Heestii Dalkeena Baroordiiq.mpg

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 114

  • @kingnarayan7358
    @kingnarayan7358 10 หลายเดือนก่อน +3

    Alhamdulillah maanta Dalkeenu sida uu ahaa 13 Sano ka hor maanta maahan oo Rajo iyo Ifafaalo ayaa noo muuqda ❤

    • @MuqtaarLion
      @MuqtaarLion 3 หลายเดือนก่อน

      Wali waa sidiisii waayo xalay waxa ka dhacay liido xaq miyaa shacab oo kaliya

    • @CabdiCalinuure
      @CabdiCalinuure 2 หลายเดือนก่อน

      😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😊😅😅😅😅😅😅😊😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😊😅😊😅😅😊😅😊😅😊😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😮😅😅😅😅😅😅😅😊😅😅😊😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😊😅😅😅😅😊😊😊😅😅😅😅😅😅😅😅😅😮😮😅😅😅😅😅😮😅😅😊😅😅😅😅😅😮😅😊😮😊😅😅😮😅​@@MuqtaarLion

    • @CabdiCalinuure
      @CabdiCalinuure 2 หลายเดือนก่อน

      😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😊😅😅😅😅😅😅😊😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😊😅😊😅😅😊😅😊😅😊😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😮😅😅😅😅😅😅😅😊😅😅😊😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😊😅😅😅😅😊😊😊😅😅😅😅😅😅😅😅😅😮😮😅😅😅😅😅😮😅😅😊😅😅😅😅😅😮😅😊😮😊😅😅😮😅😅​@@MuqtaarLion

  • @geryezekie7135
    @geryezekie7135 6 ปีที่แล้ว +7

    i am eritrean real good music we like you

    • @somalidhalad3483
      @somalidhalad3483 6 ปีที่แล้ว +1

      Gerye Zekie
      Thanks but this song really it's sad my allah protect my country and my people

    • @alimahdi388
      @alimahdi388 ปีที่แล้ว

      Thanks brother we're proud of you

  • @ramloyaasiin961
    @ramloyaasiin961 6 ปีที่แล้ว +9

    😭😭😭😭ilahayow dalkeena nabad noogu dhig😭😭😭😭😭😭

  • @abwaandunee7720
    @abwaandunee7720 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi waan iska ooyaa markaan arko dalkaan lahayn Siduu inoga bur buray dhalin yarada wadanada calamka waxay ku naloonayaan Nabadi ay abayashood u dhiseen ilahay Dalka Nabad Hanooga dhigo 🙏🇸🇴😥

  • @yussufmohamed
    @yussufmohamed ปีที่แล้ว +1

    Qurbaha iyo bahdilad marabnee Eebow dalka ino hagaaji😢

  • @ubahkeyse5350
    @ubahkeyse5350 7 ปีที่แล้ว +5

    wa markan is idhahdo tolow somalinimdiii ma ilma shire oo qudhay ku hadhy ilhy khyr badan hydinka siiyo daadlka umada u wada n wxa nahysta waa wax laga naxo wlhi dadkeenan wlalha ee iawda neceb ee qabiil qadhmuuun dabada ku wata dalkoodina wda nece ax xuma wxa ina hysta ya rabi umadyda qalbiyadooda midee

    • @ayoubmoha1736
      @ayoubmoha1736 7 ปีที่แล้ว

      ubah keyse proud of u wllo facekg ireeb waxathy qof aragt dheer

    • @yaxyemuxamedyaxyemuxamed8749
      @yaxyemuxamedyaxyemuxamed8749 27 วันที่ผ่านมา

      Kuwaan waxey fashilmeen xiligii ina farmaajo qaraxi zoobe mid la mid ah soomamarin dalkeena kamana eysan hadlin wadaniyad beena iyo munaafaqad waan ka daalnaye aan aayaheena ka tashano oo run isku sheegno allaah na run u sheegno intaan qabyaalad isku dileyno duliga kama baxeynee taa ogaada aana u heysano hogaamiye kooxeedyada dalkeena kala qeybsaday iney dan noo hayaan 😢

  • @saladelmi2811
    @saladelmi2811 2 ปีที่แล้ว +2

    29/oct/2022, maalinimo sabti ah, waa maalin aan sigtay, anigoo isgoyska usocdo oo u jiro taban talaabo, wasaarada waxbarashadane albaabkeeda waxan u jiray shan talaabo, guriga ku dhagan albabkiisa ku aadanaay, ayaa uu dhacay dhacay qaraxa koobaad, haday ii sheken laheen gabadh mesha joogtay waan ku beegmi lahaay, asxaab badan aan lahayne ay agtayda ku ruux baxen, hooyooyin iyo dad maati ah aan arkay oo gubanayo, iyo sxbkey garas oo uu soo wacay walaalkiis xoogsade oo yaalo isgoyska zoobe oo dhaxda ka go'ay ayuu aaday, waana laga celin waayay, isagane uu haleelay qaraxii labaad, walina la layahay hilibkiisa, iyo iqro shiine oo aan saaray indhahayga iyada oo la celin la'yahay, kadib markii hoyaded oo jaad isgoyska ku gadaysay, eey rabtay inay aado si ay u hubiso inay dhimatay iyo inay nooshahay, iyadane qaraxii labaad uu haleelay, waa malin kale oo mugdi ah ee soo martay, dalkena, zoobe ( 2)

  • @ayanabukarali5913
    @ayanabukarali5913 6 ปีที่แล้ว +1

    3/Dec/2009
    14/Oct/2017
    WLhi Dadkeeni Somalida Labadaas Malin Ayey Dhamaadeen
    Somalia Ha Nolaato Waligeed🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤😢😢😢

    • @queennaajuu3661
      @queennaajuu3661 2 ปีที่แล้ว

      maantana haldorkii laaye💔💔💔💖

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 ปีที่แล้ว +3

    6:31 PM Jawi murugo xambaarsan!
    Maantana Farxaan Qaroole ayey dileen
    Raxmaanku naxariistii Janno Hawgu Deeqo🤲

    • @SomfilmsFHD
      @SomfilmsFHD 2 ปีที่แล้ว +1

      Maantana ka sii daran

    • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
      @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 ปีที่แล้ว +1

      @@SomfilmsFHD Alle sw haw naxariisto
      Intii ku dhimatay qaraxii 🤲😢

    • @queenayaanita
      @queenayaanita 2 ปีที่แล้ว +1

      Ma ilaawi doono malin jumca ah 30/9/2022 iyo malin kle oo xanun badn 29/10/2022 qaraxii soobe illhw dalkyga nabad iga dhig ma jogi dalkyga hoyo lkn waa ka naxa dhibatada dalka ka tagan 😰🇸🇴

  • @tawakalmahamed1400
    @tawakalmahamed1400 8 ปีที่แล้ว +11

    alow wankubarnay ee wanakagay nabad noogadhig somalia we i love >3

  • @alhikmajewellery
    @alhikmajewellery 14 ปีที่แล้ว +2

    Illahy naxariistii JANNO ha siiyey baatadi iyo masaakintii wax ku noqotay weerarkii naxaris darada ahaa ee lagula kacay ardaydii qalan jabinaysy
    AAMEEN AAMEEN AAMEN

  • @AhmedMohamed-zq5cf
    @AhmedMohamed-zq5cf 8 ปีที่แล้ว +3

    runti heestan hadan dhagesto wan iska ilmeya Allah wadankeni nabad hanoga dhigo jogle ciyaar jecel mahadsanid inbathan walal by dadirey 3b

  • @suldankariyada2665
    @suldankariyada2665 6 ปีที่แล้ว +2

    Ilhy umada somaliyed u gar gaar we are Somalia 💪

  • @maancabaas
    @maancabaas 14 ปีที่แล้ว

    ABWAAN GAAS waa abwaan somaliyeed oo wadani ah ad ayaan ugu mahad celina waxa uu kahadlay ama ubuurey miro sax ah oo katurjumaayo xaalaga ay kusugan tahay dalka iyo dadka siqaas ah waxa ugu mahad celina fanaaniinta qaranka ah ee kumuujiyey dareen kooda hestaan GAADACO. NIMCO DAREEN. FEYSAL YARE . JOQLE .ORTEGA .

  • @abdirahmanmohamedmaalingaa4235
    @abdirahmanmohamedmaalingaa4235 ปีที่แล้ว

    Hees Dareen leh somaliyeey dad anaga is kaga dhawe 33 Sano colaad xal noma ahan

  • @anhaarofficial8058
    @anhaarofficial8058 5 ปีที่แล้ว +1

    C/Rizaaq cadaco Qeybtii Ya fhmay wlalayaal ii fasira ma fhmin Aniga 😭😭😔😔😔😔

    • @abdiasismohamedgure2245
      @abdiasismohamedgure2245 4 ปีที่แล้ว

      Ifka magac xumaalo ahiyo kuma lahid ijaabiyo ifafaale kheyrle ,aakhiran meel roon rabi kuguma aadsho
      Macnaha magac fcn malihid , kumana lahid wax la filasha kheyre leh aakhirana meel xun aan fiicnen rabi hakugu aadsho

    • @mustaffadal-jir8018
      @mustaffadal-jir8018 3 ปีที่แล้ว

      Ifka magac xumaaloow kuma lihid ijaabiyo ifafaale kheyr lehe Aakhirana meel roon rabi kuma aadshee

  • @cabdiwahab6672
    @cabdiwahab6672 2 ปีที่แล้ว

    Dhamaan inta dhimatay allah unaxariisto amiin amiin yarabi

  • @abdirashidhashi1050
    @abdirashidhashi1050 10 ปีที่แล้ว +5

    waa hees aad u qiiro badan,marka allaha qabto kuwa aan doonayn somalia in ay dagto

  • @maancabaas
    @maancabaas 14 ปีที่แล้ว

    ABWAAN GAAS waa abwaan somaliyeed oo wadani ah ad ayaan ugu mahad celina

  • @jeey001
    @jeey001 14 ปีที่แล้ว +3

    S/C
    soomaaliyeey aan JOOQLE u doorano madaxwaynaha qaranimada Soomaaliya waa wadani dhab ah. ANigoo ku hadlaaya magaca dhamaan umada soomaaliyeed kuwadoona wanaaga jecel waxaan leeyahay JOOQLE WE DO REALLY LOVE YOU

  • @Hassanshiine13
    @Hassanshiine13 13 ปีที่แล้ว +2

    qaylo dhaan waa wadani team wlh viva qaylo dhaan

  • @abdulyareay3500
    @abdulyareay3500 8 ปีที่แล้ว +1

    wow!!! qeylodhaan wadaniyiin dhab ah waayo walalayal waa kabsandonaa mar

  • @khadarsedarof2987
    @khadarsedarof2987 4 ปีที่แล้ว

    2020/10/21 from jig jiga😢😢🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @bashirdahir88
    @bashirdahir88 3 ปีที่แล้ว

    Guul dalkeena soomaaliya 🇸🇴 2021 🙏

  • @ahmedmahamudcajiryare7961
    @ahmedmahamudcajiryare7961 2 ปีที่แล้ว +1

    Waan iska oya heestan markan maqlo wan ka xumahay dadkaygow

  • @farid-fx3359
    @farid-fx3359 6 ปีที่แล้ว

    Inaaana hilmaamin dhag xumadi dalkeyga so karua darted baan heestaan u dhageystaa mar walba 10 april 2018

  • @axmedmaxamuud3175
    @axmedmaxamuud3175 8 ปีที่แล้ว +4

    waaan qiirooday runtii waxanu eednay iyo abtirsimo noo cuskade adunka naga dib dhige oon iyo harad na bade markay leeyihiin hah

  • @ibrahimhusseinmuhamed9476
    @ibrahimhusseinmuhamed9476 7 ปีที่แล้ว +1

    baroordiiq 2009 DEC lasameeyey uma maleyneynin 2017 iney so gaari donta 8sano kadib waliba dhibatadu kasii dartey

  • @faisomuuse7753
    @faisomuuse7753 3 ปีที่แล้ว

    ya ila dawanayo xili wadanku xalad kacasan kujiro 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🇸🇴

  • @axmedmaxamuud3175
    @axmedmaxamuud3175 7 ปีที่แล้ว

    xusuus aaan iga go ayn heestaan 2011 kii muqdisho an Ku dhagaysan jiray markii ceelasha laga soo laabtay muqdisho ayay I soo xususisay aduunyo

  • @mohamadhamiidabdi4122
    @mohamadhamiidabdi4122 7 ปีที่แล้ว

    Allaa Nagu Beerayoo
    Anagaa Iska Leh Dalkee
    Ololinta NOoga Daa
    Faldan hadaadan Waxba Tari Karin Dalkaga Iyo Dadkaga Adigu Wax Hayeelin

  • @beesaanimohamed5725
    @beesaanimohamed5725 7 ปีที่แล้ว +1

    waa wadani sax ah xaqiiqdii

  • @salahjepreil584
    @salahjepreil584 7 ปีที่แล้ว +1

    14 octobar 2017 madi nagu dhacday ayn ku so xasustay hestan

  • @yeyofficial1956
    @yeyofficial1956 2 ปีที่แล้ว

    aqalkiina guba oo
    ehelkiyo xigaalkiyo ubadkiina gawraca
    ma islaan nimaa tidhi 🥲🥲🥲🥲🤭 29 soope 2022 sabti waa maalin bar madaw oo umada soomaaliyeed meel kaga taalla.🥲🥲🥲🥲🥲

  • @somaliland4ever458
    @somaliland4ever458 7 ปีที่แล้ว +1

    AllaH Iyo Rasuulkiyo
    AshaHaada Ruux qiray
    Hala jaro unuunaha ma islaanimaa tiri

  • @hozzenkhaliif9166
    @hozzenkhaliif9166 5 ปีที่แล้ว +1

    1/3/2019 hilaac uk io makka Al mukkarama😭😭

  • @jacfarcali9691
    @jacfarcali9691 4 ปีที่แล้ว

    28/12/2019 qaraxi ex control afgooye Allaha naga qabto cadawga.

  • @somaliland4ever458
    @somaliland4ever458 7 ปีที่แล้ว

    Meel Aan Amaan Jirin
    Ma Ahaato Noloshu
    Murugo iyo xanuun qaba
    ma islaanima tiri
    maya wlhi
    Ilaahaw Wadankeena
    Amaan Nooga dhig Aannu
    Gaadhno Khayrkayaga
    AlloW Waannu Soo jeesane
    Noo so jeesoAlloW Naga Aqbal
    SoMalia Waaa HaL

  • @maancabaas
    @maancabaas 14 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan GAAS maansha alaah waxaad sameysay hees ama ereyo katurjumaayo xaqiiqda saxda ah ee kataagan wadanka (muqdisho) waxaana tahay wadani dhab ah waxaan kuucelina mahad gooni ah

  • @axmedmaxamuud3175
    @axmedmaxamuud3175 7 ปีที่แล้ว +1

    ifka magac xumaalow ififaala khayr iyo kuma lihid ijaabee akhirana meel roon rabi kuguma aadshee GAADACO

  • @ahmedmoali3024
    @ahmedmoali3024 10 ปีที่แล้ว +1

    walahi hestan wan ilmeya markan maqlo wayo waa wax laga naxo

  • @mucaad2
    @mucaad2 14 ปีที่แล้ว +1

    Alla iyo rasuulka Ashahaadda ruux qiray
    hala jaro unuunka Ma islaanimaa tidhi
    Maya Maya
    ilaahay music halagu baryo Ma islaanimaa tidhi
    rag iyo dumar aan asturnayni hays dhex galaan Ma islaanimaa tidhi
    Maya Maya
    Labaduba waa khalad ee Diinta islaamka aynu u noqono oo qof waliba horta isagu ha isa saxo.
    Maroodigu tagarta ku taagan ma arkee ta kale ayuu arkaa baa la yidhi.

  • @abdirahmanwehliye368
    @abdirahmanwehliye368 3 หลายเดือนก่อน

    Dalka ololinta nooga daa siyaasiyow

  • @aliabdi9560
    @aliabdi9560 3 ปีที่แล้ว

    Allow dalkena ino nawadey 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @aliabdi9560
      @aliabdi9560 3 ปีที่แล้ว

      Walahi waxan daremay xanun 😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hozzenkhaliif9166
    @hozzenkhaliif9166 5 ปีที่แล้ว +1

    1/2/2019 hilaac uk 😭😭😭

  • @ayanahmad8675
    @ayanahmad8675 8 ปีที่แล้ว

    maya islanimada mey oran qeylo dhan wadani dhab ah allow dhowr

  • @galmudugonline5855
    @galmudugonline5855 5 ปีที่แล้ว +1

    somalia Rising 🔥2019

  • @idilhashe3790
    @idilhashe3790 8 ปีที่แล้ว +3

    ubaxii koraayiyoi ardaydii tacliintiyoo barihii aqoontiyoo ururka caafimaadkiyoo ogaalkii warbixintiyoo iftiinkii dalkoo idil odayada kalahayee qaraxii la eegtoow

  • @abdiqaniadam7370
    @abdiqaniadam7370 12 ปีที่แล้ว +10

    jooqle wadani ayaad tahay wadna ku mahadsan tahay sida aad dadka u jecleysisay wadankooda noloow walaal

  • @jaalefarhanadab1743
    @jaalefarhanadab1743 8 ปีที่แล้ว +1

    aqalkiina guba ehelkiyo xigaalkiyo ubadkiina gowraca ma islaanimaa tiri maya maya. ax ax waan ilmeeyay markii aan daawaday

  • @HALYEYMEDIA
    @HALYEYMEDIA 6 ปีที่แล้ว

    Maya Walahi islaanimadu may oran

  • @MrJeekeey
    @MrJeekeey 14 ปีที่แล้ว +1

    maya maya maya islaanimada meey oran

  • @sharmarkeshariifmohamudsha8996
    @sharmarkeshariifmohamudsha8996 8 ปีที่แล้ว +4

    Alow shabaab shaydaan naga qabo

  • @abdullahiabdulkadir4629
    @abdullahiabdulkadir4629 8 ปีที่แล้ว

    maasha.allah qaylo dhaan

  • @thepestcontrol6031
    @thepestcontrol6031 14 ปีที่แล้ว +3

    Alshabab waxaa ku filan caseeyaha xamar iyo kismaayo joogo.

  • @bincali
    @bincali 14 ปีที่แล้ว +2

    dumar iyo rag aan kaladaboolneyn in ay meel kawadadaryaamaan madiinaa tiri?

  • @ahmedmahamudcajiryare7961
    @ahmedmahamudcajiryare7961 2 ปีที่แล้ว

    Meelan meelan amanjirin ma ahaato noloshiyee urug iyo xanuun qaba ma islanima tiri maya maya oo islaanimadu may oran xaqiiq

  • @hoodoahmed6288
    @hoodoahmed6288 7 ปีที่แล้ว

    maya maya islanimadu mey oran wlhi waa hadii ay dadka war maqlayan somali oo idil nabad farxad ayan ku nolan lahen balse away ma dhaceyso 18 ayan jiraa somali oo nabadana man arag ilahow wadankena ino hagaji rabow islanimada mey oran qof ashahadinka qiray in qudha la goye

  • @cabdulqadirshiine7957
    @cabdulqadirshiine7957 7 ปีที่แล้ว

    masha allah

  • @cabdinuurcabdulaahi6599
    @cabdinuurcabdulaahi6599 3 ปีที่แล้ว

    😢😢ax ax ax ax

  • @TheSufisomali
    @TheSufisomali 14 ปีที่แล้ว

    @shashaniification
    Etheiopian Music???
    what are you talking about?
    havnt you ever heard somali music before?

  • @NashadChakin
    @NashadChakin 3 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢

  • @izabella3507
    @izabella3507 4 ปีที่แล้ว +1

    Maya maya diintena cudoon sida mey oran

  • @sadaqanour939
    @sadaqanour939 7 ปีที่แล้ว +1

    Beydka jihaan jalaqsan waa qiiro dhab ah

  • @mucaad3
    @mucaad3 13 ปีที่แล้ว

    @placegoumayoo2
    AMIIN...
    Indeed well said. Most of the Somali diasporas express their emotional rather than coming up with new ideas that could resist tribilsm and promote patriotism. I don't blame them because it show that they are ignorants. Wouldn't be more worse if had lacked their expression? Also, for those who went schools in West end up pro West and secular ideas. I don't blame them either.
    I support who ever does atleast something good but not be silent.

  • @Himila55
    @Himila55 12 ปีที่แล้ว +2

    heesta markeey dhamaatay oo laistaagay midbaa fadhiyay oo cuto cunayo

  • @geelegeedi2948
    @geelegeedi2948 2 ปีที่แล้ว

    Inkaari Aabe Ziyaad ayaa Somalia ku dhacday Bal Heerka uu wadanka gaarsiiyay iyo meesha Aan is dhignay fiiriya. Ma siyaad bare oo nool ayaa Amison xamar nagu gumaysan laheyd.

  • @zakariahassanmohamed7531
    @zakariahassanmohamed7531 6 ปีที่แล้ว +1

    Haddii aan Nabad diidka meel looga soo wada horjeesan Horamari gaari kari mayno😠😠😩😩

  • @alcadalachannel9
    @alcadalachannel9 6 ปีที่แล้ว

    Haaa waas

  • @adancade
    @adancade 14 ปีที่แล้ว +2

    jooqle alaha ka badbaadiyo alshabaab uk isaga noolaaw hiiraan ha isku imaanin

  • @hamdiladan3762
    @hamdiladan3762 6 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭😭😭😭🇸🇴👄❤👄😂😭😭😭😭viva dadkeyga

  • @abdisaynababdisaynab6216
    @abdisaynababdisaynab6216 6 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @umalabdi1180
    @umalabdi1180 8 ปีที่แล้ว

    somali ay ku hadlayaaan maaan fahmintu waaa mxay

    • @qamarabdi1803
      @qamarabdi1803 8 ปีที่แล้ว

      somaliaykuhadlayaaanmaaanfahmintu

  • @abdulshaafto3150
    @abdulshaafto3150 7 ปีที่แล้ว

    maya oo maya ilaah ma oran

  • @thepestcontrol6031
    @thepestcontrol6031 14 ปีที่แล้ว

    Mymina1, it is sad when one cannot even write his or her own language properly. If you are writing Somali, please do it so correctly.

    • @mohamedosmanmohamed27
      @mohamedosmanmohamed27 7 ปีที่แล้ว

      Meelaan meelaan amaan jirin
      Ma ahaata noloshee
      Murug iyi xanuun qaba
      Ma islaanimaa tiri????????

  • @anzalsuleman2591
    @anzalsuleman2591 8 ปีที่แล้ว

    caadimahn

  • @khaliilcabdirisaaq8321
    @khaliilcabdirisaaq8321 6 ปีที่แล้ว

    somalinimadii ilma shiraa dhabarka saarty wadanimada wax la iska keeno ma aha wlhy ee wa udhalasho ilmo shire wax somalinimada aan ahyn uskuguma imaano lkn why qofku wuxuu yhy wa loqiraa wa dad ila fikir ah mararka qaar waxaan isdhahaa ma kaliga ba ah somali wamaxay waxanu xigasho ah lkn dadka ilamidka ah wayjiraan ee way moraal jabeen alow umada walalaha ah isku so celi mana kla marmaan mana hishinayaan

  • @sadaali68
    @sadaali68 13 ปีที่แล้ว +3

    aad uma famin yaa kalimadah noo qori kara aan uduceene

  • @TheAbdiqani
    @TheAbdiqani 14 ปีที่แล้ว

    inaa tahay in kaar qabe arxan kisu daran yahay waa mid la isku racay >>>>> alaha iyo rasuulki ashahaada ruuxi qiray halajaro uruuraha ma islaanimaa tiri

  • @reer-aamirqani3229
    @reer-aamirqani3229 7 ปีที่แล้ว

    somalay toos

  • @mohamedabdalle6447
    @mohamedabdalle6447 6 ปีที่แล้ว +1

    Dumar iyo rag oo heesayo in at halmeel jogaan may diinbaa tiri.

  • @hirsiabdi9741
    @hirsiabdi9741 7 ปีที่แล้ว

    Mae

  • @abdulbarre8407
    @abdulbarre8407 6 ปีที่แล้ว

    Alle iyo rasuulkiyo ashahaado ruux qiray ha la jaro uruuraha ma islaanimaa tiri ?

  • @hassankalkata
    @hassankalkata 14 ปีที่แล้ว

    Ogaal83 is singing differently, Im just wondering if there is someone who could be kind enough to explain to me what kind of religion does he practise coz I don't get literally what he means" by praying toward the black stone" Muslims don't worship black stone in the desert as most of non-believers believe, Ogaal83 used the same words nonbelievers do use.. What a disgusting!

  • @anzalsuleman2591
    @anzalsuleman2591 8 ปีที่แล้ว

    amran

  • @anekemdlayey1121
    @anekemdlayey1121 8 ปีที่แล้ว

    waa baajuun maxay ahaayeen

  • @mursalsugunto9242
    @mursalsugunto9242 8 ปีที่แล้ว

    Maya islamino ma oran

  • @Samiira87
    @Samiira87 14 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk soomalida afkay kaga hadhay

  • @mosaid5070
    @mosaid5070 7 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AhmedMohamed-zq5cf
    @AhmedMohamed-zq5cf 8 ปีที่แล้ว +7

    runti heestan hadan dhagesto wan iska ilmeya Allah wadankeni nabad hanoga dhigo jogle ciyaar jecel mahadsanid inbathan walal by dadirey 3b