Thanks sxb. Waxaan arkaa whatsappkaga oo an I furayn fariimaha ama sawirada marka ay ku jiraa muddo. Wuxuuna I odhanayaa qofkii kuu soo diray Dib ha kugu soo diro. In ad iga caawisaa rabaa haddii ay maquultahay. Wad mahaddan tahay.
Sxb sare aad iyo aad ayad u mahaadsan tahay waxad markasta nala wadaagtaa bàrnaamijyo qiimo badan aniga aad iyo aad ayan kuu taageeraa sxb sare Waxan ku leeyahay keep going
*asc walal mahadsanid, teeda kale manoo diyaarin kartaa sida loo sameeyo apple ID on iphone & ipad adigoo dalka joogo, waayo soomaaliya masoo qabanayo, how to fix this issue?*
Waxbadan ayaan noo faa'ideysay..
Thanks inbadan Ustaad.❤❤
JIMA MUBARAK. صلوا على الحبيبﷺﷺﷺﷺ
Thank u my bro 🙏 i miss u bro🥰
BMA baryahan kumaanan arag xageed ka dhacday wall
Shukran ustaad waa point muhiim ahaa 🤗🤗🤗🤗
MY TUTOR I LOVE YOUR VOICE VERY AND VERY. YOU WILL BE THE FIRST ONE .
Sharafi hakuu siyaado aduun
Iyo aakhiraba jannadiisana allaah hakugu casuumo .
Aad iyo aad ayaan kaaga faaiidaa mar kasto thanks a lot.
Ustaad Maxamed waa jeclhy casharada aad so gudbiso ilahy haku barakeeyo wall
Masha allah thank you teacher
Thanks sxb.
Waxaan arkaa whatsappkaga oo an I furayn fariimaha ama sawirada marka ay ku jiraa muddo.
Wuxuuna I odhanayaa qofkii kuu soo diray Dib ha kugu soo diro.
In ad iga caawisaa rabaa haddii ay maquultahay.
Wad mahaddan tahay.
Maxamed im252 gulayso bro 💝💝💝
Muuqaal IGA hor tagey thanks ustaad
Thanks my dear brother keep going 💝🤗🤗💝💝
Waxbadanbaan kaa faaidaa wllo
Alle hakaa jasaai siiyo 😍❤
Eng mohamed true teacher nlw
Mahadsanid walaalkeey🥰🤙
Thank you teacher
ALLAH HAKU xafido macalin
Shukrn ustad allh ku barakeyo wax badan an sugayay muqal ad sogaliso
Things teacher tunti waa barnaamij fiican
Thanky you bro😊😊
Thank you
WAA CASHAR MUHIIM AH, MAHADSANID WALAAL.
Walaal IM 252
Waaa lagu wayey malmahan
Mahadsanid wall qali
Thanks iM252, channel, wanku guuleystey, runtii man aqoon.
Sxp ani wan arki wayay ma iphon.ka ayay khas u tahy mise telephon kasta wa laga heli kara mhadsanid
@@bishardoolal1904 koley keygu waa Galaxy, muqaalka dib ugu noqo si aad u fahanto.
First one ismuujiya💯✌
Sxb sare aad iyo aad ayad u mahaadsan tahay waxad markasta nala wadaagtaa bàrnaamijyo qiimo badan aniga aad iyo aad ayan kuu taageeraa sxb sare Waxan ku leeyahay keep going
1kun cwada igarsiya please somaliye wxyarba ikaga dhiman ilahay dartisa iku gaarsiya cawada
Mnsha alh wad mahadsan tahy wax badan ayaan ka faaiday cawa
Ow waaw 😊🤗🥰absolutely useful vedeo bro🥰😜
Thnks ustaad Inbadan
Thanks sxb
Qofkii ugu horeeyay🤗🤗🤗
😊😊🤗R U sure?
جزاك الله
Thank you bro
Mahadsanid mudne
Features ka cusub waa important
Waad maadsan tahay allah haku sharfo
Thnkz
Thanks you
Mahadzinda ustaada
Mahadsanid IM252
Thankis
Mahadsanid
Alle hakuu siyaadiyo wanaaga
Maanshaaa allaah zxp nin waxbadan oh keep going brother
Waad salamantihin team iam252 alah ha sharfo qofkii chanekayga pooqda
First commented bro horay usocd wangsan
Lkn Arintani maaha mid sii la rabay u shaqaynaysa waayo qofka markad on ka dhigatid masege yar baa u tagaya kadib qofkii marku arko haduu ku dhufto halkii on iyo off ahyd ayuu gaynayaa kadib isagaaba iska qaadaya markaa micno male haduu qofkii aad saartay iska qaadi karayo
Thnkz bro im252
Thanks wll Massager kana side loga tirtira
Ustaad💯💞
Keep moving forward hope U the best i.A, N We'll keep watching Ur vedeos I.A 😳🤔
Masha allah keep going
Madasha cilmiga technology yada ee somalida ugu wacan im252❤
Sidee ayan ulasocon karaa sxbkay WhatsApp ka
More update 💥✌❤👏👏😃😃Ⓜ♨Masha Allah♨
First comment macalimow casharada soo badi
Thanks macalin
Mahadsanid walalkayow. Laakiin walaal GP what's apka maleh keliyah old version ka unbaa leh disappearing massages..
Mshallh bro
Thnks wll qaali
Thanks
Tnx lpx
Woow mashaa alaah wll
Wll mahadsanid runtii chanalkaagu waa chanal wax laga faaidayo
Wax tar leh mahadsanid wll muxamed i am somali
Masul sare mahamed aad ayan ugu xisay vidoi yadada
Masha'allah masuul kugu xiranahay
Tnx
waa arin Layaab leh
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Thanks sxp sare💯
Wll aadbaan kuu taageera horey usoco
Wa arin wanagsan
Aadbad umahafsantahay runti waa barnaamij aan aad ugubaahnaa
Abwe farin aan qof u diray side ugu tiraa neh🥺🥺🥺ii sheek plz maalmo kaso waregatay farinta aan u diray delete for mi ayu ii yhy what’s keyga
Macalin waxaad jecelaan lahayn inaad bilowdo casharo graphic design ama video editing and photoshop
Shukrn wllo wax badan baa no faidaysaa
M.a ustaad lknse iima shaqeenayo pro
Mahadsnid Lkn Wn ka Wayay sxp Diapearing
Aad io ad ani ahantayda wan wayay balse waxn is iri iphonka may khas u tahy
Ustad lawaye
Wan Ka Faa'iday Mahdsanid zHp
Mahadsaneed Macalinkiina waxbadaan ayaan kaa faaidnaay fadlaan cashirada sobadi blz blz
Keep going
ABOOWE ANIGA WhatsApp keyga marka aan rabo inaan delete fariin 7 maalin xitaa waan delete karaa
Cashir nooga soo samee fadlan whatsapp update noqday plase
What's app kaagu waa nocre
M.a Pro
Lkn wll whysapp GB nalaha se laga dhigi karaa isaga hdi ad aqon uledahy thanks
Lkn maxaa lagu sameya application micnahayga imisa software ayaa lagu sameya maxayna Kala yihiin waxan ragaynaya inad iiso jawaabto thanks❤🙏
Wad mahadsan im252 lkn wanka wayi disAppering mesgegs
*asc walal mahadsanid, teeda kale manoo diyaarin kartaa sida loo sameeyo apple ID on iphone & ipad adigoo dalka joogo, waayo soomaaliya masoo qabanayo, how to fix this issue?*
Ok
𝐀𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐢𝐦𝐚 𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐰𝐥𝐥
MHDSND ustad
Zhp malaha kaygu gp ayan isticmalaa
Mrkad telephone ka wax kasharaxe screenrecording istcmlaa sas fcne lojedi karaa
sideen isu diwaan gelin karaa iam252 i wanna to learn the computer
👌
walaal ado raaliya iphone x sidee ugu isticimaala whatsappgb hadaa xirfad uleedahay noo so gali plzzz cosiga iga so jawb thnkz
Mhdsanid sxb ee haddan isku dayo kuwii hore inan qofkas ka tiro siden uga tirikara
Sxb adiko raaliya snp jad kasoo hadal wax maclumada mahadsanid