Aroos QAALI Ah Oo Hadana Bilaa QARASH Ah Ayaa U Dhacay Lamaanahaan.
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 6 ก.พ. 2025
- Halkaan ka DOWNLOAD GAREYSO APPKA TRANSFER GALAXY apps.apple.com...
GOAL-ka Xiga 500K Subscribers - Mahadsanidiin
Halkaan Ka Iibso Cashirada :
Booqo Website-keyga :
Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
My Facebook Page : www.facebook.c...
Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com...
Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
wide lense : amzn.to/37J7UrY
favo lense : amzn.to/3e0X7KR
camera bag : amzn.to/3mxGWIh
camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
lense 2 : amzn.to/2JashEq
ND filter : amzn.to/2HDHDAS
gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD TH-cam KU BILAABI KARTO
Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
monitorka : amzn.to/37IOq6P
macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
speakers : amzn.to/3oyCLOb
nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
memory card holder : amzn.to/34vx3o4
Qalabka CODKA - AUDIO
microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
voice recorder : amzn.to/37KGqlV
mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
reflector : amzn.to/37Y0vp9
light gel : amzn.to/3dZgjsu
MUUQAALO XIISO LEH
CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...
Bal u fiirso aayadan ayaa sifaynaysa lamaanahan sheekadooda. Ilaahay hasoo hadeeyo aamiin.
إن الله يرزق من يشاء بغير حساب ❤️
امين❤
*Guurka wuxuu wataa kheyr kiisa, inta hada sii qorshey Naya Allah inoo wada fududeeyo*
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋😢
Hadu ilah wax kula doono meel walbu kuso mariya ilahow aniga waxan kuwey disanaya arin sir ah arinkas adiga na waad og tahay ilahow ii sii amiin ii dhaha amiin yarabi ❤☝️
Aamiin
Aamin 🤲
Aamin aamin yaarabbi nidigta kahel muradkaaga on macsilahayn insha allah
Omg😂😂nasiibkii oo kusoo doontay aa dhihi karnaa woooow 🥰
Xaliimo Lacag Lee Rabtaa Dhuuniyada😂
Ramad
Waa asagii oo yaa ku wacday aha 😂😂😂
Sheekadani mid isoo jiidtey ayeey aheed bagad u soo gudbisey ❤ Waxd tahay TH-cam aan aad u taagero markasna nala wadaago barnashyo ka duwan kuwa lagu bartey TH-cam somalida
Hore u soco Bro 😎
Nasiibku marka uu kula joro ilaahay wuxuu kuu soo diraya faraj kheer qabaa❤❤hanbalyoo ďhe🎉🎉
hosow wll xanuunnka see ka tahay ilaahey Haku caafiyo wll mcn soonka iyo cibaadada alaha Naga aqbalo inta sideeda oo kle ah like saar😂
Nasiibki o nasiib lagu daray ❤❤❤ masha Allaah
waa kusalamay abaayo hada aqriso qoralkeyga quruxey
اخي عثمان احبكم في الله ❤ انت و عائلتك انا ادعمك و احترمك!!ربي يحفظكم انت و اهلك ( ام مسعود عايشة في نامور بلجيكا )
Asalamu aleykum hossow pro walalo see thy ma fcnthy
Ramadan karim😊
Ilaahay ayaa kariima ramadan mubarak dheh
Salaam and ramadaan mubarik ❤❤❤❤ From #macalinEnglish
Asc dhamaan bal hadii lamabadaan arooskooda uu sidaa ubarakoobay bal qiyaas 2qof oo muslimiin ah hadii ay alle dartiis uga dhawsadaan xumaanta oo guur ku kulmaan sudeebuu ubarakoobilahaa guurkoodaas,,,,
❤❤❤❤❤❤❤
Dhaliyarooy guursada inta aydnaan xumaan ku dhicinin.
That’s beautiful story, dadkaas si la yaqaan ayaa loogu qarraamey.
Anigane comments free eh ayaan ka bixiyey walal hosow waad ku mahadsan tahay sida aad dhacdooyinka wax ku oolka ah ee caalamka ka dhaco noola socodsiisid
Nasiibku wa hadyda allh bixyow iyow aniga waxn aad u jclyeh inan dhoofo i fudude wa bil ramdane ❤❤❤
إن الله يرزق من يشاء بغير حساب
Allah Waxuu kuugu talo galo waad heli bila su’aal. MaashaAllah.
Wan jidhidhi coodey wlhy 😢😢 Somali sidaas m sameyaan
Soomaalidu badankoodu waa diirato.
Maasha Allaah waxaas ayaa la yiraahdaa Nasiib
Dadkan waba nasibki ii oo socda
Woow maansha allaaaah waa sheekadii ugu cajiib sanayd een abid maqlay Alxm calaa kuli xaal❤
Waaaw alle markuu wax kula doono waa iska sidaaanw❤
Waa sheeko cajiib ah Mahadsanid walaal
Ilahay marku rabo inuu ku arsaaqo wa nocaas jecelkoda dacad ah 🥰
subxanallah
ان الله يرزق من يشاء بغير حساب Allahu Akbar
M.a wa lamanah ugu nasiibka badan 🎉❤
Masha Allah ilhay wax kasta wuu awoodaa ❤
Allaah wax walba waa awooda
Wiil carab ah baa isnaa sidaas ah 2023 isagaab ka xolaa badnaa
Mashallah arsaaq marku ilaah ku siinayo wa noocas
Hosow soo badii wllo ramadan Kareem 🎉
Frome Djibouti ❤
Somali ayaa thy zxp ❤ wax kle iska daa
SubxaanaALLAAH God works mistress way
Masha allah gurku waa qeyr ❤❤
Nasiib lama dhihi Karo waxaas 🎉 wllhi 😮😮
Allahu Akbar ❤❤❤
Masha allaah sin alle saqadh maleh baa layir
Wooow nasiib badna❤❤❤
Nasiib badan dadkasiye Yaa rabi aniga farja khayrqab ifur meelkasta ah
Noloshaa ukuftay illahow anagana noo kufi😭🤲🏻😂
Amiin😂
Musiga aan bilawgii maqlay inuu mid somali leedahay inuu noqdo ayaa jeclaan lahaa
Waad mahadsan tahay mudane
Maaashalha❤
Tonight is the last Thursday of Ramadan.
Inta guur diyaar ueh 😅
👇👇👇👇👇
Wow keep going bro hormar wacan
Omg waa iska noocan markey nolashu kuu kufto😅❤
Midoo san cml unasiib badan hello oo yurup ila jogto rabaa 😂😂
Gabar Somali ah oo tan cml ah allow 10ka danbe wayee😢😢😢
Samraa sadkiisa hela oo barastika waaye Allaha soo hadeeyo
Awalan alle ayaa siiyay bara kada guur ka uu noo gu shee gay tan kale runtii siqal biyan ah ayeey is ku jeclaadeen mid kood na qiyaano iyo Dan gaara malaheen wey is aa mineen is ku ganac sanaan baa u dheer hawaro jaceelkasi
Subxaana'allah waa cajiib
Intee IS laheed wx u geeso ama Ku digo wxeeba u noqoty sawab waliba nasiib wngsn 🎉😂
Videogan loading miyuu kujiray hossow
Arooskan marhore ma aheenooo
Wre qisada bilan osman ka soo hadal
Hasow Ramadan Mubarak
Wow
First comment 🎉
Igu soo biir adoo mahadsan🤌❤️
Zabb ayay isku barteen miyaaa ❤❤
War wuxuu nasiiib badanaa 😂😂😂 qof hebel aduunyada u kuftay aa maqli jiray
Hhh ilahy mar Ku aduyo kula doono wa sas ilahy ha so haduyo hana ka dhigo garto nimcada ilahy ❤
Allah guuleyo reer palestini 🤲 🙏 ♥️
Risiq min Allah
Je suis le premiere personne a comment cet bel video
Hosow pro wllo dhar ciiid igad😢
Malaaa qoraalada ma akhriso ama falooyinka ma akhriso 😂waayo dhoor jeer ayaan su'aalo ku weydiyey
Nasiib lama dhihi Karo waxaas nasiibyaal Wye 😂
Hosow saxibow wax ayan ka codsanayaa.... Hada commentigayga aragto iso jawab fadlan
OMG nasibkii oo socda❤😂
İlahey hado wax kula doono yaa wax ka qaban karo waa ba dad arooska dhan umad ilahey uso diray
Sidey dareemeysaa gabadhij waryaha ahaa 7:23 😂
Legend brother ❤🫵
WOW WAA NASIIBKI OO LUGA LEH😂😂
Abaay abaay weeyba udhacatay Nasiibkooda kashekeeeya😂
Waa lamaane nasiib badan cajiib
Markuu illahay wax kula doonaayo waa iska noocaas waar two couples wada lucky ga tolay ana maxaan ku caawiyaa oo yolay islaam ma yihiin
Hosow pro fadeexada p didy kaso diyaari barnaamij
Guurka waxuu wataa kheyr kiisa
# free Palestine 🇵🇸 ❤❤❤inchallah
Soutafrican kfc pest lkn macdonar lama gari karo
Wow nasiib badana
Gabar aan KFC islatijabina rabaa ee luuqa sogala gabdhoow hhh
Marmrka qaar waxyeelo lagu wado wax tar ku noqon kara😢😂😂😂
Shamuureyga South Africa
Waaye ninkaan wlhi 😂😂😂
Haa😂😂
Intee kala so xiriira zxp
Wale waa cajiib waa run wax walba runta kamasoo hadhan
Marku illaahy irsaaqad kula so donto waa sidan
FUNS HOSOW PRO ONE LIKE❤❤❤❤❤❤🥰✌💯
Cajiib😮😊
Koo mahan supermarket ee waa company so saara cunada diyaarsan oo an halkan south Africa ugu naqanao koo bean's
Mistireas way
Alle baa meel kale ka risaaqay
Walaahi nasiibkii oo lagu leh ayaa soo doontey 😂😂
Scw❤❤❤❤scw❤❤❤❤scw❤❤❤❤scw❤❤❤scw❤scene ❤❤❤❤❤
Hosow waaku taageeraa
nasiibbadana waxwalbo free ayee kuhelan xataa Deenti lagu lahay waa laga cafiye
M.a
Woooow ❤❤❤❤
Wow nasiib nasiib dhafay waaye😂