SAMEE LACAG ADIGO WAX SHAQA QABAN GURIGAGA JOGA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 44

  • @makoislaw
    @makoislaw 5 หลายเดือนก่อน +8

    Ruuneey wansoo orday markaan lacag maqlay iiso duceeya team ruumi

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  5 หลายเดือนก่อน +2

      Makow welkom back xabiibti walagu xiisay❤❤❤

  • @cadargure239
    @cadargure239 5 หลายเดือนก่อน +2

    Aqrisku waxa ii furaan fahanka maskaxda waana koriyaa qofka garaadkiisa hadii aad wax aqriso oo wax wanaagsan aqriso oo quraanka ugu horeeyo dad badan waad ka hormaree waa xaqiiq

  • @Anzal222
    @Anzal222 5 หลายเดือนก่อน +3

    Lkn ruumiyey somalida inta badan waxyaabaha faaiiidada leh ma jecla oo shactirada iyo dagaalka ayey aad wqti badan siiyaan iyo caayda

  • @maryanmahamud8090
    @maryanmahamud8090 5 หลายเดือนก่อน +4

    Jazaaka allaahu khayr abaayo Ruumi waad na dhiiri galisaa markasta waana kumahadsantahy

  • @shantiofficial6210
    @shantiofficial6210 5 หลายเดือนก่อน +3

    ﷺ ﷺ ﷺ

  • @CafiifaCafiifa-os9qc
    @CafiifaCafiifa-os9qc 5 หลายเดือนก่อน +4

    Ruumi qalbi wanaageey rabbi haku dhawro aniga qaybta like qaabilsanahay reera comments ma ihi❤

  • @NamahSalah
    @NamahSalah 5 หลายเดือนก่อน +3

    Mansha allah
    Jazakalah xabibti

  • @SakariyeFarhanMahamed
    @SakariyeFarhanMahamed หลายเดือนก่อน

    qaaabke TH-cam u samaystaaaaa

  • @Umuhanaan1
    @Umuhanaan1 5 หลายเดือนก่อน +1

    Asc ruumi abyo share out ii samee plz
    ( والله في عون عبد ما كان عبد في عون اخيه )
    Routine iyo video kle baa so gudbiyz

  • @abdillahiismail4713
    @abdillahiismail4713 5 หลายเดือนก่อน

    Jazakalahu khayran sister

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc 5 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah❤❤❤

  • @raxmacail
    @raxmacail 5 หลายเดือนก่อน

    Abaayo ruumi jazaakiAllahu khayran aad iyo aad ayaad umahadsantahay
    Sida wax badan oo khayr iyo faaido ah aad noogu sheegto oo aad noogu soo gudbiso

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 5 หลายเดือนก่อน

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn

  • @sadiyofarah3148
    @sadiyofarah3148 5 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha alaah ❤

  • @Fatima24-y8u
    @Fatima24-y8u 5 หลายเดือนก่อน

    Maashaalaah ruumi waan ku salaamay khayr badan Allah ha ku siiyo.

  • @shukri8964
    @shukri8964 5 หลายเดือนก่อน +2

    Ruumi abyo wan ku salamy qebta dhaqalaha aad an u jeclhy😊lacag inan sameyna wan jeclhy caajisleyna wan ahay ma aqaan meel leyga haysto bal iso duceeya dumarland❤

    • @XanaanMaxamud
      @XanaanMaxamud 5 หลายเดือนก่อน

      Ani iyo adi isku mid nahay wlhi waa jeclahay mana isku dayi kari

  • @abdulhayiibrahim2769
    @abdulhayiibrahim2769 5 หลายเดือนก่อน

    Asc. Wll. Maasha. Alaalh. Waa is fiican

  • @mahamoudsamirah1844
    @mahamoudsamirah1844 5 หลายเดือนก่อน

    Mashallah mahadsanid qali

  • @Anzal222
    @Anzal222 5 หลายเดือนก่อน

    Maa muhiim inaa waxbarataa meshaa ka barartaba

  • @hooyocooking
    @hooyocooking 5 หลายเดือนก่อน

    Maasha allaaah tabarakalaah xabibti horay u soco ❤❤

  • @nimcosagal1044
    @nimcosagal1044 5 หลายเดือนก่อน

    Ruumi qof igacawiya rabaa sida lodubayo iyo sida loo edit gareyo vedio

  • @MUMTAZSEID-t1w
    @MUMTAZSEID-t1w 5 หลายเดือนก่อน +1

    Asc wanku dhawnahay barnamijka gabadhey dhaxda xidho

  • @SahraCali-gk4pc
    @SahraCali-gk4pc 5 หลายเดือนก่อน

    Guul abaayo masha alaah hamigaaga ilaahay mayareeyo❤❤❤❤🎉horay usoco

  • @nimcocali8414
    @nimcocali8414 4 หลายเดือนก่อน

    🎉❤

  • @SouadAlimed
    @SouadAlimed 5 หลายเดือนก่อน

    Mashallah walal

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 5 หลายเดือนก่อน +1

    Somali waxas waqti kuma bixiyan lakin waqtigoda social media qabil ku biyan tasay lacag ka sameyan ruumi ilbaxnimada nagu yat 😅😂

  • @Adnahasan58
    @Adnahasan58 5 หลายเดือนก่อน +1

    Habaryar Somali joogaa TikTok ina furto rabaa si lo sameyane ma kasaayi dhib mahino

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  5 หลายเดือนก่อน

      Youtu.be ka ka daawo waa heliysa

  • @marwoiskufilan9838
    @marwoiskufilan9838 5 หลายเดือนก่อน

    Mashallah ❤

  • @nastehoaliosmaan1460
    @nastehoaliosmaan1460 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ruumeey iphone ma Hysto

  • @safiaxusen5793
    @safiaxusen5793 5 หลายเดือนก่อน +5

    Ruumi lacag waan jeclahay kaamiro ne waa nacbahay maqal iyo muuqaal ba maxaa talo eh

    • @umuaxmed5402
      @umuaxmed5402 5 หลายเดือนก่อน

      Isku cuduraa nahay shidnimadeena alaha nobarakeyo😂

    • @XanaanMaxamud
      @XanaanMaxamud 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@umuaxmed5402😂😂😂😂

  • @ikraancali4380
    @ikraancali4380 5 หลายเดือนก่อน

    Rumiy Factbook beeg ayan leeye lacag ma ka saamayn kara 10 kun ayan haysta

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  5 หลายเดือนก่อน

      Haaa hadii ad buuxisay shurudihi

    • @ikraancali4380
      @ikraancali4380 5 หลายเดือนก่อน

      Shurudaha maxa ka mida qali

  • @Ummacooking2023
    @Ummacooking2023 5 หลายเดือนก่อน

    😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @nuurtocalichannell2059
    @nuurtocalichannell2059 5 หลายเดือนก่อน

    Ruuney wan ku salaamy jag behöver pengar

  • @umumeysara223
    @umumeysara223 5 หลายเดือนก่อน

    Abyo buugagta halkee kala dagaa

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  5 หลายเดือนก่อน

      Xagee jogtan

  • @AminaIssa-q6k
    @AminaIssa-q6k 5 หลายเดือนก่อน

    kkkkkkkk