ความคิดเห็น •

  • @husniyare256
    @husniyare256 4 ปีที่แล้ว +10

    Thanks a lot. You have really encouraged me also have given me a good hint about IT.
    I once started iT course but left it because of theory without practical. I was confused.
    Marvelous❤❤❤👍👍👍

    • @Hurbad
      @Hurbad 3 ปีที่แล้ว +1

      Walaaal hadii aad doonayso in aad kusoo biirto hurbad.com, lagaagana caawiyo sidii aad isku diiwaan galin lahayd fadlan nagala soo xariir numberkaan WhatsApp ka
      +252615070785
      +252615630707
      +252615989514
      Gacmo furan kusoo dhawaw

  • @kaderbozz5909
    @kaderbozz5909 4 ปีที่แล้ว +4

    Manta inta it ga ah ayaa sifiican kuula soconaya wad na update garaysay mnta
    Shukran ustad

    • @Hurbad
      @Hurbad 3 ปีที่แล้ว

      Walaaal hadii aad doonayso in aad kusoo biirto hurbad.com, lagaagana caawiyo sidii aad isku diiwaan galin lahayd fadlan nagala soo xariir numberkaan WhatsApp ka
      +252615070785
      +252615630707
      +252615989514
      Gacmo furan kusoo dhawaw

    • @kaderbozz5909
      @kaderbozz5909 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Hurbad hurbad waan ka mid ahayba courseda CCNA ayaanba marayaa

  • @dhilawe
    @dhilawe 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah macallim wanaagsan ayad tahay weliba si fiican ayaad wax u sharaxdey , Xalane waxay aheyd goob ciidan oo lasoo wada maro

    • @Hurbad
      @Hurbad 3 ปีที่แล้ว +1

      Walaaal hadii aad doonayso in aad kusoo biirto hurbad.com, lagaagana caawiyo sidii aad isku diiwaan galin lahayd fadlan nagala soo xariir numberkaan WhatsApp ka
      +252615070785
      +252615630707
      +252615989514
      Gacmo furan kusoo dhawaw

  • @hayatim6212
    @hayatim6212 ปีที่แล้ว +1

    Thnks tech ,I'm watching this video now in December 2022 and my ambition is to learn touchable and curious lessons which makes me high grade also as tech says (libaaxad) in about 6 months , I'll reply this comment insha allh ❤️

  • @Engabdinaasir1
    @Engabdinaasir1 4 ปีที่แล้ว +3

    Keep going macalinkeena

    • @Hurbad
      @Hurbad 3 ปีที่แล้ว

      Walaaal hadii aad doonayso in aad kusoo biirto hurbad.com, lagaagana caawiyo sidii aad isku diiwaan galin lahayd fadlan nagala soo xariir numberkaan WhatsApp ka
      +252615070785
      +252615630707
      +252615989514
      Gacmo furan kusoo dhawaw

  • @goodgadgets313
    @goodgadgets313 3 ปีที่แล้ว +2

    Thankz teacher

  • @engabdirashidhassan
    @engabdirashidhassan 4 ปีที่แล้ว

    Ustaad todobaadkii lab jeer nooga dhiga barmaamijka

  • @abdiraufaskar6973
    @abdiraufaskar6973 4 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خير

  • @Xamsexasan-cz4qu
    @Xamsexasan-cz4qu 8 วันที่ผ่านมา

    Maxamed isxaaq waad salamatahay tiknolajiyada

  • @itsmeyahye4904
    @itsmeyahye4904 4 ปีที่แล้ว +2

    Thanks Ustaad & Hurbad Institute of Technology. ❤💯👏

    • @Hurbad
      @Hurbad 3 ปีที่แล้ว

      Walaaal hadii aad doonayso in aad kusoo biirto hurbad.com, lagaagana caawiyo sidii aad isku diiwaan galin lahayd fadlan nagala soo xariir numberkaan WhatsApp ka
      +252615070785
      +252615630707
      +252615989514
      Gacmo furan kusoo dhawaw

    • @mustafeimaan8441
      @mustafeimaan8441 2 ปีที่แล้ว

      @@Hurbad acz

  • @abdiraufaskar6973
    @abdiraufaskar6973 4 ปีที่แล้ว +3

    Thnks teacher ❤️

    • @Hurbad
      @Hurbad 3 ปีที่แล้ว

      Walaaal hadii aad doonayso in aad kusoo biirto hurbad.com, lagaagana caawiyo sidii aad isku diiwaan galin lahayd fadlan nagala soo xariir numberkaan WhatsApp ka
      +252615070785
      +252615630707
      +252615989514
      Gacmo furan kusoo dhawaw

  • @abdifitaahhussein3142
    @abdifitaahhussein3142 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad

  • @mohamedabdi2568
    @mohamedabdi2568 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah congratulations keep going ustaad

  • @Camaarbashiir
    @Camaarbashiir 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah Libaax Been ma ahan itus oo itaabsii

  • @sakariyegroubofcompanyburc4454
    @sakariyegroubofcompanyburc4454 3 ปีที่แล้ว

    aqoon yahanka hurbad aad baa u mahad san tihiin bulshadana aad baa ugu faa iidayseen alle ha idinka abaal maraiyoo

    • @Hurbad
      @Hurbad 3 ปีที่แล้ว +1

      Walaaal hadii aad doonayso in aad kusoo biirto hurbad.com, lagaagana caawiyo sidii aad isku diiwaan galin lahayd fadlan nagala soo xariir numberkaan WhatsApp ka
      +252615070785
      +252615630707
      +252615989514
      Gacmo furan kusoo dhawaw

  • @abdullahidalmar7052
    @abdullahidalmar7052 4 ปีที่แล้ว

    hurbad hoyga ingeneerada masha alllah

  • @engabdirashidhassan
    @engabdirashidhassan 4 ปีที่แล้ว

    Shukran ustaad maxamed

  • @munasrsaid1384
    @munasrsaid1384 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a ustaad waanoodadaa shaa, anakane alle hanaga dhigo kuwa kafaa ideysto oo anfaco.

    • @Hurbad
      @Hurbad 3 ปีที่แล้ว

      Walaaal hadii aad doonayso in aad kusoo biirto hurbad.com, lagaagana caawiyo sidii aad isku diiwaan galin lahayd fadlan nagala soo xariir numberkaan WhatsApp ka
      +252615070785
      +252615630707
      +252615989514
      Gacmo furan kusoo dhawaw

  • @daldaaremedia8083
    @daldaaremedia8083 4 ปีที่แล้ว

    War libaax horay u soco waan ku taageeraaye.

  • @khaalidhussein1855
    @khaalidhussein1855 4 ปีที่แล้ว +1

    Thanks libaax

    • @Hurbad
      @Hurbad 3 ปีที่แล้ว

      Walaaal hadii aad doonayso in aad kusoo biirto hurbad.com, lagaagana caawiyo sidii aad isku diiwaan galin lahayd fadlan nagala soo xariir numberkaan WhatsApp ka
      +252615070785
      +252615630707
      +252615989514
      Gacmo furan kusoo dhawaw

  • @abdallamohamed9414
    @abdallamohamed9414 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep going bro

  • @josephcadde1106
    @josephcadde1106 4 ปีที่แล้ว

    Aad baa umahadsanthy ustaad waxbadan baan kaafaaiday

  • @2daysago_
    @2daysago_ 4 ปีที่แล้ว

    Thanks ustaad

  • @akramking662
    @akramking662 4 ปีที่แล้ว

    Ustaad tnx

  • @mohamedkhaliif6218
    @mohamedkhaliif6218 4 ปีที่แล้ว +1

    Maha allah ustaad

    • @Hurbad
      @Hurbad 3 ปีที่แล้ว

      Walaaal hadii aad doonayso in aad kusoo biirto hurbad.com, lagaagana caawiyo sidii aad isku diiwaan galin lahayd fadlan nagala soo xariir numberkaan WhatsApp ka
      +252615070785
      +252615630707
      +252615989514
      Gacmo furan kusoo dhawaw

  • @faadumoxuseen1967
    @faadumoxuseen1967 4 ปีที่แล้ว +2

    woow ustaad aqoonyahan ah

    • @Hurbad
      @Hurbad 3 ปีที่แล้ว

      Walaaal hadii aad doonayso in aad kusoo biirto hurbad.com, lagaagana caawiyo sidii aad isku diiwaan galin lahayd fadlan nagala soo xariir numberkaan WhatsApp ka
      +252615070785
      +252615630707
      +252615989514
      Gacmo furan kusoo dhawaw

  • @mohamedabdisamed3151
    @mohamedabdisamed3151 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah libaax horay u soco waad dadaalaysaa

    • @Hurbad
      @Hurbad 3 ปีที่แล้ว

      Walaaal hadii aad doonayso in aad kusoo biirto hurbad.com, lagaagana caawiyo sidii aad isku diiwaan galin lahayd fadlan nagala soo xariir numberkaan WhatsApp ka
      +252615070785
      +252615630707
      +252615989514
      Gacmo furan kusoo dhawaw

  • @romeowrestlar2900
    @romeowrestlar2900 3 ปีที่แล้ว

    Halane 2.0 waad u istahishan inaad noqotan keep going ❤️💪

    • @Hurbad
      @Hurbad 3 ปีที่แล้ว

      Walaaal hadii aad doonayso in aad kusoo biirto hurbad.com, lagaagana caawiyo sidii aad isku diiwaan galin lahayd fadlan nagala soo xariir numberkaan WhatsApp ka
      +252615070785
      +252615630707
      +252615989514
      Gacmo furan kusoo dhawaw

  • @missali377
    @missali377 3 ปีที่แล้ว

    Waa maxey theory macalin inta II faiide ,libaax igada ciyarta

  • @Ducohooyo
    @Ducohooyo 4 ปีที่แล้ว

    ustaada aad baa ugu mahadsan tahay iibsasho lacagta waa xaddi macquul ah taajir iyo sabuulba ay awoodaan balse exam ayaad nagu qaaliyeyseen ustaad

    • @Hurbad
      @Hurbad 4 ปีที่แล้ว

      Walaal exam maqaadno waxaa qaada examka waa shirkada iskaleh manhajka aan wax kubrno dadka sida Comptia, cisco, Microsoft, waxaana wakiil uga ah qaadista imtixaanada shirkadaaan wsr.pearsonvue.com/testtaker/registration/SelectTestCenterProximity/CIMA?conversationId=125234

  • @modernsomalifood
    @modernsomalifood 2 ปีที่แล้ว

    Walaahi waa runta Computer Science ama Information system qofkii soo bartey uun baa dareemi kara casharadii khaatiga nalagaga dhigey.

  • @salmanabdirashid593
    @salmanabdirashid593 4 ปีที่แล้ว

    manash allh ilhay hakaa jasaayi siiyo

    • @Hurbad
      @Hurbad 3 ปีที่แล้ว

      Walaaal hadii aad doonayso in aad kusoo biirto hurbad.com, lagaagana caawiyo sidii aad isku diiwaan galin lahayd fadlan nagala soo xariir numberkaan WhatsApp ka
      +252615070785
      +252615630707
      +252615989514
      Gacmo furan kusoo dhawaw

  • @abdallazuldankey5944
    @abdallazuldankey5944 4 ปีที่แล้ว

    M.a ustaadii waxaan baran rabaa it ga marka udtaadii maxaa layga rabaa si guud iiigu sooo kooob teacher jwp kaa sugaa insha Allah tnx warbixin kooban kaa rabaa lph

  • @khaa978
    @khaa978 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walaal Runtii Aad baan Ugu faraxsanahay sidaad noogu sharaxsaday Waxaan doonayaa inaan meel Sare Ka gaadho aqoonta technologyjiyada haddii Rabbi idmo Waxaan doonayaa inaan bilaabo bisha inagu soo foolka leh
    HAL eray idheh wll oo aan intaan baranayo shiidaal Iyo dhiirigalin ii noqota mustaqbalkayga Nololeedna Kugu soo xasuusto kuguna xuso haddii Rabbi idmo markaan Aqoontan Horumar Ka gaadho mahadsanid walaal Rabbi ha Ku sharfo.

    • @Hurbad
      @Hurbad 4 ปีที่แล้ว

      Waxaan ku oran lahayn walaal "wax kuu dan ah ku mashquul, wax kuu daran ka mashquul"

    • @khaa978
      @khaa978 4 ปีที่แล้ว

      @@Hurbad mahadsanid walaal Guulayso

  • @ayuubofficial2957
    @ayuubofficial2957 ปีที่แล้ว

    Ustaad hurbad hal su'aal ayaan qabaa hada ma waxaad igula talin laheed inaa bar IT adigoona iiraaciye in uusan aheen theory OO aad gacanta wax ka qabaneesid

  • @laafomedia2256
    @laafomedia2256 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah utaad waan wadasuhenay horay usoco

    • @Hurbad
      @Hurbad 3 ปีที่แล้ว

      Walaaal hadii aad doonayso in aad kusoo biirto hurbad.com, lagaagana caawiyo sidii aad isku diiwaan galin lahayd fadlan nagala soo xariir numberkaan WhatsApp ka
      +252615070785
      +252615630707
      +252615989514
      Gacmo furan kusoo dhawaw

  • @xanaanyare7445
    @xanaanyare7445 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep going

    • @Hurbad
      @Hurbad 3 ปีที่แล้ว

      Walaaal hadii aad doonayso in aad kusoo biirto hurbad.com, lagaagana caawiyo sidii aad isku diiwaan galin lahayd fadlan nagala soo xariir numberkaan WhatsApp ka
      +252615070785
      +252615630707
      +252615989514
      Gacmo furan kusoo dhawaw

  • @abdiqani7080
    @abdiqani7080 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah hore usoco macalin mohamed hersi allah hanuga anfoco adigane allaha ka ajir siiyo dhamaan hurbad wad mahad san tihiin

    • @Hurbad
      @Hurbad 3 ปีที่แล้ว

      Walaaal hadii aad doonayso in aad kusoo biirto hurbad.com, lagaagana caawiyo sidii aad isku diiwaan galin lahayd fadlan nagala soo xariir numberkaan WhatsApp ka
      +252615070785
      +252615630707
      +252615989514
      Gacmo furan kusoo dhawaw

  • @zaciimhassan4824
    @zaciimhassan4824 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @ansaxmalable5136
    @ansaxmalable5136 3 ปีที่แล้ว

    waansoo dhoweynayaa sidaad noogu daadihisey Libaax

    • @Hurbad
      @Hurbad 3 ปีที่แล้ว

      wad mahadsan tahay mudane

  • @sakariyeismaciil4195
    @sakariyeismaciil4195 4 ปีที่แล้ว +2

    waad Ku mahadsantihiin dedaalka aad ugu jirtaan inaad soo sartaan engineerada musqbalka ee somalida ana inaan ka mid noqdo waan rajaynaya inshallaha inaan courses farabadan ka dhigto Machadka oo ku saabsan technolguyada aad baan ugu hanwynaa dhawaana First course bilaabaya inshallaha markaa waad mahdsantihiin hurbad instute of technology

    • @Hurbad
      @Hurbad 3 ปีที่แล้ว +1

      Walaaal hadii aad doonayso in aad kusoo biirto hurbad.com, lagaagana caawiyo sidii aad isku diiwaan galin lahayd fadlan nagala soo xariir numberkaan WhatsApp ka
      +252615070785
      +252615630707
      +252615989514
      Gacmo furan kusoo dhawaw

  • @NajmoMaxamedaxmed-bf4br
    @NajmoMaxamedaxmed-bf4br ปีที่แล้ว

    Fadlan inoo sheeg sida aan kubaranlahay sida ay ushaqeyso hardware engineer ileen adigaa nadhahday barta meel kale ma aqaan baliisheeg bage kale oo aan kabarto hadana suaal ayaan kuwaydiinrabay majira bage aan kabarankaro sida ay ushaqeyaan qalabyada ayunuuc

  • @salmanabdi7088
    @salmanabdi7088 4 ปีที่แล้ว +2

    Program qiimo leh

  • @jimcaale_mohamed
    @jimcaale_mohamed ปีที่แล้ว

    12/9/2023 dawanayaa

  • @liibaanbishaar9769
    @liibaanbishaar9769 3 ปีที่แล้ว

    Ustaaad Wad ku mahadsabtahay aniga ahaan 2021 ayaa Dawanayaa waxana Rabaaa in aan ku soo biiro Ardaydada marka waxaan Rabaaa in aad iga soo jawaabtaan lacagta ma bilwalbo ayaa la bixiyaaa mise waa Diwaan gilinta leee 10 Dollar ah

    • @Hurbad
      @Hurbad 3 ปีที่แล้ว

      Wcs walal, +252 615 070 785, +252615630707, +252615989514
      ayaad WhatsApp ka kala xariir kartaa waxwalboo kusaabsan Koorsooyinka iyo Caawinta Macaamiisha Mahadsanid.

  • @MuqtaarMaxamedXuseen
    @MuqtaarMaxamedXuseen 10 หลายเดือนก่อน

    Libaax

  • @ahmedmusa5836
    @ahmedmusa5836 3 ปีที่แล้ว

    Good education

    • @Hurbad
      @Hurbad 3 ปีที่แล้ว

      Nala Soo Xaliir Mudane
      +252 615 070 785, +252615630707, +252615989514
      ayaad WhatsApp ka kala xariir kartaa waxwalboo kusaabsan Koorsooyinka iyo Caawinta Macaamiisha Mahadsanid.

  • @luulhassan7154
    @luulhassan7154 4 ปีที่แล้ว +1

    Aad ayan u xiseynya inan barto plz
    Ii soo sheeg sidan diiwan geliyo waxan jooga Riyadh shaqo ayan k wayey computer oon garan wayey

    • @ibraahimhaaruun2362
      @ibraahimhaaruun2362 4 ปีที่แล้ว +1

      wlo waxaad samaysaa soo daawo videoga wuu kujiraa chanellka hurbad sida laysaga diiwaan galiyo machadka waadna kafaadidi doontaa inshaallaah. sidoo kale waan kucaawin karaa wixii aad uga baahantahay mahcadka iyo IT gaba waxan ahay degree profissional ah whats appkaygana waad igala sooxidhiidhi kartaa 0634930223

  • @saidomar6608
    @saidomar6608 3 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhh wlhi funy waxna walaga faida 😍😂😂😂😂😂👍👍💯💯 wakuwata wlhi

    • @Hurbad
      @Hurbad 3 ปีที่แล้ว

      Walaaal hadii aad doonayso in aad kusoo biirto hurbad.com, lagaagana caawiyo sidii aad isku diiwaan galin lahayd fadlan nagala soo xariir numberkaan WhatsApp ka
      +252615070785
      +252615630707
      +252615989514
      Gacmo furan kusoo dhawaw

  • @akramking662
    @akramking662 4 ปีที่แล้ว +1

    Seen ku heleenaa

    • @Hurbad
      @Hurbad 4 ปีที่แล้ว

      booqo www.hurbad.com mahadsanid

  • @ZamzamLucky
    @ZamzamLucky หลายเดือนก่อน

    Ani macalin hada ma heli karaana bigginer

  • @laafomedia2256
    @laafomedia2256 4 ปีที่แล้ว

    Ustaad firsadaha internet Ka hal kaso hadal

  • @faadumoxuseen1967
    @faadumoxuseen1967 4 ปีที่แล้ว

    ustaad waxan kaa codsan lahay inaad xoogga sartid ereybixinta ama terminolgyga itga uu leeyahay

    • @Hurbad
      @Hurbad 4 ปีที่แล้ว

      Koorsadaaan ayaaa lagu bartaa eray bixinta ITga walaaal ee iibso hurbad.com/courses/comptia-it-fundamentals-fc0-u61/

  • @sabiqazakaria3160
    @sabiqazakaria3160 4 ปีที่แล้ว

    Asc ustaad jazakalaah shaqa adag oo ay umada u haysaan hurbad lkn see paractical ku helin ano wadankii jooga just hadan iibsado casharadaa wali theary bn baranayaa somhaaaa ileyn online bn ku baraan ama live ha ahadaa ama maqal ha ahaadee bal ii fahaansi💯

    • @sakariyeismaciil4195
      @sakariyeismaciil4195 4 ปีที่แล้ว

      wll waxa laguu fahansiinaya practical qaab digital ah oo casharadana waa laguu soo duubaya markaa vidoe ahaan baad adna ku daawanaysaa

    • @sabiqazakaria3160
      @sabiqazakaria3160 4 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid wll lkn mahaaa taas paracticaal iyo itus iyo iitaabsi

    • @Nature_motivation.2024
      @Nature_motivation.2024 4 ปีที่แล้ว

      @@sabiqazakaria3160 walal computer_kaaga ayaad ku practice garayn macalimiintuna way ku hagin saas ayay ulla Jeedan itus oo I taabsiii....

  • @axmadsamantar1150
    @axmadsamantar1150 4 ปีที่แล้ว

    Aad bad umahad santahay my lacture rutiin muuqalkan waa muqaal cajib ah wax badana nookal soocay
    Anigoo kamid ah ardayda Hurbad Oo aah runti howga libaax yada IT KA ee mustaqbalka
    Dhamantin kusoo dhowaada HURBAD
    Runti anigu waxaan kafaiiday wax badan oo anan jamacadaha ka faaiidin
    Casharaduna waa itus iyo itaabsii
    Suaal kastana walagaga jawaabaya
    Welcome hurbad dhamantin ardayda xiisaysa Ama barata ama rabta in ay barato IT KA waan idin ku soo dhoqaynayna Hoyga engeneerada mustaqbalka ee Hurbad Oo ay kugu diyar sanyihin
    Macalimin aan marna kadalayn
    Iyo casharo ku xiisa gelinaya
    Ogow ogow ogow koorsooyinku aadbay u jabanyohin runtii
    Ogow ogow coursada aad iib sato waxay kugu jiraysaa platform kaga weligana wad ku celcel sanaysaa
    Dhamantiii welcome hurbad
    Thank you all of you

  • @hagecollege8741
    @hagecollege8741 4 ปีที่แล้ว

    Sir Wax Badan Ayaad Noo Faaidaysay Alle Ha Kaa Jasaayid siiyo

    • @Hurbad
      @Hurbad 3 ปีที่แล้ว

      Walaaal hadii aad doonayso in aad kusoo biirto hurbad.com, lagaagana caawiyo sidii aad isku diiwaan galin lahayd fadlan nagala soo xariir numberkaan WhatsApp ka
      +252615070785
      +252615630707
      +252615989514
      Gacmo furan kusoo dhawaw

  • @adnaan_al3pha
    @adnaan_al3pha 4 ปีที่แล้ว

    mahad sanid teacher

  • @siciiddhagacade9118
    @siciiddhagacade9118 4 ปีที่แล้ว

    Asc walal wxn jeclaystay in aan su,aal ku weydiyo haddan donayo in aan master qato data security maxa igu jawabi ah in aan ka barto hurbad
    Mahadsanid walal

    • @Hurbad
      @Hurbad 4 ปีที่แล้ว

      hurbad.com/courses/certified-ethical-hacker/

    • @siciiddhagacade9118
      @siciiddhagacade9118 4 ปีที่แล้ว

      Wn fahmay mclin igana rli ahow oo course lagu baranayo kali linux shabakada ma ku jira

    • @Hurbad
      @Hurbad 4 ปีที่แล้ว

      @@siciiddhagacade9118 haaa walaaal waa tan hurbad.com/courses/certified-ethical-hacker/

  • @sakariyemusejama9117
    @sakariyemusejama9117 3 ปีที่แล้ว

    120 tanaa 😳😳😆😆😆

  • @luulhassan7154
    @luulhassan7154 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxn Rabaa inaa barto

    • @Hurbad
      @Hurbad 4 ปีที่แล้ว

      Walaaal booqo www.hurbad.com ee Iska diiwaan gali koorsadaan hurbad.com/courses/comptia-it-fundamentals-fc0-u61/

    • @Golesame
      @Golesame 3 ปีที่แล้ว +1

      Ma bilowday wll

    • @luulhassan7154
      @luulhassan7154 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Golesame Maya walahi lkn waan doonaya
      Ii sheeg sidee

    • @Golesame
      @Golesame 3 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi waxa ku dhihi lahaa waxan wa xirfad mrka hoos ka bilow as aska

  • @dekafilsan9991
    @dekafilsan9991 3 ปีที่แล้ว

    Sen isku diwan galiyaa

  • @abdiraufaskar6973
    @abdiraufaskar6973 4 ปีที่แล้ว

    Wd Ku mahadsan tahy libaax

    • @Hurbad
      @Hurbad 3 ปีที่แล้ว

      Walaaal hadii aad doonayso in aad kusoo biirto hurbad.com, lagaagana caawiyo sidii aad isku diiwaan galin lahayd fadlan nagala soo xariir numberkaan WhatsApp ka
      +252615070785
      +252615630707
      +252615989514
      Gacmo furan kusoo dhawaw

  • @maxamudnuurnatiijo2642
    @maxamudnuurnatiijo2642 3 ปีที่แล้ว

    Hadii anana af inglish aqoon mabaran karaa it

  • @xamdamahmoud4058
    @xamdamahmoud4058 4 ปีที่แล้ว

    Runta tabatay