QISADII UGU NAXDINTA IYO CABSIDA BADNAYD EE LAILA SOO WADAAGO GABADHII UGACAN GASHAY NINKII DAD QALA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 121

  • @queenlucky1827
    @queenlucky1827 2 ปีที่แล้ว +16

    Piin ayaan indho weyney

    • @abdullahabi3362
      @abdullahabi3362 2 ปีที่แล้ว +2

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @deqamohamoud8916
    @deqamohamoud8916 2 ปีที่แล้ว +3

    Xalay ayaan is idhi daawo markan lafahaygii ubaqay ayaan xiligan dawaday subxanallah allow na xafid jasakallahu khyr wll

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 2 ปีที่แล้ว +18

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ) 🥺❤🤲💕☝🕋🙏

    • @anisamacaneeyabdi5679
      @anisamacaneeyabdi5679 2 ปีที่แล้ว +1

      salallaahu caleyhi wasalim salallaahu caleyhi wasalim salallaahu caleyhi wasalim salallaahu caleyhi wasalim salallaahu caleyhi wasalim salallaahu caleyhi wasalim salallaahu caleyhi wasalim salallaahu caleyhi wasalim salallaahu caleyhi wasalim salallaahu caleyhi wasalim salallaahu caleyhi wasalim salallaahu caleyhi wasalim salallaahu caleyhi wasalim salallaahu caleyhi wasalim salallaahu caleyhi wasalim salallaahu caleyhi wasalim salallaahu caleyhi wasalim salallaahu caleyhi wasalim salallaahu caleyhi wasalim salallaahu caleyhi wasalim

    • @umunadiaahmedali7461
      @umunadiaahmedali7461 2 ปีที่แล้ว +1

      Scw scw scw scw scw scw

    • @xamseguray1972
      @xamseguray1972 2 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 2 ปีที่แล้ว +4

    Thnks ayaaneeey
    Maaaalmahan qisooyinka cabsida leee noo joogteysa ALLAH HAKU SHARFO SISTER

  • @deeqacali_23
    @deeqacali_23 2 ปีที่แล้ว +1

    Alxamdullah aniga xitaa afkayga waa laqabsada adkarta marka saa albabka ufuro ban xasusta Alxamdullah walhi waa cabsi qisada thanks qaali

  • @farhiyoawale6199
    @farhiyoawale6199 2 ปีที่แล้ว +2

    Subxanallah. Wa niin xanuunsan maskixiyan. Allahuma najna.

  • @ayuush2214
    @ayuush2214 2 ปีที่แล้ว +3

    Shukran xabiibti waanba ku sugaaye wlhi cimri dheer iyo caafimaad ayaan kuu rajeynaa mcny💯❣

  • @sucaadmohamuud4148
    @sucaadmohamuud4148 2 ปีที่แล้ว +2

    Subaaxan laha ayaaneey ninkaan waa maqalay hada kahor qisadiisa wuxuu gabar afduubtay 2016 hadaan qaldanen baa diyaha garawe

  • @sumayomohamedsanaag4160
    @sumayomohamedsanaag4160 2 ปีที่แล้ว +4

    Ayaanay xppti walahi adaan ku sugayey indha weyney alaabta saa aan ukor fadhiyay oo ufiirinay goormuu soo dhacaa 😋ugu dambayn wuu soo dhacay ✌️xppti 🥰ilaahay amarkiis hadaan ku dhagaysanayo walahi howsha dhan wyba ii fududaataa 💯m.a mcnto alaha ku xafido💋💞indha weyn Teena 👀😳

  • @aliishaafrah7349
    @aliishaafrah7349 2 ปีที่แล้ว +3

    Ayaan abyo guuleeso abayo mcn

  • @zuhourmohamed3250
    @zuhourmohamed3250 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayaan waa ku salaamey walal macaan aniguba wali ma xareysan

  • @zuhurzayooni
    @zuhurzayooni 2 ปีที่แล้ว +5

    Ayan cawa cabsi cabsi waye wlhi 😅musqusha lama galayo cml lkin aniga qolkay igu tala iyado igu talo ayaa wali cabsii cabsi waye wlhi 😢😂 keep going mcney ❤

  • @ramlocabdiqadir1540
    @ramlocabdiqadir1540 2 ปีที่แล้ว +2

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @faizaaden2987
    @faizaaden2987 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayaneey wllhi billahi mantadhaban kusugayay alx hadad notimid 😘😘❤️love you xabibti

  • @Zahra-fq3fe
    @Zahra-fq3fe 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaanay alle haku daayo faafimaad iyo cimre dheer o wanagsan alle haku siiyo aadban ku jeclahay

  • @sabrinahussein7020
    @sabrinahussein7020 2 ปีที่แล้ว +4

    Omgg guy’s indho weyneyy maxa ugu jurtaan habo ayaan dhaha wahh 😑😂

  • @liiiogee9994
    @liiiogee9994 2 ปีที่แล้ว +2

    Subxaana allhh

  • @deeqadeeqa-bb1gn
    @deeqadeeqa-bb1gn 2 ปีที่แล้ว

    Subxaan allah waa cabsi cabsi

  • @abuhureiramohamed2349
    @abuhureiramohamed2349 ปีที่แล้ว

    Ayaan mashallah very fany story,,

  • @aishaqurux3485
    @aishaqurux3485 2 ปีที่แล้ว +4

    ayaan ninkaga hada madiidaya quruxeya😂😂😂

  • @nadiifomaxamed5252
    @nadiifomaxamed5252 2 ปีที่แล้ว +4

    M.a caaawa waxaa ahey qofkii labaad u nooloow cadowgaaga ilaahey kuxafido mcny❤

  • @hanaabdirahmanjirde8210
    @hanaabdirahmanjirde8210 2 ปีที่แล้ว +1

    Qlahi Ayaan waa fanny Allah Haku xiftiyo wllo qali

  • @faadumosahra4060
    @faadumosahra4060 2 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allah abyo allh ku xafido wan aqristaa adkaarta

  • @rahmaapdirahman5566
    @rahmaapdirahman5566 2 ปีที่แล้ว +1

    Aamen macaney love you 😽 sidookale khyr. Badan kurajayn ❤

  • @istahilosmanabdi9190
    @istahilosmanabdi9190 2 ปีที่แล้ว +3

    Ayaanteydiii oon ayaantaan kala baadnay aamin abyo wixii qayr noogu jiro ilaahey hanoo sahlo

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 2 ปีที่แล้ว +2

    Wcs my abaayo ayaan sharafeey allaha kuxifdiyo aduun iyo aaqiro amiin yaarabi

  • @Bushroahmed5678
    @Bushroahmed5678 2 ปีที่แล้ว +4

    Hhhh ayaaney ani adi makugu darsanaayo lkn xaajiga haaa

  • @neimakawsar9623
    @neimakawsar9623 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayaan inidha wayineyi amiin dhamanten

  • @yallahbardhera9678
    @yallahbardhera9678 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaan xabiibti Ani Qisooyinka carabta Aan jeclahay oo musalsalka eh qaali noo soobadi qisooyinka carabta 😊🥺👸🧕🥺👸

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  2 ปีที่แล้ว +1

      Xaadir xbbt

    • @yallahbardhera9678
      @yallahbardhera9678 2 ปีที่แล้ว

      @@ayaangobdoon3254 hada Ayaan waxaan dawanaayaa qisooyinkii hore masha Allh horay usoco Qaali 🥺👸🥰

  • @asmacali8886
    @asmacali8886 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa run waa jirtaa abayo ninka gabdha afduubtay waa dhacay garoowe ku xidhaan yahay

  • @nimcocismaan5529
    @nimcocismaan5529 ปีที่แล้ว

    waa lagaranaya wll ayaaney waa jiite

  • @nalkagabadhpuntland8957
    @nalkagabadhpuntland8957 2 ปีที่แล้ว +2

    ayaan qurux❤❤❤

  • @fardowsasalaad9427
    @fardowsasalaad9427 2 ปีที่แล้ว

    Ayneey waxad qiso keentaba mantay waxad ikeentay garowe judaan ku xiran ma inan suuliga geli waayo ayad rabtaa baqdin iyo cabsi cabsi walahi yaah my sister farxad igu nolow ❤💋

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo

  • @sumayomohamedsanaag4160
    @sumayomohamedsanaag4160 2 ปีที่แล้ว +11

    Waji malihid ayaaneey 🤣ninka waa noo diiday yaah alaha kuu xafido I.a asaga iyo caruurtadaba 👨‍👩‍👦‍👦full finally ♥️ 😆 m.a isku waara isku gabooba🤲💯💋💞I.a

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 2 ปีที่แล้ว +2

    Wcs ayaan kula mid baan ahay aniga xataa halgabsaar baatiya iyo marasalada aad u jecelahay gabasaarka baatiga marar badan tiktok due ku duubay halkaas gabasaar kkkk

  • @shankaroon1163
    @shankaroon1163 2 ปีที่แล้ว

    Ayaan qurux

  • @raxmaaadan431
    @raxmaaadan431 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah ayaan qisadi fatima ayaa Iga qabsi badneyd inaan burihii dhax jogo ismodayay

  • @beenthere4429
    @beenthere4429 2 ปีที่แล้ว

    Abayo waa qiso aad ucabsi badan ilaahay adiga iyo anigaba naba tuso

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 2 ปีที่แล้ว +3

    Amiin anaga iyo intii muslim ah yaarabi

  • @filsancabdisalam7578
    @filsancabdisalam7578 2 ปีที่แล้ว

    Ala ayaanney ninkaaaa waaa maqlay jiiiiitaaa la dhaha🥺🥺🥺

  • @aminasalax1284
    @aminasalax1284 2 ปีที่แล้ว +2

    Quruxay mel wa nagsan bad jogta o ciyalkada darbiyo din wax barasho wanag San uga heli karto marekan maxa kufale sharafay aniga marekan kulamatalisis

  • @ukhtiimuslimah494
    @ukhtiimuslimah494 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaaney xpipti geedka timaha la mariyo ee carabtu dhahaan اكليل الجبل af somali maxaa lagu dhahaaa
    kheyr alle haku siiyee

  • @xamdaqaranmedia8472
    @xamdaqaranmedia8472 2 ปีที่แล้ว

    Magacsiiso waa jiite wllo

  • @shankaroon1163
    @shankaroon1163 2 ปีที่แล้ว

    Ayaan

  • @qalixasan8360
    @qalixasan8360 2 ปีที่แล้ว

    Ayaan gobdoon sheekada cabsidad noosoo badi

  • @faadumosahra4060
    @faadumosahra4060 2 ปีที่แล้ว

    Wcs abyo wad mahadsanthy

  • @raxmarose4385
    @raxmarose4385 2 ปีที่แล้ว

    Alla ayaaney caawa wan cabsanaa garowan kadaawanaa

  • @khadracabdisamad4884
    @khadracabdisamad4884 2 ปีที่แล้ว +3

    AYANEY waxan so xasuusty sheeko ad ugaban oo ano yar igu dhacday😅markan soo xasuusto wallhy wan qosla waxan aha ilaa 5 jir waxan ahaa ilmayaroo aad u qalqaali ah oo faraha lagaga gubty😅dedna xafada anu daganyn waxa ku talay guryo kharabado ah oo jajaban oo lagu yaqano dadka wal walan iny galan oo haben kii o kake aad loga baqi jiray halkasa marka waxa lagu yaqany nin maryaha dumarka xidha oo habeenkino kale hady gabadhi soo hor marto kudhaga 😅dedna haben habenada kamida aya aduu waxy ahyd makhrib iyo cishe dhex doodi dena hiya inty casho noo karisay waliba baasto wan xasuusta ayey naga tagty oo waxy aday xafada abtigay oo xafado an badnyn noo dhaxeeyen kadib waxa marka horeba nala noolyd inan ay eedaday dhashay intasa waxa ku jiray jin calashaan mararka qarba inty dhacday wax ka dhex qaylin jireen dedna intany hoyo baga tagin ka hor by iyadu naga baxdoo habeen kibay mal camad qur an ka ka dhigato adi jirty ,kadib marky hoyo naga baxday al babkay kor nogaga sii xidhay anah intaan big soo idhibaa ileen balayada walan ban ahee joogi kari maaye aan albaabkii fardadihii furay saan kasaray wixi ay hooyo ku xidhay saa markan dabada ugu soo baxy ayaa waxan arky wax aan marka qof dumara mooday oo xujaab xareeda u eeg xidhan oo niqaban oo xiin kusocota anah markiiba waxa igu soo dhacday inantii edo dhashay markasan idhi aleelehe wa iyadiiyo malcamadii ku xanun satoo jinkii ku dhacayo soo carartee iska laaladi inta laguuguu imanayo😅ileen tabar kale malihiye intan big kadaba idhiban gacanta ku dhagay saa intuu qofkii igusoo jestybuu markii hore is yidhi waxan yar iska fuji anah waxan ku hayaa naa khadraay nawall kaly guriga ii raac marka inanta isku magacna wan nhy markan kafuqi wayey buu intuu gamcijii qandhiifo igaga dhajiyey buu ijiiday anah marku igusoo forarsadaybaan indhihiusi eegay saawallhy waa balaayo indho waawayn oo indho cascas markasan garty xitaa inaanu dumar ahyn hadana kabihiisiban eegay saa wallhy wuxu xidhan yhy kabo rag oo buudh ah😅aah markan yara dadkuba ilmayar ima moodi jirin calashan san ufakarayo iyo sidan wax ukala garanayo aduu markii danbe intaan baxy baa markan arky inuu isii jidayo dhinicii kharabadihii lagu shegi jiray baan intan dhagax dhulka kaqadaybaan gacmaha kaga garacay haxanuunanoo haku sii dayan isleyahay😅marba tan ku dhufto moye takaluu igu qabtaa saa markan arkay inanu isii daynynin baan qayliyey ded wxa soo baxdy tuyaroo an xafadooda isku xig ny oon marna heshiis ahyn marna is lyn jirny markasay eedadeed igu yedhay oo gudaha ku jirty sidiibay ninkii gabadhii iga eriday inty shiiday
    markasay dadkii xafada ku noola odhami isusoo baxeen a ladamcay in wax ly waydiiyo anah indhuhuunban saa umeer meriyaa juuqba walyga wayey 😅saa inty hooyo guriga ilasoo gashaybay midi dabka gatay naa mad mardanbe dabada uso bixi 😅wallhy markan xasuusto wan qoslaa

  • @bisharashueb7023
    @bisharashueb7023 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaan indho weeyn shekooyinka maseerka innoso dhiig ok

  • @farxiyofiska1418
    @farxiyofiska1418 2 ปีที่แล้ว

    First ayaaney cawa

  • @nagadxussen6692
    @nagadxussen6692 2 ปีที่แล้ว +1

    Wsc Ayaan gobdoon 👸 💋 ♥

  • @sumayomohamedsanaag4160
    @sumayomohamedsanaag4160 2 ปีที่แล้ว +3

    Wxaan soo xasustay 🤔nin kayga markay hoosha gaarto waji malihi🥰🤣😂😂

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  2 ปีที่แล้ว +2

      🤣🤣🤣🤣

    • @beenthere4429
      @beenthere4429 2 ปีที่แล้ว

      Ayaaneey abaayo chanalka kale qiso manoosoo galin ee maxaa dhacay

  • @mowlidnoor1716
    @mowlidnoor1716 2 ปีที่แล้ว

    Yaaahuuuu

  • @hindamohamed4768
    @hindamohamed4768 2 ปีที่แล้ว

    Asc wll ayaan cabsi cabsi weeye

  • @amaltabane4829
    @amaltabane4829 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤scw ❤scw❤ scw❤ scw❤scw❤ scw❤ scw❤scw❤ scw❤scw❤

  • @shacaybsh9991
    @shacaybsh9991 2 ปีที่แล้ว

    Ayaney ninka waa run oo waxaa ladhihi jireey jiite

  • @nimcocismaan5529
    @nimcocismaan5529 ปีที่แล้ว

    wa jiite kaasi

  • @firdowsakariye1654
    @firdowsakariye1654 ปีที่แล้ว

    Abaayo sheekoyinkan noo soo badi

  • @naimohussein1596
    @naimohussein1596 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah ♥️♥️

  • @RaqiyoismaciilRaqiyoisma-vp9ej
    @RaqiyoismaciilRaqiyoisma-vp9ej ปีที่แล้ว

    M.a

  • @mrsocdaal1434
    @mrsocdaal1434 2 ปีที่แล้ว

    Subxanallah

  • @ubahdhool8158
    @ubahdhool8158 2 ปีที่แล้ว +1

    Hhhjjhhh 😆wayay waxbadso waxbelbaykeenta warunta🤔

  • @xabiibocadey1845
    @xabiibocadey1845 2 ปีที่แล้ว +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @salmocraxmaan313
    @salmocraxmaan313 2 ปีที่แล้ว

    Asc Hi

  • @kadijaabdirashid6880
    @kadijaabdirashid6880 2 ปีที่แล้ว

    Hhhh hay acudubilah ayane qisada teni marna way iganixisay marna way iga yabisay marna waan kuqoslay runti

  • @izooqueen4524
    @izooqueen4524 2 ปีที่แล้ว

    Eeeeeeeeeeh 😢😢 xnunwyeh 😮😮

  • @sabaadintifaac694
    @sabaadintifaac694 2 ปีที่แล้ว

    😓😭😭😭

  • @farxiyofiska1418
    @farxiyofiska1418 2 ปีที่แล้ว

    Wcs abyo

  • @suadmire7450
    @suadmire7450 2 ปีที่แล้ว

    Asc ayaan odgaaga anaa u xareeynaayo kkkkkkkk🌹👍

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 2 ปีที่แล้ว

    Wcl abaayo 💖

  • @amrannuuribrahim4588
    @amrannuuribrahim4588 2 ปีที่แล้ว

    Ayantena

  • @muhuboahmed2999
    @muhuboahmed2999 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaan fulay batahay abaayo waxn qoslay qosol an indhawayd qoslin waxad igaga qoslisay marka tiri kuso qorimayo magacisa yanu iga sohor bixin?

  • @zidraali9150
    @zidraali9150 2 ปีที่แล้ว

    Ala Ayaany ninkan tiijaa ladhahy Growe aana lagu xiray

  • @sahramuuse775
    @sahramuuse775 2 ปีที่แล้ว

    Ninkaa waxa la dhihi jiray jiite dhawr gabadhood waa jiitay

  • @sahalmaxamed9095
    @sahalmaxamed9095 2 ปีที่แล้ว

    Wall ninku hadii yi yahay dadqal wuu cuni lahaa ee duurgalayuu ahaa

  • @sitteyhussein2558
    @sitteyhussein2558 2 ปีที่แล้ว

    Dadkii waa isbedeleen ma dhici karto lama dhahaayo waaye waxaan hada aragno ayaa nagu filin mid wax kufsado iyo mod wax dilo iwm

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 2 ปีที่แล้ว

    Wx walba dhici kra

  • @caliinaabdi7641
    @caliinaabdi7641 2 ปีที่แล้ว

    Ayaaan faar.bay didiysaa in somakida kuso qabato mara saladadeedka oga hadashay hhhhhh wakuwataaa ayaney

  • @thequeenofafrica2864
    @thequeenofafrica2864 2 ปีที่แล้ว +2

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🥰

  • @aliishaafrah7349
    @aliishaafrah7349 2 ปีที่แล้ว

    Abyo tan habeen ma dhageesanayi bari qadada ku karsankaraa leee cabsi tabarteyda ma ahan baayo

  • @aishadahir1755
    @aishadahir1755 2 ปีที่แล้ว

    Ayan idha wene judan hadi la shegay bari le dawan kara macsalama 🤣

  • @housseinmachallaharte2441
    @housseinmachallaharte2441 2 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @sihaamabdirizak5967
    @sihaamabdirizak5967 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaan byo ila taliya raba Ina kula wadago plz iso jwb

  • @fathimadirie8653
    @fathimadirie8653 2 ปีที่แล้ว

    Ayaneey jiite miyaa ninku

  • @hamdiabdinor44
    @hamdiabdinor44 2 ปีที่แล้ว

    Cawa sheko kala manoo hysaa 😰😰

  • @Fardawsafiican1
    @Fardawsafiican1 2 ปีที่แล้ว

    Xuuuux😭😥subxnllh

  • @fadimokitchen5682
    @fadimokitchen5682 2 ปีที่แล้ว

    kaas cawad waba kadarana ilahow hana tusin

  • @firdowsakariye1654
    @firdowsakariye1654 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkk

  • @kadrabachir7325
    @kadrabachir7325 2 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂❤❤❤❤❤

  • @firdowsakariye1654
    @firdowsakariye1654 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkk

  • @sandheeredini1531
    @sandheeredini1531 2 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah walahi walashay indho weyneey mareykan raaxo mataal tankale gabadhaha nin aan qabin ku darsanaysooy in lagu dhihi ninkadu hakuu shaqeyo mareykan lacag cayra lagama qato kuna ducaysta haduu qayr kuu ahayn

  • @fatumahajji4992
    @fatumahajji4992 2 ปีที่แล้ว

    Beenta iska daa walaley

  • @Sanaaaxmad79
    @Sanaaaxmad79 2 ปีที่แล้ว +2

    𝘲𝘰𝘧 𝘢𝘯 𝘪𝘨𝘢𝘮 𝘴𝘰𝘩𝘰𝘳𝘦𝘯 𝘬𝘰𝘣𝘢𝘵𝘪𝘨𝘢😁
    𝘚𝘶𝘣𝘢𝘹𝘢𝘯 𝘢𝘭𝘭𝘢𝘢𝘩 𝘲𝘪𝘴𝘰 𝘭𝘢𝘺𝘢𝘣 𝘭𝘦𝘩 𝘤𝘢𝘸𝘦 𝘢𝘮𝘢 𝘹𝘢𝘫𝘢𝘥𝘢 𝘲𝘶𝘥𝘢𝘴𝘩𝘢𝘥𝘦𝘥𝘢 𝘯𝘢𝘨𝘶 𝘢𝘥𝘬𝘢𝘵𝘢😄

  • @queenfardowzaofficial4444
    @queenfardowzaofficial4444 2 ปีที่แล้ว

    Iso booqo wll chnlkyga tnx

  • @dhowrsanabdirahman
    @dhowrsanabdirahman 2 ปีที่แล้ว

    Asc wllah qiimah leh fadlan Subscribe isara