WAA Muhiim Qorshahaga Inuu Ku Dagan Yahay Intadan Falin KA Fiirso

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 70

  • @Xamdicabdulahi-pz6nz
    @Xamdicabdulahi-pz6nz 5 หลายเดือนก่อน +16

    Ilmaheeyga IMO aabahood isku cunto waaye wlh waligeey kalama duwin hada kadibne laigama sugaayo wlh asaga ayaanba yeeleen wax ilmihiisa cuneen inuu cuno

  • @user-gm6lm5ze9g
    @user-gm6lm5ze9g 5 หลายเดือนก่อน +13

    Malinta ku barty ayn naag nool noqday oo wx qabsan karta mcny tanks ❤❤❤❤❤😊ra iga aad isiisay wn qatay

    • @UmasalmanUmasalman
      @UmasalmanUmasalman 5 หลายเดือนก่อน +1

      Run ahaantii ruum waxaa waaye qof kaliya ee xaqiiqada ka hadlo ee macaanto kuwii kar ti iyo isku filnaan yeesho Allah hanaga dhigo ❤️🥰🥰✅️🥰🥰

    • @user-gm6lm5ze9g
      @user-gm6lm5ze9g 5 หลายเดือนก่อน +1

      @@UmasalmanUmasalman àmiin amiin mcnto

  • @-farhia
    @-farhia 5 หลายเดือนก่อน +4

    Absolutely Xagaa kawad dhirigalinta Dumarka HOOYo fcn batahe

  • @aragsan5690
    @aragsan5690 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa muhiim ogoow ama ha ogaan ninkaaga in wax fiican lasiiyo .Shan uu dhalay buukatagay waxuu doortay Shan uusan dhalin.naftu meeshii oroon raacday.ilmahaaga nafaqeey aanbarano waxyaabaha nafaqada leh.

  • @asmaabassshisaqabassshisaq2295
    @asmaabassshisaqabassshisaq2295 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid abayo mcn waxbadan ayankabarti hoyo sidax iyo tawan caror haysato ayanahay thanks you for everything ❤❤❤13

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 5 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanlh ninaa kaligis wax macan siinaa ilmaha rooti qalalan wlhi waa cajiib

  • @user-kc1yl4ck4h
    @user-kc1yl4ck4h 5 หลายเดือนก่อน +2

    Digir iyo bariis yar ukari hameynkii wayo digirtu waa nafaqo wax kastoo Digir kasameysa

  • @hamdiwehaliye7609
    @hamdiwehaliye7609 5 หลายเดือนก่อน

    Ilmaha wax walba ka muhiimsan aan ilaashano waayo waa amaano waxey Canaan iyo meemeshey seexdan wixii nosoo Haro alxm ruumi thank u video dhirigalinta marwalba🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ayaandahir104
    @ayaandahir104 5 หลายเดือนก่อน +2

    gabdhaha somaliya jogan ilmahaaga jikada ukal abyo oo muufada udubo fuul ukari tigirta dhor nuuc guriga dhigta suop ka dhigta hilipka aat ku carareesan waxba kuma jiraan hatadan isteek ka cuneenin .

  • @user-sq9uy8mx4i
    @user-sq9uy8mx4i 5 หลายเดือนก่อน +3

    Ukunta koostada ansalatada mooska digirta intaso dhanba Somalia raqiiis ayy ka yihin ma ogi waxa dalac bilashka carurta ay usiyan hoyoyinka😢

    • @mariaseidxuseen2279
      @mariaseidxuseen2279 5 หลายเดือนก่อน +2

      Anayoy dadkeena waxay ubahanyihiin wacyigalin aad uweyn kostada kabashaka salaadka waxayba uyaqaanan caleenta xoluhu cunaan maba ogala

    • @user-sq9uy8mx4i
      @user-sq9uy8mx4i 5 หลายเดือนก่อน +1

      @@mariaseidxuseen2279 haaa abyo cuntadas rasiinka ah ama la isku shilayo ma ogola maraq xuno biyo ka buxa ley la siina lacagta inta klena ayuuta lagu galaa uf

    • @maryamsaidhasan124
      @maryamsaidhasan124 5 หลายเดือนก่อน

      Wall dadka waxaa heeysataa oqoon dari xaga cuntada ah iyagoo dhaqaale heeysta xitaa waan ka the liidanaa xaga iyo nafaqada iyo cuntooyinka wanaagsan

    • @user-sq9uy8mx4i
      @user-sq9uy8mx4i 5 หลายเดือนก่อน +1

      @@maryamsaidhasan124 haaa abyo ilmahana hadii nadafadisa iyo nafaqadisa lagu dadalo wlhi ilmo maskax ahan dhisan jir ahanna dhisan ayu noqona

  • @Shacbaandauus9
    @Shacbaandauus9 5 หลายเดือนก่อน

    Rubac baasta 4 cunug iyo hoyadood kuma filno taasi ilamaheeda gajey u dishay subxanllah

  • @user-sl5dv1fg9f
    @user-sl5dv1fg9f 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wll 1doolar iyo badh weeye aniga biilkaygu lakin waa qadadad oo qudhaa oo raashinku kujirin ee dudarti iyo hilibka bas quraadana kuma jirto cashaduna waa cunto wadani gurigay iitaal markaa waa 17 kun oo shinlinka soomaalilaan ah taladaadii ayaan qaatay bishii sadex jèer ayaan soo adeegtaa 10kii maal moodba waan isku adeegaa qudrada hilibka iyo muuska ayaan soo iibiyaa maalinkasta waana 7kun 10 kaa waan dhigaa qali hada bishii horaan bilaaby badhtan keedi bal talo isii 😂❤🎉

  • @duniyoabdikarem1733
    @duniyoabdikarem1733 5 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah mahadsanid ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @user-nn3zq2yw9b
    @user-nn3zq2yw9b 5 หลายเดือนก่อน

    Mashallah walal

  • @user-ml3fr7fr9o
    @user-ml3fr7fr9o 5 หลายเดือนก่อน +5

    Habeen kii waxaa ugu fiican oo reer ka loo kariyaa asbuucii 4habeen waa dalaga beeraha .
    Bisha kawdeeda markaan soo adeegayo waxaan soo gataa
    4 kiiloo Digira 2kiiloo sarreena iyo 2kiilo badara intaas shay ku shub galaas ku dhex rid ukari habeenkii in qiyaasa
    Sidoo kale waxaan is ku daraa 3 kiiloo salbukaa ,1kiiloo sarreena kiilo badar ayagana waa is ku daraa .
    Dhinaca kale waxaan canjeelada ku daraa marna boorash ahaan u isticmaalaa sarreen shiidan iyo badar shiidan.

    • @nimcodaimond4183
      @nimcodaimond4183 5 หลายเดือนก่อน

      Wll Badar maxaa kawadaa iso shegbal Wan U bahanahy taladaduna way I anfacday mansha allah caqlay tahay

  • @sadiyanajib9662
    @sadiyanajib9662 5 หลายเดือนก่อน +2

    Nag walba iyo kartideda rooti qalalan man ilmeheyga kusexina maa canbuulo ukarsato

  • @user-wj3rb8pw7j
    @user-wj3rb8pw7j 5 หลายเดือนก่อน

    Asc ruumi waan kugu xeranay wax badan ayaan kaa faaiday jaza kallahu qeer abayo waxaan kaa cudsanaa madaama aanahay qurbo joog waxaan ku dhibanay xaga dhaqaalay barnaamijyada soobadi inshallah

  • @luulibrahimcumar4265
    @luulibrahimcumar4265 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤ ajar allaha kaa siiyo talada aad ina siiso culeska ma ahan biilka waa tala xumo ama maareynta maamada waxa gabdhahena sii dilayo waa daynta haday daynta ka maarmi lahayen way kabsan lahayen

  • @shafoallasow2431
    @shafoallasow2431 5 หลายเดือนก่อน

    Ilmaheyga waxaa siiheen walee inaa siniin aabahood gurigeena hal dhari aya la kariyaa oo la cunaa

  • @user-eg2wg4qu6p
    @user-eg2wg4qu6p 5 หลายเดือนก่อน

    Walaalo waan cusbahay hadad ayaan kusobiirey

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  5 หลายเดือนก่อน

      So dhawaw xabiibti

  • @user-rm8zs1rc9u
    @user-rm8zs1rc9u 5 หลายเดือนก่อน

    Allaberka caruurta gajay kudishay 5 baan haysta unskilled cunaan saladh karot baytaraf iyo basalcad muus siya caruurtana dhargiya❤❤❤❤

  • @ayanabdul3371
    @ayanabdul3371 5 หลายเดือนก่อน

    Waa run

  • @ayaanahmed7946
    @ayaanahmed7946 5 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah❤❤❤❤❤

  • @QueenAmira404
    @QueenAmira404 5 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ruumi malintad nosanaysay dasadii 70 bishii lagu ridayey wlh wan kagag mahad celinya weligay daasad intaas lacagi igumajirin 😂😂😂 thanks sis

  • @fadumomohamed-uf3lb
    @fadumomohamed-uf3lb 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ninka waxba ha siin caruurt a siiso walaal😢😢😢😢

    • @sadiyanajib9662
      @sadiyanajib9662 5 หลายเดือนก่อน

      Ninkaba xaqu leeyahay abayo wa ilmahada aabohod

    • @hodandahir8111
      @hodandahir8111 5 หลายเดือนก่อน

      Abayo ninka iyo caruurt taba nolyso naftan nolya nin asaga so sheqaistay xoolya Hadi ad Gajo Ku disho mid darjinyso rasanya og tah guri wa Malah Lagu nafiso cunto Hal cun halgu nasto gurigu wa Mal barkisan

  • @shafoallasow2431
    @shafoallasow2431 5 หลายเดือนก่อน

    Kuma filna abaayo wax macquul maaha ilmahee baahi ku dishe

  • @user-kd8ro4zj6j
    @user-kd8ro4zj6j 5 หลายเดือนก่อน +2

    Saxiibay anaka waad na diratay hal dhagaan waxa maqana😅😅😅😅😅😅

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 5 หลายเดือนก่อน

    Asc abaayo waxaa ka maqan hooyo soomaali ineey bocorka waa weyn oo aduunka laga cuno eeyba istimaali soomaalida waaba bocorkii quraanka lagu sheegay waa daawo waa nafaqo waa cuno kaamil ah yaaqdhiinka bakaara buuxdo waxaa laga soobi yaa cabitaanada yurub ugu qaali san ka, faa iideystaano abaayo rumi shugran in badan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️😘💋💋🥝🍅💋😘❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️😘😘💋💋🍅🥝🥝

  • @SuhaybasayidSuhaybasayid
    @SuhaybasayidSuhaybasayid 5 หลายเดือนก่อน

    War dad an sax ahayn aya kabuxa mesha waxa6 rubuc basta waxayde ala hooga maxa ilmahaga maxa loxoxdooda fulka ama misirka ama harikoga may siyan wara dumarka qar sax maha

  • @adnaomarchannel123
    @adnaomarchannel123 5 หลายเดือนก่อน

    mashaa allh program kan waa iga gadanyahay nooso badi abay rumi

  • @nawalahmed8317
    @nawalahmed8317 5 หลายเดือนก่อน

    Wllo waad Mahadsantahay waad faidaysaa❤

  • @nuurtocalichannell2059
    @nuurtocalichannell2059 5 หลายเดือนก่อน

    Mashaallah ❤❤❤❤

  • @IndhouronHaji
    @IndhouronHaji 5 หลายเดือนก่อน

    Ruun quruxey mashalah guleyso abayo❤

  • @AzmaCabdi-qi8ku
    @AzmaCabdi-qi8ku 5 หลายเดือนก่อน

    Wcs wlshy hore usoco

  • @user-zk3rc1wx8g
    @user-zk3rc1wx8g 5 หลายเดือนก่อน

    Horay usoco wllshay ❤❤❤

  • @Maryanchannel-kz8ep
    @Maryanchannel-kz8ep 5 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha allaaah tabarakalaah xabibti mahadsanid

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 5 หลายเดือนก่อน

    War carurat siya. Digarta kasab mah in halba la cun malyan wan waxa ka raqisan o ka burtin badan buxa

  • @UmasalmanUmasalman
    @UmasalmanUmasalman 5 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah abaayo❤ sax 💯🥰🥰🥰

    • @UmasalmanUmasalman
      @UmasalmanUmasalman 5 หลายเดือนก่อน

      Macaanto meel aan kaala soo xariiro iisheeg

  • @user-ft2by6qz2v
    @user-ft2by6qz2v 5 หลายเดือนก่อน

    Naagahan nimanka cuntada fican siinaayo ilmahana gaajo ki dilaayo yaahuu

  • @fardosahade5470
    @fardosahade5470 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ayanmohamed6297
    @ayanmohamed6297 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @user-jo4ns8eo8r
    @user-jo4ns8eo8r 5 หลายเดือนก่อน

    RUUMI WAKUGU RAACSANAHAY ABAAYO

  • @SuhaybasayidSuhaybasayid
    @SuhaybasayidSuhaybasayid 5 หลายเดือนก่อน

    Naahedhe wayabe qofwalba maskax ayu leyahay wixi kaago a lagu idhi laguma odhan nafta iska jar seewaye ilmahaga eber kadhig laguma odhan fadlan wlo dalac bilash sina laguma odham tii waxka go an wahadi waxka go ayan war 1dolqr meel gada dhigto meel ay buxisa 0.5meel ad dhigta waxba tare bilaha aya wanasan bisha hadi 100 lagusiyo 15 mel dhigto marka maskaxdina idin hagaysa ruumi noloshina ma oga bes naftina eber hadirina madama awlada sibadanayan si beri waxwalba dhacaye ad awladaada igudayactirto ilel waxad udadalaysaba wa awladaada hadu ninkan beri gursado dhaqajiyo in cidla soo istagin od awlada wax uqabato wlo aqliga hashaqeyo

  • @user-kd8ro4zj6j
    @user-kd8ro4zj6j 5 หลายเดือนก่อน

    😅😅😅😅😅

  • @CanabMacalin-mt6ol
    @CanabMacalin-mt6ol 5 หลายเดือนก่อน

    Cidmablahan nadif waye kostada abayo

  • @fatxiya8881
    @fatxiya8881 5 หลายเดือนก่อน

    Ilmaheyg iyo abhood waa isku cunto

  • @salma-qs2gi
    @salma-qs2gi 5 หลายเดือนก่อน

    O m g what could 😢fathere he is ? He's eating something didn't eat He's on kids that is why most of somali father died early

  • @khadrhassan8724
    @khadrhassan8724 5 หลายเดือนก่อน

    Khudaartu waa raqiis ee u badiyabilmaha

  • @AminaHajjidaud
    @AminaHajjidaud 5 หลายเดือนก่อน

    Snapchat mxa kugu qoray aqwaan

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  5 หลายเดือนก่อน

      Ruumi_kitchen

  • @queenamiira9513
    @queenamiira9513 5 หลายเดือนก่อน

    Ya horta la talisa oo eber ah nag nolosheeda say u marayso garan wayday taasi wa eberkeeda😂

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  5 หลายเดือนก่อน +1

      Adiga iyo qola lamida ah ee talada cidna kuma dhalato waa wax la barto mise adigu waad ku dhaltay

    • @nijaj9157
      @nijaj9157 5 หลายเดือนก่อน

      A iga inta aan arkay aaba Saïd ah iska a daa kuwa wadanki joogo e kuwa qurbaha jooga ilmaha bariis iyo hi lip qaleyl ah iyo baasto kaliya siiya wax qudrad ah iyo fruits siinin baa aqaana qaarkood marka an h shar o aan isku naxaa baa TH-cam videos usoo diraa ma aan u karin sidee Loo sameeya??
      Gabdha walashaa doqon waaye lama dhaho ee hdi cawimad u bahanthy Waa la cawiya si ilma muslimiin dhisan u soo saarto. Hadii aanan angga wax u sheegin yaa u sheegayo?

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  5 หลายเดือนก่อน +1

      @@nijaj9157 Qof wax garad ah baa tahay allaha ku dhowro somalidu waxba iskuma sheegto wet isku madeystaa

    • @nijaj9157
      @nijaj9157 5 หลายเดือนก่อน

      @@ruumichannelAamiin abayo sidookle Allaha Ku xifdiyo adi iyo reerkaagaba meesha Ada ka wad in badan oo ani Ku jira baa wax kaa faidesa.

    • @queenamiira9513
      @queenamiira9513 5 หลายเดือนก่อน

      @@ruumichannel alx noloshayda wan maraysan kara all muhiim wa intas adiguna u wad talada inta u bahan ayun ba badaneh

  • @fardowsahassan3593
    @fardowsahassan3593 5 หลายเดือนก่อน

    Rumi walaal Tani wa mahiim