I FURTAYE MAXAD FA'IDAY PART 38

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ก.พ. 2022
  • Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.
    Hadaad ka Mid Noqotid Macaamiisha Youtubkan Join Cilick Gareeya Oo Aad Shuruuda Buuxisid Waxaad Daawan Doontaa Filimo & Madadaalo Kuu Gaar Ah Membar Ka Noqo. Boqolka Qof Ugu Horeeya Waxey Heli Doonaan Abaal Marin. Mahadsanid.Tixraac Linkiga Hoose isticmaalka JOIN
    RIIX LINK: / @abukarmahdi
  • เพลง

ความคิดเห็น • 439

  • @deekamohamedabdiqadir8179
    @deekamohamedabdiqadir8179 2 ปีที่แล้ว +72

    Asxaabeey iso duceya owlaad saalix inu ilaaheey isiiyo Allahuma aamiin 😰 🥰 🤲

    • @xayaatlove9141
      @xayaatlove9141 2 ปีที่แล้ว +8

      Mcnto ilaahey haku siiyo anagana allah nasiiyo wixii noo joogana baari allah nooga dhigo

    • @ayanabdirahman1887
      @ayanabdirahman1887 2 ปีที่แล้ว +3

      Illaaahow kaa farxi oo naxariista hooyonimo kugu arsaaq

    • @xayaatlove9141
      @xayaatlove9141 2 ปีที่แล้ว

      Aamiin aamiin xbbti

    • @riyalubahu5598
      @riyalubahu5598 2 ปีที่แล้ว

      Allaha ku siixo walal awlad khayr qabta adiyo intan haysanba

    • @Haffyy
      @Haffyy 2 ปีที่แล้ว

      Ilahay hakusiyo

  • @canabali1934
    @canabali1934 2 ปีที่แล้ว +24

    Safiyo sahal beenti oo qof ah SubxanaLaaH abukar Mahdi Allah ha ku xafido Aamiin Aamiin yaa rabi kooxda Gurmad keep going beautiful teams dhaman Love you so much 💞🐎💯👍🇸🇴

  • @yaraanki.reerkayahya466
    @yaraanki.reerkayahya466 2 ปีที่แล้ว +26

    Team ka ugu shidan inta ruwayad an dawadey inta garaadkeygu jiro Abubakar brother Keep going mama faynusaa anku heysta hhhhh

  • @marwodumar
    @marwodumar 2 ปีที่แล้ว +20

    Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💟💜💞

  • @saraisse3019
    @saraisse3019 2 ปีที่แล้ว +23

    bisinka thank you malinga malinta ka danbeysa musalsalka dab mansha allah ya ila qaba asxaabta inta ila qabta is mujiya
    Guuleysta them gurmad 💥💥💥💥

  • @ubaxabdullahi5314
    @ubaxabdullahi5314 2 ปีที่แล้ว +11

    Wa naga farxisen illahy ha idinka farxiyo labo labo jeer aa mahd sanidiin asxabey ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @fariyaalqurux5562
    @fariyaalqurux5562 2 ปีที่แล้ว +33

    Film keygiiiiiiiiiiiiii hdaa niyada kuhaye wlhi
    Thanks abukar mahdi madama ciyoon noso dhigte 🥰

  • @QUEEN_XERALE
    @QUEEN_XERALE 2 ปีที่แล้ว +9

    AJ IYO MOM FAYNUS wa funny wlhi 🤣🤣🤣 BIG RESPECT 🙏

  • @hustleforeverypenny9792
    @hustleforeverypenny9792 2 ปีที่แล้ว +5

    Walaal waankuu baahanahay. Hadaad qof islaam ah tahay. Walaalkaa ayaan ahay. Waxaan si naxariis leh kaaga codsanayaa Subscribeta un inaad igu caawisid... Ilaahay hakaa ajar siiyo adiguna.... Aamiin 🤲

  • @safaanuur8419
    @safaanuur8419 2 ปีที่แล้ว +11

    mama faynuuus iyo Aj walhi qosolke iga dhameeyeen😂😂😂😂🏃‍♀️ best actors

  • @fartuunaliadan5143
    @fartuunaliadan5143 2 ปีที่แล้ว +6

    Xaqu xaqu laah dafle salaan sare kooxda gurmad iyo mudane abukar mahdi❤❤❤

  • @minasaid4313
    @minasaid4313 2 ปีที่แล้ว +4

    I was waiting this part... 😍😍😍😍😍

  • @sidiabukar302
    @sidiabukar302 2 ปีที่แล้ว +12

    Mashaallah dafle iyo xasaskisa iyo cajabo tolow maxa dhici doona waa sugeyna. Funny iyo cabsi.
    Team gurmad iyo Abukar mahdi weligin jiro jooga hore uu socda.
    Mahadsanidin.

  • @rahmaarab9620
    @rahmaarab9620 2 ปีที่แล้ว +2

    Wow 🤩 nice 🎥 thank you 🙏 all group 💯💯😍❤️😄

  • @fadimomuse2959
    @fadimomuse2959 2 ปีที่แล้ว +4

    Wll qaali Maasha Allaah shukren Abukar 👍👍👍👍💘💘💘💘💘❤❤❤❤🙏🙏

  • @ayaanbaaruud4288
    @ayaanbaaruud4288 2 ปีที่แล้ว +2

    Thanks dhamaantiin aad ban ugu haystaa waligay ka daawan somali musalsalkeed lkn kooxdani way iga gadan tahy

  • @zamzamhashi4435
    @zamzamhashi4435 2 ปีที่แล้ว +2

    Woooow keep going we love ❤️

  • @fardousqalidumar4875
    @fardousqalidumar4875 2 ปีที่แล้ว +2

    Film 🎥 ka like 👍 haloo badiyo somaliyeey gacanta fura

  • @naimaneeruus1390
    @naimaneeruus1390 2 ปีที่แล้ว +8

    Mahadsanid Abukar mahdi iyo all Gurmad fmlly🥰❤️

  • @nimashine8475
    @nimashine8475 2 ปีที่แล้ว +2

    Dr xabeeb eshcala film wlhi love you all kooxdaydi gurmad

  • @badalmediaproduction5516
    @badalmediaproduction5516 2 ปีที่แล้ว +4

    Gurmad team Guul wacan guys keep going

  • @aminoosman7034
    @aminoosman7034 2 ปีที่แล้ว

    Masha alah keep going my brother abukar mahdi and tiim gurmaad

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahatsanit walaal abuka mahdi guleso waligaa walaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️🌹🌹🌹

  • @saedoismail5572
    @saedoismail5572 2 ปีที่แล้ว +4

    Sonkorta inta qabta an uhoreyo Allow caafi anigo yar ayey igu dhacday plz isoduceyaa

  • @ifrahmohamed6276
    @ifrahmohamed6276 2 ปีที่แล้ว +2

    Abu Sahal ahaaaa reer magaal weeye
    Dhal magaalo iga dhe
    Marka laga reebo film jilista
    Lkn asalkiisu waaa dhal magaalo
    Salaam dhamaantiin asxapta gurmad

  • @fathiaalibisaas9169
    @fathiaalibisaas9169 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allh waad nogu soodhaqasateen wad mhad santihiin maanxladiisuu wataa

  • @abukarboro1775
    @abukarboro1775 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah illaah ha idin xafido gurmad Team

  • @fowsiaabdirahmansaid2300
    @fowsiaabdirahmansaid2300 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc mashaa Allah shukran my brother 🙏🙏

  • @MohamedAhmed-sv5py
    @MohamedAhmed-sv5py 2 ปีที่แล้ว +1

    Maa Shaa Allaah maanta waa la soo dhaqsaday

  • @ruweidoabdi9884
    @ruweidoabdi9884 2 ปีที่แล้ว +2

    2parts waw Abukar mahdi mahadsanid 🙏

  • @xamdiabdiaffeyabdiaffey8465
    @xamdiabdiaffeyabdiaffey8465 2 ปีที่แล้ว +2

    Wll caleenta ayaan rabaa seen kuhelikaraa wa xaan jokaa somaliya

  • @deeqalcadaala480
    @deeqalcadaala480 2 ปีที่แล้ว +4

    Thanks abukar Mahdi ilahey Haku xfido wan sugi la aay xaqiiqdii

  • @Aadancabdixared
    @Aadancabdixared 2 ปีที่แล้ว +2

    Abdi abuugan Thank you 😊 🙏 ☺

  • @cawoofficial4416
    @cawoofficial4416 2 ปีที่แล้ว

    Thnkz wllky apokor mahdi team Gurmad 💯🥰❤️💋

  • @mssrania7400
    @mssrania7400 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayyyyy tnx abti wlhi 2 xalqado aad ugu farxay

  • @abdiwahab005abdi2
    @abdiwahab005abdi2 2 ปีที่แล้ว +1

    Gurmad Hore usocda keep going gurmad abukar Mahdi brother Hore usoco keep going

  • @idildaganofficial9137
    @idildaganofficial9137 2 ปีที่แล้ว +1

    thks abukar, cawa wad naga ducaysatay

  • @hanadahmed6810
    @hanadahmed6810 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks bro horay u soco

  • @naimaabdullahi133
    @naimaabdullahi133 2 ปีที่แล้ว +18

    Mama feynuus funny 😁 wayay wlhi 😂😂😂😂

    • @Hasey.7
      @Hasey.7 2 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhhhh 😂💔

  • @nasraaliabdinoor5378
    @nasraaliabdinoor5378 2 ปีที่แล้ว +3

    Kun jeer mahadsanid abukar mahdi team gurmad 👏

  • @quracjafle7219
    @quracjafle7219 2 ปีที่แล้ว +1

    انا اول واحد نفر مرحبا يا أستادابوبكر مهذ🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙

  • @bilanabdi3724
    @bilanabdi3724 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah caad ban u jeclahay mama feynus I am from jibuuti

  • @ashaluuladoontiiallechunel7353
    @ashaluuladoontiiallechunel7353 2 ปีที่แล้ว +2

    Aj iyo ajawo cajiib waaye jiliinkoda libax 2 ma ahan legent king abukar filimada ad ino so deyso aadbaan ugu helaa runtii mahadsanid illahey cimrigada ha ino dhereyo

  • @Abdisadik28774
    @Abdisadik28774 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah so dhacayey filimkii ifurtaye

  • @kokaalwan7297
    @kokaalwan7297 2 ปีที่แล้ว +20

    Wow 2 parts can't wait 🥰

  • @umuasmaaumuasmaa1700
    @umuasmaaumuasmaa1700 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaw mahadsanid abukar mahdi

  • @sabaaxyaasin5333
    @sabaaxyaasin5333 2 ปีที่แล้ว +1

    Mnsh allah ilhy haydiin xiftiyo wllhy waan idiin jecelahay mnsha allah hore usocoda

  • @talisobashiirbalbaalow3815
    @talisobashiirbalbaalow3815 2 ปีที่แล้ว +24

    alla mama marizaa qosol badanaa😂😂😂caawa zero zero waaye😂😂😂😂

    • @ahmedasacid5686
      @ahmedasacid5686 2 ปีที่แล้ว

      Miskintaan dacad waaye hhh

    • @sadiasheikh1413
      @sadiasheikh1413 2 ปีที่แล้ว

      Musqusha uu ka dhamaan la'yahay🤣🤣

  • @suhurada1258
    @suhurada1258 2 ปีที่แล้ว +2

    I can’t wait part 39

  • @ashaluuladoontiiallechunel7353
    @ashaluuladoontiiallechunel7353 2 ปีที่แล้ว +2

    Dhaman koxdeyna gurmad salan sharaf iga gudoma hormar wacan insha allah

  • @qaaliladaninaxersi951
    @qaaliladaninaxersi951 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha alah 🥰 guuleestah waligiin koodah gormad

  • @nalkamaanka6701
    @nalkamaanka6701 2 ปีที่แล้ว

    2 prat I can't wait 😍 🙌 🤗

  • @maryansakin384
    @maryansakin384 2 ปีที่แล้ว +1

    masha allah filimkenii thks abukar iyo koxdisa

  • @shukrishacni4823
    @shukrishacni4823 2 ปีที่แล้ว

    Waaaw malabo xalaqo tnks bro

  • @quruxsaninaadam9165
    @quruxsaninaadam9165 2 ปีที่แล้ว +1

    Aniga uso horeya subascarib isara somali maryoley ❤️

  • @ubahladan5234
    @ubahladan5234 2 ปีที่แล้ว +20

    Kkkkkkk filimka waxa xaraarad u yeela dafle maskinka waa dhibaato u joog😅🤣🤣

  • @abukarboro9841
    @abukarboro9841 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah gurmad team hore u socda

  • @falisabdi5501
    @falisabdi5501 2 ปีที่แล้ว +1

    Koor mee la soo dhikaa part2 i can't wait

    • @faiza8032
      @faiza8032 2 ปีที่แล้ว

      Bari sug

  • @caaliyaabshir7194
    @caaliyaabshir7194 2 ปีที่แล้ว +2

    First baan ahay manta😘😘

  • @umucabduraxmaan4560
    @umucabduraxmaan4560 2 ปีที่แล้ว +2

    Waaw kaltun Good 👍❤️ Geral

  • @souadsiman_official9559
    @souadsiman_official9559 2 ปีที่แล้ว +2

    Thanks💗💗🙏

  • @umalabka5642
    @umalabka5642 2 ปีที่แล้ว +2

    First view, first like, first comment😁

  • @hooyosomaliyed9998
    @hooyosomaliyed9998 2 ปีที่แล้ว +2

    M.a sida ulaso dhaqsatay🥰tem gurmad waidin wataa

  • @naimoabdi4582
    @naimoabdi4582 2 ปีที่แล้ว +2

    Thanks guurmad

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 2 ปีที่แล้ว +3

    Maan sha allah 👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @sumayoyacqub2523
    @sumayoyacqub2523 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashashallh wan xiseya ruwayadihina tkoxda gurmad

  • @shukraanhassan4380
    @shukraanhassan4380 2 ปีที่แล้ว +2

    Thnkis pro abuukar mahdi

  • @afnaan637
    @afnaan637 ปีที่แล้ว

    Qofkasta oo filinkan daawanaya qoralkaygana arka hami kasta ood leedahay ilaahay ha kuu rumeeyo 2024 ilaahay caafimaad ha nagu gaarsiiyo Ana habi ayaan leehay ilaahay inuu ii rumeeyo isoo duceeya 🤲🤝

  • @drshoniishamohamed1911
    @drshoniishamohamed1911 2 ปีที่แล้ว +1

    Inaa dadka ugu horeya kamida ahy waan ku faraxsanahy

  • @shukribishar5192
    @shukribishar5192 2 ปีที่แล้ว +6

    WOOW thanks 🙏 manta wat soo --…. Thanks ❤️❤️😍

  • @falisgacal5289
    @falisgacal5289 2 ปีที่แล้ว +2

    Sahal hada Wu ma talaya lkn kumanan rag ah oo Somali ah ayaa arintaan sameeya Ragow Qalbiyada Dumarka Ciyaarta Ka Daaya😫😫😫😫

    • @s..5631
      @s..5631 2 ปีที่แล้ว +1

      Haa wlhi🥺buux wyy ragas

  • @nazim1523
    @nazim1523 2 ปีที่แล้ว +2

    Woow amazing xiligaan maba soo dhicijirinee

  • @simanmohamed4856
    @simanmohamed4856 ปีที่แล้ว +2

    Eesh cala filin mashallah 😂❤❤❤

  • @dajiya5984
    @dajiya5984 2 ปีที่แล้ว +1

    Anaa u horeeyo abukar mahdi makaso baxsade weli galab waye mhdsanid abukar

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaha🥰🥰😍😍👍

  • @kaahanuuraahmed3695
    @kaahanuuraahmed3695 2 ปีที่แล้ว +2

    Asxaabta caawa waxn marti idinka ahey duco in rabi mustaqbalka ihagajiyo,oo aan nasto igusoo duceeya ma aqaan qof walba oo noloshyda kusoo biira San uwanajinayo oo ukoolkolinayo buu weji kle ilasoo baxaya 😰

  • @umuhashim
    @umuhashim 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @mahadmahamud1981
    @mahadmahamud1981 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks abukar Mahdi

  • @FatimaFatima-ny8ju
    @FatimaFatima-ny8ju 2 ปีที่แล้ว

    Mashalaah shugran abuukar 2 xalqad 💝💝💖💖

  • @samiihabashiir655
    @samiihabashiir655 2 ปีที่แล้ว

    Thnk u abuubakar mhdi io koxdaba ad ban ula socda rawyaada

  • @kulaneosmanfarah1615
    @kulaneosmanfarah1615 2 ปีที่แล้ว +1

    Team keeping going 💪

  • @sacdiyaahmedmohamed7257
    @sacdiyaahmedmohamed7257 2 ปีที่แล้ว +2

    Mama faynuus io dafle nii wataa walleh😂😂 makala hartiin dhaman Team gurmad 😇🥰🙏

  • @yaaskatuurey1691
    @yaaskatuurey1691 2 ปีที่แล้ว +2

    Tem gurmad Tnxz❤❤❤✋✋✋✋✋

  • @cabdiwalishcali7526
    @cabdiwalishcali7526 2 ปีที่แล้ว +2

    Waw Masha Allah Tim gurmad

  • @sabriinmohamuud8577
    @sabriinmohamuud8577 2 ปีที่แล้ว +1

    tnx gurmad😭❤️❤️❤️🌸

  • @maryancabdi9668
    @maryancabdi9668 2 ปีที่แล้ว +1

    Teem gurmad love ta isii yea🥰❤️✌️

  • @fahmomohamed5998
    @fahmomohamed5998 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaow unaxariiso miskiiin dafle waaa la nabooya

  • @soyaa0472
    @soyaa0472 ปีที่แล้ว +2

    Cajabo cajibeey❤🥀🥀❤❤❤

  • @amuuncadey4693
    @amuuncadey4693 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 2 ปีที่แล้ว +6

    Cajabo iyo dafle May favourite actors 😂😂

  • @maryambashiabukar7759
    @maryambashiabukar7759 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah koxda gurme mahadsani abukar mahda

  • @sareedoelmi618
    @sareedoelmi618 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah labo labo abukar mahadi nolow

  • @qalixassan250
    @qalixassan250 2 ปีที่แล้ว +2

    Waaw kanu filim wuu dhaafay guuleeysta dhamaantiin kooxdeena

  • @asmamohamud9002
    @asmamohamud9002 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks

  • @qaaliali8383
    @qaaliali8383 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanidiin

  • @naciimodagan3213
    @naciimodagan3213 2 ปีที่แล้ว +1

    Woow caawa wa so dhaqsateen idin jcliyaa kooxda gurmad idinma waayo

  • @fartunsalim1375
    @fartunsalim1375 2 ปีที่แล้ว

    Masha. Allaah👍👍👍👍👍❤❤

  • @aamino.muuse.5413
    @aamino.muuse.5413 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaw.m.a.waad.mahadsan.tihiin

  • @zakiaabdullahi5038
    @zakiaabdullahi5038 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw abukar mahdi wad mahad santhy🙏

  • @shukricisman7392
    @shukricisman7392 2 ปีที่แล้ว +1

    Way soo dhaqsati 🥰