Soo Jiido Gabadha Adigoon HAL ERAY KU ODHAN | Luuqaada Jidhka Ee Soo Jiidashada

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2024
  • Hada Dalbo Oo Hada Hel Buugaagta Ugu Saameynta Badan Leh ee Wax Ka Barro Channel:
    Sida Loogu Guulaysto Waxkasta Oo Aad Rabto Nolosha: bit.ly/3z699O8
    Sheekooyinka Dhiirigalinta Leh Ee Dadkii Guulaha Gaadhay: bit.ly/3OFr9EO
    Sida Loogu Qofka Ku Jecel Saacad Gudaheed: bit.ly/3cPsb3W
    Sida Dhawr Cisho Gudahood Loogu Ilaawo Qof Aad Jeceshahay: bit.ly/3oyDYGi
    Ka dalbo Hada Whatsapp: +252634033789
    MUSIC
    ----------
    / @rossbugden

ความคิดเห็น • 200

  • @rudwaanindho6842
    @rudwaanindho6842 3 ปีที่แล้ว +28

    Fadlan hadad qoraalkeyga akhrisatay like ha ila dhaafin somali maxamed

  • @maxamedkalsooni4043
    @maxamedkalsooni4043 3 ปีที่แล้ว +62

    Ku sali nebi mohameth si ajar la inoogu qoro labadeeenaba zhb 💓

  • @Sahel.
    @Sahel. 3 ปีที่แล้ว +46

    This guy is Heaven on earth :)

  • @nurabdalla9106
    @nurabdalla9106 3 ปีที่แล้ว +7

    شكراً جزيلاً عبد الرزاق فارح

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 3 ปีที่แล้ว +6

    Mahadsanid sheekhayga ama prof aad aqoonta leh psychology ee bale buugtee akhridaa cilmi nafsiga tageeryaaye

  • @bahiirbashion3008
    @bahiirbashion3008 3 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah my teacher keep going thanks so much

  • @caaqilali269
    @caaqilali269 3 ปีที่แล้ว +12

    😂😂😂 nio ani wan gabanahy anoo muqalka ma bixi rabo baad hadana igu kaliftay inaan sii daawado caqliga iyo gaardka alle hakuu siyaadiyo macalimuu❤🙏🏼

    • @paremo3937
      @paremo3937 2 ปีที่แล้ว +4

      Ha carariNe isdeji🤣🤣

    • @amerafarhan4466
      @amerafarhan4466 6 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂

  • @ladnaanofficial7430
    @ladnaanofficial7430 3 ปีที่แล้ว +2

    Thanks huuno qaybta ragan so gali

  • @Maxamuudberiyow
    @Maxamuudberiyow 3 ปีที่แล้ว +3

    M..a ustaad wax badan baan ka faaidey lkn waxaan kaa odsanayaa inaad soo sameyso muuqal ku saabsan fariin qoraal shukaansi ah ✋✋✋👐👐

  • @badriilkacase3642
    @badriilkacase3642 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allaah wall waxyaalo badan ayaan kaa fa iidnay keep going

  • @musteen6977
    @musteen6977 3 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid mudane

  • @liibaanbulshaawi6489
    @liibaanbulshaawi6489 3 ปีที่แล้ว +2

    best teacher🥰

  • @kowthersiciid6676
    @kowthersiciid6676 3 ปีที่แล้ว +17

    Aad Ayaad Umahadsan Tahay wll Waxbadan Ayaanu Kaaga Faaidna waxbadan Waanan Aragnay faaidadiisa Keep Goin Pro✊👍

  • @najiibosman8861
    @najiibosman8861 2 ปีที่แล้ว +1

    Qodobka 2 aad !!! aniga waxan ahay qof furfuran naaguhuna igamaba xishoodaan taasina wexey sababtaa in wixi qalbigeda kuso dhaca lay dheho xumaan iyo wanaagba faraka ciyaar waxkasta marka ma fiicna qodobkaas alla hanaga qof xirxiran oo ay habluhu xuux moodaan

  • @hiiraan_boy10
    @hiiraan_boy10 2 ปีที่แล้ว +1

    Aad baa u mhsnthy ustad Abdirizaq Farah alle hakaa abaal mariyo cilmiga aad noosoo bandhigtid markasta

  • @xaawodegan3791
    @xaawodegan3791 ปีที่แล้ว +1

    walahi taasi waa xaqiiqo xataa anigu waan ku ducaystaa

  • @yousufhassan1206
    @yousufhassan1206 3 ปีที่แล้ว +1

    Macalinka hore u soco

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 3 ปีที่แล้ว +7

    That’s true inta badan astaamahan waanu ku doorana raga

  • @Kheirdoon784
    @Kheirdoon784 3 ปีที่แล้ว +3

    Aad ban uga helay
    Thank you very match

  • @Geelle754
    @Geelle754 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah teacher hore usoco

  • @liibaandawloh5091
    @liibaandawloh5091 3 ปีที่แล้ว +3

    Thnks bro imikan iska dhisa wax kastA😇🤭🤭👋

  • @cabdinasir5295
    @cabdinasir5295 3 ปีที่แล้ว +2

    M.sh allah macalim allah ku xafido💞💞💕💕💖💖💘💘❤❤❤❤❤❤👍👍👍

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 3 ปีที่แล้ว +4

    Ilaa xalay eegayey in aad wax soo dhigto ee bal internet using sida loo yareeyo noo faaiidee

  • @nimcoali4487
    @nimcoali4487 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allaah wllky anigu Mar walba gacmaha ayaan deg deg isku qariya ano kaa cabsada in lay dhaho gac maahedu way dhudhuubaan yihiin ama way madmadow yihiin kuma dhirado markaan fagara yasha jogoo inaan kala saro gac mahayga saka Oo uu danbeey sey ayaan tukaan ano wax kaa ibsanaya dib isigu labaay inta aan wax ibanayeey 🥰💕🙋‍♂️🚶🧍‍♀️🧘‍♂️

  • @xaawocali5439
    @xaawocali5439 3 ปีที่แล้ว +5

    ilaahi xasuuso

  • @yaxyecabdilahi8990
    @yaxyecabdilahi8990 3 ปีที่แล้ว +2

    Wax badan baad iga caawisay Thanks 100%

  • @evamahamed3684
    @evamahamed3684 3 ปีที่แล้ว +2

    Mahdsnid maclin fadln Qeybta hablahna ino so gali

  • @cabdirabisaleban126
    @cabdirabisaleban126 3 ปีที่แล้ว +9

    Noo soo DhiG wll qof aad jeclayd hduu ka tago sida loo soo celiyo😍

    • @kowthersiciid6676
      @kowthersiciid6676 3 ปีที่แล้ว

      Wuuba Kaatagee Wexee Usoo Ceshan🥴😂😈

    • @ugbadabdirahman3837
      @ugbadabdirahman3837 3 ปีที่แล้ว +1

      @@kowthersiciid6676
      Adigaba waad jeclaan lahed ruux aad jaceshahay haddu kaa tago video cml waad raadin lahed

  • @khadramaxamed5980
    @khadramaxamed5980 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa run walhi

  • @ayaanabdallahassan3062
    @ayaanabdallahassan3062 3 ปีที่แล้ว +6

    Jazaakallah wllo

  • @rashid-px9hg
    @rashid-px9hg 3 ปีที่แล้ว +1

    Saa video ufirsanayey dadka waxay iyarahda xigmaawi adiga swb u ah thanks👋❤️mclin

  • @mohajeeri3061
    @mohajeeri3061 3 ปีที่แล้ว +1

    Mi first teacher❤🔥

  • @ugbadabdirahman3837
    @ugbadabdirahman3837 3 ปีที่แล้ว +2

    Yes manta aniga u horeyo

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤❤❤

  • @fawsiyoali7685
    @fawsiyoali7685 3 ปีที่แล้ว +1

    Thank brother

  • @jubayryare7070
    @jubayryare7070 3 ปีที่แล้ว +1

    thanks bro hore usoco

  • @misssabrina6755
    @misssabrina6755 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaal inaan kulasoo xidhiidho ayan rabaa isheeg meel kasoo xidhiidho

  • @jinkizkhan4510
    @jinkizkhan4510 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid pro mine ❣️

  • @ashajama4594
    @ashajama4594 3 ปีที่แล้ว +2

    Mahdsanid

  • @zultanzaid5556
    @zultanzaid5556 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlh inta aad sheegaty oo ah waan sameeyaa / dabarka in Aan la qaloocin/gacmha in Aan gadaal u iskugu qabto/‘markan fadhiyo in Aan si quman u fadhiisto/

  • @ibrahimhassan311
    @ibrahimhassan311 3 ปีที่แล้ว +8

    Sxp keep it up not down you are legend 💪💪💪

  • @cabdinaasirmaxamuud697
    @cabdinaasirmaxamuud697 3 ปีที่แล้ว +10

    👏👏👏macalinkeyga waan ku jeclahay 🌏💝💝💝🌎👏👏👏

  • @suldaanzaki5314
    @suldaanzaki5314 3 ปีที่แล้ว

    Horey usoco teacher
    Xqqdi wax badan ayaanu kaa faaidnay
    Thanks

  • @cabdisamadkhadar6604
    @cabdisamadkhadar6604 ปีที่แล้ว

    Hore u soco zxp waynu xooganahay😎

  • @cabdibasid5373
    @cabdibasid5373 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll c/rizaq baryahan barnamishyada waad nagu soo daahinoysa xiisaha an kuu hayno ilaah

  • @paremo3937
    @paremo3937 2 ปีที่แล้ว +1

    intaaN ka Faa'idnaY cid HorE kamaaNu faa idiN mazuuL♥️🖤

  • @MaxamuudMuuse-zu1el
    @MaxamuudMuuse-zu1el 10 หลายเดือนก่อน

    Ninkan codkiisa waa balaaqa sax ah dhiirigaliye c/risaaq faarax👋

  • @maxamedmawliid3992
    @maxamedmawliid3992 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad jasakallah

  • @abdilahiothman2735
    @abdilahiothman2735 2 ปีที่แล้ว

    Mash allah wll jasakalahi qaryn

  • @arabrayo9376
    @arabrayo9376 3 ปีที่แล้ว

    Wx bdan baan kaa faaiday thanks bro keep going baan kleenhay well nbady

  • @malikkhazir2667
    @malikkhazir2667 3 ปีที่แล้ว +1

    Jecelka wan jeclhy ama wax kusabsan muqalkan wuu i anfacey soobadi cabdow💝

  • @moustaphehigmad2183
    @moustaphehigmad2183 2 ปีที่แล้ว

    Thinks very much

  • @yusufdahir3884
    @yusufdahir3884 ปีที่แล้ว

    Pro qfta hdaa ku dhaho maiga cabsanosaa ka wrn oo igu so celiyo

  • @ayanabdi1889
    @ayanabdi1889 3 ปีที่แล้ว +2

    Qofka haduu tuurleyahey ama goobo so jidasadiisa kakacmiyaaa ( Wax Ka bari Chanal👑👏👏👏)

  • @khalidupdi4527
    @khalidupdi4527 ปีที่แล้ว

    Thanks pro

  • @maxamedaadan6330
    @maxamedaadan6330 3 ปีที่แล้ว

    Thanks teacher

  • @mrkhaire8694
    @mrkhaire8694 3 ปีที่แล้ว

    M.a mhdsnd wll qaali waxyaabo bdn oo daah ngasaran ayaa daha nooga qaaday

  • @luka.......4855
    @luka.......4855 3 ปีที่แล้ว +1

    Wax kbro Chanel wll mcne wan ku tageraaa keep going 🥰

  • @garaadso165
    @garaadso165 3 ปีที่แล้ว +1

    Wad mahad santahy wll c/risaq kanalkaga wan xiiseya like tana Ku lamadhafo horay usoco

  • @Asia_128
    @Asia_128 3 ปีที่แล้ว +2

    Film baan daawanayay xiiso badan ii leh oo aan mudo week ah sugaayay lkn xiisadaha macalin abdirizaq Farah baa iiga sii xiise badnaaday waanigan imi imika 🥺❤

  • @isgoowmaxamed2143
    @isgoowmaxamed2143 3 ปีที่แล้ว

    Runtii kama helin videogan balse waxaan kuleeyahay keep going dadaalkaagana waan bogaadinayaa

  • @hayatwater7140
    @hayatwater7140 3 ปีที่แล้ว

    wlh aad baan wax badan uga faaidaa muqaladaada waan kaga mahadnoqaya walalo

  • @fathakhayr8819
    @fathakhayr8819 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazaklaah

  • @kowsar39
    @kowsar39 3 ปีที่แล้ว +1

    noo soo badi 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @najiibabshir4190
    @najiibabshir4190 3 ปีที่แล้ว

    Abdirisaq waxan kuway diina kalsonida naftaada aadku qabto intee garsisan tahay ama le’egtahy wll mcn

  • @xafsamaxamud4884
    @xafsamaxamud4884 3 ปีที่แล้ว

    Thank u macalinkeyga ilove you

  • @xabiibogeedi3894
    @xabiibogeedi3894 3 ปีที่แล้ว +2

    Welcome 🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗😊🤗😊

  • @abdow4104
    @abdow4104 3 ปีที่แล้ว

    Mashallaah shukran 👍☝️🤲❤🇸🇴

  • @mohamedabdullahihoney275
    @mohamedabdullahihoney275 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah shukran brother

  • @fardowsadayib6464
    @fardowsadayib6464 3 ปีที่แล้ว

    Manshallh illhy hakubarakayo wllky QAALI

  • @becomanyko4591
    @becomanyko4591 3 ปีที่แล้ว +1

    mhdsnnd wll cabdirizaq lkn qodobka goobada dumrku mku jiran madama ay xishodan🤦‍♀️

  • @amiinkareershiikh7359
    @amiinkareershiikh7359 3 ปีที่แล้ว

    Tnkz bro ❤️❤️❤️

  • @yaxyemohamed2220
    @yaxyemohamed2220 3 ปีที่แล้ว

    Asc
    C/risaaq farax
    #codsi ayaan kaarabaa
    Waxaan doonaayay
    inaan kuwaydiiyo
    #Su'aal Aan malin horena kuwaydii yay oo aniga igu khaas ah waxaytahay
    Faham la'aanta waxbarashada ayaan rabaa in Aad iisheegto wax Aan iskaga daweeyo¿¿ wahadii Aad taqaano hadiikale xujo maaha
    #Aadayaad # ugmahadsantay # barnaamijyada #aadnalawadaagto #saxiib

  • @maxamedismaan4767
    @maxamedismaan4767 3 ปีที่แล้ว

    Aniga mrkan soconayo gacmaha gadal mariya
    Maxa ladhihi kara midaas?

  • @JANO-RAADIS143
    @JANO-RAADIS143 3 ปีที่แล้ว

    Wllky Abdirisaaq Faarax Horey Saxib
    Waxad TH-camr Aan Aad U xiiseeyo Muuqaaladiisa

  • @khadarphaizal5255
    @khadarphaizal5255 3 ปีที่แล้ว +6

    Leg3nds is always leg3nd 😍♥️♥️♥️

  • @maxamedabdilahi9384
    @maxamedabdilahi9384 3 ปีที่แล้ว

    Tankis sxb waa araaay xaaqiq weye

  • @abuubakarabdihakin4765
    @abuubakarabdihakin4765 3 ปีที่แล้ว

    Wall gacmo dhididka iyo lugu dhididka cilmi mafsiga xiriir miyuu laleeyahay reply iisoo dheh

  • @Prographicsstudio
    @Prographicsstudio 3 ปีที่แล้ว

    Ustaadkena Thanks Masuul👑

  • @xamzemaxamed5651
    @xamzemaxamed5651 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad hhh md ogw rga gym lyda ah bdna gcmhda wy isku laaban ee se cml asxbta gym lyda ah aya yqno ama arky

  • @cismaanjamhuuri6276
    @cismaanjamhuuri6276 3 ปีที่แล้ว

    Waxa ugu mihiimsan ee aan qofku ku dhiiran karin waa in uu qof ka lacagta leh ama quruxda badan ku dhiiran ee jacayl usheegan iyo danihiisa waayo wuxuu ogyahay qofku in aanay isla jaan qadikarinba oo anay isku level ahaynba marka tas ayaa dhib ah inta badanna dhacda
    Wanay kala duwan yihin in uu qofka quruxda badan wax jeclado ama ka lacagta leh oo uu ku dhiiran kara ka ka hoosayya wanu dhiirin kara lkn dhibtu waa ka aan marka wax ahayn ee isliidaya ama marka ka reer hoosayya qofka kale
    Taas ayaa aniga igu adag
    In kasto aan ka xun ahay oo aan video gan dawanayo mala bil ka dib oo aan ogahay oo comment gaygu cidbadan cawinan ana anay arkayn hadana waa aragtidayda naftana i fartay oo igu kaliiftay in aan ka dhiibto aragtidayda
    Ugu dambayn waad mahadsan tahay cabdirisaap waxad tahay macalin wayn ee

  • @nimcaanka286
    @nimcaanka286 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @maxamedshaakir7129
    @maxamedshaakir7129 3 ปีที่แล้ว

    Anaa ugu horeeya liketa😍

  • @mudanyusuf4091
    @mudanyusuf4091 3 ปีที่แล้ว

    Nice thanks abdirizak🥰

  • @cabdulahiyare8240
    @cabdulahiyare8240 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah wll qli wad mahadanid

  • @ahmedabdi4138
    @ahmedabdi4138 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan kugu xidhnaa mudo labo sano ah waxbadana waan ka faaiiday Hore usoco walaal Abdirizak Faarah Mahadsanid

  • @aminaamish242
    @aminaamish242 3 ปีที่แล้ว

    Saxiix MashaAlAh. 👍♥️

  • @Kulmiye.TV.
    @Kulmiye.TV. 3 ปีที่แล้ว

    Bro. Waxaaso dhan ba wada sax.

  • @miimarsubkaash7132
    @miimarsubkaash7132 3 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah walaal abdirizak keep going😎👍👊

  • @jamiilaabdullahi574
    @jamiilaabdullahi574 3 ปีที่แล้ว

    mshaa allah waano fiican

  • @khadiirrichman2812
    @khadiirrichman2812 3 ปีที่แล้ว

    Wllhi peen kuma shegayee ilaa 2017 kii ayan kugu xidhnaa pro waxan kaa partay casharo ma isdhihi karaa waxad ka mid ahay dadkii kula soo googo ay inpadan kuso dawaday kuna dawan doona 🥇

  • @zakipoi650
    @zakipoi650 3 ปีที่แล้ว

    Waad mahad san tahay teacher 👍

  • @Bogasho1
    @Bogasho1 3 ปีที่แล้ว

    Aad ban ugu bahna sxb mahadsanid

  • @mrwilly9572
    @mrwilly9572 3 ปีที่แล้ว +1

    noo sheeg sababta aysan gabadhu u jeclayn nin aan ku hadlin waxa walaalkay gaar ahaan iskuulka .iyo gaar ahaan gabadha aan jecleyn qof caajis waa maxaa iyo ah gaar ahaan gabadhu waxay jeceshahay qof caqli badan maxaa dhib ah

  • @garaadso165
    @garaadso165 3 ปีที่แล้ว +3

    First veiw

  • @amiinamiinaj6517
    @amiinamiinaj6517 2 ปีที่แล้ว

    Waa saax

  • @mawliidmohamed698
    @mawliidmohamed698 3 ปีที่แล้ว

    Wax ka baro aniga waa ii jamacad aan wax kabarto maashaa allaah macalin c/razaaq faarax jazaakallaaah

  • @zamiirdaacad...3474
    @zamiirdaacad...3474 3 ปีที่แล้ว

    Abdirisaaq faarax....
    macalinka kaliya ee cilmi nafsiga hormuudka u ah......2021

  • @sharifjaan4614
    @sharifjaan4614 3 ปีที่แล้ว

    Fiidowyaasha waad lasoodaxday bro marwalbo nalasoodhaqso

  • @rehan9141
    @rehan9141 3 ปีที่แล้ว +1

    wiilaShana wnkaa SuGaYnaa updiRizaQow😊👑