Muxaadaro Sh. Cumar Faaruuq walaal tinimada Islaamka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 108

  • @ayanadan3438
    @ayanadan3438 8 ปีที่แล้ว +14

    Allaah hakugeyo janadiisa fardowsa oo hakugu macsuumo allaah hakadhereyo cadaab akhiro shikh cumar faruqi raximahulaahu raxmatanwasican daiman ilaa yomul qiyaama aamiin yaa rabi

  • @abshirahmed4665
    @abshirahmed4665 3 ปีที่แล้ว +1

    Allow qabriga kuu nuuri waa marag madoonto inaad wanaag katagty shiiqunaa cumar 💓💓💓

  • @lulilulka2392
    @lulilulka2392 5 ปีที่แล้ว +7

    Allah haunaxaristoo l was young when l used to hears his wacdhi atill now l still love it wlhi Allah haunaxaristo sheikh cumar faruuq

  • @ayanadan3438
    @ayanadan3438 8 ปีที่แล้ว +3

    Allaah hakugeeyo jardiisa fardowsa allaah hakugu casuumo shikh cumar faruugi raxmahulaahu raxmatan wasican

  • @safiyoahmed9245
    @safiyoahmed9245 6 ปีที่แล้ว +1

    Jazaakalaahu kheyr Shiikh Cumar faaruuq Janatul firdoowsalaclaa aamiin aaamiin yaarabi alaha ku gu amaal mariyo

  • @baroakhlaaq1783
    @baroakhlaaq1783 4 ปีที่แล้ว +6

    Allah SWT is the King of the Heavens and the Earth. Thee Alone do we worship and Thee Alone do we seek our help. All Praises are for Allah.
    Ameen 🤲

  • @saidabdi2805
    @saidabdi2805 7 ปีที่แล้ว +1

    ya rabi rabigeenow sh comar faaruq u naxariiso kuwa ku cimli qaata naga dhig

  • @dulowdulow9226
    @dulowdulow9226 2 ปีที่แล้ว

    Sheikh Cumar Faaruq Allah Subhanahu Watacala Raali Haka Noqdo Qabriga Rabbi Tabaraka Watacala Ha Uu Nuriyo Jannah Firdows Al Acla Haku Cazumo In Sha Allah

  • @xabiibocadey5
    @xabiibocadey5 8 ปีที่แล้ว +3

    ma sha allah allaha u raxmado shekhul islam omar faruq

  • @xaawomaxamed1900
    @xaawomaxamed1900 8 ปีที่แล้ว +14

    alla cilmiga uu goor iyo habeenba fidinayey ha ugu dambi dhaafo shekh cumar faruuq waa shekhayga koowad e

  • @abdulahihamuume1513
    @abdulahihamuume1513 6 ปีที่แล้ว +17

    Ilahow u naxariso sheikh omar iyo inta muslimiin ah oo geriyotay

    • @shamsash2772
      @shamsash2772 3 ปีที่แล้ว

      Ilaahaw. Naxariista janno. Sii aamiin

  • @socdaal
    @socdaal 10 ปีที่แล้ว +7

    allah yajzika ya sheekhana ilaahay janatul fardowsa haku galiyo aamin ya rabi

  • @axmedmaxamed866
    @axmedmaxamed866 5 ปีที่แล้ว +5

    جزاك الله خيرا وغفر الله لك ولى وللمؤمنين

  • @strongboyki
    @strongboyki 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlh sheyq cumar ale darti ujclhy💗😭😭

  • @aishaciise4117
    @aishaciise4117 7 ปีที่แล้ว +3

    ilaahayow unaxriiso sheikh cumar faruuq

  • @abdishakurabdirashid1732
    @abdishakurabdirashid1732 6 ปีที่แล้ว +3

    Illaahayoow unaxariiso sheekh cumar faaruuq

  • @sali3492
    @sali3492 4 ปีที่แล้ว +1

    Allah u naxariistee shiikheena aan jecelnahay, wuxuu jeediyay muxaadaro aad u qiimo badan. Xaalada Soomaaliya sida looga bixi karo waxaa waaye in al walaa wal baraa si dhab ah loogu dhaqmo.

  • @nadifoigal6803
    @nadifoigal6803 7 ปีที่แล้ว

    jisaa kumalaahu qayran sh cumar faaruuq ilaahay ha kuu naxariisto aamiin Aamiin yaa Allah

  • @Gaar_Yoolkaaga_Channel
    @Gaar_Yoolkaaga_Channel 7 ปีที่แล้ว +1

    Allow kuu naxariiso sh cumar faaruuq jazakallahu kheyran

  • @ahmedfarah1450
    @ahmedfarah1450 7 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha unaharisto sh umar faruq janatul firdaus gurigatha Allah hakaga digo amin ya Allah.

  • @mahboubabdikadir4657
    @mahboubabdikadir4657 9 ปีที่แล้ว +1

    Jazaakalah qeyr. .rahimulaah sh umar farooq

  • @sacdiyagobeey7516
    @sacdiyagobeey7516 3 ปีที่แล้ว +2

    My favorite Sheikh Allah Yarxamhu aamiin Alaahuma aamiin insha Allah

  • @cumaryare2577
    @cumaryare2577 6 ปีที่แล้ว +4

    Alla haku naxaresto cumar faruq janato fardosah hakugu sharfo

  • @mohamedabdi7240
    @mohamedabdi7240 6 ปีที่แล้ว

    Alle u naxaristo sheikh cumar faruuq

  • @mohamedabdirahman3742
    @mohamedabdirahman3742 4 ปีที่แล้ว +1

    Ajar iyo hasanad Allah hakasiyo sheikh Omar farooq raximahullah

  • @dahabomohamoudabdirihman2670
    @dahabomohamoudabdirihman2670 5 ปีที่แล้ว +1

    Raxma tullaahi calaykum Shikh Cumar faaruq alle muxuu cilmi nogatagy

  • @kraamayare3429
    @kraamayare3429 8 ปีที่แล้ว +8

    Raxima hu allahu sheikh cumar faaruuq

  • @cabdiqani1044
    @cabdiqani1044 8 ปีที่แล้ว +1

    Mansh'allah shekhunaa Allah hakugu ziyadiyo janada firdows Allah rali ahan shihiisa hakugu arzuqo
    Mansh'allah anagana Allah hanagu anfac yeelo
    Shekhunaa waxa lagu jira Bil kheereysan oo Ramadan ah Allah hanaga yeelo kuwa janada lagu arzuqo
    Oo naartana laga xureeyo Amiinyaallah Amiinyaallah Amiinyaallah

  • @ahmetkhalif5312
    @ahmetkhalif5312 ปีที่แล้ว +1

    My favourite shiehk cumar ilahow kuraxmo.

  • @khadijomohammed1276
    @khadijomohammed1276 5 ปีที่แล้ว

    masha allh jazakalahu khayr sheikh cumar faaruuq janda ilaahe haku kiliyo

  • @lathanali9542
    @lathanali9542 ปีที่แล้ว

    May Allah grant you janatul firdows

  • @libanfarah5892
    @libanfarah5892 8 ปีที่แล้ว +14

    ajir iyo xasanad Allah haka siiyo aamiin

    • @tayo804
      @tayo804 7 ปีที่แล้ว

      Liban Farah km

    • @shamsash2772
      @shamsash2772 3 ปีที่แล้ว

      Ilaahaw. Unaxariiso amiin

  • @sadamibrahim3239
    @sadamibrahim3239 8 ปีที่แล้ว +2

    jazaka Alle sheikh cumar faruq Raxima hullah

  • @nadiifohaalne8320
    @nadiifohaalne8320 6 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha unaxariisto shiikha alle dartiis ayaan ujeclahe

  • @richboy5395
    @richboy5395 7 ปีที่แล้ว

    Allaha u Raxmado shiiqeena cumar faruq

  • @ibrahimawull2261
    @ibrahimawull2261 8 ปีที่แล้ว +1

    alle jano farduusa ka irsaaq shiikha aamiin aamiin

  • @sacdiyagobeey7516
    @sacdiyagobeey7516 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahayow Awlaada Baari nooga dhig oo Diinta iyo Xaqa tus

  • @hhassan2052
    @hhassan2052 4 ปีที่แล้ว

    Ilahow janatul fardowsa ka waraabi JAZAKUMULLAH

  • @ckm8197
    @ckm8197 2 ปีที่แล้ว

    Allahu akbar m.a

  • @husseinsaid8424
    @husseinsaid8424 8 ปีที่แล้ว +2

    allwo u naxariso sh faruuq

  • @queenbahjo
    @queenbahjo ปีที่แล้ว

    My Almighty for give us for our mistakes

  • @ismaciilcabdi2780
    @ismaciilcabdi2780 3 ปีที่แล้ว +2

    May Allah grants him paradise

  • @abdulazizyusuf3699
    @abdulazizyusuf3699 6 ปีที่แล้ว

    Allah hakaa abaal mariyo dacwada iyo qeyrka faafisay bi idnillaah jazakallaah

  • @mohamedaden8666
    @mohamedaden8666 9 ปีที่แล้ว +1

    alle yarxam shiikh cumar faruq

  • @adanhillowle4350
    @adanhillowle4350 7 ปีที่แล้ว +2

    my Allah Grant you His Jannah

  • @adanhillowle4350
    @adanhillowle4350 7 ปีที่แล้ว +3

    May Allah Grant You his Jannah

    • @axmedxasan7076
      @axmedxasan7076 5 ปีที่แล้ว

      Allaah hakudanbidhafo sh cumar faaruq

  • @the_golden_writer
    @the_golden_writer ปีที่แล้ว

    AllaH yarxamah sheik

  • @saidamuktar5803
    @saidamuktar5803 8 ปีที่แล้ว

    yaa rabi unaxariso sheikh cumar faruuq

  • @maslahmohamed9648
    @maslahmohamed9648 5 ปีที่แล้ว

    Alle janatul Fardowsa hakawarawiyo Jazakallah kher

  • @qalinle1231
    @qalinle1231 7 ปีที่แล้ว +1

    jazakallah sheikh cumar faaruuq

  • @abdirazakbashiir7199
    @abdirazakbashiir7199 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahow kuu naxariso

  • @garraadchannel
    @garraadchannel 9 ปีที่แล้ว +2

    jazahu aalah kheyr shekh cumar faaruuq ^[raxima hu allah

  • @abshirahmed4665
    @abshirahmed4665 3 ปีที่แล้ว

    Wlh shiiiqa wa runtiiis meesha nagala heysto maantay saan uwada nhy muslimiin hadaan iswada walaashan lhyd aduun io aaqiraba guul gari lhyn

  • @warsanmohamed4483
    @warsanmohamed4483 9 ปีที่แล้ว +4

    Mansha allah

  • @mustafeali1707
    @mustafeali1707 6 ปีที่แล้ว

    Raxmatullah calayh

  • @gedowsedow3128
    @gedowsedow3128 6 ปีที่แล้ว

    Allow unaxariso sheikh umar faaruuq

  • @yasminliban8083
    @yasminliban8083 4 ปีที่แล้ว

    Allha Unaxariisto

  • @ايانعبدالرحمن-غ7ه
    @ايانعبدالرحمن-غ7ه 9 ปีที่แล้ว +4

    Ilaaheey ha u dambi dhaafo Ilaaheey janada ha geeyo

  • @hanadalaas1779
    @hanadalaas1779 4 ปีที่แล้ว

    Ilahayow sheik omar danbagisa iyo kaan walidkisba iskadhaaf

  • @faidwaxfaridah9909
    @faidwaxfaridah9909 3 ปีที่แล้ว +1

  • @shukrimohamed2739
    @shukrimohamed2739 2 ปีที่แล้ว

    Alle UNAXARIISO sheqa cumar faruuqa culumada diinta alle UNAXARIISO

  • @cabdulaahiahmed8774
    @cabdulaahiahmed8774 5 ปีที่แล้ว

    jecliyaa shiiqaan allow kuu naxariiso

  • @filzannuur6520
    @filzannuur6520 7 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay ha u naxariisto

  • @SaciidTare
    @SaciidTare 10 หลายเดือนก่อน

    Allha janiidii ku geeyo

  • @deeqoali1541
    @deeqoali1541 6 ปีที่แล้ว +1

    jazkllah

  • @kbpost6947
    @kbpost6947 8 ปีที่แล้ว +1

    allah hakuu naxariisto

  • @khalidhusni9914
    @khalidhusni9914 7 ปีที่แล้ว

    Raximahulaah shikh

  • @marwanphotipho7969
    @marwanphotipho7969 5 ปีที่แล้ว

    Ilahooow janatul firtowsil aclaaaa ka warabi

  • @mahdimohud76
    @mahdimohud76 9 ปีที่แล้ว

    Masha'Allaah

  • @muscabaden2104
    @muscabaden2104 7 ปีที่แล้ว

    Ilahay hakunaxariisto janadiisana hakugeeyo ilahaw cadaabka kaxoree dhamaan musliminta oodhan

  • @ahmedhaji7089
    @ahmedhaji7089 8 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah

  • @qureishoqureisho6155
    @qureishoqureisho6155 4 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @saedsadka3051
    @saedsadka3051 9 ปีที่แล้ว +1

    Jasaka laah khyr

  • @feynusdakane7715
    @feynusdakane7715 9 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha onaharito

  • @onkoodchannel8667
    @onkoodchannel8667 4 ปีที่แล้ว

    Allow janada geey

  • @hamishfarah6604
    @hamishfarah6604 8 ปีที่แล้ว

    alh haunaxriso sheqeyn qaliga ah shiq umul faruq

  • @cabdliibrahim9713
    @cabdliibrahim9713 4 ปีที่แล้ว

    Allow unaxariso

  • @mahadahmed2396
    @mahadahmed2396 7 ปีที่แล้ว +2

    walal yaal shekha korme odhintay hada taqanid isheeg plz walalal yao

  • @hajjialiomar7050
    @hajjialiomar7050 6 ปีที่แล้ว +4

    Shiq cumar faruuq dambigaga iyo dambi walidkaga alaha dhafo misanka xasanadka alaha kusaro anagana alaha nagu anfaco

  • @husseinsaid8424
    @husseinsaid8424 8 ปีที่แล้ว

    aamiin yaa rabi

  • @ibrahimmahamed31
    @ibrahimmahamed31 6 ปีที่แล้ว +2

    Aalhh xifdi

  • @cfataxbashiirmaxamuud3712
    @cfataxbashiirmaxamuud3712 6 ปีที่แล้ว

    ILAAHOW UNAXARIISO

  • @adancarab4529
    @adancarab4529 4 ปีที่แล้ว

    Illahow janadada kawarabi

  • @AbOubakeRLeJeuneEtudianT123
    @AbOubakeRLeJeuneEtudianT123 7 ปีที่แล้ว

    m

  • @ahmedhaji7089
    @ahmedhaji7089 8 ปีที่แล้ว

    www Mashable with in twas

  • @nadiifohaalne8320
    @nadiifohaalne8320 6 ปีที่แล้ว

    Allah ha unaxariisto shiikha alle dartiis ayaan ujeclahe

  • @libanfarah5892
    @libanfarah5892 8 ปีที่แล้ว +1

    ajir iyo xasanad Allah haka siiyo aamiin

  • @abdirazakbashiir7199
    @abdirazakbashiir7199 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahow kuu naxariso

  • @qadarmohazkudhani5947
    @qadarmohazkudhani5947 6 ปีที่แล้ว +3

    Manshallah