NINKII GUURSADAY CABSI DARTEED AYUU DHIMAN GAARAY MARKAY MUSQUSHA INTA GASHAY SOOBAXDAY AYADOO WAJI

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 108

  • @ayaangobdoon3254
    @ayaangobdoon3254  ปีที่แล้ว +28

    th-cam.com/video/_BiBl3RLoRc/w-d-xo.html waa kan chanalka abaayo

    • @nadiifoabdullahi3266
      @nadiifoabdullahi3266 ปีที่แล้ว +2

      M.a.sh.a runtii ayaaney wad mahadsantaha aad baad iga qoslisey allaha ku amaansado tolow malaga yaaba intaad Somalia imaato inaa nolol isku aragno

    • @zainabzaky4710
      @zainabzaky4710 ปีที่แล้ว

      ​@@nadiifoabdullahi3266
      Pp

    • @khaalidgaming4414
      @khaalidgaming4414 ปีที่แล้ว

      Waa qiso cabsi badan

  • @Ahmedmzungu
    @Ahmedmzungu ปีที่แล้ว +3

    3:12hhh🥰🤓🤓😅 khatar thy abyo❤️

  • @kingmoha8058
    @kingmoha8058 ปีที่แล้ว +4

    M.a Abayo ❤️💯🧠💯..wad mhdsnthy Abayo sida waqtigaga noogahurty mhdsnd

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว +2

    Wcs my abaayo ayaan ina xirsi goobdooney waan kusalaamay aad iyo aad

  • @sihaamyufuf1152
    @sihaamyufuf1152 ปีที่แล้ว +5

    Ayaan bari masogiline rafifi iyo dimaa haduu alah nagarsiii yo qisadoda mise

  • @nashadhussen9212
    @nashadhussen9212 ปีที่แล้ว +6

    Wsc Ayaan goodbon qll xiid ❤️❤️❤️❤️🤣😩💋💋

  • @maxamuudcabdi3383
    @maxamuudcabdi3383 ปีที่แล้ว +2

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @azmaahmed2103
    @azmaahmed2103 ปีที่แล้ว +7

    Malayga Horeeya cawa

  • @fatumaabdikadir5637
    @fatumaabdikadir5637 ปีที่แล้ว +5

    🌺🌺🌺asc ayaankusoco haa Khatra aatahay👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽✅

  • @xamdimuse921
    @xamdimuse921 ปีที่แล้ว +2

    Soo daa ayaaney adaygiina waa iga maqan yhy ma cabsadee

  • @farhiya5072
    @farhiya5072 ปีที่แล้ว +3

    Wcs Abaayo Ayaan Gordoon msha aallh Abaayo mcn 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💜💜💜💜💜💜🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️💟💟💟💟💟💟💝💝💝💝💝💝💝💝

  • @zumayo5125
    @zumayo5125 ปีที่แล้ว +4

    Hppti adigaa nga kensadey❤

  • @Zahra-fq3fe
    @Zahra-fq3fe ปีที่แล้ว +3

    Wnku salaamay abaayo

  • @fowzmuhumed
    @fowzmuhumed ปีที่แล้ว +1

    Asc abaayo alla hakuxifdiyo adi ciyaalkaga i zuwjkaga

  • @hawaosman2457
    @hawaosman2457 ปีที่แล้ว +1

    Ayaan bes waaye beri leen fiirsanaa hadii alla idmo yaah muraayad Jana pow iyo cod wuuuw waa baxay

  • @xafsocabdi07
    @xafsocabdi07 ปีที่แล้ว +1

    Ayan qof adi awadato madaxu nosaranyahy

  • @kingmomalik2042
    @kingmomalik2042 ปีที่แล้ว +17

    Somali madax adaygan ku nacay please love ha i saarin iska bax🤣🤣🤣😅

  • @deeqodahab9737
    @deeqodahab9737 ปีที่แล้ว

    Habayn aandawanayaa cabsi cabsi

  • @deqamahmud3531
    @deqamahmud3531 ปีที่แล้ว

    Qabka shekada usogudbasnba kahelay masha allah

  • @yusraahmed8511
    @yusraahmed8511 ปีที่แล้ว +27

    abayo ayaney qofan jeclahay waxan ka daremay is badal ana wan is badaley oo ma danyo 😂😂wlhi adi nag adag iga dhigtay 💋💋🥰allaha ku dhowro xabibti

    • @Nasrocadeey
      @Nasrocadeey ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣

    • @amayaabdalla5163
      @amayaabdalla5163 ปีที่แล้ว +3

      Sasa kaa raba ani nin dhan eeba inac siisay marka arky qisooyinka😂🙄

    • @Haffyy
      @Haffyy ปีที่แล้ว +1

      @@amayaabdalla5163 😂😂😂😂

    • @Masnamunira2356
      @Masnamunira2356 ปีที่แล้ว +1

      @@amayaabdalla5163 Maya wall
      Nimankoo dhan isku mid ma'ahan
      Markaa waxaa lagaa rabaa oo muhiimkuu ah inaad ka qaadatid qisooyinka wixii ku anfacaya,
      Sbbta laguugu soo gudbiya waxay tahay inaad ka fa'iido

    • @naimabashir6420
      @naimabashir6420 ปีที่แล้ว

      @@Masnamunira2356 p

  • @sabnaa144abdullahi7
    @sabnaa144abdullahi7 ปีที่แล้ว +5

    Wcs abaayo illah haku xifdiyo qaali cadawgaaga cagta hoostiis wan ku salaamay

  • @amrannuuribrahim4588
    @amrannuuribrahim4588 ปีที่แล้ว +2

    Ayan qurux

  • @hodanmuhumed6079
    @hodanmuhumed6079 ปีที่แล้ว

    Kkk ayaaneey meel mada ka sarysa oo wax la saaraa ma jirto waa hawo waa laga dhacaa

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 ปีที่แล้ว +4

    Wcs ayaan Qaali sharafay ❤ ♥ ❤♥️👏👏👏♥️♥️♥️♥️

  • @Najmo2041
    @Najmo2041 ปีที่แล้ว

    Ayaney cabsi mhn malbey🤟🤣

  • @suleimanabdi2573
    @suleimanabdi2573 ปีที่แล้ว

    Ina athertey mcn wankula socda insha Allah

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว +6

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah shukrn

  • @Fardawsafiican1
    @Fardawsafiican1 ปีที่แล้ว +1

    Ayaaneey ani waa ka helaa qisooyinka.cabsida.😍😍
    Shukran.xbbti😘💋

  • @MaandeeqYare-uj5lj
    @MaandeeqYare-uj5lj ปีที่แล้ว

    Cabsi cabsi waye wllhi abayo🤪🥺🥺🥺😱😱😱😱

  • @mohameddaud2174
    @mohameddaud2174 ปีที่แล้ว

    Ayaanay qaabka loo sheekeeyo bari sheekada soo koob hadalka degdeg ka dhig si ay dadku u xiiseeyaan waan ku caajisnay waxee

  • @sadiyasadiya5503
    @sadiyasadiya5503 ปีที่แล้ว +1

    Waankusalamy xbbti qali ayaney waxa walbo waad naga istahisha 😘💯💯❤️

  • @shukriabdirahmaan6066
    @shukriabdirahmaan6066 ปีที่แล้ว +3

    Asc ayaaneey abaayo

  • @Farhia-
    @Farhia- ปีที่แล้ว +2

    Ayaaney wllhi naag adag iga dhigtay abaayoy ilahey kheyr haku siiyo ❤❤

  • @ayaan4643
    @ayaan4643 ปีที่แล้ว

    Numpang🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @noordinibrahim4330
    @noordinibrahim4330 ปีที่แล้ว

    Thanks Abaayo

  • @Naano970
    @Naano970 ปีที่แล้ว +2

    waan cabsaday wllhi bari baan dawanayaa hadaa imika wa noo habeen somaliland 8:17 habenimo anaa aad u cabsada baran bar xata madili karo

  • @mariaAxmed-lw9xs
    @mariaAxmed-lw9xs ปีที่แล้ว

    Nosibadi qisada cabsi cabsida ah abayo

  • @deeqacali_23
    @deeqacali_23 ปีที่แล้ว +11

    Hogayey astaqfurullah qaybta labaad wanba cabsada hayey doliga😂😂😂😂😂😂hello rer fulayo sidayda

    • @yallahbardhera9678
      @yallahbardhera9678 ปีที่แล้ว +3

      Ani xaajigayga Anoo baalka oga jiro daawaday taloow maxaa ladhihikaraa geesinimaa 🤣🤣🤣😂😂😂💔💔

    • @deeqacali_23
      @deeqacali_23 ปีที่แล้ว +3

      ​@Yallah Bardhera 😂😂😂😂geesiyad baa tahaye dalka wax uqabo saxibey tariqda ad gashide astaqfurullah 😂😂aniga alab an dhaqaya jikada ixirneed qaybta cabsida marki lagaray baan jikadii iska fura ar anigaa

    • @yallahbardhera9678
      @yallahbardhera9678 ปีที่แล้ว +3

      @@deeqacali_23 hada qeebta labaad daawan rabaa sida xalay ookle saaxiibkay lee ku Agdaawan rabaa 😪😪😂😂😂🤭🤭🤭

    • @yallahbardhera9678
      @yallahbardhera9678 ปีที่แล้ว +3

      @@deeqacali_23 hye macaaneey insha Allh waxaan kaqeeb galaa taariqda fulaynimada hhhhhhh 😂😂😂😂🤭🤭🤭💔💔💔

  • @nasteexocumar5399
    @nasteexocumar5399 ปีที่แล้ว +7

    Walle waa iga qosol siisy hbo ayaany sasabashada waa ku dheerydàa😅qiso cabsi ah waa ka cabsadaa hdaan dhageysto hurdo io aniga waa is deyheynaa caawo dhayso maah biri school la aan yeey igu dhicin😫🤣

  • @caaishacali7144
    @caaishacali7144 ปีที่แล้ว

    Ayney abayo wlhi dar ale kuu jechy xbbti

  • @raxmaaadan431
    @raxmaaadan431 ปีที่แล้ว

    Ayaney qisadu cabsi badanaa habayn ayaa dawanaya bisinka

  • @deeqomohamud4712
    @deeqomohamud4712 ปีที่แล้ว +3

    Cawa aniga uhoreyo

  • @Ahmedmzungu
    @Ahmedmzungu ปีที่แล้ว +3

    🥰🥰🥰

  • @najmaahmed4139
    @najmaahmed4139 ปีที่แล้ว

    Wcs xbbti ayaan hore usoco

  • @xabiibocadey1845
    @xabiibocadey1845 ปีที่แล้ว +3

    🤩🤩🤩😇😇👍👍👍👍

  • @rukiasamow411
    @rukiasamow411 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkkk walahi washeko funny ah 😆

  • @mssamaal-mw6iv
    @mssamaal-mw6iv ปีที่แล้ว

    M.a 🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah walashey Allah xa ku xifdhiyo

  • @ayaancabdullahi-ye7vy
    @ayaancabdullahi-ye7vy ปีที่แล้ว

    Qrybtii labad mee ayney 🥺💔☝️

  • @Mushtaaq98
    @Mushtaaq98 2 หลายเดือนก่อน

  • @Ahmedmzungu
    @Ahmedmzungu ปีที่แล้ว +4

    Wcsw w qali dumar🥰 solabsho wcn Boqoradena thy hadalkaga miyan diidi karnaa xbbti❤️

  • @mabruukamuuse
    @mabruukamuuse ปีที่แล้ว

    Cabsi maha waxaan 😢😅

  • @mohamedfaarahhassan3471
    @mohamedfaarahhassan3471 ปีที่แล้ว

    😮😮

  • @saabiriinmohamed883
    @saabiriinmohamed883 ปีที่แล้ว +5

    Wx cabsi maba dareemin ayaany prt 2 waa sugeena shaqaba iskaga jiry 😄😂

  • @nashaadnalkainanadiir-qy9hv
    @nashaadnalkainanadiir-qy9hv ปีที่แล้ว

    Abayo sheeko cabsi sa idaeh noosokili

  • @qadiijosanweyne7201
    @qadiijosanweyne7201 ปีที่แล้ว

    W khiso fiican afkaga cano lagukhabay

  • @faizaislaw4976
    @faizaislaw4976 ปีที่แล้ว

    Qeybta 2bad quruxey marka waqti hesho

  • @xafsamaxamadsalaad9881
    @xafsamaxamadsalaad9881 ปีที่แล้ว

    Ani habeen daawanooyaa😅😅

  • @zoyaquruux1466
    @zoyaquruux1466 ปีที่แล้ว

    Hawena dawanoya shekadan cabsi cabsi ordhac maekan arkay is dhahay kuso

  • @adnamoha3421
    @adnamoha3421 ปีที่แล้ว +2

    12pm dawanya lndhera nimo😂😂

    • @Dayr12
      @Dayr12 ปีที่แล้ว

      12pm mise 12am kala saar kkkkkk

  • @Sadioabdirahm143
    @Sadioabdirahm143 ปีที่แล้ว

    Ani wan usosaray markii hore so dhigtayba maba dhafo qofaa adi so dhigto

  • @Rabiyownabadbaadi
    @Rabiyownabadbaadi ปีที่แล้ว +3

    Ma rabtana in aad ganacsi GURIGA Ku samayso, miyaad JOOGTAA yurub, haday jawabtu tahay haa igusoo bir ❤️

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 ปีที่แล้ว

    Abaayo aniga ma jecli in aan waqti ku dhameeyo shekooyinka horay loogu soo qoreynin part 1 iyo part 2 as a title raally iga ahaaw but that's who I am macaanto and thanks for ur time 😉 😍

  • @fatumahassanhassan3423
    @fatumahassanhassan3423 ปีที่แล้ว +4

    M,a aniga hbenkii Ayan alab kugu dhaqida walaley inan kacararo Miya rabta hinda weyney 😂😂

  • @kingmoha8058
    @kingmoha8058 ปีที่แล้ว +2

    Waxandawanya haben 🤣

  • @sadiomahmuuda9504
    @sadiomahmuuda9504 ปีที่แล้ว +2

    Ayaaney chenelka kaley magaciisa

  • @umumaxamadamiin9964
    @umumaxamadamiin9964 ปีที่แล้ว

    Kaligay qol mugdi ku daawanooyaa🤣🤣🤣🤣

  • @daganaayaat6664
    @daganaayaat6664 ปีที่แล้ว

    Part2 Wali ma so galin miyaa Ayaaney🥰🥰🥰

  • @maidoisxaaq
    @maidoisxaaq ปีที่แล้ว

    Ayaney ani Isbital jooga jawab sugoya hada cabsado dad iqaqa banayo wala helaya umalayna 🤣🥺🥺

  • @maxmedcabdulahi8751
    @maxmedcabdulahi8751 ปีที่แล้ว

    Abyo ani xalay ayey iso gaartay lkin wan kabaqay oo waxan dawaday maalintii

  • @qadiijosanweyne7201
    @qadiijosanweyne7201 ปีที่แล้ว

    adne malagudharbaxay

  • @ruwaydaruwayda7843
    @ruwaydaruwayda7843 ปีที่แล้ว +1

    Ayayney wn ku xisay laba bil.ma dhgysn muqldada wn mshqulay hda ano canjelo dubayo is iri ayan indho wayn ka war don bal hh

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 ปีที่แล้ว

    💘💘💘👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎊🎊🎊🎊🎊🇸🇴🇸🇴🎊🎊🎊🎊👍👍👍

  • @najmamohamed2329
    @najmamohamed2329 ปีที่แล้ว

    Wan uso sarnay

  • @najibkuku7308
    @najibkuku7308 ปีที่แล้ว +1

    💀👿💥ደብዳቤ ዚምባብዌ ጳጉሜን ጲላጦስ ፀሐፊ ቕድሚ ጮኸ ቓልሲ ጪሪሚጢ ፕሬዚዳንት ሂሳብ ጅምር 👻🤡

  • @suleimanabdi2573
    @suleimanabdi2573 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkk

  • @DaahirCabdule123-qm2sy
    @DaahirCabdule123-qm2sy ปีที่แล้ว

    Kkkkk

  • @raxmaabdullahi4392
    @raxmaabdullahi4392 ปีที่แล้ว

    @

  • @noorabdihaji9195
    @noorabdihaji9195 ปีที่แล้ว

    hhhhhhhhhhhhhhhhh kkkkkkkkkkkk

  • @naimapaeqaali6198
    @naimapaeqaali6198 ปีที่แล้ว +1

    Ayaaneey heesta caasha koos Saa uxifdisay Ka helay🤣🤣🤣

  • @fowzmuhumed
    @fowzmuhumed ปีที่แล้ว +3

    Asc abaayo alla hakuxifdiyo adi ciyaalkaga i zuwjkaga