MUXAADARO CUSUB |Taariikhdii Sultan Suleymaan Alqanuuni سليمان القانوني - sh Mustafe xaaji ismaaciil

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 540

  • @ogaansho
    @ogaansho 5 ปีที่แล้ว +43

    allaha barakeeyo shiikh mustafa

  • @ahb8637
    @ahb8637 5 ปีที่แล้ว +13

    Sheikh mustafaw cilmigii aad baratay iyo wakhtigaaba waad nala wadaagtay si hagar la’aana ee ilahay casharatul mubasharin iyo nabiyulahi maxamed scw rafiiq hakaala dhigo
    Mahadsanid sh mustafe xaji Ismail haruun

  • @ahlaamadam2741
    @ahlaamadam2741 6 ปีที่แล้ว +116

    Rabbi raali hakaa noqdo adiga iyo waalidkaa iyo dhamaan muslimiinta allahuma amiin

  • @ahmedsaki6028
    @ahmedsaki6028 5 ปีที่แล้ว +11

    Masha allaah sheekh mustafe
    1992 sidii uu muxaadirada ujeedinayay ayuu ujeedinayaa
    Alle hadaaye waa halgama diineed i love u sheekh mustafe ❤

  • @cnajiibafjano1446
    @cnajiibafjano1446 5 ปีที่แล้ว +6

    Jasaaka allah sheekh mustafe x Ismacil Haaruun guuleyso aduun iyo aakhriba

  • @enjoywhoyouarre4029
    @enjoywhoyouarre4029 6 ปีที่แล้ว +9

    بارك اللاه شيخ مصطفا وكثر امثاله على مجال دوره العظيم النافع لدى الكل خاصة لهمم والآمال الشباب لما فيه ذكر مناقب والمواقف العظيمه النبيله والباسله لآبائهم واجدادهم وملتهم الراسخه العريقه

  • @xogsport24
    @xogsport24 6 ปีที่แล้ว +63

    Sheikh mustafa waa macalinkeyga waa wehelkeyga diinta Allow Ku nabad yeel aduun iyo Aakhiraba inshaAllah

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 5 ปีที่แล้ว +6

    Dhamaan umada islaamka ah janada alle hayskukeen tuso
    Sheekh mustafe jasakalahu khyraa

  • @AhmedAli-xl7pd
    @AhmedAli-xl7pd 6 ปีที่แล้ว +9

    Ilaahay sheekh Mustafe ha xifdiyo oo caqliga u barakee waa qof aad u caqli Badan Masha allah 😍💙❤️💚

  • @cabdirisaaqmaxamedcabdulle8001
    @cabdirisaaqmaxamedcabdulle8001 4 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa Allaah Shiikha Shiikhooda Shiikh Mustafa Xaaji ismaaciil Haaruun Rabi Hakaa Yeello Mid Ku Waaraa Caafimaad Nabad Galyo Iyo Cimri dheer

  • @amounnour715
    @amounnour715 5 ปีที่แล้ว +9

    Film ka laga sameyay Suldan suleiman waan dawadey....waa Ilahay mahadi hadii sheikh mustafe naga jaahil saarey Fikarka ay reer galbeedku ka faafiyeen suldaanka iyo saldanadiisaba
    Jazakallahu alfa khayr
    Sheikh mustafe Xaaji ismacli haaruun❤

    • @salmahassan6998
      @salmahassan6998 4 ปีที่แล้ว +1

      Wlh anba waan daawaday aadna waan ugu naxay blse sheikheena naga jaahil bixiyay

    • @alcaynchannelquran2359
      @alcaynchannelquran2359 4 ปีที่แล้ว

      Maymuun wll khyrka igu tageer subscribe isaar

    • @hafsomohamed8057
      @hafsomohamed8057 4 ปีที่แล้ว

      Walahi wa dawaday film oo naago qiyaanadoda ka shekeynaya ayey ahayeen lkn sheekh qayr alllah siiyo wu nga jahil bixiyey

    • @sukhra3585
      @sukhra3585 4 ปีที่แล้ว

      @@hafsomohamed8057 wllo filimka magicii

    • @hafsomohamed8057
      @hafsomohamed8057 4 ปีที่แล้ว

      @@sukhra3585 مسلسل حريم السلطان

  • @abdulkadirjubba8850
    @abdulkadirjubba8850 6 ปีที่แล้ว +7

    Jazakallah mansha allah shiiikh mustafe allaha xafido waa wlhi dar allah ayaaan u jeclahay allaha ha sharfo oo cimridheer allaha siiiyo

  • @hamdamahomoud6312
    @hamdamahomoud6312 6 ปีที่แล้ว +18

    jaza'kuma khayran rabbi raali kanoqoy alle hayno wada xifdiyo sheekhyadeena Masha allah ifiyo aakhiraba Allah kunaxarisay

  • @khadrahashi5516
    @khadrahashi5516 6 ปีที่แล้ว +34

    Maashallah shiikh mustafe
    Allah ha ku barkeeyo aduun iyo aakhiro Aamiin Aamiin

  • @Moween44
    @Moween44 5 ปีที่แล้ว +7

    Meesha sheekh mustafe dar alle ujeclahay allaha noo xafido cimrigana allaha uziyaadiyo iyo cilmigaba amiin 😍

  • @salmahassan6998
    @salmahassan6998 4 ปีที่แล้ว +8

    Wlh musalsalkas inyar ayaan ka daawaday aadna waan ugu naxay wayo bilaa aqlaaq miiran waye blse sheikhena inaga jaahil bixiyay alxm🤲

  • @cabdilahiducale
    @cabdilahiducale 6 ปีที่แล้ว +5

    maansha allh sheekh mustafe allh hanoo kaa daayo , Inbdana allah haku xafido Aakhiro Iyo Adduunba
    Aaaamin Aaaamin....

  • @AbdirahmanMulac-jk9hu
    @AbdirahmanMulac-jk9hu ปีที่แล้ว

    Masha Allaah waa taariikh weyn dahabiya oo muslimiintu lahayd.
    Sh.mustafe xaji ismaaciil Alle haku xafido

  • @farahmohamed5269
    @farahmohamed5269 6 ปีที่แล้ว +6

    M.A sheikh mustafa Allaha kubarakeyo
    shekih mustafa waa sheikh tarikhda kuxeel dheer dhan walbo dhanka diinta iyo dhanka madiga illah aya kumaneystay m.A Allaha kubarakeyo sheikh

  • @fardusahmed7583
    @fardusahmed7583 6 ปีที่แล้ว +42

    Illahay jannat al firdawsa hakaga abaal mariyo sheikh

  • @Mohamedal-guled
    @Mohamedal-guled 6 ปีที่แล้ว +10

    Ilaahay ha barakeeyo Shiikheena Wayn Shiikh Mustafe X.Ismaaciil .

    • @esraaadem2731
      @esraaadem2731 5 ปีที่แล้ว

      ضثبجزءءظاظ🖼😬🌚ضرحىءرنكةءظ

  • @nasemdahry4928
    @nasemdahry4928 6 ปีที่แล้ว +26

    ماشاءالله ، شيخ مصطفي
    الله يبارك فيك.....انت مثلي الاعلي.....

  • @asiaaar5002
    @asiaaar5002 6 ปีที่แล้ว +165

    Alle SWT haydinka ajarsiiyo walalaha pagekan
    Culimadeenana dhamaan haynoo xifdiyo

  • @Youngsupersayin4
    @Youngsupersayin4 6 ปีที่แล้ว +31

    Great video the Ottoman Empire spread Islam and fought for Islam for centuries 👊🏾

  • @cabdishire5192
    @cabdishire5192 6 ปีที่แล้ว +6

    allaha Ku xifdiyo sheikh mustard dar ilaahay baan kuu jecelahay

  • @bashiirmohamet8118
    @bashiirmohamet8118 6 ปีที่แล้ว +67

    Kusali nabiga sharafta
    Mudan NNK
    Alllahu masali cala sayidina mohamed

  • @xuseencabdirashiid7192
    @xuseencabdirashiid7192 5 ปีที่แล้ว +12

    ربي يحفظك يا مؤرخ الصومال

  • @nuurshaacir6989
    @nuurshaacir6989 5 ปีที่แล้ว +6

    Jazaaka Allah kheran fadiilatu alshek Mustafa wa taariiqda aanku wareeray lakin wakaa faaiday muxaadaro da

  • @listenlonely8619
    @listenlonely8619 6 ปีที่แล้ว +14

    sheikh mustafa xaaji ismaciil waa saynisyahan philosophy iyo historian sheikhena nolow

  • @shukrimahamud6309
    @shukrimahamud6309 5 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallaah Sheikh mustafe xaaji ilaahow kubaragey cilmiga allaahuma aamiin .

  • @sahracali8898
    @sahracali8898 4 ปีที่แล้ว +1

    Hadi somalidu saas wa uwada baranleheed miyeey maanta qabiil is kudili lahaayeen wamaya war hooy dhalinyaradey wabar tadiini iyo maad intaba sheekh mus tafaneewaxaan leeyaha mashaa alaah waxbarta fadhiku dirir iyo wax aan macno kufadhin baad malin wal ba iskuheeysataan ninwalbow madaxaaga fur oo u faa iidey

  • @nuurtohassan8524
    @nuurtohassan8524 4 ปีที่แล้ว +6

    Alla maxaan wax badan kaa bartay walaahi noloshayda wuu bedelay shiikani Alle haku xafido

  • @abdikhaliqawil
    @abdikhaliqawil 5 ปีที่แล้ว +12

    Sulaymaan AlQaanuuni.
    1:46 sano Xukunkiisa
    2: 15 milyan km iskuweer dhulkiisa
    3:khaliifkii Ugu Awooda badnaa Cismaaniyiinta

  • @mymesqad9819
    @mymesqad9819 6 ปีที่แล้ว +76

    Jazakallah kheyr Sh.Mustafa waxaan Ilaah ka Baryeyaa inuu noo soo celiyo mar kale Maqaamkii iyo Sharafti aan Dunida ku leheen Inshallah waxaan u jeeda Dhalinyero badan oo Muxadaran xaadir ku ah iyo kuwa Media kala socda ha u qaadanina Taariikh laga sheekeeynaayo(waayo waayo) ee arinku waa gubaabo iyo ku dayasho aad ku raali gelisaan Rabbi si aad u heshaan Meqaam Aduun iyo Janna waaritiin leh.

    • @mymesqad9819
      @mymesqad9819 6 ปีที่แล้ว +2

      Mahamed saleh Shukran Walaal Shekh ma ihi lk Diinteydan jecelahay

    • @goldenboy2305
      @goldenboy2305 6 ปีที่แล้ว +1

      Safia Hassan Mansha Allaha tabarakallah wll qli allah ku XifdiYo. aduun iyo aqiro.

    • @najatahmeed7655
      @najatahmeed7655 6 ปีที่แล้ว

      Safia Hassan ih

    • @mustafemuxumed989
      @mustafemuxumed989 6 ปีที่แล้ว

      Masha Allah

    • @mymesqad9819
      @mymesqad9819 5 ปีที่แล้ว

      @@goldenboy2305 aamiin wall sharaf kuligeenba

  • @FarhanAhmed-uq8bx
    @FarhanAhmed-uq8bx 6 ปีที่แล้ว +4

    MASHA ALLLAH ALLE CULIMADA SOMALIYEED HA INO XAFIDO WAA MIHIIM INAYNU TARIIKHDA WAX KA OGANO ADUUN

  • @sagalwarsame7342
    @sagalwarsame7342 6 ปีที่แล้ว +4

    Jasakallaah khayr sheikh mustafe

  • @AxmedSaalaxProduction
    @AxmedSaalaxProduction 6 ปีที่แล้ว +30

    Sheekh Mustafe xaaji ismaaciil waxaan ka codsanaynaa Inuu Muxaadiro ka diyaariyo ninkii dhalay Cusmaan mu'asiskii dawladda cusmaaniyiinta ee la odhan jiray أرطغرل (Etugrul) oo laga sameeyay filim caan ah oo layidhaa "Diriliş ertuğrul" af carabina قيامة أرطغرل , marka sheekha waxaan ka codsanayna in ummaddenna looga warramo taariikhda ninkaas si loo ogaado wixii keenay in lasameeyo dawlad dhan oo 6 (lix) qarni talinaysay. markaa waxan u arkaa mawduuc muhiim ah oo aan hore looga hadal oo ubaahan in la qaada dhigo. sheekha Alle ha barakeeyo Dambigiisana Alle ha dhaafo, Innana Alle ha innagu anfaco.

    • @craxmaanxuseen1894
      @craxmaanxuseen1894 5 ปีที่แล้ว

      Mashlaha illahay ha barameeyk sheekha

    • @shukrimohamed7581
      @shukrimohamed7581 5 ปีที่แล้ว

      Ana iso do kale sheikh wa ka codsnena

    • @shukrimohamed7581
      @shukrimohamed7581 5 ปีที่แล้ว

      Asc, sheikh waxa ka codsanayna inu qisadaa

    • @hananmohumed6888
      @hananmohumed6888 4 ปีที่แล้ว

      Masha Allah jazakallaahu khayran wll annigana waan qabaa figradaas,hadda xitaa waxaan raadin hayay taariikhda ninkaas cismaan aabihii ahaa

  • @shaahidfaysal2890
    @shaahidfaysal2890 5 ปีที่แล้ว +4

    Msha Allah shiikh mustafe xaji harun alle hku karameeyo

  • @GeediGeediMuse
    @GeediGeediMuse 3 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad wax badan ayaan ka faaiday’ taarikh waa muhiim. Thanks shiekh

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali 6 ปีที่แล้ว +6

    sheekhow shariif
    sheegtaaba khayr
    sheekooyin badan
    shareecada xageed
    sharci xeer insaan
    sheegsheeg natidhi
    shabah iyo macneleh
    sharab cali kuyidhi
    sheywaal kay dhahaan
    sheekhaw shariif
    shido iyo xanuun
    shaydaan igu ridey
    sheekhaw qabaaye
    shukriyaa hadanee
    sheekhaw ii ducee
    shifo iiba weydii
    shukrigii i al kumay
    waxba yaan se shubin
    sheekooyin badane
    sheekh ii ducee.

  • @ZamzamIsse
    @ZamzamIsse 4 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh ilahey hka abal mariyo cimri dheer iyo cafimad ilahey hku siiyo janada ilahey hkugu abal mariyo Amiin

  • @karaamayare8823
    @karaamayare8823 4 ปีที่แล้ว

    masha allah Sheikh mustafa xaaji ismaciil haruun allaha ku barakeeyo aduun iyo aaqiro aad baan kujecelahay sida daganaashiyaha leh aad inoo fahansiiso taariiqii umadihii hore si aan wx bdn u ogaano qibrad iyo waano aan ka helno

  • @cabdisamadxasan1509
    @cabdisamadxasan1509 6 ปีที่แล้ว +4

    maasha allaah sheikh cilmigaad baratay Alle ha kugu naxariisto ee wanaagsan

  • @21_moha_abdi77
    @21_moha_abdi77 5 ปีที่แล้ว +8

    Shekh Mustafa Allah Ku Xafido 🤲❤️

  • @greenempire1601
    @greenempire1601 6 ปีที่แล้ว +1

    Illaahay Janatul Fardows ha ugu bushaareeyo Sh. Mustafe Ismail Haaruun. aad ha looga faaidaysto waa Nin heegan u ah inuu Taariikhdeenii dhabta ahayd ina baro.

  • @xusenyusuf9361
    @xusenyusuf9361 5 ปีที่แล้ว +1

    MazhallH hore u wada wllyal ilahy culimadena ha daayo aamin aamin☝☝

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali 6 ปีที่แล้ว +184

    mustafaw madxiga
    muftibaad kutahay
    maadiyo yaqaan
    milad iyo diin
    maashee intaan
    maqal kaamaqlee
    mowlaha ilaah
    meel wacan kumari
    muumin kaaba yeel
    muslin dee islaam
    malahay tahayba
    mursal iyo rasuul
    mawlaheen diree
    magacaa ha jiro
    mustafaw walaal
    muuse waa idhaan
    majnuun igu xantaan
    magnuun dee bal falan
    muslim iyo gaal
    mowlaheen anoo
    mustafaw bal jecel
    malaaiikta iyo
    mursal iyo rasuul
    maandhow kutubtii
    mawlaheen u faray
    maandhow ii ducee
    mawlaheen ii bari.

    • @mbulaale2759
      @mbulaale2759 5 ปีที่แล้ว +5

      Masha allah abwaane aadaa u mahadsan tahay gabay aat u tirisay sheekheena allah ku xifdiyo abwaane

    • @abdinasirkhaalidsaeed149
      @abdinasirkhaalidsaeed149 5 ปีที่แล้ว +2

      abwan Cvv t. T x. D. Ct tg T t t ctvvtgtv g t. Ttt Tvt vv. T. t T tt ttttt . Tv tt. TtTgvg. Ft. ct f. Tt f. C ali cvvvcvvvvvgcvvvvvvv gvvvvvvv. Vvvvvvvvvvvcvvvvv .

    • @hanadmohad6777
      @hanadmohad6777 5 ปีที่แล้ว

      Shirk from you soon after that
      @@abdinasirkhaalidsaeed149 .

    • @nabiihaabdulaahi1626
      @nabiihaabdulaahi1626 4 ปีที่แล้ว

      Mansha alaah abwaan

    • @hananmohumed6888
      @hananmohumed6888 4 ปีที่แล้ว +1

      Masha Allah abwaan Allaah ha ku barakeeyo, shekheenana ilahay ha xifdiyo

  • @sabrinayounisaden6413
    @sabrinayounisaden6413 6 ปีที่แล้ว +4

    JazaakAllah khairan shiekh!

  • @mahaaridaahiriiman7293
    @mahaaridaahiriiman7293 6 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah allah cimriga ha ku barakeeyo iyo caafimadkaba

  • @munahashiaskar8765
    @munahashiaskar8765 6 ปีที่แล้ว +6

    جزاك الله خير شيخ مضظفى

  • @mariammohmut7946
    @mariammohmut7946 6 ปีที่แล้ว +5

    الله يحفظك شيخ مصطفى جزاك الله خير

    • @alcaynchannelquran2359
      @alcaynchannelquran2359 4 ปีที่แล้ว

      wll qrka igu tageer subscribe isame jazakalah.🤲😍📿❤

  • @axmedcali652
    @axmedcali652 6 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh mustafe Xaaji Ismaaciil Khyr alle ha siiyo waxaan jeclaan lahaa in aad looga faaiidaysto xigmada iyo cilmihan uu inoogu hagarbaxay inagana alle ha inaga dhigo kuwii ka faaiidaysta inshaa allaah

  • @marwayusuf9928
    @marwayusuf9928 6 ปีที่แล้ว +22

    جزاك الله شيخ مصطفى خير الجزا

  • @nuurdawlad4820
    @nuurdawlad4820 2 หลายเดือนก่อน

    Alle ha barakeeyo shiikh mustafe ismaaciil haaruun

  • @nadiira7285
    @nadiira7285 6 ปีที่แล้ว +4

    Jasakallaahu kheeran yaa iwaata fillaah illaahey hanaga dhigo kuwii dhegeysata oo ku camal qaata Aamiin insha Allah

    • @alcaynchannelquran2359
      @alcaynchannelquran2359 4 ปีที่แล้ว

      Wll qrka igu tageer subscribe isame wxan bartay sunada wxan raba inan wlalahy la wadago

    • @alcaynchannelquran2359
      @alcaynchannelquran2359 4 ปีที่แล้ว

      wll qrka igu tageer subscribe isame jazakalah.🤲😍📿❤

  • @mohamedidiris7581
    @mohamedidiris7581 6 ปีที่แล้ว +3

    Mncha allaah ilahay ha idin barakeeyo sheekh 😍😍

  • @rajababdullhiadam1045
    @rajababdullhiadam1045 6 ปีที่แล้ว +5

    allow hainaga dilin shiqeyna weyn wlhi diniyan iyo cilmiyan woow ino diyaariyay

  • @ahmedbarakow5208
    @ahmedbarakow5208 5 ปีที่แล้ว

    Masha allahu sh mustafa all ajar iyo xasanaad haka siiyo muxadarada qiimaha badan

  • @hodanmohamed6749
    @hodanmohamed6749 4 ปีที่แล้ว

    May Allah preserve you sheikh Mustafa xaji Ismail haruun

  • @qabaryoole9694
    @qabaryoole9694 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allh sheikh musdafa Allaha ku xifdiyo aad baan u jeclahay tariikhda islaamka inay culumada ooga sheekeyan dhalinyarada si ay u baraarugaan

  • @SM-qx5he
    @SM-qx5he 5 ปีที่แล้ว +2

    Jazaakalh sheekh kkkk isxaqiraad Soomali ugu imow,

  • @Fahanali564
    @Fahanali564 5 ปีที่แล้ว +1

    Allah ayaa aqoonsiiyay sheekh mustafa

  • @daqaali7214
    @daqaali7214 3 ปีที่แล้ว

    Maash a laah iloohow noo barakee sheekh mustafa

  • @SAKARIAGUDAAL
    @SAKARIAGUDAAL 6 ปีที่แล้ว +12

    Masha Allah Allah yaxfadka sh mustafe

    • @alcaynchannelquran2359
      @alcaynchannelquran2359 4 ปีที่แล้ว

      wll qrka igu tageer subscribe isame jazakalah.🤲😍📿❤

  • @seefunitedtradingcompanyli3355
    @seefunitedtradingcompanyli3355 6 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah shui jasakallaaho qeyran

  • @khadramaxamed4390
    @khadramaxamed4390 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay
    Janada
    Ku
    Gee

  • @ayanbarre377
    @ayanbarre377 6 ปีที่แล้ว +3

    Mnshallah sh mustafe jazakallah khayr filmkaa turkiga ah waan daawaday isagoo carabi lagu turjumay waanan yaabanaa fawaaxishta kujirta iyo magaca uusito sida aadnooga shaafisay ilaahay khyrkeeda hakusiiyo aamiin

  • @abdikheyrsalad6027
    @abdikheyrsalad6027 6 ปีที่แล้ว +15

    Sheekh maashalah Allaha ku dhowro sheekh waxaa fiicnaan lahayd inaad ka hadashid tafaaruruqa iyo dagaalka maskaxdaa nalaku hayo iyo somalida sii kala fogaanaysa oo lakala qaybqaybinayo iyo inay barakada ku jirto isku duubnaanta

  • @BaasheChennal
    @BaasheChennal 5 ปีที่แล้ว +1

    maasha allah sheekha alle ha barakeeyo alle cimriga haw dhereyo

  • @faizamohammed3935
    @faizamohammed3935 4 ปีที่แล้ว

    Maashaa allah. Ilaahayow qeer kusii ilaahayow jannatul firdows kugu bishaarey

  • @axmedcumar6927
    @axmedcumar6927 4 ปีที่แล้ว

    maasha allah sh. mustafa allha ku bara keeyo anaguna allaha naga dhigo kuwii ku cilmi qaata

  • @sahramaxmuud5717
    @sahramaxmuud5717 6 ปีที่แล้ว +8

    Jasaakulaa khayr maan shaa an llah

  • @abdifatahharir8447
    @abdifatahharir8447 6 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah shiikh Mustafa Alle hakaa abaal mariyo amiin

  • @farxiyoahmed1362
    @farxiyoahmed1362 6 ปีที่แล้ว +6

    Mascha allh sheq

  • @yngshirwa2451
    @yngshirwa2451 6 ปีที่แล้ว +2

    Rabi haku sharfo Sh.Mustafa Xaji Ismail Haruun

  • @ibraahimmasra2323
    @ibraahimmasra2323 6 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa Allah Sheekh Allah hakaa abaal mariyo

  • @kadrakarie2411
    @kadrakarie2411 6 ปีที่แล้ว +1

    Waa taariikh aad u macaan jasaakumulaahu khayr

  • @caytokayse4080
    @caytokayse4080 6 ปีที่แล้ว +1

    Jazakalah sheekh mustafe xaaji ismaciil haruun

  • @mukhtarissakequal.9164
    @mukhtarissakequal.9164 5 ปีที่แล้ว +2

    masha Allah. Allah haku xafido sh. Mustafa Xaaji, Allah dartiisa ayaan kuu jacelahay.

  • @aishahassan6859
    @aishahassan6859 6 ปีที่แล้ว +4

    ماشاالله عليك ربي يحفطك ويجزيك الله

  • @abdulahiomar4402
    @abdulahiomar4402 6 ปีที่แล้ว +6

    Sh Mustafe wanaag iyo abaal Baa kaaga Hayaa Taarikhaha aad inoo soo gudbisay waa ku mahadsan tahay mahad oo idil na eebe Bay u sugan tahay

    • @a2aplays630
      @a2aplays630 5 ปีที่แล้ว +1

      Mashalah bless you.

    • @alcaynchannelquran2359
      @alcaynchannelquran2359 4 ปีที่แล้ว

      wll qrka igu tageer subscribe isame jazakalah.🤲😍📿❤

  • @ayaneadawe2987
    @ayaneadawe2987 6 ปีที่แล้ว

    Jazakalah khayr sheekh musfate ilahay denbigaga ha dhaafo,janadi fardowsana allaha ka warabiyo

  • @seynabcali4205
    @seynabcali4205 6 ปีที่แล้ว +1

    Jizaakallaahu khayr Sheekh Mustafa

  • @sahrofatah3268
    @sahrofatah3268 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah shukran shiikh Mustafe intii filimka lagu soo dhigay uun baan ka aaminay Sulaldan Suleeyman lkn iminka wax badan baan ogaaday

    • @saadaatmuuse111
      @saadaatmuuse111 6 ปีที่แล้ว

      Sagal Fatah oo miyaad daawatay filmka?

  • @channel-dg8kw
    @channel-dg8kw 4 ปีที่แล้ว

    Labo mid ahaan burbukii cusmaniyiinta ama soo bixistii reer ala sucuud

  • @noormoalimal-adaala7608
    @noormoalimal-adaala7608 6 ปีที่แล้ว +4

    الله يعزك ياشيخنا

  • @dheereeyedheereeyedheereey261
    @dheereeyedheereeyedheereey261 6 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh ilaahay ha ku xafido, ilaahay dartiiibaan ku jeclahay iyo dhamaan Muslim oo dhan

  • @amla7757
    @amla7757 6 ปีที่แล้ว

    Sheikh mustafa Allah kuxifdiyo suleyman tarikhdisa wajeclaa

  • @seerahanolosha9992
    @seerahanolosha9992 6 ปีที่แล้ว +22

    jasaaka laah aqyaarta page kan ee noo sogeliya muxaadarooyin kan wanaag san
    alle haynka jasaa siiyo
    aamin aamin

  • @maxamedcaalin6720
    @maxamedcaalin6720 5 ปีที่แล้ว +1

    sheekh ilaahay daryii ayaan kuu jeclahay

  • @hargeleproduction9505
    @hargeleproduction9505 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allha sheekha Allha barakeeyo

  • @abdirisakshabdirahmanmoham1313
    @abdirisakshabdirahmanmoham1313 4 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah allaha haku barakeyo sh.musdhafa dembigagana allaha hakaa dhaafo amiin amiin amiin

  • @realgoal4738
    @realgoal4738 6 ปีที่แล้ว

    Allow sheekheenna iyo shuyuuqdaba noo barakee

  • @mohamedaden5209
    @mohamedaden5209 4 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah ebe ha ku xafido Sh.mustafe

  • @user-zm1pf5su5k
    @user-zm1pf5su5k 5 ปีที่แล้ว

    Ilaahay shiikha haku abaaliyo Janatul firdowsa Alaclaa. inshaa Allaah

  • @awilabdalla5478
    @awilabdalla5478 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah sheekh mustafa ilahey cumrigada ha dhereyo

  • @aishahibo8796
    @aishahibo8796 6 ปีที่แล้ว +2

    Maansha Allah ilaahay ha idin xiftiyo

  • @abdirahmanhaji4817
    @abdirahmanhaji4817 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah sheekh Mustafa xaaji ismaciil

  • @issackmad6113
    @issackmad6113 6 ปีที่แล้ว +2

    Maashlh shiekh ...dadkan dislike kuqabtey mexey rabaan tolow..... "FAQ qusis qasasa lacalahum yatafakaruun" waa ayad quraan ah

  • @dacihargayzawi4812
    @dacihargayzawi4812 4 ปีที่แล้ว +1

    Pro.sh.mustafe xaaji ismaCiil haaruun My Role modeL waN calaaim misa zidan qabo anigu