Qawaariijta kuwa lashaqeeya ayaa loo gacan galiyee hala soo qabto maxkamada ha lageeyo geesiga dalkiisa iyo dadkisa difaacayayna Allah ha abaal mariyo xaqiisa ha lasiiyo dalacsiin dag daga waa inuu helaa wadiniga waa nagu yaryahay ee Allah ha soo badiyo😊
Mahadsanid Munasar. Waxaan kuu sheegayaa, in lacagtaas ay faalsa tahay laguna broobaynayo oo lagu ogaanayo qaabka iyo daacadnimada ay u shaqeeyaan booliska iyo laamaha amniga. waxaa is waydiin leh maxaa isku soo beegay boorsada iyo Booliska iyo Bajaajta.
ama waa lacag alshabab loo waday ee hala baaro sirdonka haso saraano cida lacagtaa bixisay iyo halka loo waday bal ninkaa hala bukeeyo hana sheego qisadoo tifa tiran❤
Dacad nimadu wa udhalasho askari tacad ah dhel dhel lagumahelo love you somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤
Masha allaah guuuuuuul somaliya iyo booliska munasar allaah kuxifdiyo ❤❤❤❤❤❤❤
Maasha Allaah ninkaan hala dalacsiiyo hadan lacagta qasnada Dowlada laguridin waa gunimo Dowladana wax jira maahan
A.s.c Walaal munasar med dawlada soomaalia waa tuugo iyo ciyaal suuqiin badidooda laakiin dad fiican way kujiraan ee alaha sahlo mahadsanid
Shiidkaas, magalada ka jira ,
Hadii uu diiday , Laa.luush
Ninkaas hala Abaal mariyo
Waliba 100kundolar hala siiyo.
Wiilka policeka ah miskiin looma ooyaan inuu yahay ayaan umaleynaa
DOWLAD XASAN SHIIKH WAA DOWLAD MUSUQ MAASUQ AH. ILAAHEY DALKAAN XASAN HANAGA QABTO. AAMIIN DHAHA
@@Yusufxasann Saad ku kasto oo madax idiin noqdo u laheedeen kan Allah hanaga qabto, baa marka danbe idinkoo dhan laidin qaban doonaa.
Kkkkkkkk askariga coos halasiyo abaal marin mahelayo😊
Kii farmaajo ee naagaha villada ku iibin jirey ee laaluushkana bixin jirey kawaran hee😂😂@@Yusufxasann
10.000$ = 1.775.000fr.djibouti wa walah Askari Reer Jabuuti fursadane Qaliga mu cafiyene
Maasha Allah guul iyo gobanimo Ayaan idiin rajayna❤❤❤
Waa xalaal Quute
Mid ka badan oo xalaal ah Allaha Siiyo
Masha allah
Walal munasar shaqo qaran haysaa hore u soco ❤
Mashallah usama guuuuleyso guuuuleyso weliga inshallah amiiiiiiin amiiiiiiin ya Allah
Hayey xasan shekh waa ugu jirtaa 1milyan oo dolar xassan gurgurte cawa waa feysteynayaa
MaashaALaah
Illaahey ha xafido asgarigii qabtay boorsada illaahey dalkeeyiina ha xafido
Qawaariijta kuwa lashaqeeya ayaa loo gacan galiyee hala soo qabto maxkamada ha lageeyo geesiga dalkiisa iyo dadkisa difaacayayna Allah ha abaal mariyo xaqiisa ha lasiiyo dalacsiin dag daga waa inuu helaa wadiniga waa nagu yaryahay ee Allah ha soo badiyo😊
Good job Mr Usama 👍👍👍👍👍👍👍👍👍
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴USAMA WADANI WAYE GUUUUUUUUUUUL IYO GOBANIMO CIIDAMADEENA SOMALIYEED 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
munasarow cimri dheer ala hakudiiyo sad wax nogu dogudbiso ❤❤❤❤
SNTV in laga sheego bay ahayd. NISA hawlaheedii way ka seexatay. Taliyaha booliska, gudoonka amniga Muqdisho ayaa ka masuul ah.
Liibax lawo macx waa 1 muunasar gull
Munasar ku so co thanks
Masha allaah❤
Masha Allah, nacabka ha jabo
Munaasar thank you
Habalaye usame somali aya tahay alaha ku sharfo walal qali
Munasar rag rag dhalay horay usoco.
Maxuu ugu gaynaa asi
Asagaaba halis ku jiro
Horey lagama hadlo baarinaan in kadib ayaa la hadlaa
😂 maskiiiiin linking lacagtii woow dhaafiyeey isagine.lugtcab.kkkkkkkk😅
Waa nin laaluush soo arruuraaday.
Waa ku macdahay
❤❤❤❤❤
Waa wiil daacad u ah dalka iyo dakiisa e xaqiisa ha lasiiyo
Mahadsanid Munasar. Waxaan kuu sheegayaa, in lacagtaas ay faalsa tahay laguna broobaynayo oo lagu ogaanayo qaabka iyo daacadnimada ay u shaqeeyaan booliska iyo laamaha amniga. waxaa is waydiin leh maxaa isku soo beegay boorsada iyo Booliska iyo Bajaajta.
Adigoo ninkan sad soo bandhigayso khatar ayay ukeeni kartaa
😮😮ooj yaab
😅😅😅 naftani waa qosol
Qabyaalada iska daa si fiican uhadal
Ok lacagta maxaalagu qaban rabau koley mid fitnanteeda wadatey aheyd
Sidan si Ka fiican. Ayaa u hadli kartid laakiin waxaad sheegeeysaa wax aadad hubin
10000dollar iyo gurihanti ah ayu mudanyahay. Lakin waa somalia meshu ee side yelna.
Allaah siinayaa Intaas iyo in kabadan
Geesi walba dowladd aan Rabbi ka Baqeyn ayaa Hoos u dhigeysa
Waa lacag Umadda lagu Burburinayey
Wey ku macdahay
Dhaaf sxb indha cadeeey
WEE CUNEN JAAD EE KUCUNAYAN WLH USAME. RAG RAG DHALE PIRI LKN ISKADAA HADEE NUCAS YIHIN DOLADA SII EEDHIDA JOGTO DHIRIGALIS MA AGAN WLH
Waa lacadta darogada laga helo oo mogdish lagu ibiyo.
Aaway xeer ilaalintii
Sheeko dawalada waaye
Wlhi laa luushka ayaan qaadan lahaa😂😂😂
Somali hanuulaato
Nika lacagtiisa uu uruursamayay waakamalgey lacagtiisi,ninkale lama baareen waa masakiintii askariga baarayna waxuu san ogeyn in dawlad jirin ee ay mooryaan joogto dawladmaaha illaahay umada haka horwarejiyo
ama waa lacag alshabab loo waday ee hala baaro sirdonka haso saraano cida lacagtaa bixisay iyo halka loo waday bal ninkaa hala bukeeyo hana sheego qisadoo tifa tiran❤
Wllhi alamariin buxdo ayuuleyahay
Lcagta positive iyo negative we nqota lkn anaga somali ah negative nahay
Maashaa allaah ilaahay habarakeeyo
Lacag hal milyan bajaaj aan ku wato in uu igula dhago ayaa qalad ah
Guul askarteen xafidulah askarigaas Lakin ninka lasagna waday waa in la baaraa
Askari Allah looyeyhy jaale ogoow
😮alle ilaalin cidna kagama baahne
Iska aamu qadhmunyahow
Soo wada bax hooy
😢😢😢 usaama duko calaf maleh waaye
Waayoo saraakiisha ka sareeyso ayaa ku daganeeso. Asne. 😂😂😂shah ma shuban karo😢😢😢
Lacagta la dhaqo waaye
Armey feek tahay wiilka abalmarin ha lasiiyo kuwa qadanyo lalushka
Hhhhhh maogiii
INUU XOOGAGIISA QAATEY EHEYD ILEY HADABA MIDKALAA QAADANAAYEE
Dolada hano heso
Munasarow sxp muhiimadu waa in la ogaada lacagta meesha ay ka imaaday askarigaasna dowladiisa ow abaall marin kuleeyahy noocey rabto ha noqoto balse baaris dheer baa ka horeyso wadankana askari wanaagsan wey joogta plse madax wangsan 100 30 waaye sxp
Usaama sharaf baad leedahay
Taas waa shafta shaqadaada
Taliye Sulub, gudoomiye Yoobah, NISA cid idin aaminaysa ma jirto hadaan arintan shacabka lala wadaagin.
munasar waaxasodhan waxaakadaran nafta cosaama Qatar ayey kujirtaa iyo askarta kale ee lasocotey
Doqon buuu ahaaaa nacas ah neef beef neeef dhalay buuu ahaaa 10kida muuuqaato
Dadku waa inay shaqeeyaan iyagoo abaal marin rabin kwaasna waa in laga daba tagaa😢
Lomabahano.darjo.100000..adaladmatalo.hamar.mw.hawiyehungur
Asc ninka lacagta xaggee ka kenay see ku keenya xaggee u waday....
Ma soo xaday.....mise isga ayaa shaqeestay....
Munasar..... warka soo dhameestir
Inuu qaato lacagta la siiyay ahayd ileen meesha,cadaalad kama,shaqeeyso
Qashinka magaalada xamar ka hadal plz
walee askarigaas cidi uma oga walee inladilaaba halis ah
War mesha dowlad kamajirti muxsino
Xariifka lacag aya dhaafday muxu
Iska qaadan waye somalia nabad
Mataalo wlhi 😂😂❤
Neef neef dhaluu ahaa muuqaato. Alaaba usoodiree ama.ninkii iska lahaa muu.udaayo bastarka warkiisa nagadhaaf sxb
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😊
Sxb kawaran askarigan .sidaas u badbaadinaaya ayaa am xaaro ukeenee miyaa oo waqtigaan ka talinayaan itobiya iyo dano xoig ah sada xaarmaajo iyo lafta gareen
Hadiba gesigasu waay wuxu mudna ogada waxadhimanaysa daacada io kalsonida ciidanka.
Balninkasu masoqaban Dona mardanbe 😢😢
Osama haduu lacag diidey dad ayaa jogaan oo dideenin haduu ninka xeshiis lagalo 10.000 haduu iska shegi lahaa 20.000 isiiya
Oo qofka haduu ilaahey xoolo usahlo maxaa loogu dhagaayaa malyan iska dhaafe haduu toban malyan wato oo ay u asturantahay
Lacagta dad muxsiniin ah ay loowaday lacagta Muslimiinta hala siidaayo
Kkkkkkk
War dowlada ma jirto miyaa
Lacagta waxay hayd in la ogaado waxay tahay Ninka watay hadii uu leeyaha loo celiyo hadii kale war baahinta laga
Dad miyuu soo gatay😢😢😢😢 hala baadho
@usame walal sorry lcg lama dayo Somalia naftaaa Biyo ka eh
Wayee way hala abaal mariyo wiilkaas
Heybad waxaad kuleydahay dhulkaagi hooyo they sing out loud! What a joke of a country
Aaway ninka watay borsada warbixin dhameystiran maha
Dowlada xagey joogta
Somalia 😊wasaaqow 😊
Afayeenka booliska waa inu hadla
Intuu maafiyo gacanta u gelin
lahaa, waxay aheed inuu iska
daayo ama inuu laqaybsado.
MAXAA MAGACOODA U NAADINEYSAA CIIDANKA
Haaaaa
Doqon ilahay uma maciino😂bal mu heshis la galo
Lacagtaa haduu ninkaa watay lahaa maxaa xala ma sidaasaa lagu qaadanayaaa
8
Adiga ninka qabtay maxaa usoo bandhigee??dowlada dadka koonfurta u dhashay meelkasta haloo dhiibo
NIN DOQON WEYE HADA WA LACUNAYA