BISHII KOWAT BEY NALA BILOWDAY DHAQALAHA FARSAMO CUSUB BEY LA TIMI

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 91

  • @ilhaniman7303
    @ilhaniman7303 6 หลายเดือนก่อน +5

    Hadana sanadka intusan dhaman gool weyn aya leyhy wax qabad ah inan samenkaro waligey niyada wanka jecla lkn manta go.an qatay ilahey gacanteyda ayu cunto karis ibalay maqayad waxa uga doni laha guriga ugu sameya ukala bad badala una qurxiya adna wey ugu faraxsan yihin alx rumiyay jidkaga jano alahaka dhigo ramadanki madax xanun ayala sheganesay ilahey haku cafiyo wanakuso duceya marwalbo iguso dhacdo gabdho abyo wqti aye nagalisa kor an uu qadno wale ruumi 1m aye uqalanta wadna gare ❤jasakumulah xabibti

  • @ilhaniman7303
    @ilhaniman7303 6 หลายเดือนก่อน +9

    Waligod dhar io kabo ciid ma uwada gadi jirin bananka an uwado iska daye ciidana dhar io kabo inta ugaday aya melo lagu ciiyarsiyo geyay aya lacag sisiyay waxey dhahen ciidi nogu horesay wsye an farxad saaid dareno 😢waxan daremay wax xun iskala rebid la.anta waye waligey vakantie uma wadin hadase wan raba nolosheyda io mida ilmaheyga aya tosisay waxad aragto dir waxad rabto iskaso gaad waxi laguso weydiyo dir aya lug io labo iga goysay diristi bsdned wan jojiyay waxi bilka badan mahayo shalay anigo heyn aya igasi dir kujiray manta ugu dambesay aya 500 leso weydiyay mahayo marka dhahay aya legu yiri mesha kaso diri jirtay kaso deenso deen majiro anku dhahay 😂ilen labadeydawalid wey dhinten a.h ilahey adiga io ubadkaga ha ikin xafiido waxad thy dajiso m. ❤🎉horay usoco qali qalbi safi gabar walbo somaliyeed abyo dhaxda xero isku tasho abyo

  • @hodonabdimaxamed8273
    @hodonabdimaxamed8273 3 หลายเดือนก่อน +1

    wallo rumi ilaahay ha ku barakeeyo kow malinkaa kaa maqley wax dhita ayaan bilay maasha allh maanta waxaan hastaa sideed boqol aan bilka aruuriyey waxaan ahay hooyo 12 caruur ah haysta waxaan degnahay burco ruumiyey wllo waxaanahy dadka ka baqa ganacsiga caqbadaa baa ihaysta maxan sameyaa

  • @fatumaalimohamed3641
    @fatumaalimohamed3641 4 หลายเดือนก่อน

    M.a keep going Abayo

  • @ummuintisaarchannel3655
    @ummuintisaarchannel3655 6 หลายเดือนก่อน +16

    Abayo rumeyey sher awt isamey gabar walasha ayaan ahay youtob cusub ayaan ahay chalelkeyga qerka ayan ku fafiyaa asxabtada igu sheg ha iso boqoda ples.waa codsi abayo

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  6 หลายเดือนก่อน +3

      Welkom qaliyey

    • @ummuintisaarchannel3655
      @ummuintisaarchannel3655 6 หลายเดือนก่อน +2

      @@ruumichannel wan dhawahay wlh janalkaka waan ku xiranahey Laken waxa masoqori jirin abayo mahadsanid

    • @queenaisha8930
      @queenaisha8930 6 หลายเดือนก่อน +1

      Wankuso booqday horay usoci

    • @ummuintisaarchannel3655
      @ummuintisaarchannel3655 6 หลายเดือนก่อน

      @@queenaisha8930 mcnto mahadsanid

    • @ummuintisaarchannel3655
      @ummuintisaarchannel3655 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@queenaisha8930 mcnto mahadsanid

  • @hindahusen-tq9pt
    @hindahusen-tq9pt 6 หลายเดือนก่อน +18

    Shukran ruumiyey xbbty adiga asxbtaba
    waa aniga gabadha kuuso qortay
    Waxan jecelay inan iswada dhiirigelino oo wada socono
    Horta 10$ oo kaliya meelku riday oo 24 dheeriya oo biilka ka dhex saarayna waan kudaray
    Waxan kubalibay waliba waxwayn maaha
    Kadib waxa iiso noqotay badh hadana alaab kalaan kuso iibiyay sidaa aad hada igu dhiirigelisay waanba sameeyay waxaana isleeayay waxba ha ka cunin insha allah
    Markaa hablo 1$xitaa hadad meel dhigtan wax bay noqonaysa wax adoo dhiga waxay ka fiicantay intay khasnadu madhnaan lahayd
    Sanadkii kalabadh kudhawyahay
    Yaa allah cimriga noobarakee
    Ayn dadaalno
    Aduun iyo aakhiroba ayn u shaqysano
    Teamkeenuna yaynaan kala hadhin insha allah
    Teamka lacagta😂
    Ruumiyay adna umac mcnto❤

    • @Caliya529
      @Caliya529 6 หลายเดือนก่อน +3

      Abyo xage kala soxiirira Qof caqli badan tahe waxba iga caawine

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 6 หลายเดือนก่อน +3

      Adaa mudan xppt qof wax gal tahay qowlka wacaniba waa waxtar/Sadaqo baaraka laah❤❤❤❤

    • @hindahusen-tq9pt
      @hindahusen-tq9pt 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@SagalMohaned mahadsanid qliyeey allah ha kudhawro❤

  • @FarhiyaAbubakar-c4g
    @FarhiyaAbubakar-c4g 6 หลายเดือนก่อน +1

    Inshallah xabibti inaa kufaaididoono ayan rajeynaya taladada❤❤

  • @abdulaahibudul3762
    @abdulaahibudul3762 6 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah an udhahay walashen anaganeh Allah hanagarsiyo wan jecelnahay mel inadhigano caruurta mustaq balkoda wasax in mel wax ladhiigto horay usooco abaayo . Aqliga Allah hakudayo

  • @ubaxmuxudin1861
    @ubaxmuxudin1861 6 หลายเดือนก่อน +1

    thanks qaali dumar waxa bana bilawi inash allah

  • @ArdoYussufBarre-qp4tp
    @ArdoYussufBarre-qp4tp 6 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allaah tabarakallaah dhiirigalintada waxbankafaaiday Wana wada insha allaah wa ino sanadka dhamadkii❤❤

  • @hooyocooking
    @hooyocooking 6 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha allaaah tabarakalaah xabibti guuleyso waligaa ❤❤❤

  • @queenhijaaby3625
    @queenhijaaby3625 6 หลายเดือนก่อน +2

    Abayo taladha waankufaidhey Alle ajir hakasiyo

  • @HodanElmi-sf3cg
    @HodanElmi-sf3cg 6 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah walshey wan ku farxaa kartidaada

  • @Noobify101
    @Noobify101 6 หลายเดือนก่อน +3

    Dumarow Istiqfaarta badsada ilmihiinana inta badan cuntada aqalka uga qaada bishii hal mar waa ku filyahay ilmaha maqaayad in la geeyo

  • @FatumaAhmed-t6t
    @FatumaAhmed-t6t 5 หลายเดือนก่อน

    Habalyo habalyo habalyo habalyo habalyo habalyo

  • @fardowsoabdikadir847
    @fardowsoabdikadir847 6 หลายเดือนก่อน

    Imsha allah bishan hdy dhamato ganacsi bn bilaabayaa illhy hyla garapgalo

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 6 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah

  • @ayaanahmed7946
    @ayaanahmed7946 6 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah❤❤❤❤❤

  • @maymunahmed5492
    @maymunahmed5492 6 หลายเดือนก่อน +1

    masha allah ❤ ruumi hambalyo hambalyo

  • @FatumaDj
    @FatumaDj 6 หลายเดือนก่อน

    waxa tahay mid mar waliba na dhiiro galiso xbbti Masha Allah ♥️♥️

  • @Boqorad17
    @Boqorad17 6 หลายเดือนก่อน +1

    May$20
    June$20
    July$20
    Augst$20
    Sep$20
    Oct$20
    Nov$20
    Dec$20
    140 dollar 10 ka dhimana inan ku daraa rajeyna ilahow ila garab gal december 2024 dahab yar ayaan gadanaa insha allah wa uso laban doonaa yaa ila sameynayo challeng kaan ❤❤

  • @AsliSaid-w3m
    @AsliSaid-w3m 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ruumi baayo qoraalka iska sax markad qoreysid.mahadsanid ❤❤❤❤❤❤❤

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 6 หลายเดือนก่อน

      Cinwanka hada soo qortay waan aqriyay waa .ma

  • @LibinmohamudLibin
    @LibinmohamudLibin 6 หลายเดือนก่อน +5

    Abayo ruumi aniga waxan aruuriyay waxan kuso gaday guriga wuuxu ubah nay wilib aad waxn ogaday inan wax sefgaren karo shukran qali

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 6 หลายเดือนก่อน +1

      Maashaa allaah
      Naag nool gurigeeda dayac Tirana
      Siiwad dedaalka inshaa allaah ❤

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 6 หลายเดือนก่อน

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn

  • @fadumamohammed3542
    @fadumamohammed3542 6 หลายเดือนก่อน

    Asc abyo ruumi January marka bilabeysay wankulasocday Masha allh wanka faiday 2022 Ayan bilaby inan xirfad barto lacgata igaso galijirty Ma aqan mel ay galijirty kliya ijarka guriga iyo daruuriyadka kabixinjiray oo odaygeyga anka cawinjiry guriga anigaa qatay mrks sanad kahor an isgursany aniga familkeyga dartiis ayaan uwaregsanwayey ayga cawinad luqada iiga baahnay walalahey wey yarayen xoga isla sanadkas curadkeyga uurkiis an qaday ano wxbarashada 2bil dhiganayo wanka faristay lkn lacgteyda waa ii socoty sandki xigay mrku ilmaheyga 3bil gary aya kunoqday hoyo Ayan uga tagy lacgti mid kabdn aya qadanayey wx fcn meel kama dhiganin badanaa lacgta SHEIN iyo Temu ayaa iga qadanayey dhar ayaa dalbi jiray mrkasto mrkan January fikirkan kentay Ayan kula qaty oo wxbaa meel dhigaty wxan ku cawiyey walidkeyga 2jeer ay ubahnayeen aabahey igama fileynin inaan lacgtas heysto aniga nafteyda wanka qariyey lacgta armajda dharka qeybta hoose ayan dhigay walibo boorso aan isticmalin oo guriga walidkey ayan uga tagy lcgtas walid walal iyo xajigeyga xita Ma ogeen cid aan aniga aheen faidada uguweyn anka hely ayaa ah in aan barty inaan wax meel dhigikro ha yaraato Ama ha badnato nafteyda wxey u baahantahy mahine wxkle Ma soo gato shukran qali

  • @muniiromaandeeq3359
    @muniiromaandeeq3359 6 หลายเดือนก่อน

    Wlhi qof iga dhaaqlo xun wligey ma arkin

  • @FatumaDj
    @FatumaDj 6 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah abyo hambalyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @deqa868
    @deqa868 6 หลายเดือนก่อน

    Mashalahaa abaayo

  • @saciidaxuseen1345
    @saciidaxuseen1345 5 หลายเดือนก่อน

    😊❤❤❤❤

  • @sofiyacabdirahmaan4531
    @sofiyacabdirahmaan4531 6 หลายเดือนก่อน

    Maasha Alah❤❤❤❤❤

  • @Technic843
    @Technic843 6 หลายเดือนก่อน

    Congratulations my dear sister congratulations 💯💯💯💖💖💖💖🌹🌹🌹🌹💓💓💓

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 6 หลายเดือนก่อน +1

    WCS ABAYO THANKS

  • @MiskiXirsi-x5o
    @MiskiXirsi-x5o 6 หลายเดือนก่อน +1

    Adi xitaa in dumarka dhaqaalaha jecelyihin aafahanty marka waa udaaadisay si ay usoyaacaan kusoco😂😂😂😂

  • @leylaahmed8967
    @leylaahmed8967 6 หลายเดือนก่อน

    Aniga fikrada ah ciyaal maqaayad ha geynina wan kaso hor jeda caruurta farxadooda ku jirto ilmaha iskulada ladhigto 2 malin fasaxa hal kamid ah maqayad adaan malinka kalene duurasha lageya wax yarna waa losi duba laki guri ku same ado ka fikireyso wax aruuri ilama qurxono wax aruurso lakin wax ad ka maranto hanoqdo aniga ciyalkeyga kuwo waweyn iyo yar yar iskugu jiran markaan shekesaneyno waxey iga shekeyan waxa kamid ah markey yarayeen saan 2 bari fasaxa isbuuca ah melahan u kaxeyn jiray malinba maqayad ama duurarkan geyn jiray ila ey dhahaan hooyo waxan usugi jirnay malin tas si an caadi aheyn caruurtan i tey kula jogayaan iska yar iyagaaba dhaqso u weynanaaye ee wax xasuus u leh usamey waa hadaa awoodo

  • @halimakhalifa4443
    @halimakhalifa4443 6 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @SumayaQurux-l9k
    @SumayaQurux-l9k 6 หลายเดือนก่อน

    Abaayo.ruumi.mahadasanid❤❤❤❤

  • @UmuAbdalla1
    @UmuAbdalla1 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ani nafdeyda ma jecli cuntadada bananka ilmaheygana kuma barbarinin mana jeclo badalkeed cunto cafimad leh ayan u kariyaa

  • @UmasalmanUmasalman
    @UmasalmanUmasalman 6 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah abaayo ❤🫂❤️‍🩹

  • @salmajaamac9034
    @salmajaamac9034 6 หลายเดือนก่อน

    Masha allh hambalyo abaayo,

  • @ilhaniman7303
    @ilhaniman7303 6 หลายเดือนก่อน

    Mid iga kalme abyo waxan ahay hooyo fuul tem shaqeyso 4 carur ah aya ijogto shaqo daal badana wanka shaqeya daal an dalo iska dhafe xanun dhinac ah aya darema mardhow wey iga dhamane hosha guriga aya maro uu la.ahay malmaha guriga jogo nidam aye iledahay shaqada hadan ado wey isku dhex yacda hadan shaqada ka imado cuntada hadan ukariyo waba alx side wax yela guriga inu talnado an jeclahay hadu wasaq yhy xanaq io istuf aya darema shaqada anigo tacban ah ayaka imada

  • @GghHhh-c8t
    @GghHhh-c8t 6 หลายเดือนก่อน

    Masha allah wll❤❤❤❤❤

  • @Macad-k2d
    @Macad-k2d 6 หลายเดือนก่อน

    Manshaa Allah

  • @FardowsaMaxamed-v3u
    @FardowsaMaxamed-v3u 6 หลายเดือนก่อน

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته كيف حالك يا أختي الكريمة ❤❤

  • @WarsanAbdullahi-mh7tu
    @WarsanAbdullahi-mh7tu 6 หลายเดือนก่อน

    Abyo mcney wanku bahanahy inteyn kala so xariiri plz🙏

  • @nimcosagal1044
    @nimcosagal1044 6 หลายเดือนก่อน

    Hanbalyo 😊

  • @sabrinas8603
    @sabrinas8603 6 หลายเดือนก่อน

    Mashaallah ❤❤

  • @fardowsoabdikadir847
    @fardowsoabdikadir847 6 หลายเดือนก่อน

    Wcs mrlabaad zo dhaww qliyy wnkugu faaidaaa wlhy

  • @UmuAbdalla1
    @UmuAbdalla1 6 หลายเดือนก่อน +1

    Lkn dhibja jieo hada lacag meel dhig is dhaho maba iska celin karo

  • @hersihersi2406
    @hersihersi2406 6 หลายเดือนก่อน

    Masha.alaha.abaayo❤❤❤❤

  • @AsmaYusuf-tf4sh
    @AsmaYusuf-tf4sh 6 หลายเดือนก่อน +1

    Aniga bishii 2 jaarebay gaya ma Aqano Cuntada Guriga lagu kariiyo lakiin waxaba mel ma dhiigto lakiin bishaan bilamaye inshalah 1:5:2024 Waan kula so wadag Sanadka dhamadkiisa love Rummi ❤❤❤❤❤❤❤❤ hore u so soco❤❤❤ und ich 🎉🎉🎉🎉

  • @idilibrahim1060
    @idilibrahim1060 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ad ayaan ku jeclahay qaali

  • @fardowsoabdiali-ww1wp
    @fardowsoabdiali-ww1wp 6 หลายเดือนก่อน

    Abaayo somaliya kamajirto mushaar kordhin

  • @NaimaBashir-ln6ro
    @NaimaBashir-ln6ro 6 หลายเดือนก่อน

    Abyo aniga lacg mabo laidhibio asga soadega emaxn sameya mcnto ilasotali

    • @saynabibrahim4703
      @saynabibrahim4703 6 หลายเดือนก่อน

      Dhib ayey kala maqantahay wlhi abayo

    • @saynabibrahim4703
      @saynabibrahim4703 6 หลายเดือนก่อน

      Aniga waa lii dhiiba hadina wax meel kama dhigo dhar kama gato dad wax uguma diro meel ay ka baxday ma aqaano sidada cml hadii liso adeegi lahaa runtii wan rabi lahaa ee alxm dheh nimco ayad ku jirta

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc 6 หลายเดือนก่อน

    Mash allah❤

  • @FatumaAhmed-r4f
    @FatumaAhmed-r4f 6 หลายเดือนก่อน

    Wlh wa talo ficn lkn oacagta meey😂

  • @hamdiahmed4504
    @hamdiahmed4504 6 หลายเดือนก่อน

    Hhhhhh😂 lacag lacageey😅

  • @bisharokhaliif3137
    @bisharokhaliif3137 6 หลายเดือนก่อน

    Hanpplyo❤❤❤

  • @Caliya529
    @Caliya529 6 หลายเดือนก่อน +1

    Hada kula hadlayo marka arkey barnajinkan lcg telka igu jirtey save gareyey 😂 wiilka cano ugu sogadi laha ha baqtiyo ruumi tiri wax save gareysta

    • @khadanmohamoud4901
      @khadanmohamoud4901 6 หลายเดือนก่อน +1

      Wlo quruxey wixii ku dheer Save garyso ilmaha caanihisa maah 😅😅😅

    • @Caliya529
      @Caliya529 6 หลายเดือนก่อน

      @@khadanmohamoud4901 deee ruumi tiri wax savegreysta😂

    • @salmajaamac9034
      @salmajaamac9034 6 หลายเดือนก่อน

      Hhhhhhhhhhh,,,wad iga qoslisay uma malaynayo haad hooya tahay cunugaag gaajo uma dilaysid abayo

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 6 หลายเดือนก่อน

      SUBXAANA LAAH
      QOFKA ISLAAMKA AH
      LAMA JAA IFEYO
      RUUMI WANAAGENA NAFAREYSA IYO INAYNAN JEEB MADHNAAN LAAKIIN RUUMI CUNUGAAGA GAJOYSI KUMAY DHIHIN ALE KABAQ ASTAQFULAH DHEH
      WAA WIXII KU DHEER QASAB MA AHA

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  6 หลายเดือนก่อน

      No no ilmaha hanaga baqtiin kkakakakaakk saas maha

  • @sahramohamed7638
    @sahramohamed7638 6 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @sahrosaleh2268
    @sahrosaleh2268 6 หลายเดือนก่อน

    Wax kasta way qaaliyoobeen laakiin mushaarada dadka qaata looma kordhin

  • @ayaandagan5176
    @ayaandagan5176 6 หลายเดือนก่อน

    ❤masha allah tabaarakallaah alle haku barakeyo wllo

  • @hersihersi2406
    @hersihersi2406 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @AyaanYare
    @AyaanYare 6 หลายเดือนก่อน

    😅😅😅😅

  • @ilhaniman7303
    @ilhaniman7303 6 หลายเดือนก่อน +1

    Asc ruumiyey wanka faiday barnamijkaga nolosheyda waxaka badashay wax badan farxad ayanaku nolahay cawa 100 ero aya bilka hesta 7sano aya yurub joga xiligan kahor deen aya radin jiray hadana deen leguma lahan ayuto aya gali wlhi ayutada 5000 ero aya gali jira mudo 6 sano ah waligey 1000 kamaso qadin waxa sabab uu ah xawaladna wey hesa igasi dir an dhihi jiray wlhi iyado bil walbo 400 ama 500 xawalad an ugeyo aye hadana ayutadeyda reban jirtay bishan 4000 ayakaso qaday deentedana siyay ilmaheyga

  • @aminaisakabdi3997
    @aminaisakabdi3997 6 หลายเดือนก่อน

    3 jeer ayan aadnaa restaurant aniga iyo laba caruur iyo abahood
    Toys 🧸 iyo dhar ayaa iga dhameyay lacagta

  • @ladanmuhumed1367
    @ladanmuhumed1367 6 หลายเดือนก่อน

    Waxani waa iimaan laaan wlhi....Hagbad uun gal wixii ka badan qaa Ubadka jaago ku dil weeyaan

  • @deeqoadan7439
    @deeqoadan7439 6 หลายเดือนก่อน

    ilmaaha gajo markad udishaan Hadhow soo oyaa ilmaa nalaka khaatay naagtan hadhagay saninaa

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  6 หลายเดือนก่อน

      Adigu waxaa hesho ma dabka sarta caruurta allaha no ilaashe dhamanten

  • @abdibarre7520
    @abdibarre7520 6 หลายเดือนก่อน

    Masha allah❤❤

  • @dekosharaf6823
    @dekosharaf6823 6 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah