wararka ugu waa weyn maanta fashilka Hassan garguurte ee bada Somalia 🇸🇴 qiyaano qaran

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 34

  • @OsmaanAhmed-sc8ko
    @OsmaanAhmed-sc8ko 6 วันที่ผ่านมา +1

    Janaralka rer hiiraan❤🦁💯💯👍

  • @zaytum
    @zaytum 7 วันที่ผ่านมา +2

    Janeralka somalia weyn❤️❤️❤️waa runtaa afkada caano lagu qabayeey alaha ku barakeryo amin

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 7 วันที่ผ่านมา

    Well come back General
    Soo dhowoow General❤❤❤❤❤❤❤.
    Xasan Somali baa ka xogbadan Somaliyey xasan iska buriyz❤❤❤❤

  • @FadumaAbdullahi-j9s
    @FadumaAbdullahi-j9s 7 วันที่ผ่านมา +2

    😭💔💯 Xasan in u Fashimay Waxa ku daliil ah 😭😭 SIDA Ay u Socoto Somaliya 😭💔🇸🇴

  • @saalahmahamoud8455
    @saalahmahamoud8455 7 วันที่ผ่านมา +1

    Generalka Reer Hiraan 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Daqare666
    @Daqare666 7 วันที่ผ่านมา +1

    Islaantii Xasan ahayd waa la guursadee

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 7 วันที่ผ่านมา

    Waa runta ee allow naga qabo sharkoda aaamin yaarabi xasan waa fashilmay

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 7 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤

  • @samir7657
    @samir7657 7 วันที่ผ่านมา +1

    Hassan shiekh run ayaad ka sheegtay

  • @AdenAli-b8j
    @AdenAli-b8j 7 วันที่ผ่านมา +1

    Janeraalka kuud soomaaliyeed

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 7 วันที่ผ่านมา

    Reer bariga dhaho

  • @moiroble92
    @moiroble92 7 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂 waan ogaay taaa mar .horee 😂😂😂 news HIIRAAN iga warsii😂😂😂😂

  • @halimaabdi6596
    @halimaabdi6596 7 วันที่ผ่านมา

    Waxaad ku fiicnayd in madaxweyne lagaa dhigo inshallaah waa now on doontaa

  • @zaytum
    @zaytum 7 วันที่ผ่านมา +1

    Turkigii la dhihi jirey somalia caawinaa waa kaas ethopia bada somalia u gacan galiyeey iyo gaajadii socotey xasan dhiiqo waa la kufsadey wadankii great somaliya waa u gaatey weyna ku dayseey

  • @hooyosomaliyed4029
    @hooyosomaliyed4029 7 วันที่ผ่านมา +1

    Soomaaleya haweyaa ladagay oo cadaw noo jabayeyay waana naloo tashtay haweya seyaadna hungure iyo maleleqo bay kadoortaan yaahuu waa dad aan ugaas iyo oday iyo caaqel yac dhahaaya lahay aa maxaan cunaa maxaan boobaa iyo maxaa fuulaa yaqaan uf uf uf

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 7 วันที่ผ่านมา

    Illahow Somali uga gargaar foolxumadan iyo dhiigooda ay daadinayaan ,shaydamada nagu so fatahmaya xasbiyallah wa nimcal wakiil

  • @ogaaloge3281
    @ogaaloge3281 7 วันที่ผ่านมา +2

    Umadee janaraal utahay 😂

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 7 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkk Kkkkkkk Kkkkkkk

  • @moiroble92
    @moiroble92 7 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂 the new mugadishu xitaa Somali LOOMA dhisi haayo 😂😂😂 warka makaa daba geeyaa 😂😂😂😂 general

  • @abdulahiabdi5020
    @abdulahiabdi5020 7 วันที่ผ่านมา +1

    somali muryooley hadaad damiir iyo dadnimo leedihiin dalkiina caada qaatayaasha iska qabta oo dalkiina difaacda.

  • @saabirdirgax8918
    @saabirdirgax8918 6 วันที่ผ่านมา

    Marwalibo noo so dhiga video adeer General

  • @waamoali6842
    @waamoali6842 2 วันที่ผ่านมา

    Xawaadle afka ayaa ka sooharey

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz 7 วันที่ผ่านมา

    ADEER. WAXAASI. WAA. KHIYAALI. DAL KA SOMALIA 🇸🇴 IYO DADD.KA KU. NOOL REER. YURU. IYO. ETHIOPIA 🇪🇹 IYO. SHEEKO RAQIISA HADAL. FAARUQ AH. LAGAMA RABO. DAL KA SOMALIA 🇸🇴 NIN. DAL KIISA. XAL U WAAYAY. MA..XALIN KARAA DAL KA SOMALIA 🇸🇴. REER. YURUB. YAGU. HA IS XALYAAN.

  • @mrniceguy8663
    @mrniceguy8663 6 วันที่ผ่านมา

    DALKAAN GACAN KUMAJIRO INTII DHINED HASSAN SHIIKH BAA ISRAACIYEY FIISOOYIN HANASIIYAAN WAABAN KATAGEYNAA HAQAATAAN GAALADA IYO INTA AY ADEEG SANAYAAN
    WAA NINRSGA GABDHAHA DELKA HAWADII EMAARAAD BUU KUWAREEJIYEY MEELKASTA LACAG HAKAGA QASTO CIDA RABTA GURGUURTE

  • @خوخالسعدي
    @خوخالسعدي 6 วันที่ผ่านมา

    Waxaan ka baqayaa in maalin uun ay Soomaaliya qabsadaan ama ay ka baaba’aan khariidadda muddo 34 sano ah, Soomaaliyana ay dhibaato ka soo gaarto, oo ay ku sugan yihiin dad caqli-gal ah, mufakiriin iyo aqoonyahanno, waxaad arki doontaan in dunidu ay is beddesho sannadaha soo socda, qabsasho, burbur, dagaal, gaajo, burbur, barakac, iyo siyaasiyiinta Soomaaliya waa guul-darrooyin, wakiilo, khaa’inul waddan, dad, ka hor inta uusan daahin. Dalkaagu waa qani, duniduna inta badan waxay la ildaran tahay faqri, dagaallo iyo abaaro, waxaadna leedahay kala badh hantida adduunka

  • @Nasra-u5u
    @Nasra-u5u 7 วันที่ผ่านมา

    qof. iyo. Lagu. ma. dooran

    • @SakiXuseen
      @SakiXuseen 7 วันที่ผ่านมา +1

      Badda haddii laqaatey 2bo/2bo ayaa qoorta layskugeliyey

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz 7 วันที่ผ่านมา

    DAL KA ETHIOPIA 🇪🇹 WADAN KIISA BUU XALAN WAAYAY. DHIBKA KA JIRA. YUU. WAX TARI KARAA. NIN KA. MOODAYA DAL ETHIOPIA 🇪🇹 LADHOHO. IN UU JIRO WAA NIN WAALAN

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz 7 วันที่ผ่านมา

    LABO DAL OO. REER. YURUB AH. BAA. YURUB. KU DAGAALAMAYA TAA. XAL. HA U RAADI YEEN

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 7 วันที่ผ่านมา

    Wadan ka 30 sano ka dib waa laga qaada us over

  • @canabmohamed6213
    @canabmohamed6213 7 วันที่ผ่านมา

    Soomaaliya hadey isdhiibtay xuutiga ino difaaci badena

    • @zaytum
      @zaytum 7 วันที่ผ่านมา +2

      Riyo Malin cadey oo la soo jeedo aad ku jirtaa