I FURTAYE MAXAD FA'IDAY PART 39

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.พ. 2025
  • Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.
    Hadaad ka Mid Noqotid Macaamiisha Youtubkan Join Cilick Gareeya Oo Aad Shuruuda Buuxisid Waxaad Daawan Doontaa Filimo & Madadaalo Kuu Gaar Ah Membar Ka Noqo. Boqolka Qof Ugu Horeeya Waxey Heli Doonaan Abaal Marin. Mahadsanid.Tixraac Linkiga Hoose isticmaalka JOIN
    RIIX LINK: / @abukarmahdi

ความคิดเห็น • 529

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran 2 ปีที่แล้ว +207

    Hal xaas = Horumar iyo xasilooni
    Laba xaas = Laqdabo iyo luggooyo
    Saddex Xaas = Silac iyo saxariir
    Afar Xaas = Aafo iyo adduun dhammaadkiis 😀 😀

    • @nimcoahmedmohamed9511
      @nimcoahmedmohamed9511 2 ปีที่แล้ว +11

      Waa runtaa caqliga alle ha kuu barakeeyo

    • @xasanmalaay8221
      @xasanmalaay8221 2 ปีที่แล้ว +8

      My sister soo ma ogid tiro ahaan dumarku weynaga badan yihiin Marka haddii nin walba hal naag ku ekaado Inta soo hartay yaa guursanaayo in ragu xaasaska badsadaan Xidmad baa ku jirto

    • @muhiimabarre1957
      @muhiimabarre1957 2 ปีที่แล้ว +3

      when he Married the second one Halo I’m going to get your KAFAN. Naxariisti jano my love🤣🤣🤣🤣

    • @qalbiuroonsidahooyadeed2113
      @qalbiuroonsidahooyadeed2113 2 ปีที่แล้ว +12

      @@xasanmalaay8221 imisa wiil oo guur gaadhay laakiin dhaqalo iyo duruufo hayso may Kuwaas ku kaalmeeyan markay 2bo 2baysanaan.kkkkk

    • @safaanuur8419
      @safaanuur8419 2 ปีที่แล้ว +6

      @@xasanmalaay8221 Inta kle ma adey dusha kaa saaranyihiin😂😂🏃‍♀️mxaa kugu xaqsaday

  • @faadumohiirad6874
    @faadumohiirad6874 2 ปีที่แล้ว +15

    Idil maansha maansha alaah caqli deganaan qurux Lebis ilaahay ha ku xiftiyo

  • @sidiabukar302
    @sidiabukar302 2 ปีที่แล้ว +15

    Dafle iyo xasaskisa iyo guurigi cajabo,
    Cajabo funny xaqula haka sarto.
    Mashaallah Hormar wacan
    Dhamaantin team gurmad iyo Abukar mahdi. Mahadsanidin

  • @hustleforeverypenny9792
    @hustleforeverypenny9792 2 ปีที่แล้ว +7

    Walaal waankuu baahanahay. Hadaad qof islaam ah tahay. Walaalkaa ayaan ahay. Waxaan si naxariis leh kaaga codsanayaa Subscribeta un inaad igu caawisid... Ilaahay hakaa ajar siiyo adiguna.... Aamiin 🤲

  • @amranahmed6312
    @amranahmed6312 2 ปีที่แล้ว +6

    Riwaayadan fariin ayey hambaarsantahay xaasaska xeeldheer
    Keep going qoraga iyo jilayaashaba

  • @farhaanfareyzte327
    @farhaanfareyzte327 2 ปีที่แล้ว +7

    Thank you abukar mahdi marka xalqadi dhameystay tana so dhacday❤❤❤❤💎🥰

  • @anisamohamed9150
    @anisamohamed9150 2 ปีที่แล้ว +6

    Ayy team gurmad cawada waa iga farxiseen thanks team gurmad😊 🙏 😘 ❤

  • @marwodumar
    @marwodumar 2 ปีที่แล้ว +10

    Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💗💞💟

  • @nimahasan9746
    @nimahasan9746 2 ปีที่แล้ว +13

    AJ waa la kala jiitay caawa kkkk
    🤣🤣 big thanks the team💝💝

  • @maryanali9833
    @maryanali9833 2 ปีที่แล้ว +5

    Best best film thank you so much team gurmad 🎊🎊🎊🎈🎈🔥🔥🔥🔥🔥🎆

  • @sacdiyaahmedmohamed7257
    @sacdiyaahmedmohamed7257 2 ปีที่แล้ว +5

    Dafle xaqu xaqullaaah kulahaa😂😂😂 wad naga qoslisaan dhamn Team Gurmad😂🥰

  • @HaajaraIbrahim5417
    @HaajaraIbrahim5417 2 ปีที่แล้ว +6

    Kaltuun Naag nool waaba ku heeystaa maasha Allaah Tabaraka llaah.

  • @MahadGacal
    @MahadGacal ปีที่แล้ว +2

    Ilaahow sister la’aan hana dhigin

  • @nusaymanallka3363
    @nusaymanallka3363 2 ปีที่แล้ว +3

    ar somalidana wixiba adon gadhin bey kuusi qadiyamayan war laqabo xisamaleh eyba kadhigayan ana comnt aqris qaba anwy keep going teamka all abukar mahdi thanks u bro💜💜💜

  • @afnaan637
    @afnaan637 2 ปีที่แล้ว

    Qofkasta oo filinkan daawanaya qoralkaygana arka hami kasta ood leedahay ilaahay ha kuu rumeeyo 2024 ilaahay caafimaad ha nagu gaarsiiyo Ana habi ayaan leehay ilaahay inuu ii rumeeyo isoo duceeya 🤲🤝

  • @sabiriiinaxmed8629
    @sabiriiinaxmed8629 2 ปีที่แล้ว +4

    Anaa ugu horeeya san usugatay kawrn abuukar mahdi iyo teamka gurmad waligay wan idin dawan jirat actors the best🤩🤩🤩🤩

  • @falisgacal5289
    @falisgacal5289 2 ปีที่แล้ว +10

    Allow Cimriga iyo cafimadka Ku dheere maama feynuz sheikh daahir istaag Ku bod kulaha 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @saraisse3019
    @saraisse3019 2 ปีที่แล้ว +5

    😅😅😅😅😅😅😅
    😁😁😁😁😁😁😁
    Kkkkkkkkkkkkk
    Alla beerka dafle iyo cajabo mxey isku qaseen thank you ader abukar mahdi
    Iyo dhaman them gurmad inu musalsalka holac yhy malinba maalinta ka danbeysa inta ila qabta asxaabta is muujiya 🤙🤙🤙🤙

  • @foos81
    @foos81 2 ปีที่แล้ว +23

    Xaqu xaqu laah cawada filimka waa shidanyahay 👌👍😂😂😂😂💪

  • @ashkancantar5350
    @ashkancantar5350 2 ปีที่แล้ว +19

    Idil iyo indho deeq qosolkii bey iga dhameyeen😂😂😅❤️

  • @habiibaabdulahiali493
    @habiibaabdulahiali493 2 ปีที่แล้ว +5

    Thank you so much Abukar Mahdi❤

  • @fartunnuuur6729
    @fartunnuuur6729 2 ปีที่แล้ว +11

    Wauw 😯🤣 wan rabna Ina halmar Nola jimleyo🤗☺️

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 2 ปีที่แล้ว +5

    Walaahi dafle xaqu xaqulahi uu sameeyay manweenta ha guuleesato 🤣🤣🤣🤣🤣🥰🥰🥰

  • @ashaluuladoontiiallechunel7353
    @ashaluuladoontiiallechunel7353 2 ปีที่แล้ว +5

    Mahadsanid legent abukar cawa wad naga farxisey laba xalqadood masha allah illahey hakaa farxiyo jizakallah kheyran

  • @naimaneeruus1390
    @naimaneeruus1390 2 ปีที่แล้ว +5

    Abukar mahdi aad baad umahadsanthy wll waad naga farxida💝

  • @vico3799
    @vico3799 2 ปีที่แล้ว +1

    Wa xalqadiii ugu qosolka badnyd intaan daawnaayay kuwiii hre ma my team❤️🥀👍

  • @fowziajamac1781
    @fowziajamac1781 2 ปีที่แล้ว +3

    Xaqu xaqul lah haka saarto kulaha cajabo hhhhhhh dafle 2da xaas hadba meel halagu jiido tnx abukar Mahdi adiga iyo team gurmad

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allha tabarikllha hor usocoda shukran my family ❤❤❤❤❤

  • @123natule6
    @123natule6 2 ปีที่แล้ว +2

    Filimkan niyaduba naga dilaya sidee naag naag lala qabo wax ula cuni kartaa bismilah

  • @miskudata6428
    @miskudata6428 2 ปีที่แล้ว +3

    Thanks abukar mahdi iyo teem gurmad

  • @khadijaibrahim3080
    @khadijaibrahim3080 2 ปีที่แล้ว +2

    thanks abukar mahdi waa ku salamey adiga iyo kooxda gurmad

  • @canabali1934
    @canabali1934 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allha waaye wow caadi ma aahna wlh kkk khatar keep going 👌👍💞💯🇸🇴😂😂😂😃

  • @maryammix8117
    @maryammix8117 2 ปีที่แล้ว +3

    Www cawa labo qeeb miya thank you team gurmad 🤩

  • @munierqader4171
    @munierqader4171 2 ปีที่แล้ว +5

    Somali flim to the world
    #kooxda gurmad horumar baladhan never give up

  • @ayogul3666
    @ayogul3666 2 ปีที่แล้ว +15

    So interesting part can't wait next week thanks 👍

  • @maryansalaat6552
    @maryansalaat6552 2 ปีที่แล้ว +2

    Waw mansha alaah Lakiin cawa kali le ha ahaato maxa yelay axada waxan firsano ban rabnaa 👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️wadna ku Mahad santihiin dhamantiin ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @qalbiuroon8645
    @qalbiuroon8645 2 ปีที่แล้ว +13

    Kaltun you are doing good job

  • @abdiwahab005abdi2
    @abdiwahab005abdi2 2 ปีที่แล้ว +3

    Abukar Mahdi brother Hore usoco keep going gurmad Hore usocda keep going

  • @Haffyy
    @Haffyy 2 ปีที่แล้ว +9

    Hada ayan firinaye inusogay 🥰🥰team gurmad one love peace and love ❤️

  • @yaraanki.reerkayahya466
    @yaraanki.reerkayahya466 2 ปีที่แล้ว +3

    Wow caawa waana shideen team gurmad sidaas inoogu wada

  • @cabdalaxusen1742
    @cabdalaxusen1742 2 ปีที่แล้ว +4

    Abti abukar caawa waad naga farxisay 😅😘💚

  • @deeqaluul3327
    @deeqaluul3327 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah keep going ❤💘❤❤❤👌👌👌👌👌👌✔

  • @ifrahmohamedsahal9409
    @ifrahmohamedsahal9409 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid wllo 👍💖😍

  • @fardusa411
    @fardusa411 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa xalqadii ugu shidnayd mhadsanidiin

  • @idilsalahmohomet9012
    @idilsalahmohomet9012 2 ปีที่แล้ว +2

    Galabta waan qoslyey wllhi waryaa ku laahaa idil waa xarabe wllhi 🙏😅😅🤩

  • @mssrania7400
    @mssrania7400 2 ปีที่แล้ว

    Alla tnx abti abukar nolosha kuma ciisho cadawgaga u nolow

  • @filsanahmed1569
    @filsanahmed1569 2 ปีที่แล้ว +6

    Thanks 🙏 family gurmad xalqadii labaad

  • @Shukri127
    @Shukri127 2 ปีที่แล้ว +3

    Waw Cawa 2ba qeyb thanks Gurmad

  • @kawsaromer3204
    @kawsaromer3204 2 ปีที่แล้ว +10

    Wlhi gabdhaa idil waan tageera waa funny🤣

    • @amranahmed6312
      @amranahmed6312 2 ปีที่แล้ว

      Waxa la matalaya qiso dhacday raadkedina taaganyahay wali

  • @nafisonaruro3340
    @nafisonaruro3340 2 ปีที่แล้ว +2

    Thanks yqy abukar mahdi legend🥰🥰

  • @fathumaupdimoha1110
    @fathumaupdimoha1110 2 ปีที่แล้ว +6

    Thankz team gurmad❤👑
    AJ sidii kubadii ba la isku tuurtuuray cawa😂😂

  • @yaaskatuurey1691
    @yaaskatuurey1691 2 ปีที่แล้ว +3

    Abuukar mahdi Tnxz❤🔥🔥🔥

  • @kaafiyaabdirahman4727
    @kaafiyaabdirahman4727 2 ปีที่แล้ว +5

    Caawa iyo laba xalqadood
    Mhdsnid wllky Abuukar

  • @ruunraha1631
    @ruunraha1631 2 ปีที่แล้ว +6

    We want part 3 if possible 😍

  • @yaasminabbdi111
    @yaasminabbdi111 2 ปีที่แล้ว +6

    Imkaan hooyo day uu dirayaa oonku laha daawo wa film ficn marka uu mariisa xajigedu oyaay hhhh 😂😂😂❤

  • @eblamohamed191
    @eblamohamed191 2 ปีที่แล้ว +1

    😅😅😅😅 AJ drama~hiisa ma dhammaado,
    Qadada familka iyo Faduma haryan 😂😂 suu ugu sheekeyay doob ayan ahay

  • @mubaarikadem2994
    @mubaarikadem2994 2 ปีที่แล้ว +3

    tiem gurmad guulayistaa 🥰🥰

  • @ubaxabdullahi5314
    @ubaxabdullahi5314 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahd sanidiin asxabey lakiin caawa xalad wa kulushahay AJ iyo taliyaha hhhhh ❤️❤️❤️❤️😍

  • @somaliuncutstories4137
    @somaliuncutstories4137 2 ปีที่แล้ว +2

    Abukar mahdi wan qoslay cawa Dankje salut mon frere✋💯

  • @Yahhyea4
    @Yahhyea4 2 ปีที่แล้ว +5

    5:07 "korna waala jooga"
    😭😂😂😂

  • @hmdaxmd744
    @hmdaxmd744 2 ปีที่แล้ว +3

    War so dhumo na ku bood🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 thanku abukar mahdi ina hooyo♥️

  • @jamiilahassangaas6485
    @jamiilahassangaas6485 2 ปีที่แล้ว +1

    Asw wan salaamayaa kooxda gurmad filimada aad samaysaan waa wax aad u fiican waanna la socda 100% marka talo ahaan waxan idinku darsan lahaa inaad tarjuntaan ama translation u samaysaan qofba siduu u yaqaan because qisooyinkaad soo bandhigtaan aad bay u xiiso badan yihiin waana wax nolosha bani aadamka taabanaya so international ka dhiga waa talo

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  2 ปีที่แล้ว

      ok walaal insha Allaah

  • @asmaadam5043
    @asmaadam5043 2 ปีที่แล้ว +3

    Thank you ❤ abubaker 😘

  • @jamilaali8511
    @jamilaali8511 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah AJ dhib badanaa muxuu labada reer isugu geeyay 👍♥️🌹👍♥️🌹👍♥️🌹

  • @nusaymanallka3363
    @nusaymanallka3363 2 ปีที่แล้ว +6

    taliye gesey inu danyer yahay yaa ila arka lkn wa inantiisi marku gartu danyer kabixi dona 😅😅😅😂

  • @safaanuur8419
    @safaanuur8419 2 ปีที่แล้ว +3

    Aj mxuu walaaqooya😂😂🏃‍♀️ gabr iyo aabahed mdxa isku galinooyaa

  • @najmadirieadan1625
    @najmadirieadan1625 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid keep giong

  • @isseolowahmed5860
    @isseolowahmed5860 2 ปีที่แล้ว +1

    Anwar iyo kaltuum very nice Actors

  • @ayaanqurux1130
    @ayaanqurux1130 2 ปีที่แล้ว +1

    Qabti ugu xaramda badnay 🤩🤩🤩🤩🤩

  • @kafiadjibril6250
    @kafiadjibril6250 2 ปีที่แล้ว +3

    I like Idil la belle thanks Abukar

  • @bellahaji9884
    @bellahaji9884 2 ปีที่แล้ว +3

    Wow wow.masha Allah

  • @abdiail1591
    @abdiail1591 2 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa alaah mahad sanid abuukar iyo kooxda gurmad maama faynuus.

  • @hindiyayusuf1451
    @hindiyayusuf1451 2 ปีที่แล้ว +2

    I can’t wait next week

  • @naciimodagan3213
    @naciimodagan3213 2 ปีที่แล้ว +3

    Woow flimka wa kululaaady mcn xaraarad bay leheed caawa love u gurmad

  • @mohameddhaydhame8518
    @mohameddhaydhame8518 2 ปีที่แล้ว +2

    Lab 🙆dhadig 👣dhalasho wanagsan🤝👏😂😂micnheedu waa buro iyo beer💞

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 2 ปีที่แล้ว +2

    Abukar waa inoo soo dedaalayaa mahadsanid sxb

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 2 ปีที่แล้ว +9

    Tiimkan Abubakar mahdi waad mahadsantihiin
    Waxaan Aad iyo Aad ugu qoslay aamiin muuse waxay tidhi timahna waan soo daban lakaa suruwaalna waan soo gashan lahaaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @ladiifoahmed5612
      @ladiifoahmed5612 2 ปีที่แล้ว

      Qoftn amino lma dhaho ee waa amirad khadra😂🖐

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ladiifoahmed5612 sax mahadsan wll

  • @maryansheikh7196
    @maryansheikh7196 2 ปีที่แล้ว +1

    cadi mahan AJ Feynus 😂😂😂😂😂😍 say hi to all

  • @naimaabduqadir9906
    @naimaabduqadir9906 2 ปีที่แล้ว +1

    War yaaa I sheko sir Aaan kaka soo celiyo Minyarada ,,ii caqli celiya Hooyo mcn iima noolo ,manta hadii eey ii caqli celin lahed waxn ahay gabar Aan 30ka gaarine

  • @HaajaraIbrahim5417
    @HaajaraIbrahim5417 2 ปีที่แล้ว

    Aqwaanteey Nasteexo maasha Allaah Tabaraka llaah marna weey is walee marna Aqli eey is ticmaalee maasha Allaah Tabaraka llaah saas aan kaa rabaa.

  • @naciimodagan3213
    @naciimodagan3213 2 ปีที่แล้ว +1

    Woow m.a nice abukar mahdi

  • @miskiaqiil5324
    @miskiaqiil5324 2 ปีที่แล้ว

    Alla nin 2naag qabo saanle ma’udanbeeso subhanalah

  • @ashaabdiazizahmed576
    @ashaabdiazizahmed576 2 ปีที่แล้ว +3

    caga jug leen ayaa ka bilabme filimka warkisa waaa dhiin dhiin yarta dhiin dhiin 😘😘😘😘

  • @fmaxamed1358
    @fmaxamed1358 2 ปีที่แล้ว

    war caawa cadi mahan xalada 👌indha deeq waxey samesay sidaan samen lahaa aniga 🤣🤣wllhi wey kuxarakesay idil👌🤣 waxan maqlijiray caqli badnida ma minyaraa kudhashay cml🤣🤣🤣🥰🥰

  • @nalkamaanka6701
    @nalkamaanka6701 2 ปีที่แล้ว +6

    IdiL+inadeeq +Aj wlhi wa beer casaaad 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdullahimohamehhussein8424
    @abdullahimohamehhussein8424 2 ปีที่แล้ว

    Adukar Thanks 👍😊❤️🥰❤️🥰

  • @hanielmi5683
    @hanielmi5683 2 ปีที่แล้ว +2

    5:33 korna waa la joogaa ar mama faynuusaa 😂😂😂😂😂

  • @riyaanraaliyo6377
    @riyaanraaliyo6377 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayyy thank you king abukar Mahdi

  • @tagerahagurmad4561
    @tagerahagurmad4561 2 ปีที่แล้ว

    Tnx tiim gurmad waad naga dhisteen

  • @mohamedelmi3484
    @mohamedelmi3484 2 ปีที่แล้ว

    Kaltoon baaruud ha iga soo afjarto

  • @aminajama7691
    @aminajama7691 2 ปีที่แล้ว +5

    Wallahi funny Somalis 🇸🇴💓

  • @abukarboro1775
    @abukarboro1775 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah gurmad Team

  • @bintihasan900
    @bintihasan900 2 ปีที่แล้ว +2

    Maashaallaah

  • @muhiimabarre1957
    @muhiimabarre1957 2 ปีที่แล้ว +5

    Abukar mahdi! Barigii hore waan ku xanaqsanaa, 🤣🤣 I empower women so naagahi waalana ayaa igu diray. Hadase I’m his biggest fan. I think he’s descent human being. I cafi Edo. Waan iska raacinay islamahii. Do not judge a book by it is cover. English maahmah

    • @sadiasheikh1413
      @sadiasheikh1413 2 ปีที่แล้ว +1

      Abuukar ayagaa ka qaldanaa asagane shibta uu ku gubay kuwii ku dheganaa hada maxeey hayaan suqee ka baxeyn

    • @muhiimabarre1957
      @muhiimabarre1957 2 ปีที่แล้ว

      @@sadiasheikh1413 I just want forgiveness from him, because I was so angry with him. He's a public figure so he just needs to be careful when he's hiring people. It takes time but people will know who you are

  • @sucdisiman5249
    @sucdisiman5249 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allha

  • @shukribishar5192
    @shukribishar5192 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks 🙏

  • @badalmediaproduction5516
    @badalmediaproduction5516 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks gurmad team

  • @fardowsofilsan4191
    @fardowsofilsan4191 2 ปีที่แล้ว

    First person 👋

  • @rahmahassa5306
    @rahmahassa5306 2 ปีที่แล้ว

    Waaw aniga ugu horey like isar

  • @dakansaney1552
    @dakansaney1552 2 ปีที่แล้ว +1

    Waw mashaAllh