NIMOCO YAASIIN HEES CUSUB ISKU DAALNAY DAALAY DAALAY LADYS NIGHTKII UBAX FAHMO LONDON 2023

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 195

  • @Beeli495
    @Beeli495 ปีที่แล้ว +23

    Illahow sowj wanaagsan waa isii see ubad qayr qabo iga sii yaa rabi🤲🤲🤲

    • @ilhaanfuaad9558
      @ilhaanfuaad9558 11 หลายเดือนก่อน

      Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin ❤

    • @said1498ify
      @said1498ify 5 หลายเดือนก่อน

      Waa ikan quruxeey iga fur Nasri eebe keenay Hello ma imaqashaa.

    • @AhmedSiciid-z4r
      @AhmedSiciid-z4r 4 หลายเดือนก่อน +1

      Amiin❤❤❤

  • @daganmomo
    @daganmomo ปีที่แล้ว +59

    Illahow Ragga No hagaaji, Anagana Qalbiyadena xasilooni ku beer, illahow sowj Wanagsan icalaf Aamin😢❤

  • @amalyusuf1210
    @amalyusuf1210 ปีที่แล้ว +19

    Nimco runtaad ka hadashay, meel na bukta baad tabatay, Allah ya cisak ❤

  • @haajiranda9086
    @haajiranda9086 ปีที่แล้ว +25

    diiftiyo darayada qurbaha taal halkaad dugsi iga noqan leheed adaa adaa iigu sii daray wale inleyga sameeye modaa rerkii dumay ileen duli,nimo damiirka diiday allow uwadka nala kori😢😥 yaa rabi qalbi ii kab❤️‍🩹😭

    • @ayaansiidhi540
      @ayaansiidhi540 ปีที่แล้ว +3

      Dibad iyo dalba waa mid lawada qabo😢

    • @rodaosmandaoud
      @rodaosmandaoud ปีที่แล้ว

      Amiin

    • @farhioadenwarfa
      @farhioadenwarfa ปีที่แล้ว +4

      Dalku ma dhaamo waliba dowlad garan ka heshaane anaga ilaahay hanala koriyo

    • @FahadObsiye
      @FahadObsiye 6 หลายเดือนก่อน

      ❤❤

  • @Caliya7
    @Caliya7 ปีที่แล้ว +15

    O Yaa Allaah 😢😢 soomaliyey iskudaalney, kaladaalney, nalagudaal dibna waan usoconaa oo dunidii kaharnay ee maxaa inoo xal ah 😢😢😢 Yaa Allaah xal qeerqaba soomaali ukeen.❤❤

    • @hamsehm151
      @hamsehm151 11 หลายเดือนก่อน

      Aan kala tagno ayaa xala 😂😂

  • @Qezah-b7t
    @Qezah-b7t ปีที่แล้ว +14

    Heestan inta tiktok kasoo aragtay 😂😂😂

  • @Abdinasirmanuur
    @Abdinasirmanuur ปีที่แล้ว +12

    Ma Aniga 😢qorey Waa iska shakiyee 😢😢😢😢😢😢😢 runtii dhibka na haaysto alllh ayaa og nimco yasiin meel bugtey daawa lowaayey baa ka hadashey afkaga cano lagu maal

  • @mmaliosman2332
    @mmaliosman2332 9 หลายเดือนก่อน +6

    Ragow hablah qalbigod hala ilaaliyo gabdhow sowjkiin ilaalsad idinka waaa hees raga qalbiga adag ku socota❤❤ ilahyow gabdh qabi wngsn noo.sahal❤❤

  • @haniya_5600
    @haniya_5600 ปีที่แล้ว +14

    Wooow anayba iga sheegeyneysaa heestan xaalada hada ku suganahay😭

    • @shukriahmed4346
      @shukriahmed4346 ปีที่แล้ว +2

      Wa dumar ka somaliyed Oo dhan

    • @Somal8
      @Somal8 ปีที่แล้ว +1

      Soory wllo alle hakaasaaro

    • @dagen5864
      @dagen5864 11 หลายเดือนก่อน +4

      Kula midan ahay wlhi illahay samiir haynogu deeqo 😢

    • @haniya_5600
      @haniya_5600 11 หลายเดือนก่อน +1

      @@Somal8 amiin wll qali💕

    • @ayanrobleh4010
      @ayanrobleh4010 9 หลายเดือนก่อน

      sido kale walahi 😪😪

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 11 หลายเดือนก่อน +4

    Waaaaaw nice song nimco sharaf pic respect keep going Guuleyso Mar kasta insha Allah Alle haydin xafido dhamantin Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏👋👋👋👋💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @aminaali2223
    @aminaali2223 9 หลายเดือนก่อน +5

    Heestan anigeyba iga turjumey yaaa Allah amuurah sahal qofa wlbo arko farinteyd ha isoo duceeyo 😢😢😢😢

    • @KawsarJama-l5v
      @KawsarJama-l5v 9 หลายเดือนก่อน +3

      Alle haku sahlo amuuraha wll oo culuyska ha kaa qaado ❤

    • @egnshakiiri4424
      @egnshakiiri4424 8 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @juwajoy4163
    @juwajoy4163 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah nimco yassin wayba sii yaratay dhalalkeda masha allah

  • @AnfacD
    @AnfacD 11 หลายเดือนก่อน +5

    Masha Allah waa hees aad u macaan Nimca Yasin waxaan jeclaan lahaa in aan nolol ku arko heesaheeda qaar badan aa aad i tabanaya. Mahadsanid Mu.Alifka heestan & inta ka soo shaqaysay oo dhan.

  • @jamaadali8944
    @jamaadali8944 7 หลายเดือนก่อน +2

    Wow👌👏🥰👍

  • @nima3696
    @nima3696 11 หลายเดือนก่อน +3

    Difty iyo kulayl daran yada djibouti taal 🇩🇯 halky aad daryel iyo qabow iga noqon lahay ada igu si daray daran baabiyo iyo ciil maxa ku dulqaato dib u liqay andhufto reeka u dumin u dulowbay awgeed ....Allah ha u naxaristo amin jana fardus ....waka nin somali uffff

  • @IlhanAbdi643
    @IlhanAbdi643 ปีที่แล้ว +4

    Heestan dhinac walbo tabane huhuhuhuhuh❤❤😊Faiza viva sis😂

  • @quruxoday533
    @quruxoday533 ปีที่แล้ว +7

    Nimco yasiin heesta si fiican ayay u qaaday una jilaysaa love it ❤

  • @rahmamohamed200
    @rahmamohamed200 ปีที่แล้ว +5

    Ruux Cashaq kuu diray
    Dhibta Laguma daayee
    Halkii aad dabiib iyo
    dawo iiga noqon layd
    Adaa iigu sii daray
    Dacar iyo xanuun kale
    Maxaan kuu dulqaatoo
    Dib u liqay candhuuftoo
    Reerkaagu yuu dumin
    U duloobay awgii
    Daalay Daalay isku daalnay
    Daalay Daalay wada daalnay
    Isma doorinayside
    Duca qabe maxaa Xala??
    Diiftiyo qabowgiyo
    Daranyadan qurbaha taal
    Halkii aad daryeel iyo
    Dugsi iiga noqon layd
    Adaa iigu sii daray
    Dalanbaabi iyo ciil
    Maxaan kuu dulqaatoo
    Dib u liqay candhuuftoo
    Reerkaagu yuu dumin
    U duloobay awgii
    Daalay daalay isku daalnay
    Daalay Daalay wada daalnay
    Isma doorinayside
    Duca qabe maxaa Xala

    • @QaamuuskaQarniga
      @QaamuuskaQarniga ปีที่แล้ว

      Inta kale waa saxday Ee baydka hore Dacar iyo Xanuun kale Maaha ee waa Dacati iyo Xanuun kale, Dacatigu waa marka dhibatadu dhib dhaaftee la isku dacatiyo

  • @qalbinura5576
    @qalbinura5576 ปีที่แล้ว +6

    Allah mom waxan moda in ad aniga iga hadleso walhi

  • @abdirahmanxuseen8199
    @abdirahmanxuseen8199 ปีที่แล้ว +3

    Al fanaana legend nimco yaasiin caraale ( naar nimco sharaf ). fanku hadii aw qof noqon lahaa nimcooy adiga ayuu noqon lahaa ❤🌷🌹💞❤️💯 kiina 💯

  • @ubaxxariir6516
    @ubaxxariir6516 ปีที่แล้ว +9

    Nimco yasmin heesta Wana ka helay ❤🎉

  • @hodancabdi9362
    @hodancabdi9362 ปีที่แล้ว +3

    Yasalam nimco yaasiin caraale waa fanaanad qiimaleh longe life

  • @amunabdi
    @amunabdi ปีที่แล้ว +8

    😭😭😭😭hablaha soomaliyeed dhibka haysteew😢

  • @dhamays5603
    @dhamays5603 4 หลายเดือนก่อน +2

    Heesaha qaar waxaa jiro aad isleedahay malaha abwaanka qalbigaagu ku jiraa 😢😢😢😢😢😢
    Mxaan kuu dulqaato dib uliqay candhuuftoon reerkaaga yuun dumin uduloobay awgii😢😢😢😢😢

  • @bahjaabdilaahi3196
    @bahjaabdilaahi3196 ปีที่แล้ว +5

    Yaasalaam hees wakhtigeedii timi❤

  • @Al.nasiixa-kheyr
    @Al.nasiixa-kheyr 3 หลายเดือนก่อน +2

    Wa heestii laygu macsalaaneyyy runtii 8/07/24🎉

  • @smartmustafemedia8511
    @smartmustafemedia8511 ปีที่แล้ว +3

    Heestii Sanadka weeyaan. Best Nimco Yasin

  • @farxiyoahmed4697
    @farxiyoahmed4697 ปีที่แล้ว +5

    Heestaan gabdho badan aan ka mid ahay baay ka sheekaynaysaa walahi

  • @CaashoCuud-q2l
    @CaashoCuud-q2l ปีที่แล้ว +5

    Hees hees dhaafty ❤

  • @farxiyotagsiile8444
    @farxiyotagsiile8444 ปีที่แล้ว +5

    Hesta tiktok ka so racay lkn balayo ima hayso😢😅

    • @Suhaila685
      @Suhaila685 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂 allah haynaka haayoo dhaman teen

  • @HannaAlin-vz3wq
    @HannaAlin-vz3wq 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahayow dumrka qalbiyadood xasilooni kadhig 😢

  • @mohidinosman1499
    @mohidinosman1499 ปีที่แล้ว +3

    Asc Nimco yasin afkaaga caano dhey ah lagu qabey waxaad sheektey waa dhibaatada Raga somaliyeed lagu hayo ,laakin gabdha waxey modeen inaad amaaneyso lakin waad laheshay ( NIN SOMALIYED WAA QAALI)😂😂❤

    • @najmaabdullhi
      @najmaabdullhi 9 หลายเดือนก่อน +1

      Raga yaa dhibateyay

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 ปีที่แล้ว +4

    Isma doorineyside duco qabe maxaa xal ah😢🤷‍♀️💔yaahuu allahayoow ka kaalmee hablaha ay ibtilo ka heysto reerka😟🤲🤲🤲🤲

  • @IlhanAbdi643
    @IlhanAbdi643 ปีที่แล้ว +6

    Yasalaam Nimco Yaasin codkeda wa faleebo realy😢❤waaaw

  • @AbdiwaasacMahamed-nj2ix
    @AbdiwaasacMahamed-nj2ix 6 หลายเดือนก่อน +1

    Heesta😢ug jelcahy wlaahi nimco ❤

  • @nimcoguled2087
    @nimcoguled2087 3 หลายเดือนก่อน

    Hoyo nimco legend ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ I love u

  • @hibonour9657
    @hibonour9657 ปีที่แล้ว +5

    Heestani waa siyaasada somalida dhex taala isku daalanay daalnay duco qabayaal maxaa xal ah bal adba!!!!!!

    • @QaamuuskaQarniga
      @QaamuuskaQarniga ปีที่แล้ว

      Fahankaagu wuu sareeyaa sister

    • @qaliahmed5526
      @qaliahmed5526 ปีที่แล้ว +2

      Heesta waxay ka hadlaysaa gabar Aamina Burhan la yiraa qiso ku dhacday siyaasad ka dheer

  • @amiinadeeqa1905
    @amiinadeeqa1905 ปีที่แล้ว +1

    Way igu socota wlle

  • @AyaanleXanjo
    @AyaanleXanjo ปีที่แล้ว +2

    Waa hees caad u macaan lkn waa hees ay gabadh sameysay sidaas filayo erayadii dumarka ayaan ka dhex arkayaaa

  • @Myway3801
    @Myway3801 ปีที่แล้ว +3

    Hey legend girl ❤❤❤❤❤❤

  • @NoloshaCusub0
    @NoloshaCusub0 9 หลายเดือนก่อน +1

    Meel oon rabay roob ma igu helay. Heestayn intan maqlay ayan wayeey imaka ayan helay. Ax, Ax, Ax, heestay aniga aya igu socotay. Maxan ku dhool qaatay oon daalay oo daalay ducaya qabay maxay xal ah. WOW tan hees waa daaftay.

  • @uivuv
    @uivuv 5 หลายเดือนก่อน +1

    Aniga miyay nimco ijeeday heestan

  • @fardowsoaden1984
    @fardowsoaden1984 ปีที่แล้ว

    Waa run ereyadaan gabdhaha soomaaliyeed dhib intuu ku filan way kala kulmeen raga soomaaliyeed

  • @ugaasaskarbare
    @ugaasaskarbare 10 หลายเดือนก่อน +1

    Esh qiyaasag hees taabanaysa duruufaha ku deeran qoska abwaan qaamuus halkeediibuu dhigaye

  • @khadiijoosmaan1999
    @khadiijoosmaan1999 ปีที่แล้ว +2

    Mom nimco yaasmin ahaa hes iyo bar ❤❤ masha allh cimridheeri cibaado suuban allh kusiiyo insha allh Mon ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 ปีที่แล้ว +3

    Heesta jecel maaha waa bolatik

  • @FaaraxCabdi-q4s
    @FaaraxCabdi-q4s 3 หลายเดือนก่อน

    Tankyou.nimco.ilove.you.mama.somaliyed

  • @abdifatahabdi2421
    @abdifatahabdi2421 10 หลายเดือนก่อน +1

    Garrnaqsi Heer Qoys Kii Ugu Sarreeyey 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @farahjama6460
    @farahjama6460 10 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan ahay nin door uu
    Daaimkiisu siiyay 4 afar inuu
    Dugsada oo Adna diiday gabar yahay ee la Dabaal caashaqa

  • @hibaaqahmedduale9677
    @hibaaqahmedduale9677 ปีที่แล้ว +2

    Nimco yaasiin caraale❤❤❤

  • @shayma-yarofficial3571
    @shayma-yarofficial3571 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh ❤

  • @maxamedabshir2462
    @maxamedabshir2462 ปีที่แล้ว +1

    Aabaha jaceylka maxamed.abshir.indhacade❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ZahraMaxamed-u4q
    @ZahraMaxamed-u4q 10 หลายเดือนก่อน +4

    Reerkaagu yudumin udulobay awgii alla maxaan oyay anoo isleh intee caruurta gaynee alx hada lkn wan kamaar may owan shaqaystay alla ninow maxaa gumaysi ku agyaal😢

    • @Dsaxan
      @Dsaxan 4 หลายเดือนก่อน

      😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @safoloveso1044
    @safoloveso1044 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤❤❤❤ eesh caala hees
    Waa ruunta

  • @KamilaKaraaf
    @KamilaKaraaf 11 หลายเดือนก่อน

    Like 11year ❤ wlhi adan oga heela hesaheeda lkn miidan adbay itabaty 😢like inay iga hadlayso wax an kalo kulmo my love but does Samantha libu😂❤

  • @warsanxidig9749
    @warsanxidig9749 ปีที่แล้ว +2

    SOMALI DHOOHANEY HEESTAN WAXAAN U QAATEY IN SOMALIDAN DABINKA LOO DHIGEY EE ISKUDAALEY MAXAA XAL INOO AH , CAQLIGU HA SHAQEEYO SIYAASI INA RAGOW. SANCADAALE IYO SAANMADOOBE YUU KU TALINE TASHO IMAN ALAHA IDIN SOO CESHEE.

  • @BraveOnE_
    @BraveOnE_ ปีที่แล้ว

    Waa Hees xaqiiqda ka turjumaysa waa xaalad ay Dumarbadan oo laqabo ku suganyihiin. Ragow Dumarka u nuglaada oo garab wayn siiya

  • @maryamoxuseen5998
    @maryamoxuseen5998 2 หลายเดือนก่อน

    Halkii aan dabiib iyo dawo iiga noqon laheyd😢 3/8/2024😢

  • @KaynaanQaliif
    @KaynaanQaliif ปีที่แล้ว +2

    Walhi hees qiiro leh waye😢😢😢

  • @abdirizakliban7541
    @abdirizakliban7541 ปีที่แล้ว +2

    Adaa igu sii daray tacabkiyo xanuunkale maxaan ku dulqaato dib u laqay. Candhufto... reerkagu yu dumin u duloobay awgii kudalay dalay isku daalnay wada dalnay isma doorinayside ducoqabto maxa xal ah. Cajib ❤❤

    • @XaliimomaxamedCali
      @XaliimomaxamedCali ปีที่แล้ว +1

      😢😢😢

    • @rayaansharif9703
      @rayaansharif9703 ปีที่แล้ว +1

      isku daalnay 😢

    • @QaamuuskaQarniga
      @QaamuuskaQarniga ปีที่แล้ว +1

      Adaa iigu sii daray Dacatiyo Xanuun kale Dacatigu waa marka dhibtu dhibaato dhaaftee la isku dacatiyo

    • @abdirizakliban7541
      @abdirizakliban7541 10 หลายเดือนก่อน

      😢😢😢😢😢😢😢

  • @alibasbaas5065
    @alibasbaas5065 3 หลายเดือนก่อน

    Waaaw caadi maaha ilaahow Dumarka noo wanaagi

  • @YusufIbrahimMuhumed
    @YusufIbrahimMuhumed 3 หลายเดือนก่อน

    Sood bila suura aay noqotay eedo nimco yasiin ama habo yar nimco yasiin

  • @NasteexoCabdiMaxamad-fu3we
    @NasteexoCabdiMaxamad-fu3we 10 หลายเดือนก่อน

    Walahi heestan si qas ah ii tabatay

  • @AnfacD
    @AnfacD 11 หลายเดือนก่อน

    Noolaada Dhamaan ❤❤❤❤❤❤

  • @UmalkhayrBarreamin
    @UmalkhayrBarreamin 9 หลายเดือนก่อน

    5years ban sugayay o dulqadanayay si anan uu reer beelin😢

  • @chicken4820
    @chicken4820 11 หลายเดือนก่อน

    My favourite nimco

  • @bellaadriana6460
    @bellaadriana6460 11 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤mashallah le grand fan

  • @faizamohamed5072
    @faizamohamed5072 11 หลายเดือนก่อน

    Sax Eshcala hees Afkaga caano qandac lagu qabay 🥵🥵🥵🙏🏻🙏🏻🙏🏻🥵🥵🥵

  • @naymaibrahim7941
    @naymaibrahim7941 11 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢 nimco yaasin habo

  • @nadoabdi7154
    @nadoabdi7154 11 หลายเดือนก่อน

    Heestan caadi mahan dad badan katurjumee qofki qorey waa adwaan

  • @sitsuhuur9169
    @sitsuhuur9169 ปีที่แล้ว +1

    Daalnay daalnay❤

  • @mumyynunaa713
    @mumyynunaa713 11 หลายเดือนก่อน

    Dumar badan oo somaliyeed ayaa dib iliqijiray dhibta haysata lakin hablaha wakhtigan jogaa sidii 10sano kahor waa aydhamaan oo wakhtigaa uhiiliyay hoos uoydanbaa majiro

  • @hamdiali451
    @hamdiali451 หลายเดือนก่อน

    Allow ragena noo hagaaji 😢

  • @gaguf112
    @gaguf112 10 หลายเดือนก่อน

    Uduloobay Owgiii Dumarku Ialhay ha abrakeyo

  • @HamseAbdiFilfil
    @HamseAbdiFilfil 11 หลายเดือนก่อน

    Nimco Yaasiin ❤❤❤

  • @fatumakhader1719
    @fatumakhader1719 ปีที่แล้ว +2

    ❤️❤️❤️👑👑👑

  • @nimcoboqoraar2367
    @nimcoboqoraar2367 ปีที่แล้ว +2

    Wale been maaha waaba sheeko jirta maxanku dulqaatoo candhuufta dib uligay waxbadan 😢😢😢😢😢

    • @zainabhudeidi9938
      @zainabhudeidi9938 11 หลายเดือนก่อน

      Wadka baxaysa one day. Waalaso wada maray Habibti

  • @Qoranqarad
    @Qoranqarad 10 หลายเดือนก่อน

    Nimco Yasin tolow heesta manay ii qaday😢

  • @jamac.abdilahi1585
    @jamac.abdilahi1585 10 หลายเดือนก่อน

    Nimco sharaf come back

  • @bidhaandahir1218
    @bidhaandahir1218 11 หลายเดือนก่อน

    Waan KU haystaa NIMCOOY 😂

  • @bilana289
    @bilana289 ปีที่แล้ว +2

    Somaliyey isku daalnay wada daalnay duca qabooyin waxa xala inagu kala dhaqajiya meesha
    Waa taa fariintu 😂

  • @susansomaliland1
    @susansomaliland1 ปีที่แล้ว

    Qoraalka heesta ha la hagaajiyo please

  • @geenyoogadeen1641
    @geenyoogadeen1641 ปีที่แล้ว +1

    Maanta 28/10/2023 ayaan dhagaysan hayaa anigo ka go’ay go’ana ka qaatey kii aa xirir ka lalahaa markan ku arkey inuu ii jeclayn kali ah marka problem & dhib haysto un buu ii soo raadiyaa inta kale ii ma yaqaan 😳😳😳

    • @FaisaAmir
      @FaisaAmir  ปีที่แล้ว

      dulqaadka badi sister

  • @Shuremi.Urjiii
    @Shuremi.Urjiii 10 หลายเดือนก่อน

    Maxaan kuu dulqaato Dib ulaqay candhufto reerkaagu yusan during is Irish Heestii iga hadleysayba hdda LA qaadey😢😢

  • @NajaxAli-fy2pf
    @NajaxAli-fy2pf 5 หลายเดือนก่อน

    Woow❤

  • @BasraHassan-q9v
    @BasraHassan-q9v 29 วันที่ผ่านมา

    Waxan hees way dhaftay 27/9/2024

  • @kadraomar435
    @kadraomar435 11 หลายเดือนก่อน

    Eesh cala hees

  • @ubahmahamud8760
    @ubahmahamud8760 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NiciimaJamaL-yh8vx
    @NiciimaJamaL-yh8vx 11 หลายเดือนก่อน

    Mom nimco yasin Reallykka hadashy 🤨

  • @AsiyoYaasiin-n1i
    @AsiyoYaasiin-n1i 10 หลายเดือนก่อน

    Xal ma jiro wa cayris😂😂😂

  • @sagalgulde190
    @sagalgulde190 ปีที่แล้ว +1

    Heestan yaa sameeyey Faiza aay

  • @SaadaqMahadbarqadle
    @SaadaqMahadbarqadle 7 หลายเดือนก่อน

    3/17/2024 hbeen is nina dhagey sanoyaa😢

  • @sudiyusuf5269
    @sudiyusuf5269 9 หลายเดือนก่อน +1

    Gabdhahayaga qurbaha walee heestaani isku si beey nootabanaysaa

  • @miskimoge-ir1xm
    @miskimoge-ir1xm 11 หลายเดือนก่อน +1

    Duco qabe maxa xala 🥺
    Wan ku raba
    Ismana badalaysid 😭

  • @zeinabhussein8741
    @zeinabhussein8741 11 หลายเดือนก่อน

    Heestii marwoyinka 😢😊😊😢

  • @ayaanmohamed154
    @ayaanmohamed154 11 หลายเดือนก่อน

    Daalnay daalnay Dumarkii Daale Isma doorinaysaan duca qabayaal maxaa xala😂😂😂

  • @QueenAmira404
    @QueenAmira404 ปีที่แล้ว +1

    Walee been maaha waaba sheeko jirta maxanku dulqaato candhuufta dib uliqay waxbadan 😢😢

  • @abdinasirabdullahi1037
    @abdinasirabdullahi1037 ปีที่แล้ว

    Daalay Daalnay isku Daalnay ictiraf ma heyside Duca qabe maxaa xala?

  • @NajaxAli-fy2pf
    @NajaxAli-fy2pf 5 หลายเดือนก่อน

    Woow

  • @ismahaanjama7502
    @ismahaanjama7502 ปีที่แล้ว +5

    nimca yasin legend ❤