Only Allah swt iyo labadooda unbaa xaqiiqada iyo sida ay wax udhexeen habeenkaa og. My heart goes out for the children and her family. It’s so painful that this has happened to Luul and and her family. May Allah swt give her Jannah Al firdows. This is not about tribe it’s about justice for all . The victim and the accused both deserve justice. Let’s support and stand with the Haqq even if it’s against you. May Allah protect us and our loved ones.
subxanallah 2 qof waa ahlu naar 1 midna wa ahlu jana allahu aclam midi wa caadil cadaladii aan sixin oo xukun beena riday iyo mid xukun garaneyn ee hadana xukumay markaa kan ahlu janaha ahna wa kan cadalada yaqaan si saxana u oofiyey wiilkan murug baa ka muuqata waxan qiyasaya inuu qur an akhrisanyo illahow adiga xaqiiqda og ee haduu dambiile yahay soo saar xaqiiqdiisa calaamad aan ku fahano na naga tus hdusan dambiile ahyn oo siduu wax u sheegay eey wax u dheceen allow adiga ag amuuraha kala yasir aaamin ya allah
According to my opinion , he already proved that he burnt the room so he could know the consequence that might cause that fire and the girl died so it's done he's guilty for that
Munasar waan kaa yaabay adiga ninkaan baad u hiilinaysaa sida laga dareemayo hadaladaada Subxana Allah ninku waa dabbiile mar walba Isagaa sabab u ahaa inuu gubo ama ay gubato gabadhaas uurka lahayd. Muxuu ku keen keenay guri dad ku nool yihiin dab sudh haduusan uula jeedin inay dadkuna ku gubtaan? Alaab inuu gubo haduu doonayey muu la baxo alaabtiisa uu meel cidlo ah ku gubo?
xaqu ma qarsoomo ilaaahey baa ifiya ilaaaaheyna waaa xaqsoore xaq iyo xaqdaro ma sinmaaaan Allah save peace and life all Somalia shareecada islaamka iyo xaqa ilaaahey ma jecla dulmiga daaaaalimiinta Somalia waxa hareeyey dulmi subxaaanallaah
eedesanuhu wuxu sheegay in uu gabadha guriga isagu keenay yacnu guriga masuul ka yahy isagu bay cadeenesa hadu kiro ahaa iyo haduu isagu lahaaba wuxuuna hadalka sii raacsiiyay eedesanuhu waxay tiri gabadhu guriga nin baa keensanaaya isagaana ku aroosaya see la isku qabad siinaya labadaas hadal marxuumadu haday ninka kale rabto dabcan gurigaan maso dajiseen sida muuqatana ninku waa nin lacag heesta sidu sheegay 600 dollar bishii nin bixinaaya guri gaar ah bu la dagi lahaa gabadha xaqa alle ha iftiinshu insha allaah qodobka kale qolka kale baa so gubay bu yiri intaa kii kale howshiisa ku jiray baa maqlay qaylo bu yiri waxaa is waydiin mudan gabadhu see ku gubaty oo dabku gaaray ileen hadaa arko qolka inu gubanaayoh maba galeen xatta haday gabadhu wax gaari lahaayen wax yar bay noqon lahayd marka gabadhu waxay u egthy in baasiin korkeeda lagu shubay oo saas dabku ku wada gaaray xaqa alle ha iftiinshu shaahud joogay ma ahayn lkn caqliyadayda hadaa fiirshay meeshaas saasay ila tahy
😂 adiga asxaabihi miyaad nagala joogta. Bido intaadan bido dhihin ay bey bido ku dhahdaa. Dad badan cadaabta nacayka HG bey ku gali doonaan. Qabiil aan mooryàan laheyn ma jiro lkn dadka HG umbey sheegaan. Dadka Somali ugu gobsan waa HG.
Ninku ma walan yahey mise dhiiga gabadha baa kujira, Subxaanallaah, marka wuxuu u diley keliya ninkale kuma guursanayo, maseer, hadanan ku heli karin nafta aad ka qaadey….
in my experience i never seen anyone more guilty than this man every thing he says is against him and has contradicted himself telling different stories
Nin habeenimo shidaal doonty miya dil usocnin? And meel lagubay miya qof wayn ka baxsankarin unless qolka lagu xirin? T/kale ninkan familiga intu guriga kasaaro muu gubo?
kani waa is difaacaya moye war kale mahayo been ba see ka muuqataa . wa xisu waa al marxuun qaldaan .marxumadii buu been ka sheekaya allah idhabadanee aa cadaalad na uu soo saari maskiin taa marxumada aa
Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢❤❤😮😮😮😮
صلي الله عليه وسلم
WAASAX❤
Subxaana Allah, xasbuna laah wa nicama wakiil. Allahayoow adigaa xaqa garanaayo.
ilahow cadaalad sii luul ilahay ha unaxariisto janadul fardwso Allaha ugu bishaareeyo
Only Allah swt iyo labadooda unbaa xaqiiqada iyo sida ay wax udhexeen habeenkaa og. My heart goes out for the children and her family. It’s so painful that this has happened to Luul and and her family. May Allah swt give her Jannah Al firdows. This is not about tribe it’s about justice for all . The victim and the accused both deserve justice. Let’s support and stand with the Haqq even if it’s against you. May Allah protect us and our loved ones.
Mujrimkaan gacan kudhiiglaha ah oo dilay gabadheena luul 😥 waa dil toogasho
Ilaahay ayaanku dhaartay 3bari lasoo dhaafay waan soomanaa duco ayaan usoo hibeeyay Luul .
Anigoo illinta ceshan waayay 😢😢😢
Inshaa allaah waala qisaasayaa from Qardho
ILAAHAY IDANKII XAQIINA WAAD HELAYSAAN FAATAXADA IYO YAASIIMADA BADIYA MARXUUMADA SADAQO GAAR AH UNIYAYSTA MASAAJID UGU DARA .XAJ HALOO NIYAYSTO .ILAAHAYOOW XAQEEDA SOO IFI AAAAAAAAMIIIIIN AAAAAAAAMIIIIIN AAAAAAAAMIIIIIN FROM QARDHO
@@SagalMohaned Masha Allah wll ilaahay hakaa aqbalo soonka Alle haku xafido wll
Masha alaah sidcali ، guul iyo goobo nimo alaah xafido sid Cali waa wilyar oo aan curaan waxa aanbadhihilaaha kama wayno ciyaalka luul cabdi casiis sidaas darted halo naxaristo
subxanallah 2 qof waa ahlu naar 1 midna wa ahlu jana allahu aclam midi wa caadil cadaladii aan sixin oo xukun beena riday iyo mid xukun garaneyn ee hadana xukumay markaa kan ahlu janaha ahna wa kan cadalada yaqaan si saxana u oofiyey wiilkan murug baa ka muuqata waxan qiyasaya inuu qur an akhrisanyo illahow adiga xaqiiqda og ee haduu dambiile yahay soo saar xaqiiqdiisa calaamad aan ku fahano na naga tus hdusan dambiile ahyn oo siduu wax u sheegay eey wax u dheceen allow adiga ag amuuraha kala yasir aaamin ya allah
Amiin
Wey cadahay inuu galay wallo Aaaaaamiin
Maxkamadu kahor yiri ujedkaygu wuxu ahaa inaan gubo qolka hurdada .
Haye? Hurdaduna ma gubanin e qolka gabadha cured emarxumada ayuu ku gubay MARXUUMADA😢😢😢
Balaayo ku dhacday been badan gabdha xamila ah mayaa nin Rabata hala dilo😭😭
Si walbo Laiskaga daba wareegto o laisku difaaco waxaa timaadi doonto malin aan la dhuudhuuman donin waana nalinka maxkamada alle la joogo
According to my opinion , he already proved that he burnt the room so he could know the consequence that might cause that fire and the girl died so it's done he's guilty for that
Absolutely!!
But remember he is not guilty until proven by the court. The law is always set to govern the society. Let us wait the final verdict of the court
Obsoultly
Waa danbiile isagu lkn haday iyadoo kabaxsan karta dabka iyadu iskutuurtay ciqaabtiisu dilmaha waa xadhig dilkuna camdi maha waa kama.
Magdhow iyo xadhig ciqaabeed weye dil maya hadaan cadaymo dheeri ah lahelin.
yeah you are right
Aabaha farxada uuku haminaayp Alle ha usoo dedejiyo dambiilaha xaqiisa hala mariyo hooyada uurka lagu dubtay ayaa aad iyo aad ugu murugooday.
(ALLAHUMA AAMEEN)🤲
Aameen yaa allh
Aamiin yaa rab
Hada ma waxuu naleyahay ayadaa is gubtay 😢nahaab fooqal nahaab
xaq ayaa kaa hadalsiinaya 😢ninkaan hala xukumo
JUStice FOR LUUL😢😢😢
Sayid cali ilama eka dilaa saas aythyna ma oranaya ma geysan falka iyo wuu geystay lkn ilaahay baa og
Munasar waan kaa yaabay adiga ninkaan baad u hiilinaysaa sida laga dareemayo hadaladaada Subxana Allah ninku waa dabbiile mar walba Isagaa sabab u ahaa inuu gubo ama ay gubato gabadhaas uurka lahayd. Muxuu ku keen keenay guri dad ku nool yihiin dab sudh haduusan uula jeedin inay dadkuna ku gubtaan? Alaab inuu gubo haduu doonayey muu la baxo alaabtiisa uu meel cidlo ah ku gubo?
Balaaya ku jeclaaty wan jeclaa kulaha oo maaxad nolosha ugu gubty hadad jeceshay😢
Naima , aniga adiga ku jeclahay, mana ku gubayo ka waran
Wajigaas guban mid wax jeclaadey Maba u ego
xaqu ma qarsoomo ilaaahey baa ifiya
ilaaaaheyna waaa xaqsoore
xaq iyo xaqdaro ma sinmaaaan
Allah save peace and life
all Somalia shareecada islaamka iyo xaqa ilaaahey ma jecla dulmiga daaaaalimiinta
Somalia waxa hareeyey dulmi
subxaaanallaah
Ilaah baa og luul allaah u naxriisto Cadaalada allaah u sahlo gabadha insha allaah
allah yaa xaqiiqada og alle unban cadalada uweydinayna walalo luul alle hownaxariste
Midka noolba ma ahan in xaqdaro lagu dilo eewaa cadaalad. Loo. Wada. Raadiyo ilaahay unbbaa runta og ilahay umada hakala saaro
Illaahay xaquu soo ifinayaa inshaa allaah
Afkisu ku shegay inu yiri iyada inan gubo marabine qolka jiifka unban gubi rabay
Waa saqajaan mana aqrin karo kalamkii Allah teda kale waa gacan kudhiigle illahey aktiisane waxbo uma yalan xaqa illah ba kasosarayo inshaa Allah😭
eedesanuhu wuxu sheegay in uu gabadha guriga isagu keenay yacnu guriga masuul ka yahy isagu bay cadeenesa hadu kiro ahaa iyo haduu isagu lahaaba wuxuuna hadalka sii raacsiiyay eedesanuhu waxay tiri gabadhu guriga nin baa keensanaaya isagaana ku aroosaya see la isku qabad siinaya labadaas hadal marxuumadu haday ninka kale rabto dabcan gurigaan maso dajiseen sida muuqatana ninku waa nin lacag heesta sidu sheegay 600 dollar bishii nin bixinaaya guri gaar ah bu la dagi lahaa gabadha xaqa alle ha iftiinshu insha allaah qodobka kale qolka kale baa so gubay bu yiri intaa kii kale howshiisa ku jiray baa maqlay qaylo bu yiri waxaa is waydiin mudan gabadhu see ku gubaty oo dabku gaaray ileen hadaa arko qolka inu gubanaayoh maba galeen xatta haday gabadhu wax gaari lahaayen wax yar bay noqon lahayd marka gabadhu waxay u egthy in baasiin korkeeda lagu shubay oo saas dabku ku wada gaaray xaqa alle ha iftiinshu shaahud joogay ma ahayn lkn caqliyadayda hadaa fiirshay meeshaas saasay ila tahy
Naag uur leh nin may gursan kartaa mida kale naagtada waba gubataye maxad isbital u geyn waysay hadi waxa qalad u dhecen yaab
Iimaanka allah haka qaado .isaga iyo ehelkiisa muriyaanta ah waa wax .xaaraan lagu kuriyey waa kuwii maatida xamar ku laynayey jimaha hagaadhin inshaa .allah
Aaaaaamiin Aaaaaamiin Aaaaaamiin
Adiga ehelkada Allah'a halago H.G naceeb u dhimo malfade Darood qurun
Uf hg kulaha us lacalad ha idinku dhacdee hg kulaha lacla Tula caleekum
@@najmaraage2760 Adigaba nacalatulahi caleyka baqaqda jooji Yaa markii hore gurso dhahay may shikhasheeda gursato Yaa qasbay
😂 adiga asxaabihi miyaad nagala joogta. Bido intaadan bido dhihin ay bey bido ku dhahdaa. Dad badan cadaabta nacayka HG bey ku gali doonaan. Qabiil aan mooryàan laheyn ma jiro lkn dadka HG umbey sheegaan. Dadka Somali ugu gobsan waa HG.
اللهم فرج باالحق
Yaahuuu been wayn oo loo soo dhisay inaalilaahi Waa inaailahi rajacuun 😢
Laakiin been soconaysa ma aha
Abuu kaata ma ha kaas waa abuu hunguri alaah kariim
Allhyu cadlaad sii marxuumad luul
❤❤❤Cadaaladda Halagu dhaqmo wllyal ❤❤❤
Su'aalo xumaa abuu kaatuhu!
Indho adkaa
Oo been badanaa
Luul
Allaha u naxariisto
Ninkaan Inuu
Rerka gubay Waa cadahay
Adkaar aan waxba tarayn ayuu akhrinayey,mujrim dhiig yacab ah ilaahay kaama aqbalo,walee aakhiro war waa jiraa
Ninku ma walan yahey mise dhiiga gabadha baa kujira, Subxaanallaah, marka wuxuu u diley keliya ninkale kuma guursanayo, maseer, hadanan ku heli karin nafta aad ka qaadey….
Nacasyow bilaa caqligi naga fadhiiso waxyo bilaa naxariistii
Waxay hadannu qoslin aabaha dhibanahii miyu oo yaa ilyn inantisu if iyo aakhiroba cadaladay helaysa aakhirona janada lkn dhibgaystuhu wuxu qirtay inuu gacantisa ku gubay basina kushubay lkn maxa isku beegay goobtu gubay iyo inay xaskiso qudhi ku gubadto
Illahay cadaalada xaqa ah hasiiyo gabadhaas haysadtay caruurta agoonta ah iyadina nolosha lugu gubay
Illahay ayaa cadaali ah
Wan ka xumahay sida wax uu socdan abayo Allah ku meqan 😢😢
Munasar keep going bro
Wlhi yaab dumarka markey uur leeyihiin wax kasto ayey sameeyaan .walaca ayaa yeelaayo
Waa loo samraa. Waayo waa labo naf. Labo naf waxa weeye ayada ayaa naf kale ilaahey caloosheed ku abuuraayo. Marka meeshaasi waa fahmi kartaa . Qof ta markey uur yeelato way isnaceysaa hadal yar ma xamili karto. Marka dumarka markey uur leeyihiin haloo samro
❤❤❤❤❤
Waa sax Dill tooagsho ❤❤❤❤❤
Asc bro nin wax jaceyl waxba. Ma gubo umana quuro runta wa saas gabadhas xaqeda halo raadiyo cadalad ha hesho insh alhh askari wax dilay latogta shacab lama toogta taas cadalad mahan sharcigu hahiiliyo hadii kle xamar we holcesaa insh lahh
Derbiga xaa ka fiirinee maandhoow
Ninkaan xaq ayaa kahadal siinaya
been loojeedo ayuu aqrina
alaab haduu gubayo qolka jiifka maxuu uga bilaawi wayay qol hal sariir taalo ayuu kabilaabay taasi waxay cadeene luul qolkay kujirtay
ayuu kabilaabay alaabta ugubaayo waa luul way iska cadahay ninkaan in uu dilay luul 😢😢😢
Illaahay cadalaadiisa ayaa dadbadan sugaysa wallee ma ogaa hoogay
in my experience i never seen anyone more guilty than this man every thing he says is against him and has contradicted himself telling different stories
Exactly
Sidoo ugu fiikiray gubid asaga oo alaabtiisa rarankara, wax caqli gal ah maahan, waa se jidka qur ah oo haday suura gasho qisaasta uu uga badbaafi karo.
Ninkan waa ciilay, naagtana waa dhibta allaha unaxariiste
Hooyadaba laciilay xoolayahow aan imaanka io taqwo midna qalpihiisa kujirin e qabiilku dhiigisu kushaqeeyo dulmigu maqarsoomi adiga io asagaba alle nolosha ha idinku gubo suu ugu gubay io sidaad ugu doodaysaba😡
Yaab yaab oo haduu ciilooday magubaa gabarta ilaahay haqabto
Sallalaahu caleeyhi wasalim
INAALILAAHI WAINAA ILLAYHI RAAJICUUN
ANIGU REER PUNTLAND AHAY
HOOYADAYNA WA REER SLN .
MALIHIN DHAQANKA AH IN XAASASKA LOOLA DHAQMO SIDA DADLA ADOONSANAYO REER KOOFUR FARBAA IDINKU GODAN YAAAAAAAAAAAAAAAAAB
YAAAAAAAAAAAB
YAAAAAAAAAAAAAAAAB
WALHY REER KOFUR IXTIRAAM MALEH
Hhh adiga hadaadan arag anaga aragne qabyaalada melahaas lamar koonfur iyo waqooyi iyo galbeed matagne ee wax iskufal caasimada cidkasta tagane waana caasimad waxbadan kadhacan wanag iyo xumanba wana mesha kaliya isha qaban ogtahay marka caadi iskadhig
Seydcali benale ilahey kacabso manta wa adun birina wa aqiro😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Dvd*(£❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤
Wlhi cadalad kama jirto somaliya
Maxkamad ma aha waxaan cadaalad la rabaa horyaalkan arsenal haluku wareejiyo qofaa lagubay film hindi eey ka dhigeen maxkamada
Hadalkiso wuu fadhiyaa xaqa allah haifiyo
INAALI LAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN
INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN
INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN
WAXAANLA YAABAY ALAABTA INTA AAN LEYAHAY GUBAYAA AAAAAAAAAAAAAAAA
WAR CAD O GURIGA U ALABTA KU GUBAYEY MIYAANAY JOOGIN XAASKISO XAAMILO AH IYO 6CARUURA😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Wllhi qofka dambi galay ayaa sidaan uu qaarqara war maxaa lowga dhagan yahy naga diila
😮mexeen cadalad kama sosocota wallahi xaataa suallah ma bislo
Ilhoow Cadaalad allha keeno isha allh
Marqaati cad ayuu isu sameeyay shidaalka mar haduu yiri
Munasaroow ilaahey kabaq lacag inaad qaadatay cml ayaad uhadleysaa maanta hdlkaaga shalay iyo maanta kala macaan badan balse lacag wey dhamaaneey ee sharaftaada dhoowro
The Court of Banana Republic.
Midna waa soo gubaa midna waa u tegaya si ay u badbaadiso. Kan neef waaye dabaal ah.
Ader.samir.allaha.kasiiyo.cadalad.majirtee.alla.aktiisa.ayey.talaa
Allah akbar 😭😭😭🤲🤲☝️☝️☝️
Subxaan waxa halkaa ka muuqata inuu gubay sida hadalkiisa ka muuqata madaamu batrool uu soo iibiyay oo uu qirtay inuu shidaal soo iibiyay oo guriga uu gubay ninkani waa gacan ku dhiigle hala toogto
Keep going munasar maxamed
Ninkan asaga ayaa dabka shiday wax la weydiyaba garan mayo markka howshan ma fahmin waa adunbaa yabin
Nin habeenimo shidaal doonty miya dil usocnin? And meel lagubay miya qof wayn ka baxsankarin unless qolka lagu xirin? T/kale ninkan familiga intu guriga kasaaro muu gubo?
Sidee qof qol gubanaayo ugalay ma qof waalanbaaa illaa qolka horaan usoo gubay buu dhahay ayaduna marka qolka jiifkay kujirtay kadibna qolkii gubanayey aadey.
CAJIIB. WAR NINKA ISAGAABA QIRAALA IN UU DABKA SHIDAY.
MAXAA KALOO JIRA
kani nolosha haa lagu guubo maxkabad uu bahna
Lul abdixasis cadalad ha hesho waxas wax so conayo maha waa nin barer ku diley weyan 😢😢😢
Hadaa baabuur qof kudisho ood carartid maxaa noqonaysaa
Dilaa baad noqonaysaa. Laakiin hadaa booliska isku dhiibto adoon gurigaaga tagin meelkalana aadkuleexan markaas accident
Waaye
Hawiye naceeb iyi H.G ayaa wacalo xun xun ugu soo ganbanayaan soo wada baxa nacalatulahi caleykum
AS maxkamaddood lama dhageysto dambiilaha only marqaatiga afka aya laga xiraa
Hala dadajiyo ninkan wa in la togto
Waa in sidi uu gabadha udiley loodilaa halagubo
Hawiye cadalad maradiyan bro xaqa haka soo baxo hawiye wa intaas insh lahh
Hawiye ha KU waso
Anigo hawiya ayaa cadalad uradinaya walashey qhabil muhu taraa subxanallah
Nasiib darro Waalid Cuqdadaysan ayaa iska kaa dhalay waxna lagama qaban karo.. waan ka xumahay Farxad laguguma soo abaabin .
Hadaa yaa gubay Xasbunallah Xasbunallah 😱🤠🤠🤠😱😱😱🤪💔🤥🤥🤥🛑
illahey muxuu ka baryaa ma in uu la dhuunto dambigii gabadha illahey ha waydiisto qisaaska iyo cisaabta in uu u fududeeyo
Waaba waxaan la yaabanahay wuxuu aqrinayo qof qof dilay muxuu aqriyaa
Ninkaas anoo difaaceyn hadana qof nafsiyan waa qof xanuunsan
Haa walalo somalidu way waalanyin ninkani qof xanuunsan buu u eegyay ruunti talow maybadhaan walaahi ma garanaayo laakin qof fayow uma eega
Qof dumar ah oo dhahaayo ifur nin kale ayaan gusanaya ifur maba dhahaan
Haa ma jirto xata marki ee Guursaneysay waxba kuma aysan fasheen ninka mana tidhahden ifur nin kala raba
Allah dartii ku cafii Abo
Kuwaan kuwo cadaalad kaso socoto uma eka lkn ilahey baa ka awood badan
Ninkaan waxba qiil malahan waa naxsanyahay waxbuu aqrisanayaa si hoose xitaa taas waxay mujineysaa in uu gardaranyahay uu diley gabdha iyo canuga teeda kale qiil malahan oo wuxuu sameen karey in uu qaato alaabtiisa hatuuro ama hadhigto guriga walaashise masameynin taas maxaa yeeley ujeedadiisu ma ahayn in uu alaabta rabey ee in uu gabdha uurka leh gubo ayeey ahayd ujeedadiisa maxaa yeeley guriga asaga malahayn uu gubay xitaa teeda kale kas buu shidaalka u doontey kutalagal si ah wuuna kugubey gacantiisa waxaas oo dhan waa cadeymo muuqda hamaro garta siduu u diley haloo dilo qiil malahan ninkan
Waa aabe iimaan leh 🫶
Warka wacadyhy seyd csli benta da
Caqliga lagaa qaad iimaanka ayuu ilaahay ka qaaday dhagar qabaha
Ninkan qoslayo hadana murugeysan he was to high 😊
Naagaha maseyrsiis ayee yaqaaaniin ani waxaa dhihilahaa intaa ku furo aa ninkuu guurinaa ee keenso @@@@
Shaydan ayaa waxan ugeyey alle umada ha u gargaro
Somaliland guul iyo ethiopia❤❤❤❤
Oromo nacala ku dalay
Yaab qolki martida gubay kabacdi jiifka ugu imid waxan dhahay waan gubanaya e kabax iyadaa baxday qolki gubanayay aday kabacdi kheela maqlay ,ilaah ayaa xaqiiqda og lkn su,aaaal qol gubanaayo qof magalaa? ilahow xaqa sosaar adigu kaa qarsonayne
Ninkaan wuxuu ujeedo ulahaa alaabta in uu gubo maheeyn ee wuxuu rabey in uu gubo gabdha ilmahana wuu kasaarey guriga hadalkiisa ayeey kamuqataa teeda kale hadii uu alaabta asaga lahaay waxaa uu sameyn karey in uu qaato ama uu tuuro alaabtiisa guriga uu kugubey alaabtii iyo gabdha guriga asga maa lahaa maxaa uu shidaal ituu udoontey uu ugubey asaga oo kara in uu qaato alaabtiisa waa nin falxun kulacay oo diley laba jiritaan oo nool si kaa ah uu shidaalna udoontey gacmihiisana lugubey waliba waa in lagubaa oo lamariyaa falkiisa si duu ahaa oo ah gubniin gardaro ah iyo dagdag
Wuu dilay
😭😭😭😭😭😭
Xataa hadaan iyada gubin sow isagu guriga 😂asagu ma ku gubin
Justice for luul abdicasiis
Ilahayba xaqiqada oog lkn ninkani wa maseray wax walba wayka surtobaan ninka ragaa hadu xanago
Waarun shp❤
Xaqiiqda illaahey ayaa og dadow ha dambaabina waa arin adag !😢
kani waa is difaacaya moye war kale mahayo been ba see ka muuqataa . wa xisu waa al marxuun qaldaan .marxumadii buu been ka sheekaya allah idhabadanee aa cadaalad na uu soo saari maskiin taa marxumada aa
Alaha ayaa og lakin qadar ayaa jirta waxaa laga yabaa in ay ka ahayn gub ee qadarti ay ahayd
Sideey nasg uur leh ay ninkale u guursaneysaa.
Waaba sheeka kale haduuba shidaalkenay hadana qolkagubay Maxaaba haray isagaaba isku marqaanti furee