Somaliland oo sheegtay in ay garab taagan tahay Soomaaliya

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 39

  • @DaahirCilmi-t1z
    @DaahirCilmi-t1z 2 หลายเดือนก่อน +6

    Dadku waa walaalo siyaasadbaan isuhaynaa ee dhibta waan wada dareenaa doqontu meel lagukaftamaybay in lagukalatagay moodaa Allah hakadulqaado dhibta anakana hanagahayo

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 หลายเดือนก่อน +4

    Waa Arin laga naxo oo murugo ku bartay qofkasta oo damiirleh.oo soomaaliya ilaahay ha unaxariisto❤❤❤

  • @Oslo-production
    @Oslo-production 2 หลายเดือนก่อน +4

    Ale ha uu naxaristo dhaman dadki ku dhintay xalay

  • @Oslo-production
    @Oslo-production 2 หลายเดือนก่อน +3

    Somaliland ❤

  • @Kalamudii4289
    @Kalamudii4289 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ilahay ha unaxariisdo walalaheen j barakeysan ee somalind sifiican ayay uga damqatay

  • @xasannuux5275
    @xasannuux5275 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allah

  • @mohamedabdullahi6754
    @mohamedabdullahi6754 2 หลายเดือนก่อน +2

    Dowladda iyo walaalaha Somaliland way ku mahadsanyihiin arrintaan. Waa mid ka farxisa dadka Soomaaliya

  • @jaamacxuseen1918
    @jaamacxuseen1918 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ilahay hawnaxariisto kuwadhintay ku wadhaawacana hawbooga dhayo

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay haw naxariisto dhalintaa xasuuqa loogaystay 😮😮😮😢

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 2 หลายเดือนก่อน

    WAXAAAN JOOOGAAA HARGAYSA SOMALIA 🇸🇴 WAAA MID DAKA SOOMALIYEED XA KEEED IS KA DHIGTAY DAL SHISHEEYE

  • @aadanismail5219
    @aadanismail5219 2 หลายเดือนก่อน

    Allah haw naxariisto intiidhimatay intakalana waa cadaw dhamaan reer soomaaliya

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 หลายเดือนก่อน

    Guuuuuul somaliland viiva somaliland viiva somaliland

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 2 หลายเดือนก่อน

    Mansha alah allow burcad iskumari bogooda somaliland iyo somsliya .

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan 2 หลายเดือนก่อน +1

    اللهم اغفر للمسلمين والمسلمات اللهم صل وسلم على محمد وعلى آله وصحبه اللهم اكشف كرب عنا أنا لله وانا اليه راجعون

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 2 หลายเดือนก่อน

    Asc. Dhamaan. Dadka. Ku. Nool. Muqadiisho. Waa. Tacasiyadebaaba. Iyo. Soomaalidaba. Waanu. U. Duceenaana. Kuwii. Dhiinatay. Iyo. Kuwaa. Noola a. Amiin. Amiin. Amiin. Muqadiisho. Isha. Allh. Guul. Naabada. Amiin. Amiin. Amiin. Amiin. From. Ceerigaabo. Soomaaliland. Yaa. Raabi. Amiin. Amin. Amiin😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ax ILAAHAY HA HA U NAXARIIS TO 😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @WadoCad
    @WadoCad 2 หลายเดือนก่อน

    Dadka masaakiintaa ee dhalan yarada u badan ee gumaadku ku socdo waanu ka damqanaynaa waanan garab taaganahay hadaanu nahay reer Somaliland

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 2 หลายเดือนก่อน

    Waanu. Idiinaka. Tacasiyadeenanaa. Waa. U. Duceenaanaa. From. Soomaalilanad. Meelkasata. Ay. Joogaan. Waanu. Kaxuunahay. Dhibaatada. Soo. Gaadhay. Maanu. Seexaan Aad. Iyo. Aad. Ayaanu. Uga. Murugoonay. Dadk. Lalaayey. Ilhahay. Huwaada. Naxaariusato. Inatii. Ku. Dhaawacaanatan. Allha. Caafimaada. Haasiiyo. Inta. Ka. Baada. Baadana. Allha. Caadoowaga. Haaka. Qaabaato. Amiin. Amiin. Amiin. Yaa. Allh. Yaa. Raabi. Yaa. Raxamaan. Yaa. Raxiin

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 2 หลายเดือนก่อน

    Intay Somalia ku mashquulsan tahay hagardaamada Somaliland ayay dayacday nabadgelyada dalkeeda. Cajiib, tacsi ka badan waxani.

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 หลายเดือนก่อน

    Viiva somaliland

  • @calicabditokiyo9692
    @calicabditokiyo9692 2 หลายเดือนก่อน

    Waxtara siiya hadaa wax taraysaa

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 2 หลายเดือนก่อน

    Burco xalaybay utacsiyadaysay walaalaha laqarxiyey ee muqdisho .

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 2 หลายเดือนก่อน

      Ma cid aan u tacsidayn baaba jira gaal iyo islaam

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 2 หลายเดือนก่อน +1

    Way qaldantaha somaliland
    Inay xamar tacsi udiirto😂

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 2 หลายเดือนก่อน

      Adigu faqsh baad tahay waayo dawladaha oo dhami way isku tacsi yeeyaan intaasaa ku dhibtay

    • @MaaslaxMaxamed31
      @MaaslaxMaxamed31 2 หลายเดือนก่อน

      @@TogdheerBurco-x3p adiigan lagaagadhawayn inatahay waxasheegayso.

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 2 หลายเดือนก่อน

      @@MaaslaxMaxamed31 kkkkkkkkkkkkk lagaagadhawayn kkkkkkk waa maxay qoraalkan iswada haystaa

    • @saamiaden7451
      @saamiaden7451 2 หลายเดือนก่อน

      Maaslaxmaxamed faqash baad tahay

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 2 หลายเดือนก่อน

      @@saamiaden7451 waa xaarood kii oo diidan in muqdisho la caawiyo

  • @AliAbdi-ny1db
    @AliAbdi-ny1db 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hhhhh 😅 lascanod mxakageysaten

    • @somtutorial9129
      @somtutorial9129 2 หลายเดือนก่อน

      Lascanood iyada waa la edbinaayay 😅😂

    • @AliAbdi-ny1db
      @AliAbdi-ny1db 2 หลายเดือนก่อน

      @@somtutorial9129 hhhhh 😅 somalithana islayni oo othiyasha iskudirayan Allaha hanuniya

    • @somtutorial9129
      @somtutorial9129 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@AliAbdi-ny1db 😂🤣😆

  • @abtihjama3211
    @abtihjama3211 2 หลายเดือนก่อน

    Wlee waa yaab waa eelka kii dhogay u ergootooy war isaaq baan dadka qarxiyee ilmada yaxaaska naga daaya waad u wada socotaan waxaase

  • @ahmedburco75
    @ahmedburco75 2 หลายเดือนก่อน

    Dalkan somalind. Kkkk

  • @mahadqafqaf238
    @mahadqafqaf238 2 หลายเดือนก่อน +2

    Laascaano xasuuqii ay ugaystay ma aarsi qabiil buu
    Ahaa

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 2 หลายเดือนก่อน +2

      Jeclidaa in lagu xasuuqo cidina may xasuuqin laas dhiig Ale waxay raadinayaan meel kale haka siiyo

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 2 หลายเดือนก่อน +1

      Laascaanod miyaanad ahYn kii xabada iyo qoriga lasoo galay kuwani ma kula midbaa

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 2 หลายเดือนก่อน

    Waanu. Idiinaka. Tacasiyadeenanaa. Waa. U. Duceenaanaa. From. Soomaalilanad. Meelkasata. Ay. Joogaan. Waanu. Kaxuunahay. Dhibaatada. Soo. Gaadhay. Maanu. Seexaan Aad. Iyo. Aad. Ayaanu. Uga. Murugoonay. Dadk. Lalaayey. Ilhahay. Huwaada. Naxaariusato. Inatii. Ku. Dhaawacaanatan. Allha. Caafimaada. Haasiiyo. Inta. Ka. Baada. Baadana. Allha. Caadoowaga. Haaka. Qaabaato. Amiin. Amiin. Amiin. Yaa. Allh. Yaa. Raabi. Yaa. Raxamaan. Yaa. Taxiing