Qasiido Nabbi Amaan iyo Towxiid Sheekh Xuseen Cali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 340

  • @zadaamkhadar1817
    @zadaamkhadar1817 9 หลายเดือนก่อน +16

    2000 ayaan dhagaysan jiray alle ha naxariisto sheikha

  • @abdiramanyusuf9545
    @abdiramanyusuf9545 9 หลายเดือนก่อน +34

    1992. Bay tariikhdu ahayd la qaday sheekh xuseen cali goobtu waa jibouti jiilka somaliyeed ee dhulka u haridoona 3024 ama 4050 tariikhdu markay tahay sidaa ula socda. Qore Fuaad barkhad cumar . Oo hada jooga dalka France Toulouse waana ramadaan 8 cashee I dambaysay sanadkuna 2 /04/2024

    • @yayeboosh9556
      @yayeboosh9556 7 หลายเดือนก่อน +2

      Cajiib waan ku salaamk. Walale❤

    • @IsmailAbdi-mo3mc
      @IsmailAbdi-mo3mc 5 หลายเดือนก่อน

      😂😂❤❤❤❤❤❤

    • @shugrimohmoud9184
      @shugrimohmoud9184 4 หลายเดือนก่อน

      n😂😂😂jnnk😂mm😂nm 9:45 mmjnnmn😂😂😂mm😂nmn😂mmnb.bnn😂😂n😂😂😂😂k😂😂m😂k😂kj😂😂😅is 9:41 😂 😅b 😅know 998 9:31 9:32 😅😅8888😢😢8😂😂😂😂😂😂k😂m😂b b 😅b 😂😂😂😂😂and mm😂😮boiii889888998i9u😂j😂😂9o88m88o9888898oiiimmjmjki7776666i8778i8i😂898889888889998888 i😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @caydaruusmaxamuud404
      @caydaruusmaxamuud404 28 วันที่ผ่านมา +1

      maad nooshahy mise waad dhimty

    • @faysaligal9005
      @faysaligal9005 24 วันที่ผ่านมา

      Asc

  • @sucaadmaxamuud5589
    @sucaadmaxamuud5589 3 ปีที่แล้ว +74

    Markaan dhagaystay waan ilmeeyay😭😥😥😥
    Anigoo yar baan maqli jiray

    • @Shafie-Mohamed-Osman
      @Shafie-Mohamed-Osman 3 ปีที่แล้ว +6

      Wlalay qasidan qalbigay tabanaysa

    • @cabdigahayr7151
      @cabdigahayr7151 2 ปีที่แล้ว

      Allaahu akbar

    • @salaxabdulwahab3604
      @salaxabdulwahab3604 2 ปีที่แล้ว +1

      anba anoo korayi ah ayaan maqli jirayi jabuuti allaha u naxariisto isaga iyo waalidiinteenaba

    • @AMO00165
      @AMO00165 ปีที่แล้ว

      Wllee anaa sas ah anigoo yar ayaan raido jabuti ka maqli jiray

    • @abdilahielmi-f7x
      @abdilahielmi-f7x ปีที่แล้ว

      7:18. Maaswurha vaudeville aasedba. Abdllahi

  • @nim0abbaas643
    @nim0abbaas643 2 ปีที่แล้ว +18

    Sheekh xuseen Cali maxamed ilaahow janatul firdowsa kaawarabi oo qabrina kunuur amiin Yaa. ALAAH

  • @IfraaxDalab-qr5vs
    @IfraaxDalab-qr5vs ปีที่แล้ว +17

    Qasiidadan waa xasuustaydiih😭♥️
    2023 ban Dawanaya ano ah 20 jir alxmdullhi ilhy ha unaxariiato sheekha🤲😰

  • @AhmedAli-ch2ox
    @AhmedAli-ch2ox 9 หลายเดือนก่อน +6

    Alle Hawnaxariisto Shiikh xuseen Cali anoo yar baan ka dhagaysan jiray radio jabuuti markaan subixii schoolka aadayo ama Wakhtiga Quraacda ayaa Nebi amaankani soo gali jiray. 15 march 2024 Ramadan Kariim.

  • @mohammedengabdikarinmohamm5943
    @mohammedengabdikarinmohamm5943 3 ปีที่แล้ว +37

    Allahu Akbar:- waxan diyar garawgeda ku jirna ramadan 2021 ❤

  • @HeersareMedia
    @HeersareMedia 6 หลายเดือนก่อน +5

    Waxa midhaha sameeyey Ilaahay ha u naxariistee abwaan Ibraahin Sheekh Saleebaan "Gadhle". Sheekh Xuseen Cali na Eebbe ha u naxariisto.

    • @maxmedmuuse4653
      @maxmedmuuse4653 6 หลายเดือนก่อน

      Waar ma abwaankeeni waynaa alle ha u naxariistee ibraahim gadhlaa sameeyay

  • @MustafeBarako-i5q
    @MustafeBarako-i5q 9 หลายเดือนก่อน +5

    2021 to 2024
    Watching 👀
    ‏﴿وَذَكِّرْ فَإِنَّ الذِّكْرَىٰ تَنفَعُ الْمُؤْمِنِينَ﴾
    - سُبحانَ الله
    - الحَمدُ لله
    - لا اله إلّا الله
    - الله أكبر
    - استغِفرُ الله
    - لا حول ولا قوةً إلّا بالله
    - سُبحانَ الله وبحمدهِ
    - سُبحانَ الله العظيم
    - اللهُّم صلِّ وسلم على نبينا مُحمد🦋

  • @bashirshurie6625
    @bashirshurie6625 9 หลายเดือนก่อน +14

    RAMADAN - 2024. Rabiyoow acmaasha naga aqbal.

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 10 หลายเดือนก่อน +13

    20.maalmood ayaa iga xiga ramadaan alle Ha igu gaadhsiiyo caafimaad

  • @aliosmanabdulkadir8067
    @aliosmanabdulkadir8067 3 ปีที่แล้ว +13

    Ilaahow tawxiidkka nagu dil
    اللهم صل على سيدنا محمد واله وصحبه وسلم
    Ilaahow unaxariiso sheekh xuseen iyo inti muslimiin ah

  • @aminaali2334
    @aminaali2334 ปีที่แล้ว +8

    Ilaahoow ha u naxariisto Hussen Ali yaa allaah Jano Fardowsa

  • @cabdiraxmanismaciil4611
    @cabdiraxmanismaciil4611 2 ปีที่แล้ว +23

    Waxan aan ka xasuusta aabahay oo alla haw naxariiste 2005 hawd sare gaashaamo ku dhagaysanjiray marka uu tafsiirka uu ka baxo
    Aaabo alla ha ku naxariiste❤️❤️❤️

    • @AaminocrisaaqMaxamed
      @AaminocrisaaqMaxamed 7 หลายเดือนก่อน

      Ilhy ha u naxariisto wllo😢😢

    • @Gaasiraguuled
      @Gaasiraguuled 3 หลายเดือนก่อน

      sidookale awowgay oo reer gashamood aha aya dhagaysan jiray qasidadan oo aan ku xasuusta ... Same memories

    • @UbaxXasan112co
      @UbaxXasan112co 3 หลายเดือนก่อน

      Amiin amiin abayo halkaas wa xageh ma cale cadeh aya😢

    • @Gaasiraguuled
      @Gaasiraguuled 3 หลายเดือนก่อน

      @@UbaxXasan112co waa Ethiopia GASHAAMO ayaa ladhaha waa hawdka sare

    • @lbdelima6201
      @lbdelima6201 2 หลายเดือนก่อน

      Ethiopia waxa ladhaha wixi gobolka oromada ka bilawda marka maskaxdada gumeysiga ka xuree ​@@UbaxXasan112co

  • @mahamedali5299
    @mahamedali5299 9 หลายเดือนก่อน +5

    2001 ayaan anigoo yar idacaadi jabuuti ka dhagaysan jirtay wakhtiga magaca sheekha ma aqoon allah ha unaxariisto shekh xuseen cali

  • @khadarcazka5337
    @khadarcazka5337 2 ปีที่แล้ว +16

    Ilaa 6 jirkaygii ayaan ka maqli jiray Radio Jabuuti inta aanu soo galin Tafsiirka quraanka

    • @engmustafahassan3945
      @engmustafahassan3945 2 ปีที่แล้ว +2

      SHeekh Cabdiraxman Ludfi ayaana aqri jiray, inkastoo marki dambe Sheekh kale bedelyay.

    • @hudaexpress5816
      @hudaexpress5816 ปีที่แล้ว +1

      Y

    • @MustafeCadaawe
      @MustafeCadaawe 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@engmustafahassan3945sheekh lutfi waxaa ka horeeyay sheekh Axmed Cismaan shire

  • @cabdigahayr7151
    @cabdigahayr7151 2 ปีที่แล้ว +11

    Alaha u naxariisto sheekha aamiin aamiin aamiin

  • @mustafeabdirizak1277
    @mustafeabdirizak1277 9 หลายเดือนก่อน +2

    Masshaa allaa ilahay ha u naxariisto sh xuseen cali awliyada waawayn ayuu ka mid ahaa ,erayada waxaa alifay ibraahin sh saleeban( gadhle)

    • @Masdille
      @Masdille 9 หลายเดือนก่อน

      Ilaahay ayaa og lon qof wanaagsan ayuu ahaa insha Allah

  • @najiibcolaad2876
    @najiibcolaad2876 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wax wanaagsan baad soo dhigtay wll, Alla hakaa abaal mariyee.

  • @mohamedmostapha4414
    @mohamedmostapha4414 9 หลายเดือนก่อน +3

    Dad Alloow Aduunyadu
    Haday aayo leedahay
    Kii loo abuuraa
    Intifaacsan lahaayee
    Siday abaa hurayriyo
    Wariyeen asxaabtii
    Ayaamuu ka qadi jirey
    Anfacadiyo oontee 😢
    Ashahaata oo dhaha
    Laa ilaaha illa Laah ♥️

  • @gahnuggaydh6383
    @gahnuggaydh6383 ปีที่แล้ว +17

    لا حول ولا قوة إلا باالله عدد ماذكره الذاكرون وغفل عن ذكره الغافلون لا حول ولا قوة إلا باالله العظيم عدد ماكان وعدد مايكون وعدد الحركات والسكون ولا حول ولا قوة إلا باالله العلي العظيم صلاة تنحل بيها العقد وتنفك بيحظها الكرب سبحان الله الحمدالله ولا إله إلا الله والله أكبر ولا حول ولا قوة إلا باالله العلي العظيم عدد ماذكره الذاكرون وغفل عن ذكره الغافلون وعدد الحركات والسكون لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا أستغفر الله العظيم الذي لا إله إلا هو الحي القيوم وأتوب إليه أستغفر الله العظيم . اللَّهُمَّ إِنَّكَ عَفُوٌّ تُحِبُّ الْعَفْوَ فَاعْفُ عَنِّي

    • @cabdiqanideeq7266
      @cabdiqanideeq7266 9 หลายเดือนก่อน

      Astaqfuru allaah Al cadiima alii laa ilaaha ila huwa calayhi tawakaltu wahuwa rabu Al Carshil cadiim

  • @anissamahmoud1652
    @anissamahmoud1652 3 หลายเดือนก่อน +2

    Salalahu calayhi wa salam ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤

  • @godaneofficial6333
    @godaneofficial6333 10 หลายเดือนก่อน +2

    Hooyo dhagaysan jirtay allah unaxariisto sheikh xuseen jabuuti

  • @israsunday2712
    @israsunday2712 5 หลายเดือนก่อน +1

    Jazaakalahu khayr sheekh ilaahay miisanka xasanaadka hakugu dara

  • @Ali-y1y1i
    @Ali-y1y1i หลายเดือนก่อน

    Mnsha allaah
    Waa qasiido qabiga taabanaysa xusuus gaar ah ayey igu leedahay yaraantaydii ayaan ka dhagaysanjirey radio jbuuti berbera alle haw naxriisto sheekh xuseen cali misaanka xasanaadkana haw saaro

  • @maxamedsheekhaxmed4983
    @maxamedsheekhaxmed4983 3 ปีที่แล้ว +14

    AHU Sheekh Xuseen Cali (Jabuuti)

  • @SamiiraFayaxmire
    @SamiiraFayaxmire 3 หลายเดือนก่อน +1

    Illaahayoow kharka nawaafaji noo gargaar aduun iyo aakhiraba yaa allaaaah aaammiiiin

  • @dryusufqanimohamedabdi5737
    @dryusufqanimohamedabdi5737 2 ปีที่แล้ว +5

    Rabi kheyr badan ha siiyo sheekha, inagana ha inagu anfaco.

  • @WorshipGodAlone
    @WorshipGodAlone 5 หลายเดือนก่อน +1

    يَٰٓأَيُّهَا ٱلنَّاسُ ضُرِبَ مَثَلٌ فَٱسْتَمِعُوا۟ لَهُۥٓ⁠ ۚ إِنَّ ٱلَّذِينَ تَدْعُونَ مِن دُونِ ٱللَّهِ لَن يَخْلُقُوا۟ ذُبَابًا وَلَوِ ٱجْتَمَعُوا۟ لَهُۥ ۖ وَإِن يَسْلُبْهُمُ ٱلذُّبَابُ شَيْـًٔا لَّا يَسْتَنقِذُوهُ مِنْهُ ۚ ضَعُفَ ٱلطَّالِبُ وَٱلْمَطْلُوبُ ‎

  • @qodarabdulahi6620
    @qodarabdulahi6620 2 ปีที่แล้ว +7

    illahow u naxariso amin amin yaa rabi shekh xusen

  • @ismailazonto768
    @ismailazonto768 3 หลายเดือนก่อน +2

    Kusaliya nabiga scw❤

  • @SamiiraFayaxmire
    @SamiiraFayaxmire 11 หลายเดือนก่อน +3

    Illaahay hoygiisa haka yeello janatal fardowsal acla ammiiiin allaaaaaah

  • @maxameddabaare5658
    @maxameddabaare5658 2 ปีที่แล้ว +8

    Sida ugu maqaala eerayada waxa lahaa allah haw naxaristee abwaan ibraahin shiekh saleeban (ibraahin gadhle)oo reer jabuuti ahaa degaan ahaan ka soo jeeda gobolka togdher dagmada oodwayne

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 8 หลายเดือนก่อน

      Muu lahayn midhaha Isagaa alifi jiray sheekh xuseen AUN

    • @HeersareMedia
      @HeersareMedia 6 หลายเดือนก่อน

      Waad saxan tahay waxa midhaha sameeyey abwaan Ibraahin Gadhle.

    • @HeersareMedia
      @HeersareMedia 6 หลายเดือนก่อน

      @@mohamed88466 Halkaa iska hubso oo baadhitaan samee. Waxa midhaha sameeyey Ilaahay ha u naxariistee abwaan Ibraahin Gadhle.

  • @nagwabulale5968
    @nagwabulale5968 4 ปีที่แล้ว +16

    Waa Djibouti 🇩🇯

  • @dawalehsouleiman7134
    @dawalehsouleiman7134 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah ala naxariis jano hasiiyo idaylkood iyo islaam dhamaantii amiin

  • @MohamedHassan-pu6wk
    @MohamedHassan-pu6wk 2 ปีที่แล้ว +17

    Waxaan ku dhagaysan jiray miiga burco 2011abaar xun baa xiligaa jiratay maantana waxaan ku dhagaysanayaa mogdisho 24/2/2022 xasuus dahab ah

    • @dubatmahamed2792
      @dubatmahamed2792 2 ปีที่แล้ว

      waana xusuus kale sxb dagaalki yujreyn baa bilowday 8bil socda mahadsanid

  • @sadiiqtawakal
    @sadiiqtawakal ปีที่แล้ว +2

    ALLAHA UNAXARIISTO SHEQ XUSEEN WAA QASIIDO MCN QALBIGA UROON

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 ปีที่แล้ว +2

    Tvga qaranka ayaan ka daawan jiray Berri hore oo aad u yaraa

  • @engkhadarshiine8842
    @engkhadarshiine8842 9 หลายเดือนก่อน +2

    Anigo carura ayaan cajaladka dhagaysan jiray rikodh abo lahaa abo nabiga scw amantisa aadbu ujecla Alle naxaristiy jano haka warabiyo ana dhagaysiga kama dalo qasidada

  • @AbdirazakQaylowenye
    @AbdirazakQaylowenye 9 หลายเดือนก่อน +2

    Mashallah Mashallah allah haa naxasito

  • @Alakhbaardiin
    @Alakhbaardiin 9 หลายเดือนก่อน +2

    لا إله إلا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا طيبا مباركا فيه إلى يوم الدين ❤❤❤💚💚💚🌺🌺🌺🌹🌹🌹❤️❤️❤️🌻🌻🌻💐💐💐💕💕💕🍀🍀🍀⚘️⚘️⚘️🥀🥀🥀🌼🌼🌼🏵💚💚💚

  • @kadiye0622
    @kadiye0622 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waxan dhagaysan jiray 2001 markii tafsiirku dhamaado allaha u maxariisto

  • @TheStrongpower
    @TheStrongpower 3 ปีที่แล้ว +8

    Rabi janada ha inagu kulansiyo sh xuseenow

  • @somalimediaproduction143
    @somalimediaproduction143 2 ปีที่แล้ว +8

    2007 ban dhagaysan jirey
    Markan tafsiirka dhagaysno ka dib
    Abahay wuxu dhihi jirey wuxu wa Hees ee
    Iska daaya
    Aniga iyo wllahay
    Allah hana badbadiyo
    Beriga wan yara manta o nin wayn ahay Markan Markan arkay wan qiiroday

  • @Adenchireh-mf6kp
    @Adenchireh-mf6kp 8 หลายเดือนก่อน +1

    En cette soirée de l aid el fidri Qu Allah le Tout miséricordieux accueill en son paradis les valeureux djiboutiens qui nous ont légués l indépendance nationale et puis mon ami feu osman Idriss djama Bashir nalatour abdo Hassan guireh houssein Ali ect...

  • @AbdikadirOsman241
    @AbdikadirOsman241 9 หลายเดือนก่อน +2

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم ❤

  • @QadiijomaxamadYuusuf
    @QadiijomaxamadYuusuf 27 วันที่ผ่านมา

    dahir masha Allah o diriqada wad ku jir ta habo🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @BOSS1JAMA
    @BOSS1JAMA 9 หลายเดือนก่อน +2

    Axad weeye eebo samad weeye ebeee alaaah lailaaha ilalaah☝🏾

  • @Abdirage-zq1mg
    @Abdirage-zq1mg 3 หลายเดือนก่อน +1

    Laa ilaaha Ila’llaahi

  • @CabdiRicidh
    @CabdiRicidh 4 หลายเดือนก่อน +1

    Sheikh xusen😢❤

  • @RASMIDRAMA
    @RASMIDRAMA 5 หลายเดือนก่อน +1

    لا الله محمد رسول الله /استقفر الله ١٠٠ مرات /اللهم اني عبدك و اني عبدك وابن عبدك /اللعم لا تسلط عليا من لا ير حمنا

  • @ajmalutilaawaat
    @ajmalutilaawaat 3 หลายเดือนก่อน +1

    Scw anoo yaranan dhagaysan jiray

  • @abdirahmanibrahim8399
    @abdirahmanibrahim8399 8 หลายเดือนก่อน +2

    جزاك الله خير الجزاء

  • @maxamedsugule8047
    @maxamedsugule8047 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allaah Ilahay haka Abaal Mariyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @CiiseXirsi-y3c
      @CiiseXirsi-y3c 9 หลายเดือนก่อน +1

      Manshaallahakaadaamariyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @enggahayr7743
    @enggahayr7743 9 หลายเดือนก่อน +2

    Alle haunaxariisto isaga iyo wixii islaama ee dhintayba

  • @XasannokiyeCali
    @XasannokiyeCali 9 หลายเดือนก่อน +3

    Allahu Akbar 😢😢😢

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 ปีที่แล้ว +3

    Xasuus baan galay wllhie old is gold wllhie😞❤️🙏❤️

  • @JamaalCaafi
    @JamaalCaafi 9 หลายเดือนก่อน +2

    20 ramadaan 2024 Dawanayaa❤

  • @duniyzamzamgelle2249
    @duniyzamzamgelle2249 3 ปีที่แล้ว +6

    Allahu Akbar ! Allahuma Sali Calla Nabiyunaa Muy💞💞💞🤲🏾🤲🏾

  • @AhmedAbdi-y4o
    @AhmedAbdi-y4o 10 หลายเดือนก่อน +1

    Sheikh Houssein Ali Maxamad(Jabuuti)Allahow uu naxariiso .

  • @khaalidkhadarcabdi768
    @khaalidkhadarcabdi768 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahaw nagaran siii qawlkii ambiyada ❤❤
    Dad allaw aduunyadu haday ayooo ledahay

  • @fatoumouna127
    @fatoumouna127 11 หลายเดือนก่อน +2

    اللهم ارحمه واغفر له واجعل قبره روضة من رياض الجنة ❤❤❤

  • @mohazadak181
    @mohazadak181 9 หลายเดือนก่อน +3

    2005-2006 bay hoyaday rikooor ka dhagaysan jirtay ❤
    2024

  • @mohamedbachir1839
    @mohamedbachir1839 8 หลายเดือนก่อน +1

    Qu'Allah et pitié de mon grand-père 😢

  • @aminhaji2993
    @aminhaji2993 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah unaharesto sh Hussein waxn maqli jire 2007 hasuus walahi radio jabuti

  • @abdishakumohamed3314
    @abdishakumohamed3314 3 ปีที่แล้ว +8

    Xasuus waayo waayo voA ban kamaqli jirey anoo yar record 2004 ano shan jira posaso
    Rabiyo unaxriisto shiikhu hadu dhimtay

    • @abdifatahhero1020
      @abdifatahhero1020 3 ปีที่แล้ว

      5jir aaa kkkkkk oo shan jir xuu gartaa?

    • @mahadcismancabdi3983
      @mahadcismancabdi3983 2 ปีที่แล้ว

      Xaqiiq wyo wlh zxbow aniga oo yar ayaan maqli jiray abahey ayaa dhageysan jiray

    • @heersare8314
      @heersare8314 2 ปีที่แล้ว

      VoA may jirin 2004 ee Radio jabuuti ayay ka bixijirtay wll

  • @Justintrudea-oj5iz
    @Justintrudea-oj5iz 28 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @xalimoqaadiriyacabdi5409
    @xalimoqaadiriyacabdi5409 4 ปีที่แล้ว +7

    MashaAllaah barakallaahu ma Daahir calasowgii runta ahaaba mise waa ku sheeganayaa tolow

  • @maxamedcalibuuni2302
    @maxamedcalibuuni2302 ปีที่แล้ว +7

    اللهم صل على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما كثيرا عدد خلقك ورضا نفسك وزنة عرشك ومداد كلماتك يارب العالمين وارحمنا برحمتك يا ارحم الراحمين اللهم امين

  • @MohamedHassan-pu6wk
    @MohamedHassan-pu6wk 3 ปีที่แล้ว +8

    Xasuus waayo waayo waxaam xasuustaa 2011 ayaan ku dhagaysan jiray mii buuhoodle yare xiliga abaar baa jiraytay dadkii ila dhagaysan jiray habaryartay farxiya walaaladay kal ah ayaan mahad raxma iyo aniga iyo walaalkay alle how naxariistee caydaruus xasuus ayaan dib u galay

    • @mahadcismancabdi3983
      @mahadcismancabdi3983 2 ปีที่แล้ว +1

      Wlh annoo yar ayaan maqli jiray isaga oo uu abahey dhageysanyo Allahu akbar

    • @MohamedHassan-pu6wk
      @MohamedHassan-pu6wk 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mahadcismancabdi3983 haa sxp waa xasuus

    • @MohamedHassan-pu6wk
      @MohamedHassan-pu6wk 2 ปีที่แล้ว

      Haa sxp waa xasuus qaaliya waayo markaas waxaan joogay miiga burco markaan comments qorayayna xmar ama Mogadisho ayaan jogay sxp

  • @Abgaloow1234
    @Abgaloow1234 3 หลายเดือนก่อน +1

    Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @Adenchireh-mf6kp
    @Adenchireh-mf6kp 8 หลายเดือนก่อน +1

    Houssein Ali allah naxaristo le patriarche de qasaid djiboutienne

  • @RaxmoxasanfaaraxRaxmoxasanfaar
    @RaxmoxasanfaaraxRaxmoxasanfaar หลายเดือนก่อน

    Salalaahu calayhi wazalam salalaahu calayhi wazalam salalaahu calayhi wazalam salalaahu calayhi wazalam salalaahu calayhi wazalam salalaahu calayhi wazalam salalaahu calayhi wazalam salalaahu calayhi wazalam salalaahu ❤

  • @omarhussien8958
    @omarhussien8958 3 ปีที่แล้ว +6

    Allahu Akbar...Wahabbi Takfiiri oo Yahuuda wadato ayaa diinteeni ku bedelay Qarax, Dhac& Kufsi..Hanuuniya dadkeenna oo Amaaana Mohamed( CSW) Wey necebyihiin( Wahabbi, salafi&Takfiirta),oo carabka Cabdiwahaab ayeey Caabudaan! Waa Umal, shibli& sheydaano badan!!...Laa'Ilaaha Illallah.

    • @sucaadmaxamuud5589
      @sucaadmaxamuud5589 3 ปีที่แล้ว

      Allahu akbar 👌

    • @socdalsheikhabdi269
      @socdalsheikhabdi269 3 ปีที่แล้ว +1

      Allaahu Akbar waa xaqiiq
      Diin teenii suubaneyd nabad galyaddii
      Waxaa inoo badaley
      Is qarxin gaaleysiin
      Iyo iyada oo la diido amaanidda Udgoonihii Rasuulka scw
      Allow inaga qabo shayaadiinta

    • @omarhussien8958
      @omarhussien8958 3 ปีที่แล้ว

      @@socdalsheikhabdi269 Aamiin, laakin waa inaan la dagaalannaa Qawarijta-Wahabbi ee Islaanimada orodka uga baxay!
      oo taageernaa kuwa nabiga jecel( Ahlu sunna), Mahadsanid.Waxaase ii muuqato in diinteenii labedelay oo dad badani Sunnada nabiga necebyihiin.

    • @socdalsheikhabdi269
      @socdalsheikhabdi269 3 ปีที่แล้ว +1

      @@omarhussien8958 Aniga waxaan ka mid ahaa dadkii Khawaarijta al shabaab kula dagaalamay Gobalka Galgaduud
      Hadana kula dagaalami doonaaa
      Insha allaaah

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane 7 หลายเดือนก่อน +2

    Muuqaalkan waxaa la duubay 1992kii ,
    Goobtu waa magaaladda Jabuuti ee dalka Jabbuuti🇩🇯
    Sheekh Xuseen Cali Allaha unaxaristo hayb ahaan wuxuu ahaa beelweynta Gabooye intaasina waa lays gartadii Soomaaliyeed " لتعارفوا "😂
    Xasuustii ciyaalnimo 2006 buu awoowgay AHUN dhagaysan jiray.

    • @ZidaneIqbal-d6j
      @ZidaneIqbal-d6j 3 หลายเดือนก่อน

      Qof dhintay in aad sida uga falootid mxa faido ah o kugu jiro oo an dulmi Ka ahayn???
      Illahy Haunaxaristo lkn isku day ina wx Ka faidid ama Ku qushuucdid muqaladan oo kale .
      Caqliga wad Ka Kori doonta maalin un insha'Allah 💯

    • @sharmaarke-Nabane
      @sharmaarke-Nabane 3 หลายเดือนก่อน

      @@ZidaneIqbal-d6j Naacda igala tag kaliya waxaan sheegay sumad ay Soomaalidu isku garato oo ah qofka qoyskiisa
      Xuseen Cali qoyskiisa ayuun baan sheegay

  • @kalidmed5272
    @kalidmed5272 3 หลายเดือนก่อน +1

    صلی اللّٰه علیــــه وسلم 💕🫶

  • @Eglami
    @Eglami 9 หลายเดือนก่อน +1

    Kadib 14 sano kahor o ay igu dambysay inan maqlo qasidadan markale 2024 ban youtube kadawanayaa ano waagaa radio ka dhagaysan jiray.

  • @calisanag
    @calisanag 2 ปีที่แล้ว +3

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ilaahay haw Naxariisto

  • @MahadRashid-cg9bz
    @MahadRashid-cg9bz ปีที่แล้ว +3

    Allxamdullilah waqti dheer kadip ❤❤2011

  • @ForeveryoneShareone
    @ForeveryoneShareone 3 หลายเดือนก่อน +1

    Scw yaxye 🎉❤😅😊😮😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 3:29

  • @abdirahmanxaraf2366
    @abdirahmanxaraf2366 3 ปีที่แล้ว +16

    Inta 2021 dhageysaneysa like ta

    • @ahmedhaiba5199
      @ahmedhaiba5199 3 ปีที่แล้ว

      ان الله وملائكته يصلون على النبي يا أيها الذين آمنوا صلوا عليه وسلموا تسليما
      هذا وبس وليس صراخ وعويل وقلة ادب وعدم فهم الدين وسأ ل الله لنا ولكم ولجميع المسلمين والمسلمات الهداية و التوفيق والسداد

  • @maxamedcaliibraahimbuuni1127
    @maxamedcaliibraahimbuuni1127 2 ปีที่แล้ว +3

    LAA ILLAAHA ILLA LAAHU MUXMADUN RASUULU LAAHصلي الله عليه وسلم

  • @xamsenuur6720
    @xamsenuur6720 3 ปีที่แล้ว +4

    2011. Allah haa naxariisto awowo gaay. ayaa kaa maqli jiraay ano yaar. manta. 2021. adoonka waa malin iyo galin

  • @hannahadams2507
    @hannahadams2507 2 ปีที่แล้ว +3

    Dikri iyo isxasoosin weeye mashalaah

  • @awliyo1260
    @awliyo1260 2 ปีที่แล้ว +5

    Idacada ayaan kamaqlijirey markaan garaadsaday waxbadan waan radiyay

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 2 ปีที่แล้ว +2

    caleyhi salaati wasalaaam💜💘💚💚💙💙💚💘💜💙👍👍

  • @Adenchireh-mf6kp
    @Adenchireh-mf6kp 9 หลายเดือนก่อน +1

    La fierté djiboutienne houssein Ali de Djibouti une mémoire de l état

  • @fantastic9536
    @fantastic9536 ปีที่แล้ว +1

    اشهد ان لا اله الا الله واشهد ان مجمد رسول الله صلى الله عليه وسلم

  • @comarshiikhali
    @comarshiikhali 11 หลายเดือนก่อน +2

    يالها من حكمة نبعت من قلب صالح رحمه الله في الدنيا والآخرة

  • @saciidxuseen2901
    @saciidxuseen2901 2 ปีที่แล้ว +3

    Wariye sare Dahir alasow thanks

  • @zamirudiinart2717
    @zamirudiinart2717 2 ปีที่แล้ว +1

    Kaa,adhkoww naftadhaa .....
    Uuuirrkadhaa rasullkaa
    I like it and love to listen so much I do remember my mentor
    Mw. HAJJ HASSAN TEPO ABUDO

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 ปีที่แล้ว +1

    LAA ILAAHA ILLAA ALLAAH! LAA ILLAAHA ILLAA ALLAAH!!!!

  • @00_m5hirr
    @00_m5hirr หลายเดือนก่อน +1

    🔥🔥🔥

  • @jannogasho4844
    @jannogasho4844 ปีที่แล้ว +2

    Xasuus ano yar walidkay ii qaadi jirey 😢

  • @AaminocrisaaqMaxamed
    @AaminocrisaaqMaxamed 7 หลายเดือนก่อน +1

    Laaillaha illalah❤❤

  • @khalidmohamedtupec7905
    @khalidmohamedtupec7905 หลายเดือนก่อน +1

    2024 november 29 still listenening

  • @mohmedhassan7621
    @mohmedhassan7621 ปีที่แล้ว +1

    Allow nowada naxariso yaarabi 😢🤲

  • @halimoelmiabouker4470
    @halimoelmiabouker4470 3 ปีที่แล้ว +4

    Allah WARHAM CHEIK HOUSSEIN ALI ALLAH ACCUEILLE AU JARDINVALLEY FIRDAWS HAALAH KAWABIRO GABRIGA WASSAR HOUGA DIIGO TOWGAKEIGII JANNOHINGAAS RODAARIANEE AMINE ALLAH

  • @ibnuabdilahi797
    @ibnuabdilahi797 2 ปีที่แล้ว +7

    اللهم صل على سيدنا محمد
    وعلى ال محمد💐

  • @WorshipGodAlone
    @WorshipGodAlone 10 หลายเดือนก่อน +1

    Rasuulkii cidna ammaan ugama baahna, Allahiis ayuu u noqday oo sharfay. Adigu Allah xus, isaga aqoonso, oo isaga oo keliya ammaan. Subxan Allah. Rasuulkii ayuu leeyahay waa kii na hanuuni naayey!!! Bal dhageyso, @11:07

    • @maxamedxasan7484
      @maxamedxasan7484 9 หลายเดือนก่อน

      Waad xanuunsanaysaa ee ma halka oo kaliyata ka heshay meel aad u malaysid 😂😂😂😂

    • @WorshipGodAlone
      @WorshipGodAlone 9 หลายเดือนก่อน

      @@maxamedxasan7484
      Maxaa ku cajabiyey ee aad la qososhay? Imisa jir baad tahay? Walee akhiro warbaa jira. فَلْيَضْحَكُوا۟ قَلِيلًا وَلْيَبْكُوا۟ كَثِيرًا

    • @maxamedxasan7484
      @maxamedxasan7484 9 หลายเดือนก่อน

      @@WorshipGodAlone
      Saliga nabiga scw aayad qur'aan ka mida na fartay
      Markaa inaanu ku salino iyo inaanu amaano adiga waxba ka waydiin mayno
      Aakhirano warba jira waa wada ognahay taa ee adigu naftaada ka bilaw oo muslimiinta nacaybka u haysid iska saar
      Amba cadee wixii qalad ah ee kaga muuqda qasiidadan amba gabaygan

    • @WorshipGodAlone
      @WorshipGodAlone 9 หลายเดือนก่อน

      @maxamedxasan7484
      Salliga Nebigu maaha xuruuf la soo gaagaabiyo sida, SCW, NNKH, oo aan macno laheyn iyo ammaan debnaha saaran iyo awr kacsi lagu yaqaano munaafaqiinta, Allahooda iyo Rususha lamaanaha ka yeela, eeg 63:1. Ma duco iyo ammaan ayuu Nebi Muhammad maanta nooga baahan yahay?
      Midda kale, ogow in Allah iyo Maliigtuba Nebigii ku saliyaan. Ma isweydiisay sida ay ugu saliyaan Nebigii?
      Ma ogtahayse in Allaheen iyo Maaliigtuba ku saliyaan qofka muminiinka ah? Ma isweydiisay sidee ayaa Allah ugu Saliyaan Muminiinta? Bal eeg aayaddan:
      هُوَ ٱلَّذِى يُصَلِّى عَلَيْكُمْ وَمَلَٰٓئِكَتُهُۥ لِيُخْرِجَكُم مِّنَ ٱلظُّلُمَٰتِ إِلَى ٱلنُّورِ ۚ وَكَانَ بِٱلْمُؤْمِنِينَ رَحِيمًا ‎
      Nasiib darro, macnaha erayga "Salli" ayaa Sheydaanku dadka ka marin habaabiyey macnihiisi saxa aheyd.
      Eraygaas macnihiisu waa "U gargaarid, Tageerid, ama Gacan siin, hiil iyo hoo ah". Sidaas ayaa Allah iyo Maliigtuba u taageeraan Nebigii. Waana sida Allaheen iyo Maliigtuba u taageeraan qof kasta oo Mumineena, sida aad ku arkeyso Aayadda kor ku xusan ee isla suuradda Alaxsaab.
      Aayaddan kale
      إِنَّ ٱللَّهَ وَمَلَٰٓئِكَتَهُۥ يُصَلُّونَ عَلَى ٱلنَّبِىِّ ۚ يَٰٓأَيُّهَا ٱلَّذِينَ ءَامَنُوا۟ صَلُّوا۟
      عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا۟ تَسْلِيمًا
      Waa sax oo waa Amar in Nebigii lagu saliyo, laakiin sidee ayaa loogu saliyayaa? Ma scw, nnkh, ayaan la qaliyaa mar kasta oo aan magaciisa maqlo? Waa maya!
      Laakiin waa taageer oo u gargaar Rasuulkii. Oo sidee ayaan maanta ugu gargaarna?
      Duco iyo ammaan nebigii maanta qofna ugama baahna, oo Allah ayaa geeyey meel qof bani Adam ihi tago, meesha ugu fiican. Sida aad ugu saliyeysaa waa adiga oo Allah oo keliya caabuda. Waa adiga oo aan Nebigii lamaane Allah uga yeelin. Waa adiga oo aan farqi u kala sameyn Rusushii Allah. Waa adiga oo beenta iyo xumaanta nebigii laga faafiyey, dadka uga diga. Waa adiga oo Kitaabkii Allah u soo dhiibay uu ku deeqo kuguna filnaado. Waa adiga oo Qira Tawxiidka Islamka oo ah: la ilaaha illa Allah. Waa adiga oo xumaan oo idil iska daaya.
      Waa run, oo cidi iga weydiinmeyso qof kale camalkiisa. Laakiin masuuliyad i saaran weeye, in aanan xumaan iyo khurufaad laga aamusin. Anigu cidna gurigiisa uguma tegin. Laakiin been iyo Aflagaado rasuulkii Allah loo geysanayo, iyo munaafaqiin magaciisa ku awr kacsanaya, ayaa computer keygii iigu yimid, beentaasna ka aamusi maayo. Salaam Aleykum.

    • @WorshipGodAlone
      @WorshipGodAlone 9 หลายเดือนก่อน

      @maxamedxasan7484
      Salliga Nebigu maaha xuruuf la soo gaagaabiyo sida, SCW, NNKH, oo aan macno laheyn iyo ammaan debnaha saaran iyo awr kacsi lagu yaqaano munaafaqiinta, Allahooda iyo Rususha lamaanaha ka yeela, eeg 63:1. Ma duco iyo ammaan ayuu Nebi Muhammad maanta nooga baahan yahay?
      Midda kale, ogow in Allah iyo Maliigtuba Nebigii ku saliyaan. Ma isweydiisay sida ay ugu saliyaan Nebigii?
      Ma ogtahayse in Allaheen iyo Maaliigtuba ku saliyaan qofka muminiinka ah? Ma isweydiisay sidee ayaa Allah ugu Saliyaan Muminiinta? Bal eeg aayaddan:
      هُوَ ٱلَّذِى يُصَلِّى عَلَيْكُمْ وَمَلَٰٓئِكَتُهُۥ لِيُخْرِجَكُم مِّنَ ٱلظُّلُمَٰتِ إِلَى ٱلنُّورِ ۚ وَكَانَ بِٱلْمُؤْمِنِينَ رَحِيمًا ‎
      Nasiib darro, macnaha erayga "Salli" ayaa Sheydaanku dadka ka marin habaabiyey macnihiisi saxa aheyd.
      Eraygaas macnihiisu waa "U gargaarid, Tageerid, ama Gacan siin, hiil iyo hoo ah". Sidaas ayaa Allah iyo Maliigtuba u taageeraan Nebigii. Waana sida Allaheen iyo Maliigtuba u taageeraan qof kasta oo Mumineena, sida aad ku arkeyso Aayadda kor ku xusan ee isla suuradda Alaxsaab.
      Aayaddan kale
      إِنَّ ٱللَّهَ وَمَلَٰٓئِكَتَهُۥ يُصَلُّونَ عَلَى ٱلنَّبِىِّ ۚ يَٰٓأَيُّهَا ٱلَّذِينَ ءَامَنُوا۟ صَلُّوا۟
      عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا۟ تَسْلِيمًا
      Waa sax oo waa Amar in Nebigii lagu saliyo, laakiin sidee ayaa loogu saliyayaa? Ma scw, nnkh, ayaan la qaliyaa mar kasta oo aan magaciisa maqlo? Waa maya!
      Laakiin waa taageer oo u gargaar Rasuulkii. Oo sidee ayaan maanta ugu gargaarna?
      Duco iyo ammaan nebigii maanta qofna ugama baahna, oo Allah ayaa geeyey meel qof bani Adam ihi tago, meesha ugu fiican. Sida aad ugu saliyeysaa waa adiga oo Allah oo keliya caabuda. Waa adiga oo aan Nebigii lamaane Allah uga yeelin. Waa adiga oo aan farqi u kala sameyn Rusushii Allah. Waa adiga oo beenta iyo xumaanta nebigii laga faafiyey, dadka uga diga. Waa adiga oo Kitaabkii Allah u soo dhiibay uu ku deeqo kuguna filnaado. Waa adiga oo Qira Tawxiidka Islamka oo ah: la ilaaha illa Allah. Waa adiga oo xumaan oo idil iska daaya.
      Waa run, oo cidi iga weydiinmeyso qof kale camalkiisa. Laakiin masuuliyad i saaran weeye, in aanan xumaan iyo khurufaad laga aamusin. Anigu cidna gurigiisa uguma tegin. Laakiin been iyo Aflagaado rasuulkii Allah loo geysanayo, iyo munaafaqiin magaciisa ku awr kacsanaya, ayaa computer keygii iigu yimid, beentaasna ka aamusi maayo. Salaam Aleykum.