Maansha allah sh cumar faaruuq shiikh aan aad u jeclahay ayuu ahaa culunimada Ka sokow wuxuu ahaa nin aftahana oo diinta tix Ku sharxa oo dhaqan yaqaana oo xaqa Ku adima
Sheikh Cumar ilahaay hau naxariiste waxan ka faiiday malin isago toos maxadiro ugu jira waxan ka faiiday suniyah laxiro inay danbi yihin malinti ba igu danbaysay suniyo an xirto
Indeed he was and he was the only sheikh that declared ONLF was right to have war in TPLF but in clan he wasn’t. May Allah widen his grave our beloved sheikh Cumar faruuq.🤲🏽🤲🏽🤲🏽
Waxa muhim ka ah waraysigan sh cumarfaruq. Diin ma ahane duunyo iga daxli meysid inu ku dahay wilkisa dadka adunyada kumashqulsanow ogada adun wax ma aha
Boolo cadey saa ufikirtay ma ahan abayo culimadeena in taariqdoda la ogaado oo waliba laqoro wa wax lobaahanyahay waayo waxey dhaxal utahay anaga iyo awladena iyo kuwey si shall donaan
@Farhiya Said Abaayo taariikh waxaa ugu filan dhaxalkii quraanka fasirkiisa axaadiista iyo cilmigiisa marka maamadu waa dadkii sharafta iyo xishoodka badnaa in ay hadasho way ka xishoonaysaa waa dadkii hore oo xishoodka badnaa maamada in la dhibo ma ahan .
Maashaa Allah hooyo faadumo illaahay cimriga ha u barakeeyo, sheekh cumar faaruuqna ilaahay ha u naxariisto. Waan jecelnahay
Rabbi how raxariisto allaluma ammiiiiiiin
@@yurubhussein1011
Ln9
0 mnop
@@yurubhussein1011 .
Pl
Allahuma amiin
Mahadsanid maamo.
Allah unaxriisto sheikh cumar faaruuq 🤲
Masha Allaah Hooyo Faadumo Reer madiina HOOYADEY FAADUMO FAREY KUMAGAC DHEERAYD SAAXIIBTEED RABI HAKUXAFIDO RABI ABE CUMAR FAARUUQ UNAXARIISAY 😍😍😍😍😍😍😍
allaha unaxariisto sheekh cumarfaaruq alle dartii ayan ujaclahay❤❤
Mashaa allah allaha unaxariista sheekh cumar faaruuq maamadana allaha barakeeyo
Allah unaxaristo sheekh omar faruq ustaadkey Ali maxamed jeelo slm ustadi allah Ku xafido
Hoyo macaan allah hakubishariyo janatul firdoows. AAbo mcn sheikh cumar faruuq. RAHIMAHULLAH 🥰🥰🥰🥰
Sheekhana Allah ha unaxariista janatul firdowsna ha siiyo. Aamiin
rabiyow xifdi qof qiimo bdn by wkhti la so qadty Allh h u naxriisto shiikh
Mahadsanid Maamo Faadimo.
Ilaah ha u naxariisto
Sheekh Cumar Faaruuq.
Allah ha u naxariisto shikha makkah ayuu ku aasan yahay
Maansha allah sh cumar faaruuq shiikh aan aad u jeclahay ayuu ahaa culunimada Ka sokow wuxuu ahaa nin aftahana oo diinta tix Ku sharxa oo dhaqan yaqaana oo xaqa Ku adima
Masha Allah Tabrakallah maama ilaahay ku xafid waan jeclahay adeero Sheikh Cumar faaruuq janada fardosa ilaahay hageeyo maalin kasta waxan dhageytaa tabsirkiysa waxa laga dhaxlay tabsiirka quraanka karimka oo qaaliya
Allha unxARIISATO
Hooyoy illahi Cimri dheer oo cibaada suban haku irzaaqo Sheekheenine haunaxaristo.
Inteey kunooshahay hooya Faduma
Mamada hadalkeeda waxaa kamuuqda iney muqdisho kunooshahay
@@abdirahmansiat6 shkrn
Madina Gaar Ahaan Suuqa Weyn ceelka manjer
MashaAllah . Ilaahayow U naxariso sheikh Faaruuq.
Allaha u naxariisto Sh Cumar
Maansha alaah waan kufaraxsanahay inaan maanta dheekheyga xaaskisa aan arko ilahay hooyo Faadumo janadisa haku maneysto
allaah u naxariisto sheikh cumar faaruuq maama faadimana allaah ha xafido
Maashaa alaaah maamo alaha kuxafido😍😍😍❤️
Ma sha Allah Ilaahay cumri dheer iyo cibaado san ha ku siiyo hooyada umadda
Allaha unaxaristo shekhena shekh cumar faaruq hooyane cimriga allaha ubarakeeyo shekha waan Ku faanaa hadan nahay reer qoryooley
Qoryoley ma ahan shiikha wuxu joogi jiray qoryaale
Sheikh Umar faruq. Allah ya raxma
Mashallah tabarakalah hooyo fadumo qofkii wax fahmayo hooyo fadumo waxbey inoo sheegtay
Masha Allah Xayaaki Allah Maamo Faadumo
Alle haunaxariisto
Mansha Allah
ilahay ha u naxariisto awoowe sh cumar faaruuq
Hoyadeena Cimriga Allah habarakeyo Sheikhena Allah haunaxaristo
Allah yarhamu my sheikh Cumar Faruuq
Maanshaalaah hooyo fiicanaaaheed ilaaheey adi iyo wadaadkaada kuwa janada ku dirso ilaaheey hadinka dhigo
Masha Allah
Allaha unaxariisto naxriistisa jano Allaha siiyo
M.A ALLAAH HANNATUL FIRDOWSA HA IDINKU DEEQO,ILAAHAY IDAMKII JANNADA BAA KAAGA HOREEYAA SH.CUMARFAARUUQE
Maashsslh waxan kufadxsnahy mamo dadaas jirto oo jiban iyo dadkenii yaryaraa badankoda xjib xidhanyn momo ilaahy haku xifdiyo tusale fcn ayaad itahay
Maashaaallaah mamo allaah hakuxiftiyo cimriganahakuudheereeyo
Ilaahoow janatul fardowsa ku gee Yaa Allaah caalim buu ahaa
Manshllah ilahy ha uu naxaristo
Alle ha u naxariiso
Masha Allah
Sheekh cumar faruuq Allah
Janatul firdowsa ha geeyo
Aamiin
ماشاءالله جزاك الله خيرا
Masha Allah tabaarakallah hooyo fadumo ilaahay ha ku xifdiyo aamiin yaa rabbi
Alle ha unaxaristo shekha
Alle haw naxaristo aamiin
Iyadana alle cimriga iyo cafimadka ha u barakeyo aamiin
Anagana alle hanoo dambi dhaafo aamiin
Sheikh Cumar ilahaay hau naxariiste waxan ka faiiday malin isago toos maxadiro ugu jira waxan ka faiiday suniyah laxiro inay danbi yihin malinti ba igu danbaysay suniyo an xirto
Wadankeee buu ka maxaadareaynayay
Allah ha unaxaristo Ya Allah
Allah how naxariisto swt
Allah hakaga daba naxariisto
Islaanta wali waa xoog alla cimriga iyo cafimadka ha udheereeyo
Shiikh cumar ilahhey ha unaxariisto waxa laga dhaxlay cilmi tafsiir waxaan ku soo boqan jirnay MAKA ALMUKARAMA
Mashallah 😍 hoyoo mcn 🤲🤲🤲🤲🤲🙏
رحم الله شيخنا ❤ رحمة واسعة وغفر له.
Shaqsi qayma alle siiyay buu ahaa maamaduna qof guri diimeed ku kortay weeye allaah haxafido.
Janada in an kula kulmo ayaan raba sh cumar Wlh .
Ilaahay haku kareemeeyo mudane saxafi hooyo sharaf iyo karaamo ayaad kuleedahay laabtanada
Masha Alaah
رحمك الله يا شيخنا الفاضل عمر الفاروق
I love you so much
Ilahy janna firdowsa ha inagu kulmiyo
Allah yaa raxmah
رحمة الله رحمة واسعة شيخنا عمر الفاروق شيخ الاسلام
رحم الله شيخنا شيخ عمر فاروق واسكنه فسيح جناته...آمين يارب العالمين
Manshalah
MANSHALLAH ALLAH rahma
Rahima ALLAH.Baraka ALLAH fiikum.ALLAH ha ka dhigo shiikha kan jannatul Firduus ku waara asaga iyo Ehelkiisaba.Allahuma Amiin 🤲🤲🤲❤💚❤❤
Maashaa Allah tabaaraka Allaah
Sheekheeni illaahi ha unaxariista.
Allah ha unaxristo
Mama fadumo ilaah haku xifdiyo hoyo
اللهم اغفر له وارحمه
Allow u naxariiiso waaa adoon alle dadkiisa cilmi kaga tgy
Ilaahee ha unaxaristo sh cumar faruq😢😢😢
Alle Haku naxaristo
Mshllh tabarakallah mhdsnd wll jazakallah kheyran ❤
الله يرحمه
Ina la ilaawo maaha culimadeena.
رحمه الله رحمة واسعة
Ilaahey hailaaliyo mamada sharafta bdn hooyo fadumo sharf goorka haahato Ilaahey hanuxristo Sheikha
Jazaaka’Allahu kheeyr walaal adi iyo hooyo Faadumo mamada iyo walaal adiga cimri dheer cibaado suuban Allaha idin siiyo adeer sheekh Cumar Faruuq janatul Firdows hagaliyo Allaahuma aamiin aamiin.
Manshallah Niin salixaa Yeey wlahi oo dhaxday Janada hoygisaa Allaha kadhigo idim alle hooyo yana Allaha ziyadiyo cimriga dher iyo ciwedo
Sheekha waxlasiiyo umbey Mada kahadashey ee miduu diinta ku taageray meeyshegin blse allaya rxma
Sheeqan waxan kuriyoday ano yar 2009 kii ama 10kii umaleyaa
Waxu lofadhiyay ninman badan oo si goobo ah ufadhiya o dharcad wata isagaa u qudbynayay nuhnuhda kuso baydhay
Geed hadhwayn oo shinbiro badan kuxonsanyihin baa xaga dhabarkisa ka xigay
Waxan idhi wayo sheqaas? Wa cumar faaruq laydhahy
Subxi wllky waydiyay inta usheegy
San idhi xagu kunolyahy sheeqaas? Wuu dhinty u idhahy wanaxy!!
Riyadyda been maaha wallahi lkn micnaheda maqan✌️ allah yarxamhu
Mashallah wll waa sheikha oo janada kuraaxeysanaayo Alle hainuguwada kulmiyo
Wadaadahana ilaah haunaxariisto iyagana janoyinkisana rabi hageyo
Msha alaah
Yaahuu
Marshall.allah
Ilahoow janadii makankisa ka yeel sheekh somali dhan wada taqan ehlu diin ah
الله يرحمه
❤❤❤❤❤
M.a
الله يرحمك يا شيخنا عمر الفاروق
🤲
Every well known and Islamically educated sheikh must be from Ogaden region in Ethiopia ❤❤❤❤
Sorry that somaali rigion stop qabyaalada
@@sarahaden8314 I don’t understand somali unfortunately.good luck.
Absolutely you right bro
@@Garane2020 their is no ogaden region it is somali state🥰
Indeed he was and he was the only sheikh that declared ONLF was right to have war in TPLF but in clan he wasn’t. May Allah widen his grave our beloved sheikh Cumar faruuq.🤲🏽🤲🏽🤲🏽
Hoyo fatuma aalahaa baaraakeyo
Ya ni baneyee inaad sheikha xaskisa aad social mediaha sodhigtan 😭
Taaarikhda Sheikha in laga sheekeya dhib kuma jire Kuwa qa qaawan Aya u baahan in la dhaha yaa idiin baneyy wxane usheeg Tan wanaag iyo Qayr weeye
Fadlan kabixiya inshaa ALLAH
Sheekha alaha u naxaristo wilkisa tafsir manol yahay
Waxa muhim ka ah waraysigan sh cumarfaruq. Diin ma ahane duunyo iga daxli meysid inu ku dahay wilkisa dadka adunyada kumashqulsanow ogada adun wax ma aha
Part 2 ban jclan laha
Hoyo adigana cimri dher o barakeysan Alle Haku siyo
Aabahay waxaa wax baray sheekha. Anigana waxaa iwax baray aabahay anigana damiin ayan ahaye ilaah unbaan kka xishodaa lkn wali wax ma baro anaa hada sii barta wali waxaan leeyahay ilaahay aduun iyo akhiro ha sharfo tabiyaha warkan
حديث العلماء ورثة الأنبياء
إن العلماء ورثة الأنبياء وإن الأنبياء لم يورِّثوا دينارًا ولا درهمًا، إنَّما ورَّثوا العلم، فمن أخذَه أخذ بحظٍّ واف
الله يرحمه شيخ عمر
Alow unaxiiso sheq cumar faruuq
Hadee sheikh yadii mehersan jiren bilaa wali hada mexee u dhahayan naag wilaayadeda waxa hayo waligeda iyada is ma bixin karto? Somali 90% sidaas lagu wada guursaday ninka iyo naagta wey isla baxsan jiren kadib baa xolo la kala qadan jiray
Allaha sheikha u naxaristo iyo intii umad muslim ah dhimatay abahey ugu horeeyo
M a
Cashirkii 2 cumdatul axkaam sheekh cumar faaruuq
th-cam.com/video/khGXBe2xrFE/w-d-xo.html
Kitaabkan waa bilaw wuxuu soo gali doono malin walbo sabti , isniin iyi khamiis
XITAA WAX INAGA FAKANAAYAAN SH FAARUUQ RAXIMAHULAAH MIYAAD LIKE IYO SHARE KA KU RAADINAYSAAN SUBXAANALAAH YAAB BADANAA.
Boolo cadey saa ufikirtay ma ahan abayo culimadeena in taariqdoda la ogaado oo waliba laqoro wa wax lobaahanyahay waayo waxey dhaxal utahay anaga iyo awladena iyo kuwey si shall donaan
Si dhali donaan ayan kawada
@Farhiya Said Abaayo taariikh waxaa ugu filan dhaxalkii quraanka fasirkiisa axaadiista iyo cilmigiisa marka maamadu waa dadkii sharafta iyo xishoodka badnaa in ay hadasho way ka xishoonaysaa waa dadkii hore oo xishoodka badnaa maamada in la dhibo ma ahan .
My wll Meel xun wx lagama fiiriya wanaaga fiiri Dhib kuma jira in liis xasuusiya Taarikhda Iyo noolashi al waalid Sheikh cumr R.X