Wacaysloow dhegaha fura waa digniinti ugu dambeysay ee beesha Murusade.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 63

  • @Kaakoos_641
    @Kaakoos_641 หลายเดือนก่อน +5

    Murursade cayaarcayaar ma’aha qof’aan aqoon ayaa ku’ciyaara. Viva #Murursade dulmiga diida.

  • @abdulkadirabdi6325
    @abdulkadirabdi6325 หลายเดือนก่อน +2

    Allaha kalaqaboojiyo beelaha soomaaliyeed dhamaantood fidnaa socotee gees allaha nagamariyo aamiin

  • @cabdirizaqhiraabe2046
    @cabdirizaqhiraabe2046 หลายเดือนก่อน +1

    Wallaalkeeyoow Waceyle iyo Murusade 2 weynadhaleene Allaha kale qaboojiyo waa xanuun aan ka seexan waayey

  • @teatime6853
    @teatime6853 หลายเดือนก่อน +3

    Gardaro garab og baa maqlijirey Xassan sheikh ba gurbaan utumayo war hooy abgaalow dadka nabad galiya Xassan beri buutagi 🙏🙏🙏

  • @user-eb5ow4sw9t
    @user-eb5ow4sw9t หลายเดือนก่อน +1

    Ma abgaal baa saas wiilal murusade ugalayo abgaal oo ugu liita hawiye tabarba ma hayaan murusade yeey isku soo jeedin wllhi way ka eedidoonaan

  • @abdallahassan4127
    @abdallahassan4127 หลายเดือนก่อน

    dhulmiga hawadaan wacayle walahi xumaanto xumaan ayay leedahay laidin baryi maayo kabakudukade wacayle ma ahan

  • @abdiqadirsalad3124
    @abdiqadirsalad3124 หลายเดือนก่อน

    Xuseen kulmiye afrax

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn หลายเดือนก่อน

    WCS ABTI SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 หลายเดือนก่อน +1

    Habo scw ❤❤

  • @dilara-jj5yj
    @dilara-jj5yj หลายเดือนก่อน

    Walle sirdoonka ethiopia waa shaqaynayaan beel beel by isagu dhufteen maryooley ismana oga 😮

  • @user-nz9dp1cm9e
    @user-nz9dp1cm9e หลายเดือนก่อน

    Hubka eey mareexaan qaateen waan ku raacsanahay murusadoow laheedeenaa waceeysle mataakeersano oo ethoopia ayaa faramaajo u soo dhiibtay in uu hiraab ku baabiyo waadna la jirtiin waase ilaah mahadiis in aan isdifaaci karno soo raaca

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj หลายเดือนก่อน

      Diciif baad thy qurmey mxuu murursade ka glp sadey😂 mxaa cabudwaaq ka yaal waad xanuusantahy

  • @DahaboFarah-li6ku
    @DahaboFarah-li6ku หลายเดือนก่อน

    Warkaas war odoyaashan ka wayn ee halò raadsh macalinka wayn

  • @aslicadeey8511
    @aslicadeey8511 หลายเดือนก่อน

    Abgaal aqli laga sugimaa madaxdoodiina xabaalaha ayeey qodanayaan odayaashoodina saas ayeey u hadlaayaan wuxu waa cawaan aan hadal aqoon

  • @hakimoali3794
    @hakimoali3794 หลายเดือนก่อน +1

    Ow ahaay

  • @user-pp3se9re2o
    @user-pp3se9re2o หลายเดือนก่อน

    Asc.
    Haddi Qabiil laga bixi karo ama abtirsiinka layska beddeli karo Boqortooyada Karanle Hawiye Ka Baxa Ayaan kula talin lahaa waayo fool xumada iyo qalaadka Hawiyaha kale ku kacaan karanluhu wuu ka sariigtaa oo la dhaqan maaha Mooryaanta .

  • @Kaakoos_641
    @Kaakoos_641 หลายเดือนก่อน

    Xuseen kulmiye afrax!!!

  • @dontworryaboutit8602
    @dontworryaboutit8602 หลายเดือนก่อน

    Waceysele iyo murusade maxaa isilasimee

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 หลายเดือนก่อน

    Dagaal uun miyaa lagu jiri karaa ma’waan lanasaneynba? Xasan colaad ilaahay umadda haka qabto. Dalkii & Dadkiiba waa ladegay.

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 หลายเดือนก่อน

    Hubka la soo galinayaa waxaa uu xasan qayb ka mid ah loo waday maleeshiyaasha xasan sheikh halkaas oo isaga cabdinaasir cali doon waxaa loogu talagalay ciidan xoog leh inay noqdaan waxa la suguba waa dhibaatooyin badan.

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 หลายเดือนก่อน +1

    AUN XUSEEN KULMIYE

  • @user-nz9dp1cm9e
    @user-nz9dp1cm9e หลายเดือนก่อน

    Nin noo cusub maaha horaan wanaag Uma sameeyn soo nashaqadiisa dagaal lee ayee kidneys oo ah mid aan istaakin caasimadana markale eeyna iskugu imaan xildhibaano dowlad wax layiraahdo oo shaqeeyneeyso. Markaas ayaa ugu danbeeyso kuwa dibada Ka yimid waxka ba.aayo malah Ku aan dibada shaqada Ku laheeyn ayaa Ku qasaaraya iyo ciidankii fadaraalka eber Ka bilaaw ayaan sugeeynaa

  • @maryanyusuf7653
    @maryanyusuf7653 หลายเดือนก่อน

    Asc nyrustade waa
    Asc nyrustade Allah hauhlliyo baburti jitka ugali jireen ayayrabaa

  • @siradhersi2273
    @siradhersi2273 หลายเดือนก่อน

    Ilaahey hakala Qaboojiyo Dadkas Ehelka ah oo Wada Dhashey oo isku Degaanka ah! 🙌✌🏽🫶🏽👍🙏

  • @seidserar9966
    @seidserar9966 หลายเดือนก่อน +2

    Nabsigii Farmajo

    • @XXx-xp8ll
      @XXx-xp8ll หลายเดือนก่อน

      Farmaajo cidna nabsi kamagelin dagaalka qabiilada u dhexeeyana weligiis ayow jiray jirina doonaa.

  • @AwaleIsman-qn7ev
    @AwaleIsman-qn7ev หลายเดือนก่อน

    Asc. Mr kobayer waxaan ku weyniinaa xantaa waa ceeelbuur tankale waa galhaheeri ee amaa abagaal runsheegaa sxb

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 หลายเดือนก่อน +1

    allaha uhiiliyo murursade

    • @husseinali579
      @husseinali579 หลายเดือนก่อน

      Hussein Kuul. Afrax

  • @aburalefarah7125
    @aburalefarah7125 หลายเดือนก่อน

    No cod

  • @AbddiUhu
    @AbddiUhu หลายเดือนก่อน

    Murursade in alshabab shacabkii Lagu bililiqaysto oo dhiigiisa iyo sharaftiisa Lagu baneesto waa caado USC in wixii la dilaayo la boobaayo magac loo sameeyo.....

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 หลายเดือนก่อน

    Murursade & Abgaal ba Waa Ummad Soomaliyeed Oo Walaalo Ahee !! Beesha Wacaysle Ee Wax Afduubanaayo Ka Jooga Xasan Dhiiqo Jid Xun Ayuu Idinku Hagayaaye?? Joojiya Shacabka Murarsade Ee Walaalihiina Ee Aad Af Duubaneysaan???

  • @mohamedhassan3937
    @mohamedhassan3937 หลายเดือนก่อน

    Xassan Dhiiqo (Horjoogaha Dahson ee argagixisada, hub ay Xabashida uu ka so iibsaday ayu u so wada Haradheere markii hub kii hore, ILLAHAY Mareehan oo Xassan Dhiiqo iyo xulafadiisa, rabeen in ay ka tirtiran Galmudug KU MANAYSTAY?

  • @Qooryare
    @Qooryare หลายเดือนก่อน

    11
    Plara

  • @user-xi3tg5op3y
    @user-xi3tg5op3y หลายเดือนก่อน

    Warakas waxan kaleyahay ekasoyirey ninman radinayo murusade lakin wey ficanayihin baise hakaco murusade wacesele hala xasuusiyo tariikhi hore ayaraba e weyn helidona

  • @user-nz9dp1cm9e
    @user-nz9dp1cm9e หลายเดือนก่อน

    Mirusada hubka aay ma

  • @saidabdi136
    @saidabdi136 หลายเดือนก่อน +1

    Abgaal dad fiican bay ahaan jireene Xassan Dhiiqo ayaa madaxa u gadiyey.

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 หลายเดือนก่อน

    Cali dheere
    Aa murursade loqabsaday kkkkkkkkkk
    !!!!!!!!!!!!!!!

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 หลายเดือนก่อน

    asc habo see thy wacaysle kansar somali ku dhexjira weeye kuwaas waain meel looga soowada horjeedo axmaqiinta illaahay nacay ayagey utaala kuwii falkeena ayagaa saara dayuus weeye xaaran jadiid iyo ximaar madharge

    • @MohamedHassan-jq8gu
      @MohamedHassan-jq8gu หลายเดือนก่อน +1

      Kuuma fiicna qof ahaan, inaad aflagaatoodid, dembina aad kasbatid.afkaaga waxii ka soo baxa oo kheyr & shar ahba waa laguu xisaabin..
      Umadda alaha soo hanuuniyo..

  • @AliAlly-jr7kt
    @AliAlly-jr7kt หลายเดือนก่อน

    WAA LA IS DHIIQEENOOYAA 😂😂 91KII WEEYE. HASSAN DHIIQO WAA TALIYIHII UGU HOREEYE OO MARBA GACAN IYO ILSHA LA JABSHO.

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 หลายเดือนก่อน

    Kuwaa waligoodey mooryan ahaayen abgaal waxa balada uhorseeday waa xasan ximaar iyo wacayslahiisa

  • @khadarnur1924
    @khadarnur1924 หลายเดือนก่อน

    Reer miye aan aqoon waxa loo soo dhiibay dhibkuna asiga ow u dambey doono ayaan araknaa cabdirisaaqow meeshey ku dambeyso ayaan sugeynaa baryo murusade haka sugina e ficil ka suga

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 หลายเดือนก่อน

    Xusein kulmiye Afrax Madaxweyne ku xigeenka 2aad

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 หลายเดือนก่อน +1

    Xaaryare

    • @AliAlly-jr7kt
      @AliAlly-jr7kt หลายเดือนก่อน

      😂😂 midka yarna ceeb miyaa?

  • @user-oh2kl2xr7b
    @user-oh2kl2xr7b หลายเดือนก่อน

    Cali dheere ba mursade?

  • @idiriselmi3215
    @idiriselmi3215 หลายเดือนก่อน

    Cod malahan sxb video

  • @user-nz9dp1cm9e
    @user-nz9dp1cm9e หลายเดือนก่อน

    Murusade noo sheegayo xasan .in uu xun yahay waa runtood faramaajo eey resulwasaare aay ka sugayeen ayuu horfadhiyaa shalay baarlamaanka murusade ayaa. Qabsaday oo xasan eedeeynsya kkkkkkkk

  • @hakimoali3794
    @hakimoali3794 หลายเดือนก่อน

    Hussein culmiye

  • @AbdiAbdi-cc6im
    @AbdiAbdi-cc6im หลายเดือนก่อน

    YAA GURYSAM DOONOREER HAJI SALEBAN >>QARNA FADHIYAN MADACTOYADA SOMALI🦍🪣

  • @bilemaow7942
    @bilemaow7942 หลายเดือนก่อน

    Xuseen kulmiye

  • @abdulahiabdi2655
    @abdulahiabdi2655 หลายเดือนก่อน

    Xusaein kulmiye afrax

  • @Mooiokk
    @Mooiokk หลายเดือนก่อน

    Kulaha cali dhere murusade eh maxa naga quseyo wuxu yahay cali dhere koba kutukade so abgal ma ahan xasan sheikh kaso waloyo yaa joog dhaho murusade uma dowladayn kartiin 😂😂😂

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy หลายเดือนก่อน

    Hassan dhiiqo waxuu la shaqeeya qawaarijta al shabab dadka somaliyeed ninkan waa in ay fahman waa agence wuu shaqeeya Emarati dalkan faraaha loga bixiinayo waa fake waxuu sameenayo Hassan dhiiqo cadeemo awaay ciidankii qararka.
    2500 milarty army special force ayuu sameeyey madaxwayne farmaajo
    awaay maanta?

  • @bby6
    @bby6 หลายเดือนก่อน

    Dulmiga ma ficna a abgalow so celiya xoolaha murursade

  • @AwaleIsman-qn7ev
    @AwaleIsman-qn7ev หลายเดือนก่อน

    Been naale

    • @haweyamohammed4124
      @haweyamohammed4124 หลายเดือนก่อน

      Kintirki hooyadaa ayaa beenaale ah

    • @user-eb5ow4sw9t
      @user-eb5ow4sw9t หลายเดือนก่อน

      Midgaan comenti kuciilbax Aslada a.wase😡

    • @asmaabdi5476
      @asmaabdi5476 หลายเดือนก่อน

      ​@haweyamohammed4124 Hooyo macaan maxay kuu dhintay Allaah ka cabso oo qofka wax caayay la hadal hooyadii kulama ay hadlin ceeb caleeg. Somalidu waxay taqaan dhaqan aad u xun oo ah in qof dambi uu galay qof kale loo saaro waana xaq darro tan ugu wayn.Hada qofbaa Kabayare beenaale yiri qof kalaa asagoo Kabayare u hiilinaayo soo booday meeshuu qofkii hadalka yiri wax u sheegi lahaa ama wax dhihi lahaa buu hooyo macaan oo aan wax shuqul ah oo ay ku leedahay jirin haystaa oo waliba cowradeedii Allaah asturay isla markaana reer beni'aadan oo dhan ay soo mareen walina soo maraan inta adduunku jirana soo mari doonaan uu tilmaamayaa isagoo qof ku xumee leh. Soomaaliyeey isku xishooda oo Allaah ka cabsada cayda hooyooyinka ha fududaysanina. Waxyaalaha dhibka looga bixi la' yahay ayay ka mid tahay in dambi qof leeyahay qof kale loo ciqaabo.

  • @user-nz9dp1cm9e
    @user-nz9dp1cm9e หลายเดือนก่อน

    Nin noo cusub maaha horaan wanaag Uma sameeyn soo nashaqadiisa dagaal lee ayee kidneys oo ah mid aan istaakin caasimadana markale eeyna iskugu imaan xildhibaano dowlad wax layiraahdo oo shaqeeyneeyso. Markaas ayaa ugu danbeeyso kuwa dibada Ka yimid waxka ba.aayo malah Ku aan dibada shaqada Ku laheeyn ayaa Ku qasaaraya iyo ciidankii fadaraalka eber Ka bilaaw ayaan sugeeynaa