo mahadsanid

  • @2011BARO
    @2011BARO 3 ปีที่แล้ว

    Aad baad u mahadsan tahay Libaax.

  • @daauudabdikarinabdule7352
    @daauudabdikarinabdule7352 4 ปีที่แล้ว

    M.a Hurbad Alla Ha idin caawiyo
    Sidaa dadka u caawiseyn

  • @mshamoudsseed8235
    @mshamoudsseed8235 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah so hu fan ayaad ugu sharaxday

  • @shabeelyare
    @shabeelyare 3 ปีที่แล้ว

    keep going libaax

    • @Hurbad
      @Hurbad  3 ปีที่แล้ว

      mahadsanid

  • @kingkaafi5695
    @kingkaafi5695 4 ปีที่แล้ว +1

    asc macalin cashar fcn buu ahaa mahdasanid

  • @axmadsamantar1150
    @axmadsamantar1150 4 ปีที่แล้ว +3

    Hade lana soco haday luuqada english ku kugu adagtahay hurbad waxaad ka helaysaa course sooyin english ah oo si barafishinaala loodiyar shay oo wakhti la geliyey oo adoo gurigaaga jooga aad baranaysid si fudud halmara iibso oo weligaa ku celcelsho thank you all

  • @zakariamohamed4993
    @zakariamohamed4993 3 ปีที่แล้ว

    Waaaaw waakula socdaaa

  • @faadumoxuseen1967
    @faadumoxuseen1967 4 ปีที่แล้ว

    Ustaad waan ku salaamay

  • @ugaasbarre5166
    @ugaasbarre5166 4 ปีที่แล้ว

    Thanks Lpx.

  • @2daysago_
    @2daysago_ 4 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @engabdirashidhassan
    @engabdirashidhassan 4 ปีที่แล้ว

    Keep going libaax

  • @zakariamohamed4993
    @zakariamohamed4993 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaahi waxaanba noqday tg socoto

  • @googaacigale4678
    @googaacigale4678 4 ปีที่แล้ว +1

    Automatic repair windows 10
    Cudurkaas sida loo xaliyo kasoo hadal ustd. Adigo mahadsan labtop baa igaga xayiran oo aan isticmaali karin

  • @superstar.19
    @superstar.19 4 ปีที่แล้ว

    Sxp nice topic

  • @abdulahiyare6734
    @abdulahiyare6734 4 ปีที่แล้ว

    Asc hurbad magacaygu waa Abdulahi marka waxan mar dhow bilaabi rabaa inshallah IT qaasatan cybersecurity wax khirad ah dhanka IT wali ma aqaano sida fundamental computer ama intro computer waxan rabaa in aan iska diwaan galiyo kanaalkiina si aan waxa ugu barto inshallah sidee iska diwaan galin karaa mahad saniidin fadlan iga soo jawaaba maalin waanagasan kanaalkiina wax badan ayaan ka faaiday

    • @Hurbad
      @Hurbad  4 ปีที่แล้ว +1

      Wcs walal, booqo website Ka www.hurbad.com oo iska diwaan gali koorsadaad rabto mahadsanid

    • @Hurbad
      @Hurbad  4 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/MQfe1w68IrE/w-d-xo.html videogaas daawo

  • @RooblezzJrLive
    @RooblezzJrLive 4 ปีที่แล้ว

    ❤️❤️❤️❤️

  • @official7456
    @official7456 4 ปีที่แล้ว

    Shahaada saw lalama dagi karo

  • @mshamoudsseed8235
    @mshamoudsseed8235 3 ปีที่แล้ว

    Sidee baa isu rajustrayn kara

  • @maahirbiden7973
    @maahirbiden7973 10 หลายเดือนก่อน +1

    LIBAAX WAA IGA WAASHEY😅

  • @jhguled
    @jhguled 2 ปีที่แล้ว

    Libaax ama libaaxad kkkk
    Libaaxa dhaddig ama femaleka ah waxaa la yiraahdaa Baranbarqo ama Goo’l.
    Midka labka ah waxaa la yiraahdaa Aar.

  • @shaaficixasan5157
    @shaaficixasan5157 4 ปีที่แล้ว

    @06:30😀😀 halkaa ha la hubiyo libaax

    • @Hurbad
      @Hurbad  4 ปีที่แล้ว

      Waa kaftan libaax

  • @mobaar5767
    @mobaar5767 3 ปีที่แล้ว +1

    libaax aad ayaad u mahadsantahay sidii guumays wax u weerayraysa kkkkkkkkkkkkkkk rukun waan ka noqonayaa

  • @cabdulahimaxamed2803
    @cabdulahimaxamed2803 4 ปีที่แล้ว

    Ma jiraa cinwaan gaar ah manoo sheegi kartaaa

    • @Hurbad
      @Hurbad  4 ปีที่แล้ว

      Naga soo booqo www.hurbad.com

  • @appapomaster9400
    @appapomaster9400 3 ปีที่แล้ว

    Tixanaha ->Taxanaha weye

    • @Hurbad
      @Hurbad  3 ปีที่แล้ว

      aad iyo aad

  • @samewade5044
    @samewade5044 2 ปีที่แล้ว +1

    hhhh libaax aad ayaad u mahadsantay casharo aan laga caajisin ayaad bixisaa