ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

XAASKAAGA ama WIILKAAGA MiD KALiYA DOORO | OSMAN HOSOW

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ธ.ค. 2020

ความคิดเห็น • 781

  • @hosowpro
    @hosowpro 3 ปีที่แล้ว +1466

    Asad waad mahadsantahay bro, Waan ku faraxsanahay inaan barnaamijkaan ka qeyb ahaaday. Waan salaamayaa dhamaan Team 27 AUGUST

    • @rukiamohamed9702
      @rukiamohamed9702 3 ปีที่แล้ว +13

      Wn ka qaadney pro hoosow nolow intey nolol jirto adi family kga frxd ku noolaada

    • @caynimaxamed8000
      @caynimaxamed8000 3 ปีที่แล้ว +2

      Wn kaqadnay wll

    • @ayanahennaofficial9216
      @ayanahennaofficial9216 3 ปีที่แล้ว +3

      Bro hasow qof dagan waaye mansha alah Salaam aboowe

    • @nuurkhadar9537
      @nuurkhadar9537 3 ปีที่แล้ว +4

      Hossow Dadkii TH-cam LoGu TaLa gaLaY

    • @saciido1235
      @saciido1235 3 ปีที่แล้ว +2

      Wan kaqadnay wll hoosow. Thanks wllken qliy 🙌🏻

  • @maxamadbaarisalaad743
    @maxamadbaarisalaad743 3 ปีที่แล้ว +59

    Illohow heesaha naga madobee amiin yaa rabi intii muslin ah 😍

  • @amiinilkacazeofficial8148
    @amiinilkacazeofficial8148 3 ปีที่แล้ว +323

    Inta jecel inay aragto asad oo lugihiisa ku socda like

    • @kistoboy4800
      @kistoboy4800 3 ปีที่แล้ว

      Wllo #Subscribe igu cawi

    • @cabdilahiabdirashiid4078
      @cabdilahiabdirashiid4078 3 ปีที่แล้ว +5

      Shubaa ku dhashaYe like raadika hooji

    • @Naj201
      @Naj201 3 ปีที่แล้ว +4

      War damiir ma lihid miyaa acuudu billaahi, mise cadawgiisa ayaad ka mid tahay, waxa kuu geeyay inaad wiilka xubnahiisa like ku raadisid oo aadan dareenkiisa dhowrin ayaa ah JAHLI nacasnimo iyo cadawnimo,
      Kii dhibka u gaystay adaa uga xun maanta, Waa mindida kan kugu dhuftay iyo kan kugu gilgilay kee kuu daran

    • @abdisamadosman1073
      @abdisamadosman1073 3 ปีที่แล้ว +3

      Alla jcliyaa taaas asad ooo alle siiyey caafimaad taam ah alle ha na tuso alle ha iga dhigo kii ugu horeeyey ooo frxda la qeeb sado alle ha iga dhigo

    • @aaminanuura5887
      @aaminanuura5887 3 ปีที่แล้ว

      Inshallhaa 👍👍👍

  • @zhafie6752
    @zhafie6752 3 ปีที่แล้ว +113

    Nin kii ugu horeyey asago la waresanayo wax ku dhex caba 🙄🙄😂😂😂🏅

  • @duceysannoor4022
    @duceysannoor4022 3 ปีที่แล้ว +68

    Ninka sixun aad ugashey xaaskaga ama wiilkaaga😭

  • @Haa-s7q
    @Haa-s7q 3 ปีที่แล้ว +141

    Waxaan ahay will yaroo youtube soo galiya quraan iisoo boqda

  • @maxaakaagalay1294
    @maxaakaagalay1294 3 ปีที่แล้ว +114

    Yaa ila arkay Osman hosow inuu xoogaha uyara egyahay yaxye hunter like saar 😉

  • @Ahmed-fb9fm
    @Ahmed-fb9fm 3 ปีที่แล้ว +250

    Nin weyn ayd so qabty mnta dadki youtube logu tala galya osman hossow

    • @najmonashaad3924
      @najmonashaad3924 3 ปีที่แล้ว +2

      Zaxiix ✅💯

    • @kistoboy4800
      @kistoboy4800 3 ปีที่แล้ว

      @@najmonashaad3924 Wllo #Subscribe igu cawi

  • @najmaabdulahi6296
    @najmaabdulahi6296 3 ปีที่แล้ว +121

    Osman hosow waxay ilkaha iskaga eegyihiin yahye huntar inta ila aragty like

    • @abdifatahkaamil3285
      @abdifatahkaamil3285 3 ปีที่แล้ว +2

      asad rer waqooyi maxaa ku dhacay waxaagu rer xamar

    • @abdifatahkaamil3285
      @abdifatahkaamil3285 3 ปีที่แล้ว +1

      markasta wan dawadaa wllky asad

    • @najmaabdulahi6296
      @najmaabdulahi6296 3 ปีที่แล้ว

      @@abdifatahkaamil3285 anba wan ku xidhany wllky

    • @najmaabdulahi6296
      @najmaabdulahi6296 3 ปีที่แล้ว

      @@abdifatahkaamil3285waa reer xamar sababtuu u dooranyo ayuu qabaa

  • @nimconalka5322
    @nimconalka5322 3 ปีที่แล้ว +18

    Asad hagio aniga aqon ima lihid ana sido kale lkn abowe mudo 4sano ah waaxan ku fakira ina mar un ina ila so hadasho waxa tahay walakey qali😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @sumaya1156
    @sumaya1156 3 ปีที่แล้ว +35

    Next time Shaadiyo sharaf plz🙏🏻
    Aaad banu u sugynaa shadiyo iyo Amal Jelle

  • @sahinoffical8335
    @sahinoffical8335 3 ปีที่แล้ว +9

    Legend ayaa manta la keenay hossow 💪🏽
    Hormar wcn boys👌

  • @caamirroobleofficial9097
    @caamirroobleofficial9097 3 ปีที่แล้ว +11

    Inta ila aragta in asadhagio kursi isagoo ku fadhiya ka waxqabad fiican yahay kuwo lugahooda ku taagan like dhac subscribe ku kuf

  • @mushtaqcabdullah2698
    @mushtaqcabdullah2698 3 ปีที่แล้ว +11

    Hosow wiilkan masha allh wudagan yhy🙏

  • @asmaasheekhcismaan2447
    @asmaasheekhcismaan2447 3 ปีที่แล้ว +58

    KamaaL Abdul io liicaaTo inta igu raacsan🤩😘💋😂

  • @baaritube5140
    @baaritube5140 3 ปีที่แล้ว +67

    INTA JECEL IN ILAHAY LUGAHA U CAFIYO ASAD HAGIO LIKE SAARA

    • @sagalaftax2826
      @sagalaftax2826 3 ปีที่แล้ว +1

      th-cam.com/video/-OGp-SM0ZPs/w-d-xo.html iso bookho subscriber igu sharaf huno

    • @baaritube5140
      @baaritube5140 3 ปีที่แล้ว

      @@sagalaftax2826 ok waan saray adna isaar

    • @deeqoqasin1133
      @deeqoqasin1133 3 ปีที่แล้ว

      Saga aftax abyo anaah ku sare adiga isaar

  • @amoorinhoproduction1627
    @amoorinhoproduction1627 3 ปีที่แล้ว +79

    AMIIR SAYID
    M.QADAR
    LIICATO
    SHUCAYB 8 PACK

    • @kistoboy4800
      @kistoboy4800 3 ปีที่แล้ว

      Wllo #Subscribe igu cawi

    • @munishali5096
      @munishali5096 3 ปีที่แล้ว +2

      Asad liicato soqaboo noh

    • @amoorinhoproduction1627
      @amoorinhoproduction1627 3 ปีที่แล้ว

      @@munishali5096 waa soo qabanaa

    • @kistoboy4800
      @kistoboy4800 3 ปีที่แล้ว

      @@munishali5096 Wllo #Subscribe igu cawi hadad awodo ilahey darti

    • @kistoboy4800
      @kistoboy4800 3 ปีที่แล้ว +1

      @@munishali5096 Wllo #Subscribe igu cawi hadad awodo ilahey darti

  • @Hodan7812
    @Hodan7812 3 ปีที่แล้ว +10

    Wow mashallah dad aan ujecla is helay hosow iyo asad
    Legends always legends🥰🥰

  • @sabaxibrahim2634
    @sabaxibrahim2634 3 ปีที่แล้ว +20

    Asad markii la doorto farxad uma dhinno
    Hassan top lee ka rayay 😂😂😂

  • @cawocali4218
    @cawocali4218 3 ปีที่แล้ว +21

    Osman hosow and asad hagio waa labad TH-cam
    Aan utaagero gulaysta wllky Osman and asad

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 3 ปีที่แล้ว +22

    Inta ila jcl asad Hajiwo like isar are you single yeeees lam single 🤣👍🙈❤

  • @abdirahmanliban8339
    @abdirahmanliban8339 3 ปีที่แล้ว +20

    Inta bariiz jecel like hanka ilowin😂

  • @abdinurahmed8406
    @abdinurahmed8406 3 ปีที่แล้ว +49

    HADAD NABIGA SCW N.N.K.H JECESHAHAY PLS SUBCIBE IGU SHARAF 🙏🙏🙏WA CODSI

  • @samiyaahmed2846
    @samiyaahmed2846 3 ปีที่แล้ว +38

    Xaaskyga ayaan doortay iyadaba usababa inaan yeesho wiiL/Gabdh
    My wife❤😘👸

    • @bilan9379
      @bilan9379 3 ปีที่แล้ว +3

      What? ...hooyo hadii la weydiin lahaa hubaal iney dhihi leheed wilkeyga. Horaa loo yiri shan wiil ninka naag buu ka doorman lahaaa.
      Hooyo jclk keeda ayaa ka weyn Kan aabe

    • @moenlighted7681
      @moenlighted7681 3 ปีที่แล้ว +1

      @@bilan9379 qasab maaha qaar ilmahooda ka raacay ninka waa jiraan

    • @bilan9379
      @bilan9379 3 ปีที่แล้ว +1

      @@moenlighted7681 nacam waa laga yabaa.. Lkn qaaliban hooyda ka ma tagto caruurteda.

  • @hudaaahmedabdi1315
    @hudaaahmedabdi1315 3 ปีที่แล้ว +6

    Inta reer mogdisho ah like...🇸🇴 🤟

    • @xamsuunihenna6230
      @xamsuunihenna6230 3 ปีที่แล้ว

      Abaayo subscribe ii saar channelkan adoo mahadsan
      th-cam.com/video/dlkWSYBaGTg/w-d-xo.html

  • @maxamedjanalkajacelkalooga7331
    @maxamedjanalkajacelkalooga7331 3 ปีที่แล้ว +4

    Asad xaajiyow masha alaah brother keep going 💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @fatmahaji4077
    @fatmahaji4077 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah qofkii 2baad ee barnamijka u diyarsan ayuu ahaa hosow iyo xasan top qalqal kuma dhicin iyo gacmo ka dhidid weey u diyarsanayeen masha allaah

  • @shuceybmara3674
    @shuceybmara3674 3 ปีที่แล้ว +6

    Su,aalaha badal Dee Asad sxp qali isku mid aaba Ka dhigtay mid walbo oo aad su,aal waydeenayzo

  • @khadiijomaxamedibrahim4307
    @khadiijomaxamedibrahim4307 3 ปีที่แล้ว +4

    Wallahi asad cadimatihid xaskaga ama canugaga kkkkk masha allah hormar wacan wallky

  • @queencudoon7819
    @queencudoon7819 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah ❤️ YouTubaro an jeclahy

  • @abdallealijirde139
    @abdallealijirde139 3 ปีที่แล้ว +4

    wll ilahy cfmd haku siiyo inzha allah caafimad kuu rajaynayaa wll sidagdada

  • @umalkhayr7414
    @umalkhayr7414 3 ปีที่แล้ว +1

    Waan ku salaamay marka hore wllkay asad hagjo su'alaha zoo badi ay ka mid yihiin gabdhaada iyo wiilkaaga mid dooro, wlshaa iyo gabdhaada iyo kuwa lamidakaa wlhi waa fani caafimad taama kugu ducaynayaa inshaallaha wllky🤲🤲

  • @mohamedbashirsharif5650
    @mohamedbashirsharif5650 3 ปีที่แล้ว +13

    Haay! Wll Hosow Ahaa😃😅
    Like saar hadaadan filaneynin in Hosow Pro lasoo qabanaayo🤙🙂

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 5 หลายเดือนก่อน

    Azad hagio number one somali youtuber keep going

  • @inahassan4357
    @inahassan4357 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah wa nin rageed xaaskisa ayu doortay ilmo hada le aragtay ayada ka so horeysay

  • @xamdayar9744
    @xamdayar9744 3 ปีที่แล้ว +8

    Allah yaxye handar u ekaa😥

  • @hamzahussein_7
    @hamzahussein_7 3 ปีที่แล้ว +4

    Walahi waa fani 🤦 keep going Asad hajio 💯 next kamaal Abdul 👏

  • @Farhan6908
    @Farhan6908 3 ปีที่แล้ว +13

    Dunidan laga tagi doona ayan walaal kunahay somaliweny allah dartis subscribe igu saara plz 🙏🏾❤️

  • @omarofficial24
    @omarofficial24 3 ปีที่แล้ว +7

    Hosow qof lagu daydo 😍😍❤

  • @chokeykokey1037
    @chokeykokey1037 3 ปีที่แล้ว +5

    Op wall asad keep going legend ❤ ismujiya tiim asadhajio❤

  • @strongwomen.7771
    @strongwomen.7771 3 ปีที่แล้ว +1

    Osman hasow Somali intelligence bro🇸🇴🙏

  • @zakimohamud5392
    @zakimohamud5392 3 ปีที่แล้ว +12

    Hossow pro
    Inaa single thy umlye
    Masha allah allah ku barakeyo
    Ilmahaaga iyo nagtaada
    👇

    • @zeitunadan6337
      @zeitunadan6337 3 ปีที่แล้ว

      Tush ali so qabo inti igu racsan like sar

  • @farhanozil3252
    @farhanozil3252 3 ปีที่แล้ว +6

    Waan ku tageer wallakye Asda hagio Nabd ku nollow sxb ✌

  • @yasminofficial9676
    @yasminofficial9676 3 ปีที่แล้ว +14

    Inta rasuulka jacel likesaar iyo alle

  • @ifrahabdikadirjimcale4446
    @ifrahabdikadirjimcale4446 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah runti youtube dadka an kadawado labada qof oo udagan una wanagsan asad iyo hosow masha allah alle ha idindhowro🥀❤💯👑

  • @fartunfartun4824
    @fartunfartun4824 3 ปีที่แล้ว +16

    Waxa ila fican asad inaad shegto qofki aad wareysatay mesha ujoogo inaad raacsato ood dahdho kasina wuxu aha hebal hebal oo halkaa jogo sasa ilaquman waxan kuleyahay horey usoco

    • @walalkhan3830
      @walalkhan3830 3 ปีที่แล้ว +1

      Waaa kula qaba raigaas qofka magacisa 3 xaad io mesha uu jogo
      FG : yarkan hda la wresanayo waa youtuber youtub kisa hosow pro ugu qoran

    • @aaminanuura5887
      @aaminanuura5887 3 ปีที่แล้ว

      👍👍👍👈

    • @ayaansanmoha2360
      @ayaansanmoha2360 3 ปีที่แล้ว +1

      qofka la waraysanaya waa caan halku joogo iyo waxa waa layska og yaya inta badan

    • @walalkhan3830
      @walalkhan3830 3 ปีที่แล้ว

      @@ayaansanmoha2360 somalia youtubers waa kumanan waxa laga qofa adi aqonin in la wresanyo maaha ina dhamantod wda taqanayo

  • @ikramdiini9278
    @ikramdiini9278 3 ปีที่แล้ว +7

    Woow wn sugaye inan hosow so qabte mashaallah wallo asad guuleyso❤❤❤❤🙏🏻

  • @isteellamohamed2484
    @isteellamohamed2484 3 ปีที่แล้ว +5

    46 video oo maryaa labadan mid dooro keep going bro

  • @darikahmed6758
    @darikahmed6758 3 ปีที่แล้ว +20

    iLaaHpaN caaFimaD kuu waYdiiDY wll azaD♥️😒

  • @khadraabdullahi9942
    @khadraabdullahi9942 3 ปีที่แล้ว +25

    Hada le muqalka ayuu soogaliyay gormay dadkan tugsanayan😂😂

  • @sadrihassan9964
    @sadrihassan9964 3 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha,Allah dadka loogu tala galay barnaamijka so qabatay daganaan🥰🥰

  • @ruunhaji7395
    @ruunhaji7395 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah intaan barnamijkaan dawaaye kanaa u qosolbadnaa wiilkan waa wil aqlibadan familigiisana alle ha ubarakeyo

  • @forgiveyourbrother2426
    @forgiveyourbrother2426 3 ปีที่แล้ว +1

    Hosow nin culus m.a sxb Asad Hosow pin kuqawo fadlan.

  • @geelecadnaan6529
    @geelecadnaan6529 3 ปีที่แล้ว +5

    Asc asad arimahena iyo mk iyo cabdullahi iyo xusen beebe aniga iyo adiga keba doora lahed ogoow waxan ahay walalku tageera 😍😘💕❤️🤔🤔🤔

  • @Yuusuf_M_Y
    @Yuusuf_M_Y 2 ปีที่แล้ว

    Muqaalkan anigoo dhoola cadaynaya ayaan dhamaystay asad hagio wa qof Mar wlba dhoola cadayntiisu badantahay in lagu daydo meelha qaar way fiicantahy 🤍

  • @amuunabdirahman9181
    @amuunabdirahman9181 3 ปีที่แล้ว

    Osman hosow waa wiilka kliyeen jclhy filmdu dhigo ee qiirda leh hore u sco wllo🥰🥰🥰

  • @hablokaboherbaloil
    @hablokaboherbaloil 3 ปีที่แล้ว

    Walahi wan kufaraxsanahay ina i aragtay ani makuxigo mesi wan dhan dhararsanahay ciyowle iso qabo asad hajiyow 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @qaalidmuqtaarsiigale3614
    @qaalidmuqtaarsiigale3614 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc Asad walhi sxb ano xanaqsan hada maqlo ado dhahayo wa garanaye walhi waan qosla farxad masha allah sxb sare inta igu racsan love isara

  • @Shankarofficial123
    @Shankarofficial123 3 ปีที่แล้ว +23

    Nabi muxamed darti subacribe iigu saar

  • @ayouchzeleban9090
    @ayouchzeleban9090 3 ปีที่แล้ว

    Guulayzo Labada Darood Ba wll Qli Asad Hagio

  • @kastaro4485
    @kastaro4485 3 ปีที่แล้ว +8

    Maxamed qadar soo qabo Messi or ronaldo Liverpool or m.united

  • @barwaaqoyusuf5442
    @barwaaqoyusuf5442 3 ปีที่แล้ว +1

    Fariid weeyan xaska hadanu doran yaa wilka ukeeni laha hhhh nin culusa😍😍👏👏👏👏

  • @liiosman650
    @liiosman650 3 ปีที่แล้ว +10

    Sharma boy soo qabo sxp asad 😂🙋‍♂️

  • @raxmamariya3597
    @raxmamariya3597 3 ปีที่แล้ว +12

    Asad nin culus ayad caawa noo keentay 🥰

  • @anabmohamed7031
    @anabmohamed7031 2 ปีที่แล้ว

    Rer xamar caadiyaaa eheeed ileen Hosow waaaaw Mansha Allah wiilkeena wan ku wadannaa

  • @princessnaima6011
    @princessnaima6011 3 ปีที่แล้ว

    Nin weyn mr hosow qof shaqsiyad wanagsan masha allah

  • @ayaandhemanxeri4316
    @ayaandhemanxeri4316 3 ปีที่แล้ว +15

    Labada wiil oon taageero asad haigo iyo osman hosow nabad iyo caafimad iigu noolada walaladeey

  • @Yahhyea4
    @Yahhyea4 3 ปีที่แล้ว +18

    10:40 biyoonde iyo ibraahim ban Ku qosly😂😂😂

  • @user-zp5qq1lt7k
    @user-zp5qq1lt7k 3 ปีที่แล้ว

    Asad qosol quruxbadane illahay farxada haku siyadiyo

  • @raxmomuqtar321
    @raxmomuqtar321 3 ปีที่แล้ว +1

    Wllkey Asad HaGIO ilahey ha ku xafdiyo horay u soco wllky

  • @sumayaaadan3894
    @sumayaaadan3894 3 ปีที่แล้ว +3

    TH-camr aan tagero hosow pro🥰🔥

  • @cubeyd27
    @cubeyd27 3 ปีที่แล้ว

    Wooo hoosow legend
    One of the best somali video creator

  • @hananbashir7351
    @hananbashir7351 3 ปีที่แล้ว

    Asad waxaa guul ka qadatay banaadir habaliyo banaadir habaliyo mash allah banaadir habaliyo banaadir habaliyo banaadir habaliyo banaadir

  • @hablokaboherbaloil
    @hablokaboherbaloil 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa alaah walalkey asad iyo walalkey cusman hosow

  • @mohamedofficial9583
    @mohamedofficial9583 3 ปีที่แล้ว +8

    #WALALAYASHEYDA SOOMALIYEED ICAAWIYA 1K 300 AYAA IGA DHIMAN WLLO IGA FARXIYA OO #SUBSCRIBE IISAARA WAXAN RAJEYNAYA IN SOOMAALI WEYN I CAAWIN DOONTO OO I GARAB ISTAAGI DOONTO MAHADSANIDIIN❤❤❣💕MAANTA INTIINA MEESHA KU JIRTA AYAA IGU FILAN ICAAWIYA

  • @raxmoreysofficial4317
    @raxmoreysofficial4317 3 ปีที่แล้ว +12

    Inta cusman caawa ila filaneysay lilke ta igu sharfa channel keyga inaad soobooqatana ha iga illawin 1k suabcribe👆👆👆

  • @deeromaan8067
    @deeromaan8067 3 ปีที่แล้ว +5

    Place maxamed qadar soo qabo 🙏🙏😭

  • @ducaqabemedia429
    @ducaqabemedia429 3 ปีที่แล้ว +1

    AsaD Hagi0 27 wan ku Taageeraa zxp waxan kaasoo salaamayaa dalka somalilaand magaalaDa burc0 hore usoco zxp

  • @saousandidar3234
    @saousandidar3234 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah two legend hore u socod wacan

  • @farahabdi2520
    @farahabdi2520 3 ปีที่แล้ว

    Somali bris Ani xita waxan jeclahay bris iyo biza from wajer nfd

  • @heescusub2023
    @heescusub2023 3 ปีที่แล้ว +3

    My Dhiiga Asad🔥❤

  • @rayaanabdullahi9674
    @rayaanabdullahi9674 3 ปีที่แล้ว +1

    Osman hossow wilka kaliya e an youtuber nimada u qiray aqlaaqdiisa iyo dhaqankiisa afkiisa asago dad garayo wali ma arag hada kadibna allh kaaa haayo❤

  • @bilanhasan904
    @bilanhasan904 3 ปีที่แล้ว

    Msha Allh Wiilkan Wiil Dagan Weeyeh Osman Hosow Illhy Hku barakeeyoh walal adiga Iyo Familkaaga

  • @queenarusha6285
    @queenarusha6285 3 ปีที่แล้ว +2

    Manshallah keep going

  • @fatmaosman8439
    @fatmaosman8439 3 ปีที่แล้ว +1

    Alhamdulillah am good man 😘👌

  • @umudahda1027
    @umudahda1027 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabaraka Allah walaal sharfan baad keentay caawa

  • @zalmanzead6769
    @zalmanzead6769 3 ปีที่แล้ว +1

    Legend hore u soco 400k

  • @abey2524
    @abey2524 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah wllhi ku faraxsanahy inaad hoosow soo qabatay maanta 👍 KeepT

  • @sidra857
    @sidra857 3 ปีที่แล้ว

    Legend baa kentay caawa keep going Pro Asad omer inshaar noso qabo

  • @aishaomar4003
    @aishaomar4003 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wiilkan aadbu u dagan yahay 🖐❤

  • @najmanituu7749
    @najmanituu7749 3 ปีที่แล้ว +3

    Asadow bariiskaa iyoH baastadaa naga badal😂 wll qiimo badan keep going 🤴❤👏👏

  • @ahmedyuu1786
    @ahmedyuu1786 3 ปีที่แล้ว +5

    Inta team 27 kamid ah like dhac kusiiya

  • @salmarashiid4688
    @salmarashiid4688 3 ปีที่แล้ว

    Saxaaf inaa la keeni inta ila rabta like

  • @cumarade2139
    @cumarade2139 3 ปีที่แล้ว +1

    Asad waan kutaageeraa runtii qofka aan marwalba daawado horey usoco ayaa kuleeyahey

  • @qanixriir255
    @qanixriir255 3 ปีที่แล้ว

    Asadow wan ku xidhanahay barnamijkaga marwalbana wan dawada wanan jclanlaha inaan mar un kaso qaybgalo inkasto aana TH-cam isticmalin hore u soco wllo

  • @aaziizahmed2634
    @aaziizahmed2634 3 ปีที่แล้ว

    Barmaamijkan waad u fikirtay asadow zhp

  • @abdirahmnhajimudey7883
    @abdirahmnhajimudey7883 3 ปีที่แล้ว +1

    Big bro noso qabo sxb inta igu racsan like

  • @bashkatube2363
    @bashkatube2363 3 ปีที่แล้ว +8

    Ninkaan yahya hunter wllkiis miyaa asxaapey🔥

  • @mohamedofficial9583
    @mohamedofficial9583 3 ปีที่แล้ว +19

    Wll iisoo booqo kheyr allah ku siiyo ee oo subcribe iyo like ugu caawi wllkaa baan ahay oo garab kaaga baahan please please 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼

    • @hanuuniye_media7876
      @hanuuniye_media7876 3 ปีที่แล้ว +1

      Keep going zxb sare Mansha Allah 💕💕 #ASADHAGIO27/#IlayskaQuraanka/Waan kuu saaray Mansha Allah
      ee fadlan anigana subscribe iisaar channelka insh allah Allah 💕th-cam.com/video/Tz10x9oHLYk/w-d-xo.html
      #IlayskaQuraanka/#Qeybta1
      th-cam.com/video/Tz10x9oHLYk/w-d-xo.html
      #IlayskaQuraanka/#Qeybta2

  • @sumayahsaiidmohamud8297
    @sumayahsaiidmohamud8297 3 ปีที่แล้ว +3

    Love ka igu dhoooba❤️1k❤️❤️