shaqada hooyada ee maalinlaha ah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 46

  • @sawadmohamed
    @sawadmohamed 5 ปีที่แล้ว +6

    suheyab sudeis sofia maash allaah tabarakallah habar yar iso bar bar ilaahey ha ikiin xafadiyo i love you so much ❤️❤️❤️❤️

  • @farxiyo2790
    @farxiyo2790 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah abaayo beutiful wan kahelnay video gada noo soo badi 👍👍👍👍💓💓💓💓💓🇸🇴🇸🇴

  • @caishacali4680
    @caishacali4680 5 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allah shukran mcnto ree soomaaliya nahay dalabaadka cunta kariska noosoo badi wax wadanka laga helaayana noogasoo dhig mcnto mhdsnd weliba canbuulooyinka la dalacaayo mcnto oo lagu dalacaayo wax aan wadanka ka helayno insha allah

  • @Queen-qe4te
    @Queen-qe4te 5 ปีที่แล้ว +6

    Maasha allh mahadsanid qali waxan kuweydina dharka qaboobaha ee hoosta ilmaha loogu geliyo inte kaso iibsatey teeda kle noo soo geli dharka qaboobaha ee ilmaha oo dhamestiran qli

  • @amalabdulahi9692
    @amalabdulahi9692 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abayo suhra video ad so galishid wan jaclhy anigo carur hesan xita kuwa carurta wan dawada hooyo adag ayaa tahay rabi haku xafido alle hoyoyinken naxaristi jano ha siyo ameen

  • @nacimoabdi4727
    @nacimoabdi4727 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Allah kuxftiyo

  • @ibrobadyouner8165
    @ibrobadyouner8165 5 ปีที่แล้ว

    Machallah tabarakalah walalo zuhra caadey salaan saree habibti

  • @umumaalikabdulmalik1084
    @umumaalikabdulmalik1084 5 ปีที่แล้ว

    qof ilmo yar yar heysto waan ahy waxa kasi ferekayaa muxu noqon donaa barafka allaha ino fududeyo

  • @kifaaxabdulaahi7863
    @kifaaxabdulaahi7863 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa alllh habo qurux Alllha Iii kiiin daaayo ❤️💯

  • @boqoradrermaxamedkhaliif7103
    @boqoradrermaxamedkhaliif7103 5 ปีที่แล้ว

    Mash alaaaah

  • @alishaalexa4099
    @alishaalexa4099 5 ปีที่แล้ว

    MashaAllah abaayo jazakallah kher Allah kuu xafido ilmaha gabadha igu wen 5 jirta ah ayaa öroninflammation qabto xili qabobaha ukuso kaca Allah caafiyo safa yar❤❤❤

  • @oumyloukman7645
    @oumyloukman7645 5 ปีที่แล้ว

    Keep going sister walahi waan jacel ah dhiri galintada hore uu soco mcnto adiga iyo family kaga allah idin xafiido 😍❤❤

  • @umumohamed2187
    @umumohamed2187 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah shukran abaayo
    abaayo zuhra laki waxaan kacodsanaya adi iyo asxaabtada duco
    waxaan ahay hooyo xanuusan labo biilood jiifto sariir haysata ilmo aad uyaryar qurbo joogta

    • @zuhralakiChannel
      @zuhralakiChannel  5 ปีที่แล้ว +1

      maamiita Yare abayo qali allaha ku cafiyo ya rabi

    • @umumohamed2187
      @umumohamed2187 5 ปีที่แล้ว +1

      zuhra laki Channel
      aamiin qaali

    • @katraali8574
      @katraali8574 5 ปีที่แล้ว +1

      Maamita abaayo Alle haku caafiyo ma uur ad ledahay

    • @umumohamed2187
      @umumohamed2187 5 ปีที่แล้ว +1

      katra ali
      amiin abaayo qaali haa abaayo
      ilaa aan 5 bil gaaro Walay jiifiya dhakhtarka

    • @katraali8574
      @katraali8574 5 ปีที่แล้ว +1

      Alle haku dib yareyo qali samir wad kagubiye inshalah

  • @ayancaday29
    @ayancaday29 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abayo illaahay haku xafido adi familykaga dhaman farxad ku waara insha Allah 👌👍♥♥🌷⚘🌹 amiin yaarabi

  • @muhiimadawafarxadacooking4478
    @muhiimadawafarxadacooking4478 5 ปีที่แล้ว

    Mash allah ilmaha illahey hanoxiftiyo adikana allaha hakuxiftiyo

  • @safetmohamed4906
    @safetmohamed4906 5 ปีที่แล้ว

    masha Allah walashey qaliga ah❤ wakuuxiisay ayamahan wanmashquulsana ilahey hakuxafido .soorta xage lagahelikara.

  • @ayaanproduct2736
    @ayaanproduct2736 5 ปีที่แล้ว

    masha sllh

  • @umumaalikabdulmalik1084
    @umumaalikabdulmalik1084 5 ปีที่แล้ว

    abaayo wad mahadsan thy waxa ahy gbar ku cusup wadanka turkiga waligay qabow bafar ma arag waxa deganan jiray khalejka carapta lix bilood waa qabow lixna waa kuleyl dhimasho ah lixda qabowga ah waxa xeran jirnay labiska qabowga waxa shidan jirnay dafaayado kululeyso ah lkn meesha way igu cusup thy

  • @ayaanjama9294
    @ayaanjama9294 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabarkalah

  • @Faizasworldbeauty
    @Faizasworldbeauty 5 ปีที่แล้ว

    MashaAllah abayo mahadsanid ❤️❤️

  • @fardosamohamed9470
    @fardosamohamed9470 5 ปีที่แล้ว

    Masha allaah allaya baarik xbbtii

  • @habsaachanel3087
    @habsaachanel3087 5 ปีที่แล้ว +1

    Xbt labada wiil imissa ayey jiran

  • @habsaachanel3087
    @habsaachanel3087 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid mcnto

  • @nacimoali4382
    @nacimoali4382 5 ปีที่แล้ว

    Masha allh mahadsanid

  • @hudaelmi9726
    @hudaelmi9726 5 ปีที่แล้ว

    Nice sis.👍

  • @hamdohussein3601
    @hamdohussein3601 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abyo shukran 👏❤💝❤

  • @umuasma5881
    @umuasma5881 5 ปีที่แล้ว

    Mashlh ani sorta ano uur leh ba ku walacay walaley wili wa ka lalaboda maxa sameya

  • @halimaabduqadir5068
    @halimaabduqadir5068 5 ปีที่แล้ว

    Mash Allah

  • @hooyourooncadeey4311
    @hooyourooncadeey4311 5 ปีที่แล้ว

    Luumaanta xagee kasoo iibsatay qaaliyey

  • @sacdiyosiman3733
    @sacdiyosiman3733 5 ปีที่แล้ว

    Mnshallah

  • @roorymo5841
    @roorymo5841 5 ปีที่แล้ว

    Abayo gabadh o sanad jirta ban heesta Ma socon walina san ku sacida say usocoto

    • @munaabdi96
      @munaabdi96 5 ปีที่แล้ว +1

      Abaayo qasab ha ku socodsiin sanad waa iska caadi taqtaradiisa la socodsii ilaa iyo 15bilood waa iska caadi aniga caruurtayda 9bilood ku socdaan hal talo keli ku siinaayo waa ha qabqaban free ka dhig kursiga fadhiga ha qabqabsado adiga keli ka ilaali meelaha halista

    • @roorymo5841
      @roorymo5841 5 ปีที่แล้ว

      Ok abayo Insha allah aad Bad umahadsantahay

    • @umumaalikabdulmalik1084
      @umumaalikabdulmalik1084 5 ปีที่แล้ว

      @@munaabdi96 walaal 9 ilmo kuma socdaan dr wayn oo 40 sano dr ilmo aheyd aya igu tiri ilmaha waxay ku socdaa cunuga u dhaqsado 11 bilood alxmduliah aniga ilmaheyga 11 markay u dhamaato way socdaan lkn ma arag 9 biloid socdo

    • @umumaalikabdulmalik1084
      @umumaalikabdulmalik1084 5 ปีที่แล้ว

      @@roorymo5841 abaayo wali way yarthy waxna socondontaa lkn ilmaha qaar way daahan haday 14 topon bilood jiraan socin waayaan dr lala xiriiraa waxa laga yapaa vitimin d inu ku yar yahy

    • @munaabdi96
      @munaabdi96 5 ปีที่แล้ว

      @@umumaalikabdulmalik1084 abayo adiga 9bilood shegaysaa hooyaday 8bilood ku socotay wiilkayga iigu yar waatodobo bilood derbiyada guriga oo dhan ku soo wareegaa keligiisaa istaago inta uu taagnaado waa ilaa 20 sekan marka waxaa laga yaabaa in caruurtayda farac wataan ooy ka keeneen ayeeyadooda oo sideed bil ku socotay farac ka sakow waxaa buuxa caruur 9kuordaya marka ha oran ilmo sagaal ku socda ma jiro cunugeyga inuu darbiga guriga ku socdo wuxuu bilaabay asigoo shan bilood jira gabadhaan waxaan kuula talin lahaa yeey bebega qabqaban free ha dhigto bes meelaha halista ilmahana wey bari kartaa asigoo yar sida loo gurguurto sida loo socdo aniga ayaa8 caruur leh iiga carruurtu iyagaa kaa jecel inag socdaan faree ka dhig daba gal hadaan ku dhaho cunugeyga 7bil jira aya jarjarada guriga ku socda anigoo haya bebiga awood wuxuu u leeyahay waxyaalo badan waa aktive nafaqadiisa ku dadaal muuska afakadada cambaha starooberiga haduu cunugaaga 6bil ka weyn yahay caanaha aad siisid uugu shiid intuu cuntada si fiican uugu baranaayo saacad ka dibna wax uun sii biyo xitaa ha ahaato mar hadaa wax siisid saacada ku buuxso in saacad ka dib wax siisid qadada qudaar iyo hilib isugu kari u shiid sii wax walba waa fara ku hayn anaga sadex sano ka dib caruurta xanaano noo aadaa malintii xagaa ayuu ku maqan yahan anigana ilaa iyo sadaxda sano inta laga gaarayo cunugeyga si fiican u korsadaa gaalada caruurta cunto madan ma siiyaan aniga iga qora ma dhameysa ma dhamaysay bes bey yiraahdaa ka dib soo farxalo

  • @ishaahmed7113
    @ishaahmed7113 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah sis

  • @ugaasomohamed8613
    @ugaasomohamed8613 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @zahraomardhiplawe7507
    @zahraomardhiplawe7507 5 ปีที่แล้ว

    mashaa allah